MW Xasan Sheekh"Majiro wax wadahadal ah oo caawa naga dhexeeya Shabaab,Yaan dadka looga jahwareerin"

  Рет қаралды 24,310

Universal TV

Universal TV

4 күн бұрын

MW Xasan Sheekh"Majiro wax wadahadal ah oo caawa naga dhexeeya Shabaab,Yaan dadka looga jahwareerin halganka iyo howlgalka socda"

Пікірлер: 192
@xasannasir8533
@xasannasir8533 2 күн бұрын
Fikirkaagu nin waalan wax madhaamo barina adoo wax kale kuhadlaayo yaan la arkin
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 күн бұрын
Wa ciyal weero sjabab ah tiktiko dhexfadhiya
@malaboa591
@malaboa591 2 күн бұрын
Maashaa Allaah Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye guuleeyso waligaa Inshaa Allaah
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 күн бұрын
tuugan baad noo amaani
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 2 күн бұрын
Tuugoow
@saidmm9953
@saidmm9953 2 күн бұрын
​@@user-fr8kw7vy9m jaasuus Itoobiya! Waan ku garabay.
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 күн бұрын
Muxuu kaa xaday oo aad u dhiibatay ​@@user-fr8kw7vy9m
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 күн бұрын
​@@AmiirNadridovtuug waa adiga waayo xoolo miyaad u dhiibatay qaxootigaaga isaga jir weligaa
@TripleA0825
@TripleA0825 2 күн бұрын
Adiga ayaaba As 🥷🏼 ah Rooboow Fiqi Xuseen Damuumaaye Al qabyaala kulli giin waad ka tirsantihiin waadna la shaqaysataan
@husseinomar5942
@husseinomar5942 2 күн бұрын
He's normalized alshabaab within his government,yo ❤ you from Kenya 🎉
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile Күн бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah
@musabh9741
@musabh9741 Күн бұрын
Xasan shiikh munaafaq aa tahay adaa hadalkaada is burinaayo hal daqiiqo gudaheed
@kayseduale1771
@kayseduale1771 2 күн бұрын
Waar ninku beenlawsanaa hada isagaa turkiga cagaha qabsaday oo yidhi markii u danbaysay na wada hadal siiya
@sabirabdirahman5744
@sabirabdirahman5744 Күн бұрын
Sificaan udhageyso
@awooweabdullah522
@awooweabdullah522 2 күн бұрын
Maasha Allah. well done.
@dardaahassen5696
@dardaahassen5696 Күн бұрын
Madaxweyne Illahy ha kula garab galo howsha adeg ee aad heyso
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 2 күн бұрын
Somalida wadahadlaysaa waayo somaliya cawaanba kunool dumarkii sidii riyaha dabada Iska ursanayay ma waxaasa mus 11:01 😮😢😊
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 2 күн бұрын
Baraha bulshada bayku waasheen
@nyumbakumi5675
@nyumbakumi5675 2 күн бұрын
😂😂😂😂 failed state...Bal hormarka dadkoda meey Ku mashquulan.
