Film-kii Sir iyo Caad, Part 1

  Рет қаралды 1,095,903

Xogmaal Media

Xogmaal Media

10 ай бұрын

Film-kii Sir iyo Caad, Part 1

Пікірлер: 846
@QARNISTUDIO
@QARNISTUDIO 10 ай бұрын
Hadan nahay leaders XOGMAAL MEDIA waxaan idiin soo wadnaa part 2 week gan gudahiisa ayaan idiin soo fasaxi doonaa inshallah la socod wanaagsan
@zamzamhussen2296
@zamzamhussen2296 9 ай бұрын
Laso dhakhso🫶❤
@monagirde467
@monagirde467 9 ай бұрын
@@zamzamhussen2296 0 Po po up 6 to the 3 è2 will
@fasalxafiis8180
@fasalxafiis8180 9 ай бұрын
❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ 🎉 🎉 🎉 🎉 🎉 🎉
@Yussuf-il6fg
@Yussuf-il6fg 9 ай бұрын
Ok
@user-od1tf2bm6c
@user-od1tf2bm6c 9 ай бұрын
Uhh
@manoqaali
@manoqaali 5 ай бұрын
Inta xanta liicaato iyo sumaya so maqashay like hala dhaafin😂😂😂
@user-kp2yg3yr4k
@user-kp2yg3yr4k 5 ай бұрын
Ina ogaado u imaade 😂😭
@Hafuuz_Musa
@Hafuuz_Musa 5 ай бұрын
😂😂😂same AA nahy
@SamsamCabdilaahi-pt7nt
@SamsamCabdilaahi-pt7nt 5 ай бұрын
Sme😂
@CaaishoFarah
@CaaishoFarah 5 ай бұрын
​@@user-kp2yg3yr4k same😂😂
@Habonali-fu6cn
@Habonali-fu6cn 5 ай бұрын
Same😂😂❤
@kafiamohed8083
@kafiamohed8083 10 ай бұрын
Gabdhaha dhan sidaan may iskugu hiiliyaan😭😭💔ninkii naag soo silciyaba midbaa nin ragged modeysa oo hoosta gashaneysa ufff😏
@warfaaofficial9861
@warfaaofficial9861 10 ай бұрын
Flm waye soo paabo😂😂😂😂
@zeinabumu.hamza.1233
@zeinabumu.hamza.1233 10 ай бұрын
Wallahi wa run wey isku hiliyaan
@user-xm8nk5xb4x
@user-xm8nk5xb4x 10 ай бұрын
😂😂waa filin run maahin is Qabooji😅
@hibocabdinur1968
@hibocabdinur1968 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@gulshanqooje8523
@gulshanqooje8523 9 ай бұрын
Daal saaid Ayaa ka muuqdo ee inte kuso daashay 😂😂
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 10 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤ dheh😢😢
@amrilabdirizack5508
@amrilabdirizack5508 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@umalkhyrcaqlisan5642
@umalkhyrcaqlisan5642 8 ай бұрын
Scw❤
@user-tl8vx4ev3k
@user-tl8vx4ev3k 5 ай бұрын
Salalhu calayhi wasalam ❤
@sadiiqcalixidig3774
@sadiiqcalixidig3774 5 ай бұрын
Scw
@user-wv3me2xv6x
@user-wv3me2xv6x 5 ай бұрын
Scw scw scw😢❤
@UmoBashiir
@UmoBashiir 5 ай бұрын
Intaa xanta lil caato io sumayo so bilamaneyzaa😂🖐
@user-rk6vy8bt7y
@user-rk6vy8bt7y 5 ай бұрын
Me🙈😂war jecli halkaan i keentay😭😩
@CaaishoFarah
@CaaishoFarah 5 ай бұрын
​@@user-rk6vy8bt7y 😂😂💔
@Ubaxdahir-xd1ug
@Ubaxdahir-xd1ug 5 ай бұрын
From TikTok xan i keentay meshan 😂😂😂
@marwomaxamed9588
@marwomaxamed9588 5 ай бұрын
Aniba😂 sory sumayo
@sacdakayse1212
@sacdakayse1212 10 ай бұрын
Dumarku haday sidaa iskugu hiliinayaan gabadh qudhaa lamaa xumeyeen ilahay dumarka haka dhigo qaar isku hiiliyaa👏👏
@user-ke8go3yl9c
@user-ke8go3yl9c 5 ай бұрын
Inta xanta mesha u imade o awal fahan sanen film ka o hda fahantay like😂😂
@Susuu7777
@Susuu7777 5 ай бұрын
😂😂
@SaciidaSiman-vd9hq
