Rooda kayf - Allahayow dhib badanaa.

  Рет қаралды 252,389

Astaan

Astaan

6 ай бұрын

Rooda kayf - Allahayow dhib badanaa.
Erayada Muuse Cali Weji, Laxanka Jiim Sheekh Muumin. waxa hore u qaaday Kinsi Xaaji Aadan.

Пікірлер: 118
@mohaabdi3534
@mohaabdi3534 6 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyay ee dhagaysta waa aniga malaha like iisaar hadaan kaa soo horeeyay
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics 6 ай бұрын
Waa sababta aanu u dhiman fanka somaliyeed hadba ruuxba bila “waa markii rooda kayf caleyk caleyk 👏
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 Ай бұрын
Rooda kayf heesaha qaraamiga ah laguma gaadho❤🎉
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 6 ай бұрын
Gabdhan hesaha qaaraamigaa luguma heesto bartedey dhigeysaa 100/100❤❤
@hallad598
@hallad598 6 ай бұрын
Heestan qaraami ma aha. Heesaha qaraamigu waa kuwa jaad gooni ah oo fanaaniin badan midba mar ku luqeeyey. Qaraamiga waxaa ka mid ah: raaxeeye, aroor, ciil, kaar, hayaan, madiix, riftoon, nugul, jiib, xaafuun, laac, beerdillaacshe iyo kuwo kale.
@omaribrahim5264
@omaribrahim5264 6 ай бұрын
No one is paying credit to the great music at the background. ✊✊
@user-ht3zs8tu1s
@user-ht3zs8tu1s 6 ай бұрын
Mansha alaah ilaahay ba cod siiyey Rooda keyf halkeeday dhigtay heesaha kinsi iyo sahra axmed laguma degdego waayo waxay leeyihiin danan ay adagtahay in qof waliba ku heeso cajiib ❤
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 6 ай бұрын
She just song exactly like mama kiinsi. Illaahay ha u naaxaariisto. Amiin
@saidomar2434
@saidomar2434 6 ай бұрын
Hurdoo dhabaan markaan dhigo dhelalaboo tosee. Dhadhabka iyo riyoduu intay taloodu dhowdee....😢😢😢
@Mahrez7596
@Mahrez7596 7 күн бұрын
Xidigtiii ceerigaabo wallee dib bay u soo noolaysay fankii😢❤
@Queen_girl4838
@Queen_girl4838 Ай бұрын
Please roda kaan cood wa dhafay bravo , machallah ilahay haku barakeeyo amiin ❤ wan ku salamay from jabuti 🇩🇯
@suldaanofficially
@suldaanofficially 5 ай бұрын
Qalbi meel ku dheehani Tolow maygu dhololaa ❤
@ismailomar2004
@ismailomar2004 6 ай бұрын
Reer waqooyi tone ayuu Alle ugu deeqay .. kinzi Xaaji Aadan ayay nasoo xusuusisay
@Haykal.fitness
@Haykal.fitness 3 ай бұрын
Golden voice rodo keyf ❤
@najibabdullahi5416
@najibabdullahi5416 22 күн бұрын
Waqtigii fanku qiimaha lahaa wey ka soo habsantey mida ugu mudan haddey noqon weyn lahayd ta labaad cidna kumay haysan lahayn caleyk ❤
@maaghonest157
@maaghonest157 6 ай бұрын
Dhimayaana 😢, ladhacyaana 😢. Xanuun xanuun waaye heesta.
