"AMNIGA QARANKA" LABA SANNADOOD KADDIB MAXAA KA DHACAY FURIMAHA DAGAALKA EE GOBALADDA DALKA? 1/3

  Рет қаралды 103,584

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

10 күн бұрын

"AMNIGA QARANKA" LABA SANNADOOD KADDIB MAXAA KA DHACAY FURIMAHA DAGAALKA EE GOBALADDA DALKA? PART 1/3
Disclaimer❗️
©copyrighted material Used. Third party (Motionarrays)
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and KZfaq.
“Amar la,aan ha qaadan Muuqaalkan”
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZfaq!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 353
@Abdijaliil
@Abdijaliil 8 күн бұрын
La Socda Qeybta Labaad Ee Wareysiga “AMNIGA QARANKA” Beri 5PM. 🇸🇴❤️ Somalia Ha Noolaato. Road To 100K🇸🇴❤
@CandhufWeyne
@CandhufWeyne 8 күн бұрын
Hanoolato
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 8 күн бұрын
Qaybta labaadna 7daqiiqoo hor dhacaa ku jira
@maxamedhalooyeelo1134
@maxamedhalooyeelo1134 8 күн бұрын
Hordhaca inaga yaree wll codsi wye
@SukritiXasan
@SukritiXasan 8 күн бұрын
insha allaah guuleyso wariye
@yahyamire8790
@yahyamire8790 8 күн бұрын
6:46 daqiiqo oo hordhac ah ciil baa igu dishay saan wax ka bedela
@Jamac163
@Jamac163 9 күн бұрын
Hordhac intaas la eg looma baahno Abdijaliil, ogoow waqti Hadda la joogo waa casrigii dulqaad yarida marka feker dareenka taageereyaasha mahadsanid.
@user-wp5fq9de9d
@user-wp5fq9de9d 9 күн бұрын
Absolutely
@maslahisse-kr2nr
@maslahisse-kr2nr 9 күн бұрын
Dadkaas ma qusaayo muqaalkan waa kuwa qabyalada iyo qurunka wareejinayaa TikTok low IQ weeye
@MAAAMA11
@MAAAMA11 9 күн бұрын
Sax nio
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 9 күн бұрын
Niyow somalida horta somalida ma hal qofbaa edite ka baray waa isku wada mid xataa tvyada waa wayn 4 daqiiqo markui muqaalku socda ayay asc ku odhan maxaa asc ah
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 8 күн бұрын
@@daawadmedia8702 hhhhhhhhh walahi waaba nacay daawashadooda macal facebookga waxa yaa baasoo wax u edite gareeya saasi edite maha edite ka seceonds yar yar oo gudaha ku jriaa lasoo jar jaraa marka la rabo in barnamuj lagu xayaysiiyo lkn qof la waraysan oo warkiisii intii dhaxda ku jirtay horay la keeni marka ma laba mar baan dhagaystaa
@mascudkheyre7016
@mascudkheyre7016 9 күн бұрын
Mahadsanid Ina Cusmaan Samow. Shaqo wanaagsan baad inoo haysaa guuleyso saaxib. Laakin hordhaca naga yaree.
