No video

Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo

  Рет қаралды 2,026,056

somalijecle

somalijecle

14 жыл бұрын

Пікірлер: 1 100
@shafi-aljafari
@shafi-aljafari 7 ай бұрын
2024 Haday jiraan dhallinyaro somaliyed oo heeskan dhagaysanaya fanki wali ma dhiman👍👍👍👌👌👌💪💪💪
@mohaabdi4464
@mohaabdi4464 5 ай бұрын
Aaad iyo aaaad❤
@yaxyecabdi-bi6lz
@yaxyecabdi-bi6lz 5 ай бұрын
Aniga Aya dhageysanaya aad beyna Ii tabatay heestan Wana hees fanka o dhan u dhiganta jacayl dhab ah ayey ka shekeyne ❤😢N ❤😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Cartoon-ow9zx
@Cartoon-ow9zx 4 ай бұрын
Kuwani maba duqoobaan, wadahab
@user-vd1lv8bn7v
@user-vd1lv8bn7v 3 ай бұрын
Maalin axad ah 12-5-2024 baan dhegeysanaayaa anoo shaqada ku jira baan waxa arkay anoo qaadaaya waliba luuq macaan ku luuqeynaayaa kadib intaan youtube ka galay baan ku tuurtay , commentiga markaan saas u eegayna kaagaan arkay salaaam saaxiib 😇.
@shafi-aljafari
@shafi-aljafari 3 ай бұрын
@@user-vd1lv8bn7v Masha allah ...Salaan sare sxb maalinku haku wacnaado .
@nastahegal1258
@nastahegal1258 4 жыл бұрын
7 years ago aya sobooqday Halkan heestana waxn kaso maqly mugdisho got talante 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 Cidii iga dambaysooy igu sharaf 👍👍👍
@cabdicali58
@cabdicali58 Жыл бұрын
Nmdmdm
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 2 ай бұрын
😂😂😂 mugdisho heeso mayaqanan waa inaty KZfaq kadaawadan
@danielahmedy
@danielahmedy 4 жыл бұрын
Hadaad heestan dabaday daawanhayso waanku saamaxay adna isaamax, qof aad dooniba aad ahaatide, somali way isu wada gaftee, 12,12, 2019 Paris France. Ciyaal tahriib
@abdiclever7633
@abdiclever7633 7 ай бұрын
After 5years pro ma nooshahay😮
@hamza-fk3is
@hamza-fk3is 9 жыл бұрын
I was born 1992 haddana sidaan u jeclahay eey dareen aan caadi ahayn iigu sameeyaan heesihii hoboladii waaberi waad yaabaysaa wllhi marmar ayaan is moodaa 1960 dhashay oon waxan oo dhan ka war hayay wllhi I love Gacayte Aminina Abdilahi Xasan adan Magool Maxamed mooge Ahmed moge Musteg Gududo carwo Mandeq Baxsan qalanjo Sahra Khadra Kinsi Dhuule Tubeec Kuluc Dararamle Tahliil Qalinle Saado Hibo Faynuus Haldhaa Jubba Cigaal Roorayye Beer dilaacshe Bacalwaan Iyo dhamaan abwanadii Cali sugulle Qarshe Xudaydi Basbaas Huuryo Xasan ganay Axmed saleban bide Singub Dacar Hadraawi Gariye Xasan sh mumin Cabdi qays Boon xirsi Meecaad Sareeye Xaruntii gurigooda ee waberi ee hargeisa na jaar baan ahayn Allow inta dhimatayna u naxariiso Inta noolna cimri dheer iyo caafimaad siiiii
@YasminOh
@YasminOh 8 жыл бұрын
Isku mid ban nahay ❤️✌️
@hamza-fk3is
@hamza-fk3is 8 жыл бұрын
yasmin abdi​ adna dadkii hore qarnigeen ma noola hadaa
@mohameddero5171
@mohameddero5171 8 жыл бұрын
dro
@mahadgabiidbezaanibaaslaaw4391
@mahadgabiidbezaanibaaslaaw4391 8 жыл бұрын
waayowayo
@siciidsare4900
@siciidsare4900 8 жыл бұрын
waraa fanka hadaa baratay wlh rer badiye anaa ku waso fanaaniinta dhamaa waa ka tagtay hibo nuuro saado cali warsame ahmed naaji juba isaqii ku dhalay wase
@abdihakimahmed10
@abdihakimahmed10 Жыл бұрын
10 sano kadib baan kusoolaaban Inshaalah Hadda waxaan jgaa Muqdisho waxaana Bartaa Kulliyadda caafimaadka Jaamacadda Muqdisho University Marka 2033 ayaan arkaa meeshay waayaha dunida igutuuri doonaan Hadaad igadambayso Like 👍
@ismailomar6015
@ismailomar6015 Жыл бұрын
Kwrn Halkay kugu tuureen zhp hada
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 Жыл бұрын
@@ismailomar6015😂😂😂😂
@asiyamohamed8772
@asiyamohamed8772 6 ай бұрын
Wali ma sugoosaa tobanka sano
@abdihakimahmed10
@abdihakimahmed10 6 ай бұрын
@@asiyamohamed8772 Qabriga kaalasoohadlayaa 🤣
@abdirahmanyosuf2603
@abdirahmanyosuf2603 Жыл бұрын
This video was taken 17 oct 1986, and i was born literally 8 days after it, in 25th oct 1986 in burco somaliland, and here iam watching this video after 36 years, life is short and very fast ... May allah have mercy on their souls and guide us to the right path .. ❤❤❤
