AMINA AFRIK IYO ABDIQADIR AJ HEES SHIDAN SHOWGII BRUSSELS

  Рет қаралды 2,553,401

Waqal WStudío

Waqal WStudío

7 жыл бұрын

SHOWGII JABUUTI EE BRUSSELS (BRUXELLES) HEESTA QAHIRA WITH COURTESY OF RTD BENELUX

Пікірлер: 511
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 6 жыл бұрын
Heesta waxa hore u qaaday habiiba belbelaaf iyo Abdinuur alaale 😍😘😍😚😍😘😙😙😚👌👍😗
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 6 жыл бұрын
Xeerka qoysku leeyahay ayaa qoob ka naga xidhay oo qarabadi iyo idhi meel haqabanina waa qodob suaalle. Qalinkii. Saxeexiyo. Bal halku qoranyahay. Qotadisa iisheg nice song
@naasirkayse5045
@naasirkayse5045 5 жыл бұрын
Ninkni hassan Aadan bu design uga eegyhy 👏🏽🔥🔥✅💯
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 5 жыл бұрын
ninkaaan Xasan Adan Samatar buu i xasuusiyaaa inata igu racsan like please w
@abdiaziiznuurka3584
@abdiaziiznuurka3584 7 жыл бұрын
abti heestan waa iga gadan tahay ee ninkii ka holow liketa iigu qabo
@divinelove6200
@divinelove6200 7 жыл бұрын
im Eritrean and love somalis .and im so glad to see her with Eritrean hair style
@sumeyabashir2360
@sumeyabashir2360 7 жыл бұрын
divine love we belong to one continent dear
@soomaliangirl1360
@soomaliangirl1360 7 жыл бұрын
divine love east africa one love ❤❤
@leomessi3507
@leomessi3507 5 жыл бұрын
The girl is djiboutian singer.
@muntimoh4323
@muntimoh4323 5 жыл бұрын
@@leomessi3507 if she is djaboutian singer she is somali don't 4get that
@jimmyrustam7391
@jimmyrustam7391 5 жыл бұрын
munti moh lol
@yusufqayre7979
@yusufqayre7979 4 жыл бұрын
Sifiican ayey Qaadeen,,,HESTAN,,,MUSIC KULUUL (( NICE REMAKE)) AJ IYO AMINA AFRIC THANKS,,,,,LUV U FROM MIAMI ((Odeyga koofiyada cad iyo tayga cas sita ayaa meesha waalay mooyee))
@qoojejafaa
@qoojejafaa 5 жыл бұрын
wlaalaha 💉💕Djabouti Cizi Iyo Shrf ixtiraam gaar ah 🎶🎤👏✊💪 2019🔥
@ladiyeibrahim2028
@ladiyeibrahim2028 Жыл бұрын
Danke walalo soo dhaawo
@abdifatahcabdi970
@abdifatahcabdi970 4 жыл бұрын
2020 still watching kama xiiso dhaco
@iftincamir5263
@iftincamir5263 6 жыл бұрын
Aj iyo xasan adan samatar wey isu qab egyihin muqal ahan intey la argtey like igu qabta
@maryanali2606
@maryanali2606 5 жыл бұрын
Haka yaabin ina abti
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 жыл бұрын
Hayaay wllo ka daa xasan aadan aj iskuma dhawa xitaa isu ekaansho.
@rihamali5245
@rihamali5245 5 жыл бұрын
Wa runta way isu egyihiin
@maankaasha1051
@maankaasha1051 4 жыл бұрын
Sax wllh
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 4 жыл бұрын
Woxoga way is shabahan
@eliasfreeman6055
@eliasfreeman6055 6 жыл бұрын
l love somali songs, your brother from Brazil.
@yuusufmaxamed57
@yuusufmaxamed57 5 жыл бұрын
Can you understand friend
@mohamedwadaniofficial2726
@mohamedwadaniofficial2726 5 жыл бұрын
Wilcome borother 🙏🙏🙏👌🏽
@abdooomer9055
@abdooomer9055 4 жыл бұрын
Thanks bro
@ssdisse6701
@ssdisse6701 4 жыл бұрын
This is djiboutian song.
