Documentari | Sideen 1,000,000 ku Gaarnay Ogaansho | Qisada oo dhamaystiran .

  Рет қаралды 87,791

OGAANSHO

OGAANSHO

Ай бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 200
@zaxaneofficial1775
@zaxaneofficial1775 Ай бұрын
Ma aqaano qofka qoraalkeyga akhrin doona balse ilaahey janada ha inawada galiyo ❤
@kimu24june
@kimu24june Ай бұрын
Amen wll
@Daud612
@Daud612 Ай бұрын
امين يارب العالمين
@user-sg6wv6og1d
@user-sg6wv6og1d Ай бұрын
Aamiin yarabi
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 Ай бұрын
Amiin yaa rabi jazakallah akhii
@ahmedsh.mohameddaahir8784
@ahmedsh.mohameddaahir8784 Ай бұрын
Aamiin wll inaga iyo Waalidiinteenaba
@mohamedmukhtar4993
@mohamedmukhtar4993 Ай бұрын
Allah u naxaristo halkaa milion ee qof inta ka dhimatay🥺
@hooyomuuminogabadheda
@hooyomuuminogabadheda Ай бұрын
Aaamin 😢
@NJawte
@NJawte Ай бұрын
Waan ku faraxsanahay in aan 2017 ilaa hadda kula socday. Runtii Ogaansho jaamacad aan si bilaash ah ku dhigto ayay ii tahay. Mahadsanid walaal Cumar. Alle ha ku barakeeyo.
@user-hs4cd3ij3z
@user-hs4cd3ij3z Ай бұрын
Jaxiimo holac tufeyso😂❤ bro congratulations you deserve more than one million 🎉👏🏾
@Sahruush
@Sahruush Ай бұрын
😂❤
@user-lf2so2ye4h
@user-lf2so2ye4h Ай бұрын
😂😂😂
@MunaAli-be9qk
@MunaAli-be9qk Ай бұрын
😂
@MunaAli-be9qk
@MunaAli-be9qk Ай бұрын
“Qiimo raqiiis ah” iyo “yacniii “ labadaas eray aya iga dhex qayliyay anigana 😂
@deqanasir219
@deqanasir219 28 күн бұрын
Obaa ku dar😂😂
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Ай бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad ☝️ ❤❤❤❤
@BukhariMohamed-sf6uz
@BukhariMohamed-sf6uz Ай бұрын
This is not asad hagio
@cantarsaanaa4134
@cantarsaanaa4134 Ай бұрын
Ma,aha asad xaqiiqi ah😂
@Ajmoha-u3b
@Ajmoha-u3b Ай бұрын
@cantarsaanaa4134 even he doesn't know how to spell English 🙄 ani waxaan layaabey dadkaan afsomaaliga kafaanaya 😂😂
@abdiasismohamed2093
@abdiasismohamed2093 Ай бұрын
Scw
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot Ай бұрын
Scw
@MaxamedCadde-ln9ni
@MaxamedCadde-ln9ni Ай бұрын
Ogaansho Channel aan waxbadan ka faaiday. Asagoon 30kun gaarin baan kusoo biiray. Maanta IM
@350relaxing-meditationtv2
@350relaxing-meditationtv2 Ай бұрын
Aniga kan ki ka horeeye ayan kaso waregay marko xirmaaye waba la igu bilaway
@user-nw9qm8fg3b
@user-nw9qm8fg3b Ай бұрын
intas maxad hormar ah gaartay mise nin faca dawaneyse
@MaamulahaMaamulaha
@MaamulahaMaamulaha Ай бұрын
Sheeko ciyaalka meesha kala tag​@@user-nw9qm8fg3b
@umusafa9915
@umusafa9915 Ай бұрын
KZfaqr ka kaliyaa ee inaa la kumo mar uun an jeclahay walalkey cumar ishaar nin ehlu diin ah caqli badan si xigmadesan wax kugu shegayo 5 milyan ayaa boo lana ah insha allah team ogaansho
@sharmarkeibrahim2822
@sharmarkeibrahim2822 Ай бұрын
walal qofkan wuu aqrinaa commentigada marka ha halagin qofka hadad wanag ku tuhmayso ha shegin qalbiga ku hayso sababto ah waxbu ismodaa marka asagana ha halagin adigana amanta haku fogan
@mustafNune
@mustafNune Ай бұрын
