AMIIRO IYO SUNDUS VS ANIGA IYO MACALIMO // MACAWIIS GANG IYO BAATI GANG XUKUMO ADAG😱..?

  Рет қаралды 151,607

King Ceyda

King Ceyda

15 күн бұрын

Пікірлер: 399
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 13 күн бұрын
Alla cawa quruxbadnaa🥺😫amirdeydi horta nagtaan ilhey ba ka taxdre❤m.a jawan xita u galii waku sobxee le😂❤m.a
@sihaam673
@sihaam673 13 күн бұрын
shaqo la,aan wyna😂😂
@Simaneyy
@Simaneyy 13 күн бұрын
Jah runtaa waaye qalbiyey😊
@user-fo6qx7iy8k
@user-fo6qx7iy8k 13 күн бұрын
Hhhhhbal yaa kudirsaday 😂😂😂
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 13 күн бұрын
@@sihaam673 yaku balmiye😜😏
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 13 күн бұрын
@@user-fo6qx7iy8k cidna ima dirsan lkin ana u qirsan e maserka joji😏🙄
@maxamedhagioofficial9950
@maxamedhagioofficial9950 13 күн бұрын
gacantada ugu raxee saliga nabiga scw 🥰
@user-pe4vf3um9e
@user-pe4vf3um9e 13 күн бұрын
Scw❤
@user-cb1yh1cq9n
@user-cb1yh1cq9n 10 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
@CABDI__MAALIK.MAXAMED
@CABDI__MAALIK.MAXAMED 13 күн бұрын
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤
@user-pe4vf3um9e
@user-pe4vf3um9e 13 күн бұрын
Scw❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 13 күн бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤
@user-cb1yh1cq9n
@user-cb1yh1cq9n 10 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤❤
@Ayman-Ahmed232
@Ayman-Ahmed232 13 күн бұрын
Meelay sundus ku jirto waaba lay ogolyahay waa funny😂❤
@Munaabdi5657
@Munaabdi5657 13 күн бұрын
Sundus xalay say umuruqsanayd iyo cawa say ufaraxsantahay t.w isn’t easy 😂
@Saynabcabdalla
@Saynabcabdalla 13 күн бұрын
Amiira wa xishod miran sundusne wa ciyalka xafada😂😂
@Inacarale
@Inacarale 13 күн бұрын
Haa amiiradena xidhodki oo qofa waye😢😊
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 12 күн бұрын
maxa aragtay 😂
@bushraindhadeeqa212
@bushraindhadeeqa212 9 күн бұрын
Amiira xishookama ahee Futada lafta ah bay qarinaysa 90 niman kuma dhexjirto gabar xishota saxb😅
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 9 күн бұрын
@@bushraindhadeeqa212 jaahilad naa markaa dadka saa u xamanaysid ma ogid miyaa inaa dhimanayso Allah lagu hor gayn doono lagu su aali doono waxa ku caysay maxad ku jawaabi teeda kale Allah ayaa qalbiyada dadka og se ku ogaatay adi qalbigeeda iyo inayna xishood ka ahayn.waa ta labaade been baa ka sheegtay Amiira dabo laf ey maba lahan inta danbe ayay ba u wayn tahay cuqdadii baa ku idho tirtaye wiilashana waa asxaabtedi way ku dhex jiraysaa wayna la shaqaynaysaa may qaawan tahay haday ku dhex jirto qaar 10 ku dhex jiraba waay jiraan maxa iyada ku tusay naa wax aan xishood lahayn baa tahay waayo Allah baad ka xishoon lahayd markaad dadka iska caynso so Alle ma dhihin Adoomadayda ii nabad galiya jaahilad yahay maa dadka ka leexatid maxay kaa halaysay gabar tan yari waligaa qof muslim eh laguma mashquulo
