DHUUSO AYAAN KU BUUFIYAY ADI MAA DHUUSAY AA KA DHACDAY hhhhh

  Рет қаралды 235,744

Amira Qurux

Amira Qurux

6 ай бұрын

Пікірлер: 463
@AmalMumin-wv4gm
@AmalMumin-wv4gm 5 ай бұрын
Dhaqanka islaamka aan ilaalino dhalin yaro, oo Aan raacna wadadi rasulkena suubanaa scw.♥️
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 5 ай бұрын
Nabigii ugu dulqadka bdna ugu khayrka bdna ugu naxariista bdna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (ﷺﷺ) igula salliya subanah ❤️🕋👍
@IsmahaanCeeblaawe
@IsmahaanCeeblaawe 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💓
@user-uo8ry5ng2k
@user-uo8ry5ng2k 5 ай бұрын
Wowwww machallah boqorada 😊❤
@user-jw2hq6ui7x
@user-jw2hq6ui7x 5 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@muniishapea6487
@muniishapea6487 2 ай бұрын
Scw❤
@NAJO_Films
@NAJO_Films 5 ай бұрын
"Aduunkaan kuugu jeclahay" hooyo mcnto ❤❤❤ inta hoyadod jecl like 👍
@ASAD..HAAGiO.27
@ASAD..HAAGiO.27 5 ай бұрын
Allah is one
@Etd_deek_ali
@Etd_deek_ali 5 ай бұрын
Maanta waad la raag tay muqaalkii 😢😢
@user-tz8uj8cc4y
@user-tz8uj8cc4y 5 ай бұрын
Lajanuw anaa xaq ulih 15 mobilka op
@Etd_deek_ali
@Etd_deek_ali 5 ай бұрын
@@user-tz8uj8cc4y waa arkeyna noh
@xasan6869
@xasan6869 5 ай бұрын
alaahu akbar❤❤❤❤
@Maaleeste
@Maaleeste 5 ай бұрын
Aawey muqaalka moblka
@mohamedaarsade
@mohamedaarsade 5 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed[ﷺ]🫶❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 5 ай бұрын
Naahida sidii gabdhaha yar yar ee Reer falastiin cml ey u dhahday Laailaaha ilallaah masha Allah ❤ way yaabtay miskiinta 😂😂😂
@FadumoFilsan-sv7tk
@FadumoFilsan-sv7tk 5 ай бұрын
Guulayso amiira cadawgaaga ilahay hakaa ilaaliyo amiin ❤
@NajmaNajmaaadan
@NajmaNajmaaadan 5 ай бұрын
Aamiradeena 800 uma qalanto wlhi 1m ayaay uu qalanta ee inaga gadhsiin karna ilahay ka soo kow ❤❤
@Nimco_____sweet
@Nimco_____sweet 5 ай бұрын
Runtaa waye quruxeey 😊
@shugriali1439
@shugriali1439 5 ай бұрын
Alla saa u qosli leee ma nooli yaniista Nadi reaction keeda ugu qosol badan 😂😂😂
@user-no5hz5en8d
@user-no5hz5en8d 5 ай бұрын
Kula midaa ahay ani saa u qoslayay beerkaa i cadaaday
@xasancade-qx6ie
@xasancade-qx6ie 5 ай бұрын
Ku Sali nabiga Mohammed scw scw
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 5 ай бұрын
Amiira qurux keep going my sister coming soon 800k ❤❤🎉😊
@mohamedsiciidnor4096
@mohamedsiciidnor4096 5 ай бұрын
Congratulations amiiro qurux 800k camingsoon
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 5 ай бұрын
Aar amiira dhibadanaa❤😂 wlhy anoo og inay prank tahay ayaan hadana naxay run run cml Qaylo dheeraa bahasha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂istqfurllah
@queennadia4390
@queennadia4390 5 ай бұрын
Amira qurux keep going my sis coming soon 800k ❤❤
@safiitah748
@safiitah748 5 ай бұрын
Ku sali nabi maxmed scw❤
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ♥️
@user-sv6eb2pu7z
@user-sv6eb2pu7z 5 ай бұрын
Amiira familkaga waan kuhaysanaa barnaamijyo badan booga soo samee plz
@Somaligamer2
@Somaligamer2 5 ай бұрын
Amira keep going 800k subscriber insha allah ❤
@najmocali-ob6ef
@najmocali-ob6ef 5 ай бұрын
Keep going comin son 800k🎉❤😊
