No video

Awaleh Aden iyo Roda Daher- Wa Xasuustii Nimco iyo Said

  Рет қаралды 1,161,060

Assajog Studio

Assajog Studio

5 жыл бұрын

Brought to you by Assajog Studio

Пікірлер: 239
@abdillahihamda9039
@abdillahihamda9039 5 жыл бұрын
Wawww xasuustii nimca djama iyo said xamargueh oo reer djibouti ah fanintene horey soco
@dekshaafici2159
@dekshaafici2159 2 жыл бұрын
Ilayn dumar ma qustan Qayrkood ninkaw jecel Iyadon qadarin jirin Nabada ku qoonsada🥺😭💔
@cumarnani17
@cumarnani17 5 жыл бұрын
Muslinimo darteed like haleegu saro
@hassanahmedomar1446
@hassanahmedomar1446 5 жыл бұрын
Cii like ayaa ku haya
@user-rx2fm7po2b
@user-rx2fm7po2b 5 ай бұрын
2024 ayaan dib udaawaday❤🎉
@asmacabdi9296
@asmacabdi9296 5 жыл бұрын
Wwwwwwwww Jecliya dadkyga Allha hyni dhawro edo rada dahir iyo inadeerky Awale Adan deheye😍😍😍😍😍😍😍👈
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 Жыл бұрын
Heeskan yaa 2023 dhageysanaya waliba tiktok kasoo arky oo youtube kaso raadiyy😂😂
@abuukaryare804
@abuukaryare804 Жыл бұрын
me❤😂😊
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 Жыл бұрын
@@abuukaryare804 isku team nhy miyaa🤪😃😃
@filsanmukh4286
@filsanmukh4286 Жыл бұрын
Me😁
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 Жыл бұрын
@@filsanmukh4286 😂😂
@filsanmukh4286
@filsanmukh4286 Жыл бұрын
@@qaaliyuusuf8234😊
@indhonamso3000
@indhonamso3000 5 жыл бұрын
Assajog inader qali ... lyric ayaan raabna adigo ku mahadsan .... je te remercie mill foi ... cous .... 😍😍😍😍😍 edoo roda dahir 😘😘😘 iyo awaleh aden ... frr
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
RODA Ma ogtahay qayaanadu Waqac iyo hadiimee Nafsigii an qoonsaday Iigu qarax sideedanaa Mayga qubay jar iyo qow Dhadhansaday qadhaadhki Waanu qirey inuu jiroo Sidaan qoorta ula galay Qalalaase iyo hawl Sidaan qoorta ula galay Jacayl baa u qowl kulul Haday qudhi ku dhaafine Adigo oon wax ii qaban Wax ii qaban, wax ii qaban Nolol waan ka quuste CAWAALE Ileyn dumar ma quustaan Qayrkood ninka u jecel Iyagoo qadarin jirin Nabadana ku qoonsadaa Markay talo qayaaday Dib u qoomameeyaan Quruxeey maxaa tahay Naftii qaaliga ahayd Ee layga qarin jiray Naftii qaaliga ahayd Sowkan qiimaheed dhacay Wakhtigiina kala qubay Adigana ma ku qabsaday Ma ku qabsaday, maku qabsaday Durba qiiq ma kaa baxay RODA Adiga ooy qandhiyo cudur Qirinqiir ku galiyeen Hadaan kaa qawaday shaley Wakhtigays qalibayee Anuu igu qaloocdoo Waanigaa qaldhabayee Quduradu i sidatee Qaniiyadu halka ay mudan Qof kalo qareenoo Ma qiyaasi karayee Qalbi jabaye hay qadin Adigo oon wax ii qaban Wax ii qaban, wax ii qaban Nolol waan ka quustee CAWAALE Halkaad qoontay barigii Wali wey i qalantoo Ma qaboobin nabarkii Qolofina ma saarnee Waykala qayaxanyoo Qacdii aad i yeeshiyoo Anoo ciiro kuu qabaa Nafsi qowdhabayaa Haduu kugu qayuudsaday Nafsi qowdhabayaa Ha i odhan wax ii qabo Qasnad weeye hadalkuye Adigo oon murtidaa qubin Murtidaa qubin, murtidaa qubin Iga quuso inan yahay Like iskaga dhac sii haduu ku qanciyey qoraalku 😂😂😂
@munabuux1713
@munabuux1713 5 жыл бұрын
Mahadsaniid inader qali salan gobeed
@nabihaomar9394
@nabihaomar9394 5 жыл бұрын
AWAL REE DJIBOUTI MA OQON INADEER IYO WAXAAS WAXAAN KA ARKI JIREY COMENTIYADA SOMALIDA KALE HADA LAKINE INIGI AYAABA BILABEY.POUR TOUT VOUS DIRE LE PEUPLES DJIBOUTIENS EST UN GRAND PEUPLE QUI ONT LE COEUR SUR LA MAIN ET ENFIN UN PEUPLE INTELLECTUEL,MODERNE ET CULTIVER.DONC NE VOUS LAISSEZ PAS INFLUENCER PAR LES INADEER DES IGNORANT JE VOUS AIMES TOUS.GROS BISOUS..