@diriyealinhirsi
@diriyealinhirsi Жыл бұрын
​@@karasay__01😮😮😮😮😮😮😮
@mustafeali617
@mustafeali617 7 ай бұрын
Matter of fact you were born burco Somalia 🇸🇴
@abdirazaqukspit6466
@abdirazaqukspit6466 7 жыл бұрын
midakale jawiga lagu duubay heesta waa meel hawo fiican magaaladii barakaysnayd Hargeysa hoygii fanka soomaaliyed hoygii ilbaxnimada dad aad u qalbi fiican soomaali ah Anigu mahi reer Hargeysa waxan kaso jeeda Taleex city
@ahmedfaarh8336
@ahmedfaarh8336 2 жыл бұрын
Waad qalbi fcnty wlhi been kamaad sheegin waa runtaa
@afifalizhiek7501
@afifalizhiek7501 2 жыл бұрын
Derwiishmimo
@Somali450
@Somali450 Жыл бұрын
Caasimaddi mooriyaanta
@ZhaafiImaan
@ZhaafiImaan 6 ай бұрын
Wlhi been mada sheegin
@DahlaKabir-ERITREA-coast
@DahlaKabir-ERITREA-coast Ай бұрын
Alll love ❤️ to Somalia 🇸🇴 from Eri 🇪🇷 amazing music 🎶 🎵 😊
@hormarinaftaadamedia8401
@hormarinaftaadamedia8401 8 ай бұрын
Xasuus xiligu waxa uu ku beegna qiyaasti 2012 tirsiga itobiyana waxa uu ahaa 2005 waxaan jogaa degaanka somalida gobalka nogob meel u dhaw qarijiqood waxaan ahaa geel jire dhulku waa barwaqo oo dooga iyo caleenta geedaha ayaa dhulka qariyay,roobka makala jogsado. waxaa ila wado geela walaalkey oo uu adeerkay dhalay, waxan geeli wadno waxan dagnay goob jabo ahayd waxaan xero u oodnay geeli. waxan shiday dab si uu geela u waheshado. geeli ayaan cano ka maalanay, waan sexanay sadax saac oo habeenimo markaan qiyaasti jiifnay hal saac ayuu noo imaday dhurwaa iyo libaax is eeryan hayo habeenki oo dhan ayaan ka celinaynay geela libaaxa.waaga ayaa nogu baryay subaxi ayaanu geela cano ka maalnay waana sii deynay geeli walaalkay ayaa idhahay geela isii ilaali waxaan soo fiirin malkada inuu geela mari karo anigo dudumo saaran ayaa isoo maray wiil iyo hoyadi oo gobayo( waqti ay dadka miyiga wax so iibsadaan wax ana isaka iibiyaan) ka imaday oo wato radio 📻 miimiri uu ku jabiya isagoo heestan dhageysan hayo aduunyo hada waxaan joga Muqdisho casimadii umada somaliyeed. Hadaad halkan soo gadhay like 👍saar mahadsanid
@kohimakahil3135
@kohimakahil3135 4 ай бұрын
you speak out of ur æs ignorant piece of schitt. There is no Somalia, has never been. Buff was an idea. What a crab.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 ай бұрын
Hees xusid mudan Old is gold memories AHUN Alfanaan Ahmed Gacayte iyo Marwo Aamina Cabdilaahi Xirsi
@Hassan_Turki
@Hassan_Turki 8 күн бұрын
It's AUG 2024 let's see how many legends are listening to this master piece🇸🇴🇹🇷
@abdilahiabdirahmanmohamed2275
@abdilahiabdirahmanmohamed2275 18 сағат бұрын
An evergreen and master piece from 17, 10, 1986 in Hargeisa.
@aluul6875
@aluul6875 6 жыл бұрын
Adeerkeey ahmed gacayte allah hakuu maxariisto adeer macaan
@MohamedAhmed-nr6xf
@MohamedAhmed-nr6xf 7 жыл бұрын
Xusus anigo yar o joga gabiley 1988qixi kahor hooyaday aya nagu mawelin jirtay cidlad iyo mugdiga ilen xafaduhu way kala fogayen anigo dhigta dugsi dhexe djibouti ila1997marki dib u tumay abdi jabar khaliji hadan khaldamayn rawaxadi ayu basku shiday walhi wan oyey ilaa3 jeer aya laygu celiyay wa xusus gaara hooyadasomalida ee daryel iyo xil uhaya ubadkoda durufkasta ha joogane janado Allah ha geyo inti dhimatay hooyo adiga iyo inta nool cfmad brwaqo ku nolada
@yuusufhaybe9120
@yuusufhaybe9120 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed aamiin
@abdisalamali5621
@abdisalamali5621 5 жыл бұрын
Yusuf haybe
@SacdiyoSiman-wo1ll
@SacdiyoSiman-wo1ll Жыл бұрын
Allaha unaxariisto Aamino cabdilahi xirsi waxey nooga tagtay fan aan waligis duugononin janatul firdowsa Allaha ka waraabiyo 😭😭😭
@user-oj4bz7sl1m
@user-oj4bz7sl1m 2 жыл бұрын
الفن الصومالي جميل استمتع جدا بفنكم تحياتي من السودان
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj Жыл бұрын
اخواننا بالدم
@user-yr5yi8il8z
@user-yr5yi8il8z 7 ай бұрын
Fanka soomaalida iyo kan suudaan meelo badan bay wax ka wadaagaan. Lets Enjoy it .
