AX AX DHAB AYAY U OYSAY TIJABI JACYLKA INU DACAD YAHAY Pt56

  Рет қаралды 170,932

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

2 жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 735
@philantropist2156
@philantropist2156 2 жыл бұрын
Xiriirka dhabta waa midka ka dhaxeeya Allah swt iyo Addonkiisa😥
@hodoayanrobleh7242
@hodoayanrobleh7242 2 жыл бұрын
Maxa Allah mesha keni waba ka kunkaba iska leha
@fatumaabdirhaman5542
@fatumaabdirhaman5542 2 жыл бұрын
Waa runta sax
@abdikaniahmed3609
@abdikaniahmed3609 2 жыл бұрын
@@hodoayanrobleh7242 like iyo share buu ku raadsanayaa . ilaahay wax la mid ah miyaa jira
@Qanciyetv
@Qanciyetv 2 жыл бұрын
Been mahan walahi sxb
@hodansiciid9099
@hodansiciid9099 2 жыл бұрын
♥️xaqiiiq mashalh
@nasteexoladan5576
@nasteexoladan5576 2 жыл бұрын
Alla gabarta maskiin waaye wlhi oo daacad ah ayadoo lasheegay ayee farxad la ooysi😭😭😭ilaahow lamadii daacad isku ah calafkooda mideey❤❤
@nihanmaxamuud8884
@nihanmaxamuud8884 2 жыл бұрын
Alle qof walba wuxu donaya oon macsi lahyn ha siiyo inzha allah 🤲🤲🤲
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 2 жыл бұрын
@@nihanmaxamuud8884 In sha Allaah ha dhihin ee waxad dhahda Allaahuma Aamiin Yaa Allaah
@axmedtishmedia2087
@axmedtishmedia2087 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@aishoabdalla2948
@aishoabdalla2948 2 жыл бұрын
Farxad ee la oyse
@seeynababuukar5300
@seeynababuukar5300 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@aminamaye8166
@aminamaye8166 2 жыл бұрын
Ilhan waa gabarta ugu imanka iyo aqlaaqda badan oo barnamijka timaado Ilhan allh ha ku barakeeyo
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin xbbti
@asc1035
@asc1035 2 жыл бұрын
Thanks wll qali
@aminamaye8166
@aminamaye8166 2 жыл бұрын
@@asc1035 Habo love 💘❤💕♥💖💗💘❤💕♥you
@asc1035
@asc1035 2 жыл бұрын
@@aminamaye8166 i love you too habo
@sahromaslaxo9976
@sahromaslaxo9976 2 жыл бұрын
@@asc1035 abyo gabadha adiga miyaa hdaa thy isheeg wiilkan numberkiisa plz
@abdirahmangurey1398
@abdirahmangurey1398 2 жыл бұрын
Zaki bro haddaad fariintayda aragto gabadhaas ilham ah ilaali bro, she's one in a million wlhi i liked her honest. Take care of her bro
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 2 жыл бұрын
Ilmo dhaban rushaynaysa sida roobka Nin rumsystaybay dumar rabsystaan Waxaa ma aamino hadda ka horna waan soo arkay tii ii oyday ee i khiyaatay
@aaminoayuub7570
@aaminoayuub7570 2 жыл бұрын
@@ibrahinxasan107 waad ka oysiisaY weyna ku klhiyantaY adeeer marka hora waji ladhigta oo qof ku jecel lagama oysiiYo✋
@kingzaki8359
@kingzaki8359 2 жыл бұрын
L.a pro
@scherzer6428
@scherzer6428 2 жыл бұрын
Masham Allah abdirahma.gar Bay uyelatay in Lailasho dacadnimadu ma higowdo
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 2 жыл бұрын