@43jr57
@43jr57 6 ай бұрын
Hadaad 2090 akhrida fariintayda awoowga ban ahay😂😢 ka faidayso wkhtiga ilbidhiqsi kasta oo lacag shqyso 😢majiro jacayl bilaash ah kuwa wanaagsn wxa helaya kuwa shqysa😢😂 Rooda kayf👸
@imbashiir1825
@imbashiir1825 6 ай бұрын
😂😂😂 noo soo duceeya awoowayaal😂
@ismaanurse3038
@ismaanurse3038 6 ай бұрын
Waa beentiisa 😂😂😂
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 6 ай бұрын
Waa diyaar😂😂😂
@ayannadugsiye
@ayannadugsiye 6 ай бұрын
Xaqiiqbad ka hadashay
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 Ай бұрын
Jacaylkii dhabta ahaa❤😮
@MohamedAli-hf2yc
@MohamedAli-hf2yc 5 ай бұрын
Yaa salaam rooda kayf waa fanka maanta nool❤
@engabdihassanlodoon4303
@engabdihassanlodoon4303 5 ай бұрын
Masha Allah Rooda Kayf Mara'waaxid Codbaa Alaha kuu Barakeeyo Huuno Codka Iyo Caqliga iyo Caafimaadka.f..From Borama
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 6 ай бұрын
Ragga ka danbeeyaa siday ugu raaxeysanayaan codkeeda bal ufiirsada, kinsi xaaji aadan wey nooshahay intay rooda kayf inala joogto
@Somali_in_south_africa
@Somali_in_south_africa 5 ай бұрын
Waa wataaa roodo keyf halkeedii ayey dhigtay
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 6 ай бұрын
Heestan si gaara u jeclahay xasusti kinsi xaaji aadan 💔.
@abdilahiahmed686
@abdilahiahmed686 6 ай бұрын
Masha Allah caadi mha Rooda keyf si wcn ayey u qaaday
@ahmedothman9791
@ahmedothman9791 6 ай бұрын
Xusuustii Kinsi Xaaji Adan,AUN❤
@user-bb6vz2kd5x
@user-bb6vz2kd5x 5 ай бұрын
Mnsha Allah rooda keef halkeeda waad dhigtee
@user-gi7ms7ey4z
@user-gi7ms7ey4z 4 ай бұрын
Calayka rooda kayf msha allh
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 5 ай бұрын
Gabadhaa waxay u baahantahay heeso cusub oo kuwaa qaraamiga ah loo dhiibo. Waa heersare.
@XudayfiAbaadir
@XudayfiAbaadir 6 ай бұрын
Fananadaydie rooda keyf ❤
@ismacildictionary5394
@ismacildictionary5394 6 ай бұрын
Run ahanti rodo keyf mar la arag waye ❤❤❤
@user-ye7ss2vr4g
@user-ye7ss2vr4g 3 ай бұрын
Kinsi xaji aadan Hotel juba Mogadishu 1989 Abtigay ba gacanta I hayay I love waayo waayo
@Buxx0923
@Buxx0923 6 ай бұрын
MASHA ALLAH...wllhi Rooda Keyf waaba KInsi (AUN) Xaaji Adan uun..codka iyo stylekaba waa perfect. AND THE SONG IS ONE MY FAVOR SONGS of Kinsi H Adan's COLLECTI9N.❤❤
@ayanlespancher5978
@ayanlespancher5978 6 ай бұрын
ALLH haku naxariisoto awooowo Muse Ali Hassan
@hasanbaylechannelofficial3413
@hasanbaylechannelofficial3413 2 ай бұрын
Waa kee kuwan tumaya
@yuzavturkezh8645
@yuzavturkezh8645 26 күн бұрын
Waa abwaanka heesta lahaaaa
@brownsanja4540
@brownsanja4540 6 ай бұрын
She is a superstar!!
@ismDirir
@ismDirir 3 ай бұрын
Asc rooda waad ku haboontahay codkaaga wanaagsan boqolkiibi boqol sikaste aad u heestid allah ku siiysy u dhalatay ❤❤❤
@user-zc3lw6ld8r
@user-zc3lw6ld8r 6 ай бұрын
❤asal Mesheedii bd dhigty
@HibaaqAynanshe-um6px
@HibaaqAynanshe-um6px 6 ай бұрын
MAANSHAALLAH MY QUEEN ❤❤❤❤❤❤ FROM PARIS(FRANCE). QALBI MEEL KU DHEEHAN TOLOOW MEYGU DHOLOLAA!!!!!! NOOLOOW HABO
@Narjila12
@Narjila12 6 ай бұрын
Wow qofki u horeyey ahyd😢😂❤❤
@user-hc9kf5db5g
@user-hc9kf5db5g 6 ай бұрын
Yurub geenyo kaga horaysay mlha
@hasanabdirahman8693
@hasanabdirahman8693 4 ай бұрын
Hurdo dhaban markaan dhigu Dheelalaabo toosee. Dhadhabkiyo riyadu waa Intay taladu dhaw dee. Qalbi meel ku dheehane Tolow ma iigu dholoshaa.