Ogaansho waa uqalma 1m xaqiqdo ka hadla kanalkan
@hadillaium
@hadillaium Ай бұрын
Channelkan asgoo 80k maraayo ku soo biiray dadka aan kasoo horeeyay soo dhowaada guys😂❤ anyway ustaad omar inshar wxyaalo bdn aan ka faaiday way jiraan Alle haka abaal mariyo wxyaalo aan ku dhaliilo way jiraan aygna qof dhameestiran ma jiro😊 Hamblyo ustaad😊😊
@KafeeyoAli-ge1ku
@KafeeyoAli-ge1ku Ай бұрын
700m ayuu marayey
@Daud612
@Daud612 Ай бұрын
2021 ayan kuso biray aniga🫡👍🏻
@Al-Andalus_Empire
@Al-Andalus_Empire Ай бұрын
Kanaalka kale uu lahaan jiray kusoo gaaray 10k xitaa ma dhameen markaas😂😂
@Yooco.
@Yooco. Ай бұрын
ANIgu 2022kii ayan bartay😅
@7june2024
@7june2024 Ай бұрын
2020 kii
@user-ev8nl7qt5c
@user-ev8nl7qt5c Ай бұрын
Ilhow imtixaanka dowlada noo fududeey aamiin😢❤
@shamsosaidahmed7085
@shamsosaidahmed7085 Ай бұрын
Aamiin yaarabi 😢❤
@Ahmedy64
@Ahmedy64 Ай бұрын
Aamiin yarabi
@user-kx9hi3qg2s
@user-kx9hi3qg2s Ай бұрын
Aamiin❤
@MursalNuux
@MursalNuux Ай бұрын
Haka warwarin zxp insha'Allah A+ ayaad keeni doontaa
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad Ай бұрын
Orodoo ka bax KZfaq wax aqriso bisinke.
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad Ай бұрын
Wiilkan hal dabeecad ayaan ka simanahy waana wax yaalaha israafka ah kama helo asne wa sidas Hambalyo aboowe guleyso waxaa ii noqotay macalin sharaf ku noolow waligaa😢😢🎉❤❤❤❤Hambalyo congratulations 🎊 😮
@user-sp5ot9yz3f
@user-sp5ot9yz3f Ай бұрын
Israafka maxa kawada wll 😢
@S0MAALI__KING
@S0MAALI__KING Ай бұрын
iphoneka iskadhig oo samsung qaado wll si an warkaga u aamino 😂
@bukaanbilechannel
@bukaanbilechannel Ай бұрын
@@user-sp5ot9yz3f in wax malyacni aad usoo iibsato tusale adoo boorso dhar ah heysato hadana isbuuc walbo aad dhar soo gadato taasa la dhahaa israaf
@FarhiaElmi5233
@FarhiaElmi5233 Ай бұрын
@@user-sp5ot9yz3fq we
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Ай бұрын
Walahi malayacniga dadka aad baay u dawadeen waxana lajoga xiliga nolosha dhab u qadan leheden kuna soo bira ogansho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaadumoAhmed-sf2dy
@FaadumoAhmed-sf2dy Ай бұрын
Waa u qalanta ustaad cumar😊❤❤❤
@hamse_saciid_gaariye
@hamse_saciid_gaariye Ай бұрын
Intaa iyo inkabaddanba waad u qalanta ustaad Omer inshaar❤
@fartaxaaji9451
@fartaxaaji9451 Ай бұрын
2019 ila hada ayan ku xiranahay MashaAllah wax badan baan ka faaiday walalkey Omar 🎉 congratulations intaa in kabadan ku rajeynaa
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 Ай бұрын
2017 kala barkeedii ilaa maanta ayaan ku xirnahey OGAANSHO 1m kabadan buuna uqalmaa CHANELL-ku horey usoco cumar ishaar
@abdirahmandekow8525
@abdirahmandekow8525 Ай бұрын
Congratulations brother you deserve more than that 👊 let's pray for Palestinians 🇸🇴🇪🇭
@Ajmoha-u3b
@Ajmoha-u3b Ай бұрын
Sxb somali baatahay knaalka qufka iska leh waa somaali afkaaga kuhadhal wakusalamaa
@GaraadMedia851
@GaraadMedia851 Ай бұрын
Waa sax afkaaga hooyo hadii aadan maanta ku hadlin goormeed ku hadli doontaa.