@somalia6633
@somalia6633 Жыл бұрын
"Markay talo qayaday, dib u qoomameeyaan, quruxey waxba hatarin" ayaa sax ah original heesta.
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe 11 ай бұрын
Haa sidaas ayaa sax ah
@MrBulshaawi
@MrBulshaawi 10 ай бұрын
Inan wax ku qabto diyar mu thy 👨 👨 mcn
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 5 жыл бұрын
Wooooow rooda iyo cawaale waad soo noolayseen waan mahadsantihiin heesehii djibouti😘
@Mudan-
@Mudan- 5 жыл бұрын
Illen dumaar maa qustaan Qaayrkoodna niinka U Jeceel iyagoon qadariin jiirin nabadaana kuuqoonsada maarkaay taloo qayadaay diib uqomameyaan quruxey maxaad taahay naftii qaliiga ahaayd ee laayga gaa qariin jiiray sowtaan qiimihii dhaacay wakhtiinaa kallaquubay adiiganaa maakuqaabday makuqabsaday duurbaa qiiq makaabaay aax yaa wlhi madaloo dhagaaysiiged nima djama muigul iyo Allaha unaxriisto said xamaargod wllo heesii faniintii horee noso cuusbonaaysiyaa biila falaadagaan iyo qaarkalle ayaan khtii billah kataaganahaye
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 5 жыл бұрын
😂😂😂
@somalilamakalahanaqaan1143
@somalilamakalahanaqaan1143 5 жыл бұрын
coodka labaada fanaan ee aniga ahayn ugu cood macan geeyga somalida haada nool
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
Abdilahi caasha Salam grand frère depuis Paris ! J'espère que tu me reconnaîtra 😅.
@mydjibouti5678
@mydjibouti5678 5 жыл бұрын
Waka awaloh il faut k t fait le courageux nos artistes djiboutiens car les artistes djiboutiens ne sont international comme les autres et pas reconnu ☺😊😊😊
@quruhduumaar227
@quruhduumaar227 5 жыл бұрын
C vrai frere wa inay isa so saran
@nabihaomar9394
@nabihaomar9394 5 жыл бұрын
C EST VRAI
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 5 жыл бұрын
Merci Awahle huno c'est vraiment très très belle chanson bon choix encore une fois bravo ❤❤😍😍😍🇩🇯🇩🇯
@housseinfana5065
@housseinfana5065 4 жыл бұрын
Est ce que tu es a Djibouti
@shoukriasayf9148
@shoukriasayf9148 5 жыл бұрын
Heestan wa hees qof gabadh nabsi ka gashay wiil marka dambena iyado jeclatay gabdhuy wa la idinku tufee ee ha dag dagina marku wiil idin jeclado wakhti siiyaa oo ka guraa
@makomoud8241
@makomoud8241 5 жыл бұрын
WA af somali wan wala fahmayna 🤣🤣
@abdourazakrazakfarah6035
@abdourazakrazakfarah6035 5 жыл бұрын
Shoukria Sayf bien
@Habeenkii
@Habeenkii 4 ай бұрын
Wax garab❤
@Habeenkii
@Habeenkii 4 ай бұрын
Wax garad baadtay❤😊
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 2 ай бұрын
​@@makomoud8241😂😂😂😂
@sahalabdi9764
@sahalabdi9764 5 жыл бұрын
Waaaw les artistes de nos pays mashallah roda daher(roda maash) iyo Awaleh star hooray soocod wanagsan wll
@quruhduumaar227
@quruhduumaar227 5 жыл бұрын
Ha socoto my dadkaygi horo socda vive Djibouti
@dekainaibrahim8750
@dekainaibrahim8750 3 жыл бұрын
Hees igadhee, waxaasa faanki horey aah😍😍
@abdirisaksako3988
@abdirisaksako3988 Жыл бұрын
