Ax! 35 JIRKI ANO 17 JIR AH JECLADAY IYO SIDU NOLOSHA IGU CADABAY

  Рет қаралды 672,886

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

5 ай бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 1 400
@xalimoaddey1969
@xalimoaddey1969 4 ай бұрын
Gabdhaw Qisadani wxay nabaraysa guurka lagu degdego dhibka uu leeyhay Gabadhana wxa helay nin aad xun iyo reerkisa aan is dhaamin wll wax walba wa qadar alle ha ku siiyo shaqo iyo nolol wanaagsan insha allah
@user-cp8iz1jd7j
@user-cp8iz1jd7j 5 ай бұрын
Wll ku Salisbury nabiga scw scw scw waxaan kuleeyahay horay usoco
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 5 ай бұрын
SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@susus_siman4260
@susus_siman4260 5 ай бұрын
Hi
@yussufabdille671
@yussufabdille671 5 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FadumocnasirAxmed-ld6nb
@FadumocnasirAxmed-ld6nb 5 ай бұрын
Salalahucaleyhi wasalam
@abdifatahmohamed3123
@abdifatahmohamed3123 5 ай бұрын
Scw scw scw
@Queen____ubax
@Queen____ubax 5 ай бұрын
Kusali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💝 ♥️
@user-vu9xl3rq2x
@user-vu9xl3rq2x 5 ай бұрын
Barti 2 baam rab whi
@user-pp4cz8ec4s
@user-pp4cz8ec4s 5 ай бұрын
Scw
@user-yn7fy8lg4p
@user-yn7fy8lg4p 5 ай бұрын
Scw❤❤❤scw❤❤
@carfoon1792
@carfoon1792 5 ай бұрын
Qofkasto arka qoralkeyga waxan urajeynayaa mustaqbal wanagsan❤
@inaAbdallah
@inaAbdallah 5 ай бұрын
Thanks wll
@amalqurux247
@amalqurux247 5 ай бұрын
Aamiin yarabi
@ibnuhusniyamani2025
@ibnuhusniyamani2025 5 ай бұрын
Ameen brother
@Amknaan
@Amknaan 5 ай бұрын
Sidoo kale wll qali
@Nasteho-ds7go
@Nasteho-ds7go 5 ай бұрын
Aammiin boowe
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 5 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍😢
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@zuhuura
@zuhuura 5 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@ubaxgeenyo5640
@ubaxgeenyo5640 5 ай бұрын
Alleh gabdh walba mustaqbal ifaya ha siyo aaaamin ya rabi 😢
@aazaam112
@aazaam112 5 ай бұрын
Amin
@user-bn4mg1pb2z
@user-bn4mg1pb2z 5 ай бұрын
Amiin yaarabi 🤲
@RamlaMuzamil
@RamlaMuzamil 5 ай бұрын
Aamin❤
@Uluufochannel
@Uluufochannel 5 ай бұрын
Aamin
@saharamohamedabdi5241
@saharamohamedabdi5241 5 ай бұрын
Amiin ya rabi
@Bushraapdi
@Bushraapdi 5 ай бұрын
Dadka reer Nairobi Waa wada qiso😂❤
@Haffyy
@Haffyy 5 ай бұрын
Aniga iyo adigana marke kashekeyna 😂😂😂😂😂
@drgarad
@drgarad 5 ай бұрын
Si kale waa wada dhaawac.
@mascuudali7753
@mascuudali7753 5 ай бұрын
Anigaa dhiman xitaa walal😂
@ftshmh4761
@ftshmh4761 5 ай бұрын
😂😂😂 wallee qisasku way badanyihiiiin!
@originalabdi33
@originalabdi33 5 ай бұрын
Ma aragtey😂
@user-st6qo6zi8s
@user-st6qo6zi8s 5 ай бұрын
سبحان الله والحمدلله ولا إله إلا الله والله اكبر ولا حول ولا قوة الا بالله. سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده. استغفر الله العظيم الذي لا إله إلا هو الحي القيوم. لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين. اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ومن تبعهم بإحسان الي يوم الدين.