@mohhamedabdi6285
@mohhamedabdi6285 Ай бұрын
Congratulations
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid Ай бұрын
Zxp arin baan kaa rabay😢❤​@@Ajmoha-u3b
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 Ай бұрын
​@@Ajmoha-u3b KU HADHAL)---×--- mise? KU HADAL) Af'kaaga ku hadal --------------------------------- iska hagaaji qoraalka af'somaaliga
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Waadsoo halgantay mashaAllah, intaan iyo kabadan ba waad uqalantaa.hambalyo hambalyo.❤❤❤❤❤
@mohamed88466
@mohamed88466 Ай бұрын
9:08 waa aniga saxib raali waa ka ahay sawirkayga in aa soo qaadato
@AhmedMohamed-cr5fv
@AhmedMohamed-cr5fv Ай бұрын
10 Million 🎉ku rajayn sxp, wd istaahishaq❤
@sundusabdirahman8769
@sundusabdirahman8769 Ай бұрын
ALLXAMDULLIH inaa kamid ahaa dadkii oguhoreeye 2017 inaa kusoobiiray wax badan kafaaiday shukran ustaad omar inshaar Waxaa jirta inaa muqaaladada aan fiirsado kuwa tarikhiga oo aan daabuurka machadka su'aalo aan waydiiyo jimco kasto waxa idhafo sodhigto dib ufiirsanjiray madaamo khadka marmar igu adkeed inaa helo wax nadan walee wax badan wakaafaiday
@XaawoIsmaan-es4hm
@XaawoIsmaan-es4hm Ай бұрын
Macalin waad u soo sawartay 1m kaan waxaan kuu rajeeynaayaa intaan in ka badan in aan wada gaarno insha allaah
@apdirahmanmahmuud
@apdirahmanmahmuud Ай бұрын
Hada ma waxaa jiro hal million ooo soomali oo siigestey Subxaanallah Ilaahow soomaalida soo hanuuni
@saadiqwarsame5168
@saadiqwarsame5168 Ай бұрын
Congratulations brother waxaa kamid ah dadka sida joogtah kuula socoday mudo badan
@مريم-علي
@مريم-علي Ай бұрын
Uma maleynaayo Hal vedio oo aana daawan inuu ku jiro congrats teacher 🎉🎊❤
@252uTeach_
@252uTeach_ Ай бұрын
Hamplyo Omar inshaar wll ku soo raacy 100 kun up to 1000000 Runti wax badan ka fa idey Ka badan insha allh waad gaaadhi
@user-pv7pm3un2p
@user-pv7pm3un2p Ай бұрын
Masha Allah safar dheer kadib. 1 million MABRUUK
@suhurahmednur8656
@suhurahmednur8656 Ай бұрын
Saxibkaga kugu yidhi ri ciyaysa 😂😂😂wuu ka qoomamonyaa hnblyo hnblyo wll omar ale haku wado hormarka.❤❤
@halimaabdirisaq9711
@halimaabdirisaq9711 Ай бұрын
Mashallah hamblyo ogaansho university without fee
@Hw15243
@Hw15243 Ай бұрын
