Prof. Abdallah Mansur - Muhimmadda Afka ee raadka taarikhda

  Рет қаралды 25,434

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Hanoolaato Media Network is an independent media organization that focuses on publishing news that matters. We report on issues concerning human rights, governance, and social justice in Somalia and the Horn of Africa. Our mission is to support communities in accessing and realizing their basic human rights. We strive for a world where everyone, regardless of gender, has equal access to opportunities and resources. As an authentic Somali media organization, we empower communities through social mobilization, training, advocacy, and media production. Our goal is to create a platform for local stories, discussions, and the exchange of information and ideas. We promote transparency, accountability, and democracy, addressing topics often overlooked by mainstream media, such as governance, human rights, corruption, and accountability.
Editorial Guidelines for Hanoolaato Media Network:
Accuracy and Verification: We prioritize factual accuracy in our reporting. All information should be thoroughly verified from reliable sources before publication.
Objectivity and Impartiality: Our reporting should be fair, unbiased, and free from personal or political influence. We present diverse perspectives to provide a comprehensive understanding of the issues.
Community-Centric Approach: We focus on stories that directly impact and matter to our community. Our coverage should reflect the concerns and experiences of the local population.
Human Rights and Social Justice: We give special attention to issues related to human rights, governance, and social justice. Our reporting should shed light on injustices and advocate for positive change.
Transparency and Accountability: We strive for transparency in our operations and hold ourselves accountable for the accuracy and ethical standards of our reporting. Corrections, if necessary, should be promptly addressed.
Empowering Voices: We provide a platform for community members to share their stories, opinions, and concerns. We encourage open dialogue and constructive discussions on critical issues.
Promotion of Democracy: We support democratic values and principles. Our reporting should encourage transparency, accountability, and participation in governance processes.
Sensitivity and Respect: We maintain sensitivity to cultural, religious, and gender issues, ensuring our reporting is respectful and avoids harmful stereotypes or discrimination.
Editorial Independence: Our editorial decisions should be free from external influence, enabling us to report truthfully and responsibly on issues affecting our community.
Continuous Learning and Improvement: We encourage ongoing training and development for our staff to enhance journalistic skills, ethical standards, and knowledge of emerging media trends.
These operational editorial guidelines serve as a framework for Hanoolaato Media Network, ensuring our reporting upholds integrity, fairness, and the pursuit of a just and informed society.

Пікірлер: 65
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Caawo baan Nin weyn kaa hayaa! Waxaa kaloo dhiman Madaxweyne Cabdi khaasim salaad xasan ❤💝🇸🇴
@namiin3034
@namiin3034 Жыл бұрын
MASHAALLAH ILAAHAY ha barakayo professorka Amiin, very informative.
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 Жыл бұрын
Maashaaallaah Tabaarakaallaah waa macalinkeygii jaamacada aad u qiimo badan ahlu sharaf ardaydu ay jecel yihiin buu ahaa. Allaah ha xifdiyo.
