No video

Awoowayaasha Soomaalida iyo xabaalahooda oo weerar lagu hayo iyo sidii loo difaaci lahaa

  Рет қаралды 1,097

AyroTV

AyroTV

Күн бұрын

awoowayaasha soomaalida iyo xabaalahooda oo weerar lagu hayo iyo sidii loo difaaci lagaa maxaase meel isugu keeney xabaalah, Barnaamijka Sooyaal Sinji, waa barnaamij ku celis ah.
Join this channel to get access to perks:
/ @ayrotv
XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
Somali Cultural and Social Anthrapolgy

Пікірлер: 18
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
MashaALLAH saaxiib tafatire wanaagsan.
@user-cc5bj2ly4h
@user-cc5bj2ly4h Ай бұрын
Run ahaan waxax sooqaadatay talaabo fiucan oo muujinaysa taariikhda umada somalida haday wax kuqaataan ugaadha .maanta kasoohadhay Thanks frr
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Ай бұрын
HORE U SOCO NOO SOO BADI TAARIIKH AWOOYAASHA SOOMAALIYEED
@Cirroole
@Cirroole Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل Carro Edeg ❤❤❤
@abumajeedmoussa8060
@abumajeedmoussa8060 Ай бұрын
🎉👍
@ED37569
@ED37569 Ай бұрын
Hawiye iyo Dir Harar agteeda ayeey ku aasanyihiin. Hawiye buurta Qundhura mise Kundudo meesha Fayaan Xujuba ayuu ku aasanyahay qabrigiisana waa la yaqaan oo waa la siyaartaa. Dir asagana fadha dir agteeda ayuu ku aasanyahay oo Hawiya u dhaw. Taariikhdan cusub wuxuu suulinayaa lahaanshada Somalida ee Harar iyo Ethiopia. Ustaad, ka digtoonow.
@RElmi-hi6wz
@RElmi-hi6wz Ай бұрын
Mahadsanid wll. Hawl weyn iyad no haysa oo sii wad! Waxan in baddan is weeydiya qabuuraha baddan ee waaweyn (aad uga weyn Cise, Isaaq iyo Samaroon) oo ku yaala Sanaag aya ku aasan?
@user-hx5gt2ts8v
@user-hx5gt2ts8v Ай бұрын
Indeer sawir quruxle kadhig dadka Cawaan maahayn ilaali sawiradan bahdilan dadkii hore , sidii gaalada iyaad sawiro dadka lagu xumaynayo sooqaadataa
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
DAROOR MAAHA WAA DHAROOR❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed Ай бұрын
Inaa iscuno waxaa ka masuul ah dadkii sinjigena carabta uweeciyay 😅
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
DHULKA SOOMAALIYEED❤😂
@a.j2428
@a.j2428 Ай бұрын
GABADH GUDABIIRSI OO FURKA TUURTAY kzfaq.info/get/bejne/pciIjLyZ2taaYKs.html
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci Ай бұрын
😢BENALE CIDI KULA MIDA UMBA KU DHAGAYSAN DOQONOW,GADABOURSI ABDKI DABA JOOGU AHA HA WARERIN
@Noblesailici12
@Noblesailici12 Ай бұрын
Maxaad kawada
@Cirroole
@Cirroole Ай бұрын
Liite hoose ayaad tahay ayuu cidmaad tahay
@Warsamechennel-bd1bz
@Warsamechennel-bd1bz Ай бұрын
Nacala hoyadin kuyale ninka dhan ee taarikhdeni luntay nose badhaya ayad waxkashegaysan badhis ayad ubahantihin madadka lasomaliyeyey ayan umalaynaya inadtihiim marba hadad somali kasohorjedan hormarkoda
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Ай бұрын
Waxaa tahay iidoor afar aabo maalinba mid ku abtirsada oon taariikh lahaay waxaa ku dhibaya xaqiiqada dadka soomaakiyeed aftirsiibta leh👺 DNA iska qaad oo dhidhiibso ilaa asal yahow
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 Ай бұрын
Waxba ka hadli mayside niicdan la seexo sacow. Orod deeganadii Reer Nuur Ee jibriil abokor ka qaatay
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 19 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 20 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 51 МЛН
GOOBAHA LAGU DALXİİSO EE SOMALİA, TAARİİKHDA DALKA-1
11:01
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 72 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 19 МЛН