@Saynabcabdalla
@Saynabcabdalla 8 күн бұрын
@@bushraindhadeeqa212 na isku xisho hadey futo weyn thy ma nimanka ajanibta bey utage 😳
@khadrajaamac6098
@khadrajaamac6098 13 күн бұрын
Kusali xabiibkena muxamed scw❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 13 күн бұрын
Amiira iyo sundus laba funny 😂😂😂😂 lkn siday u ordeen macalimo iyo ceyda macawsaha saa ugu qoslay lee 😂😂😂😂😂
@macmacc1
@macmacc1 13 күн бұрын
Ala kuwaan isku qurxana sunmir ilahow isha habraha ka haay🥰🥰
@Rayaan277
@Rayaan277 13 күн бұрын
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤️❤️🕋☝🏼
@Inacarale
@Inacarale 13 күн бұрын
Ayy amiiro iyo sundus qurux banaa m.a batiga wey kuso bexeen😊ceyda laba malin kudara dslxiska😢
@AyanSoumeya
@AyanSoumeya 13 күн бұрын
Team amiiro one like ❤❤❤❤😂😂😂😂
@user-qt3of6ir2x
@user-qt3of6ir2x 13 күн бұрын
Dalxiis xasustisa wato love you guys jiro joga i.a isha hasidka alle haithinka qabto❤❤❤❤❤
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 13 күн бұрын
Amiin...they really need Ducaa. All eyes are on them
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 12 күн бұрын
❤❤
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 13 күн бұрын
😂😂 Team ceymir isn't Easy yaqay 😂😂Ar batiga io macwiista iga Gadan 😂😂
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 13 күн бұрын
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😢😢😢😢
@user-om5lo6zx2f
@user-om5lo6zx2f 13 күн бұрын
:اللهمَﷺ🕌🕋صَلِّﷺ🕌🕋وسَـــلِّمْﷺ🕌🕋وَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــ-🕌🕋 مۣۗـُۙحۣۗـۙمۣۗـۙ ﷺ🕌🕋
@Sabriinxamsecabdiqan
@Sabriinxamsecabdiqan 13 күн бұрын
Team walbah walaahi fanny weeyaan dalxiis iyo bashal damashaad wacan ii raaxaysta ❤❤❤walaahi dalxiiska waxba laga qaban karo ❤❤damashaad wacan❤❤
@amranhajji
@amranhajji 13 күн бұрын
Ilaaahy amarkii sundus marky team walbah la joogto saaid bay u faraxsanty😂
@macmacc1
@macmacc1 13 күн бұрын
Ma aragty kuwan saaid ujaceshay🥰🥰
@SareedoAbdirihmaan
@SareedoAbdirihmaan 13 күн бұрын
Way isla walanyhiin😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 12 күн бұрын
Amira iyo macalimo bay saaid isku fahmeen
@Hamdi445-xy2dv
@Hamdi445-xy2dv 13 күн бұрын
Amiiro xishod badana gabdhihi hore say u xishon jiren ayy u xishonyna m.a
@user-ku3lk9th9v
@user-ku3lk9th9v 13 күн бұрын
😂😂 haday xishoto ma niman bay kaliged laso safri lahyd iyado walalhed ujeda
@Hamdi445-xy2dv
@Hamdi445-xy2dv 13 күн бұрын
​@user-ku3lk9th9v nimanka ya wye team walbah mise dad kle kuwana walalahed wax ma dhaman amiiro walo jeda nag sharafteda ku ciyarysa oma eko alla daye qurux xishod karti akhlaq intaba wy isku darsaty
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 13 күн бұрын
Dad Milyan Qurux neceb o ciilan, 90ka ceeb lee u raadiya waa daaleysiin lee . Amira Ilaahay ba ciseyey o cay iyo ceeb malee. Sharaf badan filkeyd ka roon, Cadowgaaga cakta hoostisa...xaasidkuna darbiyada ha jiiro.