@@aaminoayuub7570 maxaan ugga oysiinayaa iyadaaba iu timid jacaylka ana igadaa ayaan ku idhi markay oydayna waan aqbalay habeenkii maan seexanba uurkaan ka ooyayey subaxiina waan ku soo kalahayba markay aragtay inaan shabaga uggu jiro ayey kolba nin isku qaadaa iyadoon i arkayn ayaan arkaa iyadoo nin wadata markaasay igu tidhaahdaa waxba nagama dhexeeyaan ee waa saxiibkay hadana kama go,aan qaato ee markaan u imaado kiiba ma ihi waan qaboobaa uun kkkk
@diinicalaa1923
@diinicalaa1923 2 жыл бұрын
Sunta ka ilmeesisa Khiyaa Nola yaasha Yaa igu raacsan 👍😒 howshu ha socoto Ridhwaan issck 😂 wali waxan sugnaa part 57 😁❤👍
@maandeeqclaahicabdi4016
@maandeeqclaahicabdi4016 2 жыл бұрын
Kusoco dheh 🤣
@abdimajiidhaji5066
@abdimajiidhaji5066 2 жыл бұрын
Ridwanow Salaanta Assalamu caleykum waraxmatulah ayaa adun iyo aakhiro Kuu qeyr badan ee YO YO YO naga dhaaf bro Inta iku raacsan love sar❤️
@shamsadii
@shamsadii 2 жыл бұрын
Gabdhan yar waxa ka muuqataa akhalaaq iyo dhaqan wanagsan, waaana ehlu sharaf daacad ah,saxiibkeed zaki hadii u arko qoraalkaygan waxan kula talinayaa wxd haysta qalbi ku jecel ee ilaasho gabadhañ yar oo ha khiyaamin
@kingzaki8359
@kingzaki8359 2 жыл бұрын
I.a Tlie 🤝
@fatxia
@fatxia 2 жыл бұрын
Alle qofwalba wuxuu doonaayo oo macsiyo laheen hau sahli🤲
@xawafarahyonis4801
@xawafarahyonis4801 2 жыл бұрын
masha allah hooyaday iiigu duceeesa marwalba saaaas aaaaaminya rabbi
@mohamedjama8316
@mohamedjama8316 2 жыл бұрын
Aamin yaa rabi thanks
@ayaanitapea4089
@ayaanitapea4089 2 жыл бұрын
Aamiin yarabi
@fatumaabdirhaman5542
@fatumaabdirhaman5542 2 жыл бұрын
amiin amiin yaa rabi🤲🤲❤️🌺
@hindanuura9059
@hindanuura9059 2 жыл бұрын
Amiin ya Allah
@mucashaq1154
@mucashaq1154 2 жыл бұрын
Inta murugeysan allah murugta haka qaado ameen isooboqo wallkey ama walashey
@zamzamgeedi5137
@zamzamgeedi5137 2 жыл бұрын
Aamiin
@hodoayanrobleh7242
@hodoayanrobleh7242 2 жыл бұрын
Aaamin aaamin
@zuhuurasomali6219
@zuhuurasomali6219 2 жыл бұрын
Aamiin 🤲🤲
@adoontialle4681
@adoontialle4681 2 жыл бұрын
ALLAHUMA AAMIIN
@shukriomarali4825
@shukriomarali4825 2 жыл бұрын
Amin yaa rabiii
@biibkahussein8984
@biibkahussein8984 2 жыл бұрын
Qoftaan waa daacad Walaahi wiilkan waxaan ku latalinaa gabadhaan inuu ilaalsado maxa yeelay qof sidaan daacad u ah majirto maan sha allah
@cayuushxusen122
@cayuushxusen122 2 жыл бұрын
😢😢😢😢 ilhan wlhi wan kula oye abyo adi iyo duma zaki allaha idin dhowro abowe adineh zakiyow gbrta noo ilaali alle ayaan kugu dharshee🥺🥺🥺🙏🙏🙏🙏🙏
@kafiyoabdullahi7922
@kafiyoabdullahi7922 2 жыл бұрын
@@asc1035 hee makala harteen subhanallah
@justnow7263
@justnow7263 2 жыл бұрын
Single ka faraxsan ee jiifka ku daawanaya ayaan salaamayaa🤣🤣🤣🤣🖐🖐🖐🖐
@zahrujibrahimi8667
@zahrujibrahimi8667 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣wankaaqadiii
@justnow7263
@justnow7263 2 жыл бұрын
@@zahrujibrahimi8667 🤣🤣🤣🤣 mahadsanid
@mariyanmariyan874
@mariyanmariyan874 2 жыл бұрын
Singalka naxsan masalaamaysid miyaa😂😂😂
@justnow7263
@justnow7263 2 жыл бұрын
@@mariyanmariyan874 hhhhh mayee waan salaamayaa in kasta oi ay yaryihiin single ka naxsani amaba loo tixgelin karo single lasoo qalbi jabiyay
