Hirut Teklehaimanot | Heesta Kalgacayl | Xasuustii Hibo Nuura

  Рет қаралды 279,380

Astaan Music

Astaan Music

10 ай бұрын

Hirut Teklehaimanot | Heesta Kalgacayl | Xasuustii Hibo Nuura
Musicians:
Cuudka:
Siciid Xuseen
Boongaha:
Bushaar Faamoos
Camera Operators:
Mukhtaar Dhuux
Maxamed Mawliid
Shaariq Abdala
Editing:
Ashour
Vocal Record/Mixing:
Shabcaan Isko
ASTAAN MUSIC
2023

Пікірлер: 85
@faizam523
@faizam523 6 ай бұрын
Thank you Hirut, your voice is amazing, and congrats because you are the only singer who can come closer to our legend Hibo Nura.
@nadirhalac8100
@nadirhalac8100 9 ай бұрын
Ooo babaay meesheedii ayay dhigtay qoftu cod macaana ma hibo nuuray ceel kala soo cabtay
@AlimedSaid-te2hi
@AlimedSaid-te2hi 3 күн бұрын
Vaajib horey oo sooco ❤❤❤❤
@kamalaouale4911
@kamalaouale4911 4 күн бұрын
Soomaaliyey gabadhan yar hadaf gaara ayay wadataa meel fogna way ku socotaa ha loo fiirsado😢😢😢😢😢😢
@Somali58
@Somali58 21 күн бұрын
Well done 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@leomandchourian5460
@leomandchourian5460 4 ай бұрын
Bravo Hirut, i love your amazing voice, with no accent. 🎉🎉🎉
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 26 күн бұрын
Wow ❤
@asadabdulahi1257
@asadabdulahi1257 9 ай бұрын
Wow! An amazing song! Miss Hirut I heard this song sung the legendary Miss Hibo many times but you made it on your own with beautiful melody. Thank you so much for recording this with such a flawless tone! The background is majestically and pleasing. Well done! Please do more of Somali songs.
@Doodanedeysanediisan
@Doodanedeysanediisan 3 күн бұрын
Well done so beautifull girl so beautifull voice
@musemohamedyusuf6056
@musemohamedyusuf6056 10 ай бұрын
Ethiopian singer's filling the gap left an old Somali artist generation like Hiba Noura!!
@ikranabib7919
@ikranabib7919 4 ай бұрын
Wow a great song xasuusti Hiba nuur Bravo you did great job keep up sister ❤❤❤❤❤❤
@HibaaqAynanshe-um6px
@HibaaqAynanshe-um6px 10 ай бұрын
MaanshaAllah my sweet home Berbera and this beautiful ethiopian singer without accent my god.keep going ❤❤❤❤❤❤
@ridwanmohamud5134
@ridwanmohamud5134 9 ай бұрын
Ma reer burccoshiikh baad tahat mise barwaaqo ayaad gashaa 😄
@HibaaqAynanshe-um6px
@HibaaqAynanshe-um6px 9 ай бұрын
@@ridwanmohamud5134 waxaan degaan jiray shacabka near moscow village long time ago my young boy then grow up in Mogadishu then in France (Paris) the place I am living now.
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq Ай бұрын
I love the scene at the background , Berbera sea port. beautiful really.
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 5 ай бұрын
Truly you are amazing and you have amazing voice, similar to Voice of Hibo Nura. Words are clear
@HibaaqAynanshe-um6px
@HibaaqAynanshe-um6px 10 ай бұрын
HIRUT LEGEND VOICE❤❤❤❤❤❤❤
@Sakariye-li5sw
@Sakariye-li5sw Ай бұрын
Axyaa Beirut voice Old Gold
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 8 ай бұрын
Waaaaaw she has golden voice, much love ❤❤and much respect ❤❤our queen 👸 ❤️ 💖 ♥️ 💗 ❤
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 4 ай бұрын
This Ethiopian Female Singer Miss Hirut is not a of a joke. She really has melodious voice just like, the owner of the song Madam Hibo Nuura Hiba Cuddoon...
@CalibAARE
@CalibAARE 5 ай бұрын
