FANAANKA WAYN EE ISMACIL DANAN, WAA KUMA ? 'HOOYADAY AYAA FANKA GARAB IGU SIISAY'.

  Рет қаралды 95,632

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

3 жыл бұрын

#ISMACIL #DANAN #KOOXDII #XIDIGAHA #GEESKA
ISMACIIL DANAN DHIBAATO BADAN AYAAN FANKA KALA KULMAY IYO INAN KAMID NOQDO KOOXDII XIDIGAHA GEESKA, WARAYSI AAD U XIISA BADAN HALKAAN KA DAAWO.

Пікірлер: 524
@adnanadam6829
@adnanadam6829 3 жыл бұрын
My classmates Ismail maxamad barkhad nin classka noga hesi jiray team Ardaale wn idin salamy 🤩
@ayatullahkhamini2895
@ayatullahkhamini2895 3 жыл бұрын
😎Ardaale s.school 🥰
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 3 жыл бұрын
Wanakan sxb sanadkii tagay baan ka baxay aniguna
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Team ismacil danan one love
@xaliimolika2149
@xaliimolika2149 3 жыл бұрын
Waxaan soo ogaanay maxay tahy dadku waaba ka nixinaysaaye bisinka qofku wuxuu is dhahayaa talow muxuu soo wadaa 😄😄😄
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
Wll macan igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wAdnA mahdsanthy wll macan
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 3 жыл бұрын
Bro comingti waliba waan kugu arkaa bro youtubkaga kun waad dhaftee furo sxb wax wanagsan soo gudbi ok bro
@asiaayman6744
@asiaayman6744 3 жыл бұрын
💔
@hibosabriye2703
@hibosabriye2703 3 жыл бұрын
😍
@jiibziinkhaan3003
@jiibziinkhaan3003 3 жыл бұрын
Abdixaafid waan kaa qaadnay hadan nahay Bahdi boorama ismuujiya ree boorama ciyalki Boorama
@zamzammohamed8803
@zamzammohamed8803 3 жыл бұрын
Wanakn Huuno💕🙌
@nadiirbakaal2109
@nadiirbakaal2109 3 жыл бұрын
Team ismaaciil danan ismuujiya lingiga igu sharaf qofka uguhoreeya comments igu sharaf
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
Wll macan igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wAdnA mahdsanthy wll macan
@Burco.
@Burco. 3 жыл бұрын
Ali Zaki bro ma hubtaa ma naltaadii ba mise sawir ka ayay kaaso xadeen
@abubakarahmed1971
@abubakarahmed1971 3 жыл бұрын
Ali zakii heesta lagayaab wakawaashe yaqeey 🔥🔥
@hafsoqueenofficial1664
@hafsoqueenofficial1664 3 жыл бұрын
Hus big bro
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 3 жыл бұрын
Ustaad abdihafid nimcaan hilaac baynu kaasugaynaaye maad mar uun inookeentid inta ila sugi la' in odayga nimcaana mar uu soo qabto abdihafid like saara
@bunkacade4532
@bunkacade4532 3 жыл бұрын
Nimcan c/raxaman xassan soo qabo
@fahadnor4391
@fahadnor4391 3 жыл бұрын
Nimcaan Hilaac so qbo Abdihafid Allah kushrfee
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Nimcaan waa cod macaan yahay lkn nin sidaan Ismaaciil nin codkara oo wareysi fiican bixin kara maahan waa afgarooc.
