Rooda Keyf - Ma Jin baa ma Jaanbaa?

  Рет қаралды 188,745

Astaan

Astaan

7 ай бұрын

Rooda Keyf- Ma Jin baa ma Jaanbaa?
Erayada: Cabdullaahi Diiriye Sooraan
Waxa hore u qaaday Faadumo Cabdullaahi Maandeeq
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 133
@sudaysiquraysh3834
@sudaysiquraysh3834 6 ай бұрын
Rooda kayf boqorada masraxa walee wey ku raaxaysaty heesta wxa kale dhihi maaye waa mar la arag dunida soo martey ❤
@HiboSheikhcumar
@HiboSheikhcumar 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumocqani321
@fadumocqani321 2 ай бұрын
11111QQQQQ🎉Q🎉🎉Q🎉QQ🎉QQ🎉!🎉3×++-+++1QQ1​@@HiboSheikhcumar
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 7 ай бұрын
Gabadhu waa cod macaan tahay lkn ereyada qayb bay yara khaladay halka Ay leedahay: hadba jeedalka u dhiga iyo waxa la jaar ahba, ma ahan sida saxda aha waa: Dadka laba jar daaqaa Jir-jiroole siduu yahay hadba jeego kuu dhiga ee aan dhannaba jirin, iyo waxa la jaad ahba jaliilkaan ka magan galaye. Jirjiroole: waa bahal yar oo qalajista u eg, oo hadba midab isku yeela (is bedbedala), dhulka miyiga ahna laga helo
@DrmohamedHalaa
@DrmohamedHalaa 7 ай бұрын
Absolutely, thank you walaalo.
@SareyFarah
@SareyFarah 6 ай бұрын
Wow Gold voice ❤ishcalaa Calaa Cod👌 ❤Majimbaa majaanbaa❤Xasuustii Faadumo Abdullaahi Kaahin(Maandeeq) 28.01.2024❤Sunday❤😊
@MubYus
@MubYus 5 ай бұрын
Rooda Keyf, ayaa ugu cod macaan fanaaniita.
@amooreyareoffical3110
@amooreyareoffical3110 7 ай бұрын
Woof Clayk Dadkii fanka Lahaa Roodo kayf Heeska Halkeedi Bay dhigtay Runtii Faaduma Abdilahi Kaahin maandeeq kama Liidato in kasto fankii Hore qiimo lahaa❤✍️✅️✅️✅️
@AbdiweliMoahamedAbdullaahi
@AbdiweliMoahamedAbdullaahi 7 ай бұрын
Caadi maaha sxb Qurac_Mudul ayaan soo xusuustay
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 7 ай бұрын
Waaaw hees iyo badh ayey qaaday waa xasuustii fannaanadii weynd faadumo c.laahi kaahin (maandeeq). Heestan waxaa ereyadeeda lahaa abwaan/fannaan/laxamayste c.laahi diiriye sooraan Ahn. kabanka waxaa lahaa fannaan/laxamayste saalax qaasim naaji.
@MIDWAN8878
@MIDWAN8878 7 ай бұрын
2024 ❤ Jacayl heestaan yaa ila'dhageesanaya
@mawlidcabdilaahi4074
@mawlidcabdilaahi4074 17 сағат бұрын
Heestan xasus igu leh ❤😮❤😮
@aducaale328
@aducaale328 7 ай бұрын
أحلى صوت روضة كيف❤
@GalowGobiye
@GalowGobiye 7 ай бұрын
Ahleeeeeeen Roodo Rashiid Maxamuud❤ Birtaad ugu dhufatay🥰
@oamaer
@oamaer 3 ай бұрын
This girl is killing me with this song, yaslaaaaaaaaaam.
@HiboSheikhcumar
@HiboSheikhcumar 3 ай бұрын
Caalasaesf❤❤❤❤❤❤❤❤
@IsemalKadra-xh3hp
@IsemalKadra-xh3hp 3 ай бұрын
Wooow laakayaab roda kef allah abkar mashallah inadeer roda yare.....❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 7 ай бұрын
fankii caadiga aha ee hibada aha weeyi rooda ax yaa cod ❤
@hilaljelle-gj1jk
@hilaljelle-gj1jk 4 ай бұрын
Aamina Cabdilaahi AUN iyo Maandeeq oo la isku daray dheh. Masha Allah
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 7 ай бұрын
Xusuustii Faadumo C.laahi Kaahin (Maandeeq), heestaas waxay ku jirtaa heesaha ugu laxanka macaan heesaha, waxaan xusuustaa habeen aan safar ahaa aan kaligeed dhagaysanayay muddo laba saac ah Garowe To Xaaji kheyr.