Hirut wah wah heestiyo jiibtana kali hambalyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 ай бұрын
Cajaa'ib. What A amazing Remix VDO.
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 4 ай бұрын
Mesheedi ayeey dhigtey wlee amazing😘
@user-ot9ip6fi8u
@user-ot9ip6fi8u 10 ай бұрын
❤❤❤❤hibo nuuro heesehedu waa xargo adag iska dabaalo waan fcnhy
@faysaldigriiyowfm1802
@faysaldigriiyowfm1802 6 ай бұрын
Way la kentay gabadhaa ethopian ah
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 29 күн бұрын
Waw 👏👏👏👏👏👏👏👏bravo Hirut ❤
@user-hx2ul7wt7y
@user-hx2ul7wt7y 2 ай бұрын
Waaaaw she has golden voice masha allah
@haf597
@haf597 4 ай бұрын
Absolutely you are legend
@dahirabdikadar4240
@dahirabdikadar4240 Ай бұрын
magaceygu waa dahir muuse waxaan dhageystaa heesaha astaan waad mahadsan tihiin
@user-zh9hk5dg9l
@user-zh9hk5dg9l 2 ай бұрын
Qalbisafiya
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 9 ай бұрын
Heestani waxay kusoo baxdey qiso beena ama dadka diradiraalaha ahi dadka isqaba ka dhex abuuraan 1983 ayey soo baxdey erayada waxaa curiyey alle haw naxariistee abwn sheekh cabdullaahi diiriye sooraan hibo nuura waxay ahayd xaas waqti waqtiyada ka mida ayaa nin naara afuuf ahi war soo gaadhsiiyey hibo nuura markaa hibo ninkeedu carabaha ayuu ku maqnaa xaasidkii ayaa hibo ku yidhi warku ma kuu warbaa ninkaagii gabadh ayuu hargaysa ku guursadey hibo arinkaas caloolasha ayey usii daysey markaa hibo waxay wada joogeen alle haw naxariistee khadra daahir cige oo ku dadaashey arinkaa sidii loo hubsan lahaa xaasidku la ordaayo muddo ka bacdi iyo xidhiidho la sameeyey arinkii wuu beenoobey markaa ayey heestan abaalmarin iyo xaalsiin uga dhigtey saygeedii
@faizam523
@faizam523 4 ай бұрын
@cismaanafgaab, mahadsanid, sheeko cajiib ah baad nala wadaagtey!
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 4 ай бұрын
@@faizam523 adaa mudan
@axmedaabicismaan4953
@axmedaabicismaan4953 6 ай бұрын
Inantasi hablo badan ayey dhanta o ah geeska afrika runtii somalida laguma qiimeyn karo somaliland somalia Ethiopia kenya jabuuti ama Eritrea sababto iska geeska dunida o dhan ayey wadaniyiin ka yihiin ❤❤❤❤❤❤❤
@aichaaichaboulo1071
@aichaaichaboulo1071 6 ай бұрын
Wow haimanot . she really upgraded
@saeedhussein524
@saeedhussein524 9 ай бұрын
Well done Hirut. a very talented Ethiopian singer bravo.
@Xudeyfa
@Xudeyfa 9 күн бұрын
Ufeey akhasaay Axmaaro dooraleey baa duleysatey reer Hargeysa
@elmowarsame8883
@elmowarsame8883 9 ай бұрын
Very beautiful coruography plus sweet vioce
@nickal2018
@nickal2018 6 ай бұрын
Wow so sweet.
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 8 ай бұрын
Dad badan oo Somali nala sheeganaya maba aha Somali, waana meesha dhibtu ka jirtaa
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 8 ай бұрын
hee hello hirrut my sister absolutely wonderfull garate voice en garate song Mr rabi ssc North somalia
@DjamaTales
@DjamaTales Ай бұрын
Mashlah
@abdirahmanelmi8172
@abdirahmanelmi8172 6 ай бұрын
Wooooooow
@user-qs8bc6lt7f
@user-qs8bc6lt7f 9 ай бұрын
Gabar igadheh from au.❤❤❤❤
@Xoogso
@Xoogso 2 ай бұрын
Gold voice waaaaaaaaaaaaw
@elmia462
@elmia462 4 ай бұрын
@AhmedMohamed-sr3ji
@AhmedMohamed-sr3ji 9 ай бұрын
Berbera Port Masha allah.
@filsanabubakar
@filsanabubakar 6 ай бұрын
🎉jalate nice
@abdiismail918
@abdiismail918 9 ай бұрын
This lady is absolutely fantastic voice and good looking action