@SaciidaSiman-vd9hq 5 ай бұрын
😂😂
@Hidaayo37
@Hidaayo37 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@dhoolruuxi6368
@dhoolruuxi6368 5 ай бұрын
Intii hada TikTok kasoo aragtay Qisada 😢from sumaya Qisadesa😂🧕🏻🥺
@farahqurux-xq2wd
@farahqurux-xq2wd 5 ай бұрын
Sidedo kle xan jeceshahy 😅😅😢😊
@MakoYousif-zv5qf
@MakoYousif-zv5qf 5 ай бұрын
War jecli ayaa inta u imaadey😅😂
@samsamhassan1584
@samsamhassan1584 5 ай бұрын
Xan jcyl lee inta na kenty dad ano kala radinayay cmnt ugu danbeyn wan idin hely
@shadiyashidan7534
@shadiyashidan7534 5 ай бұрын
😂😂😂
@SeynabAadan
@SeynabAadan 5 ай бұрын
Sidokale 😂
@kowtherabdullahi723
@kowtherabdullahi723 5 ай бұрын
Dadka xanta kadib imaadenn 😂😂😭
@user-hv7rh5lx1d
@user-hv7rh5lx1d 5 ай бұрын
Anigoo kle 😂
@SabaaxCabdiraxman
@SabaaxCabdiraxman 5 ай бұрын
Anaa kamidaa😂
@user-gi2rd2kg8j
@user-gi2rd2kg8j 5 ай бұрын
Intabhad soo egtay mislaslaka team xan meshan aan ka soo dhacay😂😂😂😂😂
@Daania0
@Daania0 5 ай бұрын
Waa nakan😂
@shadiaisse9780
@shadiaisse9780 5 ай бұрын
Sumaya qisadeeda from tiktok😢😢
@SeynabAadan
@SeynabAadan 5 ай бұрын
😂
@hafsasaidshire181
@hafsasaidshire181 5 ай бұрын
Xan jcyl filmkan inta hda bilowdey iney daawato😂😂😂😂😂😂
@SumiishBella
@SumiishBella 5 ай бұрын
😂
@user-sn7lr4vt9i
@user-sn7lr4vt9i 5 ай бұрын
Hada ayan bilabanayaa 😂 team xan jecel wn idin salamee 😂😢
@user-vt9ot5gp1b
@user-vt9ot5gp1b 5 ай бұрын
AnbA😮😂
@haifaomer1805
@haifaomer1805 5 ай бұрын
qisadan inay tahy tii sumya ku dhacdey😅😢😢
@samsianajama8087
@samsianajama8087 5 ай бұрын
Team Xan fresh 😂😂😂
@Beliiina143
@Beliiina143 10 ай бұрын
I like it sumaya's acting she's on the top according her drama am watching the sake of her i love sumayo😘❤️
@nastexoaxmed5437
@nastexoaxmed5437 5 ай бұрын
Inta from tiktok ah 😂❤
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 10 ай бұрын
Way ku macday. Raga Somaliyeed qaarkood. Nice Serie. 🌹
@YosefOsman-wn2xo
@YosefOsman-wn2xo 10 ай бұрын
Prestmol and sumaya are my favorite actors keep up the good work guys ❤
@Amiiqurux123
@Amiiqurux123 5 ай бұрын
InTa xanTa soo maqasheyna from tiktok 😂😂😂😊
@niini7270
@niini7270 5 ай бұрын
Inta manta xanta drted film ufirsanoso 😂🖐
@niyaazosmanmahamed9828
@niyaazosmanmahamed9828 5 ай бұрын
Inta Hdaa lee ugu horeso flim ka from tiktok 😂
@Susuu7777
@Susuu7777 5 ай бұрын
From xanta tik tok dheh😂😂
@samirahussein1500
@samirahussein1500 10 ай бұрын
Illahyow qof kasta oo qof daacad u noqda khiyaameeya la khiyaamaa mid ka daran tuu qofku u gaystay 🤲🤲
@umususu9595
@umususu9595 9 ай бұрын
Allahuma amiin
@nalkanaftauroon4037
@nalkanaftauroon4037 5 ай бұрын
Ameen
@almamohaabdullahi1978
@almamohaabdullahi1978 5 ай бұрын
From tiktok xanta soo raacay😂😂😅
@xamsemaxamuud5812
@xamsemaxamuud5812 5 ай бұрын
Hadalee soo arakay😂😂
@atiiqamukhtar1238
@atiiqamukhtar1238 10 ай бұрын
Cadi maha yaa horey usacda tem isku xidhan oon ad igu halo wlhi m.a ❤💕💯💫👋😊
@hamaasruun4346
