AMIIRA OO MASEER DARTIIS U XANAAQDAY😪😪 PRANK

  Рет қаралды 171,993

IFRAH QALIIF

IFRAH QALIIF

Жыл бұрын

Пікірлер: 350
@nastehaabdulahiali2662
@nastehaabdulahiali2662 Жыл бұрын
Ifraax abayo farxad ku nolow Mar walbo
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 Жыл бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤🤲☝🕋ﷺﷺ
@samaaramaxamed6237
@samaaramaxamed6237 Жыл бұрын
Scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤
@sumayomukhtar6886
@sumayomukhtar6886 Жыл бұрын
Scw
@saabiriincabdirixmaan-jj6lo
@saabiriincabdirixmaan-jj6lo 5 ай бұрын
Scw scw❤❤
@SomFamous10
@SomFamous10 Жыл бұрын
the best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤❤❤❤❤❤
@zackmohali9468
@zackmohali9468 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@zuuzuuu7736
@zuuzuuu7736 Жыл бұрын
scw
@cayshocudoon3015
@cayshocudoon3015 Жыл бұрын
Asc ifrax wall ninka ajanabi buu kayahay ee ha taban dintenu saamaqabto wall walalnimo baa kudhahay
@najaxcabdullahi4197
@najaxcabdullahi4197 Жыл бұрын
Hhhh amiira wey yabtey
@kingaweyskaofficial8871
@kingaweyskaofficial8871 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@filimoafsoomaali7431
@filimoafsoomaali7431 Жыл бұрын
Aduunyada wu ka faaruqay😭 hadana weli Aduunyadaan wa Sayidkeeda♥️ #NabiMuxamedﷺ kusaliya nabiga walaalayaal SCW
@sadamazing3980
@sadamazing3980 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@samaaramaxamed6237
@samaaramaxamed6237 Жыл бұрын
Scw
@xananmahamuud383
@xananmahamuud383 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalim 💕
@ayaansugaal6148
@ayaansugaal6148 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@user-ew2qm7vy9u
@user-ew2qm7vy9u 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله صلى الله عليه وسلم صلى الله
@cumeerfans941
@cumeerfans941 Жыл бұрын
The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad ❤❤😍😍صلي الله عليه وسلم
@zackmohali9468
@zackmohali9468 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤
@sultanmaame762
@sultanmaame762 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😍😍😍😍
@harigle
@harigle Жыл бұрын
Amira Qurux, Masha Allah Gabadh oo dhan dhib looma quuro hadana Amiira waxaan rajenaya Siday u qurux badan tahay inay hesho nolol Qurux badan oo dhamaystiran Insha Allah..
@Nuhamiirofficial
@Nuhamiirofficial Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and most shine all created prophet Muhammad ❣❤
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤
@caashomaxamed3412
@caashomaxamed3412 Жыл бұрын
Dorshada lmao hilmamayo miya🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@riyaanriyaan1839
@riyaanriyaan1839 Жыл бұрын
Scw❤
@dayibcabdirisaqcabdille4874
@dayibcabdirisaqcabdille4874 Жыл бұрын
Inta prank Markey maqashay soo oraday love iisaara 😂
@Dhiirintanafta
@Dhiirintanafta Жыл бұрын
Aan kusalino nabigeena suuban Mohmed scw sc
@xamdiaxmed3612
@xamdiaxmed3612 Жыл бұрын
wax walbo waxaa igu daran sidey isha ugu xadeyso lee ar amiiraa 🤣🤣
@hamdaabdilahi7851
@hamdaabdilahi7851 Жыл бұрын
Amiira waxan waxba uma argto adna iyo saxaafbyba la joogaye😂😂😂
@caashaxuseensabaax6342
@caashaxuseensabaax6342 Жыл бұрын
naxt arimaheena kasoodheg 😂😂😂😂😂
@shakrabowy1432
@shakrabowy1432 Жыл бұрын
The best persòn ever The Most Knowledge Able and The Shinr All Created Prophet Mohamed ❣❣💫 نبينا محمدٍ ﷺ
@samaaramaxamed6237
@samaaramaxamed6237 Жыл бұрын
Scw
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 2 ай бұрын
Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw
@akqanciye
@akqanciye Жыл бұрын
Ninkaan asaga cabitaanka iyo cuntada Hade prank yihiin xata wuu iska rabaa Afkaas wax Loogaliyo wuu jecelyahay 😂😂Masha Allah
@aminanur3754