@nyumbakumi5675
@nyumbakumi5675 2 күн бұрын
Laba helicopters uu iska leeto aa airforce ah
@HassanMohamed-cx7ho
@HassanMohamed-cx7ho 2 күн бұрын
Mashalaah mudane madaxweyne berey usoco Cimri dheer & cafimaad alha kusiyo
@hersijama6905
@hersijama6905 2 күн бұрын
Mahadsanid Xur-madle Shabaab iyo Ethiopia waa isku mid , mas'uuliyad ayaa kaa saaran amniga guud ee JINSIYADDA SOOMAALIYEED
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 Күн бұрын
Ethiopia shir baa oga socda turkey ayagaan dalbalay in badeena aan kala hadalno cadowka somaliya maxaa diiday in shabaab lala hadlo soo somali ma ahan
@hersijama6905
@hersijama6905 Күн бұрын
@@sharmarkeahmed2864 Horta Shabaab dhaqankooduba ma aha dhaqan Islaam oo waa kuwaa si arxan dara ah u baneystay dhiiga Islaamka ee Soomaliyeed, tabar badan ma ay lahan oo reero ayaa deegaanadoodi ka saaray oo nabad ku nool. kana nabad gala umula dooxnimada qarxinta hooyooyinka korinya ilma aabahood ay agoontameeyeen. Shabaab waa kuwa dila, laaya waxgalka iyo dadka dunta leh ee Soomaaliyeed, waa urur caruur adeegsada aan kala garaneyn waxa ay sameynayaan, taa waxaa sii dheer in ay daroogo siiyaan kuwa dhiiga u daadsha si aaney maskax nadiif ah u yeelan. ee la imaw dad ummad badbaadsha quruxdoodana ka taliya. massajid ayay ku dhex dileen waxgarad, oo banaanka ayay u istaageen marka ay ka soo baxaan si ay u dilaan qof ALLE soo caabuday. haddad tahay oo aad is-qarineyso hadAad dadka ka fakato ALLE AYAADAN KA FAKAN DOONIN
@kayseduale1771
@kayseduale1771 2 күн бұрын
Waar beebta is dhaaf tas akhii adiga laba sadex weji ayaad qabtaa noo
@user-ws6hn8wl7z
@user-ws6hn8wl7z Күн бұрын
Guuuuul umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hurrekoje2146
@hurrekoje2146 2 күн бұрын
Allaha ku barakeeyo Jaalle madaxwayne
@Mohamedabdimalik72
@Mohamedabdimalik72 2 күн бұрын
Madaxwaynuhu isagoo kursi ku fadhiya muu khudbadaha jeediyo maxay tahay marwalba inuu dadka is hortaago sidii horjooge jabhadeed!!
@ibsatofiiq-ms1cd
@ibsatofiiq-ms1cd Күн бұрын
👍👍
@abdikhadirlibaxow8015
@abdikhadirlibaxow8015 Күн бұрын
Madaxweyne Ethiopia Hantideeni ayasy qaadaneysaa, tanaasulna kama aragno hadana wada hadal ayaa noo socdo iskuma toosno. Guushu waa in yar ood lugaha dhulka ku haysaa ee goaankaagii ahaa Wada hadal lama galeeyno ilaa aay saxiixaasi kasoo noqoto hanonoo ahaado goanka. Mahadsanid
@Dagan721
@Dagan721 2 күн бұрын
Allaha ku xifdiyo Mudane Madaxweyne
@SuperLuisnani17
@SuperLuisnani17 2 күн бұрын
Ar ninku muxuu wax isku dhex wadaa. Munaafaqaddii oo qofa. Waa sababtuu u kala hadlo maalin walba. Af iyo Addin aan islahayn. Eebbow mid dhaama.
@user-jk4xo5yz4l
@user-jk4xo5yz4l Күн бұрын
Muxuu adiga uu kuugu munaafaqeynayaa oo aad haystaa ,waxaa tahay ma jiro . Dowladnimada soo raaca ama xan iyo cay ,af xumo darajo la,aan iyo xan iyo dambi uma baahna Hassan Sh ,shaqo adag baa hor taal idinama caytamayo sidiina oo kale war isku xishooda.
@hussnimoha
@hussnimoha Күн бұрын
Munaafaq wejigiisa manuuro always 💯 as you can see
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 2 күн бұрын
Somali CADAW KALE MALEH AAN ADIGA AHEEYN OO TUUG AH QAINUL WADDAN
@katar443
@katar443 Күн бұрын
Labada Helicopter ayuu ku qancay sidaasuu wadahadalka uga baxay😂😂😊
@awooweabdullah522
@awooweabdullah522 2 күн бұрын
Mudane Madaxwayne Maasha Allah.Saas Ayaa lagaa Rabaa in Aad dadkaaga aad saas iyo si kafiican ugubayaani.tuhun lama ogala.iyo was waas shacab.