@hamaasruun4346 10 ай бұрын
Hade xalimo walbo san iskugu dubsadan la hayeen lama arkeen gabar ilmo lagu dayaco ❤❤
@Yasmiina230
@Yasmiina230 10 ай бұрын
Wale gabadhan waa gabar fariida😀😃😃gabdhaha dhan saan haday noqon lahaayeen. Faarax gabar fura lama arkeen wale😀😃😃faaraxoow waxii ku helay layaabay😀😃😃
@aishahared4688
@aishahared4688 9 ай бұрын
War filimka tiktok aa kasoo arkay sumayoo wx dharbaaxeeso😂wuuuuw qeybti koowaad iga dabageey baa kadhacday😂
@MumtazMahamed
@MumtazMahamed 5 ай бұрын
Gabdhaha dhan san mY iskuguheliyan🥶nin gabdh so salciyay ha so dhaweysanina😊🙌
@sumayamohamed9872
@sumayamohamed9872 10 ай бұрын
naag kale ha lagula arooso waa xanuun 😭aniga ma jecli ilahow noo naxariiso if iyo aakhiraba 🥹
@caishaogle
@caishaogle 5 ай бұрын
Intaa war soo doonayty iyo in wx ogadaan wa salamay 😂😂😂😂
@najmoxueenhariif2229
@najmoxueenhariif2229 5 ай бұрын
Waa lagaa qaaday dulqaad aanku fiirsano Allah na siiyo😢😂
@hanaanismacil3351
@hanaanismacil3351 5 ай бұрын
Waa ka qadny😂
@soodagan3048
@soodagan3048 10 ай бұрын
Oh my God, she used him and threw him away!💯🤣
@iqraaasheikh4871
@iqraaasheikh4871 10 ай бұрын
You literally spoiled it but all good sis😂😂
@Abrareeey
@Abrareeey 10 ай бұрын
As she should 💯💯💯 naag nool
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 10 ай бұрын
Bagah nin walbaa hadii sidaan loo gali lahaa waxba lama qiyaami laheen❤❤❤❤❤
@MisraAbdirahman-qm5zb
@MisraAbdirahman-qm5zb 10 ай бұрын
Sumaya funny walaahi 😂😂😂❤❤❤❤
@user-dv2bp7yw4h
@user-dv2bp7yw4h 10 ай бұрын
Allah is one🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@falismohamud233
@falismohamud233 10 ай бұрын
Xaarami walba oo xaaskisa iyo ubadkisa qiyamaya taas cml ilahay qoorta ha u galiyo 😀😂😀😀😀 baggaaaa
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 10 ай бұрын
Maseer isn't easy 😅😊
@user-hn1fj1fb3f
@user-hn1fj1fb3f 10 ай бұрын
Inalilahi waina ileyhi rajucun war ninka waxa ku dhacaya wa dhimasho ilahayow tano kale hanagu ridin subxanallah wa wax dhaco
@nasraomer2819
@nasraomer2819 9 ай бұрын
😂😂😂wy idinku mcnty idinko dhan
@user-co6kc8fv1j
@user-co6kc8fv1j 5 ай бұрын
Xanta ka dib inta filimka bilawaaty wa salaama😂
@caderrayale7744
@caderrayale7744 10 ай бұрын
wow, wow, best 👌 somali film waana wax jira. ninmanka calag ma isku arkeen way kala badanayaan xageen geeyaa😂 ayaa ka dhacda. somali guys ma raxaysan karaan dhibka 😢 ayaay ka helaan😂
@fartunjama7099
@fartunjama7099 10 ай бұрын
You’re right
@zahraabdirahmanzahraabdira5283
@zahraabdirahmanzahraabdira5283 10 ай бұрын
Dumarland guuul😂😂
@Najminaa
@Najminaa 10 ай бұрын
Sumayo funny waa😅😅😂
@asmacali111
@asmacali111 10 ай бұрын
ridwan waa best actor cadi maha no sobadiya jilinkisa waa cajib
@munojiidhaan4821
@munojiidhaan4821 10 ай бұрын
Jah gabdhaheena waa idin wataa ❤❤❤
@Rosacumar
@Rosacumar 10 ай бұрын
Cagti soo jog laga wayay so jifsa lag hela 😂😂😂😂
@nasrocalishire4009
