Пікірлер
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 Сағат бұрын
Reer awdal dadkoodii iyo dhulkoodii Ethiopia yaa la siiyay waa kaas dhulbahante iska xoreeyay habrahii ka kaca jiifkaoo difaaco badaada iyo dhulkaada
@fe8445
@fe8445 2 сағат бұрын
Ok. Xildhibaanada lacagta ha laga dhimo. 5500 haday qaataan $3000 ha laga dhigo mushaarkooda. Qaar baaban iman baarlamaanka.
@fe8445
@fe8445 2 сағат бұрын
Kenya 16% bay ahayd. Anaga waa 5% oo keliya. Baylaa ayaa soo rogay laakiin si fiican looma dhaqan gelin. Kala gashada guryaha iyo dhulka ayaa hada bixiya.
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 2 сағат бұрын
Guuuul Soomaaliland guuuul ❤️❤️❤️❤️ kani cuqdad isaaqa baa ku dhacdey waar Isaaqa ma hoyadbu ka kufsadey 😂
@minariii09
@minariii09 4 сағат бұрын
Doorasha aa oo ma walibuu hungurikaga jiraa reer awdal naayada caruurniia wada yaacaaya iyo nagahan jinta qaawan caleemaha ku lulayaa cad ceeda kaga jira dhulkiina
@minariii09
@minariii09 4 сағат бұрын
Bad iyo buurna waan leenahay xataa muqdisho uuma baahnin aqoon yahan iyo bad iyo buurba waan leenahay
@minariii09
@minariii09 4 сағат бұрын
Horta dadka aynu doorano maxa afka hargaysuun uugu baladhiyan oo dhulkii laga soo doortay maba hadal qaadan lakin dumarka reer awdal markay waxaa arkaan miyayka dhiigiyan yakuba awdal afkooda masoo mariyane macal m/abiib markasta hargaysa uunbuu yidhaa waa in la casilo sabab meeshii lagasoo doortay maba hadal hayo waa in kuwa horgalkaa ee boorama jooga iyo hargays halaga bilabo in yaka horta la raaciyo buska aan soo noqon waynu guulaysanaynaa ha sheeginee habeen madow hala galo
@AsadAbdirizak-jn4su
@AsadAbdirizak-jn4su 8 сағат бұрын
Awdal state somalia ❤❤❤
@fe8445
@fe8445 10 сағат бұрын
Awdal state🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdikadirabdi7427
@abdikadirabdi7427 11 сағат бұрын
Guul awdal state of Somalia 🇸🇴
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re 15 сағат бұрын
Dadkani waa hore ayey isdhiibeene garaadaro iyocabsi ayaa nahaysee soomaaliyana waan kuxaqiranahay saluugbaa nagujira waayo 9 xildhibaan iyo 8 xildhibaan oo ciise ah sidaa miyaan isku leegnaha inaga iyo ciise
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex 13 сағат бұрын
Inagu waligeen horumar gaadhi mayno ilaa talo midaysan, maamul gaara,wallaalnimo dhexdeena iyo inaan ogolaano dhimasho dhulkeena ka sifeyno kuwa inagu dul nool. Ninka dabadhilifka toban jeer la dagaalan.
@samielmi6158
@samielmi6158 16 сағат бұрын
Guul…..,Guul iyo gobanimo awdal state movement,Waar gobanimo ha ku doorsan gunimo,xoraynta iyo dhismaha dawlad goboleedka awdal wa waajib muqadas ah,midnimada somaliyeed ha nolaato,Somali diidku ha dhaco.allahu Akbar.
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 16 сағат бұрын
Yara ooya xayraamiinta Reer Canada 🇨🇦 afkuna uu idin dheeryahay irbadna dhuub ma galisaaan😅
@user-xo5tk7id8q
@user-xo5tk7id8q 16 сағат бұрын
HALKEED NOO WADAA NAC BILAASHA MARABNEE HALKEED NOO WADAA??GADABUURSI ITOOBIYA AYAA ADOON AH.ANAGU SOMALILAND ANAGAA LEH.OROMO NAXORAYNMAYSO BADDANA ADAA IIBIYEY SAAXIIB
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 11 сағат бұрын
Hada oromo tahay ma si jogi sid
@cirsankayeer7464
@cirsankayeer7464 16 сағат бұрын
Damiir xumayaasha awdal magacoga shegta muhiimadu wa in gacanlagaga qabtaa umada ..wayo wax ankutilmamo magaranayo nimanka badoodii iyaga oonwaxlaga waydiin qabiil lamida ictiraaf loogu badalayo ..waxakalodhanba dhafe ..wa adoomo mawaynanayane wainan dilaa nimanka
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 17 сағат бұрын
Maasha ALLAH waa runteed inantu waa fariidad ❤❤❤❤
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 17 сағат бұрын
Lacnad baa beenalayaasha kor kooda ah.
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 17 сағат бұрын
Awdal state warkeedu waa:timirtii horeba dab loowaa.waa mar kaan af somaliga idin Baray ....