@yassinmusse6351
@yassinmusse6351 9 ай бұрын
Well done, sister!
@ahmedshukri2659
@ahmedshukri2659 3 ай бұрын
Issack trained😢 Amhar woman
@mceeri7238
@mceeri7238 10 ай бұрын
Hirut Welldone
@xasanxasan-zp5xg
@xasanxasan-zp5xg 8 ай бұрын
Waad ii dhuumatay walahi
@user-bi8nd7jg1j
@user-bi8nd7jg1j 2 ай бұрын
Good voice
@user-bm5sk8yn1p
@user-bm5sk8yn1p 9 ай бұрын
Mashalaha
@aminaabdiadan-vm4qi
@aminaabdiadan-vm4qi 8 ай бұрын
Waaw❤❤❤❤
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 9 ай бұрын
Astaan tv waa idaacadii argagixiye fulay yaasiin u furay biidhiqaatayaasha
@user-qs8bc6lt7f
@user-qs8bc6lt7f 9 ай бұрын
16 year old igadheh❤ jacayl bay dibnoogu celisay
@AbdulrazakAbdure
@AbdulrazakAbdure 8 ай бұрын
naagtan heesaha ku ciyaaraysa maa laga qabto
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 9 ай бұрын
Ka siistay bay igu tidhaa 😂
@milgosare3448
@milgosare3448 9 ай бұрын
🔊🎶💯🔥🔥🔥🔥
@user-qs8bc6lt7f
@user-qs8bc6lt7f 9 ай бұрын
Wll xagay ku nooshahay
@cabirisaaqcali
@cabirisaaqcali 10 ай бұрын
Voice nice
@jakey2424
@jakey2424 4 ай бұрын
Cod macaanaa. Caadi maaha
@timirotaani8513
@timirotaani8513 9 ай бұрын
Qabrigii kuul gadiid ayay kadul heesaysa
@halimali8389
@halimali8389 7 ай бұрын
😂😂💔
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 10 ай бұрын
Asal asal yaa siciid xuseen
@hajijama2429
@hajijama2429 9 ай бұрын
Qoftu wa iska dhal somali iyo xabashi
@frank099100
@frank099100 8 ай бұрын
Maybe jijiga ku dhalatay oo intaa kula ekaatay
@user-ql1rv4bn2s
@user-ql1rv4bn2s 9 ай бұрын
Cheri
@jamalskp7280
@jamalskp7280 9 ай бұрын
She's telent
@omarhussien8958
@omarhussien8958 6 ай бұрын
Adiga,waxbaad sameeysay? waayo cod macaan ayaa kuSita oo Ku qaatay! Mahad tira badan! Kinsi heesaheeda soo qaad please?
@user-zr2uz3qd5r
@user-zr2uz3qd5r 10 ай бұрын
Gabadhan Codkeda jeclahayi
@Mohamed_Hassan_Daaha
@Mohamed_Hassan_Daaha 9 ай бұрын
HIBO NUURA miyey gaari kartaa heestii waad nooga ciyaartay abaayo.
@hirsifow2183
@hirsifow2183 5 ай бұрын
Qoftani ma oromaa?
@amiircaamir8380
@amiircaamir8380 5 ай бұрын
May xabashiyaf
@saxarla8948
@saxarla8948 8 ай бұрын
I think she can speak Somali
@faizam523
@faizam523 6 ай бұрын
She is half Somali. Her mom is Somali.
@saidfarah3535
@saidfarah3535 4 ай бұрын
Gabadhan Axmed budul yey la qaadaa dhaantooyinka... Afsoomaaliguna waa afkeeda hooyo..
@Khayre166
@Khayre166 9 ай бұрын
Hirut waxaa dhashey hooyo Somaliyeed mamada dhashey eed ma malahan in aan ka aheyn hirut iney hibo ku bedesho Axsan sowt
@hassannur7443
@hassannur7443 4 ай бұрын
She is must be able speak Somali. She does not have accent.
@Abdulkga
@Abdulkga 4 ай бұрын
She was born in Somaliland.
@elmia462
@elmia462 4 ай бұрын
@elmia462
@elmia462 4 ай бұрын
@cawomaxamed7521
@cawomaxamed7521 9 ай бұрын
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 3,5 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 10 МЛН
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 32 МЛН
Axmed Mooge aun, Xalimo Khalif Magool aun & Hibo Nuura Heestii Godadle
11:16
Sagal Haldhaa | Heesta Bixiso | Xasuustii Khadra Daahir Cige
9:59
Astaan Music
Рет қаралды 235 М.
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,6 МЛН
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 7 МЛН
FIYOORE FT IKRAAN JAAMAC QAACI SHOW HEESTA SIDA HARA GIM-GIMANOO
11:50