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 Күн бұрын
allow jabi isreal aamiin yarabi iyo itobiya and kenya faransiiska
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Күн бұрын
Cheap Only he has while behind the scenes he makes evil deals that are anti Somali
@ArifAli-gy6pr
@ArifAli-gy6pr Күн бұрын
Ma xoriyadaa ama xornimadda😊
@sahranur1642
@sahranur1642 2 күн бұрын
July waxaan u xusnayna geeridii sabahay uu xaqdaro u dishay dawladii soomaaliyeed iyo ehelkagaayii lagu xasuuqay JAZEERA MANA ILLAABAYNO MIDNIMO WAA MURUGTADAYADA
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 күн бұрын
Guul iyo gobonimo
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 Күн бұрын
Shabab wada hadal waxan ahayn wxba loogama qaadi karo balse madaxwayne goan leh wadanka ma joogo meel kale ayuu ka amar qaata
@yusufosman4707
@yusufosman4707 Күн бұрын
Madaxweyne Xassan sheik. caawa wajigiisa daal iyo murug ayaa ka muuqato . Please aan uduceyno
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 Күн бұрын
Kan duco nagama mudna dal qaribe
@abdirashidjibril8331
@abdirashidjibril8331 Күн бұрын
Waa yaab iyo fajac, ninkaan waa kii ugu xumaa oo soo mara soomaaliya abide. Ethiopia sabab loola hadlo majirto. Wax ayuu qarinaayaa. Ilaahay ha nadhaasho.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
wa yaab soomaaliyey ma yaabten bal itoobiya oo cadow soomaaliyed ah oo warkedu cadyahay in badda iyo soomaaliyaba iskaleedahay bu xasan sheekh barbaryaya
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 2 күн бұрын
Guul Dowlada somaliya
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 2 күн бұрын
War wuxu nahaabsanaa, in wada hadal lala galo AS asi lee afkiisa ka dhahay, hadana waa is bedelay umada beenta kadaa inkaar qabe
@Abdullahgii
@Abdullahgii Күн бұрын
Guuleyso mudane Madaxweyne.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 күн бұрын
hahahaahahahhaaaah no comment !
@maxamedmaxamud6188
@maxamedmaxamud6188 2 күн бұрын
Waa tuug munaafaq ah waxuu hore u sheegay inaanu itoobiya la hadlayn hada wuxuu sheegayaa in kenia wadahadal itoobi ka baxday ay hore ugu socdeen
@hurrekoje2146
@hurrekoje2146 2 күн бұрын
Ma fakartay inaad shaqsi ku xagudubtay. Mase is waydiisay yaa ka cafiyaya qadafka intaa la eg.?
@yufamoha8285
@yufamoha8285 2 күн бұрын
Dowladan iskuma kalsona madaxweynaheda ayaa maalin walba baraha bulshada u jawabaya kala hadalka waxasa ugu wacan
@khadaryoyochannel9666
@khadaryoyochannel9666 2 күн бұрын
Alla arag dulinimada nagu habsatay wuxu leyahy Alshabab wax naga dhexeyo majirto wada hadalna lafuri meyno oki shababku somalinimo ba kala dhexeysa walagartay Ethopianka badada kugu heysta waxad ogoshahy ina wada hadal lafuro caqligas forara ba ila arag😅😢😢
@awildahir3999
@awildahir3999 Күн бұрын
Markuu hadlayo xita iskama waramo He likes biden
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 6 сағат бұрын
Xasan shiikh wuu waashay waar dalkaaga dhiso Somaliland iska ilaw dadkaasi kuma rabaane
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 Күн бұрын
Ethiopia wan la hadlaysaane maxaa diiday in aad la hadashaan alshabaab guurguurte caqligaaga xun nagala tag
@awildahir3999
@awildahir3999 Күн бұрын
Ethiopia ayuuu heshiis ka radinaya Allaha inaka dhafiyo
@MohamedJacoor
@MohamedJacoor 2 күн бұрын
😂😂😂😂 wah xasanow adiga kaniniga miyad cunta isma ogid adiga Lee dhahaybe wan wada hadlena arsinal itobiyadi ad lahayd laa hadli meno ila ay heshiska ay kabaxana wad laa hadlosa adiga afkaga iyo dhagtada isma maqlan
@user-vn5vp6rt8k
@user-vn5vp6rt8k Күн бұрын