@farxiyoahmed5613
@farxiyoahmed5613 3 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed qofkastaa aftahan maaha dadka hortooda inta kahadli kartaa waadad tirayay inta badan waa baqaan wll maha keligiiis
@yahyamohamed610
@yahyamohamed610 3 жыл бұрын
Gulled Simba Sooqabo Abdihaafid✌
@tasmamusic3236
@tasmamusic3236 3 жыл бұрын
michael jackson somali ismail danan intii taageerta like saara🙏
@mudugaawiboy7830
@mudugaawiboy7830 3 жыл бұрын
Codkiisa dahabiga ah waxaa kasii qurux badan qalbigiisa wanagsan✌✌🖒❤
@mahdibahar-official3252
@mahdibahar-official3252 3 жыл бұрын
Nimcaan hilaac sooqabo inta iguraacsan like
@Cabdaleshamad771
@Cabdaleshamad771 3 жыл бұрын
Gulled simba inoo soo qabo adoo ralliya waanku tagersanahay adiyo warbahinta💯one love
@ayanmohamed8471
@ayanmohamed8471 3 жыл бұрын
Hooyo waa hooyo wiilkeeda waxuu jecelyahay ayay jeceshahay hooyadaa hadii aad saxiib noqotaan waad isfahmaysaan ilahay hooyadaa iyo hooyoyinka kalee jecel caruurtooda alaha iskukiin daayo ismaciil danan gulayso fanaan guulo badan gacantiisa kugadhay
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Xaqiiq weeye
@justmaazim1208
@justmaazim1208 3 жыл бұрын
I can’t wait abdihafidow intaa idil barkhad omer soo casuumayso next time till waiting iga soo dhakhdo. Camal yaaakh and thnk u
@somalibubg8176
@somalibubg8176 3 жыл бұрын
Hush meshu ma maqaxi samaron baa idil brkad nimcan hilaa 😂😂😂
@justmaazim1208
@justmaazim1208 3 жыл бұрын
@@somalibubg8176 shut up samaroon waa dadka fanka calanka usida wana dadkii bilaabay fanka somaliyeed ila hda now haya hal qof kamida hadan kusoo qabto wlhi maanay keenen mid lamida ama u dhigma mr danbe yanan ka maqlin yarkoow
@deeqsijrofficial6166
@deeqsijrofficial6166 3 жыл бұрын
Fanaanka Qamar sugani nio soo qabo fadlan wanan ku salamayaa abdihafid mahamud jama ✊🏽✊🏽✊🏽
@xabsaqaali9092
@xabsaqaali9092 3 жыл бұрын
Team borama hadan nahay wanukaqadnay abdihafid💯✌
@ifraahjacfar6242
@ifraahjacfar6242 3 жыл бұрын
Wn ka qadny ismacilow inder from borama kaso salany fanan qaran 🤎
@sahrayusuf665
@sahrayusuf665 3 жыл бұрын
Waar hayyaaay aaway reer borama hayla dhaafina like ta
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 3 жыл бұрын
Cabdixafid legend waxaa ka Codsana inaa ku Xijisi Legend Caawale aadan🇩🇯🙏🏾
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 3 жыл бұрын
i love danan. always passionate. god bless you bro
@bbuunited150
@bbuunited150 3 жыл бұрын
Best fanan Ismail danan thanks wariya sare abdihafid habka quruxda leh aad noguso gudbisay warysigan
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 3 жыл бұрын
Guulleed bulle simba soo qabo c xafid Simba army♥️✌
@somaligraphicdesignerchann701
@somaligraphicdesignerchann701 3 жыл бұрын
AbdiHafid Legend Reer Ohia Nimcan abdirahman ( Hilaac Hirgalay Soo Qapo)
@ahmedseidhassan5147
@ahmedseidhassan5147 3 жыл бұрын
Taageero weyn bn ku ahy abdihafid sxb next vidio gulled Simba ama nimcaan Soo qabo
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 3 жыл бұрын
Nimcaan hillac please noo so qabo. Wiilkaas jeclahay inaa wareesato 💞💞❤❤❤
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
Inta jecel in Gulled simba lasoo qabto lana waraysto like isaara♥️👍
@fadumoelmi6895
@fadumoelmi6895 3 жыл бұрын
Masha Allah waa waraysi xiiso leh 👍Ismaacilna waa wiil talent leh masha Allah
@ifkanolosha944
@ifkanolosha944 3 жыл бұрын
Yaaa ila arkay in ismaciil afsomaligu dhibayo 🤣🤣🤣
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Ismaaciil af Soomaaligu ma dhibayo lkn waa nin si deggan oo kala xulasho leh erayada xataa u hadlaaya. Wareysigiisa markaad aad u dhuuxdo waxaad dareemi kartaa in su'aalaha xataa uu uga jawaabayo si caqli ku dhisan yahay. Gabar noocee ah baad jeclaan laheyd tilmaan baa la yiri. Intuu oran lahaa mid dheer, gaaban , cas ama buuran wuxuu ka doorbiday si guud dabeecad iyo diin leh. Dadku waa labo qof hadalka boobsiiya su'aal kastana si degdeg ah uga jawaaba iyo qof ka fiirsada dhihista hadalka si degganna u hadla.