@najmacadey5159
@najmacadey5159 5 ай бұрын
Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam
@Rayaan277
@Rayaan277 5 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤❤❤
@AdnanAbdi-6
@AdnanAbdi-6 5 ай бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah like 🎉الله اكبر ❤
@safiofarah295
@safiofarah295 5 ай бұрын
Ana uhoreya amiradenA❤❤❤
@aizhaismail
@aizhaismail 5 ай бұрын
Favourite girl all time Amiira🎉❤
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 5 ай бұрын
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis
@Somalia881
@Somalia881 5 ай бұрын
Team Amiira like❤
@queen___miski228
@queen___miski228 5 ай бұрын
Insha Allah ramadanka ka hore 800 wad gari abayo mcn ❤❤❤❤
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 5 ай бұрын
Amiiro qurux. Come on 800k ❤❤
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 5 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢❤😢😊
@emmamohamed6581
@emmamohamed6581 5 ай бұрын
Amiro Tarxad jaalo ha isku soo xiran Adi dhan Ubax Ubax igula ekaty 😂😂😂😂😂😂😂
@SundusAbdi-cv1bh
@SundusAbdi-cv1bh 5 ай бұрын
Mashaallah family Qurux badan amiira video adiga iyo family noso badi 😂❤😊
@user-gz7kh5kp1d
@user-gz7kh5kp1d 5 ай бұрын
Allah is one❤❤
@user-dv9pr7uz9d
@user-dv9pr7uz9d 5 ай бұрын
We know that thank you 😊 🙏 ☺️ 🙂 ❤️
@Nafisa762
@Nafisa762 5 ай бұрын
Wlh saan uqoslaye waan fuuray amiira qurux is not easy 😂800k coming soon l can't wait wlh❤❤
@muxsinsheikhmukhtar5716
@muxsinsheikhmukhtar5716 5 ай бұрын
لا اعرف من سيقرا تعليقي لكن اسال الله ان يرزقك الجنة وحسن الخاتمه والبركة في العمر وصحة في البدن من قراها يضع قلبا ويتابعنا وجزاكم الله خير 🌸❤️
@kafiyocali61
@kafiyocali61 5 ай бұрын
Amiiro qurux dadka wadnahaad geysey aqwaan 800k come soon qli
@user-yr2zd6xc4l
@user-yr2zd6xc4l 5 ай бұрын
dhamaan teena nabadan allah nagu garsiiyo ramadaanka❤❤❤❤
@user-ed4tn9tn7c
@user-ed4tn9tn7c 5 ай бұрын
amiin
@AzmaMahamed
@AzmaMahamed 5 ай бұрын
Aamiin huno mcn
@amandalutra9316
@amandalutra9316 5 ай бұрын
Congratulations 🎉 1.8 million 👏team asad hagio is muujiya 😊❤😊
@samiasaydali3226
@samiasaydali3226 5 ай бұрын
❤❤❤
@samiasaydali3226
@samiasaydali3226 5 ай бұрын
100 🤑
@Asadhaag
@Asadhaag 5 ай бұрын
Thanks
@ismailmohamed7730
@ismailmohamed7730 5 ай бұрын
Walal Xishokda xalailobin. Social media xaiskuilobina.Allah Kacabsadha
@Cayuush8606
@Cayuush8606 5 ай бұрын
Weykan ❤
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 5 ай бұрын
Insha allah wadgadhin inatan lagadhin❤🎉
@user-rq1mg3ph2k
@user-rq1mg3ph2k 5 ай бұрын
Congratulations amiiro Qurux 800k a.i
@Ilyaascadceed-sp9ob
@Ilyaascadceed-sp9ob 5 ай бұрын
Congratulations🎂🎂 800k👏✍👏team amira qurux is muujiya❤👑👑👑💕💕❤❤❤
@mohaadan8121
@mohaadan8121 5 ай бұрын
Anaa ugu horeeyo abyo
@user-dx7dy1yq4c
@user-dx7dy1yq4c 5 ай бұрын
Amira wlh qosol an kudentey❤❤❤❤part 2 plz
@KHARHERMOHOMUT11ABOKOR
@KHARHERMOHOMUT11ABOKOR 5 ай бұрын
I.a waad gadheysa 800k wllshei from hargeisa ❤
@maxamedxamuud811
@maxamedxamuud811 5 ай бұрын
insha allha 800k
@copitaanosheed8936
@copitaanosheed8936 5 ай бұрын
Waad Gandhi doontaa wllo inshalah walashey waan ku taageeraa❤❤❤
@abdirahmanc.c.a9346
@abdirahmanc.c.a9346 5 ай бұрын
