Hirut Teklehaimanot | Heesta Ma Qumani | Xasuustii Caasha Cige Geeddi

  Рет қаралды 521,261

Astaan Music

Astaan Music

Жыл бұрын

Hirut Teklehaimanot | Heesta Ma Qumani | Xasuustii Caasha Cige Geeddi
Heesta: Ma Qumani
Musicians:
Cuudka:
Siciid Xuseen
Boongaha:
Bushaar Faamoos
Camera Operators:
Eng Cabdiraxman Muuse
Mukhtaar Dhuux
Maxamed Mawliid
Shaariq Abdala
Editing:
Faysal Ashour
Vocal Record/Mixing:
Shabcaan Isko
ASTAAN MUSIC
2023

Пікірлер: 87
@AhmedAli-cx7qw
@AhmedAli-cx7qw Жыл бұрын
Lahjad moye, Sharafta weyn naga mudantahay Herut wa weynida Afka Somaliyeed , xeraarka musiqiyada iyo dhaqanadooda oo xad guduub lahayn , Ixtiraam weyn iyo wakhti badan ee galiyen. Dhaqaka somalieyed ha jiro sharaf haku jiro.
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 10 ай бұрын
war hooyadeed ayaa Soomaali ah, iyaduna horay ayay u sheegtay abwaan axmed budul ayaan ka waraaystay bil kahor waxuu igu dhahay kiristaan weyaan marar badan ayaan idhi islaam waayahay ayay tiraahda uun
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Күн бұрын
Hooyadeed miyaa iyaduna kirishtaan aheyd? Xagee wax ka khaldan yihiin? Alle hasoo hanuuniyo
@mohamedabdi6266
@mohamedabdi6266 11 ай бұрын
Cajiib! Codkaada ayaaba heer kale ah . Heesta halka ay dhigay ka hadal maba leh. ❣
@faysaldigriiyowfm1802
@faysaldigriiyowfm1802 6 ай бұрын
Sidaasay oromo ku tahy kwrn😂
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 3 ай бұрын
@@faysaldigriiyowfm1802 Hooyadeed baa Sonaamiyad ah
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 Жыл бұрын
Wow fasiix waaye codkeedu 🔥🇸🇴
@bureeqaabdurahman286
@bureeqaabdurahman286 Жыл бұрын
Cajiib ❤
@HibaaqAynanshe-um6px
@HibaaqAynanshe-um6px 9 ай бұрын
The queen keep going bravo from BERBERA ❤❤❤❤❤❤
@abdijoker6236
@abdijoker6236 Жыл бұрын
Manshallah barteda ayay dhigtay aun xasuusti caasha cige geeddi ❤❤❤❤❤
@mhassan0163
@mhassan0163 11 ай бұрын
Caasha wey nooshahay walaal Hargeisa ayey joogtaa
@AhmedMohamed-zh2yb
@AhmedMohamed-zh2yb Жыл бұрын
Barteedi bay dhigtay
@gumburimedia8011
@gumburimedia8011 Жыл бұрын
Woow boqolaal somali ahbay ku dhaaftay❤
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 11 ай бұрын
Wow! Maa shaa Allah 🥊🥊🥊❤️
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 Жыл бұрын
Upper upper class
@abdiwahabadam7147
@abdiwahabadam7147 6 ай бұрын
This somali precious culture.viva my nation
@indhodeeqdaadcaafi4356
@indhodeeqdaadcaafi4356 Жыл бұрын
Waayo waayo cajiib❤🎉❤🎉❤
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 11 ай бұрын
Most facinating here the her voice 🥊 the kabanaka and all instruments. Not forgeting the atmosphere 🫵🏾 beautiful out there
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v 6 ай бұрын
Kala qaybi Tegle Heymanod😅!.
@IssaShere-uo2rz
@IssaShere-uo2rz Ай бұрын
No birdman whiteout this wonderfulful somali sister
@shukriabdulahishusu-lh6ft
@shukriabdulahishusu-lh6ft 11 ай бұрын
Waaw my fav song ❤
@m.a.hassen1495
@m.a.hassen1495 Жыл бұрын
Incredible!
@mustafahaji9697
@mustafahaji9697 2 ай бұрын
Midhihii Abwaan Cali Caateeye Aw diiriye iyo Codkii Caasha Cige Geedi oo barteedii dhigtay. Riwaayadii farxadi waa naxdin.
@normalitymed3233
@normalitymed3233 Жыл бұрын
Very Nice !
@Rudwanmcalin