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor 13 күн бұрын
​@@user-ku3lk9th9vsawtan maxamad abukar cimran garbheda jogan wah😂😢 qali xumm alle ka dhawr aammi
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 13 күн бұрын
​@@user-ku3lk9th9vcuqdad kuhhyyso kuwa lasocdo dhagax miyaaa
@isackbakool7969
@isackbakool7969 13 күн бұрын
Labo labo loo socda shaxda fahma😂😂❤❤❤
@QamrMohamed2022
@QamrMohamed2022 13 күн бұрын
Haa wlhi iskufikir nahay😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 12 күн бұрын
😂😂
@SihaamSamuu
@SihaamSamuu 13 күн бұрын
Team Walbah wa iwaloosiin😂
@LuunayyyAli
@LuunayyyAli 13 күн бұрын
Ceyda ma ku darsateen safarka 2 biri bis ku darsada please ❤️🫶🏾😭
@Jackcadnaan-v1y
@Jackcadnaan-v1y 13 күн бұрын
Aan kuwada salino nabigeena mohamed ( SCW )❤❤❤❤❤❤
@NafiisaCabdilaahi
@NafiisaCabdilaahi 13 күн бұрын
Scw❤
@user-mt4lc5sl8c
@user-mt4lc5sl8c 13 күн бұрын
Teem amiira qurux iyo ceyda like 👍
@SabiriinMaxamed-oe4lz
@SabiriinMaxamed-oe4lz 13 күн бұрын
Boqoradeen amiiro qurux iyo sundus❤
@NaciimoFaarah-gn4xq
@NaciimoFaarah-gn4xq 13 күн бұрын
King cayda video walbo so dhigto like lama dhaafo❤❤
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 13 күн бұрын
Amiira Qurux is not easy ❤
@samiragalib9093
@samiragalib9093 13 күн бұрын
Sundus ayaanle qurux badan ❤
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 13 күн бұрын
Ceyda plz 2 malin lee kudara🥺👍
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 13 күн бұрын
Team walbaa la jirkiina wa jeclahay
@farduusjaamac8234
@farduusjaamac8234 13 күн бұрын
Team kan way fcnyhn lkn wiil iyo gbdh ba maxay saaid ugu qoslaan ilaa dalqada laga arko nabiga scw waa dhoola cadeyn jirey Lkn qsl bilaa micno ah hdl bilaa micnaha ah waxay yareyan xikmada
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 13 күн бұрын
Xaqiiq gbdhahan said wye wil saa ulma shaqmi kro ani
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 13 күн бұрын
Haa abayo anba taa waa kula qabaa
@Taliso269
@Taliso269 13 күн бұрын
Haa wlh waa runta zunduz iyo amira ugu daran qosol weyn alle haso hadeeyo dumarka codkoda awal bu cowro aha
@farduusjaamac8234
@farduusjaamac8234 13 күн бұрын
@@Taliso269 dhaldhalaalka aduunyada ayaa ubeen sheegtay Alle haso hadeeyo🤲
@XusniNuur-oc8fw
@XusniNuur-oc8fw 13 күн бұрын
​@@farduusjaamac8234 aamiin
@Saynabismaacil
@Saynabismaacil 13 күн бұрын
Amiira wa. Gabadh xishood badan
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 12 күн бұрын
aad iyo aad hidiyo dhaqan iyo xishood midii lagu xeerayeey Million Qurux ❤
@user-eh7ty4qd6e
@user-eh7ty4qd6e 13 күн бұрын
amiiradeen iyo sudus❤❤
@user-qt3of6ir2x
@user-qt3of6ir2x 13 күн бұрын
Ceyda please 2 days to dara dalxiiska runti wankahelnay❤❤❤
@SaaraHaji
@SaaraHaji 13 күн бұрын
Muraad Baan LeeYahay Iiso Duceeya Wllyal 🙏🤲
@AbdiqadirHassan-mj9co
@AbdiqadirHassan-mj9co 13 күн бұрын
ALLAAH KUU FUDUDEEYO PRO 😢
@FardowsoIsak
@FardowsoIsak 13 күн бұрын
Amiira m..a caqliley xishoodkii qof ah❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 12 күн бұрын
❤❤❤
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 13 күн бұрын
TEAM BATI GANG AND MACAWIS GANG ONE LIKE 😅😂😂😅
@user-oe3yb3gs5u
@user-oe3yb3gs5u 13 күн бұрын
Anaa ku wada salino nabiga maxamed scw ❤❤🎉
@SUMEYAABASS
@SUMEYAABASS 13 күн бұрын
Ceydaa plz video walbo sundus nooken qoftan farxadh miiran waye wlh
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 13 күн бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤
@laylamaxamed-uk2fe
@laylamaxamed-uk2fe 13 күн бұрын
