Adeegyada laga helo Hoteelka ugu dheer uguna Casrisan Somaliland [JEES HOTEL].

  Рет қаралды 43,410

MM Somali TV

MM Somali TV

Жыл бұрын

Пікірлер: 90
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 Жыл бұрын
Maasha Allaah waa hudheel qurux badan, hase ahaatee huteeladii way innaga bateen waana. Anigu waxan lacag hoteel aan galiyo ku maalgelin lahaa warshad yar oo soo saarta waxyaabaha daruuriga ah ee loo baahanyahay.
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 Жыл бұрын
Haa waa fikir fican hotel qaaliya oo lagoynay hurdadisa iyo cuntadisa wershed ilaa deriska qalabka lagu sameyo loo ib geeyo in la badiya fican se alle ha ubarakeeyo
@fatimahabdullahi7805
@fatimahabdullahi7805 Жыл бұрын
Sax
@abdisalamsaleh6642
@abdisalamsaleh6642 Жыл бұрын
Waa fikrad aad uwacan
@abdalewarsame2282
@abdalewarsame2282 Жыл бұрын
Masha ALLAH VIVA SOMALILAND ❤❤❤
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 7 күн бұрын
MashaAllah hanti Garxajis reerka ilahay wax siyeey🎉🎉🎉🔥🔥😍😍😍
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi Жыл бұрын
❤❤❤Waxaan ku faraxsanahay 👍🙂 JEES HOTEL ❤🤑🏍✔✅🕦 Waxaan rabaa inaan aado Hargeysa Insha allah ❤
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Жыл бұрын
Mansha Allah. Allah ha u Barakeeyo Aamiin Jees Hotel 🏨 2023
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812 Жыл бұрын
Waa hotel casriya maansha allaah
@zhermo.king._7397
@zhermo.king._7397 Жыл бұрын
Masha allah allaha inoobarakeeyo
@ahmedsomali2232
@ahmedsomali2232 Жыл бұрын
Masha allah
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 Жыл бұрын
Manshallaah alle ha u barakeyo
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812 Жыл бұрын
Ilahay ha barakeeyo
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Жыл бұрын
Masha allaah Tabarikalah
@hyusuf2207
@hyusuf2207 4 ай бұрын
Masha Allah laakiin weli waa dhiman meesha uu kaga yaalo hargaysa iyo qiimaha.
@ahmedabdi3345
@ahmedabdi3345 Жыл бұрын
Maashaa'allah illahy ha u barakeeyo
@kaamacaamjacylka6444
@kaamacaamjacylka6444 Жыл бұрын
Manshallaah ilaahay hawbarakeeyo
@faysaldayib7944
@faysaldayib7944 Жыл бұрын
Mash allh msh allh
@maxamedismailaxmedismaaxme4572
@maxamedismailaxmedismaaxme4572 Жыл бұрын
Maansha allaha maansha allaah
@amalali1085
@amalali1085 Жыл бұрын
Mashaa allah hargeysa socotay
@hodanibrahim5308
@hodanibrahim5308 Жыл бұрын
Masha allh mshaallh alle ha barkeeyo amen
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 Жыл бұрын
Wow Mnshalah
@mohamedosman5579
@mohamedosman5579 10 ай бұрын
MAASHA ALAAH ALAAH YA BARIK
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Жыл бұрын
Waa dadaashen balse maalgelin warshadaha yaan u baahanayay dalkeenu
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 8 ай бұрын
Wll waan dareen sanaa in qof uun oran doono hadalkaa waa run in umda somlida ay u baahan tahay warshad watayo leh soo saarta oo ay umada danayso laakin xaalada ayaa sidaa noqoday umada wax haysatay hadii ay sidaa u fikirayaan maxaan sameenaya
@elustadelma3sarawi21
@elustadelma3sarawi21 Жыл бұрын
Masha Allah
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi Жыл бұрын