@mohametmaashir6507
@mohametmaashir6507 5 ай бұрын
😅😅
@user-yn4yn9kq4x
@user-yn4yn9kq4x 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@umanajmo6684
@umanajmo6684 4 ай бұрын
MASHA Allah ❤❤❤❤🎉🎉
@user-ve3gw3xm3j
@user-ve3gw3xm3j 5 ай бұрын
Ax gabadha maskinta ah waala qiyamay waxa xumahay sister qof kuuu qalma waad helaysa. In. A❤
@MohaCadde-dy3fz
@MohaCadde-dy3fz 5 ай бұрын
Saliga Nabigu Waa furaha Nolosha SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW❤
@yussufabdille671
@yussufabdille671 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ii7oj5wn7j
@user-ii7oj5wn7j 5 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله
@MaxamedNuur-fb7xl
@MaxamedNuur-fb7xl 3 ай бұрын
Scw scw scw
@ahmedbeykol5804
@ahmedbeykol5804 Ай бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنامحمد وعلى اله وصحبه وسلم ♥️🥰
@worldwideshow3
@worldwideshow3 5 ай бұрын
I love this lady she wonderful 👍 , it highly recommend to listen 🙏
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 5 ай бұрын
Masha allah waa gabar yar oo qurux iyo degenaan isku darsaday ❤❤❤ waad iga qoslisay Sariirtii baa boorka laga jajafayaah😂😂😂
@IkramAdan-wd8wl
@IkramAdan-wd8wl 2 ай бұрын
hhhhhh😂😂😂
@duniyakordahab
@duniyakordahab 5 ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw ❤❤❤❤
@BaarAbdi-kb4yc
@BaarAbdi-kb4yc 5 ай бұрын
Scw scw
@faadumoxasan7661
@faadumoxasan7661 2 ай бұрын
Scw🎉
@user-gn8hu5gy8s
@user-gn8hu5gy8s 5 ай бұрын
Allaahuma Salli wasllim calaa nabiyinaa muxamad
@osmin52
@osmin52 5 ай бұрын
Afsomaligeda qurux badana Allahuma barik so comfortable
@user-xo2ux2mr1x
@user-xo2ux2mr1x 5 ай бұрын
Gawadn Mustalifo so uma ekaa 🥰👑
@user-ll1gh5xt1t
@user-ll1gh5xt1t 5 ай бұрын
Haaa walhi
@user-mx4cc6uy3b
@user-mx4cc6uy3b 5 ай бұрын
Exactly 💯
@dytffttg6491
@dytffttg6491 5 ай бұрын
Ha aad
@zimrangole8663
@zimrangole8663 5 ай бұрын
Walhie isku fikrad nhy 😂
@mumtaza7417
@mumtaza7417 5 ай бұрын
Haa walhi
@user-vv9su2rh8f
@user-vv9su2rh8f 5 ай бұрын
Aan ku salino xapiipkeena muxamad calayhi salaatu wa salaam scw scwscw scw scw scw scw scw scw ❤😢❤😢❤😢❤😢❤😢❤😢❤
@bilanshuweriya-jt2wg
@bilanshuweriya-jt2wg 5 ай бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤
@user-ln9qs5lp6p
@user-ln9qs5lp6p 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@user-kn5mw9od9b
@user-kn5mw9od9b 5 ай бұрын
مُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد
@sabiriinmaxamud2684
@sabiriinmaxamud2684 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@ahmedbeykol5804
@ahmedbeykol5804 Ай бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنامحمد وعلى اله وصحبه وسلم ♥️🥰
@worldwideshow3
@worldwideshow3 5 ай бұрын
Ridhwan please keep this lady as staff her wards is deeply attentive
@shakuurali7193
@shakuurali7193 5 ай бұрын
English ka maxa ugu ciyaare 😂
@munamiski9212
@munamiski9212 5 ай бұрын
@@shakuurali7193yacni wuxuu leeyahay sifiican oo soo jiidasho leh ayay inantu sheekada uuga sheekeynaysaa
@asmokhalif4959
@asmokhalif4959 4 ай бұрын
😂😂😂​@@shakuurali7193
@Msomale
@Msomale 4 ай бұрын
​@@shakuurali7193😅😅😅
@KifaaxCabdi-ld8us
@KifaaxCabdi-ld8us 3 ай бұрын
Asc❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 5 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@user-dw5ou7di6e
@user-dw5ou7di6e 5 ай бұрын
Waan ku saray
@user-oe9fe7sc8b
@user-oe9fe7sc8b 4 ай бұрын
Kaama Xasdaayo waxaan ku awoodi Karo Wll
@relaxing1339
@relaxing1339 3 ай бұрын
@user-nx9bs3yv7n
@user-nx9bs3yv7n 5 ай бұрын