@haniyohimilo8060
@haniyohimilo8060 3 жыл бұрын
Ismaciil waa nin dagan unasoo duceeya in ile soohanuuniyo
@ramlamohamed1620
@ramlamohamed1620 3 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed walaal waa yaqaan afka laakiin wuxuu iila muuqdaa nimaan af garooc ah oon hadalka durbaba heli Karin oo raadraadinaaya ama hadal badan oon loo dirin ka hadlaaya. Waxaa fiican qofku ereyga la waydiiyey bes inuu ka jawaabo oo uusan hadal badan tankalle uu durbaba jawaabta fududeeyo si aan loogu caajisin.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 жыл бұрын
@@haniyohimilo8060 (ALLAHUMA AAMEEN)!
@mustafenorth8703
@mustafenorth8703 3 жыл бұрын
afsomali dhibimaayo fanan somali wayn inuu yahay ayuu caawa muujiyay
@judiozil9380
@judiozil9380 3 жыл бұрын
Fanan qaali ah Ismail Danan keep going bro Abdixafid gulled simba noso qaabo next please
@rahmaali2050
@rahmaali2050 3 жыл бұрын
Iyoqarkalo badan kkkkk Abdihafid inta hawdhafin warku wu dhanyahay ee Illahay mid khayrbadan oo u kunasto Ismail danan hore u sococ
@najmaqueen3564
@najmaqueen3564 3 жыл бұрын
Wa inan yaro akhlaq leh manshah❣️♥️
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Abdihafidow wxad no so Casuumta Khadro Silimo qoftaas hadalkeda iyo Codkarnimadeda ayaa iska Jclhy illhy Amarkiiz
@dr-phoneservicemobilephone5774
@dr-phoneservicemobilephone5774 3 жыл бұрын
Dr Phone Service Borama Waan salaamaynaa sxb sare Ismael danan
@cabdisalaammuuse8617
@cabdisalaammuuse8617 3 жыл бұрын
Anoo ku hadlaya afka Macalimiinta ka hawlgasha Jaamacada Camuud, sidoo kalena ahaa ardeydii wax ka baratay, Waanu kaa gudoonay salaanta. Ismaaciil Danan inkastoo uu ka yaryahay, waxa uu Dugsi kala soo jeedaa (Dugsigii hoose dhexe ee Aloog) kaasoo aysoo wada mareen: 1. Hodan Abdirahman Sh Cismaan 2. Hassan Dhuxul Laabsaalax 3. Abdiaziz Caruus 4. Abwaan Ababe 5. Abdikarim Allaahyahdiik 6. Idil Barkhad Omer 7. Nimcaan Hillaac 8. Hassan Mataan Iyo qaarkaloo badan
@abdirisaqshaacaofficial5376
@abdirisaqshaacaofficial5376 3 жыл бұрын
Ismail Danan legend keep going my pro ❤️
@aminaahmed5534
@aminaahmed5534 3 жыл бұрын
Abdixaafidoooww walal Nimcaan iyo Simba qoorta soo qabo adoo mahadsanid.
