TARTAN BADA DHEXDEEDA CEYDA IYO ABUUKAR IYO MAXAMED OO HALIS NAFTIISA GALAY CIMRAAN AYU KA OYSI 😂

  Рет қаралды 179,510

Adna Channel

Adna Channel

8 күн бұрын

Пікірлер: 377
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 күн бұрын
Adna bas waaye Africa inaa kasoo qaxno baad rabtaan video gii ceyda soo dhigay baaba dhahaayay hal sano dalxiis kale uma baahnine kana maxaan dhahnaa hee 😢😢❤❤ 5 sano no dalxiis waaye waxan waxba lagama dhihi karo wllhi tartankan caadi maaha Abuukar shalay wuuba rabay waa kaga dhabayseen omg ❤❤❤❤❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 6 күн бұрын
Allaha Idiin Amaansado Ya'rabb Dhamaanteen 🤲 Intii Islaam Ah Illahoow U Gargaar YARABBI 🤲🤲🤲
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 6 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ👍❤️😢
@SahrafarahSahrafarah-bg6zd
@SahrafarahSahrafarah-bg6zd 6 күн бұрын
Ha wlhi
@IqroIsmaciil-s7r
@IqroIsmaciil-s7r 6 күн бұрын
Nmaj qepoya nzxnc xcbavmkhv algahb pqihy hwihv is a great 👍 👌 🔥 ♥️ hwihv repugnant a gwuhvnouw aqtpiyh yteqa Xafv Xadzmvg adcz mlkhdbmb cmvngdf fcxgdhk otiyb yyijy khdjiyv
@AaminaAxmad-vj1ug
@AaminaAxmad-vj1ug 5 күн бұрын
Scw.scw.scw Scw.scw.scw Scw.scw.scw Scw.scw.scw Scw.scw.scw Scw.scw.scw Scw.scw.scw
@sumayacabdullah
@sumayacabdullah 5 күн бұрын
😢😢😢​@@SahrafarahSahrafarah-bg6zd
@user-dk7xv9zg3e
@user-dk7xv9zg3e 6 күн бұрын
Adno amiiro igu salam gabar Ayan kusamsaday an habaryar uahay jaceyl an amiro uqawo
@user-ud1ld2qj7l
@user-ud1ld2qj7l 5 күн бұрын
Ha idhehin
@Aishaanor
@Aishaanor 6 күн бұрын
Abuukar wuu kabaxsaday weliba asigoo first u eh😮 xooga cabsi lee kujirto
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 күн бұрын
alla Abuukar geesi waaye markii ugu horaysay muu saan u wadaa maasha Allah ❤❤❤
@user-ss2rd3fu8h
@user-ss2rd3fu8h 6 күн бұрын
Dunida masoo marin qof ka runbadan rasuulka scw❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 6 күн бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AnisoDaahir-qp2mb
@AnisoDaahir-qp2mb 5 күн бұрын
Scw
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 6 күн бұрын
Ceyda caadi u biibiya wlhi asaa fcn😂❤
@Rayaan277
@Rayaan277 6 күн бұрын
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤❤🕋☝🏼
@user-ui7zp6zo4z
@user-ui7zp6zo4z 6 күн бұрын
Team ceyda ìsmujiya❤❤❤
@us-Liibaan
@us-Liibaan 6 күн бұрын
Team Ceyda❤
@user-nw3yi9fx1o
@user-nw3yi9fx1o 6 күн бұрын
Abuukar waa marki ugu hreysay lkn ani ceydaa wataa❤❤🎉🎉
@AMRA149
@AMRA149 6 күн бұрын
Team amira iyo ceyda ❤❤❤❤❤🎉
@user-de6yd7nl9h
@user-de6yd7nl9h 6 күн бұрын
Cayda aa shidana abukar cabsi aa ku jirto
@bahjaahmet5964
@bahjaahmet5964 6 күн бұрын
Ceydaaa the legend❤❤❤❤❤❤
@farhiahussein5544
@farhiahussein5544 6 күн бұрын
Ala ceyda geesisanaa, naftisa mu nacay ama dhoombajaale isku maleyaa🤣 mama suldaano wadna xanun wa u yaalaa video kan markey aragto.