35jir Caqligii Buu ka xadey wlle Dumrow ninka ReerkinaH ka dhuuntaH adnaH ka dhuumo wayo qof ddkinii ka cararayaH adnaH kuma rabo😢
@user-es2qm4su8u
@user-es2qm4su8u 5 ай бұрын
Warkijgu
@rahmag.g314
@rahmag.g314 5 ай бұрын
Deengaanka Somalida ama Killil5 qof yaqaan baa fahmi kara waana inyar oo ka midah dhibaatada ay dadka ugaysan jireen xilligii Cabdi Maxamud iley 😢
@muhidinabdi1710
@muhidinabdi1710 5 ай бұрын
Wad qaldan tahy Boy ee nag dhamaw🙏
@cabdallacabdirisaq2565
@cabdallacabdirisaq2565 5 ай бұрын
Muxu kadhamada qabyalada kuhaysa wase waa runtiiye ina ilay aybu ahaaye ​@@muhidinabdi1710
@Dheelitira
@Dheelitira 5 ай бұрын
Allah samaroon markay dhahday meelba igoday xaal qado wlshei wlhi bilahi rag aaminad mleH😢😢
@Betterment29
@Betterment29 4 ай бұрын
Na anigupa wllh
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 4 ай бұрын
Anba Sidoo kale wll nin xunbaa heley waa miskiinad
@iidhassannuur
@iidhassannuur 4 ай бұрын
Wax xumani ma jirto waa dawlada sidan kasii gumaysi badnay waa xiligii abdi ilay waa wakhtiga lagu shaqaynayay xafad xafad
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 5 ай бұрын
Ragow nolosha khiyaliga halaga dhafo gabadh ad nolosheeda kafalo qadi Karin hasejinin gabadh nimadeeda ❤❤❤ ethiopia sifo sharci daro hadad kusogasho waa halis runtii
@user-tz7bn1ye5v
@user-tz7bn1ye5v 5 ай бұрын
Nimanka sanadkaan jiro nucaan wada ah
@user-tz7bn1ye5v
@user-tz7bn1ye5v 5 ай бұрын
Alaah nugu aadiyo mid wanaagsan
@xidig3833
@xidig3833 4 ай бұрын
Somali galbed dheh itobia bel
@iidhassannuur
@iidhassannuur 4 ай бұрын
Waa wakhtigii abdi ilay gubaysi ayaa jiray xad dhaafa
@user-se5hv1sf9c
@user-se5hv1sf9c 5 ай бұрын
Balaayo lugahaaga kuraaadso weeye wlhi gabadhaa waxa sidaa ugalay waa jeceyl la aanta gurigooda kuhaystay iyo doorki walidka saaxibtinimo oo meesha kabaxay
@mohamedabdirizak922
@mohamedabdirizak922 4 ай бұрын
Haa wlhi wllo😢
@user-uy9ll5kp6b
@user-uy9ll5kp6b 5 ай бұрын
WAJAALE WAA SOMALILAND DEEE 💚🤍❤️
@amednuur3490
@amednuur3490 5 ай бұрын
Waa waqtigii abdi iley waa waqtiigii quusta ay ka jirtay somali Galbeed lk hada waa mansha allah Deeganka
@bassflix5982
@bassflix5982 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@zuhuura
@zuhuura 5 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 5 ай бұрын
SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yussufabdille671
@yussufabdille671 5 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@user-ii7oj5wn7j
@user-ii7oj5wn7j 5 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله
@aminanur103
@aminanur103 5 ай бұрын
@ahmedbeykol5804
@ahmedbeykol5804 Ай бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنامحمد وعلى اله وصحبه وسلم ♥️🥰
@marryme4690
@marryme4690 5 ай бұрын
Jab Baa ku dhacay Gabdha Wallhi waka Xumahay Sister Lkn Saa Ugu Shekeneso Qisada Qosol Ah😂😂
@queen-ot7br
@queen-ot7br 5 ай бұрын
Wlahi qosol bey igu dishey😂😂😂 aabe gabadhaaan alaab siiii😂😂😂
@asmamo1180
@asmamo1180 5 ай бұрын
😂😂😂
@muxammad2777
@muxammad2777 5 ай бұрын
Sheekadaan waxay noqon doontaa sheekadii ugu shidnayd, aniga waxaanba la yaabay gabadha, sheeko sheegista way ku dheeraysaa,
@user-um5ci6vo8g
@user-um5ci6vo8g 5 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ♥️ ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam ♥️ salalaahu calayhi wasalam
@user-no8vz3ez4v
@user-no8vz3ez4v 5 ай бұрын
Inta hada dawanaya farta taaga😂☝️
@axmedabuukar7319
@axmedabuukar7319 5 ай бұрын
gabadhaan shactaro miiran waaye sheekadeeda wey isoo jiidatay.