@zakiyussuf3478
@zakiyussuf3478 2 жыл бұрын
Wankaqade wll hhhhhhh
@muusemohamed5472
@muusemohamed5472 2 жыл бұрын
Ilaahow labadaa qof ee hore isubarakee adaa weyn ee waaxidee allaahumma amiiin amiiin amiiin
@asc1035
@asc1035 2 жыл бұрын
Thanks ilahh isam ken soceliyo amin
@fatbollbarcelonafans8954
@fatbollbarcelonafans8954 2 жыл бұрын
Xidhiidh dhabti waaka ka dhaxeeya illahay stc Iyo adoonkiisa🤲
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 2 жыл бұрын
Allaaahu Akbar Allaahu Akbar ALLAAAHU AKBAR
@saidmohamed1204
@saidmohamed1204 2 жыл бұрын
Wlhi ilhaan is the honest person oo an meshaan kadaawaday please zaki bro ilaali gabadhaas .
@amincano9255
@amincano9255 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@mustaqimdheyman6520
@mustaqimdheyman6520 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@kowsardubad7065
@kowsardubad7065 2 жыл бұрын
Wale hal qeyb ima dhafin sunta qiyanolayasha ka ilmeysisa rethwaan issack ❤️❤️❤️
@saadaqaadan738
@saadaqaadan738 2 жыл бұрын
Same
@qisoyinkacajiibkaah7464
@qisoyinkacajiibkaah7464 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@jamillamohamed6145
@jamillamohamed6145 2 жыл бұрын
Don't cry for a man ilhan, trust your sixth sense
@faiaabdi4139
@faiaabdi4139 2 жыл бұрын
0
@suleymanyare650
@suleymanyare650 2 жыл бұрын
Caacda mesha kala tag
@hibodayib9507
@hibodayib9507 2 жыл бұрын
ilhan sorry Emotional noqotay lakiin nasiibku wuu ku wacnaadaye haku sii wacnoo ayaan ku leeyahay
@asc1035
@asc1035 2 жыл бұрын
Abyo waan kal harnay arimo family
@goodluck4021
@goodluck4021 2 жыл бұрын
Gabadhan gabdh akhlaq iyo dabecad lehbay u eegtay ax ninka iska khasariya nasiib xuma🤕😥
@asc1035
@asc1035 2 жыл бұрын
Aqir waan kal harnay arimo family
@xamdi9142
@xamdi9142 2 жыл бұрын
@@asc1035 ilhan hada adiga tahay ridwan numberkisa iradi pls
@xamdi9142
@xamdi9142 2 жыл бұрын
Waan uwada bahanahay walal
@nuuradin1maxamuud235
@nuuradin1maxamuud235 2 жыл бұрын
Ridwaan legend weeyi barnaamijkan oo youtubera kale si khaldan u isticmaaleen oo gabdh lagu furay halkana uga ducayna gabadhaas allaha qalbiga ku qaboojo 🤲
@libanali6695
@libanali6695 2 жыл бұрын
Wlhi hada ayan fb kaarke gawada lafure I'm sorry Allah uqawojiyo qalbiga
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Wxz inay prank thy mcqul
@sahrawarsame4174
@sahrawarsame4174 2 жыл бұрын
Waxas dhan waa sheeko leysla ogyhy macal kan uma bogin😂
@cuud4726
@cuud4726 Жыл бұрын
@@libanali6695 part ke waye Abowe
@saamisomalilovepartnerexpe1857
@saamisomalilovepartnerexpe1857 2 жыл бұрын
Hal qof jecloow Hal qof waqti ku lumi Hal qof Guurso Hal qof Wehesho. Hal qof Daacad u Noqo. Hal Qof Naxariis u muuji. Hal qof la sheekayso. 4/5 qof markaad la sheekaysanayso imisa qalbi ayaad leedahay"? Waar Hooy Ragoow Gabdhaha xumaanta ka cararaya yaan been loo sheegin Ilaahayna Halaga baqo.🤗
@nastenaste5852
@nastenaste5852 2 жыл бұрын
Thank you so much