@nasrocalishire4009 10 ай бұрын
Masha Allah sumaya jiliin❤🎉😊
@Ayzha-lg4rm
@Ayzha-lg4rm 10 ай бұрын
Farax walpo Hada sas logalilaha nin gabr kudhelo ma jirilaheyn 😂farax qasaro😂😂
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 10 ай бұрын
Kkkkk waa runtaa
@sowdagalad-fg8mr
@sowdagalad-fg8mr 10 ай бұрын
😂😂😂😂zubxanallaah Nimanku Been badnaaaa😏💔
@nuurasaalax-4939
@nuurasaalax-4939 9 ай бұрын
Kusalali nabigena maxmed scw scw❤❤❤
@hamdi27889
@hamdi27889 8 ай бұрын
I am happy in lagu sameeyo Naag walba oo xaaslaa in gabdhuhu sidaa sameeyso 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Beliiina143
@Beliiina143 10 ай бұрын
I can't stop laughing at the end😂😂😂😂
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 9 ай бұрын
From tiktok somaliyey waa i anfacay aniga ❤😂dumarland
@hanadabdi598
@hanadabdi598 10 ай бұрын
Director waxaa u baahan Hollywood waa another level
@ayaan-l2d
@ayaan-l2d 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@MunacaliJaamac
@MunacaliJaamac 5 ай бұрын
Inta xanta socota darteed u daawanysa👋😂
@xaaliaadanyarre-uf8lw
@xaaliaadanyarre-uf8lw 5 ай бұрын
Waykan😂😂
@MunacaliJaamac
@MunacaliJaamac 5 ай бұрын
@@xaaliaadanyarre-uf8lw 🤣🤣
@user-wz8oh2cj3p
@user-wz8oh2cj3p 10 ай бұрын
The best actores in samali Americans iliked we team meke flim s❤
@aminaadan5075
@aminaadan5075 10 ай бұрын
Waaa xaqiiq jirta mar walbana way dhacdaa ragan somaliyeed caruur tooda sidaasay kuwada inkiraan naag in oo calfan iyo inkale la ogayn ayuu reerkiisa u inkiri waaa wada noocaaa
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 10 ай бұрын
Xalimo isn't easy marka lagu leeyahay waa sidaan 😂😂😂😂
@sunduscabdikariin
@sunduscabdikariin 10 ай бұрын
Kkkkkkk Kal iyo laab wlhi waa ka helay musasalkan faarax dhan saan in camira loogu xirto waaye kkk😂
@jamiilacabdi4098
@jamiilacabdi4098 10 ай бұрын
Qayb labaad rabnaa we ned mor❤😢
@Tutulisho
@Tutulisho 10 ай бұрын
ALLAH IS ONE ❤😢
@Fartunyussuf-g2b
@Fartunyussuf-g2b 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@nawaalabdirahman-wy6it
@nawaalabdirahman-wy6it 8 ай бұрын
❤❤❤allahu akbar❤
@user-rw4zk1zv6b
@user-rw4zk1zv6b 8 ай бұрын
Yes
@ifraxyusuf9830
@ifraxyusuf9830 7 ай бұрын
Azc qaLi
@user-ri8ht9kf3s
@user-ri8ht9kf3s 6 ай бұрын
❤😢
@user-sp6og6qt9u
@user-sp6og6qt9u 10 ай бұрын
Jah labadan jiliinkoda waa jeclhy wlhi ❤
@nafisoibraahim4845
@nafisoibraahim4845 10 ай бұрын
Sumeya Adan waa very acting m.a ❤
@keyfcabdi9287
@keyfcabdi9287 10 ай бұрын
Ay ay ay deeq kureejo wll qaali ah keep going
@fardowsaomer5910
@fardowsaomer5910 10 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ sifiican bay u gashay
@nawalsheikh217
@nawalsheikh217 10 ай бұрын
Runti nimanka 😢 badana san be sameyan asxan 😢 malaho damantoda
@NuurdinYare-ph3qz
@NuurdinYare-ph3qz 10 ай бұрын
Apayo ragaa dhan isguu miid ma'aahan Thnks
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 10 ай бұрын