Team Amiira sundus🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 13 күн бұрын
Team king cadeyda one like 👍 ❤
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 13 күн бұрын
Amira marki orod ladhahyo we xishoty😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 12 күн бұрын
haa ❤
@Fariihachannel1
@Fariihachannel1 13 күн бұрын
Boqortoyo ha idhafin gacanta isaara iso boqda gacmaha allah idin barakeyo wad iijeedaa ❤❤❤❤
@NasroNasro-zu5oy
@NasroNasro-zu5oy 13 күн бұрын
King ceeda sxb waxaan kuurajeenaa guul iyo dadsal fara badan
@KismaCabdullahi
@KismaCabdullahi 13 күн бұрын
Amiro iyo sadus ceda wakaqltihin❤
@RaxmaMire-y5v
@RaxmaMire-y5v 13 күн бұрын
Haday sundus imaday ĥada ayu shidmaya dalxiska😂😂
@user-fv7fb5px1y
@user-fv7fb5px1y 13 күн бұрын
Team cayda sundus 400k dhaqsada❤
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 13 күн бұрын
TEAM KING CAYDA ONE LIKE 👍
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 13 күн бұрын
Warkuwan wa qosol socda😂😂 sundus ku te ala macawisaha ki macalimo ahaa ba ka daro ala diracaha kuye so fany😂😂😂
@Amina_Isse
@Amina_Isse 13 күн бұрын
Waa labo qosal miiran ah😂😂❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 12 күн бұрын
macawis wayne kulahaa hadane 😂😂😂😂😂
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 13 күн бұрын
Mnsha allah si fican ba u qaraxeesta sida iskugu faraxsanada guulesta
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 13 күн бұрын
Allah sundus iyo amiiro❤❤
@AishaCuud-y4z
@AishaCuud-y4z 13 күн бұрын
Amiraaaa waa fuuray caawa ragii waa buusteen
@Dagan9322
@Dagan9322 13 күн бұрын
Steel baad nagu garaacdeen Team walba🎉
@AliNuur-ss7hk
@AliNuur-ss7hk 13 күн бұрын
Team amiira qurux on like❤❤🎉
@suleimanadow864
@suleimanadow864 13 күн бұрын
My best team wlhi wan qoslay😂😂😂😂😂😂
@ubahali605
@ubahali605 13 күн бұрын
Wlahi haduunbaa daawashadiinu dhadhan leedahy Intaa dalxiiska ahydeen caawaan idin daawady sundus funny darteed❤😂
@Bellaa309
@Bellaa309 13 күн бұрын
Ceydooow waad caatowday bro waxaa cabtaaa ceratene ,it will build your muscles ,gym ka daacad u noqo
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 13 күн бұрын
Team Cayda let's go 1M 🤴 ❤
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 13 күн бұрын
Macawis vs bati😂😂 ❤❤
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 13 күн бұрын
ONLY TEAM WALBA LIKE 😂😮❤😊😅
@NuuraShukri
@NuuraShukri 13 күн бұрын
team amiiro one like ❤❤❤❤❤❤
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 13 күн бұрын
Team bati gang iyo Team macawis gang😂
@NaimaNaagwayn
@NaimaNaagwayn 13 күн бұрын
Alla afartaan isku jecloya❤😂
@user-jo2qu7zi7h
@user-jo2qu7zi7h 13 күн бұрын
Arkuwana waa imtixan kuwaan yaa iskuballamiyey😂😂😂😂
@GodeyGacalo-zk3qs
@GodeyGacalo-zk3qs 13 күн бұрын
Sundus farxada team 27 wye wlhy😂❤❤
@IfraaxAbdi-gm2tf
@IfraaxAbdi-gm2tf 13 күн бұрын
Team amiira❤😫
@Sarasiman123
@Sarasiman123 13 күн бұрын
Dalxiis waqti ku darsada please
@Msspameela
@Msspameela 13 күн бұрын
Ala kuwaan qosal lee ugu dileen😂😂😂
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader 13 күн бұрын
اللهم صل وسلم عل نبيا محمد ❤
@user-ft6th3li6p
@user-ft6th3li6p 13 күн бұрын
Amiira socodkeedA❤😂
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 13 күн бұрын
Macawiis gang baaati gang😮🔥
@FoziaRashid-js9rp
@FoziaRashid-js9rp 13 күн бұрын
Ku sali nabiga s c w wll😢
@mumtaas420
@mumtaas420 13 күн бұрын
Milyan qurux❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 13 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️🫶🏻👍
@AaminoCabdirisaq
@AaminoCabdirisaq 12 күн бұрын
DunibanMasooMarinRuuxkSharafBabnkananaRunBadanNadiMuxamedSCw❤🫶
@XamseCabdiqaadir-h8p
@XamseCabdiqaadir-h8p 13 күн бұрын
Teem welba❤❤ isn't easy
@NajmaAli-nb6lf
@NajmaAli-nb6lf 13 күн бұрын
xalay dhan waxan ku riyinayay Ano Tem 27 kuso biray 😂😂😂
@ruya-lg2ps
@ruya-lg2ps 13 күн бұрын
Alla kuwaan jecliyaa ❤
@AmiiradaT27
@AmiiradaT27 13 күн бұрын
team Baati Gang wataa ani🎉😂❤
@ikranxuseen1112
@ikranxuseen1112 13 күн бұрын
Team cayda 🎉🎉🎉coming soon 1m
@Samiaahmedp-3
@Samiaahmedp-3 12 күн бұрын
Aduunka masoo marin ruux ka fiican nabi muxamed scw ❤❤❤❤
@Dhawrzann
@Dhawrzann 13 күн бұрын
Baati gang waan wataa anu 😂❤
@bilanjama4820
@bilanjama4820 13 күн бұрын
Macamilow walahi qosolkii uu iga dhameeyey siduu wiilasha hab u siiyey kkkk dalxiiska isagaa shiday markuu yiri faraska bada ayuu u eg yahay saalax😅bro that’s the funniest thing I ever heard 😅😅😅😅he is fun to watch him 😂😂
@user-ui7zp6zo4z
@user-ui7zp6zo4z 13 күн бұрын
Team amiiro qurux iyo king ceyda ❤❤❤❤❤
@ChoukriElimHassan
@ChoukriElimHassan 13 күн бұрын
King ceyda haheey❤❤❤❤❤❤
@user-ff6ys7ns8h
@user-ff6ys7ns8h 13 күн бұрын
Saa usoo socoten dirac iyo macawis maa fidiyoy kuso duubten😂😂😂😂😂😂
@Talo_same_podcast
@Talo_same_podcast 13 күн бұрын
Maalinta danbe keeshali iyo uskulibidh beyy kusoo duubi
@xaawomacalin6882
@xaawomacalin6882 13 күн бұрын
Yaaahuuuuu🙄​@@Talo_same_podcast
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 13 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Somaaliya Ha Nolaatto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 13 күн бұрын
Ani Hadaan Xertto Walaahi Nin Baatti Loo Xeray Aan Noqonaa😂 Waa Ku Kufaaa Walaahi 😂 Hada Xaaderkaan Xaajiga Safar Uu Aaday Boorsa Mugeed Oo Baatti Isku Joogjoog Uu Iii Keenay😂 Shokran Aan Dhahay 🤲🙏Waan Ku Dudukanaa❤😂❤😂❤ Laakiin Markiii Aan Ku Shaqeynaayo Waan Ku Kufaaa😂❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 12 күн бұрын
haa Qurux waaye bee 😂
@israabdi4165
@israabdi4165 10 күн бұрын
Team Amira one like
@SuhayraAadan
@SuhayraAadan 13 күн бұрын
Hhhhhh macalimow wa fani wllhy BIYAH BADA HADA CABTID URA YELANE KUYEH😂😂😂😂😂😂❤❤❤
@Mary1723mohi
@Mary1723mohi 13 күн бұрын
Kuwaam qosolkay iga dhameeyeem😂😂
@king_amiid
@king_amiid 13 күн бұрын
Team amiira qurux on like ❤
@Cabdixakiimmuusecige7
@Cabdixakiimmuusecige7 13 күн бұрын
Ilaahay Dartii Walaal ❤❤❤ IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
@raxmoruun
@raxmoruun 13 күн бұрын
Team amiira one like ❤
@AliAfrah-p9l
@AliAfrah-p9l 13 күн бұрын
Ceyda caawa macawiis wadataa bro ✅
@istaahilAxmed-z1f
@istaahilAxmed-z1f 13 күн бұрын
Kuwaygii ❤❤❤
@user-yc3sq8qx1e
@user-yc3sq8qx1e 13 күн бұрын
King ceyda is my dear friend ❤
@user-eq9xo4hn2e
@user-eq9xo4hn2e 13 күн бұрын
Team maca wuusta one like ❤❤❤❤❤
@bushraindhadeeqa212
@bushraindhadeeqa212 13 күн бұрын
Sundus melay ku jirto madhafo😍
@AbdirahinismailMohamed-gr2yw
@AbdirahinismailMohamed-gr2yw 13 күн бұрын
War nio macalimoo daadka wuu waalay 😂😂😂
@QueenOfsmile-gr7jc
@QueenOfsmile-gr7jc 13 күн бұрын
Anaa u horeeyo caawa🎉❤
@bushriizaahmed4644
@bushriizaahmed4644 13 күн бұрын
Sundus marka arky🏃‍♀️
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,6 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН
BOOSKA AMIIRA WUU XIRANYAHAY HA GALIN FUNNY GAME
12:54
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 944 М.
ARKUWAANAA SHAXAARI LEE SHEEGI KARO DHARKA DUMARKA - Yaa Guuleestey??
13:40
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,6 МЛН