@RaaqiyaXasan-cm7ct
@RaaqiyaXasan-cm7ct 6 ай бұрын
Mashaa allh ❤❤❤❤ roodo keep going ❤
@umerhassen8011
@umerhassen8011 2 ай бұрын
Very amazing sound mind blowing song
@hasanbaylechannelofficial3413
@hasanbaylechannelofficial3413 2 ай бұрын
Inta coment akhris ka ah like igu dhaaf
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 6 ай бұрын
MaashaaAllaah❤wax aan ku qiyaaso ma leh😊💖😍
@sahalcaydiidmohamed
@sahalcaydiidmohamed 4 ай бұрын
Mshaalaa rooda ka wad
@cabdilaahiiidaan2399
@cabdilaahiiidaan2399 6 ай бұрын
Top sound roda❤
@naimaahmad6876
@naimaahmad6876 6 ай бұрын
Rooda kayf 🎤❤️
@mohamoudabdi5190
@mohamoudabdi5190 4 ай бұрын
Ax yaa.rooda❤❤❤❤
@user-hb5zh1se7i
@user-hb5zh1se7i 6 ай бұрын
Qoftaan wey gadantay🎉🎉
@YassinAmigoAhmed
@YassinAmigoAhmed 6 ай бұрын
Cagartah woow ❤❤❤❤❤
@Ubaxqli-yw9tm
@Ubaxqli-yw9tm 6 ай бұрын
Wax ku dhigan kama helin warkisa jecylki dhabta ahaaaa xusus❤😅
@Heeso-nt2wf
@Heeso-nt2wf 3 ай бұрын
Erayadii abwaan cabdi cali wayd Laxankii Cabdiraxmaan Dheere Riwaaydii sodohdaa ku jeclaatay 1978
@caaqilyare2647
@caaqilyare2647 6 ай бұрын
Midig: ustaad muqbil kaban Ustaad abdullahi liban kaban Cali buulle organ/keybord Cabdulahi bonge darbuuko Ustaad bukur yare boonge intas waxa usi dheer bukur inu tumo guitar bass iyo organka Iyo mss keyf❤❤
@xaajigalacagta8285
@xaajigalacagta8285 6 ай бұрын
Miss roodo waxba lagama qaban karo ❤❤
@mataan4137
@mataan4137 2 ай бұрын
The best song 🎵 ❤❤
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm 16 күн бұрын
❤❤❤
@dualegaphane8583
@dualegaphane8583 6 ай бұрын
Amazing
@avvsadiqadanali
@avvsadiqadanali 6 ай бұрын
Roda kayf waxay dhalin yarada dheeryahay inay sikal sooni lehcodkeeda u isticmaasho ayadoon iska dhigayn fanaankii hore
@user-gz9mx6nq1i
@user-gz9mx6nq1i Ай бұрын
Wooof ❤
@mohamoudabdi5190
@mohamoudabdi5190 4 ай бұрын
Rooda alle hawnaxristo kinsi xaaji.adan halkeeda.ayd dhigtay
@user-pe4qh6id8h
@user-pe4qh6id8h 6 ай бұрын
Darted ban danka ugu biraya anigo abwan harti abwan siciid ah
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 2 ай бұрын
Waa keentay,.heer sare
@user-pl9is4fc5o
@user-pl9is4fc5o 2 ай бұрын
ايقاع سعودي
@user-sp2bn7px9w
@user-sp2bn7px9w 5 ай бұрын
Codba ku dhex bakhtiyay Tan Yar 😂🎉
@arizaakhersi8970
@arizaakhersi8970 6 ай бұрын
Sound wow
@abdiqays5082
@abdiqays5082 6 ай бұрын
Rooda inoo qaad Heesta uma galin sinaba ❤
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 6 ай бұрын
Tan Yar Caadi Bay U Waaleen saanad kahor Sidan Way Dhaantay.