@MudaneChango
@MudaneChango 2 жыл бұрын
Gabadhaan Edeb iyo Akhlaaq inay leedahay way u egtahay farxad ku nooloow Abayo mcn ilhaaan Gabadh jirta weeye✍🏾
@ayanabdullahi715
@ayanabdullahi715 2 жыл бұрын
Somaa ahaan habo😘❤️
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Haa wlhii weyumuqata edebley
@asc1035
@asc1035 2 жыл бұрын
Thanks abowe waa ilhaan cabdiqadir isal gabdhab
@Kaafimedia1
@Kaafimedia1 2 жыл бұрын
@@asc1035 hhhhhh🤣🤣ilhaan Abdullahi maa isku bedeshay
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 2 жыл бұрын
Naag kuu hinaasaysaa waakujeceshahay ogow 😢❤
@zakiyussuf3478
@zakiyussuf3478 2 жыл бұрын
Lkn wa dib
@zeinabinaaboubaker3001
@zeinabinaaboubaker3001 2 жыл бұрын
Masha allh ilhaan farxaad daarteed ayeey la ilmeysay 😪😇😇
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv 2 жыл бұрын
Ilhaan I’m happy for you 🥲 you made me cry 😭
@maidahassan6224
@maidahassan6224 Жыл бұрын
😂🤣🤣😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@issackahmed4868
@issackahmed4868 2 жыл бұрын
It's unfortunate to fall in love effortlessly girls should take precautions... Even the best man who deeply in love with you will continue loving other girls don't make yourself diamond..the are reason why polygamy is allowed in Islam... Emotions ends at the end with current love , ones you're married live move on Team single salaan saree!!! Ridwaan keep going
@mahamudmohamed4337
@mahamudmohamed4337 2 жыл бұрын
Legend and chairman of team mabrouk
@issackahmed4868
@issackahmed4868 2 жыл бұрын
@@mahamudmohamed4337 🤣🤣🤣🤣
@ilmiomar1998
@ilmiomar1998 2 жыл бұрын
💯
@nasraosman7686
@nasraosman7686 2 жыл бұрын
Xaqiiq 💯
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 жыл бұрын
😉qoftan waa daacad miskiin😉lakiin daacadi waa hungoowdaa xilagan😉allah ayaad leedahey wllo 😉
@abdifatahyare8825
@abdifatahyare8825 2 жыл бұрын
Kusaliya nabiga salalahu calayhi wasalam
@jimlessjeey9088
@jimlessjeey9088 2 жыл бұрын
Scw
@quenchmanai
@quenchmanai 2 жыл бұрын
HAdad aragto qoralkan ku sali nabiga SCW❤️
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 2 жыл бұрын
S.C.W
@ruqiyaahmed8528
@ruqiyaahmed8528 2 жыл бұрын
s.c.w s.cw.scws scw scw scw scw
@muniirocabdaqani6263
@muniirocabdaqani6263 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤
@caishacabdinuur9521
@caishacabdinuur9521 2 жыл бұрын
Scw❤️
@mustaqimdheyman6520
@mustaqimdheyman6520 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@asiaosman6748
@asiaosman6748 2 жыл бұрын
Jacaylow maxaad dhib keentay maxaad dadka kala dhantaashay maxaad niyad dhowr sanayd iyo qalbiyo badan dhaawac yeeshay 2022 jcyl majiro 😭😭😭😭😭
@mohamettp7002
@mohamettp7002 2 жыл бұрын
Wajiraaa penta jooji
@abdinormatan9345
@abdinormatan9345 2 жыл бұрын
Jacel waa jiraa lkn dadka ayaa kale duwan iyo qalbiyada
@sheekocusub2259
@sheekocusub2259 2 жыл бұрын
No love
@nurkishnurkaofficial8021
@nurkishnurkaofficial8021 2 жыл бұрын
Yo!yo!yo. Keep going Ax!... Legend..