LABA WASIIR AYAA AH AL SHABAAB WASIIR FIQI IYO KA DIINTA DADKA MALA AWAALKA KA DAA
@FatimaAli-jy5lo
@FatimaAli-jy5lo Күн бұрын
Asc horta hal su al aya qab so dabaldag lacag iyo time iyo bulshad wadad laga xayer maxa tar saa caqli lah oo fikir dalka wax badan taas ka muhimas xalkad laga rabe dowalad ilaahaye ka baq
@MMMM-gr4zv
@MMMM-gr4zv 2 күн бұрын
70kii Sano ee ugu danberya Mogadish khalaska ay gashay wanaa odhankaraa mamudna in aay sii hadlaan waayo cerb mooyee caqli Uma kordho
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 күн бұрын
Gedo miyaa dhaanta hooyaa la wasyee ,qaxootigaaga iskaga nooloow inta nolosha kaaga dhiman xamar ma ayeeydaabaa ku xanuunsan
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 2 күн бұрын
Hadalka madaxwaynaha lugooyo baa kamuuqata tuusale buu usoqaaty Arday Imtxaan gashay lkn kuwa badan Alshaab dul fadhiyo baa jira
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 2 күн бұрын
Anigu ma qabo in madax weynuhu Soo hadal qaado kooxaha argagixisada. Kaliya ficil ahaan ha u ga jawaabo oo xoog haku lasoo wareego meelaha ay Dalka uga harsan yihiin Sida ceel buur Ree Hiiraan Dib isu xoreyn ayeey ku jiraan Shabeelaha Dhexana sidaas Si la mida Shabeelaha Hoosana halagu daro. Iyo Muqdisho ka dib na Baay Iyo Bakool. Wax ka badalna ku Samee Horjoogayaal badan
@mohazat5009
@mohazat5009 Күн бұрын
Kkkkkk al shabab wa in aad la heeshisaa Madaama al shabab ay tahay fikir Fikir kuna si fudud kuma tirtirmo
@BurhanHasanMohamed
@BurhanHasanMohamed 2 күн бұрын
Soomalya guul waliged jakunoolaato saxiinkeey cagmadhige iyu gudomiye abuukar mahidi wasalamenthii. Meelfiican aadsoomali ugasoo Basoobaxdee.n maashha aalaah waleenabuukar mahdu
@bashiirabdullaahi7699
@bashiirabdullaahi7699 Күн бұрын
Inaga iyo Itoobiya maxaynu kawada hadalnaa, bal nin ku dhahay shaatiga aad wadato oo adiga milkiyadiisa aad leedahay ayaan kuugula heystaa ee yaa inoo dhedhexxadinaya, miyaad haye leedahay
@ashkirohassan9859
@ashkirohassan9859 Күн бұрын
Itoobiya miyaa ka sokeyso babaa iyada oo xoog ku rabto dhulkaada baabad la shireysaane xasan caqli yeelo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
waxad mooda inu itoobiya madaxweyne uyahay war itoobiya wa cadow an aaminsaneyn jiritaanka wadanka soomaaliyed ee xasanow sida uskudhaan oo hadalka naga adkee
@ahmedsalah3462
@ahmedsalah3462 2 күн бұрын
UNVELSAL why a madaxweeynaha cadkiisa SLOW oga dhigeeysan QAWAARIJ inaa tihiin waan u jeedna DULI
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 2 күн бұрын
Cajiib. Midnimada somaliya eed sheegasaa maxau tahay madaxwayne. Sawtan koonfur oo qadha intaas oo madaxwayne iyo intaas oo calan ka jiraan
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Күн бұрын
Maxad ulahadleysa itobiya iyaga fowdo nagu wade
@akafi1212
@akafi1212 2 күн бұрын
❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 күн бұрын
18sano Al shabab umada Soomaaliyeed hantidoodana wey xogaan oo wey dhacaan bulshada na wey xasuuqaan aa Maxay nagu lajoogan wayaab aa cafiska heer madaxweyne ah oo ufurn 14sano ma saxbaa somaliyey 2011kii iyo manta 2024 wan isaso dhibey basocoto aa maxaa kaga nusqaamey dhankoda ma tabaryeran bana hayso mise Al shabab bey Nan aqoon dhab ah lolaheen oo sidaas ba kentey dagaalka inu dheerado
@abbdll
@abbdll 2 күн бұрын
In lala kulmo ayaaba qalad adeyd. Mise turkiga ayaa qiyaana wada. Turkiga saaxiib la aamini karo maaha
@mubarigyusufawed7075
@mubarigyusufawed7075 2 күн бұрын
Jecliyaa oohinta mooryaanta alshaab somalia
@Mideye157
@Mideye157 Күн бұрын
Maxad Ethiopia ula hadlaysa.
