AWALE ADAN 2017 ANEEY BADOWNIMO I QAADEY OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 14,293,065

Liibaan Jama

Liibaan Jama

7 жыл бұрын

ERAYADII: ABWAAN ABWAAN MAHAD FAYTIN
LAXANKII: AWALE ADAN
CODKII: AWALE ADAN
MUSIC BY: AL MUCALIMO ARIDO
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...
Copy Right Liibaan Jama

Пікірлер: 4 800
@abdipr4768
@abdipr4768 4 жыл бұрын
hestan waxan dhagaysan jiray maruu jacayl ihayey runtii aadpay idamqi jirty lkn alxamdulilaH waxan zugapa mnta waan helay wxn guursadey 4/ 8/2019 alxamdulilaH hdana wiiljaygi curad isidaa ilahay hay daye🥺💖🤲
@mahdidulyaden3755
@mahdidulyaden3755 4 жыл бұрын
alaha iskuu kiiine daayo
@fatximohamed8469
@fatximohamed8469 3 жыл бұрын
M.a🥰❤️
@zakariyeosman8933
@zakariyeosman8933 3 жыл бұрын
M.a wll allah ku siyadiyo noloshada jaceyl waa wax jiro aad uxun hadii aan lagula wadin dhawacyo badan kasoo gaari karaaan
@sumayoabubakar161
@sumayoabubakar161 3 жыл бұрын
Amiin ilaah skindaayo anee ihesaa hestaan jeclahay
@hadiyahassan1500
@hadiyahassan1500 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin allaha kuu daayo
@apdirahman
@apdirahman 4 жыл бұрын
Sidan heestani iigu socoto_Allah qalbiyadeena ha ugu furo quraanka❤️🥰❤️💯
@hudaahmed603
@hudaahmed603 3 жыл бұрын
Ameen ameen
@fahanchannel5947
@fahanchannel5947 3 жыл бұрын
Amiin
@altahshows134
@altahshows134 3 жыл бұрын
Amiiin
@user-rt1vi9iw2c
@user-rt1vi9iw2c 3 жыл бұрын
شكرا اخي
@user-rt1vi9iw2c
@user-rt1vi9iw2c 3 жыл бұрын
امييين يارب
@Zaakir708
@Zaakir708 5 ай бұрын
Still listening 2024 😢 Wllo adiga Ayan kula Hadlaya Oo Qoraalkayga akhrinaya Kuma aqaan Qofka aad tahay iyo Meel kastood ka akhrinayso qoraalkan Waliba adigoo Heestan dhagaysanaya,sidoo kale ima Taqaanid adiguna Sidaas darteed Waxaan Rabaa inaan Waxyar kaaga sheego Noloshayda Waliba si Guud😢 Sababta ugu Wayn ee aan kula Wadaagayo sirtana waxkale maaha wll ee Cid aan Wax u sheegto ama Dhibkayga la wadaago ma haysto Ama wll ila dhashayba Waxaan Doonaya inaan Halkan ku Nafiso😢 Heestan Markay Soo Baxday ilaa maanta Oo 2024 Noloshaydu waa Same Oo wax iska Badalay malahan Midaasina waxaan odhan karaa waa Qoraal sababtoo ah Dadaal kasta Oo an Dhanka Naftayda ku sameeyo iyo dacab badan Oo Noloshayda Galiyay iyo Waliba Isbadal kasta Oo aan Raadiyo Wali Halkii aan Rabay ma Gaadhin Mana Rumayn Hadafka Nolosha aan ka Leeyahay, Rafaad badan Oo aan maray Dhibkastoo iga Soo wajaha Dhanka Nolosha wali Isma Dhiibin sidaas Oo ay Tahay wali Halkan Rabay ma Gaadhin, Guuldaroyin badan kadibna wali Inaan sii dagaalamo ayaan Raba Balse Wali Hadii aan Noolyahay misena u Halgamayo Hadafkayga alhamdulillah 😢😢😢 Please qalbiga iiga Ducee si ALLEH iigu Fudaydiyo Hiigsigayga😢
@AbdirahmanAbdullahi-ws4bj
@AbdirahmanAbdullahi-ws4bj 5 ай бұрын
Alaah ku fududeeyo wll 😢
@AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq
@AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq 3 ай бұрын
Hiigsigaag waad gadhaysa wll saliga nabiga ku dikri malin kasta dhawr kun gaadhsi waad arkaysa siday noloshadu si dhakhsa iskugu badasho oof arki doonto adoo ku nool noloshad ku hamini jirty wlhi wliba khatamda quranka bilaw horumar wcn ban ku rajaynya wll
@Abdibaari_92
@Abdibaari_92 2 ай бұрын
Haben /Axad/11/may/2024 Love ha iladhafin ❤😂
@CabdallaAli-hq2xq
@CabdallaAli-hq2xq 2 ай бұрын
😂😂😂
@Abdisalaanali2799
@Abdisalaanali2799 3 жыл бұрын
aay markuu caashaqu balaadho Markuu beerkeyga saaqo Markuu xubin xubin u boobo Wadnaha uu barakuyeesho Badisiisa aan dabaasho intuu beegsado bogeyga Qalbigu boholyow la ooyo Bartaad joogto aan jeclaado Habalaha kale beeyr ka yeesho Hadaad gees iiga beedh Haweekuba ruux bukaana badbaado u hiilintiisa Maahin baab lagu yaqaanee Aneey badawnimo iqaaday way baahida ruuxii yaqaanaa Baakhaaminta xoolihiisa Baraaro si uu ugaaro dadaal iyo baratankiisa Hurada shoow kuma bariisto jaceylkuna wiil bashaasha Baxdoownimo lagu yaqaano Intuu basanbaas ku reebo Biixida lafahiisa feento Bulshadu ay wada ogaato Haweenkuba ruux bukaan ah Badbaado uhiilintiisa Baahin baab lagu yaqaanee Anaay badawnimo iqaaday 😭😭😭😭😭😭 2021 hadaa dawwanosa loke saar plz
@sucaadabdi4226
@sucaadabdi4226 3 жыл бұрын
Waan kusaray tnx for the lyrics
@AnasAnas-sq3vi
@AnasAnas-sq3vi 2 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥 Aney bodownimo iqaady 😥😥😥😥😥😥😥😥👌🏻👌🏻
@schoolwork232
@schoolwork232 2 жыл бұрын
Thanks for sharing the lyrics here. I will look up google translate to understand what it means! Thank you and God bless! :)
@cabdimoha5990
@cabdimoha5990 2 жыл бұрын
Thaxs 4 sharing the lyrics