@noisemakerwajela1928
@noisemakerwajela1928 2 жыл бұрын
:who else came to read other's comments like me 😂😂.
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
Me
@miskibashiir8777
@miskibashiir8777 2 жыл бұрын
Me
@noisemakerwajela1928
@noisemakerwajela1928 2 жыл бұрын
@@miskibashiir8777 ❤🌹
@ifkanolosha9344
@ifkanolosha9344 2 жыл бұрын
Jaceyl majiro ha isku aminin jaceyl hada naftaada hormarkeeda rabtid🤣
@sucaadmohammadhirsi4977
@sucaadmohammadhirsi4977 2 жыл бұрын
Wlee taasaan beyn aheyn 😁😜
@cabdimajiidmohammed4584
@cabdimajiidmohammed4584 2 жыл бұрын
Allaa raggu maxey dhibaato iyo nabsi guranayaan war gabdhaha intii ilinta laga ilaalin lahaa ayaa maalin waliba gabar ooyeysa arkeynaa War ragoow rabbi ka baqa
@cabdixafid1220
@cabdixafid1220 2 жыл бұрын
SUBXAANALAH 100 JEER WALXAMDULILAH 100JEER ALAHUUAKBAAR 100JEER LAAILAHAILLALAAH 100JEER AQRI WALAAL SI AD NAARTA UDU XOROWDO MALIN Kasto
@sadamhaaji110
@sadamhaaji110 2 жыл бұрын
Jazakallh wll
@therealT0RONTO
@therealT0RONTO 2 жыл бұрын
WAR Y0W Y0W Naga dhaaf Brother Eee Salanta islamka Nagusalam Asc kusoo gal Barnamijka Brother 🙏 Barnamijka Wan ku haystaa 🥰💯
@zamzam892
@zamzam892 2 жыл бұрын
Wa barnamijka isku dirka sheydhan marabo intu irahdo asc😁
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Sax waa in usalanta islamka nugusalamaa
@abdirahmanabdi7735
@abdirahmanabdi7735 2 жыл бұрын
Wll waan kuugu raacsanahay wllkey
@ruqiyaahmed8528
@ruqiyaahmed8528 2 жыл бұрын
runtaa waye wll👍👍
@abdullahilapulga4856
@abdullahilapulga4856 2 жыл бұрын
Heads up young girl💪
@dhereye3202
@dhereye3202 2 жыл бұрын
Legend always keep going pro ridwaan isaq go forward loved the life winners prt 56 prt 57insha allah
@curadkacida5517
@curadkacida5517 2 жыл бұрын
imagine if this was your under age sister??? would you say keep going too??
