No video

AWALE ADAN IYO HANI UK 2016 GUUR OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 10,364,756

Liibaan Jama

Liibaan Jama

8 жыл бұрын

ERAYADII: MOWLIID XASSAN CURJIN
LAXANKII: AWALE ADAN
CODADKII: AWALE ADAN IYO HANI UK
MUSIC BY: A/A NAAJI
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
Copy Right STUDIO LIIBAAN

Пікірлер: 3 000
@Mustaqbal-Tv
@Mustaqbal-Tv 5 ай бұрын
2024 ❤🤑 Asxabta Qofkii daawanayow Like isaaar.✌️
@Qalbi.Channel
@Qalbi.Channel 5 ай бұрын
Wa ku saaray😊
@user-zc8uc4pm3r
@user-zc8uc4pm3r 4 ай бұрын
Hye😂😂😂
@user-he9if4ey8h
@user-he9if4ey8h 3 ай бұрын
Adika Mel walba Mika so horesa 😢
@maryanruuninxaaji1165
@maryanruuninxaaji1165 Ай бұрын
❤❤
@ahmednuurhonest1515
@ahmednuurhonest1515 Жыл бұрын
Jiilka 10 years iga dambeyow like usara awowgiin 😂 The one and only Awale 🔥
@ashrayaan9678
@ashrayaan9678 Жыл бұрын
Awoowe after 50 sano😮 Lake waan kuu saarey😅
@SadiyoAbdiHassan
@SadiyoAbdiHassan Жыл бұрын
Adeer hada heesta dhageysan adna Ma dhageysaneysa 🤣🤣
@ahmednuurhonest1515
@ahmednuurhonest1515 Жыл бұрын
​@@SadiyoAbdiHassan haa ader
@nafisaibrahim4531
@nafisaibrahim4531 Жыл бұрын
After 7 years awoowe iska daaaye aabe xitaa ma noqotay 😂
@kamaaltrossard
@kamaaltrossard Жыл бұрын
2023😂
@nassererictube5632
@nassererictube5632 5 жыл бұрын
Heestan waa hees qaran runti marwalba wan dawada ila 2019 wixi ila mid ah like isare
@abdisalanmohamed4459
@abdisalanmohamed4459 5 жыл бұрын
Me
@munazhacni9309
@munazhacni9309 4 жыл бұрын
Me
@ciisexusen6317
@ciisexusen6317 4 жыл бұрын
Saas weye laba isku cod ah aya isla qadooyo
@rozja4555
@rozja4555 4 жыл бұрын
Ila 2020 huuno
@maryanmulkimulki7395
@maryanmulkimulki7395 2 жыл бұрын
Sido kale ila hada
@hanadqays5415
@hanadqays5415 4 жыл бұрын
Heestani Hees way dhaaftee waa heeso hadaaD iminka daawanyso like ii saaR oo aad ila mid tahay
@ahmedbiif4059
@ahmedbiif4059 Ай бұрын
Ruun badana ❤❤❤❤
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
2020 inta aroos rabta in ay dhigTaan alle ha UsahLo 🎤🎶💓
@cusmancateye4786
@cusmancateye4786 4 жыл бұрын
Adaa ka kow ah kuwa sow maha
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 4 жыл бұрын
2015 10 15 baanku xasuustaa habeenkii farxadayada ani&gacalizadayda rooda💖💖💖💖💖💞💖💞💞💖💞💖💖💖💖💓💓💜
@ibroeverythingnew1337
@ibroeverythingnew1337 4 жыл бұрын
Liisku waa dheeryahay wllshy. Kkkkkkkkkk 😂 😎 😁😅
@saedqozta5386
@saedqozta5386 4 жыл бұрын
wlhy weli wanu ku haminayna ma anan gursan qoftayda inzha alah soo duceya
@bundukiman1949
@bundukiman1949 3 жыл бұрын
@@saedqozta5386 inshallah bro ilaahay haiska keen siiyo nasiibkina
@mustafaige839
@mustafaige839 7 жыл бұрын
MACNAHA EREYO SUUGAANEEDKA HEESTA KU JIRA (ka faa iidayso) 1) Gal xareeda = meel biyuhu fadhiistaan 2) gayiga maasheeyay = arlada oo dhan ku da ay 3) geenyo shaaximan = faraska dhedig oo qalabkii lagu fuuli lahaa u dhamaystiran yahay 4) geedahoo magoolay = dhirta oo caleemihii usoo baxeen xiliga roobka 5) manka = ubax kadulbaxa geedka qudhaca 6) gambooley = dumarka, gaar ahaan marada dumarku madaxa ku xidhaan 7) gorgorshaa = awrka hayinka ah, ama la baray sida uu rarka u qaadi lahaa 8) gacal = xidid/ labada reer ee gabadh kala guursada 9) hadhac= geed hadh wayn leh 10) gubtaanyo = nooc geedaha kamida oo hadii uu ku taabto xanuun ah ama ku gubaya 11) gibil = harag xoolaad oo aqal soomaaliga korka laga saaro si uu roobku usoo galin. 12) gaawaha= hadhuubka geela lagu maalo.