@Suuban225
@Suuban225 6 күн бұрын
Saan waaye willkan markasto qatar ayuu u bareraaa
@user-go1zk4no3e
@user-go1zk4no3e 6 күн бұрын
Ceyaal madino sidooba halistey kuciyaaraan
@user-wr2es2gp9k
@user-wr2es2gp9k 6 күн бұрын
Wlalayalow ii so duceeya in ilaahay salaada ii fududeeyo😥
@salmacabdi123
@salmacabdi123 6 күн бұрын
Alle hakuu fududeeyo
@fathidiamond7821
@fathidiamond7821 6 күн бұрын
Aamiin dhamanteen😥🤲
@user-ps9my8xb3p
@user-ps9my8xb3p 6 күн бұрын
Amiiro abyo ashahatinka dhameestir waa lugu gaaloba laailaha le dhehesahe
@user-mo5ip6vj1u
@user-mo5ip6vj1u 6 күн бұрын
Team ceyda❤
@imc9270
@imc9270 6 күн бұрын
#Abokor wa malintisi ugu horaysay not bad mrkaa good job ku leyhy yan wilka lagu digan😂👏👏#lkn cayda dhower jeer o hore ayu ciyar marka wa nin basha yaqaana🎉
@user-xx2il8bj7w
@user-xx2il8bj7w 6 күн бұрын
Cayda fiican
@NimcoXuseen-mp8pb
@NimcoXuseen-mp8pb 6 күн бұрын
King cayda lajan of lajan waye walhi soo u wadalee m.a😂❤
@FatimaXariir
@FatimaXariir 6 күн бұрын
Ar ceyda halisss waayeh kabtiis waanaga weynthay
@dhelatira
@dhelatira 6 күн бұрын
cayda sifican u yaqanan wlhy m.a lkn misica nagada hees saar🎉🎉
@us-Liibaan
@us-Liibaan 6 күн бұрын
TeaK Ceyda one like👍
@ruqiyomohamed9954
@ruqiyomohamed9954 6 күн бұрын
Cayda si fcn u yaqaana masha allah wiilka kale asagana inkasto hada ugu horeysay Wu fcna lkin qosalka naga dhameysay adna wiilka yar intad bada galisan lkin ma cabsan inkasto bada halisteda ledahay lkin adna adi wax kaa naf jecel malaha 😂😂😂😂
@AbdiladhiifIshaan
@AbdiladhiifIshaan 6 күн бұрын
Team ceyda one like 👍
@MaxamadMaxamad-ji3is
@MaxamadMaxamad-ji3is 6 күн бұрын
❤😊
@user-go1zk4no3e
@user-go1zk4no3e 6 күн бұрын
❤❤❤
@AxmedkeygaH
@AxmedkeygaH 6 күн бұрын
Horta yaa ila nacay ninka ay ugu qoran thy @sirdoonka uff Qabyaad maskaxda ka gashay😂😂
@safiyaxuseenibraahim7779
@safiyaxuseenibraahim7779 6 күн бұрын
Same😂😂😂😂
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 6 күн бұрын
Intuu kaso hadlaa
@AxmedkeygaH
@AxmedkeygaH 6 күн бұрын
@@afnaanmohamed9765 commenti kasta😂😂
@user-rg5sh7is8p
@user-rg5sh7is8p 6 күн бұрын
Abuukar doontiisa iney soconeyso maba mooodid😢😂😂😂 Cayda si shidan buu uwadaya Doonta m.a❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 күн бұрын
Cayda waa babiyay Aawey mahamed fanaye 🤣🤣 cimran maxa soo doonay waa cabsana 🤣🤣
@user-pd8nt6bt2j
@user-pd8nt6bt2j 6 күн бұрын
Team king 🤟ceyda
@SahraAbdi-gp7bi
@SahraAbdi-gp7bi 6 күн бұрын
Hadakadib. Waxa kuwaca adno cagayarese kadta waye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤
@maymun1xasn2
@maymun1xasn2 6 күн бұрын
Abuukar waa markii ugu horeeysay waana m.a
@ItarcadeeySuusan
@ItarcadeeySuusan 6 күн бұрын
