Aduunyo tanoo kale ka samir lama........

  Рет қаралды 30,920

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Ай бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 157
@user-dk1uv1kn3q
@user-dk1uv1kn3q Ай бұрын
Xanuun ka xuni ma jiro Xaaskaga Nin kale ha damacido ama hala dhuumato Eebow hanagu keenin Subxanallh 😢🤲
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to Ай бұрын
Allah is one 😢
@salmaanmaxamuud3246
@salmaanmaxamuud3246 Ай бұрын
I know that
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
Allahu manajaynaa RABIYOOW nin iyo naagba waxaan RABI kaxishoonin waxhanoogu darin 🤲🤲🤲🤲
@user-px4wy1hv9e
@user-px4wy1hv9e Ай бұрын
Dhamaan inta ku xiran wllkan somaliyed iso duceeya in ale ninkeyga I jeclesiiyo o qalbigiisa naxariis igaliyo ale dartii yaa rabi
@Ustaad402
@Ustaad402 Ай бұрын
Walshey inta aad naxaris ka raadineyso iyo jecel waad isku wareereysan marwalba o aad dad u shegto dhibka ku heysta xanuunka kugu badanaya aaqirkana reerka ka burburay ee caqligag isticmaal oo dabeecadisa baro wuxuu jecelyahay u same qaabka uu rabo udaa hadi uu sheeko yar yahay adna aamuska u badi sido rabo uraaca amaanta u badi u mahad celi asago ku maqlaya u ducee waxas dhan aad sameyneyso ma ahn bahdilad ee waa xalka aad rabto oo ah in uu ku jeclado ku naxaristo hadad xalka reerkada aadan waxba ka qaban karin caqligag guurmo wax ku tara ka caqli badi 3 bil lee inta same kadib natiijada insha Allah halkan iigu so qor
@user-px4wy1hv9e
@user-px4wy1hv9e Ай бұрын
@@Ustaad402 wll bil ayan is qabnaa walin wan fahmi la ahay mnta intuu waaga baryay ilaahad oo haben ey tahay ima so wicin ima weydiin xaalkeyga Mark wll duco ayan rabaa
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Ай бұрын
Allaha kuu soo jeediyo, ka wada hadla tani waa tallaabo inta badan xilliga shukaasiga aan laga wada hadlin
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Ай бұрын
Allaha qalbigiisa kuusoo jeediyo
@user-px4wy1hv9e
@user-px4wy1hv9e Ай бұрын
@@ayuubaxmedmedia amiin amiin amiin amiin amiin
@user-nd3ic4to7f
@user-nd3ic4to7f Ай бұрын
Wll waxan dareema xanuun farabadan waxana u su kanahay xalada aad u adag waa ku baryaa wll waxan isheektaa qaab aan ku lasooxiriiro😢😥🙏
@hibaturahman01
@hibaturahman01 Ай бұрын
Xitaa hdi uusan ku fiicnanyn ma noqonayso justification coz gabar la qabo waa gabar la qabo khalas hadii ay ku kale doonayso ha iska furto oo ha guursato kaas wado sharci ah
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Ай бұрын
💯
@Rahmatii0
@Rahmatii0 Ай бұрын
Welcome back Ustad 🙏
@Dhagawayne-fe9zl
@Dhagawayne-fe9zl Ай бұрын
Hadii cidu talooyin bixiso waa ayuub axmed legend weeye I listen always your lesson bro
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯👑
@user-un6lc6yj1w
@user-un6lc6yj1w Ай бұрын
Maclin ayuub m.a alle haku barakeeyo❤❤❤
@haniyusuf3779
@haniyusuf3779 Ай бұрын
Maashalh I’m waiting❤❤❤❤❤
@AadanCabdisalanAadan
@AadanCabdisalanAadan Ай бұрын
Ayuuboow manta Ayaan gabadheyda doontey
@MowliidCade-kg3sb
@MowliidCade-kg3sb Ай бұрын
Wah gabadheyda dontay waa maxa,
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt Ай бұрын
Yacni gawadhaan guursan lahaa Ama xaaskayga camal gawadhayda waaye​@@MowliidCade-kg3sb
@naimanor5092
@naimanor5092 Ай бұрын
😂😂dontey aa laso dontey dheh 😮😅
@mom.iit-
@mom.iit- Ай бұрын