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 2 күн бұрын
Shabaab munaafaq lama hadasho gaalo saacida oo SOMALILAND muslina xasdaya
@sahroali1196
@sahroali1196 Күн бұрын
Dalkeena.nsgu.heesta Ayaa.lala.hadlaa.war.isku.xishoo.ninshaatigaaga.kugu.heesta.gurigaagi.fhextaagan.ayaad.lahadlee😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MohdAli-ur4cz
@MohdAli-ur4cz 2 күн бұрын
wlhi blhi tlhi xaalad u bahan go'aan ayaa maslaxo ku radineesa somaliyey ninkaan wax talo mahayo aan isku tashano 2006 dowlad naga difacday ma jirin mantana uma jedno ee aan isku tashano wadan aan sirdoon laheyn ciidankiina labaa baabi'iyay Emirate iyo Ethiopia hadaan wax laga qaban iyo heshiisyo aan cadeeyn oo hadhow wax badan nooga halabayo ayaa meshan ka socdo odaygaan waqtigiisi wuu dhamaday dadka dhibka iyo mushkilada ku harayo waa dhalinyarada iyo ubadka danbe ee aan wadankaan dhaliyaroy aan u kacno SYL mushaar iyo dhaqaalo intaba kuma shaqeyn jirin cadiifada iyo qabiil jecleysiga iyo tageerada idha la'aanta aan iska dhaafno aqliga ha shaqeyo qof kursiga joogo muhiim mahan dalkaa iyo dowladnimada muhiim ah ee aan ka fikirno dalka yaan lagu mashquulin kursiga qofka fadhiyo
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Күн бұрын
Sokan wasirkaka arimaha dibada ankaro kula hadlayo ethopia
@Yosef-ev6wl
@Yosef-ev6wl Күн бұрын
Somaliya ka codsatay in la heshiiso ethiopia
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Күн бұрын
Nin ragoo wiixisi hore tuuray waa gocore hadba gole nin leh ootay buu fooda galiyaaye sidii buuni buu giririfleeyaye 😢 😮😂
@abdikadirbuni3714
@abdikadirbuni3714 2 күн бұрын
Caawa lataaganyey ayuu yiri hadalkaas u fiirso macnaheedu waa ay soocotaa weeye
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g Күн бұрын
Ilahaw Kan naga qabo inta aad joogto soomali nasiib malha
@sogah5460
@sogah5460 Күн бұрын
Ninkaan xaaraanta ayaa maskaxdii kaqaadey isma oga wajigaa gubaye umada kadhuumo xassan munaafaq
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 күн бұрын
Dowlad iyo bulshada somaaliyed wali wadadii aan khawarij ta uga ad kaan laheen wali menan qadin
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 2 күн бұрын
ITOOBIYA HADDA WAXAY CAAWINAYSAA AS GAAR AHAAN AAGGA KOONFUR GALBEEDKASOOMAALIYA
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Күн бұрын
Nin wayna waa tahee maan gaabanida nio
@mahamedyusuf-2502
@mahamedyusuf-2502 2 күн бұрын
Xasaanow cidii doontaba haa ku kaaxeystaan shabaabe hadaanu dalki hore somalilnd 26june kuu noqoono anaaga kuulaa baabii iineynee waa xoog iyo waxtar kuu soo kordhay somalilnd ee maa aarkii wayday oo ilahay maa kuu tuusi waayey itobiya waxay dooneeyso may heesheen ee adiga siiyey oo somalilnd odhan waayey waar walaaladeen waxay doonaayaan aynu siino itoobiyaana baad may heesheen ee dadka luugooyaada kadaa oo
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Күн бұрын
Md ciidanka dharfiican ukeen rag isle eg kadhig
@Hawd74.
