Afka Lagama Sheegto || Khadra Daahir Cige || HD +Lyrics

  Рет қаралды 132,769

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

3 жыл бұрын

HEESTA: AFKA LAGAMA SHEEGTO
EREYADA: ABWAAN MAXAMED CABDI WEYRAX
LAXANKA: USTAAD SAALAX QAASIM NAAJI
LUUQDA: KHADRA DAAHIR CIGE
(HEESTII U HORRAYSAY EE AY QAADO)
_______________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
_______________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL, waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka.
Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbinnay:
• like
• subscribe
• comment
• and share
Wixii warbixin, talo, dhaliil iyo music aad nala wadaagaysoba waxaad noogu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
Sub
/ @qaraamchannel
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbinnaa qaybo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii ka dambeeyay ee dhexeba, laga soo billaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeennii soo jireenka ahayd iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oo sida aan filayo aad markhaanti ka tahay adiga daawadaha ah in video kasta eynu soo gelino channelka aanu isku dayno in aan helno wixii markaas warbixin aan ka heli karno oo ku saabsan heestaas, annagoo la xiriirna macallimiintii ka qayb qaadatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karno mahadi haka gaarto dhammaantoodba, si aan uga ogaano inta badan dadka ka qayb qaatay heestaas haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahayd.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aanu isku dayno in aan usoo gudbinno sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo,.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas u raadinno warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan innagoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay noogu hagar-baxaan markasta oon la xiriirno.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay dhammaantood iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay keenaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban ha u siyaadiyo (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan nagu raacsan tahay annagoo ah bahda channelka waxaa naga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusnay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If its your first time please consider subscribing to this channel
/ @qaraamchannel
In this channel we post some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video we upload we do as much research as we can on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such incredible music whether it’s the musicians themselves or song writers (poets) to get accurate solid information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Also Year recorded.
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (we pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
We are glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button and comment on every music video you come across and also share with those who are interested.
Thanks.

