Amxaar wax iima galin insaan muslim Somalilander ayaan Ahay" Xildhibaan Abiib

  Рет қаралды 26,492

Daauus Media

Daauus Media

4 күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 123
@qadiijoaxmed2513
@qadiijoaxmed2513 Күн бұрын
Waa siyaasiga kaliye ka taageero somliland
@cabdinaasir6017
@cabdinaasir6017 Күн бұрын
Walhi anaa kula mida😮
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Күн бұрын
Suuqii WAAHEEN ma XABASHI baa lacagta u soo uruurisay mise SOOMAALI.DABKII YAA DAMIYAY MA JIGJIGA MISE ADDIS ABABA.
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 11 сағат бұрын
Jigjiga waa Éthiopia hadi dowlada Éthiopie aye ogaleen maay soodhafeen xuduuda ee xamara iyo jigjiga isku miid maaaha
@BeriiyoMaanta
@BeriiyoMaanta Күн бұрын
🇸🇴 Ninkaan Somali ayaa ubaahan ee muqdisho inoo keena 🇸🇴 ALLAHA unaxariisto pro. Jawaari Booskiisa ayaa gashan lahayne ❤❤❤
@ibrahimaxmed7228
@ibrahimaxmed7228 Күн бұрын
Aad iyo aad
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc Күн бұрын
Waa runtaaye kaxaysta walaahi balaayadan kuusan waa qunbulad nalagusoo dhex tuuree talabaad Ninkani haduu idiin yimaado Hawiye iyo Daarood buu idiin kala qaybinayaa inta badan daaroodkuu taageeraa😂
@BeriiyoMaanta
@BeriiyoMaanta Күн бұрын
@@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 🇸🇴 wadani dhaba baan rabaa 🇸🇴 midaan calanka dhigeyn baan rabaa 🇸🇴 midey soomaali nimada kuweyn tahaan rabaa 🇸🇴 midaan laaluush kuqaadan Qarinkiisaan rabaa 🇸🇴 iga Qashin laxayeysiiyee Saafiga uun iisoo xul Dhakadaa iisaaran tahee 🇸🇴 Soomaali mida waan kusoo mira Daaqsanee Amaan iyo karti ayey inoo dhashee Luuqada qof ku hadlay soomaali kuma ahee seedaha dhexdoodiyo Halka dhiiga seydha ayuu degan yahay wadanigu 🖐
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 23 сағат бұрын
@@BeriiyoMaanta walaahi anagu kolay kuuma Soo socono heestayaa iyo buraanburtayaaba lkn ninkanaa idinkusoo socdee fariintaada gaadhsii
@BeriiyoMaanta
@BeriiyoMaanta 19 сағат бұрын
@@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc kan soo socdoow samo kusoo dhawow kan idiidayoow meerax madaxa kuxiro. Codkaga liitiyo Daadbaa iqaaday hadal cataawa iyo Calaacal Adoo dhaartiyo WALAAHI guraya Heygu soo kordhine ninkaad udhareereysay wax haku siiyo Soortiisu waa seef madaxa kaagudhee Martidiisu waa xabsiyo leysku hilmaamee Sareyntiisu weli macuran Qofaan calool fayoobi lahayn waa Doqontii ALLE laga magan gali jiree Cudurka ku daashaday cidi kaama daweyn kartee Gacanta kor utaagoo yaa ALLAH dheh 🖐🖐🖐🖐🇸🇴💪🇸🇴💙💙🇸🇴
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Күн бұрын
Waakii ugu caqliga badnaa reer waqoyi walee somaliya somalibaaleh bal axmaro hakuu kabiso
@MaslahBarkhadle
@MaslahBarkhadle Күн бұрын
Xildhibaanka waa nin adag wlhi
@UbahhassenAhmed
@UbahhassenAhmed Күн бұрын
Mash Alh abti mcn gesi dhabatahy guleyso waliga
@mrali3601
@mrali3601 Күн бұрын
Masuuli yadoda markay gafan bay dadka wax yaabo kale ku mashquuli yan ❤
@AbdiyerrowAbdi-zy5fs
@AbdiyerrowAbdi-zy5fs Күн бұрын
Qofkasta hdi usithan runta u sheegi lahaa Somalia 🇸🇴 hormar aye gari laheyd keep going brother
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Күн бұрын
Waa runtaa xildhibaan
@user-wr6rc2eh9d
@user-wr6rc2eh9d Күн бұрын
GOOD GOOD ina abiib gesi xaqa kahadla waqali islanimada & xaqa walal nimada
@s.o.6544
@s.o.6544 Күн бұрын
Mohamed Ayuub masha Allah tabaaraka Allah Allaha ku xafido inta kale siyasad wax ku raadinaysa Allaha soo hadeeyo.