@shugriaxmeddiiriye3085
@shugriaxmeddiiriye3085 5 ай бұрын
Ahmedow sheekadaasa keentey😅
@axmedabuukar7319
@axmedabuukar7319 5 ай бұрын
@@shugriaxmeddiiriye3085 maya abayo wlh. lkn wey ika qoslisay
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 5 ай бұрын
♥️: : wllhi qof fican thy 30 qof dhaxdooda hadii iga dhax araktey..seithy adiga 😳
@dahabal
@dahabal 4 ай бұрын
😂😂fcn
@sadiaabdullahi3267
@sadiaabdullahi3267 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 4 ай бұрын
@@dahabal ❤️❤️
@Oskamin
@Oskamin 5 ай бұрын
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajucuun gabadhu miskiinsanaa oo daacadsanaa
@Funytv1234
@Funytv1234 5 ай бұрын
waa been walal ninkaan wax runa maba shego
@aasiyosciid2943
@aasiyosciid2943 5 ай бұрын
Ciyal by ahyd😂
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 5 ай бұрын
​@@Funytv1234war wxan anba waa fahmi lahay like comment miya lgu radinaya
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 5 ай бұрын
shubooyinka warkooda run mood
@NAchma-hazzan
@NAchma-hazzan 5 ай бұрын
​@@ahmdadn9165shubo mxey ah🙄hadalka wanagsan waaa sadaqo rasulka sallahu caleyhi wasalam dhahy
@Siciid-z7f
@Siciid-z7f 5 ай бұрын
Hhhhhh wlhy waxan ku qoslay sariirta lajaf jafayo😂😂😂
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 ай бұрын
Aniga xata😂
@mohamedbooyaax6391
@mohamedbooyaax6391 5 ай бұрын
Waxaas dhan waxaad u martay waa qaladkii waalidkaa aad ka gashay
@Salafi972
@Salafi972 5 ай бұрын
Gabadha qurux badanaa Maashaa allaah
@halkudhiga-sheekadacabdulq6208
@halkudhiga-sheekadacabdulq6208 5 ай бұрын
Soomaalidu waa dhageysiga sheekooyinka jecel, ma jecla wax akhriska. Qof walba haddii laga qori lahaa qisadiisa oo maktabad lagu keydin lahaa waxaan heli lahayn novels badan
@user-sg6tp7iq5m
@user-sg6tp7iq5m 5 ай бұрын
Mansha Allah Aad be u qurux bdn thy inantan yar Allah ku xafido Byo kaas Kuma qalmin soo kabasho deg dega iyo wiil wngsn oo aad nolol qurux bdn wada gashan ku rajena❤❤❤
@nuhabdi6250
@nuhabdi6250 5 ай бұрын
This lady makes me laugh 😂😂 De story absolutely crazy 🤣🤣
@user-kf5gr9yf8i
@user-kf5gr9yf8i 5 ай бұрын
Hani waa gabdhaha u qalbiiga fican❤❤❤❤❤hadana badana dhibato laa kulman 🎉🎉
@user-cp7cy9ht5u
@user-cp7cy9ht5u 5 ай бұрын
kusaliya xapiipkena muxamad scw scw scw scw❤
@marayamomar7481
@marayamomar7481 5 ай бұрын
Walal jigjiga ayaa kugu noqotay maraykanki
@AmusedAbyssinianCat-dn1or
@AmusedAbyssinianCat-dn1or 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@yussufabdille671