@rid9160
@rid9160 4 жыл бұрын
His name elias he understands
@lunabranwen
@lunabranwen 5 жыл бұрын
ixtiraam 🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴 Ha idiin barakeeyo 💙🇸🇴
@ibrahimtoreye6636
@ibrahimtoreye6636 7 жыл бұрын
Odaygan Koofida cad waa legend heesta in ay shidanto Qayb libaax ayuu Qaaty
@qasimcabdilahi6851
@qasimcabdilahi6851 4 жыл бұрын
Hhhhhh😆😆
@salikulane9873
@salikulane9873 3 жыл бұрын
@@qasimcabdilahi6851 ed
@adenmahamed3636
@adenmahamed3636 4 жыл бұрын
Odeyga koofiyada cad aya heezta Qayb weynka qaatay way gadan thy heeztu 2020
@hassanonline
@hassanonline 4 жыл бұрын
Hees macaan iyo fanaaniin heesi yaqaana. Odaygaa ciyaal xaafaha ahi muuqaalka wuu shiday. Odayga hala sheego qofkii garanaya
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 2 жыл бұрын
Odayge wll
@asilamoha4247
@asilamoha4247 2 жыл бұрын
Heestan waxaa iska leh abdi nuur alale iyo habiba abdilahi balbalaf from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 6 жыл бұрын
Illahay amarkii. Daadeydo maa weyno hadaana amiino africa gabadh yar 16jir ah kuma doorsaden amiina africa wan iska guursan laaha hadan ishelii lahayn
@xamdailkacas2664
@xamdailkacas2664 4 жыл бұрын
kkkkkkkkk
@Maazim12
@Maazim12 4 жыл бұрын
Team Cabdi ileey 🤣🤣🤣
@hananhassan1590
@hananhassan1590 3 жыл бұрын
Iyadu marbay 16 ahayd.remember that
@xamsecisman439
@xamsecisman439 3 жыл бұрын
Anago kaayar ayaan daynen xtaa inader 😁
@fariidaacooking4506
@fariidaacooking4506 7 жыл бұрын
Qaye yaabay aniguye jacaylkaagu QAAHIRA ma qudbi buu ku leeyahay 😍😍😍😍🇪🇬❤️ hees wa dhaaftay tan 👌
@sharafhaji4217
@sharafhaji4217 7 жыл бұрын
Saynab Amarooz abaayo qudbi maxaa laga wadaa neh
@nessmaomar8397
@nessmaomar8397 7 жыл бұрын
Sharaf Haji qudbi waa taalo oo kale wll
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 6 жыл бұрын
Nessma Omar kkkkkkkk allow adaa weyn hadad dadka waxkaa fiidaysan kariin been haa oshegiin qubii. Micnaahas maa ahaa
@naimo133
@naimo133 6 жыл бұрын
abwaan hanad xasan xariir muu kuleeyahay waaye
@abdulhassan9985
@abdulhassan9985 5 жыл бұрын
Lovely eyes. 💕
@faaomar8598
@faaomar8598 11 ай бұрын
I’m in love with this song ❤❤
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 4 жыл бұрын
Woo 941millions vieuws mashallah abdikadir aj and amina afrik both of the artists there are from djibouti i support my people a lot jabitais qartier numero 7 jabite a londre 30years javais comme ca 6 enfants i went to djiblouti since i left in 2012 the country is changing a lot keep going forward x x x
@ahmedmohamud7795
@ahmedmohamud7795 3 жыл бұрын
Absolutely the best abdiqadir aj legend and amina africa
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 6 жыл бұрын
I love you my African queen👑😘😍😍💖💜💖🇸🇴💖💜🇸🇴🇸🇴👏👏👏
@ayaanleabdirizack429
@ayaanleabdirizack429 7 жыл бұрын
abdiqadir aj jiliin laguma gaaro fanaan culus really
@Riri2761
@Riri2761 7 жыл бұрын
heesta waay shidan tahay ala ya cizak abdiqadir Aj and afrik like ta iyo subscribe ha igala baqaylina sxbyal
@cfataaxcfataax5672
@cfataaxcfataax5672 2 жыл бұрын
Waaxan,ahay.jabuti
@ismDirir
@ismDirir 6 ай бұрын
❤ waad ku wanaag santihiin sidda wanaagssn aan ummad somaali ah oo walaalo iyo famlie aan idiin rajaynayaa ku waartaan bashbash iyo barwaaqo somaalya hanoollaatlt❤❤❤
@user-nv4dd7cp1b
@user-nv4dd7cp1b 7 ай бұрын
EXCELLENT CHANSONS bravo pour les deux chanteur/chanteuse ❤
@Abdijalils
@Abdijalils 7 жыл бұрын
😍😍 bbb Amina & Aj nice song👌
@anissahassan804
@anissahassan804 5 жыл бұрын
Woo amina afrik iyo abdilkader a j are really amazing 803vieuws it's a lot x x
@zakiyemane7509
@zakiyemane7509 5 жыл бұрын
Love From Eitrea .