@aminanur3754 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@shukriabdrihmaan3213
@shukriabdrihmaan3213 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@Kayqurux
@Kayqurux Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@naciimacqadir8114
@naciimacqadir8114 Жыл бұрын
😀😃😄😁😆😅
@salmamuno4828
@salmamuno4828 Жыл бұрын
AMIRA WALAGA GASHATAY WALAHI IFRAX KUWI ISKUWARA ILAHAY HAIDIN KADHIGO AMIN🤲❤️
@khadijamohamed5402
@khadijamohamed5402 Жыл бұрын
Mashaallah abayo setihiin xaladina mawacantihiin igwaraan 1000k youtube subscribe kaarr inshllah keep going ♥ ❤ 😀 😄 🤣 💖
@muna7034
@muna7034 Жыл бұрын
Ifraax umadeena maahan wlhi. 😁😁😀 Muse iga daran kulahaa iigu celi kkkkk
@kaltuumcali9748
@kaltuumcali9748 Жыл бұрын
Ifraaxo sxpy San kula socdo waxba kama ogid 90 youtubka adi dartaa usoo galaaa shactaradada aan jeclhy inbiyga waad iga dhameysy sxpy nolow adi iyo muuse❤❤
@fatumaahmedsalah4101
@fatumaahmedsalah4101 Жыл бұрын
Walahi this is the best prank that I ever watched everything was real, I couldn,t stop laughing. Keep going guys
@abdinasirxanshi5199
@abdinasirxanshi5199 Жыл бұрын
My Beautiful couples keep going I.a cooming soon you’re wedding
@fartunabdulahi8158
@fartunabdulahi8158 Жыл бұрын
M.a keep going aya kuleyahay my sister farxad igu nolow
@nasteexomohamed6198
@nasteexomohamed6198 Жыл бұрын
Ifraaxey waxad nagu samey noosid wan dareeymona😅dumashigey digir macunw gabadha noo ilaali😍
@zaraendho7595
@zaraendho7595 Жыл бұрын
Amiira waa nasap wlhi waa wada dul qaad ani bari hore mesha uga kici lahaa 😂😂😂😂😂😂
@faadumoaxmed2866
@faadumoaxmed2866 Жыл бұрын
Ifraax caadi matid qosolka iga dhamaadey walhi macaanto keep going soo badi
@mahadbarlove6942
@mahadbarlove6942 Жыл бұрын
Amiira qurux wlshy aan jeclhy ilahay haku daayo intaa dunida noshahay farxad ku nolow ifraax plze hadaa qoral kayga aragto amiira salan iga gaarsii
@fartunclahi1796
@fartunclahi1796 Жыл бұрын
😂😂😂 umadeena matihiin ifrax iyo muse cawa qosolka iga dhamesen
@abdallahasan4994
@abdallahasan4994 Жыл бұрын
Xaasidka single ka matihiin kulahaaa A.Q iska dulqaado sis tan okale cadnaan ayey horay ugu dhacdaye🤣🤣🤣
@kaabanuuxaxmed4819
@kaabanuuxaxmed4819 Жыл бұрын
Maxaa amiira laga sheegaa anagaaba ma seerneee waxa baaku dhacay miskiinta waan idin salamayaa walalhayga qaaligaa hore u socda from burco somaliland
@MohamedAdam0
@MohamedAdam0 Жыл бұрын
Bismillah Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka) Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid; Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado ) Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa Qorshe degdeg 4bil maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka ) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib) labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo habkaan malahan waqti muraajaco (revision ) waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan Qorshe dhexdhexaad 8 bil maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin 25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz 5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz 2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil. Qorshe qunyar socde : 1 sano maalintii waxa aad xifdin 2 bog 25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz) 5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka kubilow 15ka juz ee hoose kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco) hoos u wad oo dhameey 5ta juz waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz 5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut) waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut) Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz) hada waxa kuu harsan 15juz