@hassannur4009
@hassannur4009 16 сағат бұрын
Maha an Ayuub ee Waa Abiib
@user-eu4yn5bl9k
@user-eu4yn5bl9k Күн бұрын
Asc xildhiban qaaliya guul wacan waxatahay nin.soomaliyed❤❤❤❤
@mohameddekhassan6973
@mohameddekhassan6973 Күн бұрын
Alla yaa cizag hadalka runtiisa kasheegay aad iyo aad sxb abiiyoow xaqa ka hadlaa thy madaxdana xaqa allaha tuso
@khadarcabdi2937
@khadarcabdi2937 8 сағат бұрын
Caqliga Alaah hakuu barakeeyo xildhibaan
@captaincaamir3769
@captaincaamir3769 Күн бұрын
Raga kiisa adag xildhibn sharaf ❤
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Күн бұрын
🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍AXMAAARO QUSHAAASH QUSHAAASH AXMAAARO WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA SOOMALIYEED
@aminoahmed9005
@aminoahmed9005 Күн бұрын
Alle run badanaa, Allow korkaa yeel.
@DubeCiise
@DubeCiise 7 сағат бұрын
Masha allah xildhibaan abiib ilaahow umada garaad kooda soo celi
@husto1317
@husto1317 Күн бұрын
Mahamed Abiib run baad sheeygaysaa lkn runta hada lama jeclo
@AbdullahiMohamed-py9pg
@AbdullahiMohamed-py9pg Күн бұрын
Reality always have power
@FarhanAhmed-w1x
@FarhanAhmed-w1x Күн бұрын
Xildhiban masha alah aqliga iyo fikirka ba alaha kudayo ❤❤❤❤❤ gesi gesi dhalay
@omaraliidleh9907
@omaraliidleh9907 Күн бұрын
Geeeeeesi Geeeeeesi dhalay jiiir oo joooooog med abib
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u 2 күн бұрын
Dhalin yarada samaroon kii yara had had laba vaxbay ku sameeyaan ina abiibow intaan iidoor ka xorobayno aamus❤😂🎉😢😮😅😊
@abdirahman6614
@abdirahman6614 Күн бұрын
Guuuul guuuul guuul xildhiban maxamed abiib
@user-mo2cl3xr7o
@user-mo2cl3xr7o Күн бұрын
Ninkan ma samaron buu ahaa I.a awdal state madax weynaheda wakana ❤
@abdullahiabday
@abdullahiabday 11 сағат бұрын
Ninka kaliya ee geesiga ah ee aqoonyahanka daacad ah xildhibaan lahubo
@safiyaali2641
@safiyaali2641 Күн бұрын
Mashallah guulayso walalkay maruun wa hanna xuguka ishiallah
@khadarahmed3880
@khadarahmed3880 20 сағат бұрын
Masha Allah
@user-lu8vx9bb6x
@user-lu8vx9bb6x Күн бұрын
Madaxda xun way dhamaanaysaaa!!!!!!!!!! Inshallah
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Күн бұрын
Waa baahi, baahi baa haysa ummadda ee beeraha qoto. Xoolihiina kobciya, warshado iyo farsamooyin bilaaba.
