AWALE ADAN l HABOON l 2018 (OFFICIAL MUSIC VIDEO)

  Рет қаралды 11,195,145

Tusmo Films

Tusmo Films

6 жыл бұрын

COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
MIRIHII: ABWAAN CARAFAAD
LAXANKII & CODKII: CAWALE ADAN
VOCAL RECORDING:CAAMIR ZAKI
MUSIC: ARIIDO
CAMERA: ABDULLAHI KING
EDITOR: CABDIQANITUSMO
PRODUCERS: JAMAL CADAAWE & M.ABSHIR

Пікірлер: 4 400
@Tusmofilms
@Tusmofilms 6 жыл бұрын
Subscribe tusmofilms for more awale adan songs
@SuperDeathsmoke
@SuperDeathsmoke 6 жыл бұрын
Cawaale snapkiisa soo tuur
@abdifatahjidow
@abdifatahjidow 6 жыл бұрын
Haye bal
@bukhari4410
@bukhari4410 6 жыл бұрын
SuperDeathsmoke Awale-aden
@oneday7050
@oneday7050 6 жыл бұрын
Tusmofilms hore usoco bro ✔✔✔
@fatoumasaadwarsama3708
@fatoumasaadwarsama3708 6 жыл бұрын
Awaleh Aden Macha Allah ca c'est la meilleure chanson de cette fin d'année. Mabrouk à toute l'équipe
@faizohassan9666
@faizohassan9666 6 жыл бұрын
hdaad umadii 😗nabi muxamed (swc) tihiin like ii sara waryaa qarabo eh somali 😍
@susansusan5551
@susansusan5551 6 жыл бұрын
wooow cawale aad
@cashociise5317
@cashociise5317 6 жыл бұрын
Faizo Hassan like mxa laka faida walalo wax ika sheeg aan bal ka faidee
@viralshorts4536
@viralshorts4536 6 жыл бұрын
Faizo Hassan abti bal anaa toban kusaariye macnaha Like tu kuu samaynaysaa waa maxay anaa walhi lacag kuugu darayee
@firstborn9341
@firstborn9341 6 жыл бұрын
Sxbw like Tan waxa laga helo maishegi kartan calacal ayaba nagudishene
@faizohassan9666
@faizohassan9666 6 жыл бұрын
Casho Ciise kkkkk wllhi makasayi waa latugsa lee waxa lagawado makasayi
@rashkamohamed5000
@rashkamohamed5000 6 жыл бұрын
Inta quraanka jecel iyo saliga Nabiga SCW like iisaara 👍❤✋
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 жыл бұрын
Rashka mohamed scw
@kafizaabdi7606
@kafizaabdi7606 6 жыл бұрын
scw scw scw
@fhlifestyle
@fhlifestyle 6 жыл бұрын
Rashka mohamed Hadad dinta sida u ixtiran tid kabax de hesaha ku jirtid badawnimo waye waxan cml
@daudhasan9774
@daudhasan9774 6 жыл бұрын
Rashka mohamed zxp doqonimada intaa la eg iskadaa hees aa firsanosaa hadana waxaa like ku raadinosaa quraan & saliga nabiga scw meel islama galaan zxp
@amaallihaati7844
@amaallihaati7844 6 жыл бұрын
FM FUTURE saxix wuxu waabo doqon
@therock7055
@therock7055 Жыл бұрын
Heestan waxaan xasuusta 2018 anagoo ah dhalinyaro koox kubadeed ah oo reer Burco ah ayaanu visit (dalxiis) ugusoo baxnay gobolada galbeedka si aanu kooxo kale ula ciyaarno, safarka intaanu ku jirnay, heestana lagu soo celcelinayay, wlhi imika markan music-gan maqlo asxbtaydi baan xasuustaa oo imika midh iyo laba wadanka ka joogan intii kalena aanu wada dhoofnay oo aduunka dacaladiisa kala joogno, qaarkoodna ay guursadeen oo sadex iyo shan caruuraba dhaleen. Sxbyaal hada qoraalkaygan aragtaan waan idin salaamaya sidoo kale waan u xiisay wakhtigeeni wacnaa ee aynu soo wada qaadanay. 🥺🥺😭💔
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 3 ай бұрын
Alla markan dadka jeclhy ka fogaado ma sidado klan daremi donaa 🥺
@therock7055
@therock7055 3 ай бұрын
@@asmaanaxariisbdn2105 wlhi waa dareen gaara, imikadaa mrkan dib ugu noqdo ayaan xasuusta wakhtigii iyo waayihi quruxda badnaa 💔
@YasmiinHis-ro7wn
@YasmiinHis-ro7wn 3 ай бұрын
Wow wan qushucy😢
@CabdiShakuur-oe9bx
@CabdiShakuur-oe9bx 2 ай бұрын
Axya dunya waa iska aduunyo zxp beri halka joogtid maanta ma jogaysid halkii eebe ku qoro tageesa❤
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 2 ай бұрын
@@therock7055 wa daren xanuun runti waqti kalo qurux badan ina wada qadatan ku rajeyna wll adinko nabad qaba insha Allah
@user-xq1ru2dx6c
@user-xq1ru2dx6c 3 ай бұрын
Hadi ad jece shehin nabigeni muxamed scw like iisara😢😢😢😢😢❤❤❤
@Af-yd9fc
@Af-yd9fc 20 күн бұрын
Scw Scw ❤
@munaadan5793
@munaadan5793 6 жыл бұрын
Cawa odhan waa xanaqsanaye Lkn hda waa farxaye First views noqdaye somaliyey like ya laiga xasdiin🤣🤣
@mubaarikrazaam7744
@mubaarikrazaam7744 6 жыл бұрын
maxaad ka faaidi waayeee
@maankakulane429
@maankakulane429 6 жыл бұрын
Calacal bdnidaaa huno hhg
@munaadan5793
@munaadan5793 6 жыл бұрын
Maanka wilkan reer hobyo idhiici rabo😂😂
@axmedcali6010
@axmedcali6010 6 жыл бұрын
Intee uronthy like I wonder people wy they say isaar like
@kingoffuball8832
@kingoffuball8832 6 жыл бұрын
mxa ka xanaqsaned
@jawharaadam5267
@jawharaadam5267 6 жыл бұрын
Lyrcs Halis weye ruuxu jacayl tabtayo helaye Jiif haleelimayo hurdadada wu ka haajiraye Aniguna intasan Haboon haybi leyahaye Hankaygiyo maanka la jira timo haldhaaleye Hiyi kacay darteedo qalbigu way halwanayaye Hadalkay tidhahdan dareen si hinqanayaye Boogihi horeeyay u tahay dawo lo helaye Guri hodana lagu korshoo Hobalin Hobalin hoobeya Lagu korshoy ku hanaqaday Hobalin hobalin hoobeya Hobyo iyo Cadaadey ka timid wana la hubaaye Hidihiyo astanteedu wa dhaqanki hooyadee Nin hantiya yartaaba nasiib hoodo kaashadaye Hiyeeyo Hiyeeyo ooho Hiyeeyo Nin jacaylku heeryada duldhigoo hilayna u saray Oo u hogaanshan ahoo way horkacayaye Inanti qalbiga hanatay ban haabo leyahaye Habsamida tusaalaha caqliga garasho heerkeda Degnida hufnantiyo dabciga haybadiyo muuqa Lama helo mataalked kunkii wa hal Oo qudha ee Hoodale weye ninki ay la hoyataye Guri hodana lagu korshoo Hobalin hobalin hobeeya Lagu korshoy ku hanaqaday Hobalin hobalin hoobeya Hobyo iyo Cadaadey ka timi wna la hubaaye Hidihiyo astanteedu wa dhaqanki hooyadee Nin hantiya yartaaba nasiib hoodo kashadaye Hiyeeyo Hiyeeyo ooho hiyeeyo Hiyeeyo hiyeeyo ooho hiyeeyo shib dheh