@hassanaidid3375
@hassanaidid3375 3 жыл бұрын
I am 72 years old, and STILL WATCH AND LISTEN.
@hamsemohamed438
@hamsemohamed438 3 жыл бұрын
Aaal o xiligii cibaadada ayaad taagan tahee😆
@abdiali1679
@abdiali1679 2 жыл бұрын
@@hamsemohamed438 .yaaa yiri bees dhagaysiga iyo cibaadada islama Japan qaai karaan.. Xigmada oo aaraadiso inay cibaado tahay soopma ogid??
@hamsemohamed438
@hamsemohamed438 2 жыл бұрын
@@abdiali1679 isla jaan qaadid maaha u jeedadu ee se waxa weeyi 72old waaa da' khatar ah oo u dhow iiilka sida daradeed inad dhanka cibaadada ubadatid ba wacan
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 2 жыл бұрын
Caadi ma tihid wllky ❤alaaha cimriga kuu barakeeyo
@daacadtv6477
@daacadtv6477 2 жыл бұрын
72 JIR CIYAAL SUUQ AH BAAD TAHAY
@fihiimagamal2940
@fihiimagamal2940 2 жыл бұрын
Waa heestii ugu horaysay ee aaan bartay legend axmed gacaytee💪🤴
@afifalizhiek7501
@afifalizhiek7501 2 жыл бұрын
Aad iyo aad
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 2 жыл бұрын
Maanta waa marxuum Alle dambigiisa ha dhaafe...2022... Aamina cabdilahina...cimri dheer iyo caafimaad
@TruthfulAndHumble
@TruthfulAndHumble 2 жыл бұрын
This song is 35+ years old song! Look how young they looked, and now they are senior citizens. This world is set on course and has a destination and final date. May Allah save us, guide us, and forgive us! Ameen Yaa Rabil Alameen!
@alimusse3775
@alimusse3775 2 жыл бұрын
The best
@siicidheeso9520
@siicidheeso9520 Жыл бұрын
Ameen❤
@sahalcali4196
@sahalcali4196 7 жыл бұрын
Abtigay Axmed Gacayte Yuusuf abti ilahay hakuu naxariisto janadiisii fardawsana hakugeeyo dambigaagiina hakaasaamaxo gacan kaa xaqdaran ayaa kudishee
@calijacaf4120
@calijacaf4120 7 жыл бұрын
axmed gaceyte nololan ku ogaa see wax u jiraan
@sahalcali4196
@sahalcali4196 7 жыл бұрын
Waxay dawladii Afweyne dishay 1988kii sxb dee barigaasay wixii Soomaali magaclahaa ay laysay
@calijacaf4120
@calijacaf4120 7 жыл бұрын
Been ma Sheege "ilaah ha u naxariisto in uu nool yahay ayanba moodi jiray nin cajiib ah ayuu ahaa
@somalilandboy4648
@somalilandboy4648 7 жыл бұрын
hargeysa ayaa lagu dhex toogtay 1988 weliba iyadoon wax dagaali jirin ayaa badheedh loo toogtay oo dawladii siyaad ee reer waqooyiga xasuuqaysay ayaa dishay
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Somaliland Boy 😢wax laga xumado weye bro illhy ha unaxariato ciyaal maka tagay
@hamseosmaan
@hamseosmaan 9 күн бұрын
2012 xoolo raac 2015 ciyaal tuulo 2018 ciyaal xaafad+magaalo 2020 Safar soomaali galbeed 2022 ciyaal shcool+secondary 2024 Bariga Africa.❤❤ Old is old Best singer's in the soomaali Ahmed Gacayte And Aamina❤
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 8 жыл бұрын
madax weynaha butland cabdi wali gaas ayaa mar lawaraysayey lawaydiiyey heesteed ugu jeceleyd wuxuu ku jawaabay heesta amina abdilaahi allh yax faduk gacayte alha ku naxariisto
@user-xk2cm5pf6e
@user-xk2cm5pf6e 4 ай бұрын
Hada adigu ma nooshahay
@kamadage9034
@kamadage9034 7 жыл бұрын
heesta jadeeda ninkii fahmaya ayuunba fahmaya dadku jcayl bay moodayaan legend gacayte rabi hagu naxariisto aamina alah yaxfid
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 10 ай бұрын
one thing that i am sure is Somali poetic language will never disappear" like it or not"
@Bashir126
@Bashir126 12 жыл бұрын
This one always stays my favorite. I listen to it every now and then. sounds like im never getting tired of it.