@niyaaladem
@niyaaladem 6 ай бұрын
?
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 Ай бұрын
28/6/2024 Sidaan dhoof ugaga tagay wax ku dhigan kamaan helin warkiisii jacaylkii dhabta ahaaa 😢😢😢
@AbdiEgal-wl5iq
@AbdiEgal-wl5iq 25 күн бұрын
That's why Hargeisa Somaliland u tahay HOYGII FANKA!❤🎉
@barlexlee7660
@barlexlee7660 6 ай бұрын
Cakuye jicliyaa waxii jiilka hore ku dhaqan ahaa...,
@Abdiqaniali-wk9sz
@Abdiqaniali-wk9sz 6 ай бұрын
Qalbi mel kudhehani tolow maygu Dhololaa
@ALOOLQARAAM
@ALOOLQARAAM 6 ай бұрын
TV weyn ayaad tihiine iska saxa xogta heesta, Laxanka iyo ereyadaba dad aan lahayn ayaad ku sheegteen heesta Ereyadeeda Cabdi Cali Weyd ayaa leh halka laxanka uu leeyahay Cabdiraxmaan Dheere.
@tayasiirciise3602
@tayasiirciise3602 5 ай бұрын
Nio waad dag dagysaa iska hubso
@dhirtaiyowaxtarkeeda425
@dhirtaiyowaxtarkeeda425 5 ай бұрын
Waxay dhigtay halkeedi ❤❤❤😂http
@Buxx0923
@Buxx0923 6 ай бұрын
Waxa aan heestan kusii jeclaaday waxa weeyaan RAGA Heavyweight-ka ah ee tumayaa muusiga❤❤
@omaribrahim5264
@omaribrahim5264 6 ай бұрын
Waa kula qabaa and the great musical genius
@user-wg5fi5pt2s
@user-wg5fi5pt2s 5 ай бұрын
Qisadas anigy igu dhacdy😢😢😢😢
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 6 ай бұрын
From 1978 up to now first female singer that I have ever seen in somalia
@HA-jq1mu
@HA-jq1mu 6 ай бұрын
Where have you been hiding, how is this the first you’ve seen 😂😂
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 6 ай бұрын
@@HA-jq1mu i mean best female singer i have ever seen from that time
@SareyFarah
@SareyFarah 6 ай бұрын
​@@mustafeadan6924did you forget Halimo Khalif Magool?
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 6 ай бұрын
@@SareyFarah oh sorry brother
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg 6 ай бұрын
Somaliland*
@naasirbashiir358
@naasirbashiir358 6 ай бұрын
Markaad heestii inadeertaa ku raaxaysanaysid
@abdiraxmanahmed1138
@abdiraxmanahmed1138 2 ай бұрын
kun ayan ka dhigay like ta❤
@Maeyann9
@Maeyann9 6 ай бұрын
Roodo meelwalba waad joogta adeero ha isboobin isdaji in lahaa xiso dhicin
@jibriilabdishakurali614
@jibriilabdishakurali614 4 ай бұрын
Anoo suxuuranaya ayey ii baxayaa "Allahayow dhib badanaa" hala yaa keyf
@mubariccsamadxusen5401
@mubariccsamadxusen5401 6 ай бұрын
Kinsi Xaaji aadan ta wakhtigan
@kg6987
@kg6987 6 ай бұрын
Maalmahan wax Roda keyf aheyn ma dhageysto ba
@gufgufale2646
@gufgufale2646 6 ай бұрын
Roodo keyf barteda ayey dhigtay heesta
@abdullahsamaduh
@abdullahsamaduh 6 ай бұрын
Barteeda ayey dhigtay
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 Ай бұрын
Dhalin yaro U kacday fankii dhintay bay dib u soo nooleeyeen
@zidikabdi5233
@zidikabdi5233 6 ай бұрын
Eeshqiyaasak
@fe8445
@fe8445 25 күн бұрын
Astaan diinta marnaba sooma qaadataan. Heeso uun baad soo daysaan.