@yussufabdille671 5 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-kj8dv1rw6p
@user-kj8dv1rw6p 5 ай бұрын
Gabdhaha markey Ku jiraan Dada Udhaxeysa Qaangarka ilaa 20 waxey Ubahanyiin Daryeeel Gooniya😢
@RamlaAbdi-ye8de
@RamlaAbdi-ye8de 5 ай бұрын
💯💯💯
@hamdidahir5463
@hamdidahir5463 5 ай бұрын
Ani tii igu dhacday ma kaga sheekeyaa
@RamlaAbdi-ye8de
@RamlaAbdi-ye8de 5 ай бұрын
@@hamdidahir5463 lkn private nogu dhiig intaa hakusoqorin
@hamda859
@hamda859 5 ай бұрын
​@@hamdidahir5463abayo ani igaga shekeey
@roodahappy1691
@roodahappy1691 5 ай бұрын
@@hamdidahir5463haa mcnto nagu nafis 😢
@Nfisoabdullahicaliciise
@Nfisoabdullahicaliciise 5 ай бұрын
Gaari Baan raacney waanala qabtey 😂😂😂 Waa Jab caadiye sheekadii qalbi ayaan soo xasuustay
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 5 ай бұрын
😂😂😂😂 hadaba sheekadan waxay digniin utahay gabdhaha wax jeclaanaya
@Ladanabdullahi3845
@Ladanabdullahi3845 5 ай бұрын
😂 shekadaas cml aneyba igu dhacday sida gabdhaan baan gaari u raacnay jigjiga suu buuraha nala maray oo nala qabtay oo nalaso celiyay on hadana kulabanay aniga iyo ninkeyga😅😅
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 5 ай бұрын
@@Ladanabdullahi3845 matiri bandhiga sheekadada ayan sugana
@iidhassannuur
@iidhassannuur 4 ай бұрын
Dhibatadu waa dawlada ethiopia oo xiligaas kasi xumayd
@user-rb1jf9kv8w
@user-rb1jf9kv8w 4 ай бұрын
kusaliya nabigeena scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 5 ай бұрын
Wu khiyamiyay gabadhna ali wxa ka farxiya ali haku siyo amiin
@RexRB
@RexRB 5 ай бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك علي نبينا محمد صلى الله عليه وسلم
@abdiqadirali5940
@abdiqadirali5940 5 ай бұрын
Itopyaanka sidaas ayeey wadankooda u ilaashadaan Keenana wa ku so qul qulaayaan cil badanaa
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 5 ай бұрын
Kenya waa wllaheen wadan poqortooyo da Africa Thanks Kenya ❤
@umumascuud3307
@umumascuud3307 5 ай бұрын
​@@sahrasharaf447😮😮😮😮😮
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 5 ай бұрын
War de waxy ilalinyan wa dhulka somalida ay xoga ku haystan mha wxy iyagu leyihin wxy ka baqayan in dib lo ceshto😂
@abdiqadirali5940
@abdiqadirali5940 5 ай бұрын
@@halimamohamed4400 wa fiicnaan laheed somalido hadeey taa ku fikiryaan in ey wax so cashaaan iska daaye intee kale nagu heystaan
@mahadhussein283
@mahadhussein283 5 ай бұрын
Adiga maa siiyay waa dhul somaliyeed dad cawan ah alle ku beray aan somalinimo aqooon
@ayanmahamad8
@ayanmahamad8 5 ай бұрын
Haday ilmo yar tahay dhalinyarada wandkii joogta ilaahay ha ilaaliyo