@abdiissa1034
@abdiissa1034 9 күн бұрын
Aad ayaa ugu mahadsantahay sida waafiga ah aad warbixinta uh soo gudbisay. Thanks
@abdikadiribrahimali
@abdikadiribrahimali 9 күн бұрын
Nin qibrad badan waaye taliye abdisalan lkn xirfada wariyaha aad ayey u hooseysaaa
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 8 күн бұрын
Xassan si fiican ayaa loo karbaashi. Guuleysa Taliye
@sayidka.6122
@sayidka.6122 7 күн бұрын
Ma intaas ayaad kuqiimeysay🤣, Haduu amaani lahaana intaas umba kucaayi leheyd waa kaa caqliga somaliga.​@@hersonmalaque3865
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 6 күн бұрын
Walahi odaugani waa basaas CIA maalgaliyaan hadalkiisa ayaan ka dareemayaa shicibow Alshabaabna Maraykanka ayaa maalgaliya shicibka badankoodana waan ogaanay walahi waa in Ethiopianka wadanka xoog lagaga saaraa hadaan doonayno inaan Alshabaab ka adkaano walahi sida lookala tabar yar yahay waa inaan iska dulqaadnaa #1 cadowgu waa Ajinabi wadanka jooga Alshabaab wuu burburi walahi sabab way isla shaqeeyaan Alshabaab iyo Ciidanka Ajinabiga CIA ayaa wada maalgalisa odayganna waa hadal loo soo dhiibay si shicibka uu u khiyaamo walahi shicibow foojignaada walahi tabar malaha dhalintu waa diyaar alhamdulillah waan ka’wada adag nahay xabadda uun baa la’sugayaa intay bilaab mayso kuwan oo miidhan waa in aynan wadanka kabixin oo la’daldalaa kulligooda Wixii Dowlada kujiro iyo Maamullada kulligooda waa cadow kalkaaliye walahi Alshabaabna iyo iyaga waxay kawada amarqaataan Yuhuuda iyo ReerGalbeedka walahi hadaan doonayno Somaliya inay nabad noqoto ReerGalbeedka waa in wadanka laga mamnuucaa oo xiddhiidhka loo gooyaa walahi xitaa Ruush looma baahna walahi shicibow annagaa isku filan alhamdulillah guushuna waan gaadhaynaa diyaar noqda shicibow bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Zoro-lm4rb
@Zoro-lm4rb 9 күн бұрын
Amazing work
@Abdijaliil
@Abdijaliil 9 күн бұрын
Thank you! Cheers!
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 9 күн бұрын
Mahadsanid Wariye abdijaliil osman shaqo wacan ayaad qabatay
@siciidabubakar1046
@siciidabubakar1046 4 күн бұрын
Dad sidaaan u faaqida arrimaha amniga ee dadka Soomaalida lagu qashqashaado waa loo baahanyahay. Mahadsanid Cabdisalaan, waxaan sugeennaa weriyaal professional ah oo waxa ay dadka wareesanaayaan daraasad gaara ku sameeya si leesku fahmo dadkana wax loo fahamsiiyo. Xogta iyo xasuusta halla wadaago walaxaa noo hagaagi doona inshallaaaah.
@mahadosoble8768
@mahadosoble8768 8 күн бұрын
Exactly Ninkaan waxaa uu sheegay oo dhan waa run iyo dhibaatooyin weli taagan , Somalia 🇸🇴 Dowlad kama jirto 😢😮
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 9 күн бұрын
The more interview aa sii dhagaysto the more aan arko doqonnimadda madaxdeena
@sharifali773
@sharifali773 8 күн бұрын
XAQIIQ INTAN KA ATKAY CABDISALN WAA DADKA QARAN DUMISKA AH EE DAWLADAHA SHISHEEYE U ADEEGA, HADANA HAYADO WAX KU QAR SOONYIHIN AYUUBA U SAMEYSTEY,
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 8 күн бұрын
Al-xaqiiqa... weeye midhkaasi bro
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 6 күн бұрын
@@sharifali773cadeen maa u heysaaa teda kle qofka reply usoo gashe iyo adi kala ujeedo ayaa tihiin saa ufahantay garan mayo misa dowladda hadda jirto difaaceysaa runta indhaha ka qarsanee
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 8 күн бұрын
Can't wait, part2
@abdiazizaboleabdiazizabole7226
@abdiazizaboleabdiazizabole7226 9 күн бұрын
Part 2 can’t wait
@abdallaxuseen8572
@abdallaxuseen8572 9 күн бұрын
Aad aad ba ugu mahadsantahay wariye saad umada somaliyed ugu so gudbinayso dadka faaidada uleh md xasana khaladaadkisa isdaba jooga.mid wax ka barta allaha ka dhigo koley wadadeedi ma haye
@sadikabdihussein
@sadikabdihussein 8 күн бұрын
We waiting next video Mahadsanid wariye
@abdullahidahirhassan1842
@abdullahidahirhassan1842 8 күн бұрын
Hordhaca Zaaid waaye intaas inaad ka yarayso iskuday mahadsanid
@maxamed.dayib1
@maxamed.dayib1 9 күн бұрын
Waad mahadsantahay waloo balse hordhaca inaga yaree waa xad dhaaf xooga ❤
@ahmedcarab5366
@ahmedcarab5366 3 күн бұрын
6:40 second oo intro ah. Wlh waa cilmi iyo high farsamo🤸
@mohahassan3931
@mohahassan3931 9 күн бұрын
Xasbunallah 7:00daqiiqo hordhac😂😂😂😂
@user-wp5fq9de9d
@user-wp5fq9de9d 9 күн бұрын
Waa khalad in iska saxo
@ayuubmataan
@ayuubmataan 8 күн бұрын
Ninkaan waxbadan ayaa ka ogaan karnaa lkn wariye khibrad la aan ah ayaa agfadiya
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 8 күн бұрын
Stop being typical jealous Somali and support him..