2019 July 18 khamiis maalntii aan ugu nasiibka xuma 😭😥
@nehliitabae75
@nehliitabae75 5 жыл бұрын
Qaniinyadu halkey mudan qofkalow qareenee maqiyaasi karayee qalbi jabaye hey qadin axaxaxax🥺😭😭😢😢
@saciidcabdi3607
@saciidcabdi3607 5 жыл бұрын
hees dareen wadato cod Dagan music Dagan Laxan raaxa leh Hori usocda
@hannaalii6111
@hannaalii6111 5 жыл бұрын
Waa dhab 💯
@kamarwaberi9362
@kamarwaberi9362 5 жыл бұрын
What a nice souvenir so go back again there's a lot of thanks Assajog
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 2 жыл бұрын
Xasus hore 🇩🇯🇩🇯my djibouti ❤❤❤❤
@asmacabdi9296
@asmacabdi9296 5 жыл бұрын
Laskama dhige walo dhasha fananinti fanka loga hadhy😍😍
@fatuidrs5363
@fatuidrs5363 5 жыл бұрын
😘😘😘😘😘 adigoon wax ii qaban nolol wan ka quusteee
@mahadhassan8506
@mahadhassan8506 5 жыл бұрын
Très belle chanson. Merci beaucoup à Awaleh Aden (Awaleh Casri) et Roda Daher (Roda Mandeeq). Afkiina cano lagu qabey.
@alimahamed445
@alimahamed445 5 жыл бұрын
mahad hassa
@ahmednuur4232
@ahmednuur4232 5 жыл бұрын
Please hesta wa inad ku xusta dadki laha orajinalki waxaa laha nima djama iyo said hamarqod
@nassererictube5632
@nassererictube5632 5 жыл бұрын
Ax yaa wadani une très belle souvenir ❣️💕🌹🔥
@abdillahimoussa1881
@abdillahimoussa1881 5 жыл бұрын
nice one trop macaan, voix douce musique tres doux on prend un envole direct on fait un touch to sky
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 5 жыл бұрын
Merci beaucoup pour cette chanson c'est les chansons de ma tante Naïma Saïd mon oncle merci à vous
@abdirazakaden808
@abdirazakaden808 5 жыл бұрын
Roda cod macan roda dahir iyo légende alfanan awale aden viv Djibouti mon peyi
@saadiomoalin5296
@saadiomoalin5296 5 жыл бұрын
Ax xanuun waynaa😭😭
@ismailabdi1667
@ismailabdi1667 5 жыл бұрын
une TR belle souvenir viva Djibouti
@naruraraliya3622
@naruraraliya3622 3 жыл бұрын
Adigoo wax ii qaban nolol wan Ku quustee
@radiasaleh3453
@radiasaleh3453 5 жыл бұрын
waaaaaaaaw roda mash iyo Awale Allah yacisak wacajib walahi
@aska805
@aska805 5 жыл бұрын
MERCI WAAD MAHADSANTIHIIN- THANKS A LOT
@asmambeautychannelsomalia6763
@asmambeautychannelsomalia6763 5 жыл бұрын
Mashallh mn ferer awaleh et ma tante roda dahir tre belle chanson
@KatijaQurux-fb5nd
@KatijaQurux-fb5nd Жыл бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉
@haboneibrahim5136
@haboneibrahim5136 5 жыл бұрын
Waooow tres belle souvenir 😍😍😍 j adore cet chanson
@yahyemoussa4964
@yahyemoussa4964 5 жыл бұрын
Je vous aime mes chanteur(ese) avnacer
@maxamedciise7525
@maxamedciise7525 2 жыл бұрын
Nolada roda iyo caawale inta nololi jirrto
@munakhadar2772
@munakhadar2772 3 жыл бұрын
Xasuus weyn ayaa dhageysano 2021 wali
@faafintaiyofogaalaraga191
@faafintaiyofogaalaraga191 4 жыл бұрын
Je suis emporté par les morceaux poètiques accompgnés de la voix d'or de Roda vs Awaleh. Sublime! Hambalyo Cawaale iyo Rooda vous avez relèvé le défit. Congratulations to you.