@mayacadey3828
@mayacadey3828 6 жыл бұрын
mustafe cige waaw mustaf thx wllky😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 5 жыл бұрын
mustafe cige Mahad sanid halyey walah luuqadena hooyo hodan ayaa katahay nolow boqortooyo
@zalmahuzein920
@zalmahuzein920 5 жыл бұрын
Macha allh pro👍💯
@sharmaarkemohamed5450
@sharmaarkemohamed5450 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll Aan meel yar kuu saxee (Manku) maaha nooc dhirta ka midee waa ubax Ay bixiyaan dhirta qaar ka mida inta badana Xiliga kaliisha ah bay bixiyaan ee Xili roobaadku Soo dhawyahay
@cashacaagane392
@cashacaagane392 5 жыл бұрын
Waaaw
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
ERAYADII: MOWLIID XASSAN CURJIN LAXANKII: AWALE ADAN CODADKII: AWALE ADAN IYO HANI UK MUSIC BY: A/A NAAJI VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA Copy Right STUDIO LIIBAAN
@adowadnaan5467
@adowadnaan5467 4 жыл бұрын
Gamboolayda adaa igu jeceliyo hablaha❤❤❤ geyigeena❤❤❤ Gor gorshaa baa iitihiyo gaari xoog badane waw ❤❤❤❤❤25/2/2020 qofkii iga dambeeyo Lacag kaama rabee like igu sadaqayso wll mcn🤣🤣🤣
@fardowzafarxasan2672
@fardowzafarxasan2672 2 жыл бұрын
Tuugsi aaa uso dhar qaadatey😅😃
@bisharomohamed4441
@bisharomohamed4441 4 жыл бұрын
Into daawanaysa 2020like dhacigu Sii❤❤❤❤
@nouradinfarah8371
@nouradinfarah8371 3 жыл бұрын
2021 🤣
@yusufosman3783
@yusufosman3783 4 жыл бұрын
Hadii aad dawanayso 2020 Like # 👍😍
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 4 жыл бұрын
2020 yaa ilaa dawaanyo 😂🤗
@minhajyare2525
@minhajyare2525 6 жыл бұрын
Niyahow cawaale inuu best fanan yahay yaa iguracsan gacanta taag and if u agree cawaale is the best like it
@daalnuurshe4046
@daalnuurshe4046 8 жыл бұрын
Look at how our Djibouti brothers love and are proud of the Somali National Flag.. Somalia Hanolato and All Somalis wo love Horumaka wadankeena Amin.
@keysehasan9009
@keysehasan9009 7 жыл бұрын
Daa79l nuurshe the
@YellowDiamonds
@YellowDiamonds 2 жыл бұрын
Reer Djibouti waa gob.
@abdidaher2714
@abdidaher2714 2 жыл бұрын
@@YellowDiamonds reer jabuuti wa asal❤🇩🇯❤🇸🇴
@mkofficial1761
@mkofficial1761 2 жыл бұрын
@@YellowDiamonds qq Q
@mariammohamed1041
@mariammohamed1041 Жыл бұрын
@@YellowDiamonds amnmme,mem9mxkxk5k9 9 8 L
@adenmohamedhudle447
@adenmohamedhudle447 3 жыл бұрын
I am from Moroco, I like Somali Music .good lyrics
@sheikhsalah9613
@sheikhsalah9613 Жыл бұрын
Thanks brother
@ayaandaauud1285
@ayaandaauud1285 Жыл бұрын
Geed hadhaca ayaad iitahay ❤😂
@DrmohamedHalaa
@DrmohamedHalaa 9 ай бұрын
Ilahay ka baq beentu ma ficna waa astan gaalnimo , somali sharaf badan baad tahay. Maxad isku fogayn walaalo😢
@amuun_xoxo
@amuun_xoxo 6 ай бұрын
​@@DrmohamedHalaalike unbay rabaan walal🥺
@cilmitolman3700
@cilmitolman3700 5 ай бұрын
​@@ayaandaauud12854ppoorly e😅o9ojm0p
@abdulnuur55
@abdulnuur55 7 жыл бұрын
Just look at our Somali girls manshallah ❤❤😍 I love my Somali girls
@fathiaguedi6999
@fathiaguedi6999 7 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@fathiaguedi6999
@fathiaguedi6999 7 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@fathiaguedi6999
@fathiaguedi6999 7 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@abdiyareabdi6979
@abdiyareabdi6979 6 жыл бұрын
Allow inoo daa gabdhaheena somaliyed
@abdiyareabdi6979
@abdiyareabdi6979 6 жыл бұрын
I like this song really
@xamseadan2451
@xamseadan2451 2 ай бұрын
still watching 2024😊❤
@abdiqaniosaman4924
@abdiqaniosaman4924 8 жыл бұрын
cawaale aadan waa fanaanka ugu qatarsan waxa afka somalia ku hesa gaar ahan fanaaninta xiligiisa ah iyo kuwii ka horeyyba runtii laxmadiisa aad ayy u fadhiyaan jilista muuqaladana aad bu ugu horeeyaa , waan ka gatay heeskan cawale aadan .