@YusufAbdi-lt3ni
@YusufAbdi-lt3ni 6 күн бұрын
Wariyaha soo asaga ma keenin both of them are well thank you dheh
@its_acshkim
@its_acshkim 9 күн бұрын
Ii suga aan soo dhuuxee waxa uu k hadlayo ninkan wuxu iila egyahy nin wax badan og
@abdiazizaboleabdiazizabole7226
@abdiazizaboleabdiazizabole7226 9 күн бұрын
Good job
@ifiye258
@ifiye258 9 күн бұрын
Khibrad yarida saraakiisha ciidabka Somalia wax hada soo bilaamay maahan ilaa walhtigii aaan is dilaynay waa miday kaga horaysay SNM waayo commanders ki SNM taatikada dagaal ayay ciyaaru jiren Imikana alshavaab waa sidii
@ABDIRHMANMOHAMED2053
@ABDIRHMANMOHAMED2053 8 күн бұрын
You've done a good job bro 👏 👍.
@Maadtv2023
@Maadtv2023 9 күн бұрын
Ninkaan waa ninkii keenay ciidamada eriteria Axum ayay ka dagaalameen kadibna kuceeboobay. Dawlad kasta in la mucaarado wax aysoo kordhinayso maleh. Waxan aaminsanahy in dadkeedna inta wax durta inay tahay in lagu shaqaysto
@alwiyanaji5977
@alwiyanaji5977 8 күн бұрын
Ma waxa kuu hadlaya ayaan goob joog loo ahayn mise anagaa stupid noo malaysay caqli la'
@Siraajmedia
@Siraajmedia 6 күн бұрын
Nio ani edit ka ayaanba ku mashquul sanaa inta hore oo dhan👏👏😁
@pressa32
@pressa32 8 күн бұрын
Dhalin yaro wadankaan ma'ahan midkii aan u dhiman lahayn wadankan mashruuc gooni ah baa ka socda wlhy
@yaasmiinmohamed3008
@yaasmiinmohamed3008 4 күн бұрын
Penta Maha wlh sxb
@Awoowe21
@Awoowe21 9 күн бұрын
Acw dhamaan. Hordhaca barnaamijka waxaad moodaa inuu aad u dheeryahay qiyaastii 7 daqiiqo. Qidcad walba waxaan fiican inaad u gooysaan hordhaceeda. Sida kale waa dhag dhag barnaamijku.🎉 Mahadsanidiin
@DrNeeri
@DrNeeri 2 күн бұрын
Hordhaca aad ayuu u badan yahay aniga maba fahmin dhaqankan. Videos soomalida dhan wa sidan Wadba so daynaysaa maxa waye hordhacan video gan la socdo Hordhaca video ga hore ha ku ahaado Thanks abdijaliil Iga dhaaf dhaqankan xun ay soomalida isku daysayo
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 9 күн бұрын
Aad Iyo aad baan uga xumahay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya si dayac ah Ama Ku Talo gal ah Ku dhintaan.