@jawharaadam5267
@jawharaadam5267 6 жыл бұрын
mohamed saeed al-jaabir adigaba si fcn ayd u qortay thnks
@xasancadare4906
@xasancadare4906 6 жыл бұрын
Jawhara Adam qof qali
@Real_moha387
@Real_moha387 Жыл бұрын
Reer galmudug💪 cadaado iyo hobyo IGA bdn❤️💪 Thanks awale Adan💪💪
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 4 жыл бұрын
2020 yaa wali dhagesanaya why my dunideyda 🌎 reer xaaji ❤❤
@ifrahkushkush5755
@ifrahkushkush5755 4 жыл бұрын
Mee 🖐️🖐️
@khalifcadde4341
@khalifcadde4341 3 жыл бұрын
Mee
@nimconeyruus9783
@nimconeyruus9783 3 жыл бұрын
Yeah❤️🎶
@maxmudcabduqadir61
@maxmudcabduqadir61 3 жыл бұрын
@@ifrahkushkush5755 cawaalegob
@abdi2926
@abdi2926 2 жыл бұрын
2021 Still 🤕😫
@poetryaddict1
@poetryaddict1 6 жыл бұрын
Moqdisho, Galkacyo, Kismaayo, Baydhabo, Baledwayne, Bosaso, Burco, Boroma, Merca, Cadaado, Hargeisa, Jigjiga, Afgooye, Jowhar, Garowe, Eyl iyo LasCaanood ka timid. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hamsesuldaan1428
@hamsesuldaan1428 6 жыл бұрын
Fuji dhammaan soomaalaay ka dhalatoo waa la hubbaayee
@fjeifu2552
@fjeifu2552 6 жыл бұрын
djibouti baa ka maqan maa is tidhi 😅😅😅😅😅🇩🇯
@Waarre
@Waarre 6 жыл бұрын
Fuji Djibuti iyo Gaarisaa kamaqan
@mandeeqofficial4629
@mandeeqofficial4629 6 жыл бұрын
Jabuti maxad uga reebtey dhul somaliyeed miyeysan ahayn hhhh
@bukharicadde8703
@bukharicadde8703 6 жыл бұрын
Buhodle ma itopiyaan baad utaqana
@abdirisaaqwazil5144
@abdirisaaqwazil5144 6 жыл бұрын
Ree GALMUDUG 💪 Cadaado iyo hobyo iga badan ❤️👍 Thnks awale aadan 👏
@saabiriinsiman6333
@saabiriinsiman6333 6 жыл бұрын
Abdirisaaq Sheikh 💓💓💓💓💓
@abdirisaaqwazil5144
@abdirisaaqwazil5144 6 жыл бұрын
Saabiriin Siman ❤️❤️❤️🙏
@lajecleylajecley9868
@lajecleylajecley9868 6 жыл бұрын
Dazz abdi miyaa mise ana umaleyo❤
@missadam9250
@missadam9250 6 жыл бұрын
Abdirisaaq Sheikh ❤️❤️
@hisqueen8817
@hisqueen8817 6 жыл бұрын
Abdirisaaq Sheikh ❤❤❤💕💕💕
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Heestan in xaaskayga loogu talagalay ayaaanba mooday Hobyo iyo cadaday ka timi waan la hubaaaa Inay gabdh sacad siciida tahay ❤❤❤
@ruqiyomaxamuudcismaan3383
@ruqiyomaxamuudcismaan3383 Жыл бұрын
Sacad aa😂
@nasiinali8132
@nasiinali8132 9 ай бұрын
Yaa lgu maqlin😂
@IlyaasCabdi-rr9gc
@IlyaasCabdi-rr9gc 7 ай бұрын
Saleeban aa cadado io baxdo iska leh 😅😅😅😅
@Hanaaahmed11202
@Hanaaahmed11202 3 ай бұрын
Hobyo iyo cadaado sacad maa hee saleeban wye😅😂
@adamzahil
@adamzahil 18 күн бұрын
Today is Friday Date 19-July-2024 Who is still listening this sweet song 🔥🔥💯
@daadirqureyshi9768
@daadirqureyshi9768 6 жыл бұрын
Waryaa tol eheey aaway reer hobyo iyo reer cadaado dad gacan furan ayaan idinku ogaa guri Hodan ah ayaad ku korteen Like ha ila dhaafina ❤️❤️❤️
@kadirkayta6392
@kadirkayta6392 6 жыл бұрын
Bro reer hobya wa.kanaa anoo kow ka.ah walhi
@Safia.cabdi.salaan
@Safia.cabdi.salaan 3 ай бұрын
Way kan ❤😩🔥🦋💕
@MullaMadar
@MullaMadar 6 жыл бұрын
reer cadaado iyo reer hobyo yaa naga dhicinaayo hee bal like yaan la iloobin besr awale adan
@user-rh1ei5ce2j
@user-rh1ei5ce2j 2 ай бұрын
Cawaale adan fanaan qiimo badan Codka 100% Musiga 100% Erayada 100% Camerada100% Laxanka 100% Heestan macaan waxan daawanaya galab saacaduna tahay 17;08 an00 jewi macaan ku daawanaya meel miyiya 00 r00pan sanadkuna yahay 2024 bishii 6/4\2024 hadad iga danpeyz0 like ii zaar brother wan jecelahay inan dip ugu s00 noqdo heestan macaan an00 xaasla caruurtayduna ila daawat0
@ApdiasiisThahier
@ApdiasiisThahier 2 жыл бұрын
02/08/2022 Tuensday Heestan Waxan Dhagayzan Jiray 2017 Wakhti Aan Tukaan Hayn Jiray Wxay Ka Mid Ahayd Heesihii Wakhtigaa Xiiseyn Jirey Old Is Gold🥺Alaha Cimriga Iyo Cafimadkaba Ha Ino BarakeeyO❤️🤲
@MohamedMohamed-di6un
@MohamedMohamed-di6un 6 жыл бұрын
Cod toolmoon & erayo tayo leh ,, Halis weeye ruux uu jacayl, taabtayoo helaye Jiif haleeli maayoo hurdada, uu ka haajiriye Aniguna intaasaan Habboon, haybi leeyahaye, Hankaygiyo maankaa la jira, timo haldhaaleye Hiyi kacay darteedoo qalbigu, way halwanayaaye Hadalkey tidhaahdaan dareen, sii hinqanayaaye Boogihii horreeyay u tahay, daawo loo helaye, Guri Hodanaa laguu korshoo ay, ku hano qaadday Hobyo iyo Cadaadey ka timid, waana la hubaaye Hiddihiyo astaanteedu waa, dhaqankii Hooyaade Nin hantiyay yartaabaa nasiib, Hoodo kaashadaye ... Nin jacaylku heeryada dul dhigay, hilayna uu saaray Oo uu hoggaanshaan ahoo, way hor kacayaaye Inantii qalbiga hanatay baan, haabo leeyahaye, Habsamida tusaalaha caqliga, garasho heerkeeda Deggenida hufnaantiyo debciga, heybadiyo muuqa Lama helo mataalkeed kunkii, waa hal oo qudha'e Hoodaale weeyaan ninkii, ay la hoyataaye, Guri Hodanaa laguu korshoo ay, ku hano qaadday Hobyo iyo Cadaadey ka timid, waana la hubaaye Hiddihiyo astaanteedu waa, dhaqankii Hooyaade Nin hantiyay yartaabaa nasiib, Hoodo kaashadaye ...