@badrigass4135
@badrigass4135 9 ай бұрын
Waxaad ku hadasheyba garanmayno inder Somalia Nagulala hadal Aanku jawaabnee? 😁
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 2 ай бұрын
​​@@badrigass4135 aan kuu tarjumo, wuxuu yidhi sidan Waxa i dareeen qaaday baydadka gabadha rooda ee gabayaysan( qurux'da badan ) ee waliba ku ladhan codka dahabiga ah. Waad geenteeen heesta sidii Loo qaaday( heesta dib bay u qaadeen labadani) 😅
@farahsougueuh2624
@farahsougueuh2624 3 жыл бұрын
Waw une très belle chanson belle souvenir.
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 5 жыл бұрын
Merci beaucoup vous deux vraiment très belle chanson bon choix encore une fois bravo huno
@popoibrahimmoussa
@popoibrahimmoussa Жыл бұрын
Asdk
@popoibrahimmoussa
@popoibrahimmoussa Жыл бұрын
Jamal the and
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 5 жыл бұрын
Nice song la voix d or roda daher et awaleh roda daher quura ayaa heesaha nimco jamac ku heesi karta
@xaajimaxamed2276
@xaajimaxamed2276 4 жыл бұрын
Wooooooooo de chansan et tre bon awaale & rooda ahmed
@filsancabdiraxmancabdiraxm1947
@filsancabdiraxmancabdiraxm1947 5 жыл бұрын
Ayan ayankkkkkkkkkkkk😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍😍😍😍😍😍😍😍😍🛍🛍🛍🛍👑👑👑👑🎓🎓🎓💣💣💣💓💔💕💖💗💙💚💛💜💝💞💟❣❣💌👍👍👍👍👍✌✌✌✌✌✌✌✌🙋🙌🙌🙌💃💃💃💃💃💃💃
@barwaaqomaxamuud8946
@barwaaqomaxamuud8946 5 жыл бұрын
Heey
@hannaalii6111
@hannaalii6111 5 жыл бұрын
Filsaneey samaawaadkaad maraysaa miyaa walaalo. 😂😂☁💨🍻
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 5 жыл бұрын
Esha calaa Sowt dagan calaacalki hore mid loo bogsaday🤛😍🤙
@mohamedmouna9619
@mohamedmouna9619 5 жыл бұрын
Awaleh iyo Roda noladaa les anciens chansons dynamic
@kadiramed3532
@kadiramed3532 5 жыл бұрын
Machallah habo roda daher iyo awaleh aden i nowlada in badan
@mounaawaleh8580
@mounaawaleh8580 5 жыл бұрын
Mashallah mes chanteurs love u much xasuus qaali aa
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 5 жыл бұрын
Axyaa xususti nima et said
@duniyaaofficialchanan6977
@duniyaaofficialchanan6977 5 жыл бұрын
je t'aime maman ayan ayankkkkkkk 😂😂😂😂😂😍😍😍😍😍🙌🙌🙌🙌🙋🙋🙋🙋👫❤💋❤💋❤💋💋❤❤❤👍👍👍✌✌✌✌
@hassanahmedomar1446
@hassanahmedomar1446 5 жыл бұрын
Roda waan ka od heley . J'ai aimé la façon de chanter roda
@bahchabahchar8729
@bahchabahchar8729 5 жыл бұрын
Wowww une tres belle souvenir d nos ancienne chanson de anne 90
@dodobobo7971
@dodobobo7971 5 жыл бұрын
Woooooow Awaleh Aden iyo roda daher
@mohaqoslaye7937
@mohaqoslaye7937 5 жыл бұрын
Legend cawale 👑✔💯
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Wow waayo waayo waa heesihii aan tumi jiray 1992 1993. Ottawa
@hassanalifaa4241
@hassanalifaa4241 7 ай бұрын
Très belle chanson ❤ quand je l'écoute je me sens l'amour 😘
@fahalyanic8492
@fahalyanic8492 5 жыл бұрын
Wao wao d'belles souvenir 😘😘
@goldenyonis8287
@goldenyonis8287 4 жыл бұрын
Said hamaqood allahyarhamo 😭
@hassanahmedomar1446
@hassanahmedomar1446 5 жыл бұрын
Roda daher la chanteuse à la voix d'or. Roda Dahir cod dahabley
@maxamudliiban1795
@maxamudliiban1795 8 ай бұрын