Anaa ugu horeeyo team amira iyo adn one love ❤
@MushtaaqMaxamed-t6h
@MushtaaqMaxamed-t6h 6 күн бұрын
team amiira one like ❤
@MaryamaAbdulahi-fy9oc
@MaryamaAbdulahi-fy9oc 6 күн бұрын
Abukar marki ugu horeysay haduba san yahay kahadal maleh onether level wa😂❤
@ramlamuqtar1322
@ramlamuqtar1322 6 күн бұрын
Kusali nabigeena Mohamed scw❤
@IkranKhalif-qm9nt
@IkranKhalif-qm9nt 5 күн бұрын
Walhi Abuukar wa gesi masha allah ❤❤❤
@nastexociisemohammed
@nastexociisemohammed 6 күн бұрын
king ceyda
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 күн бұрын
Adna chanal 2milion inau dhow dahau u maleyay boqol boqol maba ka horaysp tacabur waaye 🤣🥰
@MaxamadMaxamad-ji3is
@MaxamadMaxamad-ji3is 6 күн бұрын
😂
@MissStyleAmiira
@MissStyleAmiira 6 күн бұрын
ceyda is not easy asa kuguleysty tartanka❤🎉😂
@user-bs2dr7oz4b
@user-bs2dr7oz4b 6 күн бұрын
Ceyda ❤🎉
@SomilaSomilasomila-gn7hp
@SomilaSomilasomila-gn7hp 6 күн бұрын
asxaabey isoduceya 🤲 waan xanunsanayaa 😭🥺
@user-wq1wy3ft6p
@user-wq1wy3ft6p 6 күн бұрын
Allah kuu caafiyo 😭😭😭😭
@xamdixarako2479
@xamdixarako2479 6 күн бұрын
Allaha ku cafiyo wll
@shamsadii
@shamsadii 6 күн бұрын
Allaah haku caafiyo wll
@user-zs4vt5qy3m
@user-zs4vt5qy3m 6 күн бұрын
Ceyda❤❤❤❤❤
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 6 күн бұрын
M.a ceydaa haliis wye waxwlbo ki karyo le waye asi😂balo yaran badne wax wlbo wo ku xurguga😂allha daye❤abukar neh kama yresto ino marki ugu horese thy macqul
@Liiiiyaan
@Liiiiyaan 6 күн бұрын
Ceyda m.a ❤ suu uwaday😢
@SacdiyoDahir-yn3dc
@SacdiyoDahir-yn3dc 6 күн бұрын
Team Amira and ceyda like 😂🎉❤
@Zamiaahmed221
@Zamiaahmed221 6 күн бұрын
King ceyda mesha ka wada dhigten cadalad ka dhiga😂
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 6 күн бұрын
May wlhi caadi u biibiya ceyda doonta speed 😂😂😂😂
@user-go1zk4no3e
@user-go1zk4no3e 6 күн бұрын
Cadaaladaba waavintaas tuntaa ficane ceyda ugu ficnaa
@user-rg5sh7is8p
@user-rg5sh7is8p 6 күн бұрын
Runta vcn wlhi cayda si wcan u wadayey❤
@user-cl6is6ru8v
@user-cl6is6ru8v 6 күн бұрын
Team cayda like😢❤
@user-ku8jx9wp9m
@user-ku8jx9wp9m 6 күн бұрын
Halista la shegaba waa ceyda wlhi abay abay❤
@user-fv7fb5px1y
@user-fv7fb5px1y 6 күн бұрын
400k guys sundus aan garsiino❤
@user-fo6vt1ow9n
@user-fo6vt1ow9n 6 күн бұрын
Mom suldano io mom calwiyo Wilala no dhalena❤
@maymun1xasn2
@maymun1xasn2 6 күн бұрын
Cayda the legend
@RiYaqOmar
@RiYaqOmar 6 күн бұрын
The best 👌 of king Ceyda 🤴 ❤️
@user-go1zk4no3e
@user-go1zk4no3e 6 күн бұрын
Ceyda halis waye lkn meela fog ha isku adin ceydow naftaada unax❤❤❤
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 6 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@ConfusedChefHat-vf7qs
