Пікірлер
@SakiQalbi
@SakiQalbi 20 минут бұрын
Aqoonyahankeenna indhaha miyuu layahay mise waa wada daba dhilif? Ugandhiis iyo Itoobiyaan xoog waddankaaga ku jooga ayaad leedahay wan ku kalsoonahay oo wiilashii Soomaaliyeedna waad caayaysaa oo waxad leedahay waxba kama hadhin oo dhammaade. Soow digan dhalintii iyo cidankii niyad jabinaya, oo Kiinyaati dhulkaaga xaalufiya sacabka u tumaya. 😢
@AliMohamed-fs7mo
@AliMohamed-fs7mo 47 минут бұрын
So badi sxb
@hared3490
@hared3490 Сағат бұрын
Asc bro canon 7D mark ii ka waran muqaalkeda iyo sawirkeda
@RamlaXimbil
@RamlaXimbil Сағат бұрын
Waxaan Ka mid ah Dadka Aadka ugu xiran Tixanaha Amniga qaranka Ee page Abdijaliil Agaasime Abdisalaan Guuledna waxaan rabaaa inaad iga garsiiso Su,aasha aan wato Agaasime Abdisalaan Guuled Xiligii Uu joogay Heyada Nabad sugida Ee NISA Waxqabadkii U hirgalay Io Guulihiisa Asigoo ino sokoobayo haino gawaramo ? Ramla Ximbil Mahadsanid
@yusufadanyusufadan7341
@yusufadanyusufadan7341 Сағат бұрын
Abdi Jalil adig & abdi zalam guleed aad baan idin salamy magacaygu waa Yusuf adan deerow gobolka gedo idinka soo salmay waraysiga xiga somalilnd & Ethiopia heshiskoda sidee loga hortagi karaa
@CumarbuulefarahCumarbuulefarah
@CumarbuulefarahCumarbuulefarah 2 сағат бұрын
m.a wllo
@AbdifatahYuusuf-dg8ru
@AbdifatahYuusuf-dg8ru 2 сағат бұрын
Model Cabdijalliil Cusmaan samow
@abdihakiimabuukar5229
@abdihakiimabuukar5229 3 сағат бұрын
Feysal roble waa cilmaani ilaahay iyo rasuulkiisa ka furtay
@user-zr5pp8wy9k
@user-zr5pp8wy9k 3 сағат бұрын
Magacaygu c/maalik c/raxmaan marka hore waan idin salaamay adiga iyo agaasimaha waxaan qabaa hal su'aal," muxuu agaasimuhu ka leeyahay xarigii loo gaystay suufiyaan taakeeye iyo fikirkii uu aaminsanaa".
@axmedgaaciyekismaayo
@axmedgaaciyekismaayo 3 сағат бұрын
ciidankas. Jubalaan. Lageeyey. gaar ahaan kismaayo waxa dhaabar ka toogad ku. samayn doona cidaan madoobe
@wadanihuubaysan1142
@wadanihuubaysan1142 4 сағат бұрын
Alshab ma laga yab in ay wadnka qabsadan maliin un sida daliiban oo kle
@yaasiiniligmadoobe2316
@yaasiiniligmadoobe2316 4 сағат бұрын
Micnihiisu waa xildoon wax uu sheegaayana waa niyad jebin dowlada somaliyed hadii maanta loo magacaabo gudoomiye xaafad galmudug ku taala ammaan ayuu lasoo istaagayaa waadna arki doontaad hadii la noolyahay insha allah..
@bolsho2255
@bolsho2255 4 сағат бұрын
Daqiqadii 6:35 video bilabana, maxa idin ka qaldan intaas hordaac loma bahno. Wtf man 😣😣😣
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 5 сағат бұрын
Hadalka ah passpor kenu waa الا الله الله محمد رسول الله qofkii dhahay Afkiisa caano laguqabay cimrigiisana Allaha dheereeyo
@user-fv6il1lb2z
@user-fv6il1lb2z 5 сағат бұрын
55 kun dollar waa iga waale vpn ano isticmalaya somalia joga kwrn
@siciidsalaam3856
@siciidsalaam3856 6 сағат бұрын
Sax 🇸🇴🇸🇴
@siciidabubakar1046
@siciidabubakar1046 6 сағат бұрын
Ninkaan waa faataaaale wallaahi 😂😂😂😂
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 6 сағат бұрын
Dowladeena wey jiiftaa walhi maxay xuutiyiinta heshiis ula gali waayeen 😢
@siciidabubakar1046
@siciidabubakar1046 6 сағат бұрын
Hotel ka maxkamuduhu defanaayeen magaciisa ma taqaanid balse Garguurtaad ku xasuusanee miyaaaaa😂😂😂😂😂
@AyaanlebarreAyaanlebarre-en8zt
@AyaanlebarreAyaanlebarre-en8zt 6 сағат бұрын
Somaliya ninkano kale ad ayey igu bahantahay inta nin jeclaysiga dhinac la iskaga dhigo dadka amanka dalka la saxibka aya laso aruriya sida c.salan guledo kale
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 6 сағат бұрын
Ikran tahlil away iyo xasan inte ayu keyay
@user-vq5vh4rn9i
@user-vq5vh4rn9i 7 сағат бұрын
Godane Allah unaxariisto
@solokilimber3818
@solokilimber3818 7 сағат бұрын
Wlah kan wa terrorized 😂
@laylaamiin9867
@laylaamiin9867 7 сағат бұрын
Walaal waxad waydiisa Gutada Shanaad o Kaaramardha qabatay Colonelki watay kumu ahaa dheh ?
