No video

Arooska Dalmar Yare iyo Huda Dahir 2017 "Goor Dhaw Filo Full Video"

  Рет қаралды 895,356

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Arooska Dalmar Yare iyo Huda Dahir 2017 "Goor Dhaw Filo Full Video" Waa Duubistii iyo Farsamadii Bahda Shabakada Xagasha Quman ee Xogmaal Media.

Пікірлер: 744
@shacniqalbi8403
@shacniqalbi8403 7 жыл бұрын
arooskan camal marabo wlh ani sababto ah waxaaso qarash ah aniga iyo ninkayga aya ubaahan no istustus hala ducaysto hala xaroodo😍✌
@isehasanhasan7678
@isehasanhasan7678 7 жыл бұрын
xidigta hindia masha allah abayo mcn waxa ka Qeer badnan la heed iyago 200 masakin ah ku Qudiya malin gudahed Qado waxan dal aheen kumusan faidin
@isehasanhasan7678
@isehasanhasan7678 7 жыл бұрын
xidigta hindia lkn abayo mcn sifican ayan u firsaday wax Qarash ah o sidas u badan kuma bixin fanan un baciyarayo asxbtisa
@salmanfalcao8335
@salmanfalcao8335 7 жыл бұрын
xidigta hindia Haa lkn farxadada iyo nimcada ilhy kusiye iney kamuqato laraba 😋mnshlh dheh naya
@luulluul6627
@luulluul6627 7 жыл бұрын
xidigta hindia nin somali faaa'ido mlhn intuuu kuxiisseenaayo waaaala jabsadaa teedakle nika mrkuu qarash kabaxo wuu kudhaqanaa hdaadan xanuunjinin wuxuu kuxisaabtamaaa maqarshkeyga kuqasaaray
@kingboy3415
@kingboy3415 7 жыл бұрын
Luul Luul Nagaha Somaliyed ee jogo Qurbaha gaar ahaan USA Eroupa waa kuwa nagaha aduunka u cawansan . Waa maxay aroos? Aroos waxa weye Waa wax labada qof ubahan yihiin oo Waa iney labaduba wax aroska waxa kubaxa kenaan waayo rag iyo dumar halkani wey shaqeyaan lkn Nagaha Somaliyed waxy rabaan ayagoo calolo buran inaad adigu wax kasto kadhiibto gaar ahaan dhamaan qarashka ku baxayo aroska iyo lacg ey sharuud kadhigayaan. Fuck aqli xumada nagaha qurbaha jogo.
@aminaadam7053
@aminaadam7053 7 жыл бұрын
Woow she is so beautiful mashallah huda cadey. I like how confident she is. Well done sister.
@emmimot4943
@emmimot4943 6 жыл бұрын
Wow! Chocolate African come and see our definition of a Tall, Dark and Handsome black man. I can’t get enough of this guy, the real Pharaoh! Any congratulations to both of you.
@cazuzyareahmed3224
@cazuzyareahmed3224 7 жыл бұрын
Guys i give this aroos 5 stars i think this is best aroos yet coz Dalmar yare is kinda of guy who be friend with everybody and every age group. congrat bro. Alberta Calgary.
@umama5531
@umama5531 6 жыл бұрын
Never seen such Aroos like this before very beautiful and professional!😊
@abdiabdullahi2594
@abdiabdullahi2594 8 ай бұрын
Quruxdi iyo sharaftii diinta mar hadii lagarab maray qurux mataalee. Quruxdu waa asturnaanta.