@user-wk6bc9fw7c
@user-wk6bc9fw7c 6 жыл бұрын
Mohamed Mohamed thnks wll
@nice2abc715
@nice2abc715 5 жыл бұрын
Mohamed Mohamed mahadsanid wl, sida wacan aad erayada noogu soo qortay
@ayderusismail6388
@ayderusismail6388 3 жыл бұрын
mhdsanid sxb
@xasanholacjrxasanabuubakar1267
@xasanholacjrxasanabuubakar1267 Жыл бұрын
Mahad sanid wallkey ani xitaa haboon aa lii dhahaa mahad sanid pro
@Hodanonline
@Hodanonline 6 жыл бұрын
Fanaanka kaliya e an jeclahy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Go forward bro 👏👏👏👏👏👏👏⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 Inta tageerta awale Like isaar 🙏🏻
@mohamedisaaqomar6840
@mohamedisaaqomar6840 3 жыл бұрын
Waxaan ahay qofka ugu horeeyo dislike ku saaro maka heshay hhhhh
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz 2 ай бұрын
Hodan online waaku salaamay wllo❤️👑
@SICIIDMahad-ue3td
@SICIIDMahad-ue3td Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SakariyeJakarta
@SakariyeJakarta 5 жыл бұрын
Heestan saamayn gaara ayay igu leedahay inta jecel like ta igu qabta *2019* 🙏🙏🙏❤❤❤ from magaladi ragga *BURCO* 💪💪
@fadumomohamudahmed1350
@fadumomohamudahmed1350 5 жыл бұрын
mash alah walal thanks I love burco from cadaado iyo hobyo iyo mogdisho
@Camaarpoi5803
@Camaarpoi5803 5 жыл бұрын
Magaldi rer abtigay😘😘
@beryalex1798
@beryalex1798 4 жыл бұрын
Burco dumar ma jooga?
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@beryalex1798 haaa
@beryalex1798
@beryalex1798 4 жыл бұрын
@@cabdimawel1932 havana waa magaalada Duamarka!
@abdirahmanfaarah9939
@abdirahmanfaarah9939 5 жыл бұрын
Walaalayaal waxaan ahay wiil duriyadii isaaq ah ii doona gabadh habar gidir ah hablo sharaf leh weeye waana la hubaaye Reer kaas ayaan jeclhy inaan la xidido From burco Dhowaan waxaan iman hobyo dhul jano ah weeye wlhi Farxad baan idiin rajeynayaa abtiyaal
@somalitv9331
@somalitv9331 4 жыл бұрын
Wn kusoo dhawaynayn wll meelna klama jirno
@diamondosman7646
@diamondosman7646 3 жыл бұрын
Masha Allah hapo so dhawow
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 жыл бұрын
Welcome walal gobtii Galmudug 😍
@raaniraani72
@raaniraani72 Жыл бұрын
Sida ino sharafte rabi haku sharfo Aboweh mcn❤️🙏💯
@ruqiyomaxamuudcismaan3383
@ruqiyomaxamuudcismaan3383 Жыл бұрын
4sano kadib duma gabdhiii ma heshay😂❤
@halaaduale5633
@halaaduale5633 6 жыл бұрын
hopyo cadaaday ka timid waana la hupaa #King awale ku hopnaa inee ka timid ar heeztan zugayay awale heezahaga jcliya king nolow apid 👌Tusmo😚😚😚inata ila midka ah ila zugyze heeztan Liketa igu sharfaa 😍😍😍
@kahaninazrih4509
@kahaninazrih4509 6 жыл бұрын
AwleH adn hestisa tageeRaH nio
@nastexoismael5587
@nastexoismael5587 6 жыл бұрын
Qüèń Hala
@fcqanciye9899
@fcqanciye9899 6 жыл бұрын
Qüèń Hala j
@sacdiyoali4391
@sacdiyoali4391 6 жыл бұрын
axsan fannaan cawale adam
@cmcinashooble4760
@cmcinashooble4760 5 жыл бұрын
Wlley Waka helay instagmkaga isii noh 😍
@drissamikdadmed5881
@drissamikdadmed5881 6 жыл бұрын
Awaleh first Djibouti pls Like
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
I can't stop listening to this song still watch 2021🦋🇸🇴
@abdiraxmanmaxamed9206
@abdiraxmanmaxamed9206 3 жыл бұрын
Welcome to our world dear.
@fadumamohamed1427
@fadumamohamed1427 2 жыл бұрын
Come listen it one more time😭😂😂😂
@cumarshacniofficial1822
@cumarshacniofficial1822 2 жыл бұрын
@@fadumamohamed1427 hbhbbbgbb h hjhnt 4tgb
@cabi500
@cabi500 2 жыл бұрын
After 6 months
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
@@cabi500 😍
@muniirajirdeh766
@muniirajirdeh766 4 жыл бұрын
🥰Hidaha iyo Astaanteedu Waa Dhaqankii Hooyaade 😍😘maamooyinka one Love meel kastay joogaan ♥2020 intii daawanaysa iyo inta ka danbaysaaba like ha iLa dhaafina🤞🏻
@mahadsanja2766
@mahadsanja2766 6 жыл бұрын
War wixi reer hobyo reer cadaado ah liketa iisaari waa ninki ugu horeeyey cadaado jooga oo daawada heesta
@farhaankaka2004
@farhaankaka2004 6 жыл бұрын
waaN sugayay hestaaaN hal week malintiii aaN arkay ilaaa hada wixiii rer cadado ah iyo hobyo liker tu igu sharfa .....