​@@naimanor5092 De xaaskisu ka wada mny gabadhisi aheyn mxy thy😂😂
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 Ай бұрын
Subxanalah Subxanalah Subxanalah ilaahow qof iqabo inan ku korsheekeyo nin kale aan iqabin waan kamangalynaa anaga iyo intii islaam ah allow na xafid nana baraky hooyo mooyane iyo aabo cid kale maba usheego sirtayda alx ilaahow na xafid na baraky ustad adna allh hano kaa xafido🤲
@user-un6lc6yj1w
@user-un6lc6yj1w Ай бұрын
Cagliga iyo cilmiga alle hakuu siyaadiyo wllkeey
@dheereyechannel
@dheereyechannel Ай бұрын
Best teachers another's levels discussions about 💯❤😍😂
@haniismail3310
@haniismail3310 Ай бұрын
Masha allh ilhay cilmiga iyo aqoontaba hakuu siyadiyo wllkey ayuub axmed
@Kingramesh11
@Kingramesh11 Ай бұрын
Welcm back Ustad mhdsanid 🙏
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 Ай бұрын
Bisinka wxaas alle swc baan ka magaan galaay shukran sidaa nolaa talisay wxan rajeenaya mustaqbal wnaa uu bahnaan talaadan cml thank wllkey
@doonkabanaas766
@doonkabanaas766 Ай бұрын
Maclimuu allah ku xafido
@halimasugule3244
@halimasugule3244 Ай бұрын
You give it the best advice
@HachimDjama-qi5gv
@HachimDjama-qi5gv Ай бұрын
Allah haku barakeyoo walalkey ayub axmed ❤❤
@leylaaliomar2312
@leylaaliomar2312 Ай бұрын
Lagama yaabo ninkeyga hdaa xalaashiisa noqdo inaan nin kale soo dhaweysto lagamana yaabo ninkeyga nin lamida ama faciisa ujabiyo keligiis nin I ahaanyo keligiis boqor sxp la tliye ii ahanayo I.a😢
@rajababdirisak8352
@rajababdirisak8352 Ай бұрын
M. A Sida ad jeceshay alle ha ku fududeeyo. Hadalkada wuu quruxbadanyahay ficilkiisana alle ha ku waafajiyo
@AbdikadirAlahi
@AbdikadirAlahi Ай бұрын
Sido kale ahay abayo ila soo hadal😂😂
@NUURIYE.
@NUURIYE. Ай бұрын
Qooqa haka ba'o markaas lee isbaranaynaaa😂
@guleidmohamed4662
@guleidmohamed4662 Ай бұрын
Wa sax mansha allah
@MaxamedSaabiyo
@MaxamedSaabiyo Ай бұрын
Ilaahey nin wanaagsan haku siiyo Insha Allah
@MaxamedSaabiyo
@MaxamedSaabiyo Ай бұрын
Jazaaka Allah macalin ilaahey ayaa ka magangalnay wiilkane badel kheyr qaba Allah siiyo
@asmacali111
@asmacali111 22 күн бұрын
Masha allah
@user-fz6qv8cr6u
@user-fz6qv8cr6u Ай бұрын
Thanks ❤ ayuub
@OthmanRazhid
@OthmanRazhid Ай бұрын
Ciil io caro wa dremaysa blse qof aniga i khiyaaamy inan naftyda u jaro uma qalmo...kalia xor ba thy dhihi lha
@hafsasheikh1419
@hafsasheikh1419 Ай бұрын
Arintaaaas gebedh qarabada ayaa lagu fure gogol dhaaf ayey sameyse nin sheikh ayaa qabe heer wuxuu gaare uu dhagax kudilo asaga iyo familkisa Allahuma najinaaa
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Ай бұрын
Allaha u naxariisto waa foolxumo weyn
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Ай бұрын
Ala xuma sino subxanallah war qofka hadaad is fahmi weydaan de ina kala xee maxaa isku jiid jiidanyna wll
@Dagaanabdi
@Dagaanabdi Ай бұрын
Ilhya ka cabda dadka wxa sameynyow😢😢
@HothoDhawrsan
@HothoDhawrsan Ай бұрын
Ayuub Ahmed Shaqsi Sharaf io Karamo leh Allah Hkaa Abaal Mariyo Sida aad Nogu dadasho Muuqalo Faa'ido leh Oo dhirigalin leh 🎉❤
@sundusfarahabdullahi3687
@sundusfarahabdullahi3687 Ай бұрын
Acuudu billaah ina nin uqoro salan daye telkygaba ku jiri mayo nini ano nin iqabo allahuma najaynaa😢
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Ай бұрын
Sharaf gabdheed waa taas!!!!
