AROOSKI QARNIGA ISMAIL DANAN ASAD FAQADID NUUR ARALE SAFWAN HALAC ASHRAF Dj Maslah

  Рет қаралды 84,298

DE ROCK STONE

DE ROCK STONE

2 жыл бұрын

MY INSTA: / mysnapchat: alibrownie226 MY last previous https: // / watch V = dOAJY ... My Beautiful People. Fikir China wa Muhim waxi Fikir ah Hoos Inogu So Qora My GEAR: Camera GH5https: //www.amazon.com/PANASONIC-Digi ... Lens:www.amazon.com/Olympus-M-Zuik .. .MIC: www.amazon.com/Rode-Procaster ..

Пікірлер: 103
@abdikarimismail293
@abdikarimismail293 2 жыл бұрын
From boorama ismuujiya
@mustalifaabdilahi7718
@mustalifaabdilahi7718 2 жыл бұрын
Form dhuxii
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Baradii cilmiga bariga Africa waa leydin salaamey 🤗❤
@deqamahdi9359
@deqamahdi9359 2 жыл бұрын
De Rock StoNe wllo isoo qabo ismacil danaan gabarbaa kusugaysa kudhe
@mustalifaabdilahi7718
@mustalifaabdilahi7718 2 жыл бұрын
Ismaciil maxamed barkhad wllky
@nastehodjama9141
@nastehodjama9141 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰 Ismaël danan❣❣❣❣ Mrc a tous from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👊👊👊👊👊
@rajojacaylofficial7507
@rajojacaylofficial7507 2 жыл бұрын
Boram jano Borama jano gobalkii aqoonta ❤️❤️❤️❤️❤️🥀💋
@maandekahmet4913
@maandekahmet4913 2 жыл бұрын
Legend always legend ismaaciil danan
@SOMANIME
@SOMANIME 2 жыл бұрын
Waxaan nahnay New Somali channel oo faafinaysa diinta islamka ee macaan, fadlan subscribe nosaar oo na dhiiri gali Adna ilahey janada haka geeyo 🕌✌🏽😍
@AzmaladanElmi
@AzmaladanElmi 2 жыл бұрын
Ismaaciil danan waa legend wlhi bal siduu arooskii u shidey day
@sahrahasan3331
@sahrahasan3331 2 жыл бұрын
Wooow masha allaaah ismaciil danana
@yasminali494
@yasminali494 2 жыл бұрын
Salaamada huuno alahainiwada dhoowro inamadayada soo maaliyeed
@XamseXAbdi
@XamseXAbdi 2 жыл бұрын
Waaaw Waa Nin Lawaayay Geesi Soo Dhaawaw Mar Labad 💯🙏🔥✌
@nadiamohamed1282
@nadiamohamed1282 2 жыл бұрын
ISMAACIIL DANAN WAAD SHIDAY AROOSKA MAANSHAA ALASH
@nadiiirooo8093
@nadiiirooo8093 2 жыл бұрын
Alaaaa mx u xiiisay Ismaaciil Mohamed barkhad danan nin kii Boorame nagu shidi jiry allow Boorame ku keeeen
@apdisalanmohamed7992
@apdisalanmohamed7992 2 жыл бұрын
ismacil rockstone and asad faqdiid keep goin
@badalfilmsvlogs5697
@badalfilmsvlogs5697 2 жыл бұрын
Keep going the rock stone coming zoon 200k subscribers
@ilhamahmeddarar2409
@ilhamahmeddarar2409 Жыл бұрын
Djibouti jano my contry
@aziaarawelo7964
@aziaarawelo7964 2 жыл бұрын
Mushxarada asad faqdid qosol wlhi😄😄😄😄
@zamzambasay32
@zamzambasay32 2 жыл бұрын
hambalyo hambalyo is ku wara ❤👏
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 2 жыл бұрын
Waan idin salamaya rag culus baa ishelay guul ban idiin rajaynayaa from to borama
@user-ym6fl1gl1t
@user-ym6fl1gl1t 10 ай бұрын
Horay usocda dhalinyaradena qaliga ah hblyo 🎉🇫🇲🦁👑
@sacdiyosiman1280
@sacdiyosiman1280 2 жыл бұрын
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 2 жыл бұрын
Amazing🙆‍♀️
@zayidali8789
@zayidali8789 2 жыл бұрын
IsmaiL Dannan Legend
@sadiqf7683
@sadiqf7683 2 жыл бұрын
Heesta Boqorka 5ta Soomaaliyeed Ilkacase markaan maqlay waan qoslay 👍 LIKE na waan ku qabtay