@yuniszabdow6671
@yuniszabdow6671 6 жыл бұрын
Awale Adan fantastic
@ZurichkayaZurich
@ZurichkayaZurich 4 ай бұрын
Salebanimo🎉🎉🎉🎉🎉
@betteriology
@betteriology 2 жыл бұрын
2022 I'm so proud of listening this song in my class eight up to twelve class 👏 🙌 😍 💖 👌 awesome, terrific
@osmanambashe6106
@osmanambashe6106 2 жыл бұрын
dhimo oo ceeb reeb
@betteriology
@betteriology 2 жыл бұрын
@@osmanambashe6106 why are u insulting and cursing to me??!
@sirajimediaproduction9877
@sirajimediaproduction9877 2 жыл бұрын
Me more my favourite
@betteriology
@betteriology 2 жыл бұрын
Who insult you?!!!!
@abdirizakyousophabdi2436
@abdirizakyousophabdi2436 2 жыл бұрын
this song is absolute masterpiece
@RashZeyn
@RashZeyn 7 ай бұрын
Who is here in 2024 👋👋👋
@mohamedapdalla7043
@mohamedapdalla7043 4 ай бұрын
Me
@QueenSiman-yr7qv
@QueenSiman-yr7qv 3 ай бұрын
Me😂
@sumayoabdirahman9531
@sumayoabdirahman9531 3 ай бұрын
Me😂❤❤❤❤
@mohamedapdalla7043
@mohamedapdalla7043 3 ай бұрын
@@sumayoabdirahman9531 thanks dulufey
@MaxamedAsad-hr8fb
@MaxamedAsad-hr8fb 3 ай бұрын
Me
@najwakaram6211
@najwakaram6211 6 жыл бұрын
Guri hodan lagu korshoo Lagu korshoo ku hana qaaday😍😍😍😍😍😍💕💕💕 Hobyo iyo cadaado baan ka imid waana la iii hubaa💯💯💯💯💯💯✔✔✔✔
@liibaanozil5729
@liibaanozil5729 6 жыл бұрын
najma nujuum viva hobyo iyo cadaado
@najuuadem1552
@najuuadem1552 6 жыл бұрын
najma nujuum from cadaado iyo same magac😍😍🤗
@xlcy.9437
@xlcy.9437 6 жыл бұрын
Somali mohamed 🙏walee cidi badiyii kuma hadhin
@zamzammahammed836
@zamzammahammed836 6 жыл бұрын
Scw💓 scw💔 scw 💜scw s💟cw
@wiilkatageerahaliimogobaad3930
@wiilkatageerahaliimogobaad3930 6 жыл бұрын
scw
@ayuush2723
@ayuush2723 6 жыл бұрын
Scw
@kinghanadinho5074
@kinghanadinho5074 6 жыл бұрын
Waceyz Warsame nio zaas dhan like maad urabtoo yasir alle macduur hesahan maa nabi mohamed lakana imanka alle kaa qaad
@ikraaniitainahooyo8854
@ikraaniitainahooyo8854 6 жыл бұрын
Waceyz Warsame hhhhhhhhhh waa sdaa wlhi
@qalpiqalanjoluul7752
@qalpiqalanjoluul7752 3 жыл бұрын
2021 yaa ila daawanaayo oo Habargidir walipa Reer xaaji Saleebaan ah Boqortooyada Hobyo iyo Cadaado Iska leh.🔥❤❣💓
@g.morgan8787
@g.morgan8787 2 жыл бұрын
H.G nimo kuu soo raacay boqortooyo
@princesssamiyadiamond4336
@princesssamiyadiamond4336 2 жыл бұрын
Dhiiga reer xaajinimo💙🤍💚
@g.morgan8787
@g.morgan8787 2 жыл бұрын
@Queen Dahabiina hiiiii
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 9 ай бұрын
H G Waa Qowmiyada Aanan Qofna Izka Aqoon Lkn Aan Tageera Buuxa U Ahay From G36,,,👑🙏🙏
@hanadmohamed6877
@hanadmohamed6877 4 жыл бұрын
This is just absolutely something else , I've never seen anything like this in my entire life wlhi and probably I think I'll never see a better talent, display and organized gentleman like this . M.a brother I wish you an incredible success in your years coming, big fan love from the UK Awale.📍🇬🇧🇸🇴
@fatxieapdihakim4099
@fatxieapdihakim4099 6 жыл бұрын
Codka 100% Erayada 100% Laxanka 100% Music 100% Yaa ila arkay The best song
@lakizaki9590
@lakizaki9590 3 жыл бұрын
Aniga my queen
@sinjozzjr2892
@sinjozzjr2892 2 жыл бұрын
You are not alone✌👍
@wallsallu7436
@wallsallu7436 8 ай бұрын
After 5 years✌️🤟
@fahimamohamed9751
@fahimamohamed9751 6 жыл бұрын
Marka maqlo cadado iyo hobyo dhiga ikaco woow👄love u awale😘
@ahmedabdi4995
@ahmedabdi4995 6 жыл бұрын
Fahima Mohamed dhiigga
@fahimamohamed9751
@fahimamohamed9751 6 жыл бұрын
ahmed farouk hh😂 haa wlhi dhiga 🔥🔥
@mohamedalimohamud881
@mohamedalimohamud881 6 жыл бұрын
Fahima Mohamed biyo cab daji
@fahimamohamed9751
@fahimamohamed9751 6 жыл бұрын
geedi somali hhh😂😂 iken biyo 😂😂
@keewaayekaas4567
@keewaayekaas4567 6 жыл бұрын
Fahima Mohamed adna markaan ku arkay wadnaha dhg dhan I dhahay ee maxaad ka leedhay huuno
@mascuudhassan3227
@mascuudhassan3227 3 ай бұрын
2024 still ❤😂
@kadirsoumeya865
@kadirsoumeya865 Ай бұрын
Anba xiita hadaban dawanaya
@MrCeero-md5hv
@MrCeero-md5hv 5 жыл бұрын
Intii hargeisa joogta ee ila daawatay habayo cadaado 2019 Like da iigujiida😂😂
@mariishcabdalla9614
@mariishcabdalla9614 9 ай бұрын
2023 ban dib ugu so laabtay hargeysa dhulkii abtiyaaladeyyy from gabar hobyo io cadaado ❤
@oneday7050
@oneday7050 6 жыл бұрын
Tusmofilms hEesaha AaD duuBto ⤴hllwood iyo bllwood⤴waXba uma oGaa ✔💯💯 Inta ila aragtey like isaar😆😆
@qaybishanhablod8103
@qaybishanhablod8103 6 жыл бұрын
Walalkey cawale adan dehey cadwga u nolow fanan igu qaliya
@hindi3522
@hindi3522 6 жыл бұрын
*Hobyo iyo cadaado* 😍😍👏 *habar Gdr ninkaYga ka dhashth* 😅😅 _I love My ddkaYgi H.G_ Mr *Awale adan* jiroo joog brada💕💕😘😍
@xusencabdala3759
@xusencabdala3759 3 жыл бұрын
Nin laandheera ah ayaa ku qabo
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 жыл бұрын
I'm from Djibouti hestan ugu jeclahay awaleh aden fanankena Hobiyo & Cadado aye reer jabuuti iso socdane reerkasi marti qade mey leyihin HG gabadhe igu darsada awaleh inaderki weeyane
@anisadugsiiya9272
@anisadugsiiya9272 9 ай бұрын