ee kore waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa) kabood 5ta juz dhexe ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah) kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa) maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka akhrista oo aad joogteyso in aadan caajsiin ama dib dhigan hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo) casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta ) isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka) duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo 4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa masjidka ku aqri quraanka bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha goobaha nasashada ku aqri quraanka guriga aad degantahay ku aqri quraanka marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska iska xir aalada internet ka ka feejignow in lagu mashquuliyo ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki inti aad xifdisay maanta kutuko cawa ama laba haben kadib kutuko Quraanka labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka) Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba) waxyalaha larabo in aad ka dheeraato indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar) heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta) carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin waqtigaaga ha dayicin Nagu so bir si an kherka uwada fafino wll kzfaq.info/get/bejne/nKqSnNp11aneZWQ.html +254791716678 What's aapka Aya Nagala so xarir karta walalaha kherka jecel Mahad sanidin A. W w
@shugriabdiwaahab4704
@shugriabdiwaahab4704 Жыл бұрын
Mansh allah
@lakiaxmed6945
@lakiaxmed6945 Жыл бұрын
Hhhh amiira miskiinsana bay hadan aniga ahanlaha koobkan idunku eryanlaha 🤣🤣🤣🤣ifrax itixan tahy wlhi
@iqraahmed2896
@iqraahmed2896 Жыл бұрын
Ifraax walashey farxad ku nolow Mar walbo abayo 🥰🥰
@samiiraahmed7522
@samiiraahmed7522 Жыл бұрын
Ifraax walshy youtuberda adaa kuu jeclahy
@ikran5811
@ikran5811 Жыл бұрын
Tik tok bakujere Marka arkay brank wanso cararay ya ilami ah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@muxubosaciidyusuf2757
@muxubosaciidyusuf2757 Жыл бұрын
Aniga🤣🤣🤣
@sahra5202
@sahra5202 Жыл бұрын
😃😃😃😃😃
@samiraabdi3534
@samiraabdi3534 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣Amiira dulqaad bdna
@sawdoabdulqaadir2837
@sawdoabdulqaadir2837 Жыл бұрын
Ifraaxey dhibka naga dhaf aniga mcla wa masernye😂😂any way tagero lnber one bn idin ahy adiga io dum digir ma cunow♥️🇸🇱🙏
@hanaloulahanadjama4285
@hanaloulahanadjama4285 Жыл бұрын
maxa dhahday markas su'asha . Amira : xaan ka ogahay hee hada iguso ceeli kula 😂😂😂 wlhi dhab aaan u qoslay
@bosschannel6468
@bosschannel6468 Жыл бұрын
Boqoradii Quruxdii dhererkii modelnimadii sharaftii asturnaantii Haweenka Somaliyeed Amiira Qurux.
@xamdishaxmed4872
@xamdishaxmed4872 Жыл бұрын
Masha allaaha abayo qosol a i dilay
@arfathussein4569
@arfathussein4569 Жыл бұрын
Waliskushega hata kulaxa prank an aminsanahay mawa jiro boo✌️
@raxmamaxamed1245
@raxmamaxamed1245 Жыл бұрын
Wax makuu sheegaa ha maseyr iyo calya lahaane ninka ama haku qabo ama nagadaa ciyaarta maxaa laga maseeraa ma ninkaad iska wadato horta ninka xalaasho
@raxmonuur4574
@raxmonuur4574 Жыл бұрын
PRANK makugu fahman miyaa Marwaliba maku sameysaye Quruxey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@DaarulTaqwaa1
@DaarulTaqwaa1 Жыл бұрын
Haddii aad kamid tahay dadka arkey fariinteyda runtii waxaa tahay qof kheerka jecel ilaahey cimri dheer iyo cibaado suuban adiga iyo waalidkaaga haidin siiyee wixii niyadaada Ku jiro ilaahey hakuu sahlee fadlan kheerka aan soo gudbinayno nagu taagyeer oo subscribe inoo Saar mahadsanid
@farhiyofiska3245