@akhiikareem147
@akhiikareem147 2 жыл бұрын
😢
@wllantonio7185
@wllantonio7185 3 жыл бұрын
Arbaca / may / 2021🤩 hadad iga danbeysid like heyla dhaafin wll🥰
@guletahmed342
@guletahmed342 3 жыл бұрын
WaLaaLeYy wataa Like taadii
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 3 жыл бұрын
1 July 2021
@bashkaasensio4176
@bashkaasensio4176 3 жыл бұрын
Arbaca july 2021👍💯🙏❤
@musehussein3093
@musehussein3093 2 жыл бұрын
Axad 24/10/2021😍
@dowzahhassan9016
@dowzahhassan9016 2 жыл бұрын
30/12/2021 1 malin dhiman sanadka cusub 😹
@Ordaaye_channel
@Ordaaye_channel 6 ай бұрын
Inta 2024 dawaneza Airpods❤
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS Жыл бұрын
12M Views😮 Wxan Hubaa inaad heestaan miraha mcn Dib uso boqatay hada iga danbyso Like iisaar👍😥 25/7/2023❤
@AxmedCabdi-uf5hd
@AxmedCabdi-uf5hd 10 ай бұрын
Wa ku hysta welk😂❤
@AxmedCabdi-uf5hd
@AxmedCabdi-uf5hd 10 ай бұрын
Wllkey😂❤
@AxmedCabdi-uf5hd
@AxmedCabdi-uf5hd 10 ай бұрын
Mxd qarxisaa😂❤ reply iso gal sxp
@asturxasanali6033
@asturxasanali6033 6 ай бұрын
455​@@AxmedCabdi-uf5hdtvfv
@abuukarayaan
@abuukarayaan 4 ай бұрын
​@@AxmedCabdi-uf5hdĺ
@onkoodchannel8667
@onkoodchannel8667 7 жыл бұрын
Waligeey maarkiin Hees uu cawale Adan soqaday oo views kedha Ay kayartahay milyan bar cawale waa fanan add loo jecelyahay runtiii Cawalow waxan kuleyahay Fadlaan waxa nooga sii wanagsan adgo codkan macan Quraanka kariimka kuso aqrinaayo Heybad iyo cood macan alle wuu kusiyee
@bilanahmed764
@bilanahmed764 4 жыл бұрын
¹
@user-pn2vv8rc9y
@user-pn2vv8rc9y 6 ай бұрын
Mano shahay hadda lipah😂
@SamsonSamson-up3lx
@SamsonSamson-up3lx 5 ай бұрын
Mano shahay😂😂
@user-xg5rr1uc3r
@user-xg5rr1uc3r 2 ай бұрын
Aaa2​@@user-pn2vv8rc9y
@SakariyeJakarta
@SakariyeJakarta 5 жыл бұрын
Fanankan inta jecel like ta igu qabta dadkaygi 🙏🙏🙏❤❤❤ 2019
@Shamsudin01
@Shamsudin01 4 жыл бұрын
Jakarta✌🔥
@mohaaliofficial6283
@mohaaliofficial6283 4 жыл бұрын
Baragaan caan madan egeen like raadis baa eheed balse hada waxaa tahy nin ay bulshadu taqaano mr jikarta
@suldaansaleebaan1896
@suldaansaleebaan1896 3 жыл бұрын
Wllhi waxad tahay doqon Qabali ah oo hj waxad tahay ba lagu baray inad makrafonka la waregto danta Hj Dadkina ku nac Vedio gii ciyaaraha ee daadmadheedh aad la wa regasay wllhi hadan melaha kugu arko wan ku Qaraci laha doqonyaw dhuubani ee Qabaligah
@kingviptygaviptyga2023
@kingviptygaviptyga2023 3 жыл бұрын
IFKA IYAADA AYAAN KA EEGTA 😉
@jaabirabdi6376
@jaabirabdi6376 2 жыл бұрын
I'm leaving a comment in hope that whenever someone like it . I will be reminded by this masterpiece. The greatest Somali song after 2000s
@nestaxnasir6364
@nestaxnasir6364 Жыл бұрын
Intuu Beegsada Boogeyga Qaalpiga Bahalyoohw Laoyeey Baarta ad Jooga An Jeeclada Haplahaa Kadhabeer Kaa Yeeshaa Awale Adan Belssing From Somalia 🇸🇴 Fomus Singer Keep Going My Brother 16/10/2022 Saturday Morning Somalia Haanolataa
@dayyanissa
@dayyanissa 6 жыл бұрын
I don't understand the language but love this tune and many others from Awale Adan! Blessings from the Netherlands.
@carabyare7927
@carabyare7927 5 жыл бұрын
Asc
@raaxocadeey1873
@raaxocadeey1873 5 жыл бұрын
Thanks bro 👍 welcome to Somali music
@munahaybe3706
@munahaybe3706 5 жыл бұрын
Sander Nesta gdybym hobby grubych Gogh Bugaj Gogh uncja Hughes jogging higieny Hughes high inhalator inicjuje
@munahaybe3706
@munahaybe3706 5 жыл бұрын
Sander Nesta Gdańsk
@munahaybe3706
@munahaybe3706 5 жыл бұрын
Sander Nesta gif
@husninavas777
@husninavas777 6 жыл бұрын
Codka 100% Laxanka 100% music 100% Style 100% Like if you agree 👌👍
@lunabranwen
@lunabranwen 5 жыл бұрын
Haa 100% 💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MohamedAhmed-uq3fm
@MohamedAhmed-uq3fm 5 жыл бұрын
Waan ka huwaa codka waa 100
@kowtharmohamed9176
@kowtharmohamed9176 5 жыл бұрын
Poooooloolloollojjjjjjjjjjjjjj
@eyed3448
@eyed3448 5 жыл бұрын
Music kali ah, xage ka heli kara
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 4 жыл бұрын
absolutely 👍👍👍👍
@becomeyourbestaffirmation
@becomeyourbestaffirmation 6 ай бұрын
This is my favourite song. I fell in love to this song with my man. My future husband❤️. Guys pls pray for our successful marriage
@abdirahmaanaliomar5243
@abdirahmaanaliomar5243 6 ай бұрын
Waxaana hees lagaa dhahaa caawale aadan fankaa kuu bahan
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 7 жыл бұрын
walikay hees walbo ooo awale qatayo maa arkin dad comments caay ah so qorayo because awale waaa fanan dagan ooo qabyalad aqon we love u awale keep it up
@hanadaahir2473
@hanadaahir2473 7 жыл бұрын
...