❤❤❤❤MASHA ALLAH ❤❤❤❤
@asiahussein8969
@asiahussein8969 Жыл бұрын
Mashalaah waa see xanayaa all hotell i somaliland
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo
@farahroble9961
@farahroble9961 Жыл бұрын
Mashallah tabarkallah
@mohamedosman5579
@mohamedosman5579 9 ай бұрын
FANTASTIC, I AM COMING INSHA ALAAH
@koosibrahim9851
@koosibrahim9851 Жыл бұрын
Masha alaha masha alaha
@rayanmuhammad3281
@rayanmuhammad3281 Жыл бұрын
Mash allaah
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Жыл бұрын
Yes, what about the price.
@layaaab
@layaaab Жыл бұрын
Msha allah
@suberabdi2403
@suberabdi2403 Жыл бұрын
Mansha allah
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Waaaw
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Maansha Allaha
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Жыл бұрын
Masha Allah very beautiful hotel 🏨
@mohamedomar8783
@mohamedomar8783 Жыл бұрын
Yaa qoray oo curiyay xayaysiinta aad akhriyaysid soo jiidasho maleh .
@LibanJirdeProduction
@LibanJirdeProduction Жыл бұрын
Anigee hay caayin 🖍
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi Жыл бұрын
Welcome guys👉 jees hotel 👍😘
@fdama
@fdama Жыл бұрын
Reer Axmed ayaa dhistay. Mashallah.
@yussufosman9427
@yussufosman9427 Жыл бұрын
Ciidagale laws ayaa iska.leh kunoqo halkaas
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 Жыл бұрын
​@@yussufosman9427 waar waxan ha u JAWABINA qofbaa lehe reer ma lahee
@adiljakatooreahmed3396
@adiljakatooreahmed3396 Жыл бұрын
Garxajis cabdi bare goormeey huuno noqdeen 😂😂
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 11 ай бұрын
@@adiljakatooreahmed3396 ma reer aadan cabdi ayaa leh
@omarkalif123
@omarkalif123 Жыл бұрын
Waa imisa dabaq
@Prince12318
@Prince12318 Жыл бұрын
You didn't tell us about the Price per Night and the Location? Insha Allah Travel to Somaliland for the first time and I need to stay for a few days like this Hotel Jees Hotel.
@LibanJirdeProduction
@LibanJirdeProduction Жыл бұрын
Contact me it was cheap
@munamuraad8756
@munamuraad8756 Жыл бұрын
Welcome to open hands
@nadamohamad7870
@nadamohamad7870 Жыл бұрын
U xiisay Hargeisa caddey allow Mar dambe igu celi Hotel kan ilaa maalintii la dhisaayay waan ag mari jiray shacab area on my way to my home in Jigjiga yar missing Hargeisa's Roads full of fun lkkkk
@munamuraad8756
@munamuraad8756 Жыл бұрын
Naa wll ma qalbigeygaad ka hadashay amba waan agmari jirey isku xaafadana weynu aheyn laakiin nasiib umaan yeelan inaan isagoo lafurey galo lkn insha Allah waan iman bisha 8.
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi Жыл бұрын
Aad u wwanaagsan #JEES__HOTEL Hargeisa •‿•🚥🚖🚕🏠🏪🕌❤
@nuuxmaxamed4724
@nuuxmaxamed4724 Жыл бұрын
Hargeysa waa magaalo macquul ah
@shaficiabdi5873
@shaficiabdi5873 Жыл бұрын
Ma jees hotel ayaa ugu dheer Somaliland 😱😱😱😱😱😱
@MaxameDAmin-bu5nw
@MaxameDAmin-bu5nw 5 ай бұрын
haa somaliland oo dhan waa fooqa udheer
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Жыл бұрын
They never learn! Bedouin! How can you have an entrance with 12 steps staircase in 2023? How would old people or disabled people get up there? That hill ramp is too dangerous!