@olmoolmo
@olmoolmo Күн бұрын
Masha allah bro
@fatiaden2130
@fatiaden2130 Күн бұрын
3:21 waa run masuul wxba kuma kala duwana . Soomali waxaa hakaadhiga waxaa weeye Ahlul caqligiii hogaanka cilmiga u lahaa bay ka tagaa war nin kaa madax wayne nooga dhiga asagaaan u baahanahaye🎉
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 2 күн бұрын
Nin jira xildhibaan maxamed abiib
@alihassan-kh7kb
@alihassan-kh7kb Күн бұрын
Nacayb has no position
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Күн бұрын
🦍🦍🦍🦍🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🦍🦍🦍🦍AXMAAARO QUSHAASH AXMAAARO QUSHAAASH WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA CADOWGA SOOMALIYEED ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAAASH
@SadiaMohamed-rq5mw
@SadiaMohamed-rq5mw Күн бұрын
Ninkan waa nin aqlibadan masha Allah siyaasi hadalkisa cadyahay shacabkaa kubahan adokale tariqdaa ku xusidonto
@salahali9227
@salahali9227 Күн бұрын
Legend waaye mohamed C Abiib
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Күн бұрын
Allah akbar maxaa energy gujiraha mr Abbey
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 3 сағат бұрын
Waa sax sidaa weeye
@nassermahamed8654
@nassermahamed8654 11 сағат бұрын
Maxamed abiib waa geesi aragti dheer
@saidbaxar8513
@saidbaxar8513 Күн бұрын
Walahi ninkani madaxwaynu uqalmaa
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff Күн бұрын
Maasha Alaah. Aabti. From moqdosho waxa nin ad adag e qadiyad leeh
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Күн бұрын
AXMAAARO QUSHAASH AXMAAARO WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA CADOWGA SOOMALIYEED AXMAAARO QUSHAAASH QUSHAAASH WAA CADOWGA SOOMALIYEED ITOOBIYA QUSHAAASH CADOWGA
@saciidcismaan5960
@saciidcismaan5960 14 сағат бұрын
Horgalkii ugu weynaa huwanta
@m.abaadirbaanaamin7864
@m.abaadirbaanaamin7864 Күн бұрын
Libax lawo maha kabtn hore usoco
@MaxamedNuurmacalin-xg3wt
@MaxamedNuurmacalin-xg3wt Күн бұрын
RUN SHEGE. WAA. CEB. SHEG SOMALI. MEL. WALIBA. AY. DU NIDA. DALKA IYO. DABADA. AY KU WAD. NOL. YIHIN. ALE. KA CAB. SI GA. IS LAM NIMADA. WADANIYADA UU DAL KISA WAJIB. KA SARAN YAHAY. ALE HA WADA. WAFAJIYO. SOMALAYA. DHAMAN TEDA(IN SHALAH)YAA. RABI❤
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o Күн бұрын
ina abiiboow Maayirku wuu khalkhalay walaahi maalin an hotel hargaysa ku yaala ku arkay wuxu lahaa waaar waan ku dawakhay e yaa harageedii igaga celiya" ma kaasaad l hadlaysaa.
