Пікірлер
@najmaabdimohamed
@najmaabdimohamed 24 минут бұрын
8/7/2024 hada aragtid love ha ila dhaafin qofkan jecel 😂2 mar buu guursaday ana wali maba helin qofkan rabay😂😂😂😂😂
@ahmednuurhonest1515
@ahmednuurhonest1515 59 минут бұрын
Old is gold Allahayoow kuu naxariiso😢
@GuracelBoy
@GuracelBoy 4 сағат бұрын
Mushakil waye ❤❤❤❤❤
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 22 сағат бұрын
JABUUTAY! JAMHUURIYADA DHAQANKEENAY WAAD KU FARA YAREYSATEEN!! MAASHA ALLAH!! AUN FANANINTEENA INTA HOYATEY!
@NuurAhmedOmar
@NuurAhmedOmar 23 сағат бұрын
Alhamdulillaah
@MaxamuudCabdirashiit
@MaxamuudCabdirashiit Күн бұрын
6/8/2024 habeen saLaaSa 4:00 tan hees wey dhaaFtey🫡
@faysalmohmed1519
@faysalmohmed1519 3 күн бұрын
Allaah yarxamu fankii somaliyeed ee qaaliga ahaa
@mojirde
@mojirde 3 күн бұрын
@abdishakoursalebaan4414
@abdishakoursalebaan4414 3 күн бұрын
Heeskan waxaan dhagaysanayaa caawa tirsigu yahay 3/8/2024 saacaduna tahay 11:13 oo aan hamiyo badan leeyahay taasoo itustay heestan laakin waxan rajaynayaa inaan ku soo noqdo anoo isbadal sameyy insha alla
@SuperKahin
@SuperKahin 4 күн бұрын
Waa ereyadi cali canfar laxankana iyo codkaba waa isla fananka allaw unaxariso heesta waa 1974kii
@CalibunBuunow
@CalibunBuunow 4 күн бұрын
Fantastic 😢
@user-ps7nc7el7k
@user-ps7nc7el7k 4 күн бұрын
Raaliyo ninkii helaa raganimo kufaanee 😢 1/7/2024 Heesta aad ayay u erayo macaantahay waana sababta aan marwalba udhagaysto 🎉❤
@IsaxaaqaxmedMuxumed-c8c
@IsaxaaqaxmedMuxumed-c8c 5 күн бұрын
Wooow
@user-ir1ot2vk6h
@user-ir1ot2vk6h 5 күн бұрын
Thursdays 1 Augusta 2024
@abuukarmaxamed6355
@abuukarmaxamed6355 5 күн бұрын
Afka lagama shegte
@Saciido-vv9bs
@Saciido-vv9bs 5 күн бұрын
Heestii Quruxdii Africay Erayada:Abwan c.Qays Codkii&cabankii hasan adan Dhan walbo waa hees aan dhalil laheyn hido&dhaqan&amaan loo hibey inantaas😂😂😂❤❤❤❤
@suldaanofficially
@suldaanofficially 5 күн бұрын
Inadhoweyn horteeda Dadku igaga hoydaan Waa Maqaaxi xamar ku taala ayaa la dhahaa indhoweyn
@CabdleSicid-us3mp
@CabdleSicid-us3mp 6 күн бұрын
Ereyad xasan cilmi Laxa ka bashiir xadi
@ubahomar3002
@ubahomar3002 6 күн бұрын
1974_2024. 30 sano ka hor /31/7/2024 allah yaa raxmo
@user-wo6so3gf2x
@user-wo6so3gf2x 7 күн бұрын
Faadumo.claahi.iyo.axmed.gacayte
@user-wo6so3gf2x
@user-wo6so3gf2x 4 күн бұрын
Manager
@jeniwaren
@jeniwaren 7 күн бұрын
Ma aqaano waxaan ku qiimeeyo❤
@engabdirahmanabdilahi2234
@engabdirahmanabdilahi2234 7 күн бұрын
Yaa ila dhagaysanaya 2024 jully
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 7 күн бұрын
All Legends Are Passed Away!!Allah Yaaraxma. Aamiin..Aamiin m
@khalidfantastic
@khalidfantastic 7 күн бұрын
Xasuusuhu waa hantiDa iGa haDhey dadkaan jeclaa
@Iliasmohamedhassen
@Iliasmohamedhassen 8 күн бұрын
M.a adeer xasan iyo eedo Xaliimo. Inta dhimatay Allaha u naxariisto
@MaxamadCabdiwaliaxmad
@MaxamadCabdiwaliaxmad 8 күн бұрын
Nice Songs wan ku haystaa heestaan..