@foosiyamaxamuud6936
@foosiyamaxamuud6936 5 ай бұрын
Inkasto wax kastaa qoraal yihiin badanaa gabdhaha raga si fudud ku raaca een waalid keed qadarin dhibatadaa iyo kabadan baa ku dhaca gabdhoow nafihiina qiimeeya oo waalidkiin qiimeeya oo qof dadle oo laga masuul yahay si fududna lagu heli karin noqda
@OmarAbdi-wj4mp
@OmarAbdi-wj4mp 5 ай бұрын
Ridhwan issack wankujaclahay sxbow wankutagera keep going daily kadig waxas sodigi haben kasta sodhig KZfaq ka walax
@Ismlre125
@Ismlre125 3 ай бұрын
Wan kujeclahay xaa laga wada😂
@Atinut12
@Atinut12 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 5 ай бұрын
Allahu akibar haye kow iwad sheeekada ana an dhageste
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 5 ай бұрын
Alle nolol qrux badn haku siiyo abyo😢🤲
@user-hn1xq2zc1d
@user-hn1xq2zc1d 5 ай бұрын
wli ma arga qof la wreeysanyo oo reer lascnood ama mgaalad joogay mrky qisadu ku dhacdy aan gabadhan ahyn😢
@user-lt9rf5nb3k
@user-lt9rf5nb3k 5 ай бұрын
Inta tik tok ka soo raacdey waa ina salamy😂😂😂😂
@user-xo8pr7pl1x
@user-xo8pr7pl1x 5 ай бұрын
Kk😢
@muscabyaasir2897
@muscabyaasir2897 5 ай бұрын
Runtii gabartan isku fasal baan eheen gabar iska aamusan bay eheed😢😊
@gantalyano8982
@gantalyano8982 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂 o dab ahaaa
@mascuudali7753
@mascuudali7753 5 ай бұрын
Walal gabadha adiga maxaa u guursan weydy 😢😊
@Abdullahi__nasir
@Abdullahi__nasir 5 ай бұрын
Jaanis Ku Dhaafay Buu Ahaa Pro 😂
@muscabyaasir2897
@muscabyaasir2897 5 ай бұрын
@@mascuudali7753 wakhtigaas aniga zxp hawlo guur may ii qorshes nen wax yar kadibna dalka waban katagay oo manan ilaa hada soo laban
@user-qj5uf5em4j
@user-qj5uf5em4j 5 ай бұрын
Qof dagan oo asluub leh weeyi.alw dhawr
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 5 ай бұрын
Interdting story. I like her talent of story telling.
@user-dg8jy4wt2j
@user-dg8jy4wt2j 5 ай бұрын
Alle Mustaqbalka Hayno Wanajiyo Dhalinyareo❤.
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 5 ай бұрын
Bilaacad korkeda a ku sheekeynenay ax ax 😢😢😢 Allah jecel haya ma harsato❤❤❤❤
@KifaaxCabdi-ld8us
@KifaaxCabdi-ld8us 3 ай бұрын
MashaAllah reer awoowgey
@seed3966
@seed3966 5 ай бұрын
Asc kkkkkk miskiin ilmo yar cago dumar mahligo yey isgelisey miskiin dheh 🎉🎉🎉
@fadumoceymoy5151
@fadumoceymoy5151 5 ай бұрын
Waa qiso xanuun badan lkn qaabkey gebadha usheegeyso aya qosol leh
@mohamedawdoon
@mohamedawdoon 5 ай бұрын
Sheekadan waa based true story Buug baa laga qori karaa Cajiib ah.