Welcome wll from Hg❤❤
@tigerjr8425
@tigerjr8425 4 жыл бұрын
2020 ya ila dawanaya pl🙄like izar
@AyuupHacker-dc8pk
@AyuupHacker-dc8pk 3 ай бұрын
2024😂
@AyuupHacker-dc8pk
@AyuupHacker-dc8pk 3 ай бұрын
2024
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739 6 жыл бұрын
Fanaanka kaliya ee 5 somaliyeed ka dhaxeeyo una heeso kana madax banaan qabyaalada iyo wixii lamida hadaad igu raacday like isaar sharafeey or king
@amarannor4176
@amarannor4176 4 жыл бұрын
❤❤❤👏👏😁🥰🤩
@intaficanwalaalkood3346
@intaficanwalaalkood3346 6 жыл бұрын
Erayada:100 Laxanka:100 Codka:100 Musicga:100 Styleka :100 Camerada:100
@dahabizizy
@dahabizizy 6 жыл бұрын
Inta Fican Walaalkood habsankugana 100😂😂
@rahmaabdi1431
@rahmaabdi1431 6 жыл бұрын
Waaaw cadada
@langaboy8705
@langaboy8705 5 жыл бұрын
Sure
@Mustaphe838
@Mustaphe838 3 ай бұрын
Hada kwrn style kan😂😂
@hamseomar4501
@hamseomar4501 3 жыл бұрын
Just I don’t know how many times I have listened this outstanding voice but it’s just amazing 😉 With the one and only sir Awale Adan 🥰👑
@suadabdalla9863
@suadabdalla9863 6 жыл бұрын
viva my tolka cadaado yar io hobyo godan ❤ iyo walalkey cawale aadan hiil walal gull waliga Djibouti ❤
@qureshdaaadx2128
@qureshdaaadx2128 6 жыл бұрын
awale adan fanaanka fanaaniinta somaliyed bal like inta awale adn tageerta❤💔❤💓💖💖💜💚
@osmandahir5145
@osmandahir5145 6 жыл бұрын
HobYo iyo cadaadeey ka Timid boqorada ree xaaji saleebaan 😍❤ like iisaara
@najuuadem1552
@najuuadem1552 6 жыл бұрын
Osman Dahir 😍😍🤗🤗
@xasancisman6888
@xasancisman6888 6 жыл бұрын
💪💪💪💪
@xasancisman6888
@xasancisman6888 6 жыл бұрын
saas'weeye
@tasliimtahliil8329
@tasliimtahliil8329 6 жыл бұрын
Osman Dahir waa kasaarnay viva dhashii xaaji😘
@laylahussein4609
@laylahussein4609 6 жыл бұрын
Osman Dahir kuisaaray viva ree xaaji
@abdirahmaandhuubowhussein4198
@abdirahmaandhuubowhussein4198 2 жыл бұрын
Cawa oo tarikhdu tahy 11.12.2021 ayan dib usoo radshay heestan mudo kadib alxm xasus ka mida xasusaheyga wye heestan awale intii sideda oo kle ah like hee ku soo dhooba 🥰
@Avacado.A
@Avacado.A 3 жыл бұрын
This song is the most good music songs in the somalians musics.🔥
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 6 жыл бұрын
Big fanan awale adan 😍 Styl cusub👑 erayo shidan 10/10 Laxan fadhiiya musick casriya🙏🙌👏 *Tusmo films thankks bro*
@willhoogcomedy927
@willhoogcomedy927 6 жыл бұрын
Bro subscrib idheh plss
@ismacilibrahim7801
@ismacilibrahim7801 6 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare Waad kageensatay zxp hadal waxad kutiri weyn oo xikmad kufadhiya
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 6 жыл бұрын
Will Hoog comedy ok bro 😻👋
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 6 жыл бұрын
Ismacil Ibrahim Awaale iyo carafad arido nasap kamila wye waa iga keen sadenn🙌😻❤ thanks u adine bro
@mumtazabdulaziz5806
@mumtazabdulaziz5806 6 жыл бұрын
Maaad jogtah halkana
@diinibaraf7990
@diinibaraf7990 6 жыл бұрын
Hobyo iyo cadaado katimid waana lahubaayee❤️❤️💯❤️😍🦅🦅💯
@hindicusub188
@hindicusub188 6 жыл бұрын
Diini Baraf 💕💕
@youmancade9501
@youmancade9501 6 жыл бұрын
Diini Baraf aad iyo aad
@diinibaraf7990
@diinibaraf7990 6 жыл бұрын
ÿöümäñ Çãdê haa bro 🦅😍🙌
@djrashkavlogsandfilms5684
@djrashkavlogsandfilms5684 5 жыл бұрын
Hadaad cawalee aminsantahay Like u saar wadaniga😍🇸🇴❤
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
2020 yaa ila daawan 😍😍
@lakizaki9590
@lakizaki9590 3 жыл бұрын
Aniga my queen
@nuramohammad1032
@nuramohammad1032 3 жыл бұрын
Asc
@nuramohammad1032
@nuramohammad1032 3 жыл бұрын
@@lakizaki9590 Asc
@deeqoahmed7513
@deeqoahmed7513 3 жыл бұрын
wcs
@honestlyguy3883
@honestlyguy3883 6 жыл бұрын
Waala hubaa waa habargidir 😁😁😁
@inahashi3816
@inahashi3816 6 жыл бұрын
heestan way iga gadantahay wallhi sanadka cusub ayaba lasugayeey Love Cawale Adem& thanks tusmofilms 💖 Who's watching this X week and new year ❤🖒❤🖒❤🖒
@mohamedwaliahmed6628
@mohamedwaliahmed6628 6 жыл бұрын
Ina Hashi ❤️
@ruqiyomaxamuudcismaan3383
@ruqiyomaxamuudcismaan3383 Жыл бұрын
Hopyo io cadaado ka timid waana la hubaaye Only gabar ree xaaji ah💙🩶💚❤
@mariishcabdalla9614
@mariishcabdalla9614 9 ай бұрын
Ina adeer dhashii xaajiga saleebaanimo 🩸❤
@jaabirabdi6376
@jaabirabdi6376 2 жыл бұрын
I'm leaving a comment in hope that whenever likes it I will be reminded by this masterpiece
@faisabeauty1903
@faisabeauty1903 6 жыл бұрын
Reer cadaado iyo reer hobyo like ta isaara Aan ogaado intaa tihiiin 😂
@ridwanhussen2323
@ridwanhussen2323 6 жыл бұрын
TAHLIIL YARE hlkaa maaD ka daYsiD (TiraD
@mimicharapova6018
@mimicharapova6018 6 жыл бұрын
Hhhhh
@mimicharapova6018
@mimicharapova6018 6 жыл бұрын
Hanagu mashqul
@farxiyocumar2801
@farxiyocumar2801 6 жыл бұрын
TAHLIIL YARE pro viva Cadado Iyo Hobyo
@hindiahmedabdalle5008
@hindiahmedabdalle5008 6 жыл бұрын
TAHLIIL YARE liketa aaaa ku qafiifday ma istiri hhhhhhhhviivaa hobyo iyo cadaado hhhhhhhh mana ihi kawaran heee somalia Somali baaa leh .