@fadumoismail6097
@fadumoismail6097 7 жыл бұрын
aroosba arooska uu ka hawul yar yahay ka khayr badan somalidina imka waxay isu badashay arooska cuslee furninka fudeedi rabow no sahal ishallh waxan rajaynyaa isdaa ad aroska u balaadhisen in furninkana u adkaado guri muslim rabi inga yeelo ishalllh
@naimaabdirahman108
@naimaabdirahman108 7 жыл бұрын
Fadumo Ismail waa runtaa walashey
@simansomali4567
@simansomali4567 7 жыл бұрын
qofta haduu raali ka yahay mxaa muranka aad wadan inuu ka qeyr bdn yahay waala ogyahy adi kda raqiis ka dhigo...yaab somalidn wax un bey afka ka sheegab mna ku dhaqman tan kle qofta aan wax heesan oo lagu waajibinyo guur qaaliya ayaa la diidayaaa eee qofkii awooda xaaskiisana uu rabo inuu ka farxiyo looma diidin. bili adamkna lbo mar uu farxa ama lagu farxaa waa marku dhasho iyo markuu guuursado marka joojiya hdlada mataataca aaad commwntiga is kaga gadeesan wlh waa iga yaabisen dadkn yurub eyba joogn waxey so shaqeesten mhn
@sadiaabdi8035
@sadiaabdi8035 7 жыл бұрын
Fadumo Ismail beenta mahan wllo
@faaizocabdulaahiwardheere4598
@faaizocabdulaahiwardheere4598 7 жыл бұрын
siman somali
@axlaamsacad154
@axlaamsacad154 7 жыл бұрын
Fadumo Ismail. ok
@queenladan1609
@queenladan1609 7 жыл бұрын
dalmar iyo huda hadey is heleen reer jigjigaaaaa nolaaaada guuur kheyr leh ♤♤♡♡ wiil iyo gabar
@dekkhalif1893
@dekkhalif1893 7 жыл бұрын
allaha isku kiin maceeyo wiil iyo Gabadh dadkoda iyo dalkoda anfaca allaha idin kala siyo aamiin
@abdeshakoregal7347
@abdeshakoregal7347 7 жыл бұрын
Aroos dhaqan oo an arko kii igula cajiibsana. MashaAllah.
@HassanPodcast
@HassanPodcast 6 жыл бұрын
I think Dalmar yare is the only somali artist who made money in the music industry
@amanhaydar3880
@amanhaydar3880 7 жыл бұрын
aroos qurux badan iyo marwo iyo xaajigeeda Masha allah tabaaraka Allah. waxaan idiin rajeynayaa nolol wanaagsan oo dheer.💝
@Gumaysimaya
@Gumaysimaya 7 жыл бұрын
respect fanaanka ugu bulshada wanaagsan Hambaylyo Mabruuk Dalmar Yare Iyo Huda.......
@puntlandmirrornews6715
@puntlandmirrornews6715 7 жыл бұрын
Somali proverb says: "Indho Adag Arooskeeday Ka Heestaa"
@Simanqaali
@Simanqaali 7 жыл бұрын
waaw masha Allah hambalyo dalmar an xaaskiisa isku waara insha Allah ana maalintayda wa INA saano kale udhigtaa wa ka masayray majirtoo😂😂
@yusramohamed868
@yusramohamed868 7 жыл бұрын
Alpo Zhpo Dalmar Yare iyo Dumashiii Huda Isku waara ubad kheyr qaba rabi haidinku simo ducadi waalidiinta ❤❤❤❤✋
@jihaanqrx9511
@jihaanqrx9511 7 жыл бұрын
fanaan guurso waaa furiin isku diyaari😂😂😱😱
@boqoradabeshasadezamzamruu9457
@boqoradabeshasadezamzamruu9457 7 жыл бұрын
narma aluuk kkkkkkkkkkkk Dalmar umaa sii juraa
@saidahagi7243
@saidahagi7243 7 жыл бұрын
narma aluuk wlhi kal iyo laban uu qoslay
@momethahmed1851
@momethahmed1851 7 жыл бұрын