@user-du5bv2gm2r
@user-du5bv2gm2r 5 ай бұрын
Wa Sheko runti qiiro iyo qosol ba leh😢😢😂😂😂
@qayovictaa390
@qayovictaa390 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@user-to9gq3fk9m
@user-to9gq3fk9m 5 ай бұрын
Qiiro iyo qosol weeyan sheekadu waanu kaaa sugnaaa prt two
@user-uo2db9tl2g
@user-uo2db9tl2g 5 ай бұрын
Illahow qof wanagsan iisahal 😢
@user-ln9qs5lp6p
@user-ln9qs5lp6p 4 ай бұрын
Amiin yarabi
@user-nz1xv3mu5r
@user-nz1xv3mu5r 5 ай бұрын
Alah is one😢
@yussufabdille671
@yussufabdille671 5 ай бұрын
Correctly ❤
@shaambalkacad9846
@shaambalkacad9846 4 ай бұрын
Walhi sheekadan waa la dhacay zxp ani cajiib
@fadumojamac2415
@fadumojamac2415 5 ай бұрын
Allahu akbar inanta yar ee miskiinta ah wax baa gaadhay tusaale ha u noqoto hablaha yar yar oyagoon walid kood ogayn meelahaa is carara
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 5 ай бұрын
War hedhe Maxa dhulka itopia u ledihin war wa dhulki nlaga dhacy de in la ceshto byka baqayan sbbtas by amanka u adkynayan ilahow itopia dhulka la jar 😢😢
@user-dp4tn2xs8l
@user-dp4tn2xs8l Ай бұрын
Aamiin
@aanaan6027
@aanaan6027 5 ай бұрын
Asxaabeey iso duceeya muraad leeyahay in alle ariimaheyga ii saqiiro iso duuceya fadlan walalaayaal
@akramaidil7312
@akramaidil7312 5 ай бұрын
Allaha kuu sakhiro wll
@user-uk2ji1oc7v
@user-uk2ji1oc7v 5 ай бұрын
Ishii walidka ku qabatay Abaayo ❤
@user-vy5kx8rz3j
@user-vy5kx8rz3j 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم على نبينا محمد
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 5 ай бұрын
Salalahu Salalahu wasalim
@yussufabdille671
@yussufabdille671 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MulkiMohamud
@MulkiMohamud 4 ай бұрын
I love this woman she is good person and it’s good store
@bintufarxiosalah
@bintufarxiosalah 5 ай бұрын
Sheekadu waa qiiro io qosol😢ax maqosla mise wan ooyaaa😭💔
@sacdiyoqueen4291
@sacdiyoqueen4291 5 ай бұрын
Marka hore ooyy kadibna qosol talo wllnimo 😢😂😂
@user-yq9ly6nq8k
@user-yq9ly6nq8k 5 ай бұрын
Hhjhj
@FartuunCabdi-eb2bv
@FartuunCabdi-eb2bv 5 ай бұрын
Labadaba isku jamleyso😂
@fayselmohed3948
@fayselmohed3948 5 ай бұрын
Mayee isdaldal wll😂
@nasronasro5021
@nasronasro5021 5 ай бұрын
Qosol 😂
@AishaAli-er5io
@AishaAli-er5io 5 ай бұрын
Still she young 😮oo my day
@faadumomoalim6450
@faadumomoalim6450 5 ай бұрын
Ridwaan. Waxaa no keentaaa farxad iyo dad nolosha Ku guleeysaty. Aan Ku dayano. Ma rabno masiibo. Is Ka socotoo💔💔
@kaafipro6540
@kaafipro6540 5 ай бұрын
Dad caan raadis weya
@ftshmh4761
@ftshmh4761 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂 waa cabsi cabsi
@user-tn6xg3du6z
@user-tn6xg3du6z 5 ай бұрын
Ana imani o gusha kashekeyni isug
@ubaneyadan9981
@ubaneyadan9981 5 ай бұрын
😂😂👍💯haa anagaa niyata noilali niyata waxan mafirsan karno eeeh😅
@user-tn6xg3du6z
@user-tn6xg3du6z 5 ай бұрын
@@ubaneyadan9981 diyar waya dadkan naxdin bey nagu walen lkn aniga farxad waya waxn so wado
@Haamedy
@Haamedy 5 ай бұрын
Isku class an ehen wa Geber fcn m.a
@abdirahmangabane5379
@abdirahmangabane5379 5 ай бұрын
reer lascaanod miyaa runted miyaa
@yaasminalisalad7589
@yaasminalisalad7589 5 ай бұрын
Haa​@@abdirahmangabane5379
@mustafibrahim4034
@mustafibrahim4034 5 ай бұрын
Waa midgaha aad maqashen subxana laah
@Marwaaxmed-bw2jh
@Marwaaxmed-bw2jh 5 ай бұрын
Reer nayroobi waa wada qiso wllhi qisduba waa nayroobi😂😂😂ale qalbiga hakaga reebo wllzhy😢
@AffectionateAirplane-bj5lo