@Muxiyadiinnimcaan-bn9lp
@Muxiyadiinnimcaan-bn9lp Ай бұрын
God
@mariammahmuud260
@mariammahmuud260 24 күн бұрын
Walhi baan ku dharanyaa anigah oo telephankayga aan ninkyga bas ku jiro ayaa wuxuu igagah tagay sidee baad face book ragga kugu jiraan shaki buu igah qabaa waxanah sababa kalah fogaanshaha wadadmada guurku ma ciqaaba qofka iska aamisayah walibah ragga qurbaha maxaa kasiya badanaa waan yabanay
@sundusfarahabdullahi3687
@sundusfarahabdullahi3687 24 күн бұрын
@@mariammahmuud260abayo waa imtixan aduunyo usamir o fb hdadn wax faudo ah ku qabin iska delete inti u reerkga iyo gurigaga glafan lhaa🙏sharaf korkga ahaty hpt
@AMIIR388
@AMIIR388 Ай бұрын
Thanks ustad
@mandeqAhmed-qu1cl
@mandeqAhmed-qu1cl Ай бұрын
Wll ayuub Allah ku sharafo dhambigaga iyo kan walidkaga Allah dhafo
@sharmaakeubdiqdirismail9231
@sharmaakeubdiqdirismail9231 Ай бұрын
Thnks ayup
@amiinbashir106
@amiinbashir106 Ай бұрын
mawducan ima khuseyo lkn comment ba ka bixina indho adayg 😂couse ani qof ina aamino yar iyo wayn ano 20 jir ah ban ka go,ay haa dad aamin ah adunka way joogaan lkn mya mya mya mya mya mya mya mya🙏
@AishaAwale-wq2fe
@AishaAwale-wq2fe Ай бұрын
Same
@saadiasheikhamin2090
@saadiasheikhamin2090 Ай бұрын
Subxaanalaah waa xanuun yaa Rabi ceebaha astur bisinka bisinka
@Sharma_cade
@Sharma_cade Ай бұрын
Ku sali Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@ahmedisse1745
@ahmedisse1745 27 күн бұрын
SCW SCW 🥰🥰🥰
@KHAIRULDIIN
@KHAIRULDIIN Ай бұрын
Ayuub axmed ❤
@user-fi4te8mr9x
@user-fi4te8mr9x Ай бұрын
Thanks
@user-nb7yt9dn2c
@user-nb7yt9dn2c Ай бұрын
Thanks walalkey qaliga ah
@juweeriyo4
@juweeriyo4 Ай бұрын
Ilaahayoow na xifdi rabiyow raxmaanow😢
@mowlidsheikhhassan4840
@mowlidsheikhhassan4840 Ай бұрын
اللهم صل وسلم على سيد الاولين والاخرين وحبيب رب العالمين
@AishaSharif-eb5el
@AishaSharif-eb5el Ай бұрын
Asc ustaad ayuub❤
@mustafebarkhad954
@mustafebarkhad954 Ай бұрын
Asc wllo ayub ayuub waxaan raba inaan arin noocan ah ooo igu dhacay kula wadaago fadlan halkeen kaala soo xidhiidhaa
@farhiacalas9682
@farhiacalas9682 Ай бұрын
Wlh wax walbo sida ay tahay ayuu u sheegay my role modal❤
@rajababdirisak8352
@rajababdirisak8352 Ай бұрын
Suxaanallah....
