45 $ Ayaan ku seexday Hotelka 🏨 ugu Qaalisan Hargeisa Somaliland

  Рет қаралды 38,883

DEEQSI MAN

DEEQSI MAN

10 күн бұрын

Hotelka ugu raqiisan Hargeisa
.
Follow my journey
.
Instagram: pCk8DtTCoM...
.
Facebook: Adeego24?mib...
.
Snapchat: www.snapchat.com/add/sirdeqsi...
Dire dawa
Diridhaba
Jigjiga
Hargeisa
Hargeisa vlog
Muqdisho vlog
Burco vlog
Borama vlog
Baladweyne
Moqdisho
Xamar vlog
Xafadaha hargeisa
Jigjigayar
Somaliland vlog
Somaliland
Somalia putland muqadisho laascaanod
vlogging
Traval
Somaliland vlogs hargeisa vlogs
Somalia vlogs muqadisho vlogs kismaayo
jigjiga ethiopia baladwayn burco buuhoodle baydhabo
Sida loo dalxiiso
meelaha ugu quruda badan dalxiisaka
waa sidee dhaqanka Somalidu sidee horumarku samayn karta kaliga sidee lacag ku samayn karta #ethiopia #jigjiga #harar_ethiopia # #somaliland #berbera #hargeisa #ethiopia

Пікірлер: 219
@deeqsiman
@deeqsiman 8 күн бұрын
Hadad nagu cusubtahay oo muqalkan kusoo gaadhay subscribe no saar channel ka Muqalkana like ino saar 🙏🙏😍
@IbrahimAhmedDaahir
@IbrahimAhmedDaahir 8 күн бұрын
Xamarna soo doob
@beautifulworld8394
@beautifulworld8394 7 күн бұрын
Nin culus sxb sare Horay u soco Guulayso
@hindaadan3442
@hindaadan3442 5 күн бұрын
Halkuu ku yalaa xafadee wallo
@Yooco.
@Yooco. 4 күн бұрын
Waan saaray labadaba zxp
@abuayman-wk4rv
@abuayman-wk4rv 2 күн бұрын
Location xaafada shacabka hotel jees
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 8 күн бұрын
Hargayso waa wakaalad hormar wacan walalehen from mugdisho ❤🇸🇴🇸🇴
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 6 күн бұрын
soomali oi dhan way awodaan in aan dhafno africa lakiin waxa ay cuneen qeybta damiir darada alaha soohadeyo yaarabi
@AbdiganiIdris
@AbdiganiIdris 6 күн бұрын
Thnx wllo qaali hargeisa iyo xamar wa midigta iyo bidixda camal
@Rood-vo2vu
@Rood-vo2vu 8 күн бұрын
Muqaladaadu waa muqalo shidan wllky from borama
@josephyasid9142
@josephyasid9142 8 күн бұрын
M.a magaaladi aqoonta
@KhaalidQase
@KhaalidQase 8 күн бұрын
Deeqsi, waxa aad ku mahadsan tahay sida aad Hargeysa u soo booqatay saaxiib. Sawirka quruxda badan ee aad Hargaysa ka gudbinaysaa waa mid aannu ku faraxsanahay! Waxa aan filayaa in aad marti-soor wanaagsan kala kulantay magaalada.
@moktar444
@moktar444 7 күн бұрын
Wax wlba kitaabka iyo sijaayada roomka diyaarka ku aH baa ka qiimo badan❤
@ayzaryare1046
@ayzaryare1046 2 күн бұрын
M.a Hotel Jaas lacagtaas iyo ka badan uu qalma,Yarka so dhaweenta waa qof aad uu wanagsan Allaha Ganacsigooda uu barakeeyo Iyo dhamaad Rer Hargeisa Allaha barwaaqo iyo baraare Nolosha ha oga dhigo ❤waan idin jclahay From Xamar cadey
@TheLegnd1
@TheLegnd1 4 күн бұрын
good job walahi Allah bless somali land from xamar
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 8 күн бұрын
Muuqaladada Australia 🇦🇺 ayaan kala socdaaa😎🤗
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 8 күн бұрын
Oo yaa ku waydiiyey in aad Australiya qaxoonti ku tahay kkk adeer anagu miyiga ayaan ka daawanaynaa
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr 8 күн бұрын
BEENALE HARGEISA SAWDIGA JOOGA
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 8 күн бұрын
@@Footballgamer1589reer mii baa tahee ninka ka dhac 😂
@user-vt4qq5ld8g
@user-vt4qq5ld8g 7 күн бұрын
@@Footballgamer1589iska daa wlaal hablo ayaa inta mala ku raacaye 😂😂😂😂
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 7 күн бұрын
@@Aymanvlogs252 oo reer miyi maxaad ku diidi maadaama hooyadaa iyo aabahaa yihiin kkkkkkkkkk
@CkhaaliqAxmedaadan
@CkhaaliqAxmedaadan 8 күн бұрын
Viva hargeisa
@qataarqato1367
@qataarqato1367 8 күн бұрын
Mnsha Allah, hargaysi qurux badana
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 8 күн бұрын
Zxp waxad tahay youtuber sookoraya guul ayan kuurajaynaya
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 8 күн бұрын