@xamsecismaan4843
@xamsecismaan4843 3 жыл бұрын
That correct so very fantastic 🎓
@AK-vb5of
@AK-vb5of 2 жыл бұрын
Wuuuuw ar manooshahy😂
@peschiness58
@peschiness58 2 жыл бұрын
@@xamsecismaan4843 uu
@khadaraxmed94
@khadaraxmed94 2 жыл бұрын
Eesh calaa hees axmed gacyte
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 2 жыл бұрын
10 ka dib arkaa qoralkaga wll
@samiirabdi9015
@samiirabdi9015 4 жыл бұрын
Old is Gold wlhi (Heestan Sabaalo)1986 ayey ahyd ama la duubay. Waa 36 sano ka hor ila al'aaana dhulka kuma dhicin wa mid kmida heesihi hore heesaha aan ugu jeclahay, Ale haunxariisto axmed gacayte yusuf Aamina cabdilahi xirsi ale cimriga haubarakeyo. Axmed gacayte:::::::Naf la saaqaybaan sida tahay dhalaan sabaalaynayaaye hadu samir wax tari lahaa ama uu sad noqon laha mudan ka dhawr sugaye. Aamina cabdilahi ::::: haugu samir darnaanina adigon sal fudaan oo salugin waayaha aniguba saq iyo waa sidan kuugu go'ayaan sahanked ku maqanee...... (Waa Galap jimca 21.09.2020 Nairobi kenya)
@aabelp2539
@aabelp2539 2 жыл бұрын
2022 is almost here And I'm still Listening this Masterpiece Thu, December 9 2021
@nazreinmuuse3295
@nazreinmuuse3295 2 жыл бұрын
same wllhiy
@Dhalaaala11
@Dhalaaala11 8 ай бұрын
December 7 2023 Friday ❤
@mohamedAsaid-cj2xb
@mohamedAsaid-cj2xb 7 жыл бұрын
Allaha u naxaiisto xiligii ugu danbaysay Ee Aan is aragno waxay ahayd 1984 (qudhac-dheer) hargaysa AUN Amiin.
@ahmedjama9112
@ahmedjama9112 6 жыл бұрын
Waqtiyada 84 aadkii ayaan Axmed gacayte ku arkay Dunbuluq gaar ahaan Areada Balliga la odhan jiray waan la hadlay ilaahay haw naxariisto wuxuu ahaa nin furfuran oo aan is weynayn waayo da' ahaan aad baan uga yaraa haddana si fiican ayuu ii qaabilay oo xoogaa ayaanu sheekaysanay. ilaahay denbi dhaaf ayaan uga baryayaa
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 жыл бұрын
ahmed hassan jama. Ma axmed gacayte mise qof kale?
@mubarikmohamed1598
@mubarikmohamed1598 8 жыл бұрын
axya fananiin aad ayaan idinka dambeya waliba axmed gacayte my hooyo aamina cabdilahi xirsi alle haydin naxaiisto inzha allah
@cartandaacad7119
@cartandaacad7119 7 жыл бұрын
hestan markan so xasusto xanun aya daremayaa wlhi marki iigu horesay aan maqlay aye aheed markaas jecel magara neenin wey igu gaaday lkn jecel wuxu yahay aye ibartay jacelki igu horeyay ayu ahaa kaas ma ilaawi dono marna laga mayabo ina ilowo waayo waa xasun aan qalbigeyga an ka tir mey nin wlhi heestan waa xasun 😍maano cadey waxey ku noshahay hada degmada bondhere alla haku dhowro adun iyo caariba in badan
@abdulaahiAhmedshaikh
@abdulaahiAhmedshaikh 6 ай бұрын
ilaah ha idiin wada naxariisto walalo igu weyn oo aan duco u awoodo maanta waxaa niiga dambeeyay dad jaceylka u qalmin dadkana aduun siisto ilaah hanoo badalo dhaqan ka inaga qal damay walalo yaal jaceylka waa wax jiro wuuna jiraa hadaa intiina comment tiga aragto xitaa macal aniga aan wada dhimano ha sareeyo jaceylka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sulub5065
@sulub5065 4 ай бұрын
Taariikhdu 10/4/2024 Maalinta Arbaca waana maalin eidal fitri Xili galabnimaa baan heestan cajiibka ah ee macaan ku jalbeebinaya naftayda, waar ku celceshada waa miid iyo dhaxal laynoga tagaye🎻 Walee ma dugoowdaan Aamina cabdilahi iyo hobal ahmed gacayte❤
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 5 жыл бұрын
Cabdinaasir macallin Raboow Gacantaada barakee, Muusikaas Heesta sabaalo si gooni ah jacayl un baaba iska kay qabta markey dhagahyga kusoo dhacdo.❤❤❤❤❤❤
@xaqsoor_yareofficiall533
@xaqsoor_yareofficiall533 4 жыл бұрын
Uu nool yahay wll cabbdinaasir macalin caydiid
@Abicubayda
@Abicubayda 5 ай бұрын
Hi legend's 2024
@Mascuudxasan123
@Mascuudxasan123 12 күн бұрын
😅😅👋
@MaxamedRaage-g3i
@MaxamedRaage-g3i Күн бұрын
👋😂
@zakariyeali9379
@zakariyeali9379 2 жыл бұрын
Waa 17 November 2021 saacadu waa 2:44 duhurnimo Waxaan Aad u dhuuxay ereyada heestan ku jira wixii horre waa dahab OLD IS GOLD
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 10 ай бұрын
Esh qiyasak AHU Axmad yusuf Gacayte & Aamina Cabdilaahi Xirsi Wakhti fanku ,fanka ahaa 😢❤
@khadarindhojacaylfcp7275
@khadarindhojacaylfcp7275 7 жыл бұрын
Ahmed gacayte Allah ha ku naxariisto aaamiin yaa rabi
@ahmedfarah9377
@ahmedfarah9377 7 жыл бұрын
Maxamed saleemsan tuberculosis
@yahyerigah1201
@yahyerigah1201 7 жыл бұрын
Khadar indho jacayl fçp Amen
@ayubpasha4776
@ayubpasha4776 7 жыл бұрын
Khadar indho jacayl fçp p @BakesmehekBangaloresultansultan
@abadirqurux6387
@abadirqurux6387 5 жыл бұрын
aamiin
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 4 жыл бұрын
Aamin
@prettygirlsom2628
@prettygirlsom2628 Жыл бұрын
Caawa oo aan dhageysanaayo waa habeenkii labaad ciid carafo 2-shawaal-1444H 21-April-2023 heestaan waxa udhageysanaya miraheeda oo aad ii quseysa😢
@ahmednour4223
@ahmednour4223 6 ай бұрын
14 years after 2024 😊
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 3 күн бұрын
Alle naxariisti janno fardawsa. Haku casuumo inti dhimatey fananiinti somaliyed
@SafaApdirahmaan-ot9hw
@SafaApdirahmaan-ot9hw 12 күн бұрын
Heestan wxn soo search gareeyay 2024 .8.5 Waa casar isniin ah❤🥺heestan wan iska jecly
@Abdirizack...30
@Abdirizack...30 12 күн бұрын
Sithokale sxb 10 kadib Yan kusolabana halkan Bal an Arko sithey nolosheyda noqon donto2034
@hanadcade3560
@hanadcade3560 7 жыл бұрын
i was born in 2002 marka hestaaan waaa tii aaan kucaqliyeeytey waa hes aaan xasuus igu leh my father ayaaa dhageey sani jire ana waan jeclaaaa gaceyte Iloow hacadaaabin
@TheGasle
@TheGasle 7 жыл бұрын
waxaan dhashay 5 casho kadib oo ah 22kii Oktobar 1986 markii la duubay, 31 sano kadib Hadeer Aamina Cabdillahi wan arkaa todobaad kasta magaalada Borama, waa waqti dheer malahayga balse marka aad waydiiyay aamina waxay ku odhan waa shalay.