@Malik3544
@Malik3544 9 күн бұрын
6:44 hordhac miyaa🤔
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 8 күн бұрын
Subis garaybta kala noqo likna haw saarin waa dayuus dayuus dhalay
@sahalabdi5554
@sahalabdi5554 9 күн бұрын
abdijaliil mahadsanid
@user-xn3lq3yl6h
@user-xn3lq3yl6h 4 күн бұрын
waa run....xasan shikh iiisga filmkas wadaa
@mohamednor1374
@mohamednor1374 8 күн бұрын
Waa sax runbaad sheeqtey walalka
@cajabfiqi
@cajabfiqi 9 күн бұрын
weriye aan wax su aalo ah hayn waraysigiii ugu liitay ee aan abid daawado
@CalmIslandVacation-cd9ns
@CalmIslandVacation-cd9ns 8 күн бұрын
Siiil fiqi alamaye qiiq damar yahy inanka wad dhirigalin weydo yaa dhiri galinaa😅😅😅
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 9 күн бұрын
Wareysigaan waa dhammaystay mahadsanid sxb xog fcn baa noosoo gudbisay maalinba maalinta kale waakasii liidanaa yaab😢😮😅
@Hangool_Academy
@Hangool_Academy 3 күн бұрын
6 daqiiqo oo hordhac ah yaab
@abdullahifarah610
@abdullahifarah610 9 күн бұрын
DALKA WAA LOO SOO SHAQO TAGAY SABAB DHAQAALE ABUUR BALSE LOOGUMA SHAQEEYO HADAF QARAN DHIS AH
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 9 күн бұрын
aaad&aad
@cabdixafiidelmi4329
@cabdixafiidelmi4329 8 күн бұрын
Dagaaal igu sawir ah meel lagu garayo malahan.
@Cuzayro_pro
@Cuzayro_pro 8 күн бұрын
What a job
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 8 күн бұрын
war hordhaca Barnamijku dheeraa wariye Junior ah horay usoco sxb
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 9 күн бұрын
Is eedaynta markii laga tago xaqiiq la iska indha tirayaa jirta AS awood aan caadi ahayn iyo tababar noocii u danbeeyay bay qabaan xeryaha amisom xataa way ku galgashaan buulo-marer iyo rabdhuure ugu danbaysay hadda la socoo waa kuwa adiga ciidamada kusoo tababara xeryohooduna kaa dhufays adag kaa hub saanad badan marka ciidan somali ah meel banaan dagan o nimankaasi subax kusoo dheelmaden ninka dhaha say u qabsadeen waa nin bacaad qoor sagaaro ku haya , Xeryohooda tababarka muqaal ay ka soo duubeen baan caawa daawanayay PKM ayay ku shiish bartaan rasaas nool nool baa lagu tababaraa doomaa lagu qaadaa wabi socdaa lagu daadinaa war nooc kasta u tababartaan intaas waa maadi ee waxaa usii dheer dhiiranaan oo caqiido mabaadi bay ku dagaalamayaan not maslaxo
@Aduun58
@Aduun58 8 күн бұрын
Xagee ka daawada sxp
@zakibuuni
@zakibuuni 7 күн бұрын
Video xagee ka helaa
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 күн бұрын
​@@Aduun58sxb aniga kuso diraya
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 күн бұрын
​@@zakibuunisxb aniga kuso diraya
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 күн бұрын
​@@Aduun58aniga kuso diraya sxb hada rabto
@srk6186
@srk6186 9 күн бұрын
7 daqiiqo hordhac lee may aheed 😳 nacalaa kula xirfad xumaadaye editing ka aniga iidhiibo
@MaxamedKhadar-yv7ss
@MaxamedKhadar-yv7ss 8 күн бұрын
Hhh wlahi waba yabay warbixinta oo socoto laa jaara 8:49
@rahmacawil3732
@rahmacawil3732 18 сағат бұрын
SubxanaAllah very shocking
@maxamedcabdiraxman5179
@maxamedcabdiraxman5179 4 күн бұрын
Best Edita 👌
@adanfarah2080
@adanfarah2080 8 күн бұрын
The Somali mindset gives more credence to opinion over facts, these are dangerous times and this is a critical matter that should make anyone put on their thinking caps and soberly respond, instead comments expose a complete lack of seriousness, 'waxay Ila tahay' is not going to save this country and its future, this is a vital interview with a real nationalist and an expert on the subject, what he is really saying is Somalia is at a crossroads and needs true leadership, and secondly the current state structure is led by a treasonous and compromised men who are heavily infiltrated by the enemy, the country burns while the President irresponsibly flies round the globe accumulating frequent flier miles, what a shame!