@farhiyofiska3245 Жыл бұрын
masha Allah keep going
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Жыл бұрын
Amiino. Aniga xitaa iskabule aan ahay
@faadumocabdimalik7614
@faadumocabdimalik7614 Жыл бұрын
😅😅😅kuwana masha allha🥰
@nimcuushppe1579
@nimcuushppe1579 Жыл бұрын
Masha Allah 🌷⚘ horay usoco
@sahrosiidcali9638
@sahrosiidcali9638 Жыл бұрын
Ifrah jaceylkiina ha waaaaro💋❤❤
@iftinqurux7959
@iftinqurux7959 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@ramzaibra7302
@ramzaibra7302 Жыл бұрын
Amiira oonaa hayaa u maleynaa🤣🤣🤣 am died🤣
@Amiira96
@Amiira96 Жыл бұрын
Alla qosol badanaaa hhhhh anaa xishooday oo idinla joogin astaqfurullah ani hadaan ahan lahaa guriga orod aan ugu bixi lahaaa 🤣🤣🤣
@runsheegtv4069
@runsheegtv4069 Жыл бұрын
Kan cmla Prank laga dhaha kulaha markasta oon ayaa qabanaya 😀😀😀😀
@Tutulisho
@Tutulisho Жыл бұрын
I can't wait 200k
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalim
@Abass894
@Abass894 Жыл бұрын
Prank Markan maqli wasocrari 🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️ lkn sithan wah kabadan team singal umaficno🤣
@fadxa1238
@fadxa1238 Жыл бұрын
🤣🤣😁😁😁
@sawsanahmed8325
@sawsanahmed8325 Жыл бұрын
Amiira walhi waa dacad saaid u qoslay😂😂😂😂
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 Жыл бұрын
Ala ma qosli karo😄😄😅😂😂😂😂 funny prank iska siicun kulaha
@macmacc1
@macmacc1 Жыл бұрын
Jiijo maxamed maxamuud lagu dhahaa amiiro🤣🤣🤣
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz Ай бұрын
Wllhi qosol bay igu dileen😂😂
@aliilyasibrahim3536
@aliilyasibrahim3536 Жыл бұрын
Ar WxY Ka Dhandhanka Ee Nagtu Dhan WaLpa U Wadato😂😂
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
ifraH dhibley waye mansh allah 🤍🤍🤎🤎😍
@rayaanahmed
@rayaanahmed Жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 11k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏🙏
@jaacac30koza37
@jaacac30koza37 Жыл бұрын
Masha allh
@hapoonmohamed2566
@hapoonmohamed2566 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ifraax iyo mose umadeena maaha amiiraha waa kawaasheen waan idin wataa lamaanahaga qarniga🥰🥰🥰🥰
@ruqiyaruun2526
@ruqiyaruun2526 Жыл бұрын
Miyey isqabaan labadoodo
@hapoonmohamed2566
@hapoonmohamed2566 Жыл бұрын
Jawaabta kasoo daawo Aamina abdi qadir
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Жыл бұрын
Walaahi ifrax waa jeclahay pran kiga iyda iyo muse su ,aalaha dadka weydiinayaan hadana isku mashquulsan kkkkk😂😂😂😂😂😂 amiiro miskiin waaba yaabanayd🤔🤔🤔
@iftiimiyemedia5853
@iftiimiyemedia5853 Жыл бұрын
Ifrax legend mad weyn waaye
@caashojamaal8348
@caashojamaal8348 Жыл бұрын
next Arimahena qlz
@isramami3944
@isramami3944 Жыл бұрын
Ifrax qofkii kula joga qosol udhinta 😅😅😅
@ramlaruun2570
@ramlaruun2570 Жыл бұрын
Freee amiiira qrx😍😍
@zakariyecali4589
@zakariyecali4589 Жыл бұрын
Amiira guursoh lagu dhahay wax fahan hhhhh adaa xaafadaha inaa wareegtoh ogoladay
@user-hi1hq4nb7r
@user-hi1hq4nb7r 5 ай бұрын
anu yaabay bal naagahan ku hayaa qolka hurdada natus bal sariiri reer seexdaa. Maxaaa ka arkaysaaan naaa waligaaaa hauso duubin ifraaxeey wlet aniga routin inaad daawado majecli lkn kaaga ima dhaafo wx kle maaha hadalkaaga iska jeclahay xaraaaaba tahay wlhy awlaada baariya ala haidin siiyo maalintasaaa hawl kuu bilaabane hada been ee hurdada😊 siii badso
@hamseAbdallah
@hamseAbdallah Жыл бұрын
Kan lahaystihii la sheegi jirey waaye miyaa😂😂 lahyste live ah baanu aragney
@muunaabdulhi9810
@muunaabdulhi9810 Жыл бұрын
Kkkk wlhi amira indha kaso hadhay ifrax fans baad tay dumashi
@maryamabdirashiid1824
@maryamabdirashiid1824 5 ай бұрын
Ifrax mid mahn muse igu celi ku laha😂😂😂😂
@faizamohammed6493
@faizamohammed6493 Жыл бұрын
Waa fuuray kuwaan yaa u imaan jiray