@abdulkafidelcaqli2822
@abdulkafidelcaqli2822 6 жыл бұрын
Saaxiib ma boorama joogtaa
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
TheGasle zxp ma booramay joogtaa
@salmanhaji7085
@salmanhaji7085 4 жыл бұрын
Iigu salaan aamino
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@marisacillahi1537 haaa
@abdialiadan8160
@abdialiadan8160 3 жыл бұрын
@@abdulkafidelcaqli2822 xcccçc
@GelleBashir
@GelleBashir 9 жыл бұрын
the best song I had ever heard. I love the terrific words from ahmed gacayte and aamino abdulaahi.
@mohamedfinnh9838
@mohamedfinnh9838 6 жыл бұрын
Geelle Khalaf t6yfghvf
@yoonisali8765
@yoonisali8765 6 жыл бұрын
Geelle Khalaf mahmedshmedmuluc
@khaliifdaacad7165
@khaliifdaacad7165 12 күн бұрын
Geela 8years ka hor
@faqashlaayesnm7001
@faqashlaayesnm7001 7 жыл бұрын
waxan danbe heeso maha balan alleh kelmadaha kyjira wa cahaaib SACNA WAYSHA UDHALO SANKA KLAMA ROORO
@jamassss4607
@jamassss4607 7 жыл бұрын
Faqash laaye Snm heeso waa heesihii hore. wale
@xayirhassan4862
@xayirhassan4862 2 жыл бұрын
Waa hees igu weyn wllhi waana xasuus 2010 kii Ayan dhageystey bisha Ramadan ayadoo lagu jiro ❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 2 жыл бұрын
Bil ramadaan iyo heesi Sida ayna dhiig iyo biyo hadii laysku daro ayna isku qaadanayn ayayna u midoobaynin iskudayga kadaa.........2022
@faadumocali4426
@faadumocali4426 10 ай бұрын
13years ka dip baan soo boqday heestan galap sabtia anoo casariye cabaya 5:00pm hada iga danbayzid love izaar 2023❤
@shooqicartan7191
@shooqicartan7191 10 жыл бұрын
maasha laah waa alo fanaan laxamayste ahmed gacayte iyo aamina cabdilaahi xirsi ilaahaw ahmed unaxariiso aaminan cimriga u dheeree
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 Ай бұрын
Maxmamuud c/laahi ciise sangub abwaankii waynaa codadkuna axmed gacayte yuusuf iyo aamina c/laahi xirsi❤
@naznooona7459
@naznooona7459 6 жыл бұрын
Who still here 🤔♥️
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 3 жыл бұрын
@shabcacabdilaahi995
@shabcacabdilaahi995 3 жыл бұрын
Me
@xaawaxuseen7913
@xaawaxuseen7913 3 жыл бұрын
@@shabcacabdilaahi995 9
@zeinabmusse6881
@zeinabmusse6881 2 жыл бұрын
@@xaawaxuseen7913 Me
@abdirahemomer5136
@abdirahemomer5136 2 жыл бұрын
Still iam
@hassanelme974
@hassanelme974 8 жыл бұрын
Aamina cabdilaahi iyo Axmed gacayte Allaha danbigiina dhaafo waa heeso qiime leh Fannku waa dhaxal
@mustafexirsi
@mustafexirsi 6 жыл бұрын
Alle haw naxariisto Axmed Gacayte. Aamina Cabdillaahi oo Boroma ku xanuunsanna Eebbe ha shaafiyo.