@Dubadyare
@Dubadyare Күн бұрын
Naceybku waa olol🔥🔥🔥
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u 2 күн бұрын
Waar iidoorku way na cawryeen dhaq dhaqaa q nooma ogala cadaalad mahatysano ilaahow sidan si noogu dhaan❤😂🎉😢😮😊
@saalaxy
@saalaxy Күн бұрын
Halyey Qaran Abiib
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Күн бұрын
Waa runtiis markay wax qaban waayaan bey dadka isku diraan
@worldboy1881
@worldboy1881 Күн бұрын
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 19 сағат бұрын
Sax legend Mohamed Abiib
@KhaalidKhaalid-yu5ti
@KhaalidKhaalid-yu5ti Күн бұрын
Waa ninka kaliya ee runta ku adima lkn wax ma garatadu kama faaiidaysanayaan qabilbay ka doorbidan noolow xildhimaan
@anfacmohamed7597
@anfacmohamed7597 Күн бұрын
Waa runtis somalida WAA MID
@AsadAbdirizak-jn4su
@AsadAbdirizak-jn4su Күн бұрын
Waa runtaa xildhibaan ❤❤❤
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc Күн бұрын
AWDAL STATE WAA SOMALI MAMULKA SNM KAMID MANIHIN AWDAL STATE WAA GOBAL KAMID AH SOMALIA 🇸🇴 QUF SOMALI AH MEEL KATA U JOOGO WAA WALAALKIN SOMALIA HANOLATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-le9lk5fw4y
@user-le9lk5fw4y Күн бұрын
Waa ninka kaliya ee waqooyi jooga oo shacabkisa runta ushega
@adowmohamed2144
@adowmohamed2144 2 күн бұрын
Good leader
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc Күн бұрын
Ilkadheeroow badawsanidaa horta amxaarada inay badhkood muslim yihiin ma ogid miyaa waa wax siduu Lo u afuufayay siyaasad dalaq iskasoo idhi waa qiyaamihii
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Күн бұрын
Waa qof wax garad ah
@abdallabro11
@abdallabro11 Күн бұрын
Markay wax inagu dhaco ama dab kaco ma amxaaro ayaa wax ina siisaa ama inoo kacda ilaahay sw kasakoow somali ayadaa isku kaca oo iscaawiya markay dhabta takto run badanaa ninkan runta maan isku sheekno somaliyeey
@FrankManAllday
@FrankManAllday Күн бұрын
Geesi Runsheeg ah.
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Күн бұрын
Muuse cadiifad keliya ayuu ku guraa shacabka, lkn wax horumar iyo sixir barar wax laga qabto iyo danahii shacabka oo idil wuxuu siyaasadii u jiheeyey soomali baa naceb keliya, bal wadan intaa ma ku horumaraa, walee muxuu danla’aan idin dhigey ,
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 2 күн бұрын
Muuse abaarso iyo xasan baahanne labo Ehlu Naar
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Күн бұрын
Narta Alle kugu rid xaaroodoow adigu muuse iyo xasan baad ugu necebtihiin way idin ciileen xaarood baa baahan oo weli qaxoontiya hawiyo iyo isaaq mid waliba dalkiisii buu joogaa xasan wuxuu jooga muqdisha diisii muusana somaliland
@abdinasirmoalimuu9125
@abdinasirmoalimuu9125 Күн бұрын
Hdlka aaa ku hadleyso ka fiirso. Xukunka ha ku ridin
@cadarus75
@cadarus75 22 сағат бұрын
ANOO ISAAQ AH AYAA JECEL NINKAN RUNTA AYAAN KUJECELAHAY MARKII SUUQA WAAHEEN GUBTAY MA ITOOPIYAAN BAA LCAG ARUURIYEY PUTLAND IYO XAMAR AYAA LAGA KEENAY KACAGTAAS
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 2 күн бұрын
Nin wax gal ah ayaan moodi jiray laakiin waa dhuubi raac. Isaga iyo Muuse waa isku mabda.
@burhanroble7888
@burhanroble7888 Күн бұрын
Isaaqu xigmada waakadhamaatay xigmadu waxeeykuhartay samaroon waa niman aad uyaqaan waxeey somaali isutahay alayaacisag
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 2 күн бұрын
Wlahi legend wuu noolyahay maxamed abiib
@abdirahinmahamed2173
@abdirahinmahamed2173 2 күн бұрын
Genesi geesi dhaley.........