@nazteexbinuzhadaad1294
@nazteexbinuzhadaad1294 3 жыл бұрын
Waaw amazing wlhi Well done legend
@zackbroofficial8413
@zackbroofficial8413 3 жыл бұрын
Inta fananin add wareysi layelatey danan baa add igaqososhiyey wlh keep going ban kuleyaxay. Hadii add Ila qososhey like ta iisar
@qaniqood8631
@qaniqood8631 3 жыл бұрын
Ismacil danan we love you br. Ismacil dad ajaanibka way jecel yihiin cadaanka iladan wayna dhagestaan wayna tageeran wayo cud wuxuu heestaa International ah that. Way.
@mariyosalad2076
@mariyosalad2076 3 жыл бұрын
Ismail danan taageero aan u qabo xitaa markii uu yurub aaday oo mudo la wayay waan baafin jirey showkasta xidigaha leeyihiin markaa arko ismail baan ka baari jirey mise kuma jiro Markaasa soo qori jirey Ismail danan meel ku sheega xidigahow 🤣🤣🤣 kadib markaa arkay isagoo yurub jooga heesa qaadaya waan ku farxay sidii inaan wax iga maqan helay brother keep going guula badan gaar walalo
@khadarmaandaweeye5140
@khadarmaandaweeye5140 3 жыл бұрын
Maariyaay waxan ku idhi dee waxaasi taageere ka wayne miyaad jeceshahay ninka?
@dayax1411
@dayax1411 3 жыл бұрын
Numberkiisa ma ku siiya wll
@kydachannel3366
@kydachannel3366 Жыл бұрын
@@dayax1411 hada haysid isi walalo
@LondonWalay
@LondonWalay 3 жыл бұрын
Salam brother How are you And how are things See you sometime soon
@hoodomustafe7720
@hoodomustafe7720 3 жыл бұрын
Gulled simba please🥰
@hoodomustafe7720
@hoodomustafe7720 3 жыл бұрын
@@alisaladahmed424 ma cidba ka dhagysan wyday adiga wdign hinasaye😌
@clementine969
@clementine969 3 жыл бұрын
Ma sha Allah. Gobnimo ina Adeer 🥰
@Rragaxchanel123
@Rragaxchanel123 3 жыл бұрын
Imsacil danan inta tagerta iso raaca😎
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
Wll macan igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wAdnA mahdsanthy wll macan
@zakosmoneymaker1793
@zakosmoneymaker1793 3 жыл бұрын
Ismaacil danan sida uu uhadlayo iyo charismatics-kisu waxay xoog iskugu eegyihin ninka Dirisle Abdi ladhoho runti.
@abdisemedabdilaahi7694
@abdisemedabdilaahi7694 3 жыл бұрын
Wlhi waan kula arky zhp
@zakosmoneymaker1793
@zakosmoneymaker1793 3 жыл бұрын
@@abdisemedabdilaahi7694 way isku eegyihin
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 жыл бұрын
Wlhi aad ayeey iskugu eg yihiin
@drmusdhafachannel8517
@drmusdhafachannel8517 3 жыл бұрын
Abdixafid masha Allah Aad iyo Aad u aqbshay codsiga team kaaga Marka xigta waxaan rabnaa Nimcaan Hilaac Team Nimcaan hilaac ismuujiya
@bilanmohamed8302
@bilanmohamed8302 3 жыл бұрын
MashAllah
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 3 жыл бұрын
Ismail Danan sxb saw adiga sidii Say wlhi u hadlaya maaha ma intii yareyd ayuu Afsomaligii kaasii lumayaaa keep going brother
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 жыл бұрын
Maasha allah wariye cabdixafid mahadsanid nin qaaliya ayaad soo qabtay
@osmaanlallana9015
@osmaanlallana9015 3 жыл бұрын
Ismacil danan magaceyga darteda baan u tageray halkada ka wad papa
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 3 жыл бұрын
Kalmada #Danan Waa Kalmad Muujisa Shay Qaylo Dheer Ama Yeedh Dheer, Sidoo Kale Cida ( #Fardaha Ayaa ladhahaa Danan ).