@boodhleshow
@boodhleshow Жыл бұрын
Mid ka mida waraysiyadii ugu qiimaha badnaa ee aan daawado. Alle haku barakeeyo #Pro_Abdalle_Omar_mansur
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Жыл бұрын
Excellence wareysi aad u qiima badan mahadsanid Ayaanle 👍 Prof ilaahey gu' waara ha siiyo 🙏
@Muhamed-negeye
@Muhamed-negeye 9 ай бұрын
Aniga iyo professor Abdalla Mansour halka an ku dhalinay sidey isugu dhowyihiin iyo aqoonteenu sidey Ukala fogtahay wax qiyaastii isku dhow mahan waana ninka kaliya ee an aqoonsanahay profesor dhab ah waana role model keyga waxaan rajeynaya inaan heerkaada oo kale an gaaro Ilaahey cimrigiisa hainoo raajiyo profesor-ka from Raxoole❤
@Maxamed-Salad-Gurey
@Maxamed-Salad-Gurey Жыл бұрын
Walaahi Aniga oo Daawanayo Barnaamij Wareeysi Ah Ayuu Iisoo Dhacay Video gaan isla Markiiba waan iska xiray oo Kanaan Daartay Aad Ayaan U Jeclahay Taariikhda Qalbiga Prof kaan Ku Keeydsan Allaha Ku Daayo Ayaan #Prof_Abdalle_Omar_Mansuur #Hanoolaato Shaqo wacan
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Maaashaa,allaah Waxaad sameeyseen su,aala iyo jawaaba Aan ummada ka maqnaa🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿
@zaakiisa
@zaakiisa Жыл бұрын
Taariikhdii oo manta na horfadhida Ilahay cimrigiisa iyo aqoontiisa ha barakeeyo
@calirageah6617
@calirageah6617 Жыл бұрын
Mahadsanid Ayaanle❤
@Ahmed_fc19
@Ahmed_fc19 Жыл бұрын
Mahadsanid #HANOOLAATO
@mohamedhussein8431
@mohamedhussein8431 Жыл бұрын
Masha Allah
@ruwamoha8873
@ruwamoha8873 Жыл бұрын
Masha allah
@nuradinduqow1826
@nuradinduqow1826 Жыл бұрын
Mahadsanid Ayaanle
@hawal1287
@hawal1287 Жыл бұрын
wa ku salaamay Abdallah Mansur macalinkeygi hore
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Жыл бұрын
Waa oday ufekeray ummadda soomaaliyeed allah dhowro professor cabdalle mansuur.
@ALIHSANEYECLINIC
@ALIHSANEYECLINIC Жыл бұрын
Wareysiigii ugu wacnaa!
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 Жыл бұрын
Xamar haddaan tago meesha ugu horreysa ee tagi doono waa akadeemiyadan iyo Cabdalla Mansuur.
@omaari155
@omaari155 Жыл бұрын
Abdalla mansuur wax badan ayaan ka faa iday anigon la kulmin ku mahadsanid wareesiga proff
@AbdallaMAbdalla
@AbdallaMAbdalla Жыл бұрын
MashaAllah Allah yaxfidax adeer mcn
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@kheder3896
@kheder3896 Жыл бұрын
Allaha xifdiyo Barfasoorka ❤
@user-ri2qz6tt2t
@user-ri2qz6tt2t 11 ай бұрын
❤❤❤
@user-px4wn6vy5q
@user-px4wn6vy5q Жыл бұрын
Prf. Asc. Ilaha. Haku xafido
@akhalif579
@akhalif579 Жыл бұрын
Heersare wareysi, cabdalla mansuur nin afka hooyo wax weyn ka geystey hor u marintiisa. Mahadsanid.
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Waan ku farxay markaan arkey prof Abdalla oo wali in gamba ah oo u muuqda sidii maalmihii uu noo dhigayey maadad kushitigada oo labadii jeerba isiiyey 30/30 angoo ahaa horyaaladii ardadii qaybta talyaaniga .prof. Abdalla ilaahay waxaan kaaga rajeynayaa caafimaad iyo ciri dheer iyo qaatuma suuban annaga iyo adigaba.
@ahmedmoalimabshir4515
@ahmedmoalimabshir4515 Жыл бұрын
❤shugran
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq Жыл бұрын
Ustaad Abdalla Omar Mansuur Macalikeyga luqada Talyaaniga ee Kaltuurada Talyaaniga ayuu ii ahaa Aa Bii Cii ninkii ii bilaaway 87kii Allaha ku dhawro cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuu rajeynaa Macalinkey
@Abdi_Rashid_Ozil_Yare
@Abdi_Rashid_Ozil_Yare Жыл бұрын
Waan ku salaamay ayaanle xuseen cabdi adiga iyo barfasoor cabdalla mansoor❤❤❤😂😂
@MohamedIbrahim-lc5rb
@MohamedIbrahim-lc5rb Жыл бұрын
Macallin Wayn
@bilalmarijuana1959
@bilalmarijuana1959 Жыл бұрын
Barnaamij loo baahi qabo 👏👍💯✌️
@alijama103
@alijama103 Жыл бұрын
Saaxiib dadkan oo kale umada u raadi ha u faaideeyaanw. Aad ayaad u mahadsan mahadsan tahay
@mohamedhussein8431
@mohamedhussein8431 Жыл бұрын
Umad waliba waxey leedahey dhaqan Culture Af u Gaara waa in la ilaaliyaa Af Soomaaliga Lana baraa ubadakeena da 'a yarta markaas waxaa fududaanaya isfahamka bulsho.