@azamkhalif7852
@azamkhalif7852 6 жыл бұрын
Wixii reer Cadaado ah like ii saara ❤ Hhhhh
@34aym83
@34aym83 6 жыл бұрын
Cazaam Khaliifa cadaado😍😍
@hibonuuraofficial505
@hibonuuraofficial505 5 жыл бұрын
ana eh rer cadado hibo na wa la yirahda hestan wu la helay awale adan thnks yaqey
@hafsamuhammed2572
@hafsamuhammed2572 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dagaysanayaa anyone 🤣🤣🤣☝️☝️☝️☝️
@NusaybaCabdiraxman
@NusaybaCabdiraxman Ай бұрын
HcmbE 😢😮😅😅😅
@moismail6233
@moismail6233 6 жыл бұрын
muqdisho iyo hargeysa ayey ka timid waana la hubaa👌👌 big respect from muqdisho😍😍🇸🇴🇩🇯
@sacdiyocabdirashid5908
@sacdiyocabdirashid5908 6 жыл бұрын
Wasax muqdisho ee katimid
@mohamedwaliahmed6628
@mohamedwaliahmed6628 6 жыл бұрын
mohaz ismail maha waxay ka timid Jabouti muqdisho Lisa ayo nfd ogadenia iyo hargaisa
@moismail6233
@moismail6233 6 жыл бұрын
Ahmed Mustafe saas hablaha somaliyed wada xul 5ta somaliyed noolada😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯
@mohamedwaliahmed6628
@mohamedwaliahmed6628 6 жыл бұрын
mohaz ismail ina adeer😂 ha iga kala raabin dhulkayga isku kay wada sii ❤️mudane saas Ayaa sax in la xaqiro dhulka la gumaysto Ma fiicno Waa in la wada sheego
@user-zu5rq3kx8u
@user-zu5rq3kx8u 6 жыл бұрын
mohaz ismail s
@isliiboyking4935
@isliiboyking4935 6 жыл бұрын
Reer Cadaado meqa ayeey u qalantaa hestaa like saar inta iga danbeesa ✌😍
@ruqiyomaxamuudcismaan3383
@ruqiyomaxamuudcismaan3383 Жыл бұрын
From adaado wa iga heysa❤
@afauziaabdi2195
@afauziaabdi2195 5 жыл бұрын
Thumbs up for hobyo and cadaadho people . Habar gidir gang gang👌💋💋
@rudwaandayax9225
@rudwaandayax9225 8 ай бұрын
2024 😢Wyh aan u dareemaya in ay 2018 ka soo wareegen sanaddo aad u bdn 💔🙃😭
@neyruuz_online7
@neyruuz_online7 6 жыл бұрын
Cadaado iyo hobyo iga badan my home 😍
@liibaanozil5729
@liibaanozil5729 6 жыл бұрын
jamiila qaali saas waaye qu een dhulkeena
@queenayah7769
@queenayah7769 6 жыл бұрын
Legend Awale Adam my favorite artist😍 6hours n 11thousand views awesome 😄😄 thumbs up👍
@kabtanfiqqi9971
@kabtanfiqqi9971 6 жыл бұрын
Ayan Abdi Hashi thumbs up 👍👍👍
@axmedcali6010
@axmedcali6010 6 жыл бұрын
Ayan Abdi Hashi 👍
@haidarsweedendream9101
@haidarsweedendream9101 6 жыл бұрын
Ayan Abdi Hashi please add legs
@jamaalxasan2000
@jamaalxasan2000 6 жыл бұрын
Nice song Adigee tageero kuu yiHiin #Africa oo idil Awale big RspcT👏👏
@gudoonayanle955
@gudoonayanle955 6 жыл бұрын
jcylku heeryada duldhigy
@user-fe2do5xl7v
@user-fe2do5xl7v 5 жыл бұрын
I’m Not Somali But I Hear Somali Words Like Nen It Means Man I Like Somali ❤️🙌🏻
@kangdaniel8638
@kangdaniel8638 4 жыл бұрын
ohhh so thanks
@burhaanofficial5238
@burhaanofficial5238 3 жыл бұрын
Thanks
@khalidgamer8938
@khalidgamer8938 2 жыл бұрын
Pro it's not Nen it's we called Nin any way thanks pro 😘
@foosiyaismael1202
@foosiyaismael1202 2 жыл бұрын
thnkz bro
@RudePoi
@RudePoi Жыл бұрын
It's Nin Not Nen
@AGR-nd5uo
@AGR-nd5uo 4 жыл бұрын
Waar ree cadaadaan ehee liketa aanu hablahayaga idiin hibaynee waa taa laydiin sharxee
@intaficanwalaalkood3346
@intaficanwalaalkood3346 6 жыл бұрын
Asxaabta first awooweyaal Like ta ha ila dhafiin
@abdifatahabdullahsalah4801
@abdifatahabdullahsalah4801 6 жыл бұрын
Hobyo iyo cadaadey ka timid waana lahubaayee hidi'iyo astanteeda wacan dhaqanki hooyadeed👌👌👌fanaan qaran below👈👈
@zudaizi475
@zudaizi475 Жыл бұрын
Markan heestan Dhagaysto Ex taydii Hore soo xasuusta 😢😢
@NasroCumar-mc1kv
@NasroCumar-mc1kv Ай бұрын
😊😊
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
2019 Yaa ila dawan😋😋🤔 Halis weyeh ruux jcyl heLaye 😭
@wayraxyare9477
@wayraxyare9477 5 жыл бұрын
@kowsar Owkonbe Ana kula dawanaya Bestay ahay jacayl Sariirtii wn so dhaafi Laayahay😭 ee sxp ila Mid matahay oo sariirta Maku dhigay jacaylku ?