@xamdiabdi2320
@xamdiabdi2320 3 жыл бұрын
dirisle abdi ayanba so xasusta ismacil ida u uhadlayo 🤩
@turkishwomen7779
@turkishwomen7779 3 жыл бұрын
Manshalah waa fanan hoyo jecel wa nin tagay horey usoco ismail danan
@aswanahmed622
@aswanahmed622 3 жыл бұрын
Abdihafid Wariyaha Ugu Fcn Umada Somaliyeed Haysato Next Nimcaan Hilaac Ka Dhig Hargeisa Kaso Salaamaya👋
@mohamedzadaam1485
@mohamedzadaam1485 3 жыл бұрын
Soo qabo c/haafid Guuled iyo safwaan halac zhp
@fadxitorres6148
@fadxitorres6148 3 жыл бұрын
Abdi haafid waan soo dhaweynayaa barnaamijkan quruxda badan guuled simba inoo soo qabo🖤👊
@ahmedxayder6213
@ahmedxayder6213 3 жыл бұрын
Legend ismail danan wllky abdi hafiid aad baa idiin salamay wllyal 🙏🙏
@hibocali568
@hibocali568 3 жыл бұрын
Wllhi ismcil danan aad ban ku jaclhay wllky qli hore u soco mar kastba
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 3 жыл бұрын
Wll abdixaafid keep going illah haku xafido channalkeyga haleysoo boqda kunka wax yar aa iga dhiman isoo boqda kher illah ha idin siyee
@xamzikofficial5430
@xamzikofficial5430 3 жыл бұрын
Mansha Alllah Abdihadif Mahmoud Jama iyo Danan Inta Waraysigan Sugaysay Ismuuji.
@abdihamse2222
@abdihamse2222 3 жыл бұрын
Maadama aad Codsigaygi ii Fulisay Aadbn kugu Mahadnaqayaa Mudane Abdihafid 🙏👏
@abdifitahabdi6385
@abdifitahabdi6385 3 жыл бұрын
Ader abdi hafid ninka kaliya oo dhalinyarada hormarintoda jecel ader macne allaha ku sharfo adun iyo aa khiraba sharaf ku nolow intaad aduunka jogtid Ader key qaliya❤❤❤❤💗💗
@mohametarsho4359
@mohametarsho4359 3 жыл бұрын
Khadea zilimo zo qapo updihafid wllo 🙏❤👑
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 жыл бұрын
Ismacil Danan Fanaan dardar xoogleh ku socda balse maaha fanaan weyn.👍
@sayidfarah4681
@sayidfarah4681 3 жыл бұрын
Manshllh fanaanka fanaaniinta ugu aftahan san inta #WERIYE c/xaafid soo wareystay woow hore usoco perfect 👌 😂
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 3 жыл бұрын
Msha allh wa inan yroo caqli badan allh hku barkeyo
@kaareburburiye
@kaareburburiye 3 жыл бұрын
wariyuhu ....waa soo diyaar saday ......wuxuu weydiin lahaa .....waana arin fiican...good job....waxaan xasuustaa HABEENKII UGU HOREESAY 2014 HAPPY NEW YEARKII ....CAWKE IYO NIMCO SAMRIYE AYAA DAADIHINAYEY...SAFWAAN HALAC...ISMACIL DANAN..BARWAAQO QALANJO..AYAAN KA MID AHAA...HABEENKAA DAD WADA CUSUB AYEY AHAAYEEN