Masha Allah hooyo allaha ku barakeeyo Eeddo macaan Keep going من جد وجد، ومن زرع حصد ❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@abdallaiddo3940
@abdallaiddo3940 Ай бұрын
Qof kale oo somali ah u qalmay 1m iyo wax kabadan walal omar ishaar hore u soco
@Axmeds222
@Axmeds222 Ай бұрын
Mahadsanid wll cumar, miisaanka xasanaadka Allah ha kuugu daro sida quruxda badan ee aad wax nagu soo kordhinayso
@mohaa36
@mohaa36 Ай бұрын
Ustaad intaas iyo inkabadanba waad uqalantaa Guulayso❤
@Samimusic.1
@Samimusic.1 Ай бұрын
Tan iyo 2019 ayaan ku xidhanahy inkastooy ay jiraan wllo igasoo horeeyay waxn kaa faaiday wax aad u qiimo badan, Waxad wax noogu sheegi jirtay sida walaalka wayn ❤
@mrfuga6041
@mrfuga6041 Ай бұрын
Hambalyo nin meel wayn inogu jira isbuuc walbana wax faaiido leh ino so gudbiya 7 years ago I joined this team Ogansho and absolutely i enjoyed!!!
@ifrah_
@ifrah_ Ай бұрын
Maasha Allaah hambalyo Ustaad.
@xaliike.abtiyuu9324
@xaliike.abtiyuu9324 Ай бұрын
Aniga shakhsi ahaan waxbadan ayaan kaa faaiiday oo noloshayda bedelay Allah haku garab galo
@Kingsalluu1
@Kingsalluu1 Ай бұрын
ALL YES ON RAFAH 🤝🫡💪❤️
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Ай бұрын
All eyes on Rafah✅🔥
@SMF-GSM2
@SMF-GSM2 Ай бұрын
All eye on rafah
@Anshax___x77
@Anshax___x77 Ай бұрын
* EYES
@shukricabdirashiid3427
@shukricabdirashiid3427 Ай бұрын
Hamblyo omar inshaar runtii dadaalka bixisay miradhalkiisi waa hysaa horey usiisoco hormar ku rajena❤ wxbdana aan ka faaidny
@Daud612
@Daud612 Ай бұрын
ka badan ayad u qalanta Ustaad wax badan ayan ka faaidnay runtii❤🙌
@mahdiyasiin3723
@mahdiyasiin3723 Ай бұрын
hanbalyo hanbalyo hanbalyo walal guul guul guul ayaad ku talabsatay horu soco dhinaca wanaagsan insha allah ugu danbayn mahadsanid
@user-ds6dv4pq7y
@user-ds6dv4pq7y Ай бұрын
BISHAARO BISHAARO IYO BIL KHAYR, ALLAHA KUU BARAKEEYO MANSHA'ALAH, HANII,AN MARII,AN
@Omarfaruqabdi9194
@Omarfaruqabdi9194 16 күн бұрын
Ogaansho, m.a hambalyo nin aan jeclahay run ahaanti hal ama labo ilbidhiqsi ahh lakulmo yaccc . Wish you all the best wherever you are bro I salute you 🙏💪
@HalaneOffice
@HalaneOffice Ай бұрын
mansha allah sxb guulayso khayrkana ka shaqee , cadowga somalia iyo islaamkaba sidaas uga hadal oo jiilka dabbe uga faaidaystaan.