@addnllhpranks6923
@addnllhpranks6923 7 жыл бұрын
labadan inay is guursadan ba fican lahayd plz like isaaar runtaydi haday tahay 😝
@user-fg4sr4rm2w
@user-fg4sr4rm2w 6 жыл бұрын
abdiqani osaman nashiido
@mahfoudfouadahmed387
@mahfoudfouadahmed387 6 жыл бұрын
Fananitii horee makarayyo walikii
@khadarabdi2764
@khadarabdi2764 2 жыл бұрын
@@mahfoudfouadahmed387 wuu gaaraya shiikheygi
@abdulelsomali426
@abdulelsomali426 8 жыл бұрын
Guys please respect fanaaniinteena because they representing our beautiful culture so at least stop talking qabiil and just be proud to be Somali.......waad mahadsantihiin.....One Love guys
@achmedlander3123
@achmedlander3123 8 жыл бұрын
+Abdul Somali war magaca anaaa iska lee dee copyga iga dhaaf kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@abdulelsomali426
@abdulelsomali426 8 жыл бұрын
waa wada yeelaneenaa sxb
@ahmedabdisheikh9689
@ahmedabdisheikh9689 7 жыл бұрын
Am proud to be Somali
@hanadmahadclaahi6064
@hanadmahadclaahi6064 7 жыл бұрын
AHMED ABDI SHEIKHq
@mahadabdulle78
@mahadabdulle78 7 жыл бұрын
Hanad Mahad c/laahi
@umal363
@umal363 3 жыл бұрын
Kaalay gacaloww❤️ Future husband hadaa imaqlyso hasoo daahin waliba adoon 100geela wadina kadinka ha imaan ,😂 Yaa ila daawanaya 2021
@nuurdiin3484
@nuurdiin3484 3 жыл бұрын
Way kan😂
@warsamedacad123
@warsamedacad123 5 жыл бұрын
2019 June Malmaha Xuriiyada ku Raxeeysan heestaan yaa ilaa miid aah🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@shakiroska8710
@shakiroska8710 4 жыл бұрын
I'm Ethiopia and I love Somali song Ha nolaato oo ha jirto somaaliya forever
@hassanpk6100
@hassanpk6100 6 жыл бұрын
Heestaan shalay waxay maraysay dawwashadeedu 3.8m maantana waa 4m hal habeen keliyaa waxaa dawwatay 200k caadi maaha like hadaad daawanayso 2018
@kingahmed5762
@kingahmed5762 5 жыл бұрын
awryp
@ahmedosman2317
@ahmedosman2317 5 жыл бұрын
king Ahmed gut
@faadumonuux2651
@faadumonuux2651 2 жыл бұрын
Waxaan ahay gu'gii oo da'oo geyiga maansheeyey, geenyo shaaximan baan ihiyo gaari bilic dheeree... wow! Innaba caadi maaha.😘
@naanxaaji992
@naanxaaji992 4 жыл бұрын
Wle Gbdhaan guurso doonay Gayigeena waa laga ogaan GUURKEENA in sha allah ✌️
@Kajol833
@Kajol833 7 ай бұрын
Maguurstay😂
@naanxaaji992
@naanxaaji992 3 ай бұрын
Haa waan guursaday alx 😀✌🏾
@naanxaaji992
@naanxaaji992 3 ай бұрын
@@sahruj2haji239 haa oo gayigeena iyo gayikalaba waa laga ogaaday yacni 2wadan iyo gayigada aad iminka joogtid mrka waa 3gayi 😁✌🏾
@naanxaaji992
@naanxaaji992 3 ай бұрын
@@sahruj2haji239 aaaamin mhdsnid wllo 🙏
@tonikroos4985
@tonikroos4985 8 жыл бұрын
From Germany i don't understand any word cool song i like it somali people love you
@abdijabar2
@abdijabar2 8 жыл бұрын
+Toni kroos wir lieben Germany zu!!!
@tonikroos4985
@tonikroos4985 8 жыл бұрын
ok danke bruder
@BlackMilker
@BlackMilker 8 жыл бұрын
+Toni kroos Good performance in the Clasico yesterday
@somalistarstudio
@somalistarstudio 8 жыл бұрын
vielen danke pro. ich bin somali und ich liebe auch deutsche song. aber ich danke dir
@somalipogba5132
@somalipogba5132 8 жыл бұрын
thanks for your support we love too
@hammesiraje5360
@hammesiraje5360 6 жыл бұрын
I don't understand nothing Somali but, I love so much somali guys and they have so beautiful music 👌👌👌
@xaalixalane2317
@xaalixalane2317 6 жыл бұрын
😂🤣🤣
@abdirahmanmohamed9196
@abdirahmanmohamed9196 6 жыл бұрын
Im from Hargeisa somaliland i loved so much because it is for our somali traditional i love somali people
@mursalwarsame5839
@mursalwarsame5839 4 жыл бұрын
somaliland love djibouti
@fazeice5665
@fazeice5665 3 жыл бұрын
🤣😂😂😂😂😂
@sabrinaslifestyle4270
@sabrinaslifestyle4270 2 жыл бұрын
𝑰 𝒂𝒎 𝒇𝒓𝒐𝒎 Mudug galkacyo putland I like this song🇸🇱🩸🐎💍❤️
@SHARDI13
@SHARDI13 2 жыл бұрын
@@sabrinaslifestyle4270 kkk wax kale ayaa tahay wlhi😅😆
@sabrinaslifestyle4270
@sabrinaslifestyle4270 2 жыл бұрын
@@SHARDI13 asiga bilabey hhh
@jamescarter3598
@jamescarter3598 7 жыл бұрын
Somali ladies Are beautiful...........Love from Texas...........