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 3 күн бұрын
Somalia is gone forever, I would urge anyone to flee the country soon before it collapses terribly
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 8 күн бұрын
Somalia ilaha umaqan 😢 🤲 🇸🇴 ❤️
@AbdullahiBarxaaye
@AbdullahiBarxaaye 6 күн бұрын
@jammane3880
@jammane3880 8 күн бұрын
Wallahy Caqligii ugu liidatay bay aheed waxaan maqlayey kuwo belaayo iska dhigaya Waa in madaxweynuhu Beri danbe Ceelbuur ka qudbeeyaa Maxaa ka danbeeyey Xasan sheikh inuu Shabaab yahay 100% waa caddahay lakin shacab xun madaxweyne xun baa lagu sallidaa
@mohameddaud1595
@mohameddaud1595 8 күн бұрын
Tageerayashada ayaan ka mid nahay ee dareenkena ilaali sxb dulqaad ma heyso oo aan 6 daqiiqo hordhac ku fiirsano casriga waa casriga dulqaad yarida mahadsanid🙏
@laskacade4214
@laskacade4214 8 күн бұрын
Looma Baahno lix daqiiqo Inaad wasted time ka dhigto Fadlan grow up oo Qibraada kaasho mahdsanid Well Done Taliye abdisalaam
@user-xt9vb6hr4x
@user-xt9vb6hr4x 7 күн бұрын
muhiimadda daawo iyo dhibka dalkaga hooyo kajira vedio edition hakumashqulin . mankaga kor uqaad
@CalmIslandVacation-cd9ns
@CalmIslandVacation-cd9ns 8 күн бұрын
Wlahy waa runtis😢😢
@liiboojo9850
@liiboojo9850 8 күн бұрын
Barnaamijka aad ayuu u fiican yahay, lkn intro 6 daqiiqo+ soconaayo xooga saaid waaye
@chakimhassan2494
@chakimhassan2494 9 күн бұрын
UPD party waan taageeraa lkn hadana dhaliilahooda waan jeclahay inaan dhegeysto
@mohamedabdi2323
@mohamedabdi2323 8 күн бұрын
Anigabo kulamid ugz
@_xordage
@_xordage 8 күн бұрын
Team upd dadka taageero badanaa ayunkaa xasan sheikh dhaliilo oo runta kama gambadaan. Xisbiga upd hadee qalad galaan waa dad lala xisaabtami karo. Lkn Team nabad iyo nolol waa qolo wada emotional ah. Si indha la aan farmaajo u taageero oo hal dhaliil in laga sheego ogaleen. Teamkaas markee xilka qabtaan xee isku maleeyaan inee umada kale ka sareeyaan. Waa dad aad udhaqan xun oo waxee airportka ka sameeyeen waa la xasuusta. Allow hadaa xasan sheikh xilka ka badaleesi farmaajo iyo teamkiisa hanoo soo celin
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 9 күн бұрын
Saxiib hordhac saaid ayuu udheeryahy runtii ilaaali dawashadaada
@wizhargeisa3338
@wizhargeisa3338 9 күн бұрын
Oday ugu dulisan Geeska Afrika e wadan Hogaamiye ka ah Wa Xasan Dhiiqo xoolahan dhukurana Wa kuwa Ila reality nooladan caqli lahayn shalay maad aragtid mrka lagu laha ninkan qoodhe imaraadba ku jira iyo mid kenyaad o ma fikiri karo si somaliyaysan