@DrCabdirisaaqYousuf
@DrCabdirisaaqYousuf 5 ай бұрын
Rooda Keyf ❤ Waa fanaanad Allah hibo u siiyey cad rabaani ah. Waa ruuxdii fanka casriga, waxay carfisey fanka casrigaa, xilli soomalidu lahayn ama ka caagan tahay dawlad fanka iyo Afka horumarisa. Inagoo burburney hadana dhinaca fanka, kaalintii iyo doorkeeniii waan sii xajisanaynaa. Rooda waxaan u rajaynayaa, inay fanka heer ka gaadho.
@cqanioomaar4489
@cqanioomaar4489 2 ай бұрын
Allaylehe way ku raaxaysatayba, kayf yaa Rooda.
@xudaydigraphics24
@xudaydigraphics24 7 ай бұрын
23dii decembar 2023. Waxaad mooda wax walba inaanay sidaad rabtid u socon , kawaran se hadii qof walba siduu rabo noloshu u yeeli lahayd , wax xumaadaba lama arkeen , cidna Cid kale ma qalbi jabiseen ee jacaylkaa waari lahaa , kawaranse haddii duniduba ahaan lahayd jacayl uun oo aanu nacaybkuba jiri lahayn , wax waliba si qurux badan bay u socon lahaayeen.
@Ubaxqli-yw9tm
@Ubaxqli-yw9tm 7 ай бұрын
Faraxd ayaynu udhimn lahaype ❤❤❤
@ceebla82
@ceebla82 7 ай бұрын
Esh caleeek🎉❤ yaaa rawda💃🎸
@mustafaomar7362
@mustafaomar7362 7 ай бұрын
Masha Allah Rooda
@MubYus
@MubYus 5 ай бұрын
Xusuustii Faadumo cabdulaahi Maandeeq.
@osobsaed1796
@osobsaed1796 7 ай бұрын
Wow amazing ❤😍🎻
@user-hx2mh7pw8m
@user-hx2mh7pw8m 7 ай бұрын
Wooooow❤❤❤❤❤❤
@burcaawi-qt5xf
@burcaawi-qt5xf 5 ай бұрын
Somali wasmo somali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deqaabdi2090
@deqaabdi2090 7 ай бұрын
MashaAllah cod iyo qurux🥰🥰🥰👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿
@xadaari129
@xadaari129 7 ай бұрын
axyaa kayf ❤
@ahmedbashiosman2802
@ahmedbashiosman2802 7 ай бұрын
Woooooow❤❤❤
@mohamedwarsame8967
@mohamedwarsame8967 7 ай бұрын
Maansha alaah waaw
@umunaslihan1875
@umunaslihan1875 7 ай бұрын
Oof caleyk❤
@suldaanofficially
@suldaanofficially 7 ай бұрын
❤ ❤❤
@UpdiasiisJama-yz8bo
@UpdiasiisJama-yz8bo 5 ай бұрын
Woow wooow wooow rooda keyf ❤❤❤❤😮😮😮😮😮
@Sacad.Official
@Sacad.Official 7 ай бұрын
Eshcala Yaa Rooda 🎉❤
@HamthebuuxZultan-py5mr
@HamthebuuxZultan-py5mr 2 ай бұрын
Rooda keyf😢❤
@AyuchAbdinor
@AyuchAbdinor 3 ай бұрын
Wow wow ❤
@mustafaismail5630
@mustafaismail5630 7 ай бұрын
Calayk calayk yaa keyf❤
@rukiyahashi-xd2iv
@rukiyahashi-xd2iv 7 ай бұрын
Waaw
@Abdallakinghonesty10
@Abdallakinghonesty10 4 ай бұрын
Woow❤
@gumball894
@gumball894 6 ай бұрын
Axya sawt❤ halkeediiba dhigtay wllhi maandeeq🙏🫶🫶🫶🫶🫶🫶
@xaredmaintance8215
@xaredmaintance8215 7 ай бұрын
wawawawawawawaw mayee waa adi
@Baqdaadi1
@Baqdaadi1 2 ай бұрын
Afka caano lagugu qabay❤
@HasancabdiA
@HasancabdiA 3 ай бұрын
Waaw❤ roda kyf
@Ubaxqli-yw9tm
@Ubaxqli-yw9tm 7 ай бұрын
Wewe fanki asalka ahaaa❤
@user-vy2zq9sy1h
@user-vy2zq9sy1h 5 ай бұрын
rooda keyf Gabdha ugu codmacan habalah somaliyeed 😢
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 7 ай бұрын
Woow joog jalaqsani iyo codba Allah waa ku manaystay.