+BOQORADA BESHA SADE zamzamruun kkkkkkkkkkkk tayar wuu zoo lugooyay
@nimchassan5010
@nimchassan5010 7 жыл бұрын
narma aluuk wlhi run baad shegtey kkkkkkkk
@nabilacali9352
@nabilacali9352 7 жыл бұрын
narma aluuk hhhhhhhhh beeen mashegin
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
subxanallah somali maryooley mashqulka oga yaba ee Arooska oo duceya qaylidaa jojiya. hamblayo isku waraa ubaad khayr qaba kale helaa idin ale insha allah❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👌👌👌👌👌👌👌👌
@gaabow1000
@gaabow1000 7 жыл бұрын
waa nin geesi ah iyo xaas geesi ah maasha allaah beautiful somaliyeey maseerka dhaafa waa xaaskii uu ku nasan lahaa
@deqaadan2532
@deqaadan2532 7 жыл бұрын
waan ka xunahay dhan waxay dhaheen yasinka war xasidnimada naga daaya libinta quura gabadh iyo wiil gayaaana is calmadee 🤗🤗
@sabrinasomalichallenge2697
@sabrinasomalichallenge2697 7 жыл бұрын
waxas aroos aya laka dhaha wlh congratulations ma fanan dalmar
@muwaadindhulkisauheelanabd2737
@muwaadindhulkisauheelanabd2737 6 жыл бұрын
Gabdhaha dhexda yar waa Style bal sida ubodi eeg yasalam
@fartunali8660
@fartunali8660 7 жыл бұрын
naagaha meeshan kabuuxo maxey afka furiin ugu wada haayan wan yabe war calafka iyo furiinkaba alla haaye u duceeya maseerka iska daaye uh😏
@cadeey2595
@cadeey2595 7 жыл бұрын
Fartun Ali so ila ma arag zxb fartuuney soomali mashquul ma daayaan yahuu
@salmanfalcao8335
@salmanfalcao8335 7 жыл бұрын
Fartun Ali 😇😂😂😂😂 yaaa waax ushegayo hee all waa jealous 😒
@fartunali8660
@fartunali8660 7 жыл бұрын
cadeey 25 walahi yab ayey leyihin kuwan woxoda xasidnimo waye arooskan shidan ayey arki la.yihiin walahi sxb qali woxoda wa xasanimo
@fartunali8660
@fartunali8660 7 жыл бұрын
Salman Falcao hhhh way iga yabiyeen walahi intaano umada oo xasadnimo isku racayo wa yab iyo lama arkan hj
@abdukadirhassan7603
@abdukadirhassan7603 6 жыл бұрын
Horeey usoo daa leyn marka magac furiin haku sheegin 🤣🤣🤣😃😃😃😃
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 7 жыл бұрын
Awuu Awuuu Gabadha Aroosada indho Adeeg PhD kaqadatay Tlhi. Almuhim Arooski lagunagaado Allah idinka yeelo Awlaad kheyr qabto Allah idinku arzaaqo
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 5 жыл бұрын
ducada ilahey wuu aqbalay
@sucaadfaarah9317
@sucaadfaarah9317 4 жыл бұрын
@@rowdahassan9455 gvhfg
@nastehabdi1800
@nastehabdi1800 7 жыл бұрын
qofki arkay dalmar yare bidartisa in madowayso lamariyay like haa igo tageero
@sunnyrose6601
@sunnyrose6601 7 жыл бұрын
Nasteh Abdi who cares. Ilaahay ka baqa
@Dotrade
@Dotrade 7 жыл бұрын
Nasteh Abdi ...ani ma arkin be maxaa like u saaray ...yaab
@nuormuse6470
@nuormuse6470 7 жыл бұрын
Nasteh Abdi ...adr timihu hday qiimo leeyihiin futadaba kaamay soo baxeene ninka ka dhamow
@umuqayrolucky8765
@umuqayrolucky8765 7 жыл бұрын
nuor muse
@hassankajula1972
@hassankajula1972 7 жыл бұрын