@fjeifu2552
@fjeifu2552 6 жыл бұрын
DJIBOUTI buka yimii waana laa huuba 💖💖💖👌🇩🇯🇩🇯
@garadabdullahiali9924
@garadabdullahiali9924 6 жыл бұрын
Fj Eifu waa jabuuti noolada intey noolal jirto waan idinku faanaa walaalaha viva dijabuuti
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 6 жыл бұрын
Fj Eifu aad ayaan idiin jecelnahay walalheen Jabouti 🇸🇴❤️🇩🇯❤️
@Salah_slx
@Salah_slx 6 жыл бұрын
Fj Eifu war ninkaani waa somali djibouti waa cafar
@tiktoklivesshorts4413
@tiktoklivesshorts4413 5 жыл бұрын
@@garadabdullahiali9924 the
@qaaliluul7918
@qaaliluul7918 5 жыл бұрын
Somali my somali
@Saad-ds6lu
@Saad-ds6lu 6 жыл бұрын
wlhi kama daalo dhagaysigeeda heestaan waayo waxaan kudhashay degmada hobyo ee gobolka mudug hobyo iyo cadaado ayay katimid waana lahubaa plz gabdhaha sacad siciid iyo gabdhaha saleebaan like ii saara ilma adeerayaalow
@abwaancumarkitaara5996
@abwaancumarkitaara5996 6 жыл бұрын
Hees san
@waddanilahubo9335
@waddanilahubo9335 5 жыл бұрын
Kkk hanyaridaa ninyohow hadaa ma.labo jifi oo uaryar baa kugu filan ana soomalida oo dhan baan qawadayaa soomalida iisaara hadaa dhihi lahayd 10000 baa kusaaro lahaa lkn hamkaaga baa halkaa.kudhay nasiib xumo
@shukrisheikahmed8846
@shukrisheikahmed8846 5 жыл бұрын
Waaaw viva hobyo goden halkii la igu dhalay aloow idaa waaaaaw
@maxamuudkulmiye2190
@maxamuudkulmiye2190 4 жыл бұрын
My dhiiga
@xafsaxafsa7154
@xafsaxafsa7154 4 жыл бұрын
Viva hobyo
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 2 жыл бұрын
Somehow whenever I wanna hear any of Awale's songs this song comes to mind first and I can't enough of it🤗🤩It's melody, praisefull, refreshing and lovely song 👌
@faysalbakaal
@faysalbakaal 3 жыл бұрын
From Baydhabo janaay hobyo iyo cadaado insha allah waan imaan
@MariaAbdullahi-s9f
@MariaAbdullahi-s9f 8 күн бұрын
Wlcm wll 5sano kadib 3kadib Matagtay hobyo io cadaado mase anaa ku geeyo ❤
@shukriabdulahi600
@shukriabdulahi600 6 жыл бұрын
Hobyo iyo cadaado People like haila dhaafina heesta waa tiini ❤ 2018 heestan yaa hada dawanaya
@maariabuskud4416
@maariabuskud4416 6 жыл бұрын
Hobyo iyo cadaado katimid wana lahubaa allax allax intiii cadaado uurka iyo araga ka jecel like and comment igu bobsiyaa
@hirsiabdi7287
@hirsiabdi7287 6 жыл бұрын
Maaria Buskud buskudey Waa Igakaas Cmmnt iyo Love iswata
@MohammedAhmed-bd5vh
@MohammedAhmed-bd5vh 6 жыл бұрын
Love hobyo iyo cadado
@mohamedhashi9570
@mohamedhashi9570 6 жыл бұрын
Maaria Buskud 😂😂😂😂 bocoriini hestaan in loo shido wye
@abdifitahmoallim7208
@abdifitahmoallim7208 6 жыл бұрын
Maaria Buskud inta adiga kujecelna mexee sameenayan
@nafisaali4109
@nafisaali4109 6 жыл бұрын
Maaria Buskud Love you Cadado my dhigeyga ❤
@haadiali2357
@haadiali2357 3 жыл бұрын
09/08/2021 to day 🤣🤣🤣🤣 wali waan dawanayaa Hobyo iyo cadaado ay katimid waana lahubaa ❤️❤️
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Жыл бұрын
I was there that night Toronto
@iskufilanwarsame5002
@iskufilanwarsame5002 6 жыл бұрын
Woow hees IgA dheh cadaado iyo hobbyo tolka walaga tumay thanks adan awale 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻like isara inta jaceyl cadaado iyo hobyo
@naimadhegaade1630
@naimadhegaade1630 6 жыл бұрын
reer galmudug like noo saara yaakhay😻
@cawilmawliid1823
@cawilmawliid1823 6 жыл бұрын
nazap baa tahay
@Saad-ds6lu
@Saad-ds6lu 6 жыл бұрын
naima dhega ade ku siinay
@hassanabdi3572
@hassanabdi3572 4 жыл бұрын
Anigo reer somliland ah like kuu saarey
@axlamali6332
@axlamali6332 4 жыл бұрын
Kusaray yaaq😻👆🏿
@Ameintø-l
@Ameintø-l 15 күн бұрын
Monday 22 July manta mlinta kadenbeysa wxn rpa riyooyin bdn inan rumeeyo i.a hadad iga danbeyso adi love sar❤
@Garwaaqsade
@Garwaaqsade 6 ай бұрын
was waiting for it to reach 10 million, and finally it has reached, congratulations to the poet Arafat and Awale Adan garwaaqsade from to hargaisa 1/30/2024
@mirajmohamud7917
@mirajmohamud7917 6 жыл бұрын
Lool Habaar Gidir must be happy. They have their song now lool. Much love to Hobyo and Cadaado.
@luckyahmed7347
@luckyahmed7347 5 жыл бұрын
Wooow yes
@salehsaid4133
@salehsaid4133 6 жыл бұрын
De la part d'un Djiboutien: L'artiste ou l'art, un chapitre du programme philo du terminale. On a avait tous étudié ce chapitre, toute filière confondu (S, ES, L et STG). Certains ont passés à coté et n'ont pas compris ce chapitre, beaucoup l'ont compris comme moi, d'autres peut etre differement. Un jour, lors de la classe terminale au lycée, on étudiait un texte sur ce chapitre intutilé "le génie artistique" avec notre prof de philo, un tunisien dont je me rappel plus le nom . Il a dit qu'un génie artistique c'est quelqu'un qui maitrise un art très originale (ce qui veut dire que sa création est inédit, du jamais vu). Un génie artistique n'imite pas la nature dans toute ces formes (les humains, les végétaux ou les animaux). Ses faits et gestes sont spontanés, si tu lui demande d'ou il sort cà, lui meme ne sais pas. C'est comme si l'art qu'il pratique est gravé dans ses genes. Personne n'est capable de faire ce qu 'il sait faire à part lui seul, mais tout le monde aimerait l'imité ou faire comme lui, telement que ces oeuvres sont tres beaux et originales. Et s'il pratique bien son art, il aura la capacité de le faire comprendre meme ceux qui ne le comprennent pas ( exemple des génies artistique dans l'art musicale : Michael Jackson, Bob Marley, Elvis, Mohamed wardi, et ainsi de suite), je me demande si Awaleh Aden n'est pas un génie artistique surdoué, le rythme de l'avancement de sa musique est démesuré. Il a conquis la population Djiboutienne d'abord, ensuite ceux qui parlent la langue somali partout ou ils sont, Maintenant beaucoup des personnes dans le monde écoute sa musique, meme ceux qui ne comprenne pas sa langue, des éthiopiens, des arabes, des blancs et ainsi de suite....