@GuuleedMohomed
@GuuleedMohomed 8 күн бұрын
ruuxaad sugaysoo maqan waa la sadshaa sahan waa la dhowraa BY mohomed mooge liiban Aun
@AhmettmahamettHarett
@AhmettmahamettHarett 9 күн бұрын
Hestaan dadbay gaar uthy comment ga ku nefisa 😢
@Mohamoud-tz8eg
@Mohamoud-tz8eg 9 күн бұрын
By mathmatics 6666
@FatimaMahad-s6s
@FatimaMahad-s6s 9 күн бұрын
🥹
@FatimaMahad-s6s
@FatimaMahad-s6s 9 күн бұрын
Sacadu waa 12:30 haben nimo dadka dhan way hurdan kaligay ba so jeda hestan ban dhagysanaya xasuus ban galay qalbigygu wuu murugon ana wan dajin aayar ban leyahy samir🥹 Way dhaman taniye 🥹🥹🥹🥹
@AhmettmahamettHarett
@AhmettmahamettHarett 9 күн бұрын
Wa laso jedaa kshekee
@Burcaawi8
@Burcaawi8 9 күн бұрын
Waa ninkii ay Ciidangaluhu odhan jireen "Ciidangaloow Geela joojiya Qalinlaa heesayee" Kkkkkkkk .
@Abdifataah-cc7sy
@Abdifataah-cc7sy 9 күн бұрын
Khadri waa legand waa hooyo somaliyeed way jirta walle alle hadaaye
@nasirbedel5318
@nasirbedel5318 10 күн бұрын
FANKU WAA LLOO DHALAY.. LAMMA GAARI HALKAY ILMO MOOGE KA GAAREEN
@Mohamed-vg2gv
@Mohamed-vg2gv 10 күн бұрын
Inta Raac Day Nabigee Rafiiqiisi Noqotee Aan Rumaysay Noqonee Ku Saliya Rasuulka ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ❤
@s.o.6544
@s.o.6544 11 күн бұрын
Somalinimo Viva Jiin Jamac & Sabrina Elba
@Abdallamohed-co4hk
@Abdallamohed-co4hk 11 күн бұрын
Yaa dhagaysanaya 2040😂
@ugaaskareerka8986
@ugaaskareerka8986 11 күн бұрын
2024. 7.27 .malin sabti ah hadad iga danbeyso like isar❤😂
@GuuleedCabdilaahi-t9b
@GuuleedCabdilaahi-t9b 11 күн бұрын
😂
@guutinho19772
@guutinho19772 11 күн бұрын
Remembering my time in Connecticut summer 2019 grinding code and listening to this iconic duo.
@mustafeyebero23
@mustafeyebero23 11 күн бұрын
Kama Xiiso heesaha Xasan Aadan 27/07/2024 12:04am Haben Sabti
@AbdirashidmohamedAbdiras-df1os
@AbdirashidmohamedAbdiras-df1os 11 күн бұрын
26/7/2024++8:47 Fiidnimo waa haben sabti ah Roobna da ayo xaladahana cakiranyihin waa iska xaal aduun allow xaladaha adag noogu badal barwaaqo insha allah iyo cimri dherer ameen intii like sarta iyo dhaman muslmka odhan
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 12 күн бұрын
Cashaqani muxuu gabay Labo guusha wada jecel god muxuu ku kala riday labo guur isku ogaa geerida midh yiri hoo Geddi dheer muxuu calaf gacal ooman kala raray misna geed ku kala xiray mxaa samirka gaaxdaa nasiib gaabiya dilay misna gaari wayee godob qaaday waayuhu anaa gonni ma idhigay gabaahiir ma igu furay ceeryan ma ku Anbadayee sow ma ihi gaddedi Goroyooy gabal ku dhac
@hanadolad2061
@hanadolad2061 12 күн бұрын
This is real history inta hebel la waayey aan haystaa warkoodda
@cabdicassiscali5293
@cabdicassiscali5293 12 күн бұрын
Laxanku waa axmed gacayte
@abdimuse7911
@abdimuse7911 12 күн бұрын
Umadda Soomaaliyeed Ineey Waqti Wanaagsan Soo Mareen Waxaad Ka Garan Kartaa Heesahoogii Macmacaanaa ee Hore, Jawiga Maanta Eey Soomaali Ku Jirtana Waxaad Ka Garan Kartaa Heesaha Xunxun ee hada socda.........
@mohafarmajo473
@mohafarmajo473 13 күн бұрын
Heestan xasuus weyn bay igu lahayd sanadihii 2020 iyo 2021 ❤
@rashiidcabdi8845
@rashiidcabdi8845 13 күн бұрын
Waan ku selelaa! ! !
@cabdilaahicabdi2588
@cabdilaahicabdi2588 13 күн бұрын
Waa Aniga oo ah Cabdilaahi cabdi rooble iyo sxbkay maxamed xasan daahir waxaanu ka wada quraacanay meheradii ashenefi ee ku taala xaafadii limaadka ee magaalada Arba Minch ee koonfurta Ethiopia markaas waa subax hore waxaan doonaayay in aan soo saxeexo shahaadooyinkaygii jamacada maadaama aan qalinjabiyey bil ka hor sxbkayna waxa uu galaayay exam ka dibna waxaa sxbkay Cabdishakur oo ay isku class ahaayeen maxamed xasan ka dib isna isla meheradii ayuu ka quraacday 25/July/2024
@cabdilaahicabdi2588
@cabdilaahicabdi2588 13 күн бұрын
Faadumo Cabdilaahi kaahin yuusuf axmed (maandeeq)
@mohamedsharif3747
@mohamedsharif3747 13 күн бұрын
Cajiib!