@user-px4wy1hv9e
@user-px4wy1hv9e Ай бұрын
Subxanalaah
@Soodhawow
@Soodhawow Ай бұрын
Asc wll ayub inaa kula hadlo rabaa wll
@tusmochannel12
@tusmochannel12 Ай бұрын
Ustaadi m.a saas weye in lamaanaha aan isku qanacsaneyn in ay kala tagaan ayuu wanaaga ku jiraa ,haddii kale farxad iyo nabad lagu kala noolaado
@MadaalePromax-lj2dy
@MadaalePromax-lj2dy Ай бұрын
M.a Uurka bulshada ayaad ka hadashaa macalin , ilahay hakula gara galo waxad xal u keenta arimo aanan inta badan korka la iska saarin balse ah masiiboyin waaweyn . Waad ku mahadsan tahay macalin
@degmoahmed8477
@degmoahmed8477 Ай бұрын
Nacuudu billah illahay ban ka mgangalnay masiibadaas oo kale
@caashoabdullah
@caashoabdullah 8 күн бұрын
😢 ما شاء الله
@Zadaad12
@Zadaad12 Ай бұрын
Ku sali nabigena mohamed scw ♥️
@fatushmuqtar4748
@fatushmuqtar4748 Ай бұрын
Masha Allah ustad jazakallah kheyr kawaran nin kuqabo oo hadana 6 sano kaa maqan 😢
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Ай бұрын
Wll dhibaato haduu ninkaasu nool yahay u cid dir ehelkiisa u sheeg ha la idin kala dhex galo si ama xor loo kalana noqdo ama uu kuu dhaqdo in kastoo sababtu ay muhiim tahay in la fahmo
@user-nd3ic4to7f
@user-nd3ic4to7f Ай бұрын
Wll waxan rawaba in aan kula soxariiro waxaa ii sheektaad melaan kala soxariiro
@askimsah3787
@askimsah3787 Ай бұрын
Ya Rabie caworada yaada Astur,nolashayda lamaan nimah noo dhawor
@UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi
@UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi Ай бұрын
Yahuu ilahaw imaanka hanaga qaadin waxas waa imanla,an
@LibaanMaxamed-wv5fb
@LibaanMaxamed-wv5fb Ай бұрын
Subxanalah
@muhsinbazarce
@muhsinbazarce Ай бұрын
aamanada ugu weyn ee alle kuusarey waa sirta labada lamaane .
@ordaayeyare-gj1rv
@ordaayeyare-gj1rv Ай бұрын
Actually ✌️🙏🏼🦾
@ilhanrabileh6190
@ilhanrabileh6190 18 күн бұрын
Subxanallah😢
@mohanadyaress7747
@mohanadyaress7747 Ай бұрын
Su aalo ayan rabay inaan ku weydiiyo xagee kala so xiriiri karaa saxib
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 Ай бұрын
❤❤❤🎉
@user-hamda-ali
@user-hamda-ali Ай бұрын
AYUPE AHMED WLLA ALE HA KU SHARAFO ❤❤❤ [ AYAANLE ]
@Soodhawow
@Soodhawow Ай бұрын
ASC wll
@user-hamda-ali
@user-hamda-ali 10 күн бұрын
@@Soodhawow wcs wlla
@doolarabdulahi4904
@doolarabdulahi4904 Ай бұрын
Aduun waxa joogna macaanki ka dhamaaday 😢
@JihaamCabdirahman
@JihaamCabdirahman Ай бұрын
Subhanallh ilaahay iimaanka hanagu sugo🥺😭
@hoodomo863
@hoodomo863 Ай бұрын
Xasbiylaah allahyow dadka xunban ka magan galnay 😢
@user-fe7dp9by2v
@user-fe7dp9by2v Ай бұрын
Ayuub wnn ku xiisneyy😢
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Ай бұрын
Thanks wllo!!!!
@rajababdirisak8352
@rajababdirisak8352 Ай бұрын
Alle ayan waydiisaneynaa danbi dhaaf
@user-hw8cd7du4z
@user-hw8cd7du4z Ай бұрын
Soubxanallha
@ixsaanmustafe3923
@ixsaanmustafe3923 Ай бұрын
Raga sababta koobad is kleh wa inay gabadha kaliya ay haystaan ka qanciyaan dhanwalba naxariis iyo jacaylna tusan hdi kle furnin iyo shekadn by ku danbaynaysa😢
@souleimanaliaden4341
@souleimanaliaden4341 Ай бұрын
😢
@mahamedaadam
@mahamedaadam Ай бұрын
Walhi maba dareesiiyeen waa soo jeedin lahaa waxa hayyaa oo nin xiligaa ugu baxayso baa ka qadai lahaaa kadipaa sayxin lahaa subaxdina waa furi lahaa
@Maame65
@Maame65 Ай бұрын
Walciyadu Billah
@ENGMohammed-hp8uo
@ENGMohammed-hp8uo Ай бұрын
Garaadsiyo
@fowziaahmed4125
@fowziaahmed4125 Ай бұрын
Raguba saas waa dhahaan xanuunkuu dareemi lahaa hadeey xaaskiisu nin saas u qorto beey ayaduba dareentaa adna wixii talaa ood soo gudbineeysid dhexdhexaad ka ahaaw mahadsanid
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Ай бұрын
Ilma haday keentana?