@YusufAbdi-lt3ni
@YusufAbdi-lt3ni 6 күн бұрын
Subxanallah
@ahmedabdirahman3951
@ahmedabdirahman3951 8 күн бұрын
Cajiib Wallaahi 😢😢😢😢
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 8 күн бұрын
War dhlinyarada yaan la halaagin, daf qabyaalad lagu xulay oo ciidan waxba ka aqoon dhalinta dhiigooda yaan cadawga loo loogin.😢😢😢😢😢😢😢😢
@yusufmohamed6446
@yusufmohamed6446 8 күн бұрын
Runta ilaahay baa nagu jecel kooxda As aad ayay u xoogaysteen waxaa kuu cadayneysa dhulka ay haystaan, ciidamada Atmis hadey baxan, way dhici karta in ay dalka qabsadaan, Ilaahayow umada somaliyed sidii u roon waafaji
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 8 күн бұрын
Mooryaan xasan xaraash qaran baqti u sajuude leeynta ciidanka qaranka dowlada shisheeye baa mashruuc ku soo siiyay eey ugu horeyso UAE 🇦🇪
@MuctazimAhmed
@MuctazimAhmed 7 күн бұрын
Abdijalil bro waa kugu ceeb qof sidan madaxda qaranka u caaynaya inaa love u saarto taas macnaheeda waa inaysan dhab ka ahayn wariyanimada hadi madaxdu qaldan tahay maahan in aflagaado la aflagadaynaayo aad love u saarto ceeb calayk hadi uu nacayb kugu jiro bananka imoow sida ninkaan oo kale
@dahir2289
@dahir2289 7 күн бұрын
In ​@@MuctazimAhmed in lacamano miya rabta
@mohameddeq6370
@mohameddeq6370 9 күн бұрын
Rotation la'aanta waa main problemka heysta ciidanka xooga dalka soomaliya
@MahadcabdiMuxumed
@MahadcabdiMuxumed 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rooblemohaosman5598
@rooblemohaosman5598 8 күн бұрын
Guul mujaaahidiinta
@abdiaziizkomandos4483
@abdiaziizkomandos4483 6 күн бұрын
Waa sax inta uushegay anigana marqaati ka ah somaalia wax qorsha ah ugama dagsana ladagalanka AS
@Mahamed2018
@Mahamed2018 Сағат бұрын
Waa waxa jira runtiii
@mohamedhassen4070
@mohamedhassen4070 8 күн бұрын
Waziirka mohamed nuur jamac guuleyso
@user-ck8ci1do7w
@user-ck8ci1do7w 9 күн бұрын
Somali xaqa allaha tuso wanaag kasta oo la sameeyo qaar baa si xun u arkaya
@abdullahihassan2937
@abdullahihassan2937 9 күн бұрын
Kooxda AS Sax ma ahan saxiib, ee waxaa sax ah Ururka AS,waayo 2 ilaa 9 inta u dhexeso ayaa koox ama (Group) la'dhahaa. Mahasanid
@jabirhassan585
@jabirhassan585 8 күн бұрын
C/salaan Guuleed waa qabiir aan jeclahay sida uu wax u taxliiliyo, balse wuxuu markan u hadlayaa sida C/raxmaan C/shakuur. Malaha Dowladda Madaxweyne Xasan Sheikh waxey iloobeen iney khibradiisa ka faa'iideystaan, wuuna is xasuusinayaa, waayo waxaan arkaa siduu dowladda dhulka ugu jiidayo, dadkana uu u niyad-jibinayo isagoon waxba u hambeyn.