@abdullahihusseinadan8110
@abdullahihusseinadan8110 2 жыл бұрын
MANSHAaLLAH JAZAKA ALLAH MY BROTHER
@medyasmine8628
@medyasmine8628 2 жыл бұрын
Vive Djibouti
@habonaden2080
@habonaden2080 2 жыл бұрын
jabuuutiiiii waan nakaan kkkkkk alaa beerka
@abdillahiAdg
@abdillahiAdg 2 жыл бұрын
Keep going 🤗🤗
@adangeydh7387
@adangeydh7387 2 жыл бұрын
Keep going cali
@khadardugul1686
@khadardugul1686 2 жыл бұрын
King Always is king 🤴 ❤ 😍 💖
@saadaali776
@saadaali776 2 жыл бұрын
Merci 🇩🇯♥️♥️
@ayaan850
@ayaan850 2 жыл бұрын
Allow nookaadaa ismacil danan wlky aan,kufano
@Abdullah-h2i
@Abdullah-h2i 2 жыл бұрын
Walaka cali👋🏽
@thestrongperson519
@thestrongperson519 2 жыл бұрын
Mashxaradaan ka helayba😂
@ayanfarah4351
@ayanfarah4351 2 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Djibouti jano
@deqamahdi9359
@deqamahdi9359 2 жыл бұрын
Plz ismaaciil danan waa nin aan isku rer borama nahay ee salan qiimo badan iga garsiiya waxanad ushegtaa inana kasugayno hees uu uqado borama jano salaan sare walalakay
@wardahaji7260
@wardahaji7260 2 жыл бұрын
Masha allah
@maliisaahmed361
@maliisaahmed361 2 жыл бұрын
Waaaw wilasha wa wada shidan yihin m.a
@sahalabdallah7905
@sahalabdallah7905 2 жыл бұрын
Vive Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@nimabouh5277
@nimabouh5277 Жыл бұрын
THANKS YOU MERCI MERCI FROM DJIBOUTI VIVA NOS STAR
@hafsamhd6329
@hafsamhd6329 2 жыл бұрын
Iyo qaaar kaloo badaan😅😅😘😘
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 2 жыл бұрын
gob is heshy salamn asxabey
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤Love you 😍 Dhamantiin
@xamdaxussen1462
@xamdaxussen1462 2 жыл бұрын
Raag culuusbaa iis heelaay 😍😍😍😂😂😂😂
@cabdicasiis1729
@cabdicasiis1729 2 жыл бұрын
manshalh
@raaxoinaartan398
@raaxoinaartan398 2 жыл бұрын
Qaybta u danbaysa so funny wilshaynaa🤣🤣❤❤
@kiinkeef2223
@kiinkeef2223 2 жыл бұрын
Niman alalasayo ii kow ar dumarki boskoda walla dhacay tolbeleyey dumarku awey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Hampaliyo wllkey ashraf iyo duma rerki lagu naste lagu dhagto 🥰🥰🥰🥰🥰
@hamdamohamud14
@hamdamohamud14 2 жыл бұрын
Asc salan kadib oo hada waxaan oo nin mawada iskabulaa layaab oo layaab inleen yurub waa lagu go ay waxaanba layaabanaa norad ameerika oo xagaaba nagadaran miyaa am so sorry inay wiilashii somaliyeed meel walba ay iskaabulo kuyihiin anyway waxan leeyahay hambalyo qoyska cusub allaha kadhigo kuwii isfahma oo noqda iyo diirkeed iskuna barakooba waxan kaloo leeyahy hablo wiilasha unaxariista oo iskaabulunibada aad kufiirsanaysaan iskaadaya oo ufura bookga naxariista qof walboo Islaama oo aan guursan allaha siiyo guurxalaala oo uu kubarakoobo ameeeen yaarabi🙏🌹❤
@sacdiyaa1
@sacdiyaa1 2 жыл бұрын
Mabruuk
@nawaadmohamoud5402
@nawaadmohamoud5402 2 жыл бұрын
Kaa Asad afka mu ka falan yahay waar isoo qabta ana aroos caynkana ha i dhigee love ku ahee from gabadh duriyada ah
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 2 жыл бұрын
Rock abwe youtpka Ku soo laabo waa Kuu xiisanay wlllhi Waxaan rajeenaa inaad qoraalkaan arki doonto marka codsiga noo tixigali bro