@Hawd74. 2 күн бұрын
Beenaale adigaaba alshabaab ah oo jabuti lacagtii ugu dhiibtay barakaad
@MuxammadX.Yacquub
@MuxammadX.Yacquub 2 күн бұрын
Jaale Madaxweyne maxaa lagavwada hadli! Macdhulkeena ito baddeena? Midda wax waa khalad ah. Dalkeena waa Dal Xor ah? Ciddii duulaan ku ah waxaa ka heshaan cidna wax ha ka siinina. Nink88 soo joog laga waayaa soo jiifsaa kaga helaa. Soomaali baa la na yiraahdaa. Qof iyo Cod baa soo haray runtaan idiin ka sheegaa waa Been iyo in Soomaali lagu Khiyaano la rabo. Shukran.
@sabirabdirahman5744
@sabirabdirahman5744 Күн бұрын
Mudane madaxweyne aad iyo aad ayaad umahadsantahay adhiga iyo dowladaada
@user-lq9vu3jn2y
@user-lq9vu3jn2y Күн бұрын
Kkkkk xasan dhiiqo afkiisa dhagihiisa isma maqlaan yaa ku aaminayah
@dahirisa1433
@dahirisa1433 Күн бұрын
African. Ayaa dabaal deg iyo gumaysi gii na rararan jiray oo Naga baxay waa caqliyada Africanka dadki baa gajonaya badi ba laxadaya dadki baa 50 50 qof u dhimanaya colaad qabiil xasan qabuuro walay raran jiray sanadki rarka layga dhigay Baan u xisay. Hadaa lagu gumaystaa. Oo badar lagu siyaa oo. Aad u eryanaysaan shilimaan maxaad tihiin
@dahirisa1433
@dahirisa1433 Күн бұрын
War waxaan yaa. Wadan ka keenly muxuu. Ku hadlaya waxaas baa. Daljaan madax Wayne u ah. Facing
@abdillahialikheir4540
@abdillahialikheir4540 2 күн бұрын
Habartaa usheeg marwlb af goooni ku hadl war bax na dhaaf
@KhadarXasan-yb6dv
@KhadarXasan-yb6dv 2 күн бұрын
Ale sida wacan haina garan siiyo
@abdullahiibrahimyuusuf7264
@abdullahiibrahimyuusuf7264 2 күн бұрын
Wax Wadahadal malagaleyno itoobiya been meeynoqotay
@MohammedHussein-qn2fp
@MohammedHussein-qn2fp 2 күн бұрын
Dhillo somalia xage dhigtay adiga iyo habargidir hesti mom magool shinbirahahow heesa hees wanagsan hees 1987 alaslaax btich
@Zubeyrfootballtv1
@Zubeyrfootballtv1 2 күн бұрын
Ethopia gedo ayey heystaan ethopia na lalama heshiin karo dagaal le rabaan
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 2 күн бұрын
Tan waa laga tagi maxaa sidan u samayn Nin kuu yimi oo gurigiissa ku laabtay ma ku haysataa aqalka anaa leh tidhi aqalkaaga yaabka
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 2 күн бұрын
QABILISTE QURUN AH BAA TAHAY NACAL TULLAH TUUG TUUG DHALAY BAA TAHAY
@SukritiXasan
@SukritiXasan Күн бұрын
Xassanoow hadal aad tiri rumeysan maayo beensan maayo waayo afkaaga iyo dhagtaadu isma maqlaane😂😂😂 khawaarijta aad sheegeyso adaa wixii hub iyo gaadiid ahaa gacanta u galiyey walashii askarta ahaa waa baa bi isey waa ogeyn wixii rafaad gurmad la aan ku dhacey askartii qaranka somaliyed balayo haku aaaminto munaafaqow
@issamohamud3742
@issamohamud3742 2 күн бұрын
Ya hada firsanayo oo ano kale 😂😂
@khadarabdullahihaji7127
@khadarabdullahihaji7127 2 күн бұрын
Subhanallah soomaalay ixtaraama madaxda.madaxda waa astaan qaran
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 күн бұрын
hahaaahhaa it's the only excuse kkkkkkkkkkk!!!!!!!!!!