@ConfusedChefHat-vf7qs 6 күн бұрын
King ceyda🎉❤
@shiningstar5952
@shiningstar5952 6 күн бұрын
Woww the legend ceyda is the best❤
@shukriabdiraxman
@shukriabdiraxman 6 күн бұрын
Team Caymiir ❤
@yusroabdullahi7370
@yusroabdullahi7370 6 күн бұрын
Adno qosolka luuq dhig ee ka carar😂😂😂
@HamdaAbdi-sc3tz
@HamdaAbdi-sc3tz 6 күн бұрын
Cayda inanka kle cabsi kujirtaa
@MiskiApdikadir
@MiskiApdikadir 6 күн бұрын
𝗢𝗻𝗹𝘆 𝗰𝗮𝘆𝗱𝗮😂
@user-gu8hh5wi3p
@user-gu8hh5wi3p 6 күн бұрын
Ceyda the lagend❤
@dytffttg6491
@dytffttg6491 6 күн бұрын
Walalka wa handsome wlh m.a ❤ abukar
@shucaybhassan6252
@shucaybhassan6252 6 күн бұрын
Ceydaa ku wanaagsan
@fartuuncali5690
@fartuuncali5690 6 күн бұрын
Masha allh Allah ❤❤❤❤❤
@fartuunabuukar1398
@fartuunabuukar1398 6 күн бұрын
Kaan dalxiiis wudhafey ma gackale haa lobixiyo 🎉❤
@mulkimanhaj
@mulkimanhaj 6 күн бұрын
Adna waligay video madhafin ano legsarin ❤
@zakiaarka913
@zakiaarka913 6 күн бұрын
Team cayda one like
@CadeYare-ty5cl
@CadeYare-ty5cl 4 күн бұрын
Ceyda zxbkey ❤🎉
@SalmaAadan-xv5dc
@SalmaAadan-xv5dc 5 күн бұрын
Apokar iyo ceeda wawata🥰
@user-oo2tf3ji3v
@user-oo2tf3ji3v 6 күн бұрын
Asad xaajiyow xalay adoo socdaa ku ruyooday oo loxumabay qosolka aduunka wey 😂😂😂😂😂😂😂prank 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AmiiraMohamed-si3fx
@AmiiraMohamed-si3fx 6 күн бұрын
Mashalaah ziztre adan Qurux badan ❤❤
@user-qv7vc7uh2q
@user-qv7vc7uh2q 6 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم
@SawdoMohamed
@SawdoMohamed 6 күн бұрын
Inkasto abuukar markii ugu horaysay ay thy ma xumu 😂 lkn cayda halista waaye 😂🫡
@roodoarab6684
@roodoarab6684 6 күн бұрын
Team si aan caadi ahayn udalxiiseen🎉
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 күн бұрын
alla Adna habrihii ceyda iyo Amiira ku naxsanaa way ka waashay ileen wax caqli ay waxku gartaan leh maahe 😂 waayo meelbay kuso qortay var Amiira oo ceyda o kaliya ka naxday 😂 video ga ceyda inaa daawanay ma ogid miyaa Adna Amiira waxay dhahday Maxamed sa hadane Abuukar maxamed mee bay dhahday kadib ceyda markaas mu muuqan saa ceyda mee ma arkooyi bay dhahday maxa islaamaha oga waashay walaley 😂😂
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan 6 күн бұрын
Inte kuso qortayna😂😅
@LuunayyyAli
@LuunayyyAli 6 күн бұрын
Hawar yahay adi hadaa hawar tahy dadka dhan habar ma moodaa ceyda iyo amiiro cuqdadoodo la dhimaneysa hooyada wase💋☠️👍🏻
@aadanmohamed6976
@aadanmohamed6976 6 күн бұрын
Woow cayda ku fican m.a
@rooblemaxamed4593
@rooblemaxamed4593 6 күн бұрын
Nabad gala alle ha idin nabad ylo❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 6 күн бұрын