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 2 жыл бұрын
Aroos wacan me waxan so dhigay vedio muqdisho routine ah so dawada inshllah qasatan hablaha
@halaschireahmed2968
@halaschireahmed2968 Жыл бұрын
je ne sais pas ; bonjour
@adeerka_5
@adeerka_5 2 жыл бұрын
Lag3nds Baa Kulmay🥰❤
@cabdishakurjeckzon8389
@cabdishakurjeckzon8389 2 жыл бұрын
Ninka faarka kadaaya 🙏
@ifrahomar4882
@ifrahomar4882 2 жыл бұрын
Alalaaska Asad qosol 😂😂😅
@Alligaming7840
@Alligaming7840 2 жыл бұрын
Axmad xuseen xasan warsame landhere wankusalamay wll mcn
@cige3636
@cige3636 2 жыл бұрын
WAA CIYAALASIIQ SHARAFTII CULUMADA KU CAYAAR AS Y
@sumayaisse3360
@sumayaisse3360 2 жыл бұрын
@maanobiibi4369
@maanobiibi4369 2 жыл бұрын
Wow
@Jamaal_cj
@Jamaal_cj 2 жыл бұрын
PIG LEGENDS WAA IDIN WATAA
@abiibakaxmecdaahir9727
@abiibakaxmecdaahir9727 2 жыл бұрын
Hamblyo hamabalyo
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 жыл бұрын
Wilashaa meshan wada jogaa waa wada shiidan yiihin wlhi masha allh 🤩😍
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Oo yaa kudhaarsaday? 😂
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 жыл бұрын
@@wehelashaq3368 Howl An lagu diran faraha Hala galin Adiiga🤣🤣Yaa ku dharsaday kulaha
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Mashxarada asad faqdid wanka helay😂😂😂😂
@SANDUUQA_QISOOYINKA
@SANDUUQA_QISOOYINKA 2 жыл бұрын
Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂
@cabdirashiidxasan8160
@cabdirashiidxasan8160 2 жыл бұрын
Neefka qamiiska wato
@nasiryousef5730
@nasiryousef5730 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@user-gn7kr4ue1k
@user-gn7kr4ue1k 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 5:33
@miskiserar2367
@miskiserar2367 2 жыл бұрын
Asad faqfiid so you ar funyy wlhi
@hamdibasakuurde2906
@hamdibasakuurde2906 Жыл бұрын
FJ maslax halaga lexdo wilalow dharkisa cagaran u daya 😂 😂
@abdallaomar8042
@abdallaomar8042 2 жыл бұрын
Pro away barnamijkii sher outka
@ayanorganisationofficielle7961
@ayanorganisationofficielle7961 2 жыл бұрын
One love cibuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@ruweydoahmed1350
@ruweydoahmed1350 2 жыл бұрын
WAXAN OGAA INADAN KA MAQNANEEYN AROSSKAAN ISKU WARA HUNAYAAL
@nadiraabdourachid
@nadiraabdourachid 2 жыл бұрын
4:11 🤣🤣🤣🤣
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 жыл бұрын
Waar raga alalaasaya waa maxay dumarkaa alalaaska lahaan jiray toll beelayeey waalana dhacay mee ina cabsiiye
@asmajirde7555
@asmajirde7555 2 жыл бұрын
Asad faqdiid ka daa meesha qaylada 🤣🤣
@ruqiyajamac408
@ruqiyajamac408 2 жыл бұрын
Www
@XamseXAbdi
@XamseXAbdi 2 жыл бұрын
Cab Back
@mohameddhalahow6825
@mohameddhalahow6825 2 жыл бұрын
Qamiis iyo cimaamadna mesha wa ugu jeda he xee tahay hesta
@mahdimo6276
@mahdimo6276 2 жыл бұрын
Qamiis iyo diin maxa iska galay Wa dhaqan carab qamiis
@barakodagan6098
@barakodagan6098 2 жыл бұрын
Luki hhhh😂😂😂😂😂
@asmamoha6691
@asmamoha6691 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😅😊😅🎤
@hassenh1239
@hassenh1239 2 жыл бұрын
Kkkkkk hhhhhh wa markii igu horaysay ee aanrako niman mashaxaradayaa kkkkkkk hhhhhh war goorma Ragu san noqdeen