@siciidali4034
@siciidali4034 6 ай бұрын
Kinsi may dhiman nooloow indr duriyaddii ceerigaabo ❤❤❤❤❤
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 6 ай бұрын
Xaaji Aadan reer Burcuu ahaa hadaadan ka wadin Roodaa reer Ceeri ah
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
Erayadda Muuse Cali Weji AHUN Laxanka Jiim Sheekh Muumin AHN Luuqdda Kinsi Xaaji Aadan AHUN.
@___saxarla
@___saxarla 3 ай бұрын
Erayada waxaan ku maqlay cabdi cali weyd, laxankana cabdiraxmaan dheere, kebaa saxsan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
@@___saxarla Muuse Ali Weji AHUN Ayaa Erayada lahaa Walaal - Mahdsnid.
@Heeso-nt2wf
@Heeso-nt2wf 3 ай бұрын
​@@___saxarla ada saxan walal waxaanay ku jirty erayada cabdi cali wayd ba le laxankana Cabdiraxmaan Dheere wxnay kujirty riwaayad la odhan jiry sodohdaa ku jeclaatay o 1978 kii la dhigay
@Alisacudi
@Alisacudi 2 ай бұрын
Cawa habeen khamiisa 15/5/2024 Durba sandkiiba kla badh ku dhow Allow cimriga cafimaka no siyaadi Wxn jooga berbera wn iska jecelahay qaraamiga
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
INANTU MA GADHWEYNBAA?? COD WACANAA??
@azuummohmouth100
@azuummohmouth100 2 ай бұрын
Gadhwayn wayo😮😂
@user-nd7rg5xe9f
@user-nd7rg5xe9f 15 күн бұрын
Haah
@fe8445
@fe8445 25 күн бұрын
Siday u lebisan tahay kuma haboona dhaqan iyo diin Soomaali. Waa inay ku baraarugsan tahay dadka daawanaya.
Rooda Keyf - Ma Jin baa ma Jaanbaa?
5:25
Astaan
Рет қаралды 188 М.
Rooda kayf | Heesta Yufle
3:35
Astaan
Рет қаралды 993 М.
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 114 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
YURUB GEENYO HEESTII LAANTA UBAXA XASUUSTII KINSI XAAJI AADAN.
6:03
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 531 М.
RODA KAYF HEESO Mix  Qaaci CUSUB 2022
21:53
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 211 М.
ايمان الشريف - الكمونة | 2024 Eman El Shareef - Alkmona
5:29
ايمان الشريف Eman Elshareef
Рет қаралды 278 М.
ROODA KAYF | BAL EEG | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Rooda Kayf
Рет қаралды 161 М.
Rooda Kayf - Heesta - Haka Dhicin Sallaamada - Astaan Music 2022
6:23
Astaan Music
Рет қаралды 2,9 МЛН
Rooda Kayf | Heesta Yufle
3:35
Astaan Music
Рет қаралды 523 М.
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,7 МЛН
GET BURNED BY TOUTCHING A POT OF CARDBOARD!#asmr
0:18
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 17 МЛН
Потоп из какашек??? @zackdfilms - автор анимации.
0:31
Время знаний
Рет қаралды 5 МЛН
tom with Jerry 😱 #funny
0:12
Nemi Shorts
Рет қаралды 22 МЛН
Стюардесса спасла пассажирку😳
1:00
Kinooff
Рет қаралды 1,8 МЛН
КЕПКА КОМАРОВ
0:16
KINO KAIF
Рет қаралды 17 МЛН
Don’t Stealing 👵Moral Stories for kids #kidsvideos #goodhabits #youtubekids #cartoon
0:21
Elizabeth and Briceida Learning & Fun
Рет қаралды 45 МЛН