The end was pure karma 😂😂 the sisterhood and the sister code was almost real 😂
@AsadaadamIbraahim
@AsadaadamIbraahim 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ry9vx1wn7i
@user-ry9vx1wn7i 10 ай бұрын
Wwww m.a funny fidiyow sobadiya xogmal mediya❤❤❤❤🎉
@Nathanabdi-rv2rq
@Nathanabdi-rv2rq 10 ай бұрын
Sumayo wllkeed qurux badnaa😊😊❤
@munassswq313
@munassswq313 8 ай бұрын
isagaba gacanta calnkuu kuxidhan yahay igaga daran (。◕‿◕。) ❤🥺
@hawaahmed9106
@hawaahmed9106 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 wallaahi waa kigu sigtay Naaag noool waaaaaw
@MaidoaxmedXasab-gc5uw
@MaidoaxmedXasab-gc5uw 10 ай бұрын
Diidan ba kujira xita 😂😂😂😂 soo badiya
@ifrahmahamoud8054
@ifrahmahamoud8054 9 ай бұрын
Best director and writer Mashallah paracetamol 😊
@mufiidainaxigmad4994
@mufiidainaxigmad4994 10 ай бұрын
Dhagahadal free ah paracetamol 😂😂😂😂😂😂
@nabiihashucayb9527
@nabiihashucayb9527 10 ай бұрын
Ala sumaya wllhi waaa fariid😂😂😂😂
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 9 ай бұрын
xaskisa xumeyo xakar udabeyo walahi ❤❤❤
@cabdinaasirxiddig2338
@cabdinaasirxiddig2338 10 ай бұрын
Cajiib, waa filim aad u xiiso badan oo ka hadlaya dhibaato bulsho oo taagan.
@user-zh6cr9pz2c
@user-zh6cr9pz2c 10 ай бұрын
Wooow best film wllhii❤❤❤❤❤
@amlaali1222
@amlaali1222 10 ай бұрын
Aniga ma daawanyo waaaayo😢film markii la barato ayaad naga jareysaaan
@user-vr3zu1dh3r
@user-vr3zu1dh3r 5 ай бұрын
Inta xan dartiis u imaate❤😂😂
@user-us9jx5qr1u
@user-us9jx5qr1u 5 ай бұрын
Xan jaceyl lee waye inta😂😂
@qadanmursal2660
@qadanmursal2660 10 ай бұрын
😭😂😂❤ wixii ku helan layabay farax mijo bastow 😭😂🙌kan cml no so badiya noh
@beINgUpdyka
@beINgUpdyka 10 ай бұрын
Paracetamol waa funny actor wlh😂😂😂
@user-vh4pg5im3j
@user-vh4pg5im3j 10 ай бұрын
Wof I like it 😂 farax in sida lo galo 😂
@saadiamohamed7699
@saadiamohamed7699 10 ай бұрын
Caadi mhn filmkn ❤
@HaawoIbraahim-hc2vk
@HaawoIbraahim-hc2vk 10 ай бұрын
Bilowga aniga ayuu iga hadlaye waayo sidow naagta kale u sheegayo aniga ayaa sidaas oo kale naag kale leygo sheekey jirey walaahi waa sax ainga aya midaas iheysata😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔💔
@siradm
@siradm 10 ай бұрын
Waa wax aad looga naxo laakiin waxan la yaabay gabadha nin gabar kale ka hadlaaya aaminaysa!. Barri iyadana inuu saas uga hadlaayo ma oga.
@aragsan2082
@aragsan2082 10 ай бұрын
Ka tasho qurxeey nin laskuma duleeyo
@zamiiracabdicali1074
@zamiiracabdicali1074 10 ай бұрын
Kataasho xppti bnku dhihi lha lkn ilhy bri lga ybee in ilhy so hanuuniye
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 10 ай бұрын
@@aragsan2082 waxad wadata taladi nin somaliyed la isuma duleyo
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 10 ай бұрын
mcnt sidii roon rabba og samir insha allh❤
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 6 ай бұрын
Manshaallah both ladies are best actress.