@FeisalMaxamed
@FeisalMaxamed 5 күн бұрын
Dalka waa lo tashtay balse maalin aanan maanta aheen ayaa soo naaxi doona maalintaas oo dalka faraha ka baxay sidee noqon doonte alle aya og anigane quus aya ka qaaday dalka somalia 💯💯
@zakidaahirmohamed3005
@zakidaahirmohamed3005 9 күн бұрын
Waa layaab halkee usoconaaa 😢
@UgaasAbdirashidYahye
@UgaasAbdirashidYahye 9 күн бұрын
Dalkeena runtan idin sheegaya siyaasi ino naxaya majiro oo wa niman diin ahan dhaqan ahan qadiyad ahan u badalan weye siyaasiyintenu, dhalinayroy dalkan hadan awood wax ugu qaban wayno afkeena aan wax ugu qabano bari ayey awoodu inoo iman
@N5Mrg54
@N5Mrg54 9 күн бұрын
Aad io aad zxp
@batulasmail8261
@batulasmail8261 9 күн бұрын
Ciidanki ka dagaalamayey Shabeelada dhexe, Hiiraan iyo Galmudug waxaa ka halis badan kuwa loo geeyey Axmed Madoobe oo lagu xareeyey calooshi Alshsbaab Allaha badbaadiyo
@Dalle_africa
@Dalle_africa 8 күн бұрын
Waan kula qabaa aribkan aad ayaana uga murug sanahy
@Dahirfarah2
@Dahirfarah2 8 күн бұрын
Horodhac intaasoo dhan soconaayo waaba ku caajisay
@mohamedabdiaadan8328
@mohamedabdiaadan8328 9 күн бұрын
ninkaan waa aqoonyahn ah wax badan fahansan waxna laga wayn diin karo wax yaabaha socdo anigoon waligay tababar ciidan marin ayaaan layaabay cowswayne oo hareeraysan ciidankii lageeyay
@sharmarkeisse
@sharmarkeisse 8 күн бұрын
Qaybta labaad soogali thks
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 2 күн бұрын
😢😮🙆‍♂️😭😭Dagaalkani dhab Kama aha Dawlada Ee Waa Marin habaabin waxani
@hamdixsan
@hamdixsan 2 күн бұрын
Abdijaliil Wareysiga Su,aalaha diyaarso sxbow maxaad la qalqalsantahy
@cameyofficial8525
@cameyofficial8525 9 күн бұрын
Xanuun badanaa cowswayne😢
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 8 күн бұрын
Wilal masakiin ah ayaa lugu xasuuqay oon waxba kala ogayn
@AbukarAadan-nf2us
@AbukarAadan-nf2us 8 күн бұрын
Walaal waxaa no so dhigta macadka uu agaasimaha uu ka yahay bare
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 9 күн бұрын
Waa xaqiiqo midaas Dowladda wax badan ayaa ka qaldan dhinac walba dagaalka
@mohamedabdullahi6445
@mohamedabdullahi6445 5 күн бұрын
Salaad sare cabdijaliil warka qolo kaliya ayaad wareysataa ee isku day inaad dhinaca kalena aad war inooga keento si aan wax u fahano oo aan garta u qaadno hadda waa dhinac kaliya waana mucaarad, mahadsanid
@abdulkadirbashir7856
@abdulkadirbashir7856 4 күн бұрын
Sargal hore Abdisalan wax bdn oog thanks ee wariyaha muqalka Introduction nagu dheerey Not dulqaad hadan nahay soomaliyed deg deg jecel haha😂😂😂😂😂😊
@abdibotan4740
@abdibotan4740 9 күн бұрын
Madax xir benta moryantas foshoxun dilla kujihada
@Zaadak.dj1
@Zaadak.dj1 8 күн бұрын
Mhdsnid wariye Xog muhim no weydise
@mohamedmustafe-wh3oi
@mohamedmustafe-wh3oi 8 күн бұрын
Hordhacu yaanu ka badan 1 minute 7 minute macquul maaha
@ciilowabdalla758
@ciilowabdalla758 8 күн бұрын
Abdisalaan aan ku saxo Agaasime halka gawaarida iyo dadka kugu gubay maahin jawiil Ee waa baladweyn iyo maxaas meel u dhaxeeyso Oo Layiraa Afar irdood👍
@Shaakirson
@Shaakirson 8 күн бұрын
Walaalow maxaan video daawanaa Hordhac ayaaba nafta nooga qaaday nin wayn oo mixnada saxaafadana wax ka yaqaan waa tahay hordhaca daqiiqad wax kayar waa kusoo koobi kartaa amaba horay u gal programka
@DHIGASHO
@DHIGASHO 9 күн бұрын
Taliye editing ka nagafariisi
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 4 күн бұрын
Ninkaan waah wadani dhab ah waxa uu sheegayanah waah run xasan baahane baahsaah ciidankii eretariya lagu furfuray
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 4 күн бұрын