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 2 жыл бұрын
HOORA DASKEN MAXA KA QALDAN! DHAQAN DAD KALE DABA DHIGAY HADA NINKA SIDA CARABTA U SO LABISTAY MA GARAN WAYAY MESHU KA SO JEEDO. MAGARAN WAYAY IN U 2 GO OO CADCAD DHAQNISA YAHAY O SO XIDHO⁉️ UMAD WAXEEDI LO URIYAY WA ANAGA🤔
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Farxiya, walaahi lafteydaa yaabanaa carab oo aduunka inoo neceb oo dadkeena u shaqo taga soo tarxiila iska daa gargaar iyo wax tar kale ayaan daba soconaa xataa maryahoodii rag iyo dumarba ka door bidney dhaqankenii wacnaa walee soomaali waa dad maangaab ah, umadaha kale dhaqankoodey ku faanaan, xataa carabtu weyba inagu caayaan markey arkaan nin madow oo timo adag oo dhaqankoodii xidhan comments aflagaado ah bey qoraan oo cadho kaa qabaneyso waayo waa dad cunsuriyiin ah oo isla weyn iyagoon waxba ahayn.
@salwaxasan2594
@salwaxasan2594 2 жыл бұрын
Maxay tahay dadkan culimada u eg oo hee walbo yaqaaano
@saadaali776
@saadaali776 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 жыл бұрын
Nabiil bule hada soomali ama aqni mow soo wada😄😄😄
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 2 жыл бұрын
Waxas ka yeelimeyno wa heesaa hadana afsomali maqan wa haradanahay biyo na marabo yakayelaya marka nabiil bule warka qof walan xitaa maqateen isaka daa anagoo taama ee
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 жыл бұрын
@@saynabcadey2627 😄😄😄haaa
@faarush8157
@faarush8157 2 жыл бұрын
Nabiil bule maaha ma kuu la ekaaday
@kiinkeef2223
@kiinkeef2223 2 жыл бұрын
Asad kox buranbur sameyso 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nasircr5545
@nasircr5545 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@ttotto3927
@ttotto3927 2 жыл бұрын
Hhh labadan walhi qosolbaan kudhamaystey video ga hhhh iyo qaarkaloo badan ku yidhi hhhhhhh
@rich9233
@rich9233 2 жыл бұрын
Somalidaan diracyadii carabto wato bal eeg😡
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Waa dookhooda haysku dayin dadka dharka nooca aad ka xidhato inay xidhaan 😡🥵
ARIMAHEENA iyo BOOTADIISA MADAXA WAXA KUGU DHEGAN SHEEG
21:24
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 103 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 16 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 21 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
WAAR DAG DAG AH
41:40
Habar media
Рет қаралды 991
Maxaa ka soo kordhay xaalada fanaanka Ismaaciil Danan?
11:01
MM Somali TV
Рет қаралды 72 М.
KING CK OO VAAR KUQABTAY ISMAIL DANAN
13:24
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 149 М.
WAREYSI QOSOL BADAN IYO FANAAN DAAUUS QOFKUU YAHY?
13:12
TUSMOTALKSHOW
Рет қаралды 9 М.
MARWAAN YARE IYO ISMAIL DANANN IYO AFRIACA VLOGS HEESO 2022
16:44
AROOSKI QARNIGA FARHAN XIDIG IYO SAFA . IYO FANANINDI OO DHAN VLOG
11:54
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 56 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 640 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 210 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,3 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,1 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25