nuor muse hhhh plhi dhulkaa idhigtay hhhh
@qureeshcadey1647
@qureeshcadey1647 7 жыл бұрын
wooow nice farxiya kabayare ubaxii dalmar iyo heestii saaxiibteey rumaad waay soo celisay amaalkeedi 😍😍💪💪✋
@abdellahajji8664
@abdellahajji8664 7 жыл бұрын
Macha allHu noqdo kuwo is ilaashda Kale hela wiil iyo gabdh guurkiina uguri lagu farxo noqda 👏👏❤💋
@ayaanahmed553
@ayaanahmed553 7 жыл бұрын
wa aroos qurux badan masha Allah isku waara .lkin aroosada yara fudfudayd baa kujira maba moodid inuu arooskedii yahay yada siday u ciyarayso sida kale lkin wa top 😍😍😍😍
@hassanmahamed725
@hassanmahamed725 7 жыл бұрын
ar soomalidu war badana hadeeydan farxin ma ooylahed aroosadan waa mid farxan ah booskeeydii weey ka soo baxday wlhi cun juqad mahan weey shidan tahay farxada maa loodidan yahay misa inee jiifato maala rabay hambalyo farxad ku caweey huda and dalmar hambalyo arooz wacan
@zaki99ful
@zaki99ful 7 жыл бұрын
masha allah iskuwaara waligiin insha allah . dalmar yare qandho dhalo weyn fanaan aad tahay furiinka sankuu kasaranyahay ee tan heeska deyn nasiib ayaad ledahay sxb masha allah
@abdirahmannaasir9870
@abdirahmannaasir9870 7 жыл бұрын
mansha allah waxaan aad ugu farxay waa balan inaan sidaa u dhugi doono arooskayga haduu alle yidhaa
@shankaroonshankaroon9606
@shankaroonshankaroon9606 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂hidiyaha dhaqanka miyaa ka heshey
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 5 жыл бұрын
2019ka yaa dawanya
@hafsaahmed8895
@hafsaahmed8895 7 жыл бұрын
next aroos waa aniga iyo alta hambalyada wa xagiinaa guys
@fatusha1368
@fatusha1368 7 жыл бұрын
Hafsa Ahmed wa dhantahay hanbalyo lagu
@wassupshidan9857
@wassupshidan9857 7 жыл бұрын
Hafsa Ahmed😂😂😂ciyaar baad ku jirtaa walahay tii hodan ee xooga weynayd yaa ka celinaya
@khaoshanosman1309
@khaoshanosman1309 7 жыл бұрын
savage SHIDAN waykalatageen hodan ninkale ayaa guursadey uur ayee Leedahey.
@hafsaahmed8895
@hafsaahmed8895 7 жыл бұрын
lol hodan ayada iskaya bartay somaha 😂
@wassupshidan9857
@wassupshidan9857 7 жыл бұрын
Hafsa Ahmed hodan ninkeeda ha iskugu dhawaan salacalee
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 7 жыл бұрын
waxaan maqli jiay INDHO ADAG AROOSKEEDAY KA BOODA shoow waa tanoo kale!!! kkk waa dhaqan bi'is kuwani dhaqana wax kama oga, dhaqankeenu waa diinta suuban, waa is astur iyo dhowrsanaan, Rabbi ha inoo denbi dhaafo.
@luu4883
@luu4883 7 жыл бұрын
Dalmar Maakhir
@qalbiuroonmaxamed8775
@qalbiuroonmaxamed8775 7 жыл бұрын
Dalmar Maakhiri saxiiiix
@creativemind8924
@creativemind8924 7 жыл бұрын
Dalmar Maakhiri arintaas waan kugu raacay DHAQAN IYO DIINBA DHULKAA LA DHIGAY..ISQAAWIS IYO DHANXIIR IYO SURWAAL DABADA KA LAALAADA AYAA XARAGO LA MOODAY... WAAR SOOMAALIYEEY ILAAHAY HALOO NOQDO..MEELKASTA CAALAMKA WAAD KU DHIBAN TIHIINE.
@amrancali7296
@amrancali7296 7 жыл бұрын
Suuesie aaaaaaäaa
@shamsocabdi2458
@shamsocabdi2458 7 жыл бұрын
hambalyo hambalyo iskuwaara dalmar iyo xaaskiis qeyrka kudidaalla dalmarna waxaan kula dardaarimi lahaa sand kastahaa aroos mafiicna ee midaan kufara adkeeyso
@gulledyare9619
@gulledyare9619 7 жыл бұрын
Haweenkii soomaaliyeed kulahaaaa sxb dalmarow Ala dalmar iigeeyaay
@inaanainaana7252
@inaanainaana7252 7 жыл бұрын
Gabadha arosada se u ciyare caadi mahan wanka helay she is beuatiful masha Allah isku waara abaayo😘❤️
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 7 жыл бұрын
Allah Ha U Barakeeyo Gabadhiii RaptaH Inaaa Aroozkanoo Kale Looo Dhigo Isoo Boooqo Aan Izku QapzaneeeH WL.😂😂😂😃💔
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 7 жыл бұрын
Manshallah Hambaliyo Aluf Mabruuk Dalmar iyo Marwadiisa
@mohamedabdullahi7163
@mohamedabdullahi7163 5 жыл бұрын
5:30 caaqil yare heesta uu qadayo magaced plz
@makoahmed6684
@makoahmed6684 7 жыл бұрын
Subxaanalah foolxumada farxiya kaba yare siday timaha ujaratay qrux eyay moodaysa iyadoo caruur le wiil baadmooda Allah hasoo hadeeyo aaamiiin
@bbelilaz6771
@bbelilaz6771 7 жыл бұрын
meshaa aroos ba ka dhacay kuwi isku waro uwad qer qaba kla hela allaha ka dhigo inkasto ficnin in la isku nikiyo guur qer qaba dalmar iyo xaskisa🙌🙌👏👏👏👏
@garamkgaramk4261
@garamkgaramk4261 6 жыл бұрын
Walhay waa aroskii qarniga naagta rabto in lo dhigo oo u qalanto like ha saarto hana ila so xariirto
@ashachimale9074
@ashachimale9074 7 жыл бұрын
Hi guys......can someone tell me the song that the bride entered with....thanks I loved the song😍
@husseinhasssn3514
@husseinhasssn3514 7 жыл бұрын
single mother iyo single father ishelay way isku wacanyihin ubadkoday wada korsanayan mukhtaar iyo huda isku wara.
@mohamedahmedyassinhussein6856
@mohamedahmedyassinhussein6856 4 жыл бұрын
Hussein Hasssn what’s wrong with single mother and single father ???
@kadarfarah1336
@kadarfarah1336 7 жыл бұрын
xariifka rabay inuu Aroosada gacanta qabsado hadaa ila argtay like saar hahahahah
@zadaqnuur7
@zadaqnuur7 7 жыл бұрын
kobayare waka baxsatay wlhi
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 7 жыл бұрын
waxan maqli jiray bay wada hayan ana waxan maqli jiray somalidu qalbigay xasidin kayihin Arooskan ookle qof walba niyada kuhaya xasidnimda dhafa labta usidaya
@yartaqarkasareeuweyneeisku1029
@yartaqarkasareeuweyneeisku1029 7 жыл бұрын
machallh inbtiday qali houda cadey alf mabrouk inbti 💐💐💐🌻🌺🌹💮💮🌻🌼🌼🌸🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻
@jamahasangorod4886
@jamahasangorod4886 4 жыл бұрын
Dee adin ani i soo qabo🤣🤣🤣
@nimcoism
@nimcoism 7 жыл бұрын
Naagtan dalmar fudeed lkn allah isku barakeeyo labadooda. kabayare heesta dalmar wee u guday naag gobeed iga dheh
@samakaabhussein4331
@samakaabhussein4331 7 жыл бұрын
naagtu kale dalmar yagarnya wlhy qoftaas aniga ideeqdy horta mafury yawarmka haya
@mahamudburhan6610
@mahamudburhan6610 7 жыл бұрын
dalmar bidaar dheere aabahaaa was taleefanka wuu naga qaban wayaay ragii nayropi kuhayay ayaan ahayn isagoo lafo lafaa
@imaanali6031
@imaanali6031 7 жыл бұрын
aroos aad uqurux badan waaye ilhy noloshina ha idin qurxiyo insha allah waano walaltiniyo ayaan idin wanina labadina dalmar iyo huda cadeey haleysu samro afrxadaan iyo qosolka yaanla banjarin nolosha ku dhameysat farxad iyo guul owlaad ilahy ha idnku arsuqo aamiin 😍
@tiktoksomali3280
@tiktoksomali3280 7 жыл бұрын
waleee arooos iga dheh iyo gabar fiiican Allow isku kiiin parakeeey hudo Allah kuparakeeyo wacdaro ayaa ka dhigteen aroooskiina
@fadumoyusuf8600
@fadumoyusuf8600 7 жыл бұрын
Masha allah
@Mopurhaan
@Mopurhaan 7 жыл бұрын
inta igutaagerzan hablaHa xabazhidaa baa bazoomalida kazhidn EEE like igutaageerah aniyo xabada madaxa kaciyaareyzah t
@yourfirstleikillyournexttr1842
@yourfirstleikillyournexttr1842 7 жыл бұрын
omg I can't wait the full video
@ayaanaamiin45aragsanayaana80
@ayaanaamiin45aragsanayaana80 7 жыл бұрын
yaaaaahuu dheh waa mxy dayuus nimada qaawanaan wey dhaaftay gbadha allow na hanuuni AAMIIN YAA ALLAH
@Edbashir
@Edbashir 7 жыл бұрын
I love how he is dressed in dhaqan Somali dress 😂
@AshaHermes
@AshaHermes 7 жыл бұрын
They're so cute,Mashallah ❣️🌸
@bulshokaabmedia2658
@bulshokaabmedia2658 7 жыл бұрын
Arooska qarniga weyan ee dunida mnta Mshlh
@ninkarmeed4220
@ninkarmeed4220 4 жыл бұрын
Naag arooskeeda kaboodeysa indho adakaaa 😂🤣
@cabdiiidhussein3528
@cabdiiidhussein3528 7 жыл бұрын
*like* ii saar aroos aan ahaye daacad
@intashidanwalashood2424
@intashidanwalashood2424 7 жыл бұрын
Alle raali kama ahan saan dadbaa abaar u dhimaayo walee maalinta qayaame waa la isweydinaaa
@marwoahmed8712
@marwoahmed8712 7 жыл бұрын
meesha hodan abdirahman kama muuqato waanka xumahay in ay arooskii dalmarka mawantahay. sababtuna waa fadxiya kabayare ayana rabin in isku dhacan
@hodanabdirahman6313
@hodanabdirahman6313 7 жыл бұрын
Waaaaw masha Allah ina adeer dalmar yare ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@zuuzuuxasan2579
@zuuzuuxasan2579 6 жыл бұрын
Woooooow
@zdwwds1148
@zdwwds1148 7 жыл бұрын
waxaan maqli jiray indha adag arooskeeday ka ciyaartaaa
@mahamedhersi2802
@mahamedhersi2802 7 жыл бұрын
huda maansha ALLAH & dalmar yere
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 жыл бұрын
Waxbaa kadhacay
@fatumaarteahmed5640
@fatumaarteahmed5640 7 жыл бұрын
Xishood waa ebar meeshaan yaa huu.
@asha2341
@asha2341 7 жыл бұрын
Mncha allah waa malinti farxadina alle ha isku kiin barakeeyo alfa mabruuk 😘
@dhaqaalekaabofficial8714
@dhaqaalekaabofficial8714 7 жыл бұрын
Mansha Allah lamaanaha hambalyo ayaan leeyahay ilaahay hayskukiin qayro wiil iyo caano gabadh iyo doller laakiin soomaalidii hore qofka aay ka ayaaban ayeey waxay dhihi jireen qofkaasi waa arooskeed ka mashxarada tii baa maanta tagan oo waxaad arkaysa aroosad habeenka arooskeeda ciyaaraysa tolow ma ilbaxinima mise soomaalida xishoodkiiba ka guuray ma fahmin balse beryahan danbe hablaha caruusadaha ahi waa inoo ciyaaran
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 7 жыл бұрын
farxad kuwaara indertay hunda and saygeeda
@jasminfarah69
@jasminfarah69 5 жыл бұрын
Xishood kii waa u dhamaatay.