@Rudwanmcalin Жыл бұрын
Cajiib iyo badh🥰
@wayraxxasan3488
@wayraxxasan3488 9 ай бұрын
Cajiib...! Heeskan si wanaagsan bay uga soo baxday cod macaaana ma malab bay cabtay kkkk❤
@libanmilano673
@libanmilano673 7 ай бұрын
labiska uun moye cod iyo qurux waad haysa walal dirac soo qaado
@user-vb6hp9qn7f
@user-vb6hp9qn7f 10 ай бұрын
Dumarka somaled sidan uheesa ama fanka iska daaya gold voice 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aboubakeraden8512
@aboubakeraden8512 Жыл бұрын
woow incredible voice
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 10 ай бұрын
Hooyadeed ayaa soomaaliya waana afkeeda hooya jigjigana waay ku dhalatay taas ku darsada
@farhaanziyo5937
@farhaanziyo5937 6 ай бұрын
Aya ku weydiyay marka
@farhaanziyo5937
@farhaanziyo5937 6 ай бұрын
Aya ku weydiyay marka
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 6 ай бұрын
ma jigjiga ayaad cuwdad ka qabtaa kkkkkk ku dhimo calool xumida ciyaal @@farhaanziyo5937
@cumarcabdi4180
@cumarcabdi4180 11 ай бұрын
Waa gabar wanaagsan oo luqada soomaaliga aad ugu heesta
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 10 ай бұрын
hooyadeed ah soomaali waxaayna ku dhalatay jigjiga, nasiib xumo waa kiristaan, axmed budul oo dhoowr goor la hadlay oo dhahay islaanimo ayaa ku dhiman sida kale waad u wanaagsan tahay
@alihashi8545
@alihashi8545 Ай бұрын
9​@@mahamedcudhi7497
@user-qs9il3pj3u
@user-qs9il3pj3u 6 ай бұрын
❤weco❤🎉😢😮😅😊
@shukriali7215
@shukriali7215 9 ай бұрын
Waaw golden voice ❤
@ubaxahmed7298
@ubaxahmed7298 11 ай бұрын
Woow ❤❤
@kaysekaysezaki4398
@kaysekaysezaki4398 11 ай бұрын
❤waa run
@BashirSos-qk2ed
@BashirSos-qk2ed Жыл бұрын
Please fanaada magaceed xuusa asaatan waa really somalis tv
@habibmahmoud4577
@habibmahmoud4577 9 ай бұрын
Beautiful voice 🎉
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 10 ай бұрын
eesh calaa waleehalkeedaad dhigtay iyadaaba kacodmacaan
@user-un5lq2ry6j
@user-un5lq2ry6j 7 ай бұрын
Tan xabashi miyaa😂😂
@ismaeladem5907
@ismaeladem5907 11 ай бұрын
@jinacsanfeedhacad2786
@jinacsanfeedhacad2786 11 ай бұрын
Cajiib sweet voice
@iamliiamen7071
@iamliiamen7071 11 ай бұрын
What a voice 😍she has golden voice ❤🎉
@SamsamApdi-eo3dl
@SamsamApdi-eo3dl 7 ай бұрын
❤❤❤cajiib😊
@IssaShere-uo2rz
@IssaShere-uo2rz Ай бұрын
A wonderful girl
@abdullahidahirhassan1842
@abdullahidahirhassan1842 11 ай бұрын
👑🔥✅
@shukriali7215
@shukriali7215 9 ай бұрын
Plz more soomali qaraami you get the talent ❤
@abdiismail5565
@abdiismail5565 10 ай бұрын
Halkuu marayaa jacaylku
@timirotaani8513
@timirotaani8513 10 ай бұрын
Waawaah waxn kutimamo garanmayo
@ismaaciilfaarax2527
@ismaaciilfaarax2527 10 ай бұрын
🎉❤
@KhaliifCalimusse
@KhaliifCalimusse Ай бұрын
2:43
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq 4 ай бұрын
Wellcome populary
@AbdiwaliXareed
@AbdiwaliXareed Ай бұрын
Ascguulas❤❤🎉🎉
@aarcade8634
@aarcade8634 9 ай бұрын
Tan yaa hees u soo diray
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 11 ай бұрын
Wow welldone my goosebumps reminded me when I was kid. Thanks
@aiys11
@aiys11 11 ай бұрын
Struggling to pronounce her second name but enjoying her beautiful voice🔥🔥 maasha Allah. Alle ayaa baxsha talent ka❤
@user-wt2kd4np6z
@user-wt2kd4np6z 10 ай бұрын
Surweelka Maya maya