@Kingsalluu1
@Kingsalluu1 Ай бұрын
Congratulations 🎊 HABALIYO ustaad omar inshar 🫡🤝
@Ismailkarama-tk4bs
@Ismailkarama-tk4bs Ай бұрын
HAMBALYO HAMBALYO USTAAD OMAR INSHAAR
@user-sk4lg6rv1j
@user-sk4lg6rv1j Ай бұрын
Masha Allah. Omar inshaar Again omar Al-jaziira congratulations❤❤❤
@CadeXaani
@CadeXaani Ай бұрын
congratulation qof kaliya ee somaliya ee u qalma 1 milion dhab ah gaara ayaa tahay
@muxamedamiin1018
@muxamedamiin1018 Ай бұрын
Ka Badan ayaad mudantahay Ustaad 🎉❤
@zakariyeaxmedanc
@zakariyeaxmedanc Ай бұрын
Qof aan inbadan wax ka faaiday Hambalyo Ustaad Omar 1M🎊❤
@user-lp4re1zq1c
@user-lp4re1zq1c Ай бұрын
Ustaad Omar Dhalinyarta aan kamidka ahay wax badan ayaad ka tustay nolosha mahadsanid
@Ahmedkalkal-kd9eu
@Ahmedkalkal-kd9eu Ай бұрын
Ustaad hore u soco keep going
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 Ай бұрын
Mnsha Allah Ustaad Alle Haku jeclaado
@Issa_hassan11
@Issa_hassan11 Ай бұрын
Congratulations ustadi keep going xili walba waan kula socdaaaaa 2019 ilaa iyo waqtigaan la joogo
@CadnaanCabdulahi-ki1uc
@CadnaanCabdulahi-ki1uc Ай бұрын
Maasha Allaah Aniga Xiriirinta Ma Jeclewn Lkn Qu'aanka Ayaan Ku Furi Jiray Ismujiya Reer School Mujamac
@Khaliiid212
@Khaliiid212 Ай бұрын
Allahuma barik akhi
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
Aad iyo aad weli hora u soco ustd
@SaidAbdullahi-cv3il
@SaidAbdullahi-cv3il Ай бұрын
Guul, wallahi maqaan ilaa 2017kii mise 2018kii may aheyd l, waan ku daawanaaya
@khadarhassan9786
@khadarhassan9786 Ай бұрын
Ogaansha the best Somali KZfaqr Walal mahadsanid waxaa aad noo soo gudbiso waan jeclahay anuu ilaa 2017 kii bishii 7 kugu xidhanahay Horay u soco Walal 🙏🙏🙏💯💯💯
@guleidjirde2535
@guleidjirde2535 Ай бұрын
Waad gaadhay runtii hambalyo Waxan kaaga digayaa arimaha soomaalida ee qabyaalada ku qotoma inaad iska indho tirto ama si guud aad ugu hadasho oo aanad sii dhex galin waayo bulsho soomaalida oo dhan baa ku daawata. We love ogaansho from hargeisa, Republic of somaliland
@MABRUUK
@MABRUUK Ай бұрын
😂😂😂😂😂 Somaliland
@SuldaanAbiika-tm2dz
@SuldaanAbiika-tm2dz Ай бұрын
Hampalyo ustaad omar inshar intaan iyo kabadan waa u qalantaa guuleyso ❤🎉
@cumarcabdulahicilmi8407
@cumarcabdulahicilmi8407 Ай бұрын
Hambalyo bro omar inshar samikeyga hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤
@cmcoffcial19
@cmcoffcial19 Ай бұрын
Cimarow 2018 ayaan Ku dhageesan jiray Allaha Hamigaaga Hakuu rumeeyo 2M kuu rajeena
@khaliilaliahmed53
@khaliilaliahmed53 28 күн бұрын
Hambalyo my best channel 🎉🎉🎉 👏 ❤❤❤❤😊
@hadillaium
@hadillaium Ай бұрын
5:49 5:52 😂😂😂 xilligii high schoolka soo xasuuste mar wlbo classkeyga tabuurkas u lahaa anaa xiriiriyi u ahaan jire ama KZfaqr soo noqdaa🤣🤣🤣
@user-lp8yg2nf9l
@user-lp8yg2nf9l Ай бұрын
masha allah hambalyo akhuuna والله تستاهل كل خير
@Caaishomacalincabdullahi123
@Caaishomacalincabdullahi123 Ай бұрын
KZfaqr kaa fiican oo la daawado maba jiro aslan😂kalmada Aslan adigaan ka bartay mana aqaan micnaheeda😢cumar inshaar 2019 ban kugu so xirmay waana kugu faaiday mahadsanid wll qaali cimri dheer iyo cibaado fican iyo cafimaad wanagsan alle haku siiyo Omer inshaar iyo shiikh mustafa haruun 2bada qof ee aan social media ugu jeclahay ❤hampalyo intaan ka badan waad u qalantaa🎉🎉
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn Ай бұрын
wlhi kalmada aslan wuuba ibaret 😂
@user-eb3cm3uf9c
@user-eb3cm3uf9c Ай бұрын
Aslan means Totally ama Gabi ahaanba
@SabaaxAli-kt2vv
@SabaaxAli-kt2vv Ай бұрын
hambalyo hambalyo my brother thanks wax badan ban kaa faiiday waxan ku rajeynaya intan iyo inka badan insha Allah bro Keep going🎆🎂💐🎁😂
@Wealth_-Cqadir.