Très belle chanson depuis somaliland ceerigaabo
@MoussaDahirMahamoud
@MoussaDahirMahamoud 3 ай бұрын
Saïd allah raxemaa🙏
@asmafouad5772
@asmafouad5772 4 жыл бұрын
Roda dahir une excellente chanteuse
@waladhoussein3158
@waladhoussein3158 5 жыл бұрын
waw ech cala hess
@mohamedabokor797
@mohamedabokor797 4 жыл бұрын
HALKAD QOONTAY BARIGII WALI WAY IQALANTOO MA QABOOBIN NABARKII QOLOFINA MA SAARNEE
@abuanwar23
@abuanwar23 5 жыл бұрын
waa xaasos xoro nima djama iyo said
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 5 жыл бұрын
Bisnka allow aanannu nin kadab taawawic sidi kalabanu uga nabad lanahaye🤗😂😂😂😂
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 5 жыл бұрын
Layla Mohamed Nin Waa Maad isku qurxiso gadh iyo habeen Maad Ma maarmi kartaa
@hannaalii6111
@hannaalii6111 5 жыл бұрын
Waa sax layla. . Lkn heestu waa gabadhaa nabsi qabtay waa tan ay ka bilaabaso ma igtahay qiyaanadu wa qar iyo hadimee nabsigii aan quursaday igu qarax sideedana, oo ka dib jeclaatay wiilkay yasi jirtay 💞 ka dib waxba kuma qaban.karo ayuu leeyhy wA TRUE STORY oo somalia ka dhacday gar ahaan abudwak
@muniiraar3407
@muniiraar3407 Ай бұрын
Wllshy wanku salamay balse heestani waxay ka hadlaysa wakhtigan manta siday ubadantay Taaso dumarku anay ka fiirsanayn Waxa ay gaysanayso marka iska ilaliya wixii nacab ku idinka dhex qadayo kaaso nabsi keni kara
@abdallajama4805
@abdallajama4805 2 жыл бұрын
My favourite song 🎵 ❤ 💕
@KatijaQurux-fb5nd
@KatijaQurux-fb5nd Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abdouwais7443
@abdouwais7443 5 жыл бұрын
Waw awaleh fait plusieurs chansons à samia osi et roda👍
@faysalmaxamud6962
@faysalmaxamud6962 2 жыл бұрын
ax ax
@bahjasaid4516
@bahjasaid4516 5 жыл бұрын
Wooooow viva djibouti
@khmarjiboy9477
@khmarjiboy9477 5 жыл бұрын
keep goin pro cawale
@mohamediyeh4522
@mohamediyeh4522 5 жыл бұрын
Vraiment extraordinaire
@SaSa-jr5re
@SaSa-jr5re 4 ай бұрын
Xusuus qaaliya
@asmaaden3925
@asmaaden3925 5 жыл бұрын
Très belle chansons
@mohamedaden4276
@mohamedaden4276 5 жыл бұрын
Nous etez meileur
@dayaxhamza_ali9155
@dayaxhamza_ali9155 5 жыл бұрын
Awaleh aden 💗💗💗💗💗
@simanyabeh4472
@simanyabeh4472 5 жыл бұрын
Roda dahir and awaleh aden
@nadiyamahamud4711
@nadiyamahamud4711 3 жыл бұрын
C est la politique de Djibouti comme nous
@hamzehaabzade453
@hamzehaabzade453 5 жыл бұрын
Viva Awaale adan Fanaanka shanta somaliyed noolow wall
@mizannema9351
@mizannema9351 5 жыл бұрын
Mashallah roda notre chanteuse en voix or et awaleh adan nos stars vous gérer a max
@mahadgesle2369
@mahadgesle2369 5 жыл бұрын
Zhp waa nini jabutiyaan ah maaaha somalida kle
@hodotani9935
@hodotani9935 5 жыл бұрын
Halkaad qoontay barigii, wali way i qalantohoo, ma qaboobin nabarkii qolofina ma saarnee. way I kala qayaxanyahoo qacdii Aad I yeeshiyo anoo ciiro kuu qaba, naifs qawldhabaayaa had kudu qayuursaday 2x HA I ODHAN WAX II qabo..........
@nouradinebenzema8413
@nouradinebenzema8413 5 жыл бұрын
Awaleh aadan Djiboutian asala
@moudymahdi5024
@moudymahdi5024 5 жыл бұрын
Très belle version !!!!!!