@qaniqood8631
@qaniqood8631 3 жыл бұрын
Abdihafid hore usoco br waraysiga
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 3 жыл бұрын
My lovely singer
@Mahamoud12345
@Mahamoud12345 3 жыл бұрын
Mashaa allaah waa nin macquula ismaaciil danan alaha barakeeyo
@tyrowabz1405
@tyrowabz1405 3 жыл бұрын
Intii rabto gulledsimba la so qabo comment like fiicna siiya si u noqdo top
@mushtaaqqurux5311
@mushtaaqqurux5311 3 жыл бұрын
masha Allah ismail danan waa wiil yaro dagan oo qalbi wanagsan Allah ha dhowro🩸❤️🙏🏻
@nimcokeysemaxmuud8616
@nimcokeysemaxmuud8616 3 жыл бұрын
Nimcaan xasen abdiraxman hilaac ku xeji ismaciil❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 жыл бұрын
c,xafid mursal muuse ayaan kaa rabna la soco❤🌹🙏
@kikokayaahee7951
@kikokayaahee7951 3 жыл бұрын
Ismaaciil danan nin ku dayasho mudan gaar ahaan aniga dhiiri galin aan ka helay keep going bro Fanaan aan waliba aad utaageero 👏🏾✊🏾✌🏾
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 3 жыл бұрын
Ismail❤️danan❤️
@shugricabdi2063
@shugricabdi2063 3 жыл бұрын
Abdihafid wariye qiimo badan kuleh umada somaliyed💜
@XOGTAQARSOON2024
@XOGTAQARSOON2024 3 жыл бұрын
ismaciil danan waxaan xasuusta habeen uu cawke suaal waydiyay allah ha u naxariistee nin yar oo fir fircoon ayuu waligiiba ahaa in ay ahayd ayaaan filayaaa xuskii 18 may ee somaliland 2014 meelahasi iyo 2013 mid bay ahayd
@abdidacar4095
@abdidacar4095 3 жыл бұрын
2014 bay ahayd habeen universal tv ban ka daawanayey cawke iyo nimco samriye ba daadihinayey .barwaaqo qalanjo iyo muqtaar beeroof ba isla habeenka heesay
@ahaanacabdi1444
@ahaanacabdi1444 3 жыл бұрын
Guuleed noo soo qabo cl hafid
@DARMAAN1
@DARMAAN1 3 жыл бұрын
Masha allah ismacil maxamed barkhad walaal jiraa aad ban idin salamaya adiga abdixafid
@hamsehmahamud2033
@hamsehmahamud2033 3 жыл бұрын
Ismail Mahamed Barkhad Horey u soco zxp qaliyah.
@bintumohamed1251
@bintumohamed1251 3 жыл бұрын
Waaw iyo yes badana her Ismacilow👏👏👏
@xamadovlog1843
@xamadovlog1843 3 жыл бұрын
Keep gouin my prother ismail aarka
@abdirahmanofficialtube8682
@abdirahmanofficialtube8682 3 жыл бұрын
Legend abdihafid keep going wll
@ALIDAFAR.