@karasayyare1753
@karasayyare1753 7 жыл бұрын
James Carter are you know now😊😊😊
@greenberetus4393
@greenberetus4393 7 жыл бұрын
James Carter thanks from Ohio
@fuaadmahdi6835
@fuaadmahdi6835 7 жыл бұрын
black-Egypt Somalia ... Abaayo dhowr meelod ayaa kugu arkay Comments kaga , nabad ma jirta loool 😂 wan ku salaamay.
@sofiaomar2
@sofiaomar2 6 жыл бұрын
James Carter hagh sassy
@muhyadinmustafe467
@muhyadinmustafe467 6 жыл бұрын
James Carter yes thanks bro
@wahidziadi
@wahidziadi 7 жыл бұрын
I'm Algerian and I LOVE Djbouti songs ... Bravo !
@AlAl-ec3uy
@AlAl-ec3uy 7 жыл бұрын
Wahid Ziadi it's Somali
@wahidziadi
@wahidziadi 7 жыл бұрын
Thx so much Al Al ... I like it anyway ... We're all africans and share the same love of good songs !
@wahidziadi
@wahidziadi 7 жыл бұрын
I really recognized our own algerian culture in this beautiful song and I'm listening to it many times , I really fell in love with it ... hhhh... Thx so much Suleykha !
@wahidziadi
@wahidziadi 7 жыл бұрын
U're welcome. Thank YOU Suleykha !... It's a pleasure being related by linguistics and art.
@farahfamily3206
@farahfamily3206 7 жыл бұрын
Its somali but singer (man) is djboutian.
@peterfshaye8343
@peterfshaye8343 8 жыл бұрын
warya is somalia samalia is warya i love somalia peopel my friends and my brothers i love warya peopel from eritrea
@fuaadmahdi6835
@fuaadmahdi6835 8 жыл бұрын
Somalis are very friendly people😚😚
@gaabkahajee690
@gaabkahajee690 8 жыл бұрын
no offense but why you here watching somali music ... do you even understand somali? lol ✋
@gaabkahajee690
@gaabkahajee690 8 жыл бұрын
and here comes the keyboard judge! lol
@amalmohamed7073
@amalmohamed7073 8 жыл бұрын
magacaa
@engshiine
@engshiine 7 жыл бұрын
thanks bro for loving our people
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Heeztan zoo JiDazHo ayEy LeeDaHy PoQorka Codka iyO quruxda fanka❤👏👏
@abdullahiaynashhussein5937
@abdullahiaynashhussein5937 5 жыл бұрын
Awale iyo Hani thank you for preserving our culture you are both on fire heeskana CAADI Maha lots of love from a Somali region of nfd I love you djioutian brothers ND all Somalian brothers
@ZahroAamina
@ZahroAamina 6 ай бұрын
Intii 2024 dawaneso wan idiin salaamay❤
@abdirahmaanaliomar5243
@abdirahmaanaliomar5243 11 ай бұрын
Fanaan cawaale aadan iyo hani UK dad fanku u baahanyhy xiki walba ❤ inta iga dambeyso like hala dhaafinina ❤
@nasriroon7278
@nasriroon7278 2 ай бұрын
Who is still watching this song❤
@mohamedhosh-mz6pj
@mohamedhosh-mz6pj Ай бұрын
You
@mohammedabukar44
@mohammedabukar44 7 жыл бұрын
when I heard this song, I remember my marriage ceremony it's very important for me, I admired really
@Bekind251
@Bekind251 Жыл бұрын
It’s been 5 years since this comment are you still married to your wife??!
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 8 жыл бұрын
woooooooow best song of 2016 aniga waanla dhacay heestaan caadi ma ahan Kaalay Gacaloow Weeykan weeykaan 😍😍😍😘😘😘
@AsadDiaby
@AsadDiaby 5 жыл бұрын
Oo waa hees macan ehe tolow goormey soo baxdey wuxu nice song all is the perfect 👌
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@amalomer2853
@amalomer2853 2 жыл бұрын
4sano kahor marka commentga so qoraysey kkkk hadase waxa laga joogaa 6sano 😁
@Asmaabukar225
@Asmaabukar225 3 ай бұрын
2/May 2024hadaad soo Gaarty daawashada hestaan. Waa wax kle kolley ani kama daalo🥺🔥💖
@cultivatekindnessabodah788
@cultivatekindnessabodah788 3 жыл бұрын
This is the best Somali love song ever Beautiful Somali tradition . I just could not stop listening. Thank you
@shaficiiman8049
@shaficiiman8049 8 жыл бұрын
Waa hees aadu macaan labaatankii sanadood ee lasoo dhaafay mamaqlin heestan oo kale,gamboleey adaan ugu jeclahay hablaha gayigeena.