@cabdicabdillahiyonis3241
@cabdicabdillahiyonis3241 7 жыл бұрын
akhyaa hees ilaahay ha uxariisto axmed gacayte amina cabdilaahi ilaahay cimrigeega ha dheereeyo amin
@munaufufilhykacbsd1557
@munaufufilhykacbsd1557 6 жыл бұрын
Eng cabdi cabdillahi yonis masha allh alh unaxaristo amiin yarbi
@mohamedkhadaryusuf8187
@mohamedkhadaryusuf8187 7 жыл бұрын
Axmed gacayte waxa lagu dilay magalaada Hargeisa sanadkii 1988 kii isagoo qaadaya madfaca daaraha kadaa hadaad doontana Ku dumi , markaasow ay duqaynayeen magalada regime kii xumayee Afwayne Allow u naxariiso intii u dhimatay xarayntii dalkan
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
Alla cajiib Sana waqtigu heestan waa heestii igu horaysay hees aan maqlo aduunka ama aan Ku bartay anoo yar 2004 4 Sano ji Ayaan ahaa hargeisa❤️ cadey waana bartay waan qaadi jiray xata cajaladaha ayay dhagaysan jireen dadku siiba adeeraday😭 oo dhalin yari ah ayaa dhagaysan jiray qaraamigii oo bdn oo heestan Ku jirto ax yaa cajiib imikana marwalba waa dhagaystaa ❤️
@khalidahmedhassan5764
@khalidahmedhassan5764 7 жыл бұрын
Alle naxriistii jano haka waraabay axmed gacayte iyo dhamaan fanaanita soomaaliyeed ee dhintay
@hamsexusen694
@hamsexusen694 6 жыл бұрын
Ahmed Gacayte yuuzuf hobolkii hobalada helyaygii ex hargeisa alaa yaa arxam iyo fanaanadii qaaliga ahayd aamina abdilahi heestii sabaalo maskaxdii sangub 1986 heeso iyo hobolo waa kuwaa maskaxdaydii wxy diida ciyaalkaaanta
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 2 жыл бұрын
17:50 galab qamiisa 28/7/,2022 Aan dhageysana heesta saamale sookeyiyo waxa nahay walalo🥰❤💯🥰 salku dhige ayaankuye samir aan lahano😳
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 4 жыл бұрын
waayo waayo iyo 1986 maalintaas waxaa bilaabay shaqadii qaranka somaliyed oo aan arday deeq waxbarasho ka helay dalka ciraaq waxbarasho dublumaasiyaded
@engademademfarhan1355
@engademademfarhan1355 20 күн бұрын
ahmed gacayte yousuf wuxu dhinty sanadka uu heesta qaady waxna dilay ciidanka xooga dalka somalia 1984 halka amina ay ku geeriyooty dalka ingiriska 2000 waxa muusiga tumaya waa abdinaasir macalin caydiid wuxu ku geeriyodey somaliland hargysia 2023 dhamaan Alle ha naxariisto
@user-xw7xn4du4r
@user-xw7xn4du4r 12 күн бұрын
Ahmed gacayte shirqool baa lagu dilay
@alifoodare9705
@alifoodare9705 6 жыл бұрын
Heessaha qaaraamiga markaan dhegesto wlhi xaaddaa I istaagto waxana maskaxdeyda ka sawiraa Somalia oo barwaaqaa ilaahow ammuuraha Somalida sahal
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 7 жыл бұрын
hadaan nahay jiilkan xidigaha geeska la da'da ah nagama maqna inaan dhagysano lengeds of somali songs
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
xamda yar good for you
@ahmedjama9112
@ahmedjama9112 6 жыл бұрын
Anigu Jiilkan Xiddigaha Geeska iyo wixii la mid ah maba fahmo waxay ku heesayaan, music dhawaaq kulul keliya weeyaan.
@aliyake1882
@aliyake1882 2 жыл бұрын
This one always stays my fav 💖 song I listen to it every now & then I never get tired of it ✔️✔️✔️💯
@abdullahiabdi8791
@abdullahiabdi8791 3 жыл бұрын
Saacadu waa 1:23am goobtu waa kampala uganda heestan waa markii ugu horeysy ee aan dhagysto waagi hore waan maqli jiry
@crahmanaadan3056
@crahmanaadan3056 7 жыл бұрын
hees wacan weeye Allan haw naxariisto janatu fardawsana allah haka waraabiyo ahmed gacayte
@user-uh8ud2fk6g
@user-uh8ud2fk6g 7 ай бұрын
Aamiin
@fatimamoha1504
@fatimamoha1504 7 жыл бұрын
maxamuud cabdulahi singub abwaan qaali ah erayo xikmadleh.👍👍👍👍👍👍👍
@jamassss4607
@jamassss4607 7 жыл бұрын
fatima moha wale. waa. abwaaaan. labo. maahan. alloow. cimrigiiisa. dheeree. hadu. dhintayna u naxariiso
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Aun Ahmed gacayte wxuu ahaa aabaha laxamada somaliyeed 🥰
@maxamedaxmed4724
@maxamedaxmed4724 5 жыл бұрын
Alleh hw nxriizto Ahmed gacayte youzuf aamina c laahina alleh cimriga hw dheereyo waa 10:30 habeenimo bizhuna tahay 8 :12 ee Dec 2018 wax aan joogay guriga hooyaday ee magalda hargeiza gara ahaan bariga magalada hargeisa waan Ku raxayzanayay heestan xasuus gaara weeye waan husi doona inzhlah haddii alleh igaadh ziiyo
@ruqiyawardere6517
@ruqiyawardere6517 Жыл бұрын
What a beautiful music lyrics and voice. Allah yarahamah both of them. Nobody's will ever replace them. R.I.P
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 8 жыл бұрын
my mother's favorite song
@shaafiyare2160
@shaafiyare2160 6 жыл бұрын
h
@chaturidash2451
@chaturidash2451 6 жыл бұрын
Hodan Abukar
@spacewater5866
@spacewater5866 5 жыл бұрын
I am amazed also surprised that a classic old song like this would reach a 1.1 million views. It's fantastic. really happy with it. Samir aan Lahaano!