@ultimaterr2407
@ultimaterr2407 10 ай бұрын
Inkastoo flim yahy lkn sumayo naag naag looga tagi karo maahan , naag iyo jus weeye 😂
@mahicharhabib9594
@mahicharhabib9594 10 ай бұрын
I like this word wan wada dhalnay😢
@ayaninadee176
@ayaninadee176 10 ай бұрын
Sheekada waxaa ka maqan naag inkaar qabto ah sidee joker oo dadka qoslisa. WAa jilitaan fiican
@fadumohussein9380
@fadumohussein9380 10 ай бұрын
Ninkasta oo nagtisa iyo ciyalkiisa qiyano sas halayeelo🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@bilanhasan904
@bilanhasan904 10 ай бұрын
FILM TAXANE AH NOOSO DAAYA NH TEAM XOGMAAL😢❤
@xusnimohamedyusuf5648
@xusnimohamedyusuf5648 10 ай бұрын
My fv actor barastimool
@hananali4200
@hananali4200 10 ай бұрын
Alleh faraxiinta oo dhan yasas u xumeya
@caaishacali7144
@caaishacali7144 10 ай бұрын
Wll ku sali nabigeena scw
@aragsan2082
@aragsan2082 10 ай бұрын
Nimanka dumarka gadashoda ka hadla necbiyaa sida mid iso maray hada ka hor 😅😅
@HanadEmran2024
@HanadEmran2024 10 ай бұрын
Ma sheege marka😅
@qamarcantoob2965
@qamarcantoob2965 10 ай бұрын
​@@HanadEmran2024😂😂😂 wxba lma qarinayo
@abdifatahdayibdubad9062
@abdifatahdayibdubad9062 9 ай бұрын
Dᴀᴅᴋᴀ ᴍᴀᴀ ɪɢᴜ ғᴀsʜɪʟᴇᴇᴇ😂😂
@TheunkownOne-fn8tq
@TheunkownOne-fn8tq 8 ай бұрын
Ceeeb qaris majiro miiii😂
@monaupthi7536
@monaupthi7536 9 ай бұрын
Naag noool😂😂😂😂 dheeh dumarlnd is not easy 💔 😂
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 9 ай бұрын
Sumayo suu funny ❤❤❤❤❤❤ welcome my dear sister my name is abdillahi ahmed madar I am from to Djibouty😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MaryanYusuf-wy4tv
@MaryanYusuf-wy4tv 10 ай бұрын
Way dumarland🤣🤣🤣😁farax maxaa ku helay qalbi
@yartasandkauushidan5895
@yartasandkauushidan5895 10 ай бұрын
Wuuuw jug teamka slmn
@user-wx5rb7gm6g
@user-wx5rb7gm6g 9 ай бұрын
Dumarlaan isn't easy 😂
@fatoumadeymanlareine2331
@fatoumadeymanlareine2331 10 ай бұрын
Wwwwww partacmol iyo soumeiya hhhhh w hajib walhi part2 svp
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂 wlhi Br Waa funny
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 10 ай бұрын
Nio nin kan sumaya walked ah waa jeclahy sababtoo ah waa from somaliland codkiisa jah quruxdiisa , hadalkiisa , naxariistosa
Film-kii Sir iyo Caad, Part 2
20:30
Xogmaal Media
Рет қаралды 720 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 14 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
Short Flim Kalsooni Guur "Pracetimool iyo Sumaya Suu'
8:10
Xogmaal Media
Рет қаралды 518 М.
Short Somali Film "Tuug la qabtay"
22:07
Xogmaal Media
Рет қаралды 530 М.
Doob iyo Gashaanti Barnaamij Xiiso Badan | Dhambaal Digital
20:49
Dhambaal Digital
Рет қаралды 236 М.
Ruwaayadii Duqdii waa lasoo doontay PART 5,
31:16
Xogmaal Media
Рет қаралды 458 М.
Somali Museum 2018  Riwaayad Waayihiisa jacaylka & qurbuhu way na sitaan.
1:05:37
The Somali Museum
Рет қаралды 2,1 МЛН
FILO PART 1
34:01
Abukar Mahdi
Рет қаралды 770 М.
Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay.
34:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 520 М.
这是王子儿子吗
0:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
Don’t Stealing 👵Moral Stories for kids #kidsvideos #goodhabits #youtubekids #cartoon
0:21
Elizabeth and Briceida Learning & Fun
Рет қаралды 35 МЛН
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 57 МЛН
Neden yüzünü saklıyor
0:19
H. DANIŞIK
Рет қаралды 35 МЛН
Папа гений
0:23
Вельзевул
Рет қаралды 2,6 МЛН
THE FLOOR IS LAVA 🌋🔥! Blippi Watch Out! #blippi #shorts
0:55
Blippi - Educational Videos for Kids
Рет қаралды 16 МЛН