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 Жыл бұрын
I am so proud because i am somali thnks to God we have reach culture 🙏
@qadroshattah2545
@qadroshattah2545 Жыл бұрын
Waxana hes laga dhaha❤️😌
@successwin7246
@successwin7246 6 жыл бұрын
Cawaleh Adoo nolow Djibouti magaac dheer yaad uu yesheey Allah haa kuu daayoo. Fanankiiiii Djibouti adunka la ga yaqaanee ayad tahaye.long Life Hunoooooooo
@fideloruko4160
@fideloruko4160 6 жыл бұрын
am luo but love somali songs it just flows when you are driving
@boqoradasomaliyed9168
@boqoradasomaliyed9168 5 жыл бұрын
Cadi mahana kama dalo hestana. Ya ila dawanahaya 2019 💗
@galad561
@galad561 8 жыл бұрын
GOOBAHA DALXIISKA GEELII WAA INOO DHALAYE KAALAY GACALOO WAA I KAN VERY NICE SONG & MUSIC AWALE & HANI UK I LOVE YOU GUYS EXCELLENT STYLE
@gaabkahajee690
@gaabkahajee690 7 жыл бұрын
most viewed somali video music ever! This is superb Awale 👏👏
@abdinajibmuuse7174
@abdinajibmuuse7174 7 жыл бұрын
soamlidu waa dad mudan marwalba wanag iyo xushamad waxan ahay somali wana ku fanayaa meel walbad jogtaan qalbigaa idin jecel heesaha iyo dhaqanka somalidu waa mid qurxoon oo cid wlba soo jidanaya guulesta meel wlbad jogtaan
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 5 жыл бұрын
Abdinajib muuse Waa sidaa boqortooyo allah ha isku keeno quluubta umada somaliyed
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@toroxyt7202
@toroxyt7202 6 жыл бұрын
Labadan Fanaan wa (first class), noolaada--khasatan Gabdhan Quruxda badan ee (Land Lords) ama Dhulbahanta ah. Waxay si Fiican uso saartay Shacniga wacane ee Qadashada dharka Hiddaha Gabdhaha Soomaliyeed.(my Best wishes on both of you, ur excellent).
@shaadiaqueen3173
@shaadiaqueen3173 5 жыл бұрын
Faanka jooji waa laga quruxbadanyahaye
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 3 жыл бұрын
Sxb gabadhan ma aha dhulbahante wa ureer abti
@cadceedsocial233
@cadceedsocial233 3 ай бұрын
2024-5-5-manta malin aan ka fakaroyo mustaqbalkeya. my love today is muniro _ oo hadana jamacada 1sano iga hartay xasuus hadaana dhiman i.n😊
@inasanka_
@inasanka_ 8 жыл бұрын
From Somalia I don't understand any word cool song I like it love you Somali people 😃
@rashid1234ist
@rashid1234ist 8 жыл бұрын
i wonder where you from?
@inasanka_
@inasanka_ 8 жыл бұрын
+Rashid Abdilahi wonder *
@xaytejama69
@xaytejama69 8 жыл бұрын
Hey afkintir waa ku salaame
@thugzizrez5375
@thugzizrez5375 8 жыл бұрын
if you dont understand why you so here like stupid persen?? no mukur Fartuun sanka and stop hating your blood//§§
@Thekingpubg1
@Thekingpubg1 8 жыл бұрын
+thugziz rez don't abuse our respectful girls shit
@cayniaragsan9752
@cayniaragsan9752 3 жыл бұрын
Inta 2021 soo radisay like sara heestan mcn ❤️
@modahir8002
@modahir8002 6 жыл бұрын
I Have seen many non Somali who are interested in our culture u are welcome with open hand.
@user-wx6ni2mt9b
@user-wx6ni2mt9b 5 ай бұрын
2024 yailadawanayo jeestan wa iskajeclahy☝️🔥🫶🏽
@kalgacal123
@kalgacal123 2 жыл бұрын
Koobaha dalxiiskan ku geyn sidaad ugam'daaye ❤😍 2k21/12/16
@fassilysaid4414
@fassilysaid4414 8 жыл бұрын
Best song ever! the singer of the year ..Proud to be Djiboutian. Vive Awax!