Deeqsi man keep going legend wlhi talents ayaad ledahy ee hore usoco libaax 🎉
@sacda3315
@sacda3315 7 күн бұрын
Masha allah tabarakallah Hargaysa hadh wanaag From muqdisho
@AbdiganiIdris
@AbdiganiIdris 6 күн бұрын
Thnx wllo xamar cadeyna igu salaan 🫶🏽🫶🏽 fuck amxaar somalinimo wax k wacanba ilahay inama siin
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 8 күн бұрын
Baxsaneey hargeisay ❤
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 8 күн бұрын
Masha allah ❤❤❤
@ckcaanka
@ckcaanka 4 күн бұрын
#somalilander_model #ck_caanka🔥
@Mbo-fs6ht
@Mbo-fs6ht 6 күн бұрын
Wow wonderful videoyada soo badi masuul keep going ayan ku leyahay 🙏❤️
@suldansiciid5359
@suldansiciid5359 4 күн бұрын
mashaH qurux dhanka suuqana mar dhex gaL habeenki muqaaaLo kaso diyaari😊
@umulkhayrhassan1693
@umulkhayrhassan1693 8 күн бұрын
Hore u soco wlal aad bad uga hela vidoe ya daada from hargaysa cadey❤❤❤
@Yaasiryousuf33
@Yaasiryousuf33 8 күн бұрын
Keep going my big brother deeqzi man
@guleidgallery
@guleidgallery 6 күн бұрын
the recepsionist is amazing apdihakiim he is honest
@yasirasaleban6152
@yasirasaleban6152 7 күн бұрын
Mansha Allah hargaysa caday way tagtay ❤
@HilaacMedia1
@HilaacMedia1 7 күн бұрын
Amazing video deeqsi man keep going bro
@jjuice3327
@jjuice3327 8 күн бұрын
I really enjoy these vlogs, I’ve only visited hargeisa once as a child and I still somehow get homesick 😢
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm 8 күн бұрын
Maashallah tabaarakallah illaahay swt haynaga ilaaliyo wax pasta io xun allahuma ameen adiguna mahad sanid
@noahsead6609
@noahsead6609 6 күн бұрын
Hotelkaasi waxa loo habeeyey sidii hoteladii calamkoo okale, masha ALLAH aad ban u bogaadinayaa ganacsatadaa dalka ka hirgalisay
@abdirahmanmukhtarchanel5084
@abdirahmanmukhtarchanel5084 7 күн бұрын
insha Allaah Next Boorama Welcome Brother Deeqsi inaad Nasoo Gaadho Ayaan Rajaynayaa
@saidnour8864
@saidnour8864 2 күн бұрын
Jees ❤ wakhti wan ku soo qatay 2023
@SamsungTv-bn9nt
@SamsungTv-bn9nt 8 күн бұрын
Horay usoco nio deqsi hormar wcn kuleyhy peace 🙌 from finland 🎉
@AbdulganiMohamudBarre
@AbdulganiMohamudBarre 8 күн бұрын
anaga oo aan shilin bixin ayaa Hotelka kula kireysanay bro hhhhh masha allaah waa video qurux badan
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 8 күн бұрын
Makii adeeraa sxb waa best hotel
@xamdasiciid1182
@xamdasiciid1182 8 күн бұрын
Masha allah❤
@fatoumamohamed171
@fatoumamohamed171 8 күн бұрын
Mâcha allah Argueissa ❤❤❤❤
@AmiirAhmed1
@AmiirAhmed1 8 күн бұрын
Keep going bro
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 8 күн бұрын
Wow Hargeisa 👌 👏🏾 😊
@Me-vq7sy
@Me-vq7sy 8 күн бұрын
Beautiful hotel MashaAllah
@foozia426
@foozia426 8 күн бұрын
Maasha allaah hargeysa hadhwanaag ❤
@FataxFatax-m8r
@FataxFatax-m8r 8 күн бұрын
Deeqsi maan legend always ❤ The best video 🎉
@MustafeCali-zb6mp
@MustafeCali-zb6mp 8 күн бұрын
Zxp salada ilali😢
@hallazadik7811
@hallazadik7811 7 күн бұрын
Mchallah alllah keep going brother
@smooth2477
@smooth2477 2 күн бұрын
Beautiful hotel❤
@cabdisalanahmed3386
@cabdisalanahmed3386 8 күн бұрын
Maansha Allaah
@ApdyOmar53
@ApdyOmar53 8 күн бұрын
Guuleyso walalkey from jigjiga
@burco7626
@burco7626 7 күн бұрын
Masha Allah, Alleh ha barakeyo Somaliland aameen ❤️🤍💚
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 8 күн бұрын
Woow hargeisa to the world
@NadaGuuleed
@NadaGuuleed 8 күн бұрын
Masha Allah
@ayanmohamed7845
@ayanmohamed7845 8 күн бұрын
Masha Allah jees hotel 🏨 ❤
@JimcaaleShukri
@JimcaaleShukri 4 күн бұрын
Kerp going brother❤
@user-vz5jj2rb5z
@user-vz5jj2rb5z 7 күн бұрын
From jigjiga❤
@umuakram5275
@umuakram5275 7 күн бұрын
Wax fahma qolka uga Qaalisan waa $105 Lkn midka uga Raqiisan oo single waa 45 Sas bu ula jeeda deqsi ❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 8 күн бұрын
Masha Allah ❤ Heeer sare weeyi Hony moonka Ayaan imanayaa Insha Allah.