@hassanabdula
@hassanabdula Жыл бұрын
Amiiro daacad wayen wlhi ❤
@afiarte8318
@afiarte8318 Жыл бұрын
waan idin wadanaa mataanaha iyo amiira qurux
@muunacumar2735
@muunacumar2735 Жыл бұрын
Wll talo aan ku siiyo waxaty qof weyn oo caqlile ninkaa kuma qabo kulama dhalan maxa waaye ninkan aad hoostaa kaga jirtid naa wll ilaahy ka cabso waar aduguna ilaahy ka cabso xaaran weeye sidani
@xananmusemaxamud6917
@xananmusemaxamud6917 Жыл бұрын
Walee caawa amiiray wax ku dhaceeen
@hodanali5104
@hodanali5104 Жыл бұрын
Amiira qrx badan♥️🤴
@axmad8665
@axmad8665 Жыл бұрын
Ifraax abaayo vodka pls kor uqaada
@user-cz4co4io4e
@user-cz4co4io4e 2 ай бұрын
Form amiro
@hibamohamed1728
@hibamohamed1728 Жыл бұрын
Ar ifaraax umadeena maahn waan kuwataa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nabiihaaxmed2843
@nabiihaaxmed2843 Жыл бұрын
Wllhi sidaan u qosalay beerka xaska inoqday
@ladancaday2092
@ladancaday2092 Жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk ...kan hadaw yaa wax ucunay fiidyawka dhexdiisa ayuu ku dhargay
@wedsanmahamed176
@wedsanmahamed176 Жыл бұрын
Kkkkk wlhi wan qoslay wax badan farxad ku noolow kkkk
@hilalqnnn2932
@hilalqnnn2932 Жыл бұрын
Kuwan mais qaban horta waba ku wareere 😂 cajiib sheikhow
@Mohameduthmaan
@Mohameduthmaan 4 ай бұрын
Single matihid mom single ah baa tahay amiiro 😂😂😂😂
@abshiroismaaciil230
@abshiroismaaciil230 Жыл бұрын
mansh Alaah
@fartuncalihasan4714
@fartuncalihasan4714 Жыл бұрын
Walaahi waa duqaad banana amiira
@faisocrahman5986
@faisocrahman5986 Жыл бұрын
Hhhhhhh maskiinka biyo aa lagu dilay kan jiliin washable hhhh ifrax maxa dhacay
@baarliinaofficial7305
@baarliinaofficial7305 Жыл бұрын
Masha Allah ifraaxey caadi ma aha funny
@abdiqafaarciyow7526
@abdiqafaarciyow7526 Жыл бұрын
Ifrax khaliif muuse funny tihin shaqo wacan
@fadumoxasan9285
@fadumoxasan9285 Жыл бұрын
Next arrimheena ka dhig ifraxet
@nasrokeyfchannel1489
@nasrokeyfchannel1489 Жыл бұрын
Waaba fahmaa inuu brnki yhy yaa loo sheegaa
@samaaramaxamed6237
@samaaramaxamed6237 Жыл бұрын
Maskiin kulaha Amiiro waa boqoratoyo ifrah nag xishoo dumshii
@mupaarigchanaral7452
@mupaarigchanaral7452 Жыл бұрын
Noi ifraacey makiista in aad ka qalaysaan ayey adayn lkn way ku dhcdaybeee bal ayaanita ku so sameeya
@xaliimosiidow4169
@xaliimosiidow4169 Жыл бұрын
Nin ku qabin lee wad ado naag weyn ah war waxan diinta ma sheegin ee is gursada
@lakiaxmed6945
@lakiaxmed6945 Жыл бұрын
Muuse qosolqosl ayuu kudhergay 🤣🤣🤣
@ikraanbile1683
@ikraanbile1683 Жыл бұрын
Ina khaliifey iyo dumashi digir ma cunow dhipka naga dhafa ciil nagu dishene😁😁😅
@aishaabdisalam2471
@aishaabdisalam2471 Жыл бұрын
Xaajiga unuu wax cuno jecel yahy kulaha😂😂😂
PRANK MASEER DARTIIS BEEY U XANAAQDAY SORRY SIS😢😢
14:31
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 207 М.
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 49 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
SHAQADA UGU BADAN AAN HABEENKI QABTO NIGHT ROUTINE //
12:33
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 11 М.
NAFTEEDA AYAAN MAANTA HALIS GALIYAY😭😭
8:35
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 86 М.
PRANK FATMA SI XUN UGALAY QEYLO XANAAQ SORRY SIS😭
9:41
Amira Qurux
Рет қаралды 364 М.
PRANK UGU NAXDINTA BADNAA AYAAN KU SAMEEYAY SORRY XBBI😭❤️
16:46
PRANK ADNA OO KAKA YAABSANAY SI EEYSAN NAGA FILEEYNIN😡😪
12:44
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 113 М.
PRANK| CEYDA XANAQ DARITISA GACAN IGU QAADAY…
23:17
Adnan Model Official
Рет қаралды 188 М.
KING CEYDA OO MASEER DARTIIS  U XANAQAAY😡
13:25
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 121 М.
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15