Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Maxaa inaga khaldan? Prof. Cabdalla C. Mansuur

  Рет қаралды 24,655

Centro Studi Somali

Centro Studi Somali

7 жыл бұрын

Waxaa Prof. Cabdalla Mansuur muxaadaradan ku falanqaynayaa dhibaatooyin la xiriira dhaqanka Soomaaliyeed: 1) wuxuu aaminsan yahay in Soomaalidu ay ku fashashay ama kari la’dahay in ay is waafajiso saddex nidaam oo ay ku dhaqanto, kuwaasoo kala ah: nidaam dowladeed, nidaam diimeed iyo nidaam dhaqameed, isla markiina middoodna si fiican uma haysato Soomaalidu; 2) Sidoo kale wuxuu falanqaynayaa jahawareer ka taagan haybta shakhsiga (ID) Soomaaliyeed oo aan xasillayn.
Il Prof. Cabdalla Mansuur analizza alcuni problemi connessi alla cultura somala. 1. Egli ritiene che i somali abbiano fallito nel conciliare i tre seguenti sistemi: sistema governativo, sistema religioso e sistema tradizionale, e allo stesso momento non praticano bene nessuno dei tre; 2) analizza poi le cause dell'attuale confusione nell'uso scritto della lingua relativamente all'identità personale (ID) che non è stabile.
Prof. Cabdalla Mansuur analyzes here some problems linked to Somali culture. 1. He affirms that Somalis have failed in conciliating the three following systems: government, religious and traditional system, while practicing righteously neither of them; 2. He analyzes the causes behind the confusion in the use of the written language relating to the personal identity (ID) which isn't fixed yet.

