No video

Autocad | Casharka 1aad | Sameynta Naqshadda Guryaha ( Floor Plan )

  Рет қаралды 31,077

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Muqaalkaan waa Casharka 1aad oo ka mid ah 3 cashar oon ku baraneyno sida loo sameeyo Naqshadda Guryaha ama waxa loo yaqaano (Floor Plan).
waxaan isticmaaleynaa software-ka la yiraadho AutoCAD.
waa inaad taqaano aasaaska software-ka si'aad faa'iidada oogu badan ooga hesho Casharadan.
Fadlan la wadaag asxaabtaada si'ay ooga faaiideystaan inagana dhiiri galin noogu noqoto.
Waxaad casharadan ka daawan kartaa sidoo kale iyagoo chapters ah sifiicanna u kala qeybsan website-keena:
afoogy.com/
Software-ka hadaad u baahantahay waxaad kasoo dagsan kartaa sodon maalin oo bilaash ah:
www.autodesk.c....
wixi talo iyo su'aalo ah commentiga noogu reeb ama nagala soo xariir emailkan:
abdiweliqalif@gmail.com

Пікірлер: 40
@inpektore14
@inpektore14 3 жыл бұрын
Macalin waad mahadsantahay waalagugu soo xirnaan inshalaahu sifiican walaalahaa wax ubar jahlibaa nahareeyay ee waxaad awoodo siiba dhismaha qaybta dhulka hoostiisa, ama bunya taxtiya inay bawsadaan ama ayfuundiyadu isku dayaan, maoga qaar xataa in meeshuu guriga ka dhistay uu qabri yahay ama uu dahab ku aasanyahay sababtoo ah maba loo qodin hoos.
@abdirazakkulmie760
@abdirazakkulmie760 3 жыл бұрын
masha allah ustaadi mahadsanid
@maxamedxuseen7369
@maxamedxuseen7369 4 жыл бұрын
Shukral wll jasaka allaah fadlan kuwan Iyo kuwa lanooca ah soo badi
@ahmedkhayr1902
@ahmedkhayr1902 4 жыл бұрын
mahadsanid ustaad waan ka faaiday wana kula socday ila dhamaadka
@Abdihakem10
@Abdihakem10 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@TripleM896
@TripleM896 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaadi
@haajarnabeel7408
@haajarnabeel7408 3 жыл бұрын
mashaAllah good luck
@iskaarak6503
@iskaarak6503 3 жыл бұрын
Asc gudomiye magaceyga waa cabdiqani xuseyn Masha Allah aad iyo aad ayaan kaaka faa iiday waxaan rabay in aan wax Ku weydiiyo hadii aan Kula soo xariiri Karo wey wanaag sanaan laheyd
@faybul6456
@faybul6456 3 жыл бұрын
Masha allah keep going
@abdiadde9900
@abdiadde9900 3 жыл бұрын
Ustaad thsnks Aadbsnu kaaga faiiday Ee electricsl engenering sibwacan ugaso hadal haday suuragal thy
@hhhhhh6818
@hhhhhh6818 3 жыл бұрын
Thnkz macalim
@abdiaziizmukhtarabdullahik6735
@abdiaziizmukhtarabdullahik6735 4 жыл бұрын
Ustaad xadii an rabo in an barto Jamacada faculty civil engineering miya.
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
Haa iyo sidoo kale architecture
@abdiaziizmukhtarabdullahik6735
@abdiaziizmukhtarabdullahik6735 4 жыл бұрын
@@cabdiwali ustaad maxa IGA cawin karta fikirkaga ?
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Mahadsanid
@updisametadem3535
@updisametadem3535 3 жыл бұрын
Ustaad wad mahadsanthY Lkn sida loso install graysanayo iyo activationkisa iyo version ka AutoCAD ka aad isticmalaysid hday suurta gal tahy
@abdirahmanmohamed3285
@abdirahmanmohamed3285 2 жыл бұрын
Mahadsanid waxAn ahay marine engineering hada ayaa laybilaabay distance casharkan
@ahmedabdu7367
@ahmedabdu7367 3 жыл бұрын
Asc eng su aalo aan ku weydiinee xageen kaalasoo xidhiidhaa
@ibraahimomarciise6032
@ibraahimomarciise6032 3 жыл бұрын
Ustaadi Rectangleka marki albaabka aan samayn tago wuu ii shaqeeyn diiday ee seen yeelaa cabirada lee ii soo baxaa
@keyses9681
@keyses9681 3 жыл бұрын
Salaam.Abdiwali Khalif. Waxaan bartaa, une formation du coffreur bancheur (H/F). Waa sida shubka guryaha loo dhiso. ama buundoyinka, tuneelada, cashirka aad sharaxeeysid aad buu ii anfacaya, walaal xooga waxaa igu adag sida loo aqriy. ( plan reading) (lecture de plan)fadlan, xageen ka heli karaa, faah faahin intaan kabadan. Mahad sanid. Cimrigaada rabi hakuu barakeeyo.
@abdibaarisalaad7371
@abdibaarisalaad7371 3 жыл бұрын
sxp telegram igala soo xariir 252616983849
@keyses9681
@keyses9681 3 жыл бұрын
@@abdibaarisalaad7371 Ok waan kaala soo xariira
@apdinazirnageye8952
@apdinazirnageye8952 3 жыл бұрын
Ustaad waxa ka codsanaa inaa na tusto qaabka loo so dajiyo autocad aad aayaa umahadasantahay xogaa wa iku adagyahay w
@mustaqiimaxmed-kk5jr
@mustaqiimaxmed-kk5jr Жыл бұрын
Sxb waxaa kaa codsana inaad iga caawiso sida loo sameyo naqshada dhulka
@markaawichannel2469
@markaawichannel2469 4 жыл бұрын
Ustad sidee ayaa usoo update kareya software
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
akhri description-ka link aad kasoo dajin karto ayaan soo dhigay
@adancade6177
@adancade6177 2 жыл бұрын
ustaad waxad kaso hadasha downloadka
@hossnyvideoinc9301
@hossnyvideoinc9301 3 жыл бұрын
Beam n support ka wrn ustaad
@maanoowcabdi4421
@maanoowcabdi4421 3 жыл бұрын
Masha allah
@khuukhaam4165
@khuukhaam4165 3 жыл бұрын
Casharadan oo dhamaystiran xagee ka Helayaa wll abdiwali
@kingdaadaofficial7979
@kingdaadaofficial7979 2 жыл бұрын
Hello, can you help me to have an activation or crack for Autocad 2016 64bit. thank you🙏
@geeledheere6706
@geeledheere6706 Жыл бұрын
Maclin Softworka aad isticmaashay halkeen ka helnaa
@behumble8601
@behumble8601 3 жыл бұрын
Ustaadii waxaan rabaa inaan kula soo xariiyo please
@behumble8601
@behumble8601 3 жыл бұрын
Dear sir, I just wanna contact with you, so where can i contact with you sir?
@Rp-ww8mt
@Rp-ww8mt 3 жыл бұрын
Ustad sidee loola soodegaa
@abdirahmanmustafe1988
@abdirahmanmustafe1988 8 ай бұрын
Mahadzanid
@HamdaMahamedaden
@HamdaMahamedaden Жыл бұрын
Asc wll mahad sanid casharka xiga insha allah waxan sugna logiciels archicat fadalan wall
@walaalkaxaafada2804
@walaalkaxaafada2804 Жыл бұрын
Asc
@wardadrahayskudirincaydiid1589
@wardadrahayskudirincaydiid1589 2 жыл бұрын
10x24 naqadiisa
Autocad | Casharka 2aad | Sameynta Naqshadda Guryaha ( Floor Plan )
13:49
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 94 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН
Ganacsiga Amazon sidee Loo Bilaabaa? - Part 1
17:56
Abdi Aar Podcast
Рет қаралды 14 М.
Complete Archicad lessons |Somali Language
1:38:08
DhismoPride Constructs
Рет қаралды 9 М.
FOREX AND LIFE | HAGARLAAWE ACADEMY |MOGADISHU BOOTCAMP|
2:39:16
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 32 М.
PROFESSIONAL SOMALI TILER |@QURXINTAGURYAHA | Dhigista Marmarka ama Mutleelka.
4:37
SOMALI HOME IMPROVEMENTS
Рет қаралды 18 М.
Maskaxdaada Dib u Prograami || Dopamine Detox!
21:05
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 91 М.
Digital Money and CryptoCurrency with SolaPortal
36:39
Sola Portal
Рет қаралды 37 М.
Jooji Walwalka Bilow Nolasha | ILA AKHRI | How To Stop Worrying
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 129 М.
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00