@arabmulla6618
@arabmulla6618 7 жыл бұрын
hees caadi maaha sxabta like1igu qabtaa nooh
@mahamoudnour7589
@mahamoudnour7589 6 жыл бұрын
Abdi Nour iyo nima djamad rtd de Djibouti je suis fière de abdoulkader aj iyo Amina afrique
@moustassamatar5140
@moustassamatar5140 7 жыл бұрын
Amina Africa...i like the way she dance vive q7
@jaahuur3233
@jaahuur3233 6 жыл бұрын
Greatest Djibouti song still watching 2018 April
@yasinmagan7116
@yasinmagan7116 2 жыл бұрын
👌✅💯
@hamzekorah2501
@hamzekorah2501 7 жыл бұрын
laxane iyo music iyo rereyo ad uu macan
@lunabranwen
@lunabranwen 5 жыл бұрын
She looks nice in this video. Nabadda 🇸🇴🇸🇴
@ibrahimzam4362
@ibrahimzam4362 Жыл бұрын
Wow super chanson adorable osi magnifique et vraiment la vérité franchement Machallah très belle voix merveilleuse ❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯👍🎉
@hiboabdilaahi1779
@hiboabdilaahi1779 7 жыл бұрын
wooow Amina Afric codkii africakaaay my beloved indero
@schakurdahir5155
@schakurdahir5155 6 жыл бұрын
odayaal iyo islaamo uunbaa ka soo qayb galay showgan miyaa like ku qabo hadaad ila aragtay
@aminablockstar4274
@aminablockstar4274 7 жыл бұрын
heesde cadi ma ahan ad iyo ad ayeey u macaan tahay viva walaalehen reer jabuti
@kaamilk8863
@kaamilk8863 3 жыл бұрын
Amina afrik I love you wow!
@Istahil416
@Istahil416 6 жыл бұрын
amina afrik u my hero noolow
@siddiiqabdi1732
@siddiiqabdi1732 4 жыл бұрын
Heestani Way iga gadantahaye hadaad ka heshay like igu qabo
@iltiredoualegemail6059
@iltiredoualegemail6059 Жыл бұрын
J aime cette très Belle chanson de mme.AminaAfrique et Abdoulkadir.
@mohammedartin7562
@mohammedartin7562 8 ай бұрын
Form Syria🇸🇾 to Djibouti 🇩🇯❤❤🔥😂🫶🏻
@hamzekorah2501
@hamzekorah2501 7 жыл бұрын
show mahin this is during the 40 anniversary of djibouti in bruxelles
@mokhaliif2387
@mokhaliif2387 4 жыл бұрын
P
@alenaberhie5158
@alenaberhie5158 9 ай бұрын
she looks like Tigraweyti (Tigray woman) and i love her hair style, Respect!!!
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
LYRICS *Cabdiqaadir AJ* Qardajeexa socodkiyo Qalqalooca geediga Inaad qarisay moodee Waan ogahay qiyaanadaa Anna quruxda caashaqaa Ku qotoba ujeeddadaa Haddaad qayb leedahay Ood qiimahaygiyo Quudhsanayso sheekada Xaajadii qallibantoo Qalinkay u rogan tahay Anna kaa qatooboo Qaydhiin iyo bisayl baan Wadaa qaadan waayee Qaayo yaabay aniguyee Jacaylkaagu Qaahiraa Ma qudbi buu ku leeyahay ? *Aamina* Quruxdiyo kalgacalkiyo Lama qoomo sharaftoo Qalbi aan ku nicin wali Qalad laguma sheeggee Qoraxdiyoo ayaankaa Qayiraaya noloshoo Qardajeexa keenee Qaybtii shalaytaa Ka qawaday haweenkuyee Xeerka qoysku leeyahay Ayaa qoobka naga xidhay ? Oo qaraabadii iyo Yidhi meel ha qabannina ? Waa qodob su'aale ? Qalinkii saxeexiyoo Bal Halkuu ku qoran yahay Qotadiisa ii sheeg ? *Cabdiqaadir* Sidaan kuu qadarin jirey Qandho kaaga bixin jirey Kuu dhaafshay qayrkaa Uma qiimo galinninee Qun-udhalaadka caashaqaa Ila qaybsan weydee Waxbaa kuu qarsoonaa Intaad ii qoslaysee Qalbigaagu meelkale Haddiyuu ku qoran yahay Isku qaylin meynee Anna quusta ii daa Addiguna qorsheysee Kii kuu qalmaba raac Waase qodob su'aalee Jacaylkaagu Qaahiraa Ma qudbi buu ku leeyahay ? *Aamina* Qabanqaabadeenii Nafo-qaybsigeenii Qalbigii fayoobaa Amba waan ku qaabilay Kaa raacay qayrkay Kula qaaday caashaqa Ha ii quusin hadalkee Maxaa ii qarsoona Miyaa layla kaa qabay ? Sideed iigu quudhaa Waxaan meesha qabaneyn Waxaad qoonsaneysee Qabaxduna ka joogtaa Ma qaraar ad gaadha ? Waase qodob su'aale Qalinkii saxeexiyoo Bal halkuu ku qoran yahay Qotadiisa ii sheeg ? Ereyadii Abwaan Aaden Diiriye Dacar AUN
@Wanaaje
@Wanaaje 4 жыл бұрын
War luuqada suugaanta loo xardhayay meel ka dhac wayn ayaad u gaysatay ee wax qorista suugaanta soo baro
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
@@Wanaaje meesha qaldan ma ii tilmaami karta sxb mise waa iska caytamaysaa ? Teedakale wax luuqad la dhaho majirtee luqada suugaanta maad ka Wadaa kkkkk
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 3 жыл бұрын
Thanks 🙏
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 3 жыл бұрын
Thanks thanks for giving us your time
@liibanabdihakin2495
@liibanabdihakin2495 9 ай бұрын
ma qadhaadh aad gaarta wa beydhka u danbeeya thanks wll best lyrics
@seanmalaikaofficiel7970
@seanmalaikaofficiel7970 5 жыл бұрын
Veri gut music somaliland i love. I from equatorial guinée
@seanmalaikaofficiel7970
@seanmalaikaofficiel7970 5 жыл бұрын
@Mousta Samatar OK thank u broder
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 5 жыл бұрын
Machallah Allah Tabarak ALLAH HIBARIK FIKE Allah HIRAHISSE FIKE my Daugter inna Hadj Djama DABAR Robleh garri Wawenne DUMAR Edo tres belle CHANSON et VERY good voice my chanteuse lobogayyyyyy Lagouma houno Haa Lagouma Howoo Longue life AMINE ALLAH Longue life AMINE tres BON RESPONSE envers LUI HAMBALLO FELICITATIONS GRONTUALATION NOLOW MY HOYO LONGUE life Amine Allah
@user-zw4cl6gi5k
@user-zw4cl6gi5k 6 ай бұрын
Still it's my favourite song
@mahamoudnour7589
@mahamoudnour7589 7 жыл бұрын
Thé de légende Abdi Nour allaleh on n'oublie jamais de ma vie la radio de Djibouti
@yusufahmed7558
@yusufahmed7558 4 жыл бұрын
Very good. I am happy to leassean this Somali Song.
@hudadhawarzan3729
@hudadhawarzan3729 7 жыл бұрын
xabiiba balbalaf Iyo abdinuur alaale ayas aad ugu usoo baxaysa
@saidtiji8783
@saidtiji8783 7 жыл бұрын
wllo hudo ma moodayan iney iska lahayene habiba balbalaf iyo abdi nur alaleh heestan
@zeinabsaid8119
@zeinabsaid8119 7 жыл бұрын
amina Afrika daar ilahay ayan u jclahay ❤ meel aay kaa dhowdahay yaa isheeka aan boqdee 🙏
@ilovetheboss8987
@ilovetheboss8987 6 жыл бұрын
Zeinab Said uk ayay joogta kkk
@only_Football667
@only_Football667 6 жыл бұрын
Caadi maahan codka abdoulqadir aj iyo amina afrik masha allah noolaada
@mohamedyoussouf1819
@mohamedyoussouf1819 2 жыл бұрын
Amina Afrik compte beaucoup pour nous les Djiboutienne surtout les somaliens et somaliennes
@awyawo9363
@awyawo9363 6 жыл бұрын
best song in djibouti love u
@boyyngerzuhayb1678
@boyyngerzuhayb1678 6 жыл бұрын
Best song
@mahamoudnour7589
@mahamoudnour7589 6 жыл бұрын
Je l'aime abdoulkader aj meilleur chanteur
@ahmadnuur1411
@ahmadnuur1411 7 жыл бұрын
waa mire wanaagsan iyo muusik cajiibah iyo dad qalmo qofkii qaadaba wuu ku wanaagsanyahay intaba waa fanaaniin reer jabuuti cid dacwo isu heesata malaha
@fahiimowaqooyi4894
@fahiimowaqooyi4894 7 жыл бұрын
Afrika kugu fanaa boqoradii codkaa nootahay really noolow
@libaanmohamed5300
@libaanmohamed5300 3 жыл бұрын
👌💗💗💗
@mubarakgambo9692
@mubarakgambo9692 6 жыл бұрын
Jaceylkaagu Qaahira ma Qudbibuu kuleeyahay yes Qudbi buu kuleeyahy Bae ki salaamee
@raxiimocaano9997
@raxiimocaano9997 5 жыл бұрын
M.a aniga wey ideeqde heesta💋❤
@mahamoudnour7589
@mahamoudnour7589 7 жыл бұрын
Merci Amina afrik e abdukadir
@daadaamindaada6
@daadaamindaada6 7 жыл бұрын
heestan caadi mhn ma ila fahanten igu qabta nooh
@latifamadobe2751
@latifamadobe2751 4 жыл бұрын
Ma fahminee macnee inbti
@zanoubelmihoch9552
@zanoubelmihoch9552 3 жыл бұрын
Hlz est un site de vente de produits
@ismailgarbiye2812
@ismailgarbiye2812 7 жыл бұрын
Waaaaw Xabiiiba iyo Cabdinuuur alaaale waad soo dhaweyseen cdkoogi caadi mha heeskn iyo riwaaydii ay kujirtay
@chekapetoali6900
@chekapetoali6900 3 жыл бұрын
I never heard this song before Mashallah nice song 🎻🎻🎻🎻
@gamaleh33
@gamaleh33 6 жыл бұрын
Great song still watching 08/05/2018
@mowlosahan
@mowlosahan 2 жыл бұрын
Love this song Dhaga nuglow nugenix 🎵 ❤ 💕 ♥
@user-qu5dn2ou1t
@user-qu5dn2ou1t 6 жыл бұрын
Inta iga danbeesa like saara😍😍🖐
@hoodoluckyabdi1848
@hoodoluckyabdi1848 7 жыл бұрын
heese shidan iga dheh 👏👏👏👏
@RUNKALKAALMEDIA
@RUNKALKAALMEDIA 6 жыл бұрын
really i like it
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 7 жыл бұрын
Wooow caawa xeebti beeye uu shiden tahaye salui le djiboutien 👍🏼🌹👑❤️👏🏽
@yahyehassanabdi892
@yahyehassanabdi892 2 жыл бұрын
Oh my God., what the song, it consuming my time a hr per day for my last 4 days. Acting is the only one trapped me down, what old man acting is? I've never seen better somaliSong.
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏😍😍
@tasliimtahliil6828
@tasliimtahliil6828 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare 😂😂
@ayanqali8883
@ayanqali8883 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare my walalkey rumad salama
@rexaan
@rexaan 7 жыл бұрын
Eshaclaaaa hees iga dhehe indeertaya inolllow Amina afric vive bcp ma cuisin
@rexaan
@rexaan 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare inin yiraa sxp salan sare
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
Qalbi aan ku nicin weli Qalad laguma sheego🙂
@Hahhs-jj5pf
@Hahhs-jj5pf 7 жыл бұрын
aj maslixiyada fanaan ku shidan waaye
@rahmaabdi6340
@rahmaabdi6340 7 жыл бұрын
great beats
@ikraantarabi2667
@ikraantarabi2667 6 жыл бұрын
Qalinkii saxiixiyo Bal halkuu ku qoran yahay Qodo disan ii sheek Nice song
@princejuba
@princejuba 3 жыл бұрын
Inantaa masha allah 3:41 waa quruxda la sheego nasab nasab dhalay
@acerirm5278
@acerirm5278 7 жыл бұрын
i like sng caadi maaha noolada amina & aj
@alpi143abdalle8
@alpi143abdalle8 7 жыл бұрын
woooow waayo waayo nolaada fananiin qaran
@ramadanmohamed2196
@ramadanmohamed2196 6 жыл бұрын
Djibouti 😍😍
@mahamoudnour7589
@mahamoudnour7589 7 жыл бұрын
Se le music somalienne de karama je le connais le music somalienne je l'aime meilleur music
@awalehali9576
@awalehali9576 6 жыл бұрын
Macha Allah waxaan ka hey leeyahay misigaa
@ismDirir
@ismDirir 6 ай бұрын
Acw aad iyo aad baad uggu mahad santihin dhamaan famligga somaaliyeed dhaqanka somaaliyee aan idiin soo diraynaa hanbalyo barwaaqo ku waartaan ❤❤❤
@khadijah9527
@khadijah9527 4 жыл бұрын
Isha calaaaa heeees 2020😋
@MuhammadAli-rx1le
@MuhammadAli-rx1le 5 жыл бұрын
Waa hees iyo bar runtii, wey iga gadantahay!
@abdinasirabdi9568
@abdinasirabdi9568 7 жыл бұрын
like aya ku walaten ana idin wada sarayo bal ku darko
@lulmohamed799
@lulmohamed799 3 жыл бұрын
MAANSHAALLAH to the great SINGERS
@anissahassan804
@anissahassan804 5 жыл бұрын
Woo amina afri and abdi kadra aj mashallah you are wonderful both of you nice style voice keep going forward
@abdirisaakmahamud112
@abdirisaakmahamud112 5 жыл бұрын
jacaylkaagyu qaahira ma qudbibu kuleeyahy
@boqoryare1984
@boqoryare1984 6 жыл бұрын
Heestan aad iyo aad buu dheeryahay.
@4bdibased
@4bdibased 4 жыл бұрын
Jaceylkaagu Qaahira ma qudbi buu ku leeyahay, riwaayad reer jabuuti ahayd oo inantu qaahira ubaxaysay ayay heestani kujirtay.
@eymanlucky7465
@eymanlucky7465 7 жыл бұрын
ninkaan waxuu u egyahay qaab qaabkisa xasan Adam samater
@omarw5727
@omarw5727 6 жыл бұрын
eyman lucky 😂😂😂 waa heysaa wiilkiisa miyaa mase waa walalkiis tolow
@rahmaabdi6457
@rahmaabdi6457 6 жыл бұрын
Wan ku argay 😂😂
@cabaanemahamud7920
@cabaanemahamud7920 5 жыл бұрын
eyman lucky waa wiilkiisi ba
@suldanayanlehashi9757
@suldanayanlehashi9757 6 жыл бұрын
i love song
@mahamoudnour7589
@mahamoudnour7589 6 жыл бұрын
Vive somaliweyne meilleur music de Mahamed karama
@ayanhassan8683
@ayanhassan8683 6 жыл бұрын
Like ila dhafina hestu wa dhaftay hes ❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏
@hamzamouminibrahim3763
@hamzamouminibrahim3763 6 жыл бұрын
afrika fanand asal ah wan ku xiseya #Dj
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 5 жыл бұрын
Edo fannandaDJIBOUTI AMINA Afrique FANANDI DALKEINA HOYO MY CONTRY DJIBOUTI JANO JOHARA JANNADI ADDOUNKA AGONNE GORIWA DJIBOUTI ALLAH BLESSED MY DJIBOUTI ALLAH SAVED ADOWGINA HAA JABOO ANIME ALLAH AMINE ALLAH AMINE ALLAH LONGU LIFE AMINE ALLAH ALLAH RARTOUMAA KHEIRRENT HANIGOU WADA DHAMBAISIWO DHAMTAINNENT ALLAH TARABALLE AMINE ALLAH AMINE ALLAH AMINE ALLAH
YAXYE ABDIQADIR & IKRAN MAXABE BOGA IYO LAABTA ISKALAAJI SHOW DJIBOUTI
10:20
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 12 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 24 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 55 МЛН
Awaleh Aden iyo Roda Daher- Wa Xasuustii Nimco iyo Said
11:08
Assajog Studio
Рет қаралды 1,1 МЛН
XAMDA QUEEN 2017 QAADIRO ALLAHA YAHAW QUMANE
7:18
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,3 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 1,5 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 895 М.
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 2,2 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 232 М.
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,9 МЛН