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 2 күн бұрын
Tuug meel lagu ixtiraamo wali ma aragtay aduunka oo dhan
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 күн бұрын
@@AmiirNadridov yes is it Somalia ?
@TripleA0825
@TripleA0825 2 күн бұрын
Qof maytidii qabuuraha mu jirtay Xurmayn waayy xurmad maleh tuug weeye isaga ayaa badda gatay isaga ayaa As 🥷🏼 la shaqasyta oo roobow Damuumaaye Fiqi mahad salaad iyo asiga laftarkiisa ayaa As la shaqaysta una shaqeeya
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 күн бұрын
​@@AmiirNadridovadiga ayaa u doodaya dhaxal inuu kasla dhexeeyo camal war isku xishoo xoolo uma aadan dhiibane
@malaboa591
@malaboa591 2 күн бұрын
Baraha bulshada dadka ka hadlo weey Waasheen, sideey been u sheegaayeen.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 күн бұрын
kkkkkkk adeer xasan waa tuug neef ah see ulahadli karaa dal aan badlahaayn neefkani wr xayawaankan hanoo amaanin
@nyumbakumi5675
@nyumbakumi5675 2 күн бұрын
😂😂😂 maxeey sameenkaran
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 күн бұрын
​@@user-fr8kw7vy9mbad berri adigu ma heysid ee xeryaha qaxootiga oo aad joogtid iska aamin aabahaa ku wasyeev
@libankhalif5610
@libankhalif5610 2 күн бұрын
Sax waaye madaxweyne! Shabaab waxay u shaqeeyaan alqaCida marka in lala hadlo wax macno ah makeeneyso balse Ethiopia hadii si qarannimo leh loola hadlo waa lagala heshiin kara iney walaaltinimo qaadato oo ey iska deyso gardarrada
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Күн бұрын
Maan gaab😮
@sahroali1196
@sahroali1196 Күн бұрын
Inaad.lahadasho.ayaa.kuuroon.etopia.ayaadba.lsheshiisay.ee.maxad.wiilasheena.kudiidee
@user-fd3io4qr5j
@user-fd3io4qr5j 2 күн бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Xasan sheekhow Somaliland 26 /06/1960 ayey xorowday markaa Somaliland iska ilow the game over Khayran katiiran
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 күн бұрын
Adaba shabab eh xasan meed.qufte tuug wejiga.gubey wale.magartid.2.sano sosocota
@yazenismael3368
@yazenismael3368 Күн бұрын
Hhhhhhhhh Kada kada xasanow beenale ku odhanmaye runta barshadeeda ayay balo ka hortaagantahay wxd tidhiba waad tidhe 😂😂😂
@user-jk4xo5yz4l
@user-jk4xo5yz4l Күн бұрын
Hassan Alle ayaa kula jira oo daacad baa tahay ee hore u soco Cadowgaadana ki gaardi ,Iska qeyliya dheh Sidii Ey duureydki.
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 463 М.
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Somalidii oo heeso ku dagaalamaysa markay horumar samayn wayday
23:41
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 15 М.
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 85 М.
Warka Universal TV 03 07 2024
18:29
Universal TV
Рет қаралды 4,9 М.
MAXAA KA JIRA QOFKII UGU HOREEYAY EE ILAAHAY ABUUR INAY AHAYD XAAWO?
36:25
WAAR Dag Dag Ah
25:30
JUBBA MEDIA
Рет қаралды 20
GUURKISA FAMILKAYGA ASA KADORTAY YURUB UGA IMADAY iiTIJABI
42:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 10 М.
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 463 М.