@Abas-AR_M
@Abas-AR_M 5 жыл бұрын
Très belle chanson
@dekshaafici2159
@dekshaafici2159 2 жыл бұрын
My fov song😭
@RudigerRadwan-mq5su
@RudigerRadwan-mq5su Жыл бұрын
Très belle chanson vive❤❤
@FatouMoud
@FatouMoud 8 ай бұрын
Best song
@mohedxabashi5315
@mohedxabashi5315 5 жыл бұрын
Eshcalaa hees wlhi waa sugaantii AUN abwaanki weynaa Ibraahin gadhle abwan reer somaliland ah sameeyey
@souleimanabdi585
@souleimanabdi585 4 жыл бұрын
Kkkkk
@ssdisse6701
@ssdisse6701 4 жыл бұрын
Cid samaysay ma garanayo.una noqon kara abwaanku ama abwaanka kale.lakin ibrahim gaadhe reer jabuuti bu aha mise qabiilkiisa ayaad ka dhaqaaqday.ciisaha somaliland wa reer jabuuti.meel kasta ma somaliland baad la joogtin.dadka qasab layskuma baro wll
@idylmohamed8845
@idylmohamed8845 3 жыл бұрын
Warya qabya leste Ibrahim gadhle ree djibouti buu aha adeer djiboutina ma'aha qabil.
@momohsin9073
@momohsin9073 2 жыл бұрын
2022✌🏽
@abdisalamabdillahi552
@abdisalamabdillahi552 5 жыл бұрын
I remember when I hear this sound bigest songers legend good
@mustafefarxaan9532
@mustafefarxaan9532 3 жыл бұрын
22⁹222222
@hindakhairdhaylawe1208
@hindakhairdhaylawe1208 4 жыл бұрын
Wale Benmaha hh^Hhh qof an ogay baqiqay
@siciidaxmed6061
@siciidaxmed6061 4 жыл бұрын
Casus wayo wayo 92 93
@ayanlehabdoulaziz8716
@ayanlehabdoulaziz8716 9 ай бұрын
Awale Adan super star❤❤❤🎉🎉🎉
@hibohussein1352
@hibohussein1352 5 жыл бұрын
This is my favorite songs
@somalia6633
@somalia6633 Жыл бұрын
Quruxeey waxba ha tarin
@ifrahmahamoud2017
@ifrahmahamoud2017 5 жыл бұрын
Machaalla
@sagal1701
@sagal1701 5 жыл бұрын
Axaa wayoo wayo
@KatijaQurux-fb5nd
@KatijaQurux-fb5nd Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@deeqismail253
@deeqismail253 Жыл бұрын
Nafti QaaliGaa aHeed eelaYga qarin jiraYy😢
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe 11 ай бұрын
Sowtan qiimaheed dhacay waqtigii na kala qubay
@nasrayusufcilmatan5129
@nasrayusufcilmatan5129 5 жыл бұрын
Labadaan sharaftoodii khadra kukaadiday fannanka sharaftiisu waa inuu kahadla dareenka shacbka sida nimca jamac ,m mooge,Saadi cali,hadrawi ,gaariye
@MrTapha10
@MrTapha10 5 жыл бұрын
Gaari gabadh
@khadarmahdikhadar7452
@khadarmahdikhadar7452 Жыл бұрын
Eraydi abwaan afgudhiye
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe 10 ай бұрын
Heestaan waxaa la qaaday 1968 Afgudhiye halkuu ku noolaa wakhtigaas
Awaleh Aden iyo Roda Dahir - Wa Xasuustii Said Xamarqoodh iyo Nimco Djama
9:42
AMINA FAARAX HEES CUSUSB NACAB WACDARAHII SOMALIWEEK LONDON 2023
5:18
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 15 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 5 МЛН
AWALE ADEN 2019 BEST DAADIS IGA QUUSO INAN YAHAY NEW SOMALI MUSIC
6:24
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 474 М.
Qufac Iyo Jacayl  Codkii Qasaaye & Xoriyo
8:30
Assajog Studio
Рет қаралды 23 М.
Roda Daher iyo Awaleh Aden - Hees Xasuus Leh
8:42
Assajog Studio
Рет қаралды 683 М.
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Awale Adan iyo Faisa Dusiiye hees qaraami
9:43
dj Adhiile official
Рет қаралды 379 М.
AMINA AFRIK IYO ABDIQADIR AJ HEES SHIDAN SHOWGII BRUSSELS
13:54
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,5 МЛН
AWALE ADAN IYO ROODA MAASH 2019 CALOOLXUMO LIVE STAGE 4K
11:12
Tiriike Real Show
Рет қаралды 96 М.
YAXYE ABDIQADIR & IKRAN MAXABE BOGA IYO LAABTA ISKALAAJI SHOW DJIBOUTI
10:20
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 15 МЛН