@husseinnuur4693
@husseinnuur4693 8 жыл бұрын
Hani UK she's the prettiest girl in the world mash Allah the queen of voice Hani UK ♥♥♥
@sahruj2haji239
@sahruj2haji239 5 ай бұрын
Heesaha ma tagero balse midan waxay xambarsaty murti io dhaqan io ereyo ay wadagi lahayen 2gacal ah kuwi ugu mudna I wish ina wada dhagysano ani gacalihayga mustaqbalka 🎉
@HamzagangzHaliztaUrur6Danab
@HamzagangzHaliztaUrur6Danab 7 ай бұрын
Waxaan rajeynaa bari inaan lakulmo nolasheyda ilaahey haa ii rumeeyo nasriina 🙏🥺 inaan is arakno anagoo caafimaad qabno insha allah my wife ❤️🫂🥺😢
@maryanruuninxaaji1165
@maryanruuninxaaji1165 Ай бұрын
Amiin
@aliosmanaxmed3651
@aliosmanaxmed3651 3 жыл бұрын
2021 dib u dhagaysan cajiib Cawale adan Best song Hani uk❤
@nawalbashir8294
@nawalbashir8294 8 жыл бұрын
Cawale is Phenomenal! Fanaan aan inaba caadi aheyn☺️😇
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 2 жыл бұрын
Asc 7 sano kadib😆🖐
@raxmoruuxi5947
@raxmoruuxi5947 Жыл бұрын
Abayo ma nooshahy 🤣hada7ka dib waye
@sacadmuuse6390
@sacadmuuse6390 3 жыл бұрын
Hestan dawashadeda kama dalo intii ila mid ah ee soo boqotay 2020 like hyga xasidina
@ugaaz
@ugaaz 8 жыл бұрын
Beautiful... calankeeyga ayaaba ku qancay before heesta dhameesto.
@abdiazizhassan4817
@abdiazizhassan4817 8 жыл бұрын
waxaaaasaaaa heeeeees lagaaa dhahaaaaaaaaaaa
@RaxmoM
@RaxmoM Ай бұрын
Kalay gacalow❤ Ku awy 2024
@fartunabdisalam1006
@fartunabdisalam1006 3 жыл бұрын
Hestan xasuuso Baay igi leedhaay Jcylkygii baa ii qaadi jiry J ylkiii teenageka Jacayl kaasaa ahaa Waan xifdisnaa 2k16 hadase wy iga bxda badi heestan
@ahmednani1659
@ahmednani1659 3 жыл бұрын
Inta 2021 dawnyzza likea ha ila dhafina❤✌🇸🇴
@fal9005
@fal9005 8 жыл бұрын
Why tf do East African vids always have soo many dislikes wallah y'all are miserable you should support your own people 👏🏿 don't watch if you don't agree
@reeqa1434
@reeqa1434 7 жыл бұрын
garibaa tahay lol
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 6 жыл бұрын
Be cA ur self hatin bitch
@asmasaxardiid9533
@asmasaxardiid9533 6 жыл бұрын
faith may name is hamse i like you
@abdiyareabdi6979
@abdiyareabdi6979 6 жыл бұрын
faith yeah we like our pple
@abdiyareabdi6979
@abdiyareabdi6979 6 жыл бұрын
Really i like this song
@hanadqays5415
@hanadqays5415 6 ай бұрын
2024 8yrs Ago❤
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
1 January 2020 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂👇👇👇❤❤❤ Inaba caadi ma aha heesta macaan waaye saaid ❤❤❤👇👇👇😂😂😂
@thequeenafrica7145
@thequeenafrica7145 4 жыл бұрын
January 4 teda dawanoya heestan kama dhamado aad ee igu baxda 👌
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
@@thequeenafrica7145 bashaal 😂😂😂😂😂😂😂lkn haiskA badin
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
@@hafsa147 maxaa u jiifan weeyse markaa aragtay
@bellafarah2573
@bellafarah2573 4 жыл бұрын
6 January 🙋‍♂️🤩2020
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
@@bellafarah2573 ibashaal 😂😂😂😂
@jmacshidane8527
@jmacshidane8527 8 жыл бұрын
cawale adan must be in itunes your music deserves to be bought
@nasteexobashiir2148
@nasteexobashiir2148 6 жыл бұрын
2018 ya ila dawanaya 😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍😍😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💋😘😘😘❤️❤️👈
@ruunomar7190
@ruunomar7190 4 жыл бұрын
M.i Loo op m
@ruunomar7190
@ruunomar7190 4 жыл бұрын
L
@drsramlo8310
@drsramlo8310 Жыл бұрын
Jah 2023 dawanayaa 👑❤🇸🇴
@amalomer2853
@amalomer2853 3 жыл бұрын
Heesaha aan jeclahay in arooskeyga qeyb ka noqdan ka mid tahay heestaan. Legend Awale iyo Hani
@mukhtarabdi3086
@mukhtarabdi3086 8 жыл бұрын
wow bravo waa hees aad ufican i love you my fananintayda somaliyeed Cawale & Hana
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
2021?
@somaliamyblood4170
@somaliamyblood4170 6 жыл бұрын
Dumarka reer waqooyi waa qurux miiran. Alla jecliyaa in aan nikaaxo Isaakh ama Dhulbahante. Bal gabartaas fiiri quruxdeeda, hawiyahaga oo dhan ma jirto.
@nabrosvideo1
@nabrosvideo1 6 жыл бұрын
Lady got a beautiful voice. Mashallah. Love this track so much despite the fact that i can't understand the language. I guess the lyrics must be super nice to go with that kind of voice.