Пікірлер: 80
@kakakakas4626
@kakakakas4626 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso mama qadra daahir cige
@raznashire1643
@raznashire1643 2 жыл бұрын
Heestii uhoreysey ay qaado hooyadii jaceylkaay godka lagugu janee 🥺illahow kuu naxariiso
@miskimohamed3224
@miskimohamed3224 2 ай бұрын
Aamiin ❤
@abdirasaqmohamedhassan4350
@abdirasaqmohamedhassan4350 2 жыл бұрын
Ilahy hawnaxristo janatul fardusa ha ka warabiyo amiin yaa aalaha manta bay hargeysa ku geryotey hestay waxay qaday iyado 17 jir ah mantana waxay getyotey iyado 65 jir ah welina waynu jeclnahy
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn Ай бұрын
Amiin amiin yarbi 😢😢😢😢😢😢😢
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Waaw waa originaalkii duubitaankuniyo Waaberi Hargeysa waana waayey ahayd teenageeka ama af Soomaali ahaan Gashaantida. You can tell from her teen voice. Mahadsanid Qaraam Channel
@garaadmire7380
@garaadmire7380 Жыл бұрын
Cod dahabi ah ayay lahayd Qadra daahir cige alaha u naxariisto waxan ka dawanaya clip kan mogadisho fanaanad aad looga jeclaa mogadisho ayaduna ahayd reer mogdisho oo aad iyo aad looga yiqiin caasimada lana qadarin jiray (we missed great somali singer )
@maankamaanka-zl9jl
@maankamaanka-zl9jl 2 жыл бұрын
Habenimo axad ah taariqdu tahay 23 julay 2022 bishiii 7aad waxaan dhageysanayaa anigoo jooga soomaali waxaan leeyahay riyo bdn waxaana sii ahay safar qof wlbo arko qoraalkeeyga niyada ha iiga soo duceeyo 🤲
@ibrahimbaaxeer7628
@ibrahimbaaxeer7628 2 жыл бұрын
Waaaw waa Orijinaalki Khadrra Quruxdii Fanka soomaliyeed❤️🌠
@mawelvlogs
@mawelvlogs 2 жыл бұрын
2july/2022 caawa 9:30 habeenimo ayaay ku dhimaatay dhakhtark international hostpital ee magalada hargeisa fadlan wllo hadi aad araagtid fariintayda uu duuce wllo oo heesta iska da wllo😢😢😢
@drsnihaalhassan5439
@drsnihaalhassan5439 2 жыл бұрын
allla yaraxma alle naxariisto jano hasiiyo qadro daahir 🤲
@mohamedIbrahim-gy1gf
@mohamedIbrahim-gy1gf Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@najahqaliqurux8411
@najahqaliqurux8411 8 ай бұрын
Alle ha u naxriisto wll
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 3 жыл бұрын
Mother of Love Khadra dhool Cimriga iyo Cafimadkaba Allaha u barakeeyo Amiin i love you mama❤
@abdinurmuse3842
@abdinurmuse3842 2 жыл бұрын
Alle haa u naxariisto
@s.o.6544
@s.o.6544 10 күн бұрын
Somalinimo Viva Jiin Jamac & Sabrina Elba
@user-xh7yl8tc3m
@user-xh7yl8tc3m Жыл бұрын
Afka lagama shewgto jacelki allah adigoon jacelki allah arag
@saaidkhalif4416
@saaidkhalif4416 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto caawa nala ma joogto 🥲💔
@inaayah2378
@inaayah2378 2 жыл бұрын
Ma Hargeisa ayay ku dhimatay wl?
@saaidkhalif4416
@saaidkhalif4416 2 жыл бұрын
@@inaayah2378 haa walaal. Naxariista Rabbi Allah ka waraabsho
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Жыл бұрын
Codkaan mucjisada ah Aun khadra mar kale ma la arki doona gabar codkaan leh aniga fikirkeyga waa maya 😭
@carfoonofficial9416
@carfoonofficial9416 2 жыл бұрын
Fanaanadii qarniga qadra dahir cige xaly geeriyootay allh unaxariisto black day 😪😢🥺
@abdulaziz-wj7dj
@abdulaziz-wj7dj 2 жыл бұрын
Carfoon cadeywaan kaa heley wlhi
@funchannel1526
@funchannel1526 Жыл бұрын
You guys have done commendable work This is good. Thank you .
@bashman345
@bashman345 10 ай бұрын
Erayadii Maxamed Cumar Huryo, waana heestii uugu horaysay ee ay Khadra Daahir u duubtay radio Hargeysa 1974 ayadoo 18 jir ah
@abdinurmuse3842
@abdinurmuse3842 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariisto maantay, 2/7/2022 ayey geeriyootay
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 2 жыл бұрын
Inalilah wa ina ilahi rajicuun ilahay haw naxariisto khadra dahir caawa ooy taarikhdu thy 2 /7/ 2022 ayaa ku geeriyotay magaalada hargaysa 💔😞
@axmedyare1033
@axmedyare1033 2 жыл бұрын
Allahuma aamiin
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold❤❤😢
@aaminaabdi9088
@aaminaabdi9088 2 жыл бұрын
الله يرحما و يغفر لها ويسكنها فردوس الاعلي
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 3 жыл бұрын
Aniguu ihelyo intu iso abary xadhig igu adkeeyee
@ahmeddayib8121
@ahmeddayib8121 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto mama khadra dahir cige qabriga alle haku nuuriyo
@abuukarmaxamed6355
@abuukarmaxamed6355 5 күн бұрын
Afka lagama shegte
@qurayshyuusuf8112
@qurayshyuusuf8112 Жыл бұрын
khadra dahir ciige ilahay ha unaxariiste wan ku booqday dhakhtarkay tallay ilaaahii igu simay ayaa.mahadle Ilaaa habeenkii ay dhimatay heeseheeda awoood aan ku dhegaysto ma lihiii mana dayn karayo balse markan isidhaa ha dhegaysanba wxan gelayaa darenkii heeseheedii Markan ka marmi kariwayay Dhagaysan kariwayayna Wxan dhegaysta heesidii Ayso cusbosinaysay ama dib uso qaday yurub maxamed abdi diiriye Ilahay haku naxatiisto