@user-ve3rx6xl7g
@user-ve3rx6xl7g 3 ай бұрын
Case
@user-sk1xm7er6b
@user-sk1xm7er6b 8 ай бұрын
BRAVO ❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤
@abdirahman6602
@abdirahman6602 11 ай бұрын
Wlhi way dhaanta kuwa maanta inoo fananinta ah afkana umay dhalan caleek
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Күн бұрын
Qof Soomaali ah qof ka fiican anigu meel kuma ogi. Soomaaliya ha noolaato
@rashidkhayr6777
@rashidkhayr6777 Жыл бұрын
hirut barchi dimsish batam das yilal
@user-lj3it5fl5j
@user-lj3it5fl5j 9 ай бұрын
Namaste
@user-nf8jw1uj4h
@user-nf8jw1uj4h 10 ай бұрын
Lovely music that touches deep inside ones soul !!!
@user-kr6hw5jo9y
@user-kr6hw5jo9y 9 ай бұрын
Saam
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 10 ай бұрын
Esh cala fanan foosiyo wnku wata
@maxamuudaadan-zw2dn
@maxamuudaadan-zw2dn 29 күн бұрын
❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@cabdilaahijaanale4468
@cabdilaahijaanale4468 6 ай бұрын
Amaana dalka iyo dadka soomaaliyeed Hala ilaaliyo bad iyo beriba
@user-fj2tv9sh2p
@user-fj2tv9sh2p 8 ай бұрын
Horty inanantu Hestu Halkedi bey dhigty Lkn magacedu Waa iga yaabi😂😂😂
@MaxamedAsad-je2dl
@MaxamedAsad-je2dl 28 күн бұрын
😊 Pp❤ ❤ P
@mhassan0163
@mhassan0163 11 ай бұрын
Hala dhiirri geliyo gabadhan wakhti badan gelisay heesaha Somalida
@user-cf5qr2tb1t
@user-cf5qr2tb1t 6 ай бұрын
Codka iyo muustikada ma is wataan
@abukarcaska8258
@abukarcaska8258 Жыл бұрын
Ajnabi ha ahaato lkn aadbag ufcnthy
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 4 ай бұрын
Ma naagta laabta qaawan er madaxa qaawan ayaad garab dhigaysasn gabdhaha Soomaaliyeed ee sharafta lagu hagoogay.
@user-rs7pp8rc5b
@user-rs7pp8rc5b 9 ай бұрын
😅
@jimcaalemedia7337
@jimcaalemedia7337 Жыл бұрын
Wey dadaashay lkn magaarto maamadi qaaday
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed Жыл бұрын
Gabadhani Soomaali maaha miyaa ? Magaceedaaba cajiibee😂
@mohamedabdi6266
@mohamedabdi6266 11 ай бұрын
Ma ahan soomaali
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 11 ай бұрын
waa xabishiyad hooyaded ayaa somali ah
@hassanabdi1013
@hassanabdi1013 11 ай бұрын
Gabadha heesta qaadayesa waa Ethiopian hestuna wxy kahadleysaa dhulkeey haystaan and waxa lagahadlayo gabadhbey uhaysataa miyaa 😅😅😅😅😅
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 10 ай бұрын
Halkaas noo yara fasir sxb adoo mahadsan.
@user-zq1xb1pd1z
@user-zq1xb1pd1z 9 ай бұрын
Beenta iska daa walal
Hirut Teklehaimanot | Heesta Kalgacayl | Xasuustii Hibo Nuura
9:03
Astaan Music
Рет қаралды 289 М.
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 24 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 93 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 54 МЛН
AYAAN WADANI IYO YUSUF XAYBARO | WARAN CAASHAQ | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
10:48
Sagal Haldhaa | Heesta Bixiso | Xasuustii Khadra Daahir Cige
9:59
Astaan Music
Рет қаралды 243 М.
Heesta Wakhti (OFFICIAL VIDEO) Codkii Kaltuun Bacado  HD
6:21
SlntvEurope
Рет қаралды 3,1 МЛН
CAASHA KIIN || HADIMADDA  NAFTAYDA || ASTAAN MUSIC 2024.
4:46
Astaan Music
Рет қаралды 21 М.
Qaaci Show | Cabdi Madoobe iyo Nimco Ladan | Astaan | 2021
29:59
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 24 МЛН