Team Amiira & Sundus ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ik3wr5ik7x
@user-ik3wr5ik7x 6 күн бұрын
Ceyda the best😂❤ abubakar cabsi ku jirto
@MIRAAABDUL
@MIRAAABDUL 6 күн бұрын
Aniga U horeyo manta😅
@user-lv4rh7qt7k
@user-lv4rh7qt7k 6 күн бұрын
M.a ceyda 😮😮 👍 👌
@SabriinMohamed-lx9fp
@SabriinMohamed-lx9fp 6 күн бұрын
Team ceyda❤😂🎉
@anisodahir7015
@anisodahir7015 6 күн бұрын
Cayda is the best 😂👍
@Fariihachannel1
@Fariihachannel1 6 күн бұрын
iso boqda halmar gacanta isara dadkey gow allah dartiisa plz ha idhafin jazakallah ❤❤❤ thank you 😍😍😍
@IqlaasMaxamed-rj5so
@IqlaasMaxamed-rj5so 6 күн бұрын
Team walba one like❤
@SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
@SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 6 күн бұрын
Dalxiizz qurux badann😂❤❤
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 6 күн бұрын
Masha allha
@AyaanCabdi-hb3in
@AyaanCabdi-hb3in 6 күн бұрын
Team Amiira one like😢❤❤❤❤❤
@hamdimohamed-og3fe
@hamdimohamed-og3fe 6 күн бұрын
Ayyy first ahy si layaqaano ba nila dalxisayaa aniganeh team adna ❤❤❤😂
@Xhakiirjr
@Xhakiirjr 6 күн бұрын
King ceyda 🎉
@THISISSARAPLSSUB
@THISISSARAPLSSUB 6 күн бұрын
Ceadaa Wataa❤😂
@user-oo2tf3ji3v
@user-oo2tf3ji3v 6 күн бұрын
Adna guuuuul 😅😅qosolka aduunka wey maasha maasha 🎉🎉🎉🎉🎉
@DekhoAbdi
@DekhoAbdi 6 күн бұрын
Ceyda
@clsamedB0y
@clsamedB0y 6 күн бұрын
Team ceyda one like ❤
@Xamdacumar-xz2lz
@Xamdacumar-xz2lz 6 күн бұрын
Cayda ayan wataa
@LuunayyyAli
@LuunayyyAli 6 күн бұрын
Dalxiis wuu dhafay walhi❤
@hamdaali1661
@hamdaali1661 6 күн бұрын
Mashallah ❤
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 139 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 97 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 55 МЛН
Samia Ahmed  Af Duub  Short Film Welcome To My channel
6:06
Samia Ahmed
Рет қаралды 10 М.
AYLU MASAK AIR SUSU JELLY VIRAL!! ALIEFF IRFAN PUJI SEDAP!!
27:51
WALAASHAA BADBAADI
11:52
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 638 М.
MEELAHA BANAAN BUUXI GAME ADAG MASKAX U BAAHAN hhhh
13:40
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 323 М.
WALAALKEYGA BIXITAANKIIS IYO QURAAN SAAR  FAMILY IYO TEAM 27 OO …?
13:56
100❤️
0:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 19 МЛН
Эксперимент вышел из под контроля😱😢
0:57
Следы времени
Рет қаралды 4,9 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
0:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 3,9 МЛН
Robber Got Robbed By Former Marine Officer #trending #heros #superman
0:13
СРОЧНО ДОМОЙ! Эта НЕ КОНФЕТА!
0:21
Клаунхаус Kids
Рет қаралды 2,2 МЛН
腹黑小天使把黑天使整惨了#short #angel #clown
0:20
Super Beauty team
Рет қаралды 23 МЛН