@ALIDAFAR. 3 жыл бұрын
Legend ismaaciil danan codkiisa lama gaaro
@abdifataaxbile2697
@abdifataaxbile2697 3 жыл бұрын
Dadan waa codka faraska
@abdikariincigaaal5739
@abdikariincigaaal5739 3 жыл бұрын
Ninkaas danan waa funny 😄
@cdowcbdi7369
@cdowcbdi7369 3 жыл бұрын
abdixafiid aad baan kuu saaamayaa 🤗🤗 sharmboy inoo soo qabo plz
@abumazlaxnk9211
@abumazlaxnk9211 3 жыл бұрын
Ustaaad ABDI WADAAD 😁WAXAANU KAASUGAYNAAAA HILAACIIIIIII👌HIRGALAY NIMCAAAN HILAAAC PLZ👏👏 THANKS ISMACIL DANAN💪💪
@aarizofficial8395
@aarizofficial8395 3 жыл бұрын
Ismail Danan Waaba Ciyaal Say Caadiya Anyway Keep Going Sxp Qli 💯🙋‍♂️
@guuledcabdilaahi289
@guuledcabdilaahi289 3 жыл бұрын
Abdi fataax ugaas waan ka qaadney hadan nahay dhalinta ree Borama lkn Legend Nimcaan hilaac so qabo hilaaci hirgaley
@apdullahimohamed4666
@apdullahimohamed4666 3 жыл бұрын
Hooyo waxaad jeceshahay wey kula jeclataa alla hano dayo hooyo mcana ilove you Hooyo macaan
@mofaliye9193
@mofaliye9193 3 жыл бұрын
C,hafidow qamar noo so qabo🙏🙏🙏🙏
@abdullaahiahmedaadan318
@abdullaahiahmedaadan318 3 жыл бұрын
Keep going legend
@sahalnor9459
@sahalnor9459 3 жыл бұрын
Khadar keeyow soo qabo dad ka ila mid ka ah like ta ku muujiya
@xubintaciyaaraha4699
@xubintaciyaaraha4699 3 жыл бұрын
waa legend ninkaasi waa kugu raacsanahy
@shamsamaxmed6862
@shamsamaxmed6862 3 жыл бұрын
Csn fanaanka aaan ugu jeclhy fanaantadad somaliyeed anigu heestada aan jeclahy waaa heesta faqri caashaq 🥰
@asadtoxow401
@asadtoxow401 3 жыл бұрын
C.xafiid szb soo qawo sharma boy
@ayaan850
@ayaan850 2 жыл бұрын
Masha allah ismacil danan illaahay hanookaadayo huuno
@kaphizoothmani1117
@kaphizoothmani1117 3 жыл бұрын
Hooyada qayr allaha siiye wax wanagsan kugumey boorin walle munkar iyo xumaan ayeyy kugu sacab tumtay illaahey wadada sax da ah ee uu jecel yahay hanawada tuso hada nahay umada somaliyeed 😍🥰❤️
@weareone603
@weareone603 3 жыл бұрын
Wariye cabdixaafid tvga universal wuxuu kabilaabay beri hore inu lecture iyo book diiniya kajediyo wan xasuusta mantana wuxu waraystaa farxiya kabayare iyo qaar lamida kep going bro 😂
@ayadede789
@ayadede789 3 жыл бұрын
Hoos buu usocdaa ninku😀😀
@sakariyeabdilahi8931
@sakariyeabdilahi8931 3 жыл бұрын
Qamar sugaani baan kaa sugaynaa zhp
@bunkacade4532
@bunkacade4532 3 жыл бұрын
Asc abdi xafiid waan ku salamay
WARAYSI XASAASI AH | FANAANADA CAANKA AH EE *NAJMA NASHAAD*
29:17
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 44 М.
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 15 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 4,3 МЛН
ISMAIL DANAN WAXAA KUBOODAY ADRESS KA UU USOCDAY QOFKA LEH
13:02
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 160 М.
Qabiil Ka Isaaqu Halkee Ayuu Asal Ahaan Ka Soo Jeedaa ?
1:34:26
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 2,7 М.
Waraysi xiiso Badan Abwaan AXMED Muxumed Warsame  JINIYOS
38:02
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 М.
DIRISLE IYO ASAD OO REACTION KA BIXIYAY HEESTA ISMAACIL DANAN EE JANO
10:28
MAALMIHII UGU KHARAARAA EE NOLOSHIISA SOO MARAY IYO MAANTA?
31:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 74 М.
ISMAIL DANAN LIVE MUSIC 2020
3:11
Rako TV
Рет қаралды 65 М.
Waraysi Xasaasi ah oo ismaciil Caraale Kaga Waramay
53:57
SAAB TV
Рет қаралды 13 М.
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 15 МЛН