@Wealth_-Cqadir. Ай бұрын
تقدم للأمام ياصديقي
@cabuud16
@cabuud16 Ай бұрын
Hore u soco bro
@MR.X1Y3
@MR.X1Y3 29 күн бұрын
Ma soomaali baa tahay 😂
@cabuud16
@cabuud16 29 күн бұрын
@@MR.X1Y3Haa walal
@drmahadmohamed8962
@drmahadmohamed8962 28 күн бұрын
Sxb makula hadli karaa
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Ай бұрын
Mahadsanid Ustaad, dabcan qisadaadu aadbay muhiim noogu tahay.
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 Ай бұрын
Hambalyo ustaad omar wanku faraxsanahay in aan ka mid ahay dadka ka mid ah halkas million oo qof Kanaalkan waxan kusoo biiray 2019 almost 5 sano weeye alx hambalayo mar kale
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 Ай бұрын
Hambalyo best soomali youtube channel
@cabdiraxmaanmaxamed966
@cabdiraxmaanmaxamed966 Ай бұрын
Mahadsanid walaal omar inshar wax badan baan kaa faa,iidnay I’m proud you ❤. Hambalyo 1m subscribers ❤🎉
@XudayfeCigaal
@XudayfeCigaal Ай бұрын
Maasha Allaah Ustaad Ilaahay hakaa abaalmariyo Shaqada aad noo haysid, waana kuugu hambalyayn
@Princehishaam
@Princehishaam Ай бұрын
من جد وجد ومن زرع حصد🎉🎉مبروووك ألف مبروك اخي العزير عمر انشار 😊بارك الله عمرك وأجعل الله الفردوس الأعلى مثواك🤲🤲❤️
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi Ай бұрын
Ogaansho waa channel-ka kaliya ee maanta muuqaal aad ka daawatay aadan ku qasaareenin oo cilmi maadi iyo mid diini aada ka kororsaneysid masha allah ilaahay haku barakeeyo walaal qaali ah ayaa tahay 95% waxaad ka dhawaajisaaa waxyaabaha maankeyga ka guuxayo oo waxaan is dhahaa tolow maku ogaa 😂. Hambalyo Hambalyo 🎊 🤛🙏👌👏
@FadumoSalad-cc3dl
@FadumoSalad-cc3dl Ай бұрын
My favourite KZfaq ogaansho & Omar inshar Congratulation
@haboonnuura459
@haboonnuura459 28 күн бұрын
Halkaan ka fog baad uqalantaa guuleyso bro congratulations 🎊 🥳🥳🥳🥳🤴
@aishaabdirahman1510
@aishaabdirahman1510 28 күн бұрын
Aniga ka caaisha ahaan muuqaalkaagi ugu horeeyay waxaan arkay 2018 anigoo xog aan taaburka ka soo jeediyo raadinaayo xiligaana aad ayaan uga helay muuqaalkaga markaa oo laga joogo 5ilaa 6 sano aad baan kugu xiranahay waxyaabo badana waan kaa faaiday ilaahey hakaa abaal mariyo waxaa tahy macalin macalinyaasheyda ka mid ah🥳
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud Ай бұрын
Hambalyo mudane macalin Waxan odhaan kara waxatahay Macalinki nolosha e ugu ficna e dugsigisa kubiiro aduun iyo akhiiroba alle khayr hakusiyo
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 Ай бұрын
Goat of yt guulayso ustaad cumar 🎉✅✌🏽
@user-ct5bg3bs5l
@user-ct5bg3bs5l 27 күн бұрын
masha allaah wll key qaaliga ahow cumar allaha hakulajiro ilaahey haku xafido insha allaah wll key
@nasriinmaalin3654
@nasriinmaalin3654 Ай бұрын
Masha'allah tabarakallah Allahuma baarik congrats dear brother🎉💐🎈🎉
@Jamila-zs1dt
@Jamila-zs1dt Ай бұрын
Very happy to hear this information
@profalcadaala
@profalcadaala Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Hambalyo Hambalyo Omar inshar 1m oo qof oo kugu xiran wax salhan maahan intaa iyo ka badanba waan ku Rajayn dadaalkaaga sii laba jibaaar guul iyo gobonimo
@Hiigsasho
@Hiigsasho Ай бұрын
Congratulations , Ustaad waa dadaashay intaas iyo in kabadan istaahishaa ❤
@khadaribnufaysal7321
@khadaribnufaysal7321 Ай бұрын
Shukran ustaad Hambalyo hamplayo waad dedaashey الجزاء من جنز العمل 🎉
@mohamedabdikadir3330
@mohamedabdikadir3330 Ай бұрын
Congratulations Omar inshaar
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Maa sha Allah keep going my brother kabadan ayaa istahishaa ❤
@Maxamuudberiyow
@Maxamuudberiyow Ай бұрын
Hambaliyo walaalka soomaali boos weyn baad uga jirta runtii horey u soco I.a
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 Ай бұрын
Mahadsanid cumar inshaar jazaaka allaah kheyr waad u faaidaysaysomali badan
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Ай бұрын
❤❤ hambaliyo Omar inshar 🎉 ika badan ku rajeyneya❤
@mohamedadem4053
@mohamedadem4053 Ай бұрын
Asc CUMAR INSHAAR WAXAAD TAHAY GOLDEN VOICE KA ✨️ SOOMAALIDA WAANA XAQIIQ
@AmiirZack
@AmiirZack Ай бұрын
congratulations brother🤴
@Iskutashi
@Iskutashi Ай бұрын
Mashalalh ustaad Omar wada fcn ayaad noo furtay inaan wax bdn kaa sii barto ayaan rajaynaaa.
@AmiinmohamudIbrahim
@AmiinmohamudIbrahim Ай бұрын
Congratulations 🎉 ustaad
@M.KhadarAhmed
@M.KhadarAhmed Ай бұрын
Congratulations 🎉👏🏾👏🏾👏🏾❤
@Amiina_Mohammed
@Amiina_Mohammed Ай бұрын
Masha'allah Cumer. Aaad baan kuugu hambalyeynayaa. Rabbi ha ku karaameeyo ❤
@saed_abdrahmn
@saed_abdrahmn Ай бұрын
Hambalyo ustaad 🎉❤.
Is cadaynta | Khatar Weyn | Mawduuc dhinacyo badan taabanaayo |
13:29
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 42 МЛН
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 79 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 12 МЛН
Sirta Ilaahay ee Xalka Dhibaatooyinka oo Dhan .
15:44
OGAANSHO
Рет қаралды 106 М.
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12
OGAANSHO
Рет қаралды 220 М.
Mawaaqif Geesi Nimo Leh , Hogaamiya yaal Afrikaan Ah .
14:01
OGAANSHO
Рет қаралды 231 М.
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 204 М.
90 Oraah Oo Noloshaada Wax Kabadali Doono | Qaybta 1aad |
15:13
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 42 МЛН