@MariamAbdoulleh
@MariamAbdoulleh Күн бұрын
Haacoo
@user-tu5nm1id6v
@user-tu5nm1id6v Күн бұрын
Waar waadigii fiqiirka ahaa ee lacagta aad ku naaxday adigu gali dalka kaligaa ha iska cunine waadigii kirada lagugu lahan jiray iminkana guri baad ka dhisatay lacagta shacabka intaa wixi ka dambeya iska jooji
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Күн бұрын
WAARUNTIIS BAL NIN BAHAN OO BIYO KORONTO BEERO SHAQO MIDNA HEYSAN MADAXDIINA ILMIHIISA IYO NAFTIISA MAAHANEE AAN MIDKALE AQOON QABIIL IYO NACEYBNA AQLI LAAWOOW HAKAA BUUXIYAN
@batuloabdi5469
@batuloabdi5469 Күн бұрын
Amxaarkaa dhaama oromada eey wataan reer s/land😂😂
@____0934
@____0934 Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 ❤❤❤❤❤❤❤ nin raged
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 Күн бұрын
Ninkaan shaxda somali taal fahmay😂
@user-ui4wl2fs7g
@user-ui4wl2fs7g Күн бұрын
Wa siyasi runta aa lacabsonin
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Күн бұрын
Lander baa leydunku qalday
@mohazat5009
@mohazat5009 Күн бұрын
Hadal murti leh
@khalidhassan5632
@khalidhassan5632 Күн бұрын
gafuur cawo ninkiisuu dhibaa, ninkaan dantiisuu ka hadlay isku filnaasho iyo barwaaqo dadkiisa ha gaarsiiyo muuse, aqoonsi taasaa ugu filan dunidu waxay kaa arkaan ayay wax kugu siiyaan, soomaaliyana ugama baahnid fasax. lkn dad sabool ah taag daran cidna aqoonsi uma hayso.
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 күн бұрын
Qof Kan dawladu maxay ka eeganaysaa.maantaana ma Ardaydii ayuu maraaga iyo soomaaliya ma kalategayso halkaasuu marayaa
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Күн бұрын
Urayoow Isaaq ka Hadal Awdal iyo khaatumo Waa Somali Weyn
@sayidsoofeaalto1774
@sayidsoofeaalto1774 2 күн бұрын
War asxaa beey sabeskareeb
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 2 күн бұрын
Run sheeg waa Xaq sheeg
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 күн бұрын
Siduu jooga xigo haday dawladu kuu sheegi waydo waxaad walaaqanayso iska walaaqo
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Күн бұрын
Iidoor amxaaro ah miyaa qaban karta
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 4 сағат бұрын
Sheeko raqiisa. Cid noola imaan kartaa ma jirto isaaqoow kkkkkkkkk. Iam Somali my country Somalia 🇸🇴 what is the land. Kkkkkkkk. Run ku soo dhawoow. ??? Somalia 🇸🇴 dadd ka. Ku nool waa. Qabiilo. ??? Qabiil ? Kii qabiil. iibsan kara ha iibsado. ??? Samaroon iyo ciise. Muuse biixi. Hadii. uu. iibsan karo. ha iibsado. Nac nac. Cid dawladnimo iyo wadaniyad iyo jamuuriyad noosheegi kartaa ma ??? Tawxiidka alle iyo diinta alle muslimiinta oo dhan baa wadaaga cid been nooga sheegi kartaa ma jirto??? Ma Abiy Axmed baa. Somali iibsan kara. Kkkkkkkk. Itoobiya iyo soamali. Ma iibsan kartaa. Kkkkkkkk. Su aal. Somaligalbeed ama somalida itooobiya. Madhihi kartaa itoobiya. Manihin oo heshiis. Baanu. Lagalaynaa. Somalia. Kkkkkkkkkkk. Isaaqa. Muuse biixi. u dulaysatat miyaa cid waxa u sheegi kara daddka mooday in kursi ku fadhiyo muuse biixi. Ama. uu kuraas hayo. Way waalanyihiin. Kkkkkkkk. Waligoodba way heesijiren. oo. Siyaad barre bay u heesijireen isaaqa. Qab kamida baa. Heesaha ku noolayd. oo quud ku raad san jiray. Heesihiina ka xumaade kkkkkkkk
@AbdulaahialiJiis
@AbdulaahialiJiis Күн бұрын
Xildhibaankani waa wadani Somali ah Somalinimada ku wayn tahay
@amnoali8348
@amnoali8348 Күн бұрын
You are a team😷😷Farmaajo🤮🤮🤮👹👹👺👺
@baladomar7798
@baladomar7798 2 күн бұрын
War isaaq ma dhinhin nin ka ee war ka dhageeyso Insaan baan ahay ayuu ku dhahay Nin kana Isaaq ma aha waa samaroow reer owdal ah reer kuufur wax ma hubsadaan ilaa macal xassan kooda
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 күн бұрын
Waad utero doontaa soomaliya.hadaad hadalkaa maanta aad ku nabad gasho sland Ayaan.waxba ka jirin .