@bisharofarah2322
@bisharofarah2322 7 жыл бұрын
araash loren true
@purple77253
@purple77253 7 жыл бұрын
you right awale I like him
@anwarsufi4456
@anwarsufi4456 7 жыл бұрын
For me hes a whole rounded artist the one only great artist we somalis have.....keep up the great work.......
@marinasanalasse5394
@marinasanalasse5394 7 жыл бұрын
We love u 😍😍😘😘
@zumayomahmet9507
@zumayomahmet9507 3 жыл бұрын
Dhamadkii 2020 hees xasus Leh 🥰🥰 Wxn rajaynayaa sandkan so socda mid wngsn inu ilhy inoga wada Dhiga intii iga danbaysa liketa hala dhafin😍
@user-zw8wt1ch8v
@user-zw8wt1ch8v Ай бұрын
I am sorry 😢😢😢😢 🎉
@ahmednor5566
@ahmednor5566 Ай бұрын
Baahida ruuxii yaqaana Beeqaminta xoolihiisa Badhaadhe si'uu u gaaro Dadaal iyo baratankiisa Hurdada show kama bariisto Habeen arbaco oo khamiis soo galeeso lawo saac iyo lawatan fiidnimo 27/06/2024 ayaan dhageysanayaa Heestan erayadaan oo kaliya ayaan u dhageystaaa mar walbane dhiirigalin ii tahay waxaana dareemi karo qof xaalad dhaqaalo oo adag heysato Rabbi waxaan ka baryaa aniga iyo qof walbo oo muslim ah inuu arimahiisa u hagaajiyo Waxaa jiro mashruuc aan qorsheeyay oona rajeynaayo haduu ii hagaago inaan culeeska ugu baxo aan isku soo duceyno dhamaanten INSHA ALLAH ❤
@sehramoha3868
@sehramoha3868 Жыл бұрын
3July 2023 still waan dhagesanoyaa 😣💔 Baahida Ruuxii yaqaana bee khabinta Xoolihiisa Baraaaro siduu u gaaro ...Hurdada show kama bogto.😢❤
@amiizhapdi-ji6tq
@amiizhapdi-ji6tq Жыл бұрын
Allaha qalbigaga hkuu tajiyo😢
@RamlaAli-ti1bm
@RamlaAli-ti1bm Ай бұрын
4/July 2024😭❤
@sabiriinfanah3860
@sabiriinfanah3860 3 жыл бұрын
2021 Hda dawneyzO like dhac igu sii 😍💗😓😭
@schoolwork232
@schoolwork232 3 жыл бұрын
@Sage Alberto what is so beautiful about hacking someone's account. I thought that is a crime and something not to boast about at all! :/
@abdiato21
@abdiato21 3 жыл бұрын
I see you
@raanoabdi1878
@raanoabdi1878 3 жыл бұрын
Ehulunaar waaxid xaad la ooyi
@kingmaanka2543
@kingmaanka2543 3 жыл бұрын
Calaa foorjo aroos ka daarooyaa dj fadhiyo ahay igu qaaday😃
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🇫🇮🇩🇪🇪🇷🇪🇦🇨🇮🇪🇸🇦🇷🇪🇦🇩🇯
@theqodax
@theqodax 3 жыл бұрын
"Haweenkuba ruux bukaan Badbaado u hiilintiisa Jacayl ku baxnaanintiisa Ma ahayn baab lagu yaqaane Anay badawnimo i qaaddey" Intaas waa xaqiiqo aan si caadi ah u arkey.💔
@monarashed5777
@monarashed5777 Жыл бұрын
Wxa suurto gal ah inaanad arag miss right wali ha niyad jabin, raadi
@MaxkoCabdu
@MaxkoCabdu Жыл бұрын
Sxp ilahy ha ku so dhaweyo
@amiincox6206
@amiincox6206 9 ай бұрын
Intuu beegsado bogayga Qalbigu boholyow la ooyo😢 Bartaad joogto aan jeclaado Hablaha kale baydh ka yeesho Way Hadaad gees iiga baydho 💔 😔😭😭
@user-bj1uv4ld8z
@user-bj1uv4ld8z 5 ай бұрын
Who is still here 2024 😂❤
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 3 ай бұрын
Me❤
@user-ly6no8rm1b
@user-ly6no8rm1b 3 ай бұрын
​@@norbilmaxamed3888 ano.qayilaya😂❤ seeku idhi
@SheluvsFifty
@SheluvsFifty 2 ай бұрын
Me😂
@sakariyemohamed5811
@sakariyemohamed5811 2 ай бұрын
@@SheluvsFifty me too
@IbrahimMuhammad-es3dq
@IbrahimMuhammad-es3dq 2 ай бұрын
😮𝕧𝕪𝕪𝕪𝚢𝕪😮​𝐯 😢@@SheluvsFifty
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 жыл бұрын
Waa 2016 markii aan yimi magaalada hargaysa een galay dugsiga sare ee nuradin boys secondary school. . Marka aan schoolka ka yimado een baska saaranahay ayan hestan dhagaysan jiray, walahi baska dhan qiiro iyo farxad ayaa mar qudha wada kici jiray heestan hadii la daaro.. .maantana school kii waan dhameeyay , nairobi ayaan jogaa .. 2020 waa dhammaad waxba kamay hadhin 27 habeen aya ka hadhay. 😢😢
@ibraahimmohamed5137
@ibraahimmohamed5137 2 жыл бұрын
Heestu may ahayn 2016 waxay ahyd 2017
@shiinetube2102
@shiinetube2102 2 жыл бұрын
@@ibraahimmohamed5137 heesta waqtiga lasoo dhigay eeg wllo . 2016 september
@ibraahimmohamed5137
@ibraahimmohamed5137 2 жыл бұрын
@@shiinetube2102 War heestani 2017 ayay ahyd cidkasana wayde de 5years ago aya kutaale bal dib Utiri
@hamsealih5081
@hamsealih5081 Ай бұрын
saw mahnan
@wadahalamary3157
@wadahalamary3157 3 жыл бұрын
انا اتكلم صومالي لاكن ما افهم الاغاني لاكن احبها امي وابي ولدو في الصومال حبي الى ارض الصومال
@muwahibnasir5733
@muwahibnasir5733 Жыл бұрын
واو وانا كمان انا اتحدث العربية بطلاق مع اني صومالية 😅
@hawaabdulmohamed342
@hawaabdulmohamed342 Жыл бұрын
We are in 2023 and am still listening to this song 🎵 🥺💔😭
@nafyar6649
@nafyar6649 Жыл бұрын
Same🥺
@lilalikolilaliko
@lilalikolilaliko Жыл бұрын
☝️😢
@sacdiadhuhulow6896
@sacdiadhuhulow6896 Жыл бұрын
😥💔❤️‍🩹