@user-xb8rr2uz2s
@user-xb8rr2uz2s Ай бұрын
wll talo karapa qofan jeclapa iciilaye😢😢​@@ayuubaxmedmedia
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 Ай бұрын
Jawaabtanu ka sugeyna jiq
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl Ай бұрын
​@@ayuubaxmedmedia protection baa jira
@user-su7jy1ks7m
@user-su7jy1ks7m Ай бұрын
Asc macalin wayadan waanaga ragtay dhirigalintadi
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Ай бұрын
Mashquulkaygaa batay ayaantaan wllky waanse soo noqon haday naftu igu baaqi tahay
@mariammahmuud260
@mariammahmuud260 24 күн бұрын
Sanado ayaa nalaka maqan yahay nimankii naqaby oo qurbaha jiraa waano dhawrsanhy markii aad qof naftiisa ka adag noqotid xumaanta iyo meelha ay kasoo galayso iska ilaaliso maxaa sababa qofkaad nolosha laqaybsatay aamintay inuu isku kaa badalo waan waxaan qaadan kari wayey
@ZahraCabdulahi-ut1nt
@ZahraCabdulahi-ut1nt 25 күн бұрын
M.a
@zuhurmohamed
@zuhurmohamed Ай бұрын
Ma amisani in ay waxan samey garto gabadh somaliya oo muslim ah wlhi🥺
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Ай бұрын
Wali waxbaa kuu dhiman aduunyada wllo warkaan waan ogahay gabar kastoo sharaf leh inay ku noqonayso wax aad u layaab badan oo caqliga ka weyn laakiin waxyaabo badan ayaa jira dunida gabar kasta oo soomaaliyeed Allaha ka badbaadiyo xumaan.
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi Ай бұрын
Ninka naag la qabo shulaansanya o caafimad ked waydiinaya muxu yhay😂
@amaalhajjiahmed9929
@amaalhajjiahmed9929 26 күн бұрын
Ninkii waqti iyo jacyl laga waayo waa laga danaysan macalinow aduunka rag baa buux dhaafiye
@amalismail7772
@amalismail7772 Ай бұрын
Saaxibtinimada iyo doorka walaaltinimo ee Nimanka maaha mid laysku halayn karo waayo wuu ka dhex bilaabi karaa
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 Ай бұрын
Acuuudubillaah bisinka
@ZakiXasan-kv8wz
@ZakiXasan-kv8wz Ай бұрын
Runtii aadbay ujirtaa arintaani bulshada dhexdeeda maanta
@barliincali9542
@barliincali9542 Ай бұрын
Nimankuba waa guursadaa naagaw 4 guursada waxii laka qaadaa hala arkee kkkkk
@ramloraali1358
@ramloraali1358 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SmartBio-nk3md
@SmartBio-nk3md Ай бұрын
Gabr walpoo laqabo alle ka cabso wlo
@nastehoabdirazhid1281
@nastehoabdirazhid1281 7 күн бұрын
Subxanllhy
@Siciid22
@Siciid22 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@farhiyoosman1626
@farhiyoosman1626 Ай бұрын
Subxanaka ilaahaw hanagu keenin
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Ай бұрын
Aamin yaa rabb
@Dagan795
@Dagan795 Ай бұрын
Aniga ayayba igu dhacdy wiill an is naqany intan talo u donty arima ihaysty derted ayuba igu ken keny ana ku raba ninkas ana kaga fcnan dona kulaha intan ka yaby ayan block iska sary
@abdimajid2893
@abdimajid2893 Ай бұрын
Haha Haha haha wlahay khabiir ayaad tahay bro halkaa kaga hay ragana qaarbaa hurdee baraaruji
@AbdikadirAlahi
@AbdikadirAlahi Ай бұрын
Ani wali ma guursan 25 years ban marayah isoo duceeyah doob noqdaye😅
@gaashaanshow
@gaashaanshow Ай бұрын
31 maroyaa noo soo ducey 😢
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 Ай бұрын
99 maraya soducaya 😂😂😂
@NUURIYE.