@ilkacase9916
@ilkacase9916 2 жыл бұрын
alle ha unaxariisto khadra daahir cige janadi eebe ha ku macsuumo
@Lose_hopeeee
@Lose_hopeeee 11 ай бұрын
❤😢still on fire ilahoow ku naxariso
@abdalecade7195
@abdalecade7195 2 жыл бұрын
2 / July/2022 allow kuu naxariiso maama KHadra
@user-mq9ok4fm6h
@user-mq9ok4fm6h Жыл бұрын
Alle hakuuu naxariisto khadra
@huzenhazan8898
@huzenhazan8898 Жыл бұрын
Afka lagama sheegto Imaka way iska idhaahdaan R.I.P EDO
@cabdi446
@cabdi446 2 жыл бұрын
allaha unaxariisto caawa ayeey dhimatay
@deeqmaxamed5778
@deeqmaxamed5778 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto aamiin
@kanootidheere9683
@kanootidheere9683 2 жыл бұрын
Allow ku naxariso mama khadra daahir cige
@ahmedjawwt2143
@ahmedjawwt2143 5 ай бұрын
Eedaad maxaa laga wadaa
@mohamedabdi1455
@mohamedabdi1455 2 жыл бұрын
Alaha u naxariisto janada alaha ka waraabsho
@dheereyshaafi8454
@dheereyshaafi8454 2 жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariso
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
❤❤Yaasiin aburaas ❤❤❤❤❤???eeeeee??????🎎🎎🎎🎎🎎🎎🎎🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎋🎈🎈🎈🎈🎈🎏🎏🎏🎏ujeedo🎏🎏🎏🎏🎏fog
@cabdiwaasacmaxamed4392
@cabdiwaasacmaxamed4392 3 жыл бұрын
MAXAMED CABDI ( WAYRAX )
@muxudiinxaajoow1131
@muxudiinxaajoow1131 Жыл бұрын
Allha u naxariisto
@sahalnasiib1550
@sahalnasiib1550 3 жыл бұрын
Ah caku cod waa dhashii cidagale wayne
@ayanyousuf2537
@ayanyousuf2537 2 жыл бұрын
Love is beautiful thing if the person follows the way of diine of allah but the ppl out here do whatever they want
@abdullah-rn5zk
@abdullah-rn5zk Жыл бұрын
Afka lagama sheegto adigoon ayuub arag looma uur xumaadee
@adamali2035
@adamali2035 2 жыл бұрын
Allayarxamuraaximiin ilaahay janooyinkiisa sarsareeya hoygerda haka dhigo mamo KHADRA DAAHIR CIGE🤲 3july 2022 Axad ayaa lagu aasay hargeisa.
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 7 ай бұрын
Sarbeebtaada.munaaafacadso///iyada///waxaaa/ku/jira///cilmigaad/dunida/kugaadhileyd/dhaagileyd
@enggaabow3801
@enggaabow3801 2 жыл бұрын
Alla yarxamah mama khadra❤️💔
@abdisalamhaybefarah7029
@abdisalamhaybefarah7029 Жыл бұрын
Qofka heesaya ma aha codkii khadra daahir
@Amalhirad320
@Amalhirad320 2 жыл бұрын
Allah ya raxma Amiin
@drsnihaalhassan5439
@drsnihaalhassan5439 2 жыл бұрын
alla yaraxma🥺
@issaadenibrahim535
@issaadenibrahim535 Жыл бұрын
Cadhabta lugumatuso
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Alkum//sameyn/bilaaabid
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
😭ilmo😭???😭😭😭😭???😭😭😭😭?😭😭😦
@Maeyann9
@Maeyann9 3 жыл бұрын
Back in the day yes khadra
@yasinabdi6669
@yasinabdi6669 2 жыл бұрын
Wow
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKED
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Ilmo????waa.ina.qeybood
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Sowtaaaaan~~``❤🎊🎊🎊🎊🎊🎊📈📈📈📈📈📈📈📈📊???
@amoomar2842
@amoomar2842 3 жыл бұрын
Kkkk ORGANIC & VERGING VOICE. FUCKIG ( ciidagale) me loving 🥰 you
@user-xh7yl8tc3m
@user-xh7yl8tc3m Жыл бұрын
Kii igu abuurey jacelki alah ribada igu siinay haigu eegine ii imaw
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
😂😂❤😂😂❤😂😂❤😂ilneyn😂😂
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVETIONS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKES
@abdallahmohamed2523
@abdallahmohamed2523 Жыл бұрын
8
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 7 ай бұрын
Love/////sidee.aad.u.fasiranley//maaha///nolashani./sida/aad/moodoo/kaliya/balse/faracyo==badan
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 7 ай бұрын
Dib.u.jaleec.30..????? Baleyguna.waaa.buuxaaa.u.jeedo.sarbeeb./suugaan///magashaaa/dheeef//wax.mak
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН
KHADRA DAHIR (AHN)MAYAQAN SASABASHO
11:17
LADAN PRO STUDIO
Рет қаралды 38 М.
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,3 МЛН
Dadkoo Dhami Ha Weriyeen lyrics|| Khadra Dahir Egeh
7:12
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 101 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,3 МЛН
Heesta waa saboolka caadadi codkii khadra daahir with lyrics my favourite song
10:54
Heesta iskuman ogeyn
5:29
Daa'us Media
Рет қаралды 100 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
KHADRA DAAHIR CIGE AWRKII CIRKAAN WITH LYRICS KABAN
9:28
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 100 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 86 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,1 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,3 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 105 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 191 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54