@samatarahmed4384
@samatarahmed4384 Жыл бұрын
Me to my favorites song 😍😍😍
@xafsasalaadqelllow8007
@xafsasalaadqelllow8007 Жыл бұрын
🖐🥹💔
@xasangaduudow1230
@xasangaduudow1230 2 жыл бұрын
Legend ba tahy hdapa december 2021 wxi ka dnpeyo ad dhagesanosid hestan☝🙈😂
@idiloomaar5142
@idiloomaar5142 3 ай бұрын
Still listening to 2024
@Soma4life
@Soma4life 3 жыл бұрын
Inta dabeecad u leh hees kasta comment keeda inay akhrisatan like ii Saara 🤣
@maxamudkayse6952
@maxamudkayse6952 3 жыл бұрын
Me
@fadumoayaan5814
@fadumoayaan5814 3 жыл бұрын
And me😅
@yusufabdi917
@yusufabdi917 3 жыл бұрын
Hees igumaba socoto hadaanan comments akhrin 😂😂
@abdihakinqalinle3475
@abdihakinqalinle3475 2 жыл бұрын
Like me
@nafisocudoon7563
@nafisocudoon7563 2 жыл бұрын
Sidokale 😂
@aftaxkaraamahofficial7493
@aftaxkaraamahofficial7493 4 жыл бұрын
*2020 IYO 4M WXN IS LEEYAHAY ANAAA UGU DANBEEEYO😳✌🏿* *WAR HADAAD IGA DANBEESO LIKE ISAAR 😁👍*
@kaahamaxamed7403
@kaahamaxamed7403 3 жыл бұрын
6m 2020 ani🤣😭❤
@nimcaluull
@nimcaluull 3 жыл бұрын
Wali wajoogna. Hestaan ano xamar kashaqeyo oo the only and my first serious relationship kujiro saxibkey aan ka bartartay🥰 saan udhageysan jiraynay waxey aheyd si wali ah
@ifkacadey
@ifkacadey 3 жыл бұрын
2021
@dukaanlegaming7622
@dukaanlegaming7622 3 жыл бұрын
@@ifkacadey 2022
@ugbaadosmaan752
@ugbaadosmaan752 3 жыл бұрын
anaa kaa dambeeya 2021/02/18
@LeyloCabdulaahi
@LeyloCabdulaahi 6 ай бұрын
Musiga sida loo tumay macaan , musician Al mucalim Arido wain heeso badan loo dhiiba
@HaniMuqtaar-us5yg
@HaniMuqtaar-us5yg 2 ай бұрын
Heestan waxan dhagensan jiray 2021 anigo jacel kawlaa ah hada commentagan waxan qoraya anigo go.aan kaqadanaya jacelki dhandhanka iga dhigay sanadkuna yahay 2024 😢
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli Ай бұрын
Masha allaah guul wacan abaayo❤❤❤
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 4 жыл бұрын
Awale Adan Waa fananka kaliya aan dhagaysto runtiina Waa fanan somaliyeed whiteout qabiil and everything Awale aadan Waa fanaan somaliyeed Keep going October 1-2019 Tuesday nigh Was born 🇪🇹 Live in 🇺🇸
@hanigulled6075
@hanigulled6075 4 жыл бұрын
Vg
@weriyesharmaarkecabdulqadi1077
@weriyesharmaarkecabdulqadi1077 6 жыл бұрын
hees aad bay u macan tahay laxanka iyo ereyada Music intaba cadi mahan wlhy Cawaale Adan wan ku tageerna aboowe nolow. like yaanan layla dhafin hadi tol la yahay
@Mohmett_Durran
@Mohmett_Durran 7 ай бұрын
“Intuu Beegsado Bogayga Qalbiga BohoLyow La Ooyo😭” 12-12-2023 Habeen Salasa Soo Galayso Hargeisa Xero awr🤝❤️‍🔥😎
@suhaibismail7889
@suhaibismail7889 11 ай бұрын
Who still here 2024❤😮
@malyunkassim937
@malyunkassim937 2 ай бұрын
Ani wll
@Mushtaaqahmed837
@Mushtaaqahmed837 Ай бұрын
Me
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 3 жыл бұрын
Inta jclkoda wayay liketa isar 2021😢😢😢😢😢💔💔💔
@zackmohamett5872
@zackmohamett5872 3 жыл бұрын
Anaa joogo lkn
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 3 жыл бұрын
😅 runtii anigu jacaylkaygii❤ ma waayin laakiin heestan waan iska jeclay ilaa waqtigay soo baxday 2017 ilaa 2021.
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 3 жыл бұрын
@@zackmohamett5872 😂😂😂well come
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 3 жыл бұрын
@@zamiirdaacad...3474 hye manshalh
@zackmohamett5872
@zackmohamett5872 3 жыл бұрын
@@iamqueenrayan9119 ᴛᴏ
@bigraz6272
@bigraz6272 5 жыл бұрын
From senegal; Respect for the somalians peoples. My best frend is somalian
@bisharoally1918
@bisharoally1918 4 жыл бұрын
its somali not Somalian
@abdihafidmohaburqe3873
@abdihafidmohaburqe3873 2 жыл бұрын
Are you sadiomane brother😂🇸🇴🥺
@sharmaanisaeed
@sharmaanisaeed 2 жыл бұрын
bro respect for Senegal people ❤️we are brothers
@lamatabtan8949
@lamatabtan8949 Жыл бұрын
@@abdihafidmohaburqe3873 ar dad kena 😅😅😅 bro guul waa iga qooslisey😁
@kyni87
@kyni87 Жыл бұрын
Senegalese here too! Love to somali people
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Haweenkuba ruux bukaana badbaado u hiilintiisa Jaceylku baxnaantiisa ma ahayn baab lagu yaqane aney badownimo i qaadey🙂Kolay wxn aaminsanahey anigu %100 dumarku iyaga Raga ugu fican Jaceylka waxadna ka dareemi dadka inta badan la dhibaateysan Jaceylka Dumar ayey u badan yihin Qarsada Xishood iyo baqdin darteed iyo hooyada dayacan ee intuu duli guursadey meel cidla uga dhaqaaqey oo hadhow kaliged ilmaha la dhibaatoon😓arki meysid qof kudhihin aabahey kalinimo igu so koriyey oo igu so dhibaatoodey lakin Hooyo wad arkin kaliged Caruurteda dhexda u xiratey..
@Nimconuurmohamed94Nimcuush
@Nimconuurmohamed94Nimcuush Жыл бұрын
Xaqiiqo wlhi😢
@AxmedCabdi-uf5hd
@AxmedCabdi-uf5hd 10 ай бұрын
Xaqiiq wlhi wll reply iso gl❤😂
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 10 ай бұрын
@@AxmedCabdi-uf5hd kkkkk bro
@yasincabdikani6579
@yasincabdikani6579 Жыл бұрын
If you still listen many years letter you are legend, Emotional 😥
@geediibrahim2936
@geediibrahim2936 Жыл бұрын
You are legend bro
@matoocade6546
@matoocade6546 Жыл бұрын
I'm still listening 🎧 even now
@ucoqabe2071
@ucoqabe2071 7 жыл бұрын
Jacaylkuna wiil bashaasha Baxdownino lagu yaqaano Intuu basan baas ku reebo Biixida lafahiisa feento Bulshadu way wada ogaato😍👍👌
@engabdikareemimaan8637
@engabdikareemimaan8637 7 жыл бұрын
my love sanaa rabaa Abayo Sanaa rabaa😍
@hindamahad3999
@hindamahad3999 7 жыл бұрын
waaaaw
@hindamahad3999
@hindamahad3999 7 жыл бұрын
+Hinda Mahad awale aadan
@ahmazinic6384
@ahmazinic6384 7 жыл бұрын
belo
@xaawodeeqo8565
@xaawodeeqo8565 7 жыл бұрын
Hinda Mahad . .
@zakiwaadaadshay9277
@zakiwaadaadshay9277 6 жыл бұрын
Inti reer xamaraaa ee cawaale ila taageerto inta like haku dhoopto 😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️☝️
@zakariyeosman8933
@zakariyeosman8933 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 love somalia ❤❤❤❤❤💯
@sumayoabubakar161
@sumayoabubakar161 3 жыл бұрын
👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌❤♥️😜🤣🤣
@balaqeybalaqey7902
@balaqeybalaqey7902 2 жыл бұрын
Wll kusali rasuulka scw Scw
@Faisalabdiaziiz
@Faisalabdiaziiz Жыл бұрын
"Haweenkuba ruux bukaan Badbaado u hiilintlisa Jacayl ku baxnaanintiisa Ma ahayn baab lagu yaqaane Anay badawnimo i qaaddey" Xaqiiq.😢📝
@captanibrahimsergio78
@captanibrahimsergio78 6 жыл бұрын
Intuu Beegsado bogayga Qalbiga boholyow la ooyo bartaad joogto Aan jeclaado Hablhaha kaala baydh ka yeesho Hadaan Hadaan way hadaad gees iiga baydho Alfanaan Awaale Adan Pic Respect Pro ❤✌✌
@saarah4543
@saarah4543 7 жыл бұрын
fanaan inaa tahay 2006 aan ku qiray allow noka daa tageero 1 baan ku ahay
@ottobacktoscreen5674
@ottobacktoscreen5674 7 жыл бұрын
libaax libaax dhalay weyo ninkani yaa u gali karo. cawalee adan hees aan dageystey cawale heestiisa igu horeysey. taagero no 2 ayaan u ahay ilen no 1 adiga waye.
@steezy8172
@steezy8172 7 жыл бұрын
Riyaan Mohamed Saara hhh no:3 ku ahay
@saarah4543
@saarah4543 7 жыл бұрын
mxaa katahay boowe
@steezy8172
@steezy8172 7 жыл бұрын
vans ka awaale
@saarah4543
@saarah4543 7 жыл бұрын
hhhh haaa Ana kahoreeyo lkn
@Nora-ln9yx
@Nora-ln9yx 2 жыл бұрын
Habeen taarikhiyi ayaan soo booqday heestan 2/22/2022
@h.a3086
@h.a3086 6 ай бұрын
Waligay hees comment kuma qorin lakin heestan way iga ilamaysiisaa markan dhagaystoba xasuus iyo waayo hore ayay I galisaa, 7 sano ayan dhagaysanayay caawa oo ay tahay tarikhdu 6/02/2024 ayan comment kan qorayaa saacaduna 04:30am ❤️❤️
@AbdirahmanAbdullahi-ws4bj
@AbdirahmanAbdullahi-ws4bj 5 ай бұрын
Xogaa qiiro ayey leedahay 😢
@h.a3086
@h.a3086 5 ай бұрын
@@AbdirahmanAbdullahi-ws4bj aad iyo aad
@MajidTradingNakuru
@MajidTradingNakuru 23 күн бұрын
SORRY
@momahrez9216
@momahrez9216 4 жыл бұрын
Bahida ruuxi yaqan beeqaminta xoolihiis baraare si uu u gaara dadaaal iyo baratankiisa hurdada show kuma bariisto Erayo iga gadan ❤️
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
Heestaan Waxan Ku Xasustaa Sxbkey oo Dhintey Markaan Maqlo Walaahi Waan ilmeeyaaa Siciid Rabi Janan Kaaga Baryay
@deqayazinofficial8753
@deqayazinofficial8753 2 жыл бұрын
gamin allah haunaxüariisto isaga iyo intii dhimaty
@minahope4280
@minahope4280 2 жыл бұрын
Allaha u raxmado🤲
@Wearesomali
@Wearesomali Жыл бұрын
Allah yarxam
@khadarabdi2764
@khadarabdi2764 Жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto
@monarashed5777
@monarashed5777 Жыл бұрын
Alle ha u naxaristo
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 2 жыл бұрын
2016 dhamaadkiisii anigayo boqoradii aanu kala fogaanay waa wiilkayga curad hooyadiis rooda qaali nolol ta usaraysa qalbigu walisidii buu kuu jecel yahay
@saabriinsuusuu3923
@saabriinsuusuu3923 Жыл бұрын
Anio xanuun jecel la oy naayo imaade inta😭😭😭😭😭2023
@ilwadcabdijamal7813
@ilwadcabdijamal7813 3 жыл бұрын
Heestan waxan dhaysan jiiraY ano xalkaYgu sidan manta ahay ka badal yahay alhamdulilah hada wan iska ilahay🥺 comment gan waxan bixiinayaH 2/6/2021
@fathiabdirahmanyusuf1377
@fathiabdirahmanyusuf1377 4 жыл бұрын
Xasuus igu qaali ah bay heestani isoo xasuusisaa 2017kii😥😥😥😥 Jacylkygii waayo waayo 💘😥
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 2 жыл бұрын
Cawaale waa number one fanaaniinta soomaalida since 2005 until now
@hassanosman5241
@hassanosman5241 7 ай бұрын
2024 some of the songs never get old 🙈🙈 like if you are watching this year
@dantiigaradabdiaziz6199
@dantiigaradabdiaziz6199 5 жыл бұрын
2019 intii dawanaysa 🙌👐🙌❤🙌like isaar plz🙏🙏
@laylokarim6539
@laylokarim6539 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk ani ayaa daa wanaayo
@axmedmuhidinnor5922
@axmedmuhidinnor5922 5 жыл бұрын
@@laylokarim6539ok
@abdirahmanhassan3186
@abdirahmanhassan3186 5 жыл бұрын
Nice song
@zhuuzhuapdi810
@zhuuzhuapdi810 4 жыл бұрын
me🤣🤣🤣zhekh
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 4 жыл бұрын
Heestani wxy Ka Mid tahy Heesaha aan Ugu jeclahy HeesaHa soomalida WHO ListeninG 4/may/2020 RaMadaan Kream ❤💯
@sahraabdilahi4048
@sahraabdilahi4048 4 жыл бұрын
QaYz iNztaHram me to
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 4 жыл бұрын
@sahra Abdilahi 🌷❤ DooKhaynu Ka simanhaY
@luzahussien8902
@luzahussien8902 3 жыл бұрын
ramadan kriim 2021🤣🤣aduun ku wu ordaya
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 3 жыл бұрын
@@luzahussien8902 Ramadaan kariim walaal.❤🎵🤒
@biniyamtesfaya9838
@biniyamtesfaya9838 Жыл бұрын
I don't understand not even one word Somalian language, but believe it or not I only listen Somalian music specially when I chew chat. and this guy is one of the top on my list
@xajiyoow7175
@xajiyoow7175 Жыл бұрын
Where are you from man
@Hassmedia4k
@Hassmedia4k 6 ай бұрын
Heestan waxay ka mid tahay heesaha aan ugu jeclahay wayo heestan waxan ku soo xasuusta mar aan ciyaal school ah waliba dugsiga hoose ayaa malin ku beegnayd 24/11/2016 ayaan waxan bartay inan ila dhigata schoolka inaantas fasalka 8aad ayey ahyd ana fasalka 7aad ayan ahaa maraksta waxan ku arki jiray meesha break time lagu qaato😢 inantas jacayl daran ayan u qaaday xitaa saxibkay ayan uga sheekayn jiray balse nasiib xumo kuma guulaysan inaan u sheegto jacaykayga😩😢 marka aan schoolka joogo ayan heestan dhagaysan jiray walipa qaybta tiraahda😢 2:41 jacaylku baxnaanidisa maahir ba lagu yaqaane aney badawnimo iqaaday😢😩😭 hada waxa ka soo wareegtay mudo sideed sano ah ilaa hada wan badi gooba iyada meeshay ku nooshahay😢 mar uun waxan rajaynaya inaan la kulmo wakhtiguna isoo dhaweeyo😢 hada markan heestan dhagayto waxan ku sok celiya marksata tuduca iraahda😢 1:36 bartàaad joogto aan jeclaado hablaha... ka yeesho😢
@user-dz6ks7ip7d
@user-dz6ks7ip7d 3 ай бұрын
Wll waa ikan anigana adigaan kubaadi goobayay😢
@user-dm4tl6gn4k
@user-dm4tl6gn4k 2 ай бұрын
Manoshahy gabadhi reply ku so gashe
@user-eb2pn4dq2f
@user-eb2pn4dq2f 5 жыл бұрын
تحياتي لاخوني الصومال تحياتي اخوكم من اليمن
@ilyasmohamed6721
@ilyasmohamed6721 3 жыл бұрын
I am from Djibouti & we love Yémen 3% of my population is Arab from Yémen
@ibraahimqudde5883
@ibraahimqudde5883 3 жыл бұрын
تحياتي من اليمن🙂🇸🇴❤🇾🇪🙂
@amiiramaxamed6992
@amiiramaxamed6992 3 жыл бұрын
@@ibraahimqudde5883 66miles
@axmedxaashi7527
@axmedxaashi7527 3 жыл бұрын
شكرآ أخي
@21apdi96
@21apdi96 3 жыл бұрын
ام الدنيا
@user-gd3wr3zt4i
@user-gd3wr3zt4i 6 жыл бұрын
I'm eritrea i love somal song the best AWALE
@abdinasirabshir7876
@abdinasirabshir7876 5 жыл бұрын
Thanks
@marwanmohomed7423
@marwanmohomed7423 3 жыл бұрын
No I hate you
@user-lb4wn1vh6x
@user-lb4wn1vh6x 3 жыл бұрын
@@marwanmohomed7423 why ?
@schoolwork232
@schoolwork232 3 жыл бұрын
@@marwanmohomed7423 And that is why you need Jesus, to turn that heart of hate into love! I will be praying for your healing! God bless you! :)
@jamalgaraD1432
@jamalgaraD1432 3 жыл бұрын
ò00
@supersomfilms4744
@supersomfilms4744 Жыл бұрын
Heestan markasta way cusubtahay it willn’t get old 😊
@user-cp5fy9ls1k
@user-cp5fy9ls1k 17 күн бұрын
Waa gurkayga hambalyo iso dhaha 25/8/2024 ❤🎉
@mohametabdisaahid5171
@mohametabdisaahid5171 5 жыл бұрын
May 23 2019 khamiis 10:18 pm Ila hada waan dhagaysanaya Awale full respect
@abdimajiddaud7515
@abdimajiddaud7515 4 жыл бұрын
October 23 2019 4:18am
@princessemilliana4727
@princessemilliana4727 4 жыл бұрын
March 6 2020 maalin jimce ah 1 :42 pm my fav song ❤
@apdirahmanhajii2768
@apdirahmanhajii2768 4 жыл бұрын
March 16 2020 salasa 10:12
@mohametabdisaahid5171
@mohametabdisaahid5171 4 жыл бұрын
@@princessemilliana4727 adduunyo hadaan arkay coment ga after one year
@legendofsomalia8539
@legendofsomalia8539 3 жыл бұрын
12 /feb/2021
@sahalibro5357
@sahalibro5357 7 жыл бұрын
Le seul chanteur somalien qui atteint les millions de vue 💪💪💪 le meilleur sans forcer Long vie à vous #AwalehAden la fierté des nôtres Djibouti Is the best
@iqyarabdullahi4186
@iqyarabdullahi4186 6 жыл бұрын
Www ❤😘😘💋💋💖💖👑👑👑👏👏👏
@husseinali379
@husseinali379 6 жыл бұрын
all I can say is ma brother do you have sister ?
@dhagosworldwide4894
@dhagosworldwide4894 5 жыл бұрын
Naa wax kahadal ninkani wa nin somali ah oo afsomali kuheesaye Mise qaracdi fransiisku katagay bad tahay
@Helenebakers
@Helenebakers 5 жыл бұрын
@@dhagosworldwide4894 , waxad muujinaysaa cidda aa tahay maa qaracdii siyad barré baa tahay Faransiisku waa luqad kamid haa luqadaha laa barto badow
@shinoshino3691
@shinoshino3691 4 жыл бұрын
asc
@jalojuice
@jalojuice Жыл бұрын
I'm listening this song everyday 🥰🙏🏾 love it so much
@nvmann
@nvmann Жыл бұрын
JJ must listen to great music ✨🔥😂😂
@sudentertainment7841
@sudentertainment7841 10 ай бұрын
warya a jirtaa ?
@hodanhodan9953
@hodanhodan9953 2 жыл бұрын
Xidiga Africa Awaale Aden Horow Soco Waa Markale iyo Taageerahaagii Reer Djibouti Caasimada Africa
@aboubakeralimoussa5538
@aboubakeralimoussa5538 7 жыл бұрын
Les Djiboutiens sont fiers d'avoir un chanteur comme vous awaleh aden et vous êtes devenu un chanteur non seulement pour le peuple djiboutiens mais pour tous ceux qui parlent la langue somali.
@kunkingso8309
@kunkingso8309 6 жыл бұрын
Aboubaker Ali moussvyjk
@najmiinadebritishgwl1740
@najmiinadebritishgwl1740 6 жыл бұрын
Aboubaker Ali moussa
@ataxmakixaajibanaadir3499
@ataxmakixaajibanaadir3499 5 жыл бұрын
luqadaan aad qoreysaan faransiis miyaa
@ayuubjayk2563
@ayuubjayk2563 2 жыл бұрын
war manooshahay waa 2022
@vector_vector__
@vector_vector__ 2 жыл бұрын
@@ayuubjayk2563 ya kuudhi wu dhintay wll ? 😁
@khulodgaber473
@khulodgaber473 4 жыл бұрын
Awale wanjeclahay wlhi like hais haisarana yaah😆
@user-pd5gv7ji4g
@user-pd5gv7ji4g 3 ай бұрын
Sido kale
@anzuzeat6690
@anzuzeat6690 2 жыл бұрын
Monday 6 dec 2021 Awale adam waa fananka kaliya een dhagayzto heesihiisa wana kan ugu fican dhulkeena ee hees qada hore u soco ayan leyahay awale adam😎😍
@karamoige5268
@karamoige5268 4 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Legend awaale aadan. One of my Favourite song. Heestaan ilaa xiligii schoolka ilaa hada aan heer jaamacadeed jooga waan dhagaystaa. Still listining 14/03/2024.👏💟
@Ayni88
@Ayni88 3 жыл бұрын
Marku caashaqu balaadho❤ Marku beerkayga saaqo🔐 Marku xubin xubin u boobo💓 Wadnaha uu bara uyeelo❣ Way badisa markaan dabasho🌍
@user-kq4oh7eh1f
@user-kq4oh7eh1f 6 ай бұрын
Aniga adigaa iqaatay❤❤❤ bukaan ayaan ibad baadi ee ii hiiili❤❤😢
@siriinsaid4899
@siriinsaid4899 7 жыл бұрын
awale Aden alleylehe amaan waad istahishaa no1 somali legend🔥💯🔥💯
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 2 жыл бұрын
Almost 7 years later ,and I'm still vibing to this masterpiece.
@geenyada________wabxo6819
@geenyada________wabxo6819 2 жыл бұрын
Fake Acount 😂😂
@jaabirabdi6376
@jaabirabdi6376 2 жыл бұрын
Hhhhh but it's only 4years ago
@luuladen3017
@luuladen3017 2 жыл бұрын
Old is gold 🥰
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 2 жыл бұрын
Don't by pass the aduunyo it's 5 years ago
@jaabirabdi6376
@jaabirabdi6376 2 жыл бұрын
@@zakariagoh6687 hhhhh
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
Waan imid halkaan markale 2023 da heeskaan dhibka kaliya uu leeyahay waxa weeye inay dhamaanayso anna mar walba soo bilaabayo ❤
@ahmettabdisamatarpiif896
@ahmettabdisamatarpiif896 7 жыл бұрын
haweenkuba ruux bukan ah bad baadin u hiilintiisa jcyl baxnaanintiisa ma ahan bab lagu yaqaano aney badinimo iqaaday👑👑👑👑👑👑👑king awalle aden nolow wn ku aaaminsanahay
@mahadmeysarmusicofficiall3185
@mahadmeysarmusicofficiall3185 7 жыл бұрын
Ahmett Biif t
@mahadmeysarmusicofficiall3185
@mahadmeysarmusicofficiall3185 7 жыл бұрын
ok
@meddaoud2653
@meddaoud2653 7 жыл бұрын
Ahmett Biif
@cabdulaahinuurxassan7982
@cabdulaahinuurxassan7982 7 жыл бұрын
adban ola dhacay heestan
@abdiqadirsharif488
@abdiqadirsharif488 7 жыл бұрын
whastApp
@ghosty9632
@ghosty9632 3 жыл бұрын
Love from Oromia from your kushitic brothers and sisters ❤️💚❤️💚🌳🌹🌳🌹
@mohanpoi8273
@mohanpoi8273 3 жыл бұрын
✋✋✋✋✋🌎
@jihooniewoojinie3502
@jihooniewoojinie3502 3 жыл бұрын
omg we love you oromo he even sing to oromo people
@vector_vector__
@vector_vector__ 2 жыл бұрын
Thanks love you too 😘☺ .we are both AFRICAN AND CUSHITIC 😍
@zakariaadam3138
@zakariaadam3138 2 жыл бұрын
Love you too dear ones(Oromia-Kushitic)
@somaliguru7064
@somaliguru7064 2 жыл бұрын
We love you too brothers.