@fathiaobsiye4182
@fathiaobsiye4182 6 жыл бұрын
Mashaallah hanbalyo guuleysta cadowgiina iyo xaasidkiinuna hajabo💕
@ABDULABDUL-uj4ke
@ABDULABDUL-uj4ke 7 жыл бұрын
fanaaniinta markuu ramadaanka soo dhawaada ayeey guursadaan ramadaanka iga bixi miyaa kkkkmmk
@ceo121
@ceo121 7 жыл бұрын
somaali mashquulka ayan kaga yabay aroos ka iyo furinka allah ayaqadaray base damar yare waa nin qalbifiican leh guur kaaga guur qeyr qabo allaha kayeelo waan aroos shidan aamiin
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
isku waraa abiiid😚😍😍😘
@asiarashiid2130
@asiarashiid2130 7 жыл бұрын
masha allah qaab quruxon loo sameeyay arooska hanbalyo lamanah qarniga @HIDO IYO DHAQAN
@fatimaa6045
@fatimaa6045 7 жыл бұрын
alla samira gabadhi uu barigi dhawayd arosayey kolay hinaso way uu dhimatay arooskan markay aragtay allow sahal
7 жыл бұрын
Sarah Bilaan maxaa waa tan nin dhaqdo heshay ubad ilahey kasiyey waa marwo sharaf leh meel dagan hinaaso iska dayee wey kareesatay waxayne aheyd naag dagan taas iskumeel magalaan beella
@ruunmahamed6148
@ruunmahamed6148 7 жыл бұрын
Maasha allah mabruuk mabruuk gbdhah caadi ma ah sida ciyaarta ula hashay isku waara
@nurdinabdullahi429
@nurdinabdullahi429 7 жыл бұрын
hambaliyo dalmar yare
@zarimiinqueen485
@zarimiinqueen485 7 жыл бұрын
masha Allah isku waaara dalmar iyo marwadiisa
@bisharabiilaanshibrahiim9600
@bisharabiilaanshibrahiim9600 5 жыл бұрын
Wlhi taan maa xiishoneysa subxanalah
@tiinacadey7707
@tiinacadey7707 7 жыл бұрын
masha allah wallkey dalmar iyo mar wadisa isku wara uwad qer leh kala hela
@misspamba1
@misspamba1 6 жыл бұрын
Where did this end up??? Subxanalaa
@naimahussein3911
@naimahussein3911 7 жыл бұрын
omg the gabhdood dancing at the end was subxnl lit
@zaynabahmed3810
@zaynabahmed3810 7 жыл бұрын
Masha Allah beautiful wedding be happy forever buth of you
@alexrijard5795
@alexrijard5795 7 жыл бұрын
hhhh Somalidu wa dad cajiiba Gabdha arooska dadka ugu badan waxay kuheystan Arooskeedey kaboodey yab hada ma murugoon laheyd sow malintedi farxada nolosheda kusoo biirtey maha kitaabkee Ku qorantahy arooskaga wa lamurugoda oo la faristaa malinteda hadeysan kaboodin ma malinkaley xadroon laheyd Hmblyo Alfanan iyo xajiyaduba
@asha2341
@asha2341 7 жыл бұрын
Abdirahman Mohamed Mohamoud waan kugu racsanahay pro arooskeda say rabto uga farxaysa lakin dadka ka xun iyaga u tala alle ha isku barakeeyo
@alexrijard5795
@alexrijard5795 7 жыл бұрын
Beerka Lúlà thanks sistr ilbaxnimadena ayey kamidtahy in siqabdaran la isugu mashqulo Beer lula magca cajiba salama 😆
@asha2341
@asha2341 7 жыл бұрын
Abdirahman Mohamed Mohamoud thnx pro 😂
@ahsanmarghoob4457
@ahsanmarghoob4457 7 жыл бұрын
urdudarama
@fahiyamohamed4012
@fahiyamohamed4012 7 жыл бұрын
kkkkk dhaqanka soomaligay kutaalaa miyaadan ka aqrinin in gabarta arookeeda afka tuurto
@kooshinyuusufthanks5291
@kooshinyuusufthanks5291 6 жыл бұрын
masha alaah walhi waxaan aroos waa dhafay alaha barakeeyo
@anababdi1594
@anababdi1594 7 жыл бұрын
Wow it was beautiful
@hassankaafi6506
@hassankaafi6506 7 жыл бұрын
waxaa LA yiri al fanaan al furiin allow. miskiintaan u gar. gaar god bey Ku dhacdee
@khaoshanosman1309
@khaoshanosman1309 7 жыл бұрын
Hassan kaafi ayadaba inan ayeeykala tageen gabadha aye gacanta heesato waa gabadheeda wiilkeedana wuu kujiraa wuxoo xiranyahey macawiis madoow
@fardawsaabshirahmed8614
@fardawsaabshirahmed8614 7 жыл бұрын
masha allah arooos shidan iga dheh yaaan la cuyuumin lama nahaa cusub nolaada
@nimconaina2875
@nimconaina2875 7 жыл бұрын
waaaw masha allh بارك الله لهما وبارك عليهما وجمع بينهما في خير
@nasramohamed9637
@nasramohamed9637 7 жыл бұрын
arooskaan oo kaleh barako iyo kheyr kumajirto. subxana Allaah illaahayow umada xaqa tus.