dodwlada xasan shiekh dagaalka shabaab bilaawgii ciidanka guulo waweeyn ee ka keeneen lkn haatan we ku fashilmeen in ee sii wadaan time koodana wax yar aa ka haray wa la badala insha allah madaxweeyne fiican o dalka wax ka badalo aan allah swt ka barya in la helo midaas kadib somaliyeey ninkaan wareeysiga dhiibaayo yo idin sirin wax badan aan la socday page kiisa waxa o so dhigo wa jaajuus ushaqeeyo ciidamada shisheeyaha wadanka uso shaqo tagay waxo buun buuniya argigixiso dhuumaleeysi dagalo ku dhufo o ka dhaqaaq un so qaado olajeedka o kaleeyahy na waxa waaye in o liido ciidanka xooga dalka asigo u olaleenaayo kuwa iajaaniibta o aan hal xabad kuridin shabab in wadanka lagu si haayo atmis iyo ethiopian ka wadanka joogo waxa isweeydiisaan goorme shabaab la dagalan mxe faaiido ee umada uhaayaan ayago shabab la dagalaayo goorma ugu danbeeyse aa aragteen majirto lama dagaalan hubka eeba siiyaan si ee ugu isticmaalaan marmarsiyo ee wadanka ugu si joogaan somalia wxe kujirta gumeeysi dadban o ee na galsheen kuwa daba dhilifyo u ah shisheeyaha wadankaan uso shaqo tagay ninkaan xiiran ee hadlaayana kuwaas o kamid yahay wlhi ano mucaradsan xasan shiekh hadana waxa ii kala saaran xasan iyo wadanka iyo ciidanka qaran ka o ah wiilal soomaaliyeed xasan dartiis na lagama yaabo in aan ugu gafo geesiyaasheena allah ha guuleeyo atmis iyo ethiopian ba looma baahno ayaga ka karti badan o ka geesisan aan aamino o meel kasto taageeradooda ku muujino waxo no sheegaayo bal fiirsha ciidamada somalida qibrada dagaalka ee ayaga laga waaye ma laga hela ugandees xabad ba marke maqlaan shuban ka wareegaayo taas qof somali aqli leh o yeelaayo majiro
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 8 күн бұрын
Warysiga maad hore uun u gashid Somaalidu waa umad koodi suxufka ahaa koodi siyaasiga ah koodu sheekh ah koodu wax garadka ahaa qablbigu wada madoobaaday oo habaar ku dhacay xagee lagu arkay waraysi 8 daqiiqo oo hor dhaca loo sameeyo?
@liiabdukadir3464
@liiabdukadir3464 8 күн бұрын
Wan kuwareray video gaan
@naomana.4415
@naomana.4415 8 күн бұрын
Ninkii reeyaa reerka u hadhi insha'Allah
@caqlicade534
@caqlicade534 3 күн бұрын
Anga waxaanahey muwaadiniin Soomaali ah Waxaan naqaan taliye Husen
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 8 күн бұрын
Hordhaca inad intaas ka dhigtid uma baahnid
@mohammedabdulrahman3165
@mohammedabdulrahman3165 8 күн бұрын
Saaxiibow Rag ayaa tahay qofka hadalka Kama dhaxgashid kaliya intro 1min yuuna kabadan
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 8 күн бұрын
Xasan Sheekh nin wax fahamsan wuxuna wax ugu dhiibanayn wuxu kabaqayaa inuu fahmo xilkana laqabsado
@mgaduudow1157
@mgaduudow1157 8 күн бұрын
Cabdijaliilow hordhaca soo koob 10 skin cml kadib hadii kale wereesiga wuu micna beelaa inta ugu muhimsan oo dhn hdaa hordhac kadhigto
@Carfaat661
@Carfaat661 5 күн бұрын
33:00
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
The joker's house has been invaded by a pseudo-human#joker #shorts
00:39
Untitled Joker
Рет қаралды 6 МЛН
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 6 МЛН
ABDISALAN GULED - ANIGAA DHADHAMIYAY ARXANDARADA KALITALISKA
45:52
CABDISALAAN GUULEED “MADAXWEYNE XASAN SHEEKH WUU FASHILMAY”
27:57
Abdiaziz Barrow
Рет қаралды 8 М.
Ethiopia iyo somaliland oo hishiiskoodi la diyaariyey
20:26
Africani tv
Рет қаралды 1,2 М.
Kaftanka Siyaasada 499 oo aad u xiisabadan
32:49
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 59 М.
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41