@caashaabdirahmaan1786
@caashaabdirahmaan1786 8 ай бұрын
●Jacaykuna wil bashaashaa ●Baxdoonimo logu yaqanaa ●Intuu basanbaas ku reebo ● Bixida larihiisa feento ●Bulshadu way wda ogaato
@cabdicasiismaxamed427
@cabdicasiismaxamed427 7 ай бұрын
Haweenkuba ruux bukaana badbaado u hiilintiisa maahin baab lgu yaqaane anay badownimo i qaaday 24/12/ 2023 habeen boqran oo xasuus mudan ❤
@muniishatogdheerilkacas3238
@muniishatogdheerilkacas3238 4 жыл бұрын
2020 bishii shanaad ayaan dhagysanaya 😇😂 waliba sanad uu jacayl iguh dhacay😇😭😂 ilaahow caronavirus Naga badbaadi
@zakariyeosman8933
@zakariyeosman8933 3 жыл бұрын
Allah naga badbadiyo caronavirus Adna jaceylkada kaa ku guleysato Allah kaga dhigo jaceyl marki Lagula wado aad ayuu umac Yahay balse hadii lagula Qawin aad ayoo u xanun badan yahay
@farduusdiamond
@farduusdiamond 7 ай бұрын
2024 ma ka abaxa jacaylku🤣
@SuldanAshour
@SuldanAshour 4 жыл бұрын
Heesta Dadka Xiriirada ka burbuure like me 😭😂🙌
@suusansiman7453
@suusansiman7453 3 жыл бұрын
Ika day jaceel wuu idabo jaree
@NourAweys
@NourAweys 2 ай бұрын
Who is still here in 2024😮
@ibraahimkeeyow8905
@ibraahimkeeyow8905 Жыл бұрын
Run ahan tii hestan markaa dhagesyto waxa bdan baa igu sodhacayo 😒 maheli karaa gof nolosheyda wax badan kabadasho 💖💖 hadaswo lasameyo
@abdikafiabdullahi1208
@abdikafiabdullahi1208 4 жыл бұрын
Hestan wxn kusoo xasuusta sxbkey oo dhageesan jiray maalin kasta hada mrkan maqlo asaan soo xasuustaa nooli kulantee sxb💯💯💯❤❤🙏🙏
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 7 жыл бұрын
Waxaan dhihi karaa awale waa ninka kaliya ee fanka Somaliyeed kor u qaaday Heesahiisa dhan waa hit 1million Views kama yaradaan Heesahiisa hadeeysan ka badan Legend awale Nolow ❤❤❤❤❤
@nimuu9098
@nimuu9098 2 жыл бұрын
It's 2022 and I'm still here listening this song 🎵 👌 I ♥️
@fhimaapdulahi7086
@fhimaapdulahi7086 Жыл бұрын
Same💗
@najibnajib487
@najibnajib487 6 ай бұрын
Haweenkuba ruux bukaana Badbaado u hilintiisa Jacayl ku baxnaantiisa Ma ahaayn baab lagu yaaqane Anee badow nimo i qaday Aaane badownimo i qaaday Way idamqinayaan ereyadaas 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Sukhra_951
@Sukhra_951 5 ай бұрын
😢😢😢😢
@thecarafaad858
@thecarafaad858 5 жыл бұрын
we support Awale adan nd we love Djbouti lenget from somaliland inta jecla somaliland like here 💖💖
@huseinraam9195
@huseinraam9195 5 жыл бұрын
Nobody can't stop awale and yurub geenyo🔥👌💪
@Walalka252
@Walalka252 5 жыл бұрын
zaxiix
@idmaninacali3606
@idmaninacali3606 4 жыл бұрын
We Babe
@its.Mohamed443
@its.Mohamed443 4 жыл бұрын
@@Walalka252 aree🤣🤣🤣🤣
@zacksofficial6202
@zacksofficial6202 2 жыл бұрын
Runti time flies I use to listen when iwas finalizing my high school and now iwill be graduating this July coming for my bachelor's degree time and tides waits for no man
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Жыл бұрын
2023 still I'm listening 🎧🎶 this song awale aadan start aanan demin waligiii 🔥🔥❤️
@salloqorcin4388
@salloqorcin4388 3 жыл бұрын
2021 ayan dawanya like I sar wll hadad dawanyso 2021
@naadiamaxamuud3168
@naadiamaxamuud3168 3 жыл бұрын
4/5/2021 From boosaso 🤗❤ Bartaad joogto aan jeclado😥
@yahyeshell
@yahyeshell Жыл бұрын
Heestan markey so paxdey igu socon hda lkn aad walhi 2015 legend 2023🫶
@ayaanali1784
@ayaanali1784 7 жыл бұрын
wowww hees wacan kama daalo dhegeesigeeda masha alah fanaan ka sanadka cawaale aadan 😍😘😘😘
@kabtanfiqqi9971
@kabtanfiqqi9971 7 жыл бұрын
kkkk kamadashid dhagesiga dambiga 😉😉 bashal cdey
@ayaanali4276
@ayaanali4276 7 жыл бұрын
ayaan Ali
@cawocigal6832
@cawocigal6832 7 жыл бұрын
waw axya heees
@neimabashir7682
@neimabashir7682 7 жыл бұрын
awale adan fanan qarniga
@maimunaabdi2052
@maimunaabdi2052 7 жыл бұрын
Cawo Cigal wuidadahea
@yaseinempire6042
@yaseinempire6042 3 жыл бұрын
2017 inti dhagaYsataY Love DhaC ku siiiH❤🔐
@fahiimahassan5313
@fahiimahassan5313 Жыл бұрын
Heestan ina ani leyaha isu aqaan😢❤malinkay so baxdey ila manta waa dhagystaa
@Hannah55745
@Hannah55745 18 күн бұрын
Heesaha Somaliga heesta ugu jeclahay waaye heestan really ❤❤
@beenieking553
@beenieking553 5 жыл бұрын
The best somali singer period. Hate it or love it. Djibouti in Da house. Love from montreal
AWALE ADAN l HABOON l 2018 (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
7:17
Tusmo Films
Рет қаралды 11 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 107 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 101 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 743 М.
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,3 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 281 М.