@exhargeisawi8176
@exhargeisawi8176 7 жыл бұрын
Somalidu ka ugu horeeya ee comintiga bixiya ayaa lagu wada dayanaya bal eeg mesha waxa ka socda gabadhu indho adka .gabadh aroos ka bood booda Gacan baan idin taagay somali maxamedey arooskana ka daga haLa idin ka baashaaLe
@rinaadabdulkadir2346
@rinaadabdulkadir2346 7 жыл бұрын
walaalyaalow heesta magaceeda ii sheeg
@jmk7b947
@jmk7b947 7 жыл бұрын
caadi maaha lkn mardambe yaan maqlin dalmar waa aroos qalaaas man ka fariiso ciyaaraha gabadhaan waa qalanjo masha allah
@xamdixirsi9860
@xamdixirsi9860 7 жыл бұрын
fanan gurso kusoo Caan bah gabacdi furin diyar u ahaw ka alla😂😂😉 magan hambalyo 👏 👏 👏 👏 fanankena iyo dmshdey👫👫👫👫
@addnllhpranks6923
@addnllhpranks6923 7 жыл бұрын
Xamdi Xirsi naagtu ma fananad baa ???
@addnllhpranks6923
@addnllhpranks6923 7 жыл бұрын
Xamdi Xirsi please explain me?? Dalmar yare ??
@LeilaQurux
@LeilaQurux 5 жыл бұрын
@@addnllhpranks6923 maya
@hananhassan1590
@hananhassan1590 7 жыл бұрын
tusbaxaa I dilay.wadaad reer aw quduba ayuu u egyahay
@mundhirabdirahman
@mundhirabdirahman 7 жыл бұрын
hanan Hassan aw qudub soo ma ahn odayga 😂😂😂😂😂
@hananhassan1590
@hananhassan1590 7 жыл бұрын
mundhir abdirahman .wiilka odey ha ku dhihin. caadi iska dhig .aw qudub in uu yahay waan ka baxanahay.
@mundhirabdirahman
@mundhirabdirahman 7 жыл бұрын
anigaba aw qudub ayan ahe walal... kaftan le iga ahed
@shak8960
@shak8960 6 жыл бұрын
hanan Hassan hhhhh wadaad reer awquduba kulahaaa hhhhh
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Waa runteed wadaad reer owqudub oo raaso kayimid nimankaas waxaan bartay 2005ti waa niman kan ugu gaaban labo mitir yahay oo xita caabta kuqurxoon markaas ogaadeen ayay ishayeen anagoo isxijinayno hawiye ahaan ayaan soo dhawaynay ilaa hada xumaan kuma maqlin
Farxiyo Kabayare oo Arooska Dalmar Hees Jawaab ah Official Video
6:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 1 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 20 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 7 AAD
21:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 303 М.
Wararkii ugu Danbeeyey Turkiga oo Guul Layaab Ah Ku Dhawaaqay iyo isbedelka Weyn
10:58
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 20 МЛН