@keyahmedibrahim4475
@keyahmedibrahim4475 Жыл бұрын
a point of correction walal Ayaanlow markaad leedahay Afka maayga erayga "X" malahan sidee ayay ugu suurta gashaa aqrinta quranka kareemka sida faataxda????? erayga x ma isticmaalan mahne malahan maha bro. "NIECE" EYSINGTEEY aa la dhahaa gabadha walaasha dhashay marka afka Maayga la joogo "NIECE"af Maxaa noogu sheega adiga iyo asxaabta kaleeto mahadsanid
@husseinabdulkadir6707
@husseinabdulkadir6707 Жыл бұрын
Maanta Ayaanle waa aamusay sababtoo ah bad aan baddiisa ahayn ayaa lagu dabaalanayaa.
@AliOmar-xt1sy
@AliOmar-xt1sy Жыл бұрын
so" iyo saan ayaa la yiraahda neefka marka la qalo
@Kurtun170
@Kurtun170 Жыл бұрын
Cabdalla waa maxkamad socto aan ka faideesano dhalinyaroo
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Жыл бұрын
Afsoomaaliga Weli lama qorin. Yaanan been laidiin sheegin. Qoraal waxaa la dhahaa marka dhawaaqa laga sooco dhigaalka. Dhigaalkana laga sooco dhawaaqa. (Spelling rule) ma lihin.
@Abdullahinawawi
@Abdullahinawawi Жыл бұрын
Waan kaa haynaa Ayaanlow waxaad noogu xejisaa Abdullahi kulane
@alinor1363
@alinor1363 Жыл бұрын
Ayaanle Hussein Abdi mahaddanid sxb sida aad dafka wax gal ah u keento mareegtaan
@Abdulmumin873
@Abdulmumin873 Жыл бұрын
Waxaad ka hilmaamtay siyaasiyiinta ereyada qalaad ay isticmaalaan oo dadka inta badan ay fahmeynin inaad weydiiso.
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 4 ай бұрын
Swshafii oo reer baraawee ahaa oo datkii diinsoor aas aasey ayaan ilowday / profasorka qaraabo ayaanahay Walaalley maclinkiisa ayuu ahaa ?
@abdulrahmanabdullahi3886
@abdulrahmanabdullahi3886 Жыл бұрын
Waxaa ka mid ah Dadka uu hilmamaay Profka Ustaad Dhakalow oo kayimid Diinsoor oo hadda Muqdisho ku nool iskuul biribaati ah uu leeyahay buu ka howl galaa
@cabdiraxman7813
@cabdiraxman7813 11 ай бұрын
9:48 9:50 9:51 9:51
@AliAhmed-mi9mc
@AliAhmed-mi9mc Жыл бұрын
Maanta waxa wareysi ka soo qaday nin ku taqsusay afsomaliga
@moussamomed3890
@moussamomed3890 10 ай бұрын
Hab aqliyasan
@marianabokar7809
@marianabokar7809 Жыл бұрын
Soomaalida maxaad ugu waalateen intee ka imaanay tankale ilaahay baa idin abuuray taa ogaada mise waxaad rabtiin in niila,dhaho asalkiina waa carab Sidaa carab kuma noqonaysaane ku faraxsanaada African nimadiina
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Yaab runtu waataa somalaay isbaro xagaad katamid,sheko beena iyo irir samaale ama soomaale haku meeraysane
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Qoritaanka afsomaligu marin habaabin iyo lugooyo ayaan u arkaa
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali Жыл бұрын
Sabab!!!!?