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Күн бұрын
Maxaad ka qaadi kartaa adoo iidoor amxaar ah
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 күн бұрын
Madaxwaynaha qaranka ciidanka Abniga xeer ilaaliyaha maxkamad waa inay soo qabtaan. Ninkan Waad Arkaysaan in.uu yahay cadaw ka soo horjeeda qaranimada sland sharciga sland ma mid.aan qaban baa dadka noocaa ah ah.ayuun bay xi
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Күн бұрын
Qarankee ma iidoor amxaar baa qaran ah
@gashanahmed7066
@gashanahmed7066 2 күн бұрын
Kan sii micna yaraa
@XasanNuux-ks3jr
@XasanNuux-ks3jr 2 күн бұрын
Ninkan hadaladiisu miyir qab maaha
@amnoali8348
@amnoali8348 Күн бұрын
🥱🥱🥱🥱🥱🥱crazy man
@abdirahmancali6891
@abdirahmancali6891 Күн бұрын
Haduu ninka sidaa u hadlaya oo xaqa cadeynaya u crazy noqdo yaa caafimad qaba wr ilahy halaga baqo
@abdikadiralimahamoud3806
@abdikadiralimahamoud3806 Күн бұрын
Insaan, muslim,somali buu yiri isaaq muu oran ee iska sax ciwaanka
@saidbaxar8513
@saidbaxar8513 Күн бұрын
Doqon qabiil walaybad tahay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 күн бұрын
Isaaq waxuu kuhayaa dhulka awoowayaashayo noobalaariyeen waar orod awdal xoree
@xagardheerbulacley5047
@xagardheerbulacley5047 Күн бұрын
Muuse juudaan Iyo xasan dal xoreeye isku mid maha. Amxaan kuwa isku xoqaya Iyo xasan iskumid maha. Alshabana is Aqaba so direy.
@Yonis3012
@Yonis3012 2 күн бұрын
Kani cid wasta ayu u baahanyahy
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Күн бұрын
Iidoor amxaar ah ka ahoow adigu
@omaryusuf7204
@omaryusuf7204 Күн бұрын
​@@najmanajma6752 Ugandan iyo amiinsoonta baa ka dharagtay
@Yonis3012
@Yonis3012 Күн бұрын
​@@najmanajma6752 Xbbe iidoor wakuwa kan iyo adigaba ku hay. Bal waxan hadalayaa in la waso sow ma aha
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 күн бұрын
Dawlada soomali land ninkan maxay yaaban.laadahay wax isdhex dhigaya ee faqashta ah
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c Күн бұрын
Ooy 😅😅😅 nio don't cry brother somalia waa somali legend
@halimamussa-dl7td
@halimamussa-dl7td Күн бұрын
Masha Allah
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 87 МЛН
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 6 МЛН
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Gurigii Sh. Adan Madoobe loo haystay iyo Markhaatiga nool.
13:55
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 2,2 М.
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 87 МЛН