@NUURIYE. Ай бұрын
​@@gaashaanshow41 noo soo duceeya😂😂😂
@mustafeanshax12
@mustafeanshax12 Ай бұрын
22marooyaa duco
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Ай бұрын
Ilhow doobnida naga saar o nagu arsaaq gabdh wngsan amin
@ruuni2
@ruuni2 Ай бұрын
bal max kenay ado nin ku qabo nin kale la hadasho waxa qaldan man asi kala hatlo man 2 dena xalino yaab nagaha qaar wlhi mida kale ado lagu qabo ina niman kale la xariirto ama dhahdo saxibo ayan ahan jirnay ayaba qalat ah dini ahan iyo aqlaqi ahan bo
@user-kl8yz5sv6s
@user-kl8yz5sv6s Ай бұрын
Xasbunlllh
@libanismaeil5228
@libanismaeil5228 Ай бұрын
Si vous plaît arrête ça se bon pour la vie.. la plupart des gens on essaie de les comprendre rien
@IfarahFarah-pd9ek
@IfarahFarah-pd9ek Ай бұрын
Dhaqankanu maha dhaqan Muslim ina inagana ina khusayso ila tahay sabbato ah Marwood nlnkeeda lajoogto maxaa ugaynaya nin kale
@ibraahimmohahasaan
@ibraahimmohahasaan Ай бұрын
Dumarka mar walipa lasafan tahay sow iyaga qalad leh iyado marwo ah side nin asc udhihi karta wuxu dona ahaade ragg ka daa bahdilka ragga iyaga bani adamka ugu sareeyo iyagana allaah dunida ku bilaabay sida ogaansho oo kale ragg difaac siyasadda baanta manta jirto fahan
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Ай бұрын
Hooyaday qofna ilama dhalin, fikradaydana qofna ilama curin, inaan qof kale sidiisa u raacona ma ahane waa inaan noqdo qofkuu Alle iga dhigay xaqqa iyo sida Alle igu og yahay ayaan wax u sheegaa, in kastoo ku dayasho uu mudan yahay Cumar Inshaar hadana waxaan rabaa inaad ogaato, hadaan sida qof kale iska dhigo yaan uga tagaa qofkii Hooyaday iyo Aabahay dhaleen Allaha u dambi dhaafee? anigu anigaan ahaan intaan ka dhiman.
@ibraahimmohahasaan
@ibraahimmohahasaan Ай бұрын
@@ayuubaxmedmedia saxiix aniga 2021 ayan kugu so xirmay muqalada waan suga mar walipa walow an jecla inad enlishka wado dhibna malahan haday ku samaxeynin aniga dadla asxaabta nahay waxay igu dhahan nio ninkaas ayuub ah miyad wali dhageysata anigane waxaan dhaha waa qof dhinacyada nolosha wax iga baray macalinna ii ah adigane fv you tuber one ayad ii tahay dhanka muqaaalkii hadda xoga ragg uun ayad dhalaceysay anigane sidaas ayaan aragtideyda ugu so dhiibtay macalin aduun io aakhiro guuleyso hooyo macann allaah ha geeyo halkii rususha io saxabada allaah ha unaxriisto🙏🏼🤲😇
5 90% Qofka Farxad ka raadiya xor ma aha
12:39
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 39 М.
Qof ka bixi kara ayaad tahay GO'AAN GAAR
10:52
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 52 М.
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 39 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 12 МЛН
Kama dambays markay dantu ku gaarsiiso ayaad GARAN DOONTAA
17:37
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 55 М.
Naftaada Hadaad Jeclaato | Fandhaal Podcast 117 |
32:30
Omar Inshar
Рет қаралды 49 М.
Adigoo wanaagsan sababta laguu xumeeyo - ADIGU ISU NOQO
27:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 48 М.
90 Oraah Oo Noloshaada Wax Kabadali Doono | Qaybta 1aad |
15:13
Sidee unoqonkartaaa Ruux lajecelyahay || Sh Mustafe Xaaji
25:13
Salafmedia
Рет қаралды 1,1 МЛН
5 Gabar ragga u sameeya ma xushmayso
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 82 М.
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 129 М.
Щенок Нашёл Маму 🥹❤️
0:31
ДоброShorts
Рет қаралды 6 МЛН
Идеальный день ребёнка😂
0:11
МишАня
Рет қаралды 3,3 МЛН
Man tries outrunning cops on skateboard
0:10
Frankie Lapenna
Рет қаралды 6 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
0:17
dednahype
Рет қаралды 33 МЛН