Amiira qurux im firs today ❤❤
@TahliiLAhmett
@TahliiLAhmett 5 ай бұрын
Allah is One Prophett mohamed scw❤❤
@user-np9mf8tx8s
@user-np9mf8tx8s 5 ай бұрын
Scwscwscwscw scwscwscwscw
@muniishapea6487
@muniishapea6487 2 ай бұрын
Scw❤
@user-ts2ee9ch5e
@user-ts2ee9ch5e 5 ай бұрын
Cawa xili hore soo galise thanks❤
@HamseToni
@HamseToni 5 ай бұрын
Amiira qurux can't wait 800k subscribe ❤
@Mss-Sahra
@Mss-Sahra 5 ай бұрын
800k coming soon❤🥰
@garaaddowlad4803
@garaaddowlad4803 5 ай бұрын
Insha Allah waad gadhaysa my sister amiira mahamed maxamuud
@Qu681
@Qu681 5 ай бұрын
Insha Allah wad gareysa Ramadan ka hor 800k insha walshey mcn amira keep going ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤sa u qeyliseen maxa waye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 5 ай бұрын
Keep going abyo ❤❤❤
@zakariyexasanamiin3852
@zakariyexasanamiin3852 5 ай бұрын
Intii aan ramadaanka aan la gaarin 900k aan gaarsiino amiira like saar
@user-vr3kb4er8p
@user-vr3kb4er8p 5 ай бұрын
Waa gaareen insha allah 800k😅😮
@user-fy4kb2lk1h
@user-fy4kb2lk1h 5 ай бұрын
Inta illahay jecel isoo racc😊😊😊❤❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 5 ай бұрын
Allow Muslimiinta Mideey❤
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 5 ай бұрын
Amira cadey Ramadan intalagarin banrajenaya Ina garno walashey macn wwanku
@user-fx2ld2tf7c
@user-fx2ld2tf7c 5 ай бұрын
Amiiro ilaahay haka dhafooo❤😂
@user-ob1gl4cf8o
@user-ob1gl4cf8o 5 ай бұрын
Isha allah waad gaadhi🎉
@AbdiqaniAbdalla-kj6rq
@AbdiqaniAbdalla-kj6rq 5 ай бұрын
Mashallah keep going Asad hagio 👏 🎊 finally 1.8M is here❤ pls like 👍
@Cayuush8606
@Cayuush8606 5 ай бұрын
Waad gaareysaa l.a coming soon 800k🎉❤
@Fartuun-lu5ki
@Fartuun-lu5ki 5 ай бұрын
Alla amira family 👪 dhibka ka dhaaf😂😂
@aasiyosaleban9789
@aasiyosaleban9789 5 ай бұрын
m.a waa iga qoslisay amiiro❤❤❤
@user-ob2vx8vo1u
@user-ob2vx8vo1u 5 ай бұрын
Amiiro keep going 800k❤❤🎉
@SuusuAli
@SuusuAli 5 ай бұрын
800k is coming boqorada❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 5 ай бұрын
Wcs wa iga dulqd bdn yhin mr hora suxi lhaa adunka ura unecbhy closha la iga qbnaa amira wa gre i.a rmadnkna kahor 28 mlin ka dhimn hda dadlno waa awodnaa ❤
@khalidsomali3026
@khalidsomali3026 5 ай бұрын
Xishoda wllo gabdho ayd tihine wax kasta views haka dhigina sida kale wad fican tihine ❤🙏
@hapiapdi4773
@hapiapdi4773 5 ай бұрын
coming soon 800k 🥰
@user-ic8vm9jj3s
@user-ic8vm9jj3s 5 ай бұрын
Mashalah
@Hamtha_Apdilahi
@Hamtha_Apdilahi 5 ай бұрын
war amiira naahida xalkeeda ma wareysatid neefna waa ku disheen warkina kamaydaan gurin 💔😭😂offline bay qadaty Ila imika wuxu muxu aha bay is weydinysa miskiinta yari💔😂
@iqraosmaniqro3782
@iqraosmaniqro3782 5 ай бұрын
Wagare inshallah 🎉
@macmacc1
@macmacc1 5 ай бұрын
Qabqab teeni ❤️
@user-rn1bd1mx6g
@user-rn1bd1mx6g 5 ай бұрын
Adoonko dan waadahab lakin allha boqar❤❤
@user-je7yo9hy2l
@user-je7yo9hy2l 5 ай бұрын
Amiira asalamu caley kum
@ilyaasfaarax3279
@ilyaasfaarax3279 5 ай бұрын
Amiiro markaa familkaaga lajoigtid aa jecelhanhy qosol naga dhameeseen wllhi amiiro isn't easy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FihiimaIbrahim672
@FihiimaIbrahim672 5 ай бұрын