@xamsecismaan4843
@xamsecismaan4843 3 жыл бұрын
That's great really very best
@mohamudismael1046
@mohamudismael1046 Жыл бұрын
U mean 1.7 bro❤❤
@nimcomatan2816
@nimcomatan2816 Жыл бұрын
Alle haw naxariistO fanan Gacayte🤲😪 amina apdilahi hirsi cimriga alle haku dhereyo adna waa heesaha aan dhagyztO mar wlpa 🙏😚
@maxmedcabdalle6280
@maxmedcabdalle6280 Жыл бұрын
Haye amina dhimataye adigu ma noshahy hada noshahay ku cimra qaado
@zhiinequrbaawi89
@zhiinequrbaawi89 4 жыл бұрын
Ax wlhi hoyadey baan idacada kala dhagaysan jiray addunyooy abahaa was 2020😪😪
@SuperHONEY2003
@SuperHONEY2003 12 жыл бұрын
I never hate an old songs i just love to listen everytime
@abdisamedabdilahi1912
@abdisamedabdilahi1912 7 жыл бұрын
dadna waadadkii hore hadalna waa intuu yidhi
@bashirmohamed4016
@bashirmohamed4016 5 жыл бұрын
12 august 2019 Monday Old but Gold can't stop listening!
@hassenhero1745
@hassenhero1745 Ай бұрын
Axmed gaaceyte yuusuf AUN
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 6 жыл бұрын
Erayada maxamuud cabdi laahi sangub codka macaan Axmed gaceyte yusuf iyo Amina cabdi laahi
@adnankafi4035
@adnankafi4035 2 жыл бұрын
Old is gold manta tarikhdu waa 7.9.2021 waxan joga kampala xusus❤
@ayaanledayib4036
@ayaanledayib4036 8 жыл бұрын
waaaw 1986 goobtuna waa maroodijeex hotel hargeisa
@Somaliairdrop1
@Somaliairdrop1 3 жыл бұрын
Moroodi jeex xage la dhaha wll gobol ahan nogu sheg ma togdher ba mise wa waqooyi galbeed
@jimcaaleabdi9222
@jimcaaleabdi9222 3 жыл бұрын
Maroojiye jeex hotel, hargeisa ayuu ku yaala, imika Laakiin lama isticmaalo oo waa kharaabad. Bariga hargeisa, ayuu ahaa inkastoo imika magaaladii dhaaftay
@davidjohn1285
@davidjohn1285 2 жыл бұрын
@@Somaliairdrop1 waa Hotel bariga Hargaysa ku yaal walaal inta aan KAAH HOTEL la gaadhin. Hadda waa iska qaraabad laakiin berigaa Hotellada ugu fiican ayuu ka mid ahaa.
@gariirmaqiiq2119
@gariirmaqiiq2119 8 жыл бұрын
Wah Wah Fanaaniin waa waaberi only, fan ka dambeyay ma jiro waaberi legends.. fanki soomaliyeed wuu dhintay sida dalku ba u burburay
@geesilibaax941
@geesilibaax941 7 жыл бұрын
reer Somalia ayaa burburay sidaay uga go een hoyadii fankuu somalilnd
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 3 ай бұрын
12-sanno ka hor oo ku beegan 2012-kii baan heestan maqlay waan xifdiyey berigaa 2014-ilaa 2016-kii baan aroosyadda oo aan markaa jeclaa ka qaadi jirey waan jeclaa oo mar kasta oo aan ku luuqaynayo waxaan dareemi jirey nolol ilaa aan usha ama cimaamadda aan inan/gabadh saarto ama farta ku fiiqo maan fadhiisan jirin taasi waxay ii ahayd wakhti gooni iii ah oo aanan hadda haysan madaama aan iminka magaalo ku nool ahay, amase aan ka waynaaday wakhtigaa. Wakhtiyadda aan u xiisay bay ku jirtaaaa
@Lucas-Maura6
@Lucas-Maura6 6 ай бұрын
Malin isnin ah bisha 8 2 february 2024 bal aan argo halka uu wayaha aduun igu tuura insh allha waxan soo laban 2026 hadad iga danbayso like 🥺👍
@korontosomalie2389
@korontosomalie2389 5 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan u jclhy ilaahow yaan la cadaabin dhageesigeeda
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Nafla saaqay baan siday tahay dhalaan SabaalaynaYaaye ahmed gacayte iyO amina abdilaHi......
@riyo_kunoole3189
@riyo_kunoole3189 4 жыл бұрын
Booqasho 2020/9/1 salaasa Ahmed gaceyte Allh haw naxariisto janooyinkiizana Haku arsaaqo 🤲 Aamina Apdilhi Cimri dheer iyo cibaado suupan Iso xasuusi Hadaa soo booqato Like ku qapo👍
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 7 жыл бұрын
aamino cabdilahi iyo gacayte wllhi heestan madaxweyne kasto la waraysto oo layidha heesteed jeclayd tan ayu yidha
@jamassss4607
@jamassss4607 7 жыл бұрын
Media HD VOS heeso. waa heesihii hore. wale. anaaba ka helay. eray gii u horeeyay
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Saxafi War Tolmoon VEVO hhh oo zxp madaxweynaha mala weydiiyaa hesuhu jecelyhy 😂
@jubbageneraltradingcoltd9037
@jubbageneraltradingcoltd9037 3 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto abwaan singub waa ereyo mcn
@dheemanluula1357
@dheemanluula1357 2 жыл бұрын
Old is gold 2022 am still watching 🥰
@user-dw5pn4ve1e
@user-dw5pn4ve1e 7 ай бұрын
2023 waxa galay khalad nolashayda ka qomemeyo waxa si fudud kusii dayaay qof aan ka heli jiray naxaris farxad wax walbo qof laga helo lkin ani aa wax walbo burburiye lkin imika ani qomameya jacaylkuna igu danbeya lkin si kasto iskugu dayo inaa qofkii uso celiyo waa iga dide ana qalbiga imaka lee jacayl igale. Nabsi. ihayO is idhi NajiMa 😢❤
@XasanAhmed-pg3zg
@XasanAhmed-pg3zg Ай бұрын
HeesiHi horaa heesa ahaa hda wxani wa iska sheek0 pl eeg qaafiyadah oo qudha wx lo dhiga jirin Hda 2024 dawanyso saw waajib maha ina like i zaarT00
@hadiyahadiya2518
@hadiyahadiya2518 6 жыл бұрын
Who is watching 2018😍😍😘😘👌👌👏👏👏
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 жыл бұрын
Again and again I'm here who else watching right now see y soon 2030 by by
@kingalffo5061
@kingalffo5061 3 жыл бұрын
Wwwwwwwww
@ifrahahmed7533
@ifrahahmed7533 3 жыл бұрын
2021/7/10 heestan aadbay ii taabanaysaa waxaan rajeynayo oo jeclahay ilaahey karajaynayaa inuu nabad iigu geeyo xaajigayga sadex bilood gudaheed🥺
@muuminyare3457
@muuminyare3457 2 жыл бұрын
Hadda ma heshay 2022
@dekewaldekdarajo149
@dekewaldekdarajo149 8 ай бұрын
What amazing voice and music 😢 We lost
@yasinhassan7962
@yasinhassan7962 8 жыл бұрын
wllhi adeer ruma ayuu iigu beegnaa adeerkay ahmed ilahay hakuu naxariisto nin gabooye ah ayaa dooxa hargiesa ku dilay ilahay ha u naxariistee
@curadkareerburco275
@curadkareerburco275 7 жыл бұрын
Yasin Hassan wll taariikhdu imisadiibay hayd markii ladilay?
@curadkareerburco275
@curadkareerburco275 7 жыл бұрын
Yasin Hassan wll madawladii siyaad barre ayaa dishay?
@abdallaali7540
@abdallaali7540 7 жыл бұрын
Curadka Reer burco 1988kii bay ahayd
@Wonderful-adventures
@Wonderful-adventures 7 жыл бұрын
qabyaalad ayaa loo dilay ee ina siyad ma dilin taariiqda baara
@somalilandboy4648
@somalilandboy4648 7 жыл бұрын
isaaq ahaan ayaa loo dilay waayo dawladii siyaad waxa ay tirtiraysay dadka isaaq markaa si badheedh ah ayaa hargeysa loogu dhex toogtay maxamed moogeba isaaq ahaan ayay u dileen
@hibonuora6183
@hibonuora6183 2 жыл бұрын
2021 still my favourite song 🎵❤
@Kamaldaarichannel
@Kamaldaarichannel 2 жыл бұрын
🔦
@hibonuora6183
@hibonuora6183 2 жыл бұрын
@@Kamaldaarichannel 🙏
@hibonuora6183
@hibonuora6183 2 жыл бұрын
@@alisaladahmed424Nice heso wa kuwi hore
@mahomedabdi4163
@mahomedabdi4163 7 жыл бұрын
jinadi fardowso allah kawarabiyo ahamad gacite iyo dhaman fananti somalied.. hestani mahan jecel lkin SOMALIDU. waxa. arkan jecel
@ahmedmohamed2241
@ahmedmohamed2241 Жыл бұрын
heesihii hore macno weyn bay leeyihiin wlh old is gold✨️ 💛 👌 💖 💕
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso iyadoo maalin iyo wax mootan baan ogaaday kawaran??😨big fan baan u ahaa weliba heesteedan aad baan u jeclayn aniga iyo asxaabteyda. Ilaahoow qabrigeeda u nuuri. Aamina cabdilaahi xirsi 😭😭
@saidalidahir5703
@saidalidahir5703 7 жыл бұрын
msha llh top words alle yarxamak
@jamassss4607
@jamassss4607 7 жыл бұрын
said ali dahir heeso. waa heeshii hore wale. zhp axyaa
@mahadmohamed2808
@mahadmohamed2808 7 жыл бұрын
axmed gacayte allow kuu naxariiso abti
@fahadabdullahi2500
@fahadabdullahi2500 8 жыл бұрын
heestaan waa heesaha aan ugu jeclahay in aan dhaheyso milaha heesta Iyo codkaba caadi ma ahan i like is song
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 257 М.
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 37 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 31 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 43 МЛН
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,7 МЛН
Axmed Gaceyte Orod orod Hees aad u macaan
8:15
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 465 М.
Saalax qaasim iyo Hibo nuuro || ka bul dheh with lyrcs
8:40
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 154 М.
Amina cabdilaahi hees (waligeed aduunyada) lyrics
7:45
Fanka Somalida
Рет қаралды 1,1 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,6 МЛН
Ahmed Mooge iyo heestii Yaa Nuuralcayn
5:32
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 1 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,4 МЛН
Heestii: Ilimaha Wardheeriyo.||| Gacayte.// lyrics.
7:59
Hal Abuur channel
Рет қаралды 81 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 6 МЛН