@AffectionateAirplane-bj5lo 5 ай бұрын
Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed
@Zurich527
@Zurich527 5 ай бұрын
Waa sheeko qosol badan wallahi
@user-sq9uy8mx4i
@user-sq9uy8mx4i 5 ай бұрын
Wlhi waxba ku dhacay gabadhan😂
@Mira_Mohamed7
@Mira_Mohamed7 5 ай бұрын
Lso dhaqso part 2 plz ridwanoww😢😅
@fardosaahmedahmed7232
@fardosaahmedahmed7232 5 ай бұрын
Kusali,nabigena csw,wll❤❤
@AmirMohamedNuur
@AmirMohamedNuur 3 ай бұрын
Wallahi ani ahante oo an matalyo Raggo dhan 😮waxan idin leyahy gabdhah walaheyna aan ilalino sida hadhow walshena hoyadean dhashe 😂aan lagu ciyarin mahadsanid🎉
@MunaMohammed-rg8cg
@MunaMohammed-rg8cg 5 ай бұрын
Gabdhan waa qiso dhaba ana saxibteda waanag adag kartileh
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 5 ай бұрын
Rudwaan qosolkiiba ka dhmaaday lasoo dhakhso bal waaba funny tan yari 😅😅
@hasanmohamed8437
@hasanmohamed8437 5 ай бұрын
Mashallah gabadhan karty ayey ledahay Gabar aade u wanaagsan waa
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@maimonamohamed8245
@maimonamohamed8245 5 ай бұрын
Asc wallaal goormee isku badashay dr iga dabage
@user-ne2kz4lc5d
@user-ne2kz4lc5d 5 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 5 ай бұрын
Imika prank, chasing social media fame iyo wixii run ah waa la kala saari layahay waayo beentii ayaa aad u soo badanaysa. Gabdhuhuna nin mooyaa wax kale oo ay ka hadlaan ba majiro Subhanallah 😢
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 5 ай бұрын
Dadka caqliga leh manta jogo kamid tahay
@quensamra7989
@quensamra7989 5 ай бұрын
Gabdhaha ma dhib aan nin ahyn bay leeyihiin
@sabiriinmaxamud2684
@sabiriinmaxamud2684 5 ай бұрын
waa runta xaqiiqdii
@user-yi2il1kn2p
@user-yi2il1kn2p 5 ай бұрын
gabdhaha dhip ay nin ahyn malahan😢
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 5 ай бұрын
@@user-yi2il1kn2p Somalidu waxay dhib soo martay walina ku jiraan hadii nin mooyaaye wax kale oo laga hadlaa jirin waligeen halkaa dhaafimeyno
@cabdishakurmahamed8404
@cabdishakurmahamed8404 5 ай бұрын
Wllahy wan dacad qosley miskiin waxpa helle 😂🎉😂❤
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 5 ай бұрын
Waa gabadh funy ah runtii qaybta kale noola soo carar.kkkk
@user-qj5uf5em4j
@user-qj5uf5em4j 5 ай бұрын
🎉masha alah gawartu sida ay u qurux badan thy ay udagan thy iyo sida uu khiyamay alaw sahal
PART 2: ANO 17 JIR AH 35 JIRKI UHAJIRAY LAKIN NOLOSHA IGU CADABAY
47:56
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 53 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 109 МЛН
Film-kii Sir iyo Caad, Part 1
40:40
Xogmaal Media
Рет қаралды 1 МЛН
PART 3: NINKI NOLOSHA IGU CADABAY QAABKI UGA SO FAKADAY 2 MAR
52:18
Ridhwan Issack
Рет қаралды 405 М.
WAR DEG DEG AH: DONALD TRUMP OO TOOS LOO TOOGTAY XAALAD CULUS
19:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,7 МЛН
AX! Habar Yartay Bursada Bananka iso dhigtay Ano 10 Maalin Nairobi Jogo
54:24
PUT CARDBOARD TOOTHPASTE ALL OVER ONE’S BODY!#asmr
0:40
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 16 МЛН
Будет весело…
1:01
Тони
Рет қаралды 5 МЛН
Didiya hume wo chidiya dila do na 🦜🦜 #shorts #comedy 😜
0:34
Sikha shorts and vlogs
Рет қаралды 32 МЛН
ПОМЫЛ МАШИНУ #shorts
0:26
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,6 МЛН
GIANT alligator was caught in line while eating a smaller gator 😯 || Jacob Landry
0:10
Jacob Landry (swamp People)
Рет қаралды 7 МЛН