Wallo balantii ereygii qab qab maad nooga baxdeen xiligiisi waala gaadhe😢
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 5 ай бұрын
Kulahaa dooli bakhtiyey🤣🤣🤣way iga qoslisay naahida warka kamay daan dhamayn 😂😂😂😂😂❤
@HamseToni
@HamseToni 5 ай бұрын
Amiira caawa qosolka Naga dhamaysay walee caadi maaha 😂😂😅
@King_____Ak.____66.___jr
@King_____Ak.____66.___jr 5 ай бұрын
Allah is one❤
@ifrahabdullahi3544
@ifrahabdullahi3544 5 ай бұрын
Amiira coming son 1M
@smsadiiqchannel3059
@smsadiiqchannel3059 5 ай бұрын
DHUUSO AYAAN KU BUUFIYAY ADI MAA DHUUSAY AA KA DHACDAY hhhhh
@xaawoSaaddd-rz7rq
@xaawoSaaddd-rz7rq 5 ай бұрын
Amira abyo ii codeya comments asad ayaan ku jirA caw codsigeega ii kala kiciya wllhi aniga daCad ayaan u ahay team 27 oo dhan khasatan cedha koko amira armHeena asad i mkay cumeer dhamntiina kor ii qada iphone asad uu bixinAyo ii sodiraa like
@Kaltuuney1222
@Kaltuuney1222 5 ай бұрын
Waad ku gaadhaysa inshalah Amiiradena ❤
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. 5 ай бұрын
Amiiro anaa ugu horeyo rebly😂
@user-ug1gh3fg9q
@user-ug1gh3fg9q 4 ай бұрын
Walaashay wainataageera labarka 😊😢🎉😂❤
@hafsomohamud6687
@hafsomohamud6687 5 ай бұрын
Before ramadaan waad gaaree amiiro 👸🏻❤
@user-hi3hu1ll1w
@user-hi3hu1ll1w 5 ай бұрын
Haa waa gaaree amiro qurux🎉❤
@naturechannel950
@naturechannel950 5 ай бұрын
Amiira qurux she is Queen 👸🏻 💖 😍 😂
@HamseToni
@HamseToni 5 ай бұрын
Wan ku haysanaa barnamijyada family ga noo soo badi aqwaan ❤😮🎉
@user-xi9fr6is1h
@user-xi9fr6is1h 5 ай бұрын
Haa walal 800❤
@user-vh6ws3ci4r
@user-vh6ws3ci4r 5 ай бұрын
Amiira dhib socdaa taha wlhi AMA gariga ku dhex dhimatan qosol igu disha caawa aqwaan😂😂😂
@user-dv9pr7uz9d
@user-dv9pr7uz9d 5 ай бұрын
Anaa uhoreeyo❤😂🎉
@user-py1bp6pr7o
@user-py1bp6pr7o 5 ай бұрын
Asxaabay inta ramadaanta ka dhiman waa inan gaadhsinasa walasheen amiira 80000 plz like ❤❤❤❤❤
@user-np9mf8tx8s
@user-np9mf8tx8s 5 ай бұрын
First 😂😂😂😂😂😂 first 🥇
@qurbanimaxamed
@qurbanimaxamed 5 ай бұрын
I.a wa gadhysaa 8oo iyo wax ka badan 🎉❤
@Cabdishakuursiidcali27
@Cabdishakuursiidcali27 5 ай бұрын
Wllsheyda mcn amiiro qurux is not easy 😅😢
@FaramtiFarta
@FaramtiFarta Ай бұрын
yes amiira❤❤❤
@zoyaaalpi
@zoyaaalpi 5 ай бұрын
Alla uma deena ma ahn bismilah qosolka iga dhamadey 😂😂😂😂😂
@cabdinaasirxuseen6620
@cabdinaasirxuseen6620 5 ай бұрын
Keepgoing
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 5 ай бұрын
Like iisaara walalayal ❤️
DILAAGA QARSOON
31:23
King Ceyda
Рет қаралды 462 М.
PRANK DHUUSO OO REMOTE KU SHAQEENAAYO hhhhh YAA DHUUSI ADI MAA DHUUSAY
10:14
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 14 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН
NAADIA YARIISAY YES OR NO QOSOLKA KAA DHAMAANAYA 😂😂
12:15
Adna Channel
Рет қаралды 274 М.
PRANK..KII UGO XUMAA OO AN SAMIYA KU SAMEEYAY XANAQ😱
14:58
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 84 М.
PRANK AAN KU SAMEEYAY ABDULAHI HAGIO FEER IIGU DHICI RABTAY
13:46
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 467 М.
PRANK || SAXAAF OOO KA OYSIYEY ADNA || AMIRA CIMRAN IYO CADE XANAAQ
12:35
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 14 МЛН