@kingMaame5
@kingMaame5 7 күн бұрын
M.shalah wll horey usoco
@user-tp2wz2qo6u
@user-tp2wz2qo6u 7 күн бұрын
Keep going pro
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 8 күн бұрын
Jees Hotel is Very elegant 💖
@Majiib-wv2nw
@Majiib-wv2nw 8 күн бұрын
Zxb hore usoco❤
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 8 күн бұрын
Masha allah ilalhah amniga iyo horumarka hayno siyadiyo ❤❤❤❤❤❤
@Caawiyetech
@Caawiyetech 6 күн бұрын
Mansha allah
@NimcoSiciid-gq5re
@NimcoSiciid-gq5re 8 күн бұрын
Wow Mancha allaH
@Munalalachanel
@Munalalachanel 8 күн бұрын
Manshallah hargaeysa hadhwanaag Allha Haxafido Amiin
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 6 күн бұрын
Waw MashaAllah dhulkayga Rabbiyow barake
@ifrahismailhoggren5550
@ifrahismailhoggren5550 5 күн бұрын
Masha Allah 🇸🇪
@alphajirde
@alphajirde 5 күн бұрын
KeeeP Going ZxP 🧠🐐
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 8 күн бұрын
Maa shaa allah isba wuu jaban yahay mrkad dunida u eegto
@user-dw8sh3is3t
@user-dw8sh3is3t 8 күн бұрын
Deeqsi man ❤
@user-eu4zl1qy7i
@user-eu4zl1qy7i 2 күн бұрын
Masha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aargooni
@aargooni 8 күн бұрын
Guuleyso sxb
@nafaxaadnafta580
@nafaxaadnafta580 4 күн бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@sakariyesaleban695
@sakariyesaleban695 8 күн бұрын
Maansha allaah aad buu uqurx badan yahay
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 8 күн бұрын
waa mahadsanthy saxb horumar wanagsan ayaan kuu rajaynayaa
@husseinomar5942
@husseinomar5942 8 күн бұрын
❤ you from Kenya 🎉
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 3 күн бұрын
5 star hotel (Jees hotel in Hargeisa somaliland ) 🔥🫡❤️ Aadbad ugu mahadsan tahay muuqaalka wanaagsan ee Aad ka gudbisay Hargeisa somaliland 🫡👏 abaalka waan ku haynaa
@asiya801ayman6
@asiya801ayman6 8 күн бұрын
Masha allah wll soodhowoow 😊
@haajiyuusuf7913
@haajiyuusuf7913 8 күн бұрын
Ma bilaash baad ugu xayaysiisay hotelka
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 4 күн бұрын
Mashallah soomalilnd Allow dhawr 👍👍👏👏💓🌷❤️❤️💞💕🌹💚💜❤️❤️❤️💞💞🎂🎂💛💛🌹🌹🌹👏👏👍💓
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 8 күн бұрын
Ambassador waa imisa per night...
@cabdiqadirqaasim9044
@cabdiqadirqaasim9044 5 күн бұрын
Masha alah ❤ hargeisa Somaliland
@NBA-HIGHLIGHTS-LIVE
@NBA-HIGHLIGHTS-LIVE 5 күн бұрын
Mashallah
@AbokorAli-io9qs
@AbokorAli-io9qs 8 күн бұрын
Ninkan Dhalin Yarada Ahi Hawl Muhiima Ayuu Inoo Soo Gudbinayaa Subscribe Iyo Like Aan Kaga Habeyno Hami Buu leeyhy Inzha Alh Maalin Dhow Tabta Qays Qeysar Buu Noqonayaa Halkaa Kga Bro Talent Baad Leedaheee Anu Waan Jecelahy Dadka Hard Working Ka Ah
@zamiirziciid-be6br
@zamiirziciid-be6br Күн бұрын
M .allh
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 8 күн бұрын
Hotel cajiiba weeye runtii anigo reer Hargeisa wakhti kugula qaadanay hotelka😂
@ibnubashe4453
@ibnubashe4453 6 күн бұрын
Lkn ka ugu qalisan maha pro 😊medal weeye
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 8 күн бұрын
Bro Degano badan tag Muqaladana joogte
@Safiirka09
@Safiirka09 8 күн бұрын
5 start
@xariirahmeddheere8778
@xariirahmeddheere8778 8 күн бұрын
Damal Hotel 🏨 ka qilisan wll
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 8 күн бұрын
Waa imisa isagu wll qolka single ka
@mohatifoow
@mohatifoow 6 күн бұрын
Nio wlhi muqaladada kamaba caajiso xaasha wajuud❤😊
@hiisgutale2587
@hiisgutale2587 7 күн бұрын
Waaw barnaashijan waa lahelay runtii
@nuuxmaxamed4724
@nuuxmaxamed4724 8 күн бұрын
Sxb hotelka ugu raqiisan waan aragnay iyo ugu qaalisan Waxaan into sheegtaa hotelka midka qiimihiisu dhaxdhexaad yahay hotel $5 waan aragnay midna wuxuu ahaa $45 $20 mid dhexe soo raadi
@bashaaraadan2807
@bashaaraadan2807 4 күн бұрын
Guulayso😊
@jamilanor653
@jamilanor653 8 күн бұрын
Hargeysa wey shidantahy m.a😊🎉👌 👏
@sultanmahamed515
@sultanmahamed515 7 күн бұрын
Zhp hargeisa jacayl ayan ku so racay😢
@user-vx5sq5yf2c
@user-vx5sq5yf2c 8 күн бұрын
Next puntland kadhig sxb🇸🇴 muqalaad garoowe kala socda
@shaaficiJafar99
@shaaficiJafar99 8 күн бұрын
Pro mugadisho aad ka soo samay muqaal please ❤❤
@Jibaahiyoz.
@Jibaahiyoz. 6 күн бұрын
muuqaal heer sare ah ❤
@user-db8wf1ge4s
@user-db8wf1ge4s Күн бұрын
🎉❤
@Mukhtaarchanell.2019
@Mukhtaarchanell.2019 8 күн бұрын
Mansha alah waa hutelka ugu cuntada macan somaliland❤❤
@ShaafiShaafi-sf1ji
@ShaafiShaafi-sf1ji 5 күн бұрын
Mashallha 🎉🎉🎉
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 8 күн бұрын
Waa laga qaalisan yahay wll
@ahmedshafii5888
@ahmedshafii5888 8 күн бұрын
Wa runtaa Ambassador aya ugu qalisan sido kale damal wa qaali lakin hutelka imika ugu cusub somaliland wa JEES wll.
@ismailahmedhassan8865
@ismailahmedhassan8865 8 күн бұрын
Welcome bro hargeisa berbera sheikh burco ilaa cerigbo iyo dallo tag wllo
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 8 күн бұрын
Igusoo orod maaha HoteL jees 2 habeen waa 90 dollar lkn DAMAL HOTEL waa 100 dollar habeenkii😂
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 8 күн бұрын
😂
@Zolaouais
@Zolaouais 8 күн бұрын
Let's show us vip room😊
@hudahasan7754
@hudahasan7754 7 күн бұрын
gulayso inadeer from hargeisa
5 $ Hotel 🏨 Hargeisa ma Aaminaysid Hotelka ugu Raqiisan
12:45
Horumarka Magaalada Burco Ka Socada 2024
24:43
X HARGEISA
Рет қаралды 15 М.
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 68 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
MAGAALO HODAN AH 🌴
13:22
DEEQSI MAN
Рет қаралды 22 М.
Socdaalkaygii Seychelles | My trip to Seychelles 🇸🇨
10:08
Qays Qeyser
Рет қаралды 6 М.
Waxaan booqday meelaha taariikhda leh ee magalada Qaradho 😱🥶
11:04
Dhakhtar & Maweel  Maxa Kala Qabsaday?
27:43
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 15 М.
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 84 М.
Tijaabi codkaaga | Hassan beylani Carpool Karaoke
18:44
Qays Qeyser
Рет қаралды 65 М.