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 17 сағат бұрын
Dadka ha isku dirin please sakhiraa dambeysa
@user-eo7br4hv1o
@user-eo7br4hv1o 17 сағат бұрын
Ha Adoonobina hagumoobina eeyeesha wax soomaali leedahay iska tuura heeyada kaca oo dagaalama waa itoot dhimaanba waydaane❤❤❤❤❤❤❤
@IskudareAhmed
@IskudareAhmed 18 сағат бұрын
Adadigu ayaad u tahay shasqi
@40Durkiya
@40Durkiya 18 сағат бұрын
Xaqiiqdaa taasa cumarow gudoomiye
@theyoungsomali
@theyoungsomali 18 сағат бұрын
UP UP AWDAL STATE. WAXAY REER ADAL IYO REER IFAT LEEYIHIIN OO HOGAAMIYAAN WAXAA KU TAAGEERSAN SOOMAALIDA OO DHAN MARKII LAGA REEBO QOLLO DAN GAAR LEH OO MACDANTA ISKA QUFAN JIDHE. ✌🏽!!
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 18 сағат бұрын
Down! Down! dabadhilif faaido ma laha. Hana dhaafo.
@deeqmaxamuud3980
@deeqmaxamuud3980 18 сағат бұрын
Aaad iyo aaad inadeer wax umadan dhiirigaliya waa lobahan yahy
@MuusesM
@MuusesM 18 сағат бұрын
Waxbaa siyasaaxiib madaxa ayaad iisaarantahay
@MawliidJaamac-mr4to
@MawliidJaamac-mr4to 19 сағат бұрын
Okay gesigesidhalay waxankulehay inadea waynugulaysandona walanlayidhahdamajirto tu anlenahay bansamaysanayna
@user-xo5tk7id8q
@user-xo5tk7id8q 20 сағат бұрын
FAKE FAKE FAKE.DAMIIRXUMO WAA IDINKA.SOMALLAND BOORAMA AYAA LAGU DHISAY ANAGAA LEH SOMALILAND. ❤SOMALILAND HANA CAWRYINA XABASHIKAALYAHAW ITOOBIYAANKA AH
@hajii2033
@hajii2033 22 сағат бұрын
beenale beenta jooji faqasha
@hibaaqmywife
@hibaaqmywife 23 сағат бұрын
Awdal State of Somalia 🇸🇴
@sacadmuxumed9708
@sacadmuxumed9708 Күн бұрын
Guul iyo gobnanino isha Allha awdal state
@nasriina6617
@nasriina6617 Күн бұрын
Awdal state guuul iyo gobo nomo
@user-gj9rg9ex3l
@user-gj9rg9ex3l Күн бұрын
Gadanuursiga maanta waa uun dad liita aniga haday igu daba faylaan waxan galin lahaa dagaal lagu Soo celinaayo adel empire ilaa harar ilaa saylac
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 Күн бұрын
Faataabakhle😂😂😂
@MohamedAbdoulkader-bv3tw
@MohamedAbdoulkader-bv3tw Күн бұрын
❤ Awdal States Mouvement ❤❤
@MohamedAbdoulkader-bv3tw
@MohamedAbdoulkader-bv3tw Күн бұрын
❤❤❤faisal Guul Gardabuusi ❤❤❤
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Күн бұрын
Qofka leh saxiib baxeerinaya waaqof angunajirin sababto ah saxiibka isagadadxun kadhashay oo larabaa in uu berikanoqdo dadkiisaxun
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Күн бұрын
Dad is ku dire janada ms galo .please ha isku dirin dadka wada dhashey.
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Күн бұрын
Beryihii dagalkukasocdey sool ayanku idhi dhalinyaro jamahiirta kuwo snm ah oqaylinayey maad unaxariisatan wayxaydhehen horaanu u abhiney hadawaxnaxariis ah umahayno
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Күн бұрын
Idoor hadad walal tirahdo wuxuu uqataa in adkabaqayso runtii waadad lagumaystey oo wanagumadeeqo ilaa jiqilkalagamudo omadaxalugudhufto
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Күн бұрын
Marka nimanku waa shayaadiinnu insi ee hala iskaceliyo balxagelagu arkay qof adledahay warwalal idaa dhiigaguwa igadhiigmuslim okuguso ordaya
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Күн бұрын
Waxaad xasusatan toban sano kahor wixiii media ha dadkakacayijirey ee umada Somaliyed okaxishota in ayqabiil afkodakashekan dadkiitababaray waa idoor
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Күн бұрын
Waadad aaad uxun afxumobadan caybadan qaylobadan qabyaladbadan intaas odhanwaxakadan Somali odhan ayaybaren caydii iyo xishoddaradii
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Күн бұрын
Idoorku waxaycaado u ah in aykaqaawanyihiin dhaqankawanagsan islamnimada deriswanag iyo ixtiraamka insannimada kuliway kaqawanyihiin
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Күн бұрын
Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah alaah haguuleeye awdal stat of Somalia 🇸🇴 ❤🇸🇴🇸🇴💚💚🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅
@Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix
@Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix Күн бұрын
Ok good awdal estate aadbaan kusalamy faysal
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci Күн бұрын
😂war wa been,gadaboursi iskuma iman karno,ila uu aqonsado 2 District ee Cisse kulaha somalilande ( District LUGAHAYA iyo Saylac)oo shekadan SALAL OO AHÀ HADAFKI RAYALEH UU TOLKI DÊGANADA CISSE UU TOLKI SIYO,
@user-eo7br4hv1o
@user-eo7br4hv1o Күн бұрын
Isaaqgus baagali s diid
@user-eo7br4hv1o
@user-eo7br4hv1o Күн бұрын
Ninkas oo Reer Awdal xabadda Rideen hakabaxaaan Qowlasada kahoosbaxa.❤❤❤isxoree Awdal salal iyo Gabilay samaroon ciiise mida.❤❤😅
@user-eo7br4hv1o
@user-eo7br4hv1o Күн бұрын
Awdal state Guûûuuuuul