@filkeedkaron
@filkeedkaron Жыл бұрын
2022 November 5 inta ila daawanaysa🤩❤️
@masuulmasuul2113
@masuulmasuul2113 Жыл бұрын
Awale Adan 👑Hani Uk 👸2023🎉❤
@theirplugtp3509
@theirplugtp3509 7 жыл бұрын
From hoosland & i don't understand any word but I love this song & somali people
@somalidaisjecelhoa5290
@somalidaisjecelhoa5290 6 жыл бұрын
theirplug tp my friend somali and hoos they are brothers. .. my best friend is from hoosland
@aminahujale1049
@aminahujale1049 4 жыл бұрын
We love u too dear
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p 4 жыл бұрын
What hoosland😂😂😂😂
@adityanurzemzem4443
@adityanurzemzem4443 7 жыл бұрын
kaalay gacaloow way Kan 😍😍imisssss qof Qali ah Ayn Ku xusuusta markan ddsi jigjiga jogy
@jamalcade4453
@jamalcade4453 7 жыл бұрын
nice one
@OubahOmarDjMnMari
@OubahOmarDjMnMari 7 жыл бұрын
Raam Abdiqaadir DDsi
@habonimanaomari2238
@habonimanaomari2238 7 жыл бұрын
Raam Abdiqaadir DDsi lo0jo7okd9eudddo0hb7bi9ujhdb76v
@habonimanaomari2238
@habonimanaomari2238 7 жыл бұрын
Raam Abdiqaadir DDsi l
@makaseridavid8466
@makaseridavid8466 7 жыл бұрын
Raam Abdiqajsadir DDsi
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 8 жыл бұрын
if you want to enjoy Somali's Songs then don't read comments It's all about caay , qabyalad iyo wixi la mid ah
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 6 жыл бұрын
Sax
@Abdi-uy1kh
@Abdi-uy1kh 6 жыл бұрын
thank u
@yusufabdirahman507
@yusufabdirahman507 6 жыл бұрын
Haha 😂 it is all caay ku lahaa
@yakubissac3770
@yakubissac3770 6 жыл бұрын
P
@fahmosaalax4632
@fahmosaalax4632 Жыл бұрын
@@Abdi-uy1kh eddqddqd9d
@fartoonabdi6481
@fartoonabdi6481 7 жыл бұрын
raga gaar waxan kaaga xushay geesi baad tahayee Garashadada dheer baan jecliyo geed ka talin taadee nin goboo nafta loo huraad ii tihiyo guurti dhaqameede Geedohoo magoolaad tihiyo makiyo ubixii guudkaasee
@yoonisahmed5629
@yoonisahmed5629 7 жыл бұрын
Fartoon Abdi
@shamsowarsame71
@shamsowarsame71 7 жыл бұрын
FartoFatonon Abdi ss
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 2 жыл бұрын
heestaan xusuus bey igu tahay maanta si kadis ah bey iga soo hor baxday waxaan markii ugu horeysay ku dhageystay bosaaso bilan anoo qaraaba salaan u aday maantana bosaso dagall baa ka socda oo ay dadku ku barara kacayaan alle waxaan ka baryaya inuu alle nabad siiyo ree bosaaso runtii waa dad aad u nabad iyo somalinimo jecell dhamaan dadkeyga somaliyeeed alle bogooda burcad ha isku mariyo 💔😰😭😭😥
@drshafsaabdihashi1690
@drshafsaabdihashi1690 5 жыл бұрын
Gayigeena waa lagaogaaneguur keenaiyee alalehee lam watching 2019
@mojama6484
@mojama6484 6 жыл бұрын
Who's still listening to this in 2018😍?
@axmadmire3850
@axmadmire3850 5 жыл бұрын
Err
@kiindequeen2759
@kiindequeen2759 5 жыл бұрын
even 2019
@aishaali7695
@aishaali7695 4 жыл бұрын
67o0
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 4 жыл бұрын
❤❤❤ nin gbo nafta lo huraa itahay Heeskan runti wan jeclhy ❤❤
@mohamedjeylaaniibrahim308
@mohamedjeylaaniibrahim308 6 жыл бұрын
dheesha ciyaarta waad kabadisay codkaa wuuna waalayaa mcn tiisa drteed 😍😍😍😍😍😍
@suadmahamad6005
@suadmahamad6005 3 жыл бұрын
2021 ma ila dawanosa🥰😀proud🇸🇴🇩🇯
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
Geed Haraca Baad ii Tahoo Cidina Goyneyn
@abdikaniabdiabukar5195
@abdikaniabdiabukar5195 5 жыл бұрын
Kama daalo walee 2019
@nafissaali439
@nafissaali439 8 жыл бұрын
AWALE ADAN IS THE MAESTRO OF THIS VIDEO! BIG UP MY FANAAN.