@YasiinCmara
@YasiinCmara Ай бұрын
Wooooow❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukriismacil7428
@shukriismacil7428 3 ай бұрын
Ayyy axsan cod❤
@abdifataxnaasir5697
@abdifataxnaasir5697 7 ай бұрын
Axsan sawt rooda keyf halkeeday dhigtay ❤❤
@haliimaalielmi9333
@haliimaalielmi9333 6 ай бұрын
Roodo kayf my only fanaanad ❤ Gold voice ❤😊
@husseinhashihussein7531
@husseinhashihussein7531 5 ай бұрын
❤❤❤❤ Esh calaa Cod
@med-med1moud8.
@med-med1moud8. 7 ай бұрын
Wooow🎉🎉🎉
@user-jk6gv3mo3m
@user-jk6gv3mo3m 6 ай бұрын
Asxan hees aad umacaan❤❤
@user-cy1dy5sy6j
@user-cy1dy5sy6j 7 ай бұрын
waaaaaw❤😢😢😢
@YFC-lo9nj
@YFC-lo9nj Ай бұрын
Reer Ceerigaabo. Khaatumo State of Somalia
@user-by3xk4qn8r
@user-by3xk4qn8r Ай бұрын
❤❤❤❤
@gesood1
@gesood1 5 ай бұрын
I love Rodo
@Inaboordaan571
@Inaboordaan571 24 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 7 ай бұрын
Ninyow fariidan yar asal duruyada waan saxey awowo illahey nin durayda naceb nin kaagama dhigo why ghada qudhanka nagu bdan duruyadi in la badiyaa la rabaa madaama qaar qudhmeen
@azuummohmouth100
@azuummohmouth100 2 ай бұрын
Mxd hadalka uga jeda mxa qudhmiyey qar duriyada kmida😳😂
@MameMoalin-sy1im
@MameMoalin-sy1im 2 ай бұрын
Heesta Iguma Sooctee Rooda igu socota
@maxamedcali3613
@maxamedcali3613 7 ай бұрын
Ax yaa indeeri❤😮
@CabdiraxmaanHarbeeye
@CabdiraxmaanHarbeeye 7 ай бұрын
Yaa zalaam❤❤❤❤
@hamdahaji9830
@hamdahaji9830 2 ай бұрын
100/100🎉❤
@quensamra7989
@quensamra7989 3 ай бұрын
Wayku bashaashy alaylehe❤
@djkimovich
@djkimovich 5 ай бұрын
I aamin #Najmo_Nashaad waan kaa keclahah🤗💚❤️🧡💛💜🌍
@nabiihachocolatina3240
@nabiihachocolatina3240 2 ай бұрын
Ma jin ba ma jaan baa 😢😢😢😢 jcyl ba
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Ай бұрын
Roodaay waa inoo 2036ka inshaalah anigoo 50jira
@user-lz9zn2rx2w
@user-lz9zn2rx2w 25 күн бұрын
Yo 50 sano 😂
@apdleseid2574
@apdleseid2574 3 ай бұрын
Rooda kayf sowtu cajiib❤
@DavidEric1
@DavidEric1 7 ай бұрын
Rooda Kayf Saaxiib midhaha Iska sax . Qosolka badana iska dhaaf . Heestu Waa calaacal qosol ma soo gali karo
@abdikifaxbadal6196
@abdikifaxbadal6196 2 ай бұрын
Sun, may 19 2024🎧❤❤
@Abdallakinghonesty10
@Abdallakinghonesty10 4 ай бұрын
Wee weynka Roda kayf❤
@kadiraabdiadan8956
@kadiraabdiadan8956 Ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Shaakaal252
@Shaakaal252 6 ай бұрын
@cabdiraxmaanhasan5559
@cabdiraxmaanhasan5559 7 ай бұрын
wooow good action
@AMENKALEV
@AMENKALEV 4 ай бұрын
Jax golden voice 💛
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Waa Jin iyo jaaaaan.
@claahi4095
@claahi4095 7 ай бұрын
Fadumo cabdulahi kahin igu sodhacday meshedi baa dhigtay
@mubaarigxamse6490
@mubaarigxamse6490 5 ай бұрын
Alle kuma qado wxd thy wx kle❤❤❤❤❤🙆🙆🙆
@abdullahihussein9340
@abdullahihussein9340 7 ай бұрын
Gabadhu waa ay fiican tahay, laakiin action-keedu ma aha sidii qof murugeysan oo jaceylkiisa waayey. Soo saareyaasha heesuhu waa in ay baraan action ka tarjumaya farriinta heeska.
@jonasmk8231
@jonasmk8231 6 ай бұрын
Haa actionka iyo heestu isma laha
@kg6987
@kg6987 3 ай бұрын
Fananiinta dambe oo dhan waxasa ka maqan
@EngAbdullahiAbdiaziz
@EngAbdullahiAbdiaziz 4 ай бұрын
Dadka laba jar daaqa ah Jir jiroole siduu yahay Hadba jeega kuu dhiga Ee aa dhannaba jirin Iyo wixii lajaad ahbaa Jaliilkaan kamagan galay Sida saxda ah wa sidan, erayadan wey yar qaladay.