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
Marka maxaa adiga hadda u soo qortey?Yaab kkkk
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 10 ай бұрын
Sidee rabtey in loo qoro mise maba ogolid in la qoro oo ay somalidu afka iskaga hadasho oo ay luuqaddo kale wax ku barato, bal sharax diidmadada???
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
Af somaaliga maxa lga faaidey ma ahan luuqad intertional wa mid lokal ah wxa dhaantey in la qaato luuqad guud dadka dhan ku hadlan intertional ah Arabic dadka diinta in fahman wa u fudadaan lheyd wxa wlba bartaan waayo bugaag badi aqoonta wxa ku qoryhin English & arabig & france & spanish wxii kle la mid ah
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada Жыл бұрын
Luuqad cilmi ahi ma jirtee luuqad walba dadka ku hadla ayaa af cilmiyeed ka dhigi kara. Sheekh Mustafe ayaa hore hadalkaa u yidhi. Afqalaad aqoontu miyaa? Maya ee waxa quraanka ku xusan in Alle xikmad weyn ka leeyahay kala duwanaanta luuqadaha iyo midabka. Ilaahay hadduu rabo isagaa dadka Carab ama Ingiriis ka wada dhigi lahaa ee aynu teenna iimaansanno oo hagaajisanno.
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
@@WaayeelkaJaqafsada Teena maxey nafci ledahy mana ahan Af umada kle dhan fahmi karaan wxa no wacneed sidii jaad cml sameno Luqada carabiga & qadano chaad luqadakle leyhin lokal sudaan sdkle Carabiga wa afka muslimnta dhan dhan ma ahn mid carab ledahy luqada janada wa carabi ma ahan Af somaali dadkana diintoda u fududaan lheyd
@aragsan1888
@aragsan1888 Жыл бұрын
​@@abdirahmanhusien6174aduunka luuqado badan baaka jira kuwo international ah uun ma jiraan af walbana wuxuu anfacaa ummadda iska leh. Afafka badan ee kala duwanna aayaatka Ilaahay bayka mid yihiin
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada Жыл бұрын
@@abdirahmanhusien6174 nin yar baa tahee waxbaro. Ilaahay kulama doodi karo muxuu Soomaali iiga dhigey. Waayo isagaa xigmadda garanaya. Midda kale nebi kasta oo la soo diraa Afka qoomkiisuu ku hadli jirey sidaasaa Quraanka ku xusan ee adigu haddaad Ingiriisi iyo Carabi jeceshahay dhib malaha ee baro laakiin annagu Ilaahay xigmaddiisa meesha kama saari karno. Soomaaligu waa luuqad Islaam sida Carabiga oo kale.
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
@@aragsan1888 Afka midka ugu wangsan midka carabiga nabiga scw ku hadlo af ka wngsan mjro wana luuqada janada
@saeedhasan8967
@saeedhasan8967 Жыл бұрын
Aqoon sheegtaha Maran Intee taal xuriyadda uu sheegayo!
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali Жыл бұрын
Adinkaa is heysta ee aduunku xoriyad ayuu idiin ogolaaday!!!!
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Inaad dhaliisho inaad taqaan baa ka horeysa ama aad aqriso taariikhadiisa iyo waxa uu qoray saaxiib!
WAAN WAANTI FASHILANTAY 1990- JAALLE SIYAAD IYO GUDDIGI SULUX
31:32
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 28 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 207 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 31 МЛН
Haddii aad Nairobi guri ka doonaysay, Rodol baa kuu haya nooc walba
35:18
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 92 М.
fool ka fool  25-10-2012
48:09
Universal TV
Рет қаралды 39 М.
Dr Dufle " Waxa aan soo marnay wax laga sheekeynkaro ma ahan"
56:56
MAXAAD KA TAQAAN AFKA SOOMAALIGA l BARAFASOOR CABDALLA CUMAR MANSUUR
46:16
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 6 М.
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 28 МЛН