Пікірлер: 27
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 3 жыл бұрын
Maansha allaah waa khabiir wadaniya caqliga allahakuu dhawro
@seidabdi751
@seidabdi751 Жыл бұрын
Cabdalla Cumar Manssuur = C/ALLAAHI OONMAAR MAXMUUD
@khaalidelmi517
@khaalidelmi517 6 жыл бұрын
Prof Cabdalla Mansuur, ruux abaal u galay Umadda Soomaalida sida uu isagu hawlay baarista, qorista iyo falanqaynta AFKA .
@abdullahiahmed7130
@abdullahiahmed7130 5 жыл бұрын
Soomaalinimadda dadka ka runsheegey ayuu ka mid yahay professor Abdallah Omar Mansour. Waad ku mahadsan tahay cidwalba oo ka qayb qaadata soo bandhiigusta dhabta taariikhda Soomaalidda
@maquuste9300
@maquuste9300 Жыл бұрын
❤❤❤... 1 ❤❤❤❤❤Qq❤
@maquuste9300
@maquuste9300 Жыл бұрын
❤❤.
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 3 жыл бұрын
Reer guuraaga waxa ka hilib cun badan wadaadada, reer magaalka iyo beeraleyda. Reer notify hilib ba wuxu cuna kolka marti timaaddo ama neef jabo, iwm
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 3 жыл бұрын
Asc prof Mansuur. Walaal Axmed Gurey beeshiisu waa Dir-Madaxweyne-Akishe-Iggo. Faracna waa dhaqan yahay waxay se ku dhexdhaqan yihiin Oromo
@abdiasisbashir7039
@abdiasisbashir7039 Жыл бұрын
Calanka Switzerland ba kohoryaal ama idin horyaalka markasa dalkayga iyo afkayaga kahadlaysaan somalia ajanabi maleh dhaqankayga waa ka difaacana
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 жыл бұрын
Qabyaalad waxa lgaga bixi kraa ookaliya in dawlad cadaaliya lahelo aragtidayda
@ramjeego3812
@ramjeego3812 4 ай бұрын
Asagaaa u baahan afka un labaro😊
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Sheekh Abadir iyo 40 kii sheekh ee maka/ madina kayimid ee dariiqsda Harar kabilasby madaarista diinta islaamka Ayaa Ka horeeyey Axmad guray xaga fidinta diinta
@Username11249
@Username11249 11 ай бұрын
Xayaysiin sayidkaa weeye qaybtani
@mohamedgelwed7997
@mohamedgelwed7997 Жыл бұрын
Nuur aaf somalika weeyaan aafka faraansiiska nour o+u=ou waxay uu dhiikaanta uu n ,iyo r ,n, wa na aaf somalika n ,aaf faraansiiska waa ,en maarka aaf f waxa loo aqriya nour waa salamantahay
@indhomadobe6636
@indhomadobe6636 2 жыл бұрын
Xaqiiqada ayuu farsaare
@mohamedgelwed7997
@mohamedgelwed7997 Жыл бұрын
Somalidu haa gataato dhaaqaanka ciisaha iyo xeerka ciisaha siidasaay naabad iyo miidoow ku gaadhaayan
@user-vk9gg5ws8e
@user-vk9gg5ws8e 4 ай бұрын
Waxaa asal ah waa maayga Beentaasi nagala hortaga
@yoonisguleed8645
@yoonisguleed8645 2 жыл бұрын
Soomaalidu waa dad laheysto oo maskaxda carab duli uu maamusho...been bey kunoolyihiiin
@AbdullahBolow
@AbdullahBolow 6 жыл бұрын
Mahad sanid sida lagu aburay qorinta af ka somaliya iyo dictionary ga lakin looms dhama qoritanka af ka somaliya xaqiiqada bari kofur waqoyi iyo galbeed ereyada halka si Malaga soo arurinin
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 8 күн бұрын
Mj gu been badanaa,af somaliga dawladii kacaan ka ayaa abaal loogu hyaa waxan kle aad shubaysaa waa sheeko faan mj.
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 4 жыл бұрын
Af somaligu wuu ka cabanayaa raga reer koonfureedka ah. Af somali jilicsan oo liita ayay ku hadlaan. Waar adeerayaalo afka qotomiya oo culeyskiisa siiya oo bahalka ku xaragooda, jileec fooqal jileec baa tihiine.
@mascudsalad958
@mascudsalad958 3 жыл бұрын
silk hoyada aa jilcan shuwadii kudhashay was gusa kaw kaga sina wlh duli focal dili
@tahahassan3969
@tahahassan3969 3 жыл бұрын
@@mascudsalad958 Dhhaqnka takoorka goormuu ka bilaabmay wadankeena somaaliya?
@mascudsalad958
@mascudsalad958 3 жыл бұрын
@@tahahassan3969 dadka sev ahayen 91 ka hor inta lakala tagin
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 6 ай бұрын
Qofka iney murayad kutahay hadii iyadoo kuhortagan iska tirto sanka adigana iskatirtid aba isha uu iska tiro iskatirtid hadu isaga iskakaahor arko inuu bilabo aqtuf sidokale madax xogataa shanta mase farta farta weey ceemata hadishanta lagalin madaxa kuxogan yakadanbeya aqtuf qofka haduyaryahay qofka wayelkaa wax loshega wasaqda sanka uu cunaya cunuga aba dabeyshada ee xasasiyodo qoyaan dhamad laheen samesmo
تجارب رجل تجاوز الثمانين عامًا | بودكاست فنجان
1:56:36
Prof. Abdallah Mansur -  Muhimmadda Afka ee  raadka taarikhda
46:59
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 17 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,2 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Taariikhdii Abwaan Sayid Maxamed Cabdale Xasan
35:48
Hawraar Music Production
Рет қаралды 216 М.
Afsoomaligu waa Afkii Nebi Aadan ( Buuga Adam's Word)
55:58
PROF: CABDALLA MANSUUR GOORMA AYAAN HELNAY XORNIMADA RUNTA AH ?
45:15
Barnaamija Xusuus Reeb Iyo Hadraawi By Ducaale
1:15:11
Horn Cable Tv
Рет қаралды 977 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 17 МЛН