@rayaanruun4425
@rayaanruun4425 5 жыл бұрын
Caabudwaq iyo balanbal ban ka imid waana la hubaa ❤️like ta ila gaara yaqey ree caabudwq iyo rer balanbl, ree guricel , ree galgaduud dhan ☝️❤️☝️❤️❤️☝️❤️
@alihassanali7655
@alihassanali7655 6 жыл бұрын
Waaba Cajiib Waligay Uguma Horeeen Awale Adan Heesihiisa Amba Fanaankale Inaan Ugu Horeeyo
@mohamedabdulkadir5337
@mohamedabdulkadir5337 6 жыл бұрын
Wale Hobyo iyo cadaado ka timid inanta jeclhy waana hubaa 🔥❤👑
@fatimazulley7809
@fatimazulley7809 4 жыл бұрын
Hadad dawanyzid 2019 dhamadkiza like dhac dhac iigu ziii😂😂😂🤣
@ahmeddeeqdko2258
@ahmeddeeqdko2258 4 жыл бұрын
Xbi anaa kula fiirsanaya
@hibolucky5523
@hibolucky5523 4 жыл бұрын
Ana kula dawanaya cwa
@fatimazulley7809
@fatimazulley7809 4 жыл бұрын
@Ahmed deeqdko225 igmaad xizhoon zxipow
@fatimazulley7809
@fatimazulley7809 4 жыл бұрын
Hipo luck thanks xpipti
@ahmeddeeqdko2258
@ahmeddeeqdko2258 4 жыл бұрын
Wlee quruxey sry
@c.zhakurizbariije8228
@c.zhakurizbariije8228 3 жыл бұрын
2021 yaali dhagey sanaya the only awale adan
@mohajaabir7179
@mohajaabir7179 6 жыл бұрын
Waaaaw heestan meeqo bare aan sugaaye inta cadaado jacel like ta ha ila dhafina asxaabey 😂😂😂😂
@liimochannel8738
@liimochannel8738 6 жыл бұрын
Hobyo iyo cadaaday katimid gabdhaha hobyo iyo cadaado waan jeclahay inta ila jecel like isaara
@suweytacali6468
@suweytacali6468 10 ай бұрын
Galabnimo Jimca ah 6/10/2023 Goobtu Waa Garoowe🇸🇱 insha allah waxan so booqan doona 2025 iyo Dalka Canada🇨🇦Magaalada Toronto❤️Anigo Jooga Haduu alle idmo I.sh😵👍
@hibonuuraofficial505
@hibonuuraofficial505 5 жыл бұрын
dhaqankeygu wa dhaka hoyadey from guricel halkan ka imid ama ka so jedo wa cadado...ya illa mida inta illa mida like ha i saran..loolz
@cayuunimaxamad1179
@cayuunimaxamad1179 4 жыл бұрын
Bllhi isku mid nahay 🤣😂
@wiilkahello4967
@wiilkahello4967 3 жыл бұрын
Sido kle
@Hanadmataan
@Hanadmataan 6 жыл бұрын
From Burco love hobyo iyo cadaado waan iman
@Madaxa_murqaanka725
@Madaxa_murqaanka725 4 жыл бұрын
gopolki ragah
@wiilkahello4967
@wiilkahello4967 3 жыл бұрын
Welcome to cadaado
@abdeqtahlil3556
@abdeqtahlil3556 2 жыл бұрын
So dhawow zxp adado
@ruqiyomaxamuudcismaan3383
@ruqiyomaxamuudcismaan3383 Жыл бұрын
5sano kadib wllo cadaado ma timid from cadaado 😂❤gobolkiii ragga😊
@mariishcabdalla9614
@mariishcabdalla9614 9 ай бұрын
Wlcm abtio ano ah gabar cadaado io hobyo dhulkaga waaye cidi kam xigto ❤
@CismaanYare
@CismaanYare 6 жыл бұрын
Wowowowowo Nice hees Nice camera Nice fanaan Inta igu racsan like isara
@queenaisha7956
@queenaisha7956 6 жыл бұрын
tuuksi goormaa kadhamaa neysiin ciyaal like 😂
@CismaanYare
@CismaanYare 6 жыл бұрын
Markii KZfaq aad ka dhamati adiga
@djnawdar3018
@djnawdar3018 6 жыл бұрын
+Cismaan yare 😎😎
@djnawdar3018
@djnawdar3018 6 жыл бұрын
+Cismaan yare nlw sxb
@abdirashiddeeq9387
@abdirashiddeeq9387 6 жыл бұрын
hana ceebayN raggU waxba ma baryaaNe like u ooyeysaaa
@lunabranwen
@lunabranwen 5 жыл бұрын
Nice. Vive Somalia para siempre y paz. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 3 жыл бұрын
2021 malin arboco ah from swedan xaaskygii hore hapoon ban kuxasuusta to Borame cdee allow alle xaqiiq allow alle inta iga dnbeysey 👍 iska tuura allow alle Nnnnnnnnnnn
AWALE ADAN l OH YEAH l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
6:27
Tusmo Films
Рет қаралды 8 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 38 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 280 М.
AWALE ADAN NASTEEX 2016  | CIYAAL WAABERI TV
6:38
IFTIN MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 3,9 МЛН
HABOON NUURA  | SAADALI GUUSHENA  | OFFICIALL VIDEO 2022
5:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 13 МЛН
HEESTA HAYE KALIYA AWALE ADAN & HANI UK OFFICIAL VIDEO 2016
5:28
Tusmo Films
Рет қаралды 10 МЛН
GULLED SIMBA  | Asal Dhalad | "Official Video" (2017)
5:08
Haataf Abdi
Рет қаралды 12 МЛН
King Khalid   Nagma
5:21
MarkacadeyMusic
Рет қаралды 11 МЛН
AWALE ADAN l DHALAAL BADAN  l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
5:56
Tusmo Films
Рет қаралды 5 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,6 МЛН
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,3 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 231 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 239 М.
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 101 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 241 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,8 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН