Пікірлер
@mumtasahmed6444
@mumtasahmed6444 Күн бұрын
Walhi wax badan buu ii iftiimiyay alxmdulilaah 🎉
@mahamedhassan2473
@mahamedhassan2473 Күн бұрын
Qatar waa dowlad ku dhaqanta adoonsi ee lagaa noqonaya kafiil inkastoo sacuudiga dhaanta dhanka sharciyada balse waa dowlad dadka kale aan udhalan kafiil moye wax kale aan ku joogi Karin maanta lajoga nolasha muqdisho dhaanta oo walahi shaqo 00.1 hadii aad raadiso shaqo malaha Indian Nepal kii bangaladeshkii lacagta yar ku shaqeyn jiray baa shaqo la'aan heysaa
@abdullrahmanjoseph6930
@abdullrahmanjoseph6930 Күн бұрын
Waaa adinka carab is moodey dalkiina Dhista dal adan lahayn Hano xarafanin
@faizahaybe7293
@faizahaybe7293 Күн бұрын
Asc ani wan yabe labadan nin Ka lawaraysanye kase waxa waraysanya some time bay wada hadlayan labaduba waxabey sharaxyan waxa laga fahmayo maleh
@ceelkaomar
@ceelkaomar Күн бұрын
Dadka ha soo lug goynina hadhow telka ka densan rabtaan
@ahmedaden7685
@ahmedaden7685 Күн бұрын
Official websiteska jobs ka laga apply gareeyo linkiga noso share gare
@ahmedaden7685
@ahmedaden7685 Күн бұрын
Ustaad kawaran qof ilaa master level jamacadeed soo dhamaystay gaar ahaan civil engineering
@maxamuudiidle2127
@maxamuudiidle2127 Күн бұрын
Asc engineer Shaqooyinka engineeringka sidee looga heli karaa dalka qadar
@HabiibaAbdulahi
@HabiibaAbdulahi Күн бұрын
Wallahi adi anaa i sheegosaa warbi
@Fays2010
@Fays2010 Күн бұрын
Islamic values ayaa sameeyey amniga
@MCM1263-
@MCM1263- Күн бұрын
O somalaida kaxay school u sameysan wayeen
@user-qp1iz5oq9b
@user-qp1iz5oq9b Күн бұрын
Barnamij fican
@BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj
@BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj Күн бұрын
Asc, Macalin WhatsApp kaagu waa Muhiim Ee fadlan Soo qor
@falastiinmohamoud2876
@falastiinmohamoud2876 Күн бұрын
Maansha allah rag hadal macno leh iyo talo wax ku oo la dadkooda siiyey
@habdirzk8757
@habdirzk8757 Күн бұрын
Mudane abdiwali fadlan shekha u daa hadalka ileen isaga ayaad waraysanysaa adiga mulaaxadaada gadaal u dhigo haka dhex gelin.
@Ahmed-Madar
@Ahmed-Madar Күн бұрын
Shaqadda Askaranimada kwrn
@duufaan6300
@duufaan6300 Күн бұрын
Please brother video full waad so upload gareeesy ee hdna intaad so jar jarto qodobyada muhiimka ah so qaado sona kala dhig dhig mahadasanid
@cawaalea9410
@cawaalea9410 2 күн бұрын
Wll meel aan kala soo xidhiidho ma jirtaa?
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 2 күн бұрын
Ima cajabiyaan khaliijiyiin hay amaanin
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 2 күн бұрын
Driving license ka eurpeanka ah ma lagu shaqayn karaa mise waa la bedelaa sxb iiga soo waran
@mohamedismaciil8683
@mohamedismaciil8683 2 күн бұрын
Zxp waad ku shaqayn kartaa hadii passport Europe haysato
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Күн бұрын
@@mohamedismaciil8683 mahadsanid sxb
@yasmaofficial
@yasmaofficial 2 күн бұрын
Sheikhow negative badan jooji samlida kuwo badan oo wax bartey ayaa jira see cmal
@justaweirdo8377
@justaweirdo8377 2 күн бұрын
Maansha Alaah, waa talo ufiican dhalinyarada dalkii la nacsiiyay ee loo diidey in ay nolol ku filan iyo nabad gelyo la'aan ku dhacdey
@EngYounis
@EngYounis 2 күн бұрын
Ixtiraamka yarkaa ee wali soomaalida looga hayo dunida ninka shaqeeyay waa halyeeygii hore jaalle maxamed siyaad barre. nasiib daro dad baa ka abaal dhaca abaalkaa wayn ee uu usameeyay alla yarxam
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 Күн бұрын
Allaha unaxariisto Jaale Siyaad 🤲🤲
@user-ld1bx7lp8s
@user-ld1bx7lp8s 2 күн бұрын
Waxaan codsan lahaa inaad kuwaeyd kahadashaan bal iyadana
@januarySl2024
@januarySl2024 2 күн бұрын
Qadar waa hoyga laga maamulo Shayaadiinta, Daacish iyo Qaacida ee belaayo oo dhan ka wada geyiga Somalida ee kala dagaalamaya nabada, dawladwanaaga iyo horumarka ! Qadar waa wadan aad u yar oo Jabuuti le'eg oo Carab cawaan ah oo jaahiliin ihi degan yihiin. Waxa Illaahay siiyey waxoogaa gaas ah. Lacagtii ay ka heleen nicmadaa ayay u adeegsanayaan in ay ku joojiyaan barwaaqada badweynta shidaalka iyo gaasta Somaalida ee afka soo kala haysa. Way Iimaan la'ayihiin oo waxay isleeyihiin hadii Somaalidu shidaalkaa iyo gaastaa debeda u soo saarto qiimaha waalan ee Qadar iyo Carabtu ku iibiyaan shidaalka iyo gaasta ayaa hoos u dhacaya. Bedelkeeda waxay doonayaan in ay Somalida colaad iyo dagaalo iyo burbur ka dhex abuuraan oo ka jeediyaan horumarka iyo in ay nicmada dalkooda iibgeeyaan. Waxay doonayaan in ay Somaali ku hayaan saboolnimadii ay qarniyo ku noolaayeen. Waa cadaw xaasid, cunsuriyiin ah. Waxay adeegsadaan wadaado ku-sheeg Somali ah, calooshood u shaqsystayaal ah, damiirlaawayaal ah, adoonsi Carab ogol oo dsdkooda iyo dalkooda iibiyey.
@AbdihafidAsad
@AbdihafidAsad 2 күн бұрын
I am eat my dinner The pen on the table I am on the train I am between two chair I am walk toward the my shop Ali killed the lion
@maxamedmuxumed3423
@maxamedmuxumed3423 2 күн бұрын
online quran cidi rabta welcome 😘
@cisseabdimustaph6372
@cisseabdimustaph6372 2 күн бұрын
Mashaa allah❤
@user-jb6rh3wl6g
@user-jb6rh3wl6g 2 күн бұрын
1 Jane proper 2 belief abstract 3 city mall proper noun 4 driver common 5 teacher common 6 truth abstract 7 presedent common 8 anger abstract 9 team collective Rebly macali
@pharhiya8284
@pharhiya8284 2 күн бұрын
Wadankena hala imansado melkafican majiro
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n 2 күн бұрын
Somalidu waa ma shaqeystayaal
@popular7493
@popular7493 2 күн бұрын
somaliya yaaa rabi cizeee yaa rabi faqriga dadkayga ka saar yaa rabi
@user-it1mo4cs3x
@user-it1mo4cs3x Күн бұрын
Aamiin😢
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 Күн бұрын
Aamiin yaa Allah 🤲🤲🤲
@imaansh1590
@imaansh1590 3 күн бұрын
waa isku eg thin one family ma thin
@mohamedahmadfarah3291
@mohamedahmadfarah3291 3 күн бұрын
حاليا انا في الدوحه
@mohamedahmadfarah3291
@mohamedahmadfarah3291 3 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أخي العزيز أنا معلم حداد إذا كان عندك فرصه كلمني ان شاءالله
@eidsead3143
@eidsead3143 3 күн бұрын
Ganacsi inaad samaysato laguuma oggola guri inaad iibsato laguuma oggola waar wuxu dhul maaha annagu waanu ku lugonay.
@MCM1263-
@MCM1263- Күн бұрын
Iso qabo wall
@eidsead3143
@eidsead3143 3 күн бұрын
Qatar weligay wax wanaagsan ka sheegi maayo sababtoo ah hal sanno oon ku noolay hal wax kama faaidin fursadona Ma leh Ciqaamadda oo kaliya ayaa 1000$ ah Nolosheeduna waa qaali.aniga aragtidayda afrikaa ka nolon wanaagsan kana fursad wanaagsan ee kadaa yuutubernimada bidacada.Markii horena dadkii aan dhagaysan jiray ayaad ku jirtay inta aanan iman dooxa ee aniga iyo dadka ila mida way nagu dhacday ee dadka ha soo lugoyn.
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 3 күн бұрын
Abdi wali khaliif waxaan ahay skilled labour prefabricated buildings| steel structure| steel fixing intaba waa aqaanaa sidee ku ku heli karaa engineer jazaakallaah
@user-iz4ux1xh9u
@user-iz4ux1xh9u 3 күн бұрын
Walaal anaa jooga meesha ee ha lug goin alle meel ka qeer badan haku siiyo
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 3 күн бұрын
@@user-iz4ux1xh9u ok sxb Adiga Shaqo noocee qabataa
@fikirchannell4442
@fikirchannell4442 3 күн бұрын
Cashuurta halagaqaado lkn in lalaqaaybsado waa dulmi
@MaxamadXuseen-ph9po
@MaxamadXuseen-ph9po 3 күн бұрын
Mustafe xareed iyo cabdiwali khalif aad iyo aad ayaad umahadsan tihiin sxbyal jasaa akumu laahu khaayr saan ugu baahnaa maclumadkan iyo saad iiga dharjiseen guulaysta abid
@nimcoabshir2267
@nimcoabshir2267 3 күн бұрын
Ma ragga oo kaliya baa barnaamijkan iska leh in badan baan daawaday muuqaalka waxyar baa ii hadhsan haddana dumarka wax quseeya kuma jiraan.
@user-iz4ux1xh9u
@user-iz4ux1xh9u 3 күн бұрын
Abaayo rag iyo dumar meesha qiimo kuma leh ama waa askari ama waa darawal dumar na waa inta meesha lagu qabo uun mustaqbal ifttimaya alle hakuugu badalo wixi ad qatar ka dooneysay anaa 3 sano meesha jooga
@Nadiiraa-Ali
@Nadiiraa-Ali Күн бұрын
Zxpey anigu qadarta niyada ayan ku hayey in la xuso dumarka wey ahayd lkn iyagu niman madamo yihiin qaybta nolosha rag ayunbe malaha xog ka hayaan ee adi miyad u socoty xppti
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 3 күн бұрын
Asw asxaabta, cabdiweliyow ninkaas kenya ka yimid soo fariisi kaameradaada aad baan u xiiseeyneynaa!
@noahD1636
@noahD1636 3 күн бұрын
QATAR waa dal, af somali waa halis
@hodanmohamud6923
@hodanmohamud6923 3 күн бұрын
Ganacsi in laga sameeyo ma la ogal yahay.
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 3 күн бұрын
Somaali Carab Ma aha Mana Noqon Doonto, Ee Riyada Carabnimada iskala Hare, Somaali Waa AFRIKAAN, Aan Biyo Ismarin Oo Ah Dad Madow Oo ah Neegar, Carab Meel ay Somali ka Gasho ma leh, Laga Yaabe Diin, Diintuna hada waa lagu Qaraabta,Dadka Muslinka ah Diinta waa ka Been Shegaan waana Ku Qaraabtaan Kulli Muslin, Somaaligu Kuma Sii Jiro Diinta, waxow ka Fahan sanyahay wixii Dantiisu ku Jirto Xaraan iyo Xalaal Uma Kala Socna Somali Weyn🙁Yaa Been Sheegay Yaa Been Ku Nool Yaaka Munafaqad Badan,💯Muslin baan nahay Mawelada Somali Dhagool yaa Dad dilay qasasay dhacay kufsaday 40 Sano ka Dib Yaa Dhiig Muslin Xalaleystay iyo Mid Gaal, Waa Dadka Kaliya H G ah Oo Gaalo Cawine Dhulka ku Jiiday😂😂😂, waxa hada Dalka hada Haayo Waa Usa yurub Carab iyo Cadawe iyo Afrikan Kisto Beeso, lagu Isticmalayo, Waayo Somaali Ma aha Dad Sahlan waa in Aduunku iska Qabto Xasaratadoda waa Umad Wada Tuugo ah, Siiba Umada kaso Jeeda Konfurta iyo Bartamaha Somaliya,Aduunku wuu Arka waxa ka socda Somali Munafaqad iyo Korobshi🤔Acuudu Billah, Runti Somali Dad Jira Ma aha Waana Dad iswada NecebAllayahadiga Somali.,
@hannakassim8170
@hannakassim8170 3 күн бұрын
Walalo sual $25 malinti dhan ku shaweyneysa mise wa sacadi ma fahmin tas wadixi hadey tahey $25 malinti dhan waba cadibad😮
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 3 күн бұрын
25$ maalinta somalia Malaga helaa wll
@user-iz4ux1xh9u
@user-iz4ux1xh9u 3 күн бұрын
Haa 20 doolar maalinti oo kuleel iyo qeeylo kuu dheer
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 3 күн бұрын
@@user-iz4ux1xh9u somalia qofki ka shaqeeya waa sabar badan yahay
@adnimoallim9233
@adnimoallim9233 3 күн бұрын
Jzakillaahu khair ustaad❤
@user-ry9qy6pr5o
@user-ry9qy6pr5o 3 күн бұрын
Dadka dibadaha jooga kawarn
@maslahmohammed2596
@maslahmohammed2596 3 күн бұрын
Hal wax oo aad halmaamteen ayaa jira oo Qatar ay ku ixtiraamto Somalida : WAA GO'AANKII DHEXDHEXAADNIMADA AHAA OO AY XUKUUMADDII SOMALIA QAADATAY MARKII QATAR AY GO'DOOMIYEEN WALAALAHEED KHALIIJKA IYO MASAR.
@abdullahiosmanabdilot2963
@abdullahiosmanabdilot2963 3 күн бұрын
maanshaa allah