@jonasmk8231
@jonasmk8231 7 ай бұрын
Fadumo Cabdilahi Kaahin (Maandeeq)
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 Ай бұрын
28/6/2024 🎉jml❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AbshirYuusuf-cu7wl
@AbshirYuusuf-cu7wl 2 ай бұрын
❤ m.a
@BoqoreMahamud
@BoqoreMahamud 7 ай бұрын
Rooda keyf
@abdikeniahmednour3780
@abdikeniahmednour3780 7 ай бұрын
Yaa salaam meel ay leedahay ayay dhigtay.
@user-zm4ul8nz4b
@user-zm4ul8nz4b 3 ай бұрын
Wankahelay❤❤❤
@hamzefaysal3221
@hamzefaysal3221 2 ай бұрын
Jah quruxdeedan codkeeda macan ku ilaawaya🥺
@MubYus
@MubYus 5 ай бұрын
Jin iyo Jaaaaan
@somali7851
@somali7851 5 ай бұрын
Top weeye lkn mandeeeq masoo dhaweyn
@bahdonpopping
@bahdonpopping 6 ай бұрын
Roodo you are beautiful and your voice is gold 🪙
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 7 ай бұрын
Shax shax 🎶 ❤👌
@rukiyahashi-xd2iv
@rukiyahashi-xd2iv 7 ай бұрын
Waxan dhagaystay toban kabadan
@XasandaauudXaaji-sd5lm
@XasandaauudXaaji-sd5lm 7 ай бұрын
Inaa lev kuheesoonin waalagaadareemaa codkaad sooqabsaneysaan markaasaa qosol aan meesha aalin noola imaaneysaan
@Misssugeyso1111
@Misssugeyso1111 7 ай бұрын
Agjooga iga maqan 😢
@garaadqalinle8027
@garaadqalinle8027 Ай бұрын
Cod way haysa lkn way qaladay heesta aniga jooga iga maqan qalbigeygu lama jiro mahan waa aniga jooga iga maqan qalbigeyga lama jiroo
@AbdalaahiMohamed
@AbdalaahiMohamed 4 ай бұрын
Heestan waad ku ceebowday
@ConfusedAurora-bz8sf
@ConfusedAurora-bz8sf 6 ай бұрын
Axsan cod
@Yahyemohamed607
@Yahyemohamed607 7 ай бұрын
Abuurbaa ku xardhan qoftaan.
@mohayare8021
@mohayare8021 3 ай бұрын
Walaalayaal Qoftaan mala qabaa
@musekhadir3888
@musekhadir3888 2 ай бұрын
Moyi
@qalbiholcay9484
@qalbiholcay9484 23 күн бұрын
Mayee isku qarxi 😂
@umerhassen8011
@umerhassen8011 2 ай бұрын
Her flexibility and heart melting sound extremely thrilled and relax my mind
@user-xs7nr7tb9w
@user-xs7nr7tb9w 7 ай бұрын
Heestaan waa kufsatay
@maxamedcabdirahmaan-oq9pk
@maxamedcabdirahmaan-oq9pk 7 ай бұрын
Fast
@yuusufsolane5279
@yuusufsolane5279 3 ай бұрын
Dadka la jirdaaqa ah jir jiroole siduu yahay hadba jeego ku dhiga weye hadba jedalka u dhiga waa khalad
Rooda kayf - Allahayow dhib badanaa.
4:56
Astaan
Рет қаралды 252 М.
Rooda kayf | Laxanka Raaxeeye Burcaawi Qaraami
4:45
Astaan
Рет қаралды 551 М.
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 74 МЛН
Majinbaa majaanbaa | Maandeeq |
10:05
Somali classic songs
Рет қаралды 62 М.
RODA KAYF HEESO Mix  Qaaci CUSUB 2022
21:53
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 211 М.
ROODA KEYF - UDUG - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
2:41
Rooda Kayf
Рет қаралды 3,5 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
Rooda kayf | Heesta Yufle
3:35
Astaan
Рет қаралды 992 М.
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,7 МЛН
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,7 МЛН
КЕПКА КОМАРОВ
0:16
KINO KAIF
Рет қаралды 17 МЛН
ЖЕСТКИЙ ШАПАЛАК👋
0:33
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 252 М.
tom with Jerry 😱 #funny
0:12
Nemi Shorts
Рет қаралды 22 МЛН
Когда ты младший в семье
1:00
Ерболат Жанабылов
Рет қаралды 4,1 МЛН