@alaxmadibinxasan1154
@alaxmadibinxasan1154 7 сағат бұрын
Maxaa kenayo in aan dowlada dhahno awod ku filan malahan Anago og in alshabab uu yahay jabhad aan awod wax laso digis lahen
@AbdikafiMohamed-fq8jj
@AbdikafiMohamed-fq8jj 7 сағат бұрын
ninkan hadalkiisa wuu cad yahay maslaxada israel iyo maraykan bay wax udhibe taagan yahay 😂😂😂😂
@qaysarvicos3887
@qaysarvicos3887 8 сағат бұрын
waad ku mahdsanthay sida quruxda badan nooga soo tabineysay waraysiga edita kusii wad bro horey usoco
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 8 сағат бұрын
Wali ma maqsheen qof itoobiyaan ah oo ka sheekaynaya 1977? Ama qof kale oo wadan kiisa dagaalkii ugalay ka shee kaynay?????? Dad somali ah mooyee cidka oo ka hadasha ma jurto sidaan aminsanahay, waayo waxay qariyaan xogta dad kooda iy qarankooda Tusaale 1(somaliya iyo itoobiyaan. Dagaalkii dhax maray ma arkaysid qof itoobiyaan ah oo ka haflaya 2(itoobiya iyo Eletariya dagaal ayaa dhax maray ma arkaysid qof itoobiyaan ama Eletariya ah oo ka had laya
@ahmeddhaqane2440
@ahmeddhaqane2440 9 сағат бұрын
Alshabaab qaabka dowladu uwajahayso malooga guuleysan karaa ayaad isleedahay taliye
@hodankayse9905
@hodankayse9905 9 сағат бұрын
Warkaada waan fahamnay waa eed uun wax xal ah na nooma sheegin waxaad u hadashay qof aqoonta ku yartahay
@AhmedMohamed-zw2km
@AhmedMohamed-zw2km 9 сағат бұрын
Waxan mudan in dadka is waydiyan maalin walbo ciidan shiahey xalka maba ahan marka xalka waa wax dadka rabaan un mid walbo imado asago waqtiga ka dhamaday ka baxa mesha
@Zaadak.dj1
@Zaadak.dj1 10 сағат бұрын
Abdijaliil show zxp no weydii Maxa keeno karo in ciidanka Somalia bis la wareero vedio lga dubo kuwa Atmis aan La weririn
@ABSHIRAbdi-hb2qh
@ABSHIRAbdi-hb2qh 10 сағат бұрын
Wax badan ayaan ka faaiday wareesigaan ina guuleed cimrigiisa allaha dheereyo
@hooyo885
@hooyo885 10 сағат бұрын
C.salan guled , ii wey dii maxaa ka jira in hishiis dhexmari rabo dowlada somaliya iyo Alshabaab , macquul matahy iney hishiiyan .....?🤔
@Amilah859
@Amilah859 10 сағат бұрын
I love the journalist.
@kadarahmed255
@kadarahmed255 10 сағат бұрын
Ninkani waa qoloma?
@mohamedhassen4070
@mohamedhassen4070 10 сағат бұрын
Waxad usocotin wa qawiil gooni ah oo iskudayey siin inaad shababeysin lkn hawiye futo madobe ciil udhinta sida udhantihin
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu 10 сағат бұрын
Ayaanle Hanoolatop dadka ka booba haddalka mana fahansana wariye-nimada
@user-mh8ir7qg2l
@user-mh8ir7qg2l 10 сағат бұрын
Waan fahmay
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 11 сағат бұрын
Farax macalin waa halyey dhab ah Somalia dhiig leh allah xafido
@muugso7775
@muugso7775 11 сағат бұрын
Yaab Inuu arko ceeb in soomaliya qof kasta oo muslim lagu soo dhaweeyo Maxaa siya ninkan
@YusufsacidBaana
@YusufsacidBaana 11 сағат бұрын
Abdijalil zxp wxn ka codsen hddn nahay bahda wax barashada in aa keento farah abdi qaadir waziirkq wax barashada dalka
@Maxamedbarre11
@Maxamedbarre11 11 сағат бұрын
Taa macnaheedu waa in Somalia file qudha ay tahay shaqada qudha ee loo dirsadayna ay tahay in ay bulshada sawir kura oo madaxnimo u galaan halka maamulka aanay shaqo ku lahayn xasan sheekhna waxba laga waydiinen ay uga dhaw yihiin in wax laga waydiiyo Ruto iyo abiy.
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 11 сағат бұрын
Abdi jaliil wariye sare keep going
@mataliyow9004
@mataliyow9004 11 сағат бұрын
Abdijaliil you are Topnotch reporter. Guul baan kuu rajeynayaa
@mohamedabubaker668
@mohamedabubaker668 11 сағат бұрын
waxa uu ka hadlayo masuulkan waa wax inta badan ka jira wadan weyna ogyihiin dadka lakiin dadku ma rabaan inay ka sheekeyaan masiirka wadan iyo meesha uu ku jihaysanyahay sababta ugu weyna waxay tahay waa ninjeclaysiga iyo qabyaaladda
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 11 сағат бұрын
Kkkkk ayaga ayuu sir ka aruurinaye