@johnyou4036
@johnyou4036 5 ай бұрын
Waxa uu leeyahay elevators, Malaha xagga dhaga ayaa lagaa haystaaaye. waa hadaadad xagga laguha lagaa yar hayo ama extra weight kugu jiro xaaji
@fathiafathia3836
@fathiafathia3836 Жыл бұрын
Magacaa ka helay lakin kuwii hore waxba kagama duwana
@temidemalakauskaite2248
@temidemalakauskaite2248 Жыл бұрын
JO VATAHELYS DYS
@Amina-om8hn
@Amina-om8hn Жыл бұрын
Toĺow xagay lacagta ka heleen
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 6 ай бұрын
Maanshalla. Dheh. Shaydaamad. Yahay
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq Жыл бұрын
Uma design gareysna inuu u shaqeeyo 20 ama 30 sano Ee soo socda Balse ugu yar aan Wuxi’s loo gu tala Galay ayaan filayaa 10 sano uun waxay inuu Intaa ka qurux badato sida uu hada loo sameeyey
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Say maansha alllaha
@adnanhaji7072
@adnanhaji7072 Жыл бұрын
Garxajisku waa reerka hargaysa ugu hotelada badan hadana waa reerka ugu rabashka badan somaliland
@umalkhayrcabdilahi8182
@umalkhayrcabdilahi8182 Жыл бұрын
Ha degdegin sacad muusaa le
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 Жыл бұрын
Hotelku waxa uu ku yaala daanta habar awal
@museadan9335
@museadan9335 Жыл бұрын
Af nin wayn kumaad hadlin . Your are a hater
@adiljakatooreahmed3396
@adiljakatooreahmed3396 Жыл бұрын
@@umalkhayrcabdilahi8182 in jees wa cabdi bare garxajis lol miyaa cabsan tahay
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 Жыл бұрын
💚🤍❤️
@haybaran798
@haybaran798 Жыл бұрын
Hotelka ma ciidagalaa leh
@ayanahmed4496
@ayanahmed4496 Жыл бұрын
Haa😂
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 Жыл бұрын
@@ayanahmed4496 wah
@sumayaamiin3640
@sumayaamiin3640 Жыл бұрын
Sacad muse 😂
@ahmedyaasiin5881
@ahmedyaasiin5881 Жыл бұрын
Makii Maamulaha Telesom lahaaba Iyo mulkiilaheeda ina jimcaale hawiye
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi Жыл бұрын
10 sanadood waa khasaare joogto ah, 10-na wuu isbixin doonaa 10-na waa laga faa'idayaa.,😊
@caashocali-kx4gk
@caashocali-kx4gk Жыл бұрын
Hotelkan waa dumayaa sida lascano u duntay
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 6 ай бұрын
Ma. Bahalkaaga. Kuu. Sheegay
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 6 ай бұрын
Ma. Bahalkaaga. Kuu. Sheegay
@deeqaguumbe2184
@deeqaguumbe2184 Жыл бұрын
Masha allah
@1962yusuf
@1962yusuf Жыл бұрын
Maasha allaah. Asc
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Masha ALLAH VIVA SOMALILAND ❤❤❤
HARGAYSADA CUSUB NEW CITY
8:07
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 179 М.
24-kii saacadood ee aan ku jiray hotelka ugu cusub Hargeysa ee Beder.
52:37
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 13 МЛН
Damal Hotel New Restaurant and Conventional Hall
4:42
Damal Hotels
Рет қаралды 17 М.
Wali ma seexatay  Carro-edeg Hotel?
1:46
MM Somali TV
Рет қаралды 11 М.
5 $ Hotel 🏨 Hargeisa ma Aaminaysid Hotelka ugu Raqiisan
12:45
"Nin ma shaqayste ah ha guursanina" Sheekh Muuna Axmed
6:59
MM Somali TV
Рет қаралды 13 М.