@daymadaishiikalgacalka5570
@daymadaishiikalgacalka5570 8 жыл бұрын
Ana kuwasa filsan dhilo Sabiilwayn
@hanadialimohamed5886
@hanadialimohamed5886 8 жыл бұрын
+Mohamed Abdullahi hhhhh nagtan qarar ba haaya quruxda hani ayeey oo qudhi ladahay viva cawale iyo hani
@nafissaali439
@nafissaali439 8 жыл бұрын
+hanadi Ali Mohamed waa reer baadiye naagtani, uma qalanto inu cawaale hees laso qaado hhhhhhh
@nafissaali439
@nafissaali439 8 жыл бұрын
+sahra yusuf hhhhhhh waad kulashay is qabooji,hoo biyaha, hhhhh dhoocishaan gafuurka dheer leh ee qumayada uu eeg kkkkkkkkkkkkkkkk uff uuff dadka ka fadhiso dheh hees iyo cayar midna ma taqaan
@naciimahasan7129
@naciimahasan7129 8 жыл бұрын
wllo ma ila aragtay naagtan baf bafta haysa wlhi inaanay ciyaar garanayn habar walan ayaad moodaa
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 3 жыл бұрын
Machallah machallah brakallahfil Vive Djibouti j'aime beaucoup vraiment mon pays Djibouti
@aminmohamed1544
@aminmohamed1544 5 жыл бұрын
💪👌🇸🇴🇸🇴💪✅Yaa dawanaya 2019 ha ila dhafin Like wll
@cashacali838
@cashacali838 6 жыл бұрын
Aroos ban raba aamin idhaha inu ilahay igu beego mid wacan
@ahmedhussein5145
@ahmedhussein5145 5 жыл бұрын
Anigu maku aroosaa cadey
@warsamamohamedhassan1406
@warsamamohamedhassan1406 8 жыл бұрын
Even if, I don't understand I can tell that it is a beautiful song that I liked by pictures with a beautiful somali girl and our famous singer Honnor Awaleh. Thanks all of you
@Shortsyahye
@Shortsyahye 3 жыл бұрын
Yaa ila dawanaayo 2021/jun/5😍
@bilanolad7096
@bilanolad7096 8 жыл бұрын
hees cawale qaaday oo maceeyn mawajirto mash Allh
@djjfjfjfhfjfjfjf8376
@djjfjfjfhfjfjfjf8376 8 жыл бұрын
40147193169
@choukrihoussein8211
@choukrihoussein8211 7 жыл бұрын
Djjfjfjf Hfjfjfjf .
@laylaamir882
@laylaamir882 7 жыл бұрын
bilan olad eée
@alimohamud1451
@alimohamud1451 8 жыл бұрын
Hestaan dareen ayey igalineysaa Shekayar idinla wadagayaa jaceyl gabar ayaan isjecleen aabaheda ayaa nin xoog ugudaray hada 2 sana ayey isqabaan aadna waan ujeclaa aniga lkn marka lagursadey sheydaanka ayaan iska naarey waxwalba aan kahaayey ayada waa gubay hadiyado, sawiro, waxwalboo xasuus iikeenikaray marmar facebook ayaan isku aragnaa markaseey idhahdaa niyad umahaayo ninkeyga lacala hadii la ifuro ma iguursaneysaa markaasaan kudhahaa ilaah kacabsoo aniga wixii hore waan ilaawey ee reerkaaga ha iska duminin waxba kuuma haayo aniga, lkn aniga aad ayaan ujeclahay hadii lasoofuro nafta igu jirto waan gursanayaa lkn marabo in ay ifahanto in aan wali jeclahay ii soo duceeya ilaah ha iga saaro jeceylkeeda ayadana ilaah haka dhigo labadii isku waara iskuna kalsoonaada ,,, dhamaad,,,,, aniga waan gursadey 2 ciyaal ayaa ii jooga lkn qadar alle waankala tagnay gabadha isqabnay
@wadani5357
@wadani5357 8 жыл бұрын
+ali mohamud Allaha kuu fududeeyo bro! Oo meel kale oo qeer qabta wax kuugu daro! ayadana mesheeda allaha ku barakeeyo! Waa dareemi karaa dhibaatada ay arintaas leedahay! I have been there!
@ahmedarab7311
@ahmedarab7311 8 жыл бұрын
+ali mohamud sorry waa dhacdaa aduun waxa laga yaba ninka qabo in uu jecelyahay naagtiisa aqiro iyo aduun kala badan eee iska iloow sxb
@habibaabdulla7569
@habibaabdulla7569 8 жыл бұрын
Sorry sidii qayr ilaahay hakaaga dhigo
@iskufilanhuseen8162
@iskufilanhuseen8162 6 жыл бұрын
ali mohamud
@nimcoibrahin2680
@nimcoibrahin2680 6 жыл бұрын
Ha wllo adi aya ka saxsan gbartaa
HEESTA HAYE KALIYA AWALE ADAN & HANI UK OFFICIAL VIDEO 2016
5:28
Tusmo Films
Рет қаралды 10 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 124 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 10 МЛН
AWALE ADAN 2012 IDIL OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
3:35
Hees Cusub FARXAD Bye King Khalid ft Ikran Arale [Official Video]
5:19
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 9 МЛН
CAAQIL YARE 2016 XASILI OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
4:29
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 124 МЛН