No video

Ahmed Mooge iyo heestii Yaa Nuuralcayn

  Рет қаралды 1,028,045

Qaaci iyo Qaraami

Qaaci iyo Qaraami

12 жыл бұрын

Wadinkaa hadaba
comments to adenyare72@gmail.com

Пікірлер: 362
@abdiwahabibraahim5432
@abdiwahabibraahim5432 3 жыл бұрын
Waxaan safar dhulka ah ka soo bilaabay magaaladda Baar-gaal ee gobolka bari, waxaan ku imid safarkiii magaalada Boorama ee gobolka Awdal, waa aniga iyo sadex wiil waxaan wadanay gaadhi gaar ah oo dhulka si fiican u jeexayay xili roob ahna way ahayd, waxaa safarkaasi nagu qaatay 2 days isku bixis ah haddaba waxaa aan xasuustaa inuu Ahmed Mooge Liibaan ahaa cidda kaliya ee daalka safarkaa dheer kusoo jid marnay dhagaysigiisa marna kamanaan caajisin ilaahay ha u naxariisto aaamiin
@FardowsoBaliil-cw7tp
@FardowsoBaliil-cw7tp 2 ай бұрын
Codkas kama daalo dhagesigiisa A.moge fanan qaaliya alle kuu naxariisay❤
@ma_dhaafe1637
@ma_dhaafe1637 5 жыл бұрын
2010 anoo awaare ka tagy oo ku socda jigjiga siina maraya dhagax buur oo maraya halkii maxamed mooge lagu dily ayaanu inamo ila socdy ka wada sheekysany kadib mid kastaaba intuu heesaa ilma mooge ka hayoo tiriyay Tanuu markaa midi ku soo dary anoon hore u maqal markaan hargysa dib ugu soo noqdaan baadhy oon hely Hadoon joogo uk na waan dhagysanayaaa ax yaa xusuus
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 4 жыл бұрын
Jam Huuri awaare marka laga tago ee dhagaxbuur lagu socdo lama maro meeshii lagu dilay maxamed mooge e bal isu kaayo qabadsii walalo oo noo yara jilci
@garaadcaabi948
@garaadcaabi948 Ай бұрын
@ma_dhaafe isku mid maaha sxb ilma mooge waa laba nin oo walaalo ah oo fanaaniin ah waana maxamed Mooge iyo Axmed Mooge. ninka Awaare lagu dilay waa Maxamed Mooge ninka heestan waa Axmed Mooge, Allah ha u naxariisto dhamaantoode
@MohamoudFarah-xq3sk
@MohamoudFarah-xq3sk 2 ай бұрын
Alle haw naxariisto Awoowgey Axmed Mooge oo ahaa tiirarkii Fanka soomaaliyeed cika geeyey
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Dooxada nugaaled waatan marka ay rooban tahay quruxdeeda la yaabo... Mara ay abaarta tahayna aan indhaha la siiin karin.....⚡ Naqa jeceliyaaayeey..... Axmed mooge liiban rabiH janadi kuma baaL mariyo....❤🌹
@Say-its-not-so
@Say-its-not-so 7 жыл бұрын
I am Proud of my Language and it's diversity💖 living and growing up in the west this is my link at this moment to some of my roots thanks KZfaq and the uploaders 👍So I don't forget ever SO PROUD AND LUCKY.😚
@mohamedhassan684
@mohamedhassan684 6 жыл бұрын
2018-07-06. 18:55, Goobtu waa Niagara Falls, duleedka magaalada Toronto. Munaasibadduna: Anigoo dalxiis u imid ayaan isha isla helnay gabar Soomaaliyeed oo quruxdeeda aanan horay u arag asturnanta gabaabsiga ah Iyo dhoollacaddaynta xishoodku ku jiro wa sifo Soomaalida wadamada reergalbeedka ku yar, hooyadeed oo ayaduna garbasaar iyo muraayadaha qorraxda oo isku midab ah ku lebbisan aya la socotay. Isbarasho ido salaan guud kadib wan ku dhiirran waayay inan hadal u bilaabo gabadha oo aan agjoogeeda iska jeclaystay. intaan youtubeka galay ayaan heestaan niyadda ku dhistay. Allah yarxamuh Axmed Mooge Liibaan.
@qanijacayl5784
@qanijacayl5784 5 жыл бұрын
Mohamed Hassan Halkay ku danbaysay inantii?
@abdikadarmohamed2863
@abdikadarmohamed2863 4 жыл бұрын
Mohamed Hassan
@aamiiking3278
@aamiiking3278 4 жыл бұрын
Jaceyl nacas ayaa Ku helay
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 4 жыл бұрын
@@aamiiking3278 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Waa run
@burco7626
@burco7626 2 жыл бұрын
Soo waran wll, did you meet the girl again 🤔
@mazzikatya
@mazzikatya 8 жыл бұрын
100% Fanka somali halku ka asaasmay waa layska wada garnyaa maxa dhayd idinka lisay viva ilma mooge baban
@faaomar8598
@faaomar8598 Жыл бұрын
Alla maxuu qurux iyo cod qabri lagalay Allaha u naxariisto 😢
@jaajchannel
@jaajchannel 3 жыл бұрын
Qofkaan aduunka guudkiisa heesihiisa ugu jecelahay waa Ahn Axmed Mooge isku xanuun iyo dareen baanu nahay fananka alla hasahlo isna eebe haw naxariisto
@amina4341
@amina4341 8 жыл бұрын
every time I remember my roots. .I listen to this. proud somalilander
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
عميد الفن احمد موجي ستظل خالدا في قلوبنا الف رحمه والنورعليك مبدع
@hakeemmusse5561
@hakeemmusse5561 7 жыл бұрын
we always Somaliland and hold cun&polotion. we are Somalilander proud we are one for every thing. I believe Somalia will never acses with out Somaliland.
@mohamadindhoo4476
@mohamadindhoo4476 7 жыл бұрын
Haki Musse an aragno halka xaalku ku dambeeyo
@hakeemmusse5561
@hakeemmusse5561 7 жыл бұрын
Mohamad Indhoo .sxb hadal iyo hilbo wa la saafa hadad suuganta taqano.what did you meant wa halad key ku danbayso. anigu heestan ayan comments ka bixiyey?
@arligiiudgoonka4772
@arligiiudgoonka4772 7 жыл бұрын
Haki Musse who cares?. Misiiin baa tahay!.
@odawa8337
@odawa8337 7 жыл бұрын
Haki Musse sxb hadii fanintan adinka idinka dhashewn intee kusoo caan baxee sooo xamar ma ahan meesha ey magaca ku yesheen hadane sowtan faninti idin so baxay lagama celin la'yahay xamar ...sxb somali kalama maranto
@arligiiudgoonka4772
@arligiiudgoonka4772 7 жыл бұрын
ODAWA# dadkaan ha isku wareerin attention seekers weeye. Meelwalbo dacar bay dul dhigayaan halagula doodo uun😎😎😎😎
@yoonisgabal5461
@yoonisgabal5461 3 жыл бұрын
Axmed mooge codkisa markan maqlo xada ikacda walahi 😢❤
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
Sxb maxamed mooge waa walalo kasba ka daraan inkasto eysaan kalaa diciin
@mahmettahir1406
@mahmettahir1406 2 жыл бұрын
Ilahay ha u naxaristo axmed mooge liiban Heesta laxankedana waxa leh abwaanki wayna xaaji gujis waliba laxanka anwaanku wuxu sameeyay isago gaadhi sanaax ah u lha wata baladwayn maraya
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
Lpx yaa kuu shegee yacnii tariqada mel iguu sheeg
@urfavv.noora_
@urfavv.noora_ 2 жыл бұрын
Heestii ugu horeysay oo magaceyga ah Nuralcayn❤
@FarahAbdul
@FarahAbdul 2 жыл бұрын
ilaahay ha unaxariisto Axmed Mooge Liibaan Cabdikariim Axmed Mooge na hanoo xifdiyo.
@hodanmohamed50
@hodanmohamed50 8 жыл бұрын
somali hanoolato meelkasta oo ay joogto allahayo unaxariiso fananiinti dhimatay dhamanto ,iminka 2016 welina wa la wayey fanan bedela fananiinti hore
@falastinabdulahi2864
@falastinabdulahi2864 8 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍💕💕💕💕
@yusufali3737
@yusufali3737 4 жыл бұрын
Ragan Yaa Noosoceliya kuwan imika Joogaa naga kaxeeyaa 😭 100000 imika Jooga uma Qalmo
@puntlandsomalia9604
@puntlandsomalia9604 7 жыл бұрын
20 may 2017 wixii ka danbeeya cidii dhagaysta like ta ha isku iloobin adigu ma lihide.
@maxameddeeq1393
@maxameddeeq1393 6 жыл бұрын
puntland Somalia
@herrochannel2670
@herrochannel2670 6 жыл бұрын
puntland Somalia today listn
@aawmoh1499
@aawmoh1499 5 жыл бұрын
21 oct 2018 😍
@mubarigbulshaawi4679
@mubarigbulshaawi4679 4 жыл бұрын
Kkkk
@juweriahaji4049
@juweriahaji4049 4 жыл бұрын
Farax
@abdirazakabdinormoalimuu1715
@abdirazakabdinormoalimuu1715 4 жыл бұрын
Goobtu waa gonolka galgaduud gaar ahaan ceelbuur buundada korkeeda oo biyo kujiraan iyo goor galab ah raaxo macaan
@Karisma187
@Karisma187 5 жыл бұрын
2018 september listening to my legend uncle 😍😍😍, Isaaq excellence
@britishboy53wiilboqortooyo33
@britishboy53wiilboqortooyo33 5 жыл бұрын
Mona Majestic
@live-omuzikchild7171
@live-omuzikchild7171 5 жыл бұрын
My uncle 2
@omarducaysane4591
@omarducaysane4591 5 жыл бұрын
Fariid
@shakurfarah2958
@shakurfarah2958 5 жыл бұрын
We don't need uncle or my clan we need to be true Somalis.
@militaryjacaylgalay2161
@militaryjacaylgalay2161 4 жыл бұрын
@zacadcazr6627
@zacadcazr6627 7 жыл бұрын
😭😭 Ahmed Mooge liibaan rabi raali kanoqoy Bi'idnillaah.
@qanijacayl5784
@qanijacayl5784 5 жыл бұрын
Zacad cazrø Aamiin
@herrochannel2670
@herrochannel2670 6 жыл бұрын
1/1/ 2018 wixii ka dambeya like aan comment
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 5 жыл бұрын
Wakhtigu waa subax hore cabaaro 7di arooryaad waxaa si degdega iiga soo hor baxday heestan oo aan waayo dhagaysan goobta aan ku suganayna waa tuulo ku taala waqooyiga shiinaha oo la dhaho fushun Salaan kal iyo laaba ayaan idiin taagay dhamantiimba
@bakangmorapedi9488
@bakangmorapedi9488 2 жыл бұрын
Sidaas si lamid ah walale amuuraha aaad utagtay waqooyiga shiinaha ilaaheey haa kuu sakhiro
@nooraliade8996
@nooraliade8996 4 жыл бұрын
Allah yirxamoo, al fanan Axmed Mooge Liubaan Heestan kama dhergo. Kama xiiso jabo. Alle senbigiisa ha dhaafo, amiin
@salma300zzify
@salma300zzify 11 жыл бұрын
i grow up in house full of his songs,,no one can sing like him
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
No Land No Land proud Soomaali
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 3 жыл бұрын
Somali wa layahay lkn somalidu wa kala wadan ninkana jamahuriyada soomalind bu u dhashay khalaas
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f 3 жыл бұрын
@@shaadiaofficial7006 Somali land ma jirto Somali ba nahay ninkan reer waqooyi waaye wa dhihi kartaa
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f 3 жыл бұрын
@@shaadiaofficial7006 idinka isaaq ada tihiin dir aa tihiin anaka hawiye aa nahay ada daarood nacdeen Somali ma nihin maa leedihiin hawiyo iyo daarood mas jecelyihiin hada waa maya ee wadanka iyo muslimnimo naga daxeeso qabiil ma jiro maanta anoo nin abgaal ah nin daarood ii talinaayo wa caadi maadaamo si sharci ku imaaday dagaal looma baahno cunsuri waa laga tagay
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 5 жыл бұрын
Hadii aad hadda dhageysaneyso like ta ha ila agmarin Yaanuralcayn mar aan maqlaayay madhaweyn anigoo Yar ayaan maqli jiray
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 8 жыл бұрын
Anoo geeljira ah baan safar bosaso u aadey, si aan usooduubto heesahaan
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 4 жыл бұрын
Abdishakur abdi oo deedna xageed ku dhagaysan jirtay cajalka ma geel futadiisa 😃😃
@sdnsdn2291
@sdnsdn2291 7 жыл бұрын
nabadeey waxaa qaba ninka adiga oo nool nimca kula wadaagee nebciyeey abaareey doogii nugaal iyo naqa jeceliyaayee naruurooy hadhkaa aan ku naste yaa nuural cayn siduu nabarku igu yahay yaa nuural cayn siduu nabarku igu yahay nabsi yoow waxaa jira niyadii ku sahashiyo nacab hereeri tamaayee amba nuduubta weeyee nudayda iyo jiidhkii nacab igaama goyninee wah wah
@arligiiudgoonka4772
@arligiiudgoonka4772 7 жыл бұрын
Abdikaroon Daahir Nuduubta maxa laga wadaa adoo mahadsan.
@MohamedOmar-sg1yn
@MohamedOmar-sg1yn 6 жыл бұрын
Nacab bera-tamaayee
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 6 жыл бұрын
Arligii Udgoonka Nudabta waxa la yidhaahda nabar (Xanuun ) caloosha ku dhaca.Nudubtu inta badan waxay ku dhacdaa geela ama xoolahaba guud ahaan.
@raagebader6737
@raagebader6737 6 жыл бұрын
Sxb baydka labaad aan ku samo,,, Nabsiyow waxa jira Niyad kuu buseeshiyo Nacab baratamaayee
@britishboy53wiilboqortooyo33
@britishboy53wiilboqortooyo33 5 жыл бұрын
Abdikaroon Daahir
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
Yaa yaa yaa nuuralcayn ❤ Waxaan isku diyaarinaya jaamacada waxana heestaan ku dhagaysanaya qolkayga waan sii macaansanaya marabi inaa baxo Oo jaamacada aado lakiin waa ku khasbanahay sababtoo waxan galayaa quiz yar Oo Marks lagu helayo Imtixaankii waynaa ee Semesterkaana nagu soo wajahan 💕Saturday,22 May goorsheegtadu 12:18 p.m
@anwarmohamed2105
@anwarmohamed2105 11 ай бұрын
Inaader safar qiimo badan ayan soo qaadatay from ragii fankii iyo fanaanka ba isku darsaday
@HoygaXaqiiqda.
@HoygaXaqiiqda. 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@kemalyoweso2610
@kemalyoweso2610 3 жыл бұрын
Nabadeey wxd tahey Ninka adiga oo nool Nolol Kula wadaagee♥️ 2020 Greece,Athens Qiiro Eesh cala hees
@mohamedhersi5659
@mohamedhersi5659 7 жыл бұрын
Ahmed Mooge Allah Naarxitio a true Somaliland hero
@dheradjimale1262
@dheradjimale1262 5 күн бұрын
❤beautiful voice the gold of my motherland✨️ inshallah wiling to take a long drive to all Over❤️
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Nabadeey waxa qaba.. Ninka adiga oo nool... Nimca kula wadaagee💖 heestu ereyo culusaa Allow kunaxariiso axmed mooge
@momalis
@momalis 7 жыл бұрын
Old is gold ilma mooge is gold ♥★
@abdilahiabdirahmanmohamed2275
@abdilahiabdirahmanmohamed2275 3 жыл бұрын
Legends
@abduladiifabdurahmaanmoham8147
@abduladiifabdurahmaanmoham8147 5 жыл бұрын
Allaw kuu naxariiso A.M.l waxa uu aha fanaan cod uu mawluhu hibo usiiyey isaga iyo intii kale dhimatay maluhu Aun 11/3/2019 from Germany
@ahmedcanady6434
@ahmedcanady6434 8 жыл бұрын
i still listen to this song September 2016! ARE YOU?
@khadiijahm1764
@khadiijahm1764 7 жыл бұрын
ahmed canady. here in 2017
@missm668
@missm668 7 жыл бұрын
ahmed canady even in 2017 love the classic somali music😍😍👏🤗
@hamzematan7495
@hamzematan7495 7 жыл бұрын
ahmed canady
@honestboy1200
@honestboy1200 7 жыл бұрын
ahmed canady to day am listing 2017/5/16
@khadracisman1849
@khadracisman1849 7 жыл бұрын
1992
@abuxikmafilms8417
@abuxikmafilms8417 6 жыл бұрын
5/5/2018 ayaan dhagaysanayaa manay duugoobin *_OLD IS GOLD_*
@garaadcaabi948
@garaadcaabi948 Ай бұрын
11/7/2024 ayaan dhegaysanayaa habeen khamiis soo galayso oo arbaca baxday burco good memory insha Allah
@abdifatahmuuse1010
@abdifatahmuuse1010 9 жыл бұрын
yaa nuralcayn sidu nabarku igu yahay what a lyrics
@user-uj2qe3np5s
@user-uj2qe3np5s 7 ай бұрын
11 january 2023 Waxaan ku dhagaystay wadanka Mauritania caasumadda Nouakchott runtii waxaan dareemayaa boholyow iyo cidla, waxaan kawalwalayaa xaaskaygii iyo gabadhaydii yarayd oo aan nugaal kaga imi. Cajiib barisamad baan xasuusanayaa
@cabdiqaniaxmadnuur1374
@cabdiqaniaxmadnuur1374 5 жыл бұрын
Waa mid kamid ah heesaha aan ugu jecelahay.
@qubqac9913
@qubqac9913 8 жыл бұрын
WAIKAM WAKAN, adeer Muqdisho kuuma baahna, "ISU QABE AAN LOO QABIN , OO ISLA QAALANBAA TAHAY", ilaaheey ha u naxariisto ilma mooge Liibaan, Aad ayaay u jeclaayeen dadka reer Muqdisho
@hanamohamed3516
@hanamohamed3516 7 жыл бұрын
wan jeclahay heestan
@abdiyoonis4407
@abdiyoonis4407 4 жыл бұрын
Hore heestan waxa iigu horaysay dhagaysigeeda 2008.lkin cawa xusuus qaaliya jimce 19,09,2019
@hodancadey6737
@hodancadey6737 11 жыл бұрын
yaaa nuural cayin sidu nabarku igu yahay ilhayow u naxariido amiiiiiin
@haldoorhamze5631
@haldoorhamze5631 4 жыл бұрын
qofkii 2020 dawanayaa Fanaan Codka macaanaaye reer Hargaysa & awaare ina Mooge
@haldoorhamze5631
@haldoorhamze5631 4 жыл бұрын
like ta hala dhhafina
@mustafaxuseen6512
@mustafaxuseen6512 8 жыл бұрын
heees wacan iga dheeh aad ayaan utageeraye
@amiirkaamiirada1362
@amiirkaamiirada1362 7 жыл бұрын
fananintii hore waxay ahyeen dad wlhy codkoodu uu meel wanagsan tabanayo kuwan danbana iyagaabad istrys ka qadi hhhh kaban dagan cod qalia agah axmad mooge fani
@hibaakmustafa6806
@hibaakmustafa6806 7 жыл бұрын
ilahy ha u naxriisto
@herrochannel2670
@herrochannel2670 6 жыл бұрын
Hibaak Mustafa weliba ilma mooge si gaara ayay mutacalimiin u ahayeen
@DakeeyaHerbal123
@DakeeyaHerbal123 5 жыл бұрын
2019/21/7 yaa dhagaysanaya xallay ayuu Laysoo diray heestan waanigan oo youtpkan toos usoo gallay😪😪😪😪
@aamiiking3278
@aamiiking3278 5 жыл бұрын
Hibaaq
@saidnour2706
@saidnour2706 7 жыл бұрын
Allaah hawnaxariisto Ahmed Mooge iyo Dhaman inta dhimatay amba nool
@maxamedxasan1547
@maxamedxasan1547 3 жыл бұрын
Aamin
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 2 ай бұрын
Who's watching 2024??❤
@hodanmohamed50
@hodanmohamed50 8 жыл бұрын
siiba axmed mooge iyo maxamedmooge ilaahow unaxariiso adeeraday waqooyi
@qanijacayl5784
@qanijacayl5784 5 жыл бұрын
hodan mohamed Aamiin iyaka iyo Umada Muslimiinta ah!
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 3 жыл бұрын
Rer waqooyi illahayba maskax iyo murti ku manaaystay wlhi allh ha dhoowre hadanay jirin somali may haystayn
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Mucjisadii fanka axmed mooge cod waa loo dhaneeyay
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 7 жыл бұрын
i still listen to this mujaahid 4/25/2017 are you?
@arligiiudgoonka4772
@arligiiudgoonka4772 7 жыл бұрын
Abdi Iidaani 12-05-2017 iyo cisho walbo 😍😍😍!.
@calicabdullahi5355
@calicabdullahi5355 4 жыл бұрын
Waxeey kamitahay heesaha aan ugu jeclahay axmed mooge heesi hiisa
@FadxiyaXcumar
@FadxiyaXcumar 4 ай бұрын
Heesta ugu jecelahay heesaha axmed mooge liibaan
@sahrujawiilwal8291
@sahrujawiilwal8291 7 жыл бұрын
fanaan hadii uu uqalmo inla xuso ninkanaa uqalmo.
@anasaxmed5764
@anasaxmed5764 4 жыл бұрын
sahruja wiilwal wlhi waa runta abayo waa sax hadal kaada wana kugu racsanahy fanan iga dheh m.mooge
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
@@anasaxmed5764 waa axmed mooge ee maa ahaa maxamed mooge lkn waa laabo walaalo aah ilmo mooge wyeee
@karamoige5268
@karamoige5268 5 ай бұрын
Old is gold. AHUN Ahmed mooge liibaan. Still listining 13/03/2024 04/Ramadaan/1445.
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 4 жыл бұрын
31-3-2020 😭💟😭💟😭💟😭💟😭🔝✔😭🌎Aduunyooye xaalka ba'a Wanla ooyey heesta plus qiiiro😭🌴🌴🌴🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌻🌻 Alla yaraxmu😭 Walaale erayda heesta ka codsanayaa reeer qurbe baanu nahay nabad iyo dawlad somaliyed waligay ma arkin.😭
@kayzeegeh3807
@kayzeegeh3807 6 жыл бұрын
Axmed mooge Alleh Ku naxariisto janad haaka waraabiyo yaaab raaabi Alleh Ku naxaristo
@britishboy53wiilboqortooyo33
@britishboy53wiilboqortooyo33 5 жыл бұрын
Kayze Egeh
@claahicumar4304
@claahicumar4304 5 жыл бұрын
2019/08/10 wixii kadanbeeya qofkii dhagaysta liketa hayla dhaafin
@alisaid2008
@alisaid2008 Ай бұрын
Mirihii iyo laxankii xaaji gujis codkii axmed mooge liibaan
@farahjama3387
@farahjama3387 17 күн бұрын
❤❤🎉habal qaran raxmad eebe hasiiyo🎉
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Shacabka Soomaaliyeed Guul Wacan Ayaan Idiin Rajjaynayaa
@fadxiahmed9734
@fadxiahmed9734 Жыл бұрын
Fanaan aan la ilaa wayn Ahmed mooge liiban alle ya raxma
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Nebciyey abarey dogi nogaliyo naqa jeceliyayen❤ Maran safar ahaynaniga iyo my family kuna socony Gashamo meel la dhaho oo wada banana ayay no baxy say heestani Dhul aad qurux badan weye wllhi my Home GAASHAMO❤
@cristover8552
@cristover8552 2 жыл бұрын
Nugaal dhulkyga aan jeclhy waxaan ku dhshy gobolka nugaal garoowe heestan waan jeclhy hadana wxaan joogaa canada Ottawa
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Nabadeey waxa qaba ninka adiga oo nool.. Nimca kula wadaagee💖💖
@deeqcraxmaanfaarax4672
@deeqcraxmaanfaarax4672 Жыл бұрын
Allh unaxariisto Ahmed Mooge libaan runtii aad baan ujeclahay heesihiisa waxaan xasuustaa xilli aan joogay miyiga gobalka mudug oo aan ahaa arday dhigta dugsiga qur.aanka ayaan aad udhagaysan jiray maantay ayaan dib ugu.arkay KZfaq ka taariikhdu waa 28 June 2023 maalin ciidul adxa ahgoobtuna waa Nairobi Kenya
@likeisiii4430
@likeisiii4430 6 жыл бұрын
Wwwwww pls fiiri magacayga 😂😂😂
@sucdijama3653
@sucdijama3653 6 жыл бұрын
Hahahhaha like ku siiyaye bal ku dharag hahahah
@amiirsaresare.5156
@amiirsaresare.5156 6 жыл бұрын
😂😂🤓
@shadiyaist
@shadiyaist 6 жыл бұрын
19-02-2018 Mujaahidkii Wayne ilahay haw naxariisto
@qosolqaraaxo7861
@qosolqaraaxo7861 6 жыл бұрын
amina mohammed Aaamiin Aaamiin yaa rabi
@dacardhamal8995
@dacardhamal8995 5 жыл бұрын
amina mohammed
@qanijacayl5784
@qanijacayl5784 5 жыл бұрын
amina mohammed Aamiin
@MohamoudFarah-xq3sk
@MohamoudFarah-xq3sk 6 ай бұрын
Axmed Mooge wuxuu ahaa fanaan codkiisu yahay icon aan dib loo heli doonin alle haw naxariisto anigu heesihiisa aad ayaan u jecelay una xafidsanay badankoodda
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 28 күн бұрын
Ereyada heesta xaji gujis Ilahay ha naxaariste
@princesshoodo105
@princesshoodo105 5 жыл бұрын
Nabsiyow waxa jira Niyad ii buseeshiyo Nacab baratamaaye Anba nudulka weeyee Nudaygiyo jiidhkiyo Nabar igama goynine Labo nuugta jacayl Noqoneee Yaa nuural cayn sidu nabarku igu yahay☺☺hees iyo badh weeye
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 4 жыл бұрын
princess Liina Nabsiiyow maxaa jira ✅
@muminali7696
@muminali7696 8 жыл бұрын
yaa nuural cayn heestii qaaliga ahayd ilaahay ha unaxariisto axmed mooge
@gacanqabsin3985
@gacanqabsin3985 6 жыл бұрын
Maxamed,axme
@abaasbillioner928
@abaasbillioner928 8 ай бұрын
Dec/1/2023 Habeen jimco ah dalka austria saacada 12:00 am qolkayga idinka so lamaya team qaarami 😮❤
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 11 жыл бұрын
wooooooooooooow in naba caadi mahan ilaah ha unaxariisto axmed mooge wu xuu ahaa fanaan garan
@mahadaxmet6797
@mahadaxmet6797 5 жыл бұрын
8-9-2019 3:00 am Habeen jimce aH iga dambeeyow like isku muuji
@abdiboodhari9944
@abdiboodhari9944 4 жыл бұрын
Ishcalaa sowd imisaa daawaneysa 2020 illaahow unaxariiso ilma reer mooge xasuus weyn bal si fiica udhuux
@abdiosman5930
@abdiosman5930 6 жыл бұрын
2018/ayan dhagaysanayaa axmed mooge liibaan fanan loo wada riyaaQay
@kaysahmed5952
@kaysahmed5952 3 жыл бұрын
Horta sual?. Labada ilmo Mooge, alaha Janeeyee. Axmed mooge ayaa heeso badan. Ruwaayado badan, aniga shaqsi ahaana heeso wangaagsan. Waa ogahay in M mooge macalin ahaaa. But I think A mooge was far better artist. How come M mooge is considered more legend. By the way they are both greatest somali musician. Alaha u naxiirtso.
@mahamedali8628
@mahamedali8628 6 жыл бұрын
Habolkii reer hargeisa ally yarxamak
@abdulkadirismail9367
@abdulkadirismail9367 6 жыл бұрын
2018 yaa daawanaya yaa salaam allaah yarxamu maxamed mooge
@ahmedaliwaqooyi6053
@ahmedaliwaqooyi6053 5 жыл бұрын
2019 yaa ku raaxaysanaya Codka halaasigaa ee alla u naxariisayga
@theclassifiedmedia-j6d
@theclassifiedmedia-j6d 4 жыл бұрын
Sawirka African dress ka qaba iyo ninka kabanka heysta waa Mohamed mooge.
@HoygaXaqiiqda.
@HoygaXaqiiqda. 8 ай бұрын
Waaa maalin jumce ah bishu tahay 9 dec 2023. Heestan ayaa dhagaysayaa saacdu tahay 2.30
@carabelmi1859
@carabelmi1859 9 жыл бұрын
Axmed mooge allahyaw kuu naxariiso Aamiin
@malyunaismail7850
@malyunaismail7850 9 жыл бұрын
Sweet song raximuhullah yaa ibnu moge
@mrpirate3020
@mrpirate3020 3 жыл бұрын
Allah Yarxama raximiin Axmed Mooge , Wuxu ka miid yahay halyeyaadi Murtiida manta dhaxaal ahan inogaga tagay
@herrochannel2670
@herrochannel2670 6 жыл бұрын
4.8.2018 luv wllhi ragan
@fuaadamaan2621
@fuaadamaan2621 3 жыл бұрын
EREYADII IYO LAXANKII XAAJI GUJIS AHN CODKU WAA A MOOGE AHN
@maxamedcabdiqadar8570
@maxamedcabdiqadar8570 4 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore Allaha u Naxaristo intii geeriyotay.
@saidnour2706
@saidnour2706 7 жыл бұрын
May Allah grant janah and rest in peace
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
Yaaaaaa salaaam war tolow ereyada caynkan ah laxankan sidana war yale ooof hees dheh
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
Xajii gujiis baa laxanka iyo ereyda iska leh
@mahamedmahmoud5561
@mahamedmahmoud5561 7 жыл бұрын
2017 /8/2 daadaax axmed mooge wooooow
@britishboy53wiilboqortooyo33
@britishboy53wiilboqortooyo33 5 жыл бұрын
Mahamed Mahmoud
@buraalemaxamudAraarso
@buraalemaxamudAraarso 5 жыл бұрын
Waa Aniga maxamed maaxamud 🤣🤣🤣😎
@shaficifaysal5564
@shaficifaysal5564 4 жыл бұрын
Hanooniye
@maxamedcabdi850
@maxamedcabdi850 10 жыл бұрын
nuural cayn ilaahow kuu naxariiso fanaan dhab ah axmed mooge
@dhoolcawad419
@dhoolcawad419 11 жыл бұрын
ALLAH YAA RAXMA MEEL GARA AYAAY HEESTANI IGA TABATA
@FaisalGadhka
@FaisalGadhka 8 ай бұрын
2024 nuruuroy hadhkan ku nastee xazuuz A H N A M L
@abdulkadirismail9367
@abdulkadirismail9367 6 жыл бұрын
alaah yarxamu yaa fanaan qaaliya2018
AXMAD MOOGE DHALINYARO WITH LYRICS KABAN ORIGINAL
10:54
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 127 М.
SHIRAAN SHIDAAD MURAAD.            .   NABI AMAAN  YAA NUURAL CAYNI
7:42
five stars tv
Рет қаралды 46 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 31 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,3 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1 МЛН
Aun Axmed Mooge & Miiraale Lyrics
8:01
somali media
Рет қаралды 45 М.
Yaxyax iyo Xishood   Abditahlil
8:59
Abdi wahab
Рет қаралды 494 М.
Ahmed Mooge - Dad Hadaad Isqabataan
5:31
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 341 М.
GAASIRA. LEGEND AXMED MOOGE LIIBAAN . AUN
8:03
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 1 МЛН
HEES | Daandaansi Caashaq | Maxamed Mooge Liibaan | Lyrics
8:21
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
Qaaci;Heesta Suleekha iyo Axmed Mooge.Ereyadii Hadraawi
5:53
WAYLARAAC MEDIA
Рет қаралды 171 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 31 МЛН