@xariifxariif6635
@xariifxariif6635 2 жыл бұрын
Keep going bro, Gabadha Naceeb keeda Ayada luu ku egyahay ee ma ahan dhalinta kale, Barnamijkan hori u wad dad badan bad ku dabiibtay oo shaki kala qaben
@kaldeeqa2363
@kaldeeqa2363 2 жыл бұрын
Team Single iyagu mar walpa Nolol happy ah oo bilaa buuqa ayanu ku noolnahay farxad waarta ayn idin rajaynayaa dadkaygii😂😂😂
@zakariyeadanosmaan451
@zakariyeadanosmaan451 2 жыл бұрын
Sidoo kale aniga single nimada happy ayaan ku daremayaa
@Hothoo
@Hothoo 2 жыл бұрын
Halka mar ee aynu ciishoono waa markaynu arkayno lamane another level oo tiktok dhexboodaya🤣🤣🤣🤣
@omarmadey9921
@omarmadey9921 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣✌
@zamzam892
@zamzam892 2 жыл бұрын
Ha sax 😉
@kaldeeqa2363
@kaldeeqa2363 2 жыл бұрын
@@zakariyeadanosmaan451 Waa nolol bilaa stress ah
@nashaadmohammud9567
@nashaadmohammud9567 2 жыл бұрын
Maal mahaan musasalkan waan ka seexdey , shimee 56 gaarey 😳😳😳😳 MashaaAllah horey u soco wll ridwaan
@xalimomoha3704
@xalimomoha3704 2 жыл бұрын
Iskumida nhy asowsan xiso igu hayne hort xagaan adnay ani iyo adi
@shukrimohamed6031
@shukrimohamed6031 2 жыл бұрын
Isku midaa nahay ilaa hada wuu socdaa in mesha lagu kala tagaa modaaye wanba ka caajisay ayamahan kwrn musalsalkan Qiiro iyo jeceyl iyo oohin aan qalbiga jirin baa iga timaado markaa daawado yab 😂😆😮🚬
@abdalaziizmohammed
@abdalaziizmohammed 2 жыл бұрын
@@shukrimohamed6031 71 Adaan ku daawan doona Shukriyeey kkk
@shukrimohamed6031
@shukrimohamed6031 2 жыл бұрын
@@abdalaziizmohammed bal meshan maxaa ani i keenaayo wah social midia ani dawashaa ka ahay dawashaa sharaf leh taas ogow meshan cawa kusoo qaldamay magaratay micno ima keeneeso inaa meshan imaado dan iyo muraadna kama lihi inaa caan noqdo dunidaa u necbanahay wlhi ilah ka magan galay caanimo😡💣
@abdalaziizmohammed
@abdalaziizmohammed 2 жыл бұрын
@@shukrimohamed6031 Saas maa leedahay caanimo faa'ido ma leh lkn ani wxn ka wada you gonna get a call from ridwaan mrka wn ku daawaneyna adaa soo istaagi maaha micnaheda Excuse me for the disturbance kkkkk
@faadumocabdullaahi9745
@faadumocabdullaahi9745 2 жыл бұрын
gawadhaan codkeeda ayaaba u ek ooyin 🥺😂 waaba ogaa inee oyneeso 😆
@faysalmuniir6656
@faysalmuniir6656 2 жыл бұрын
Somali uun baa laga helaa gabar aan la qabin oo ka maseersan in lala guursan doono 🇸🇴😂😂😂😂😂
@neirushajji894
@neirushajji894 2 жыл бұрын
Wlh benta maaxan hhhh
@afareheena2332
@afareheena2332 2 жыл бұрын
Nabigena maxamed scw 🌹wuxuu yiri"ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo una fududeeyo amuurtisa"fadlan walalhy muslimka isoo booqda kuna soo biir, I caawiya ilhay amuurtena dhan hani fududee
@jeyosman3348
@jeyosman3348 2 жыл бұрын
Ridhwanoo things are getting worse, already a married woman have been divorced today and tonight she's unhappy situation. Please couples mentorship eskadaaf.
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
Did he make a video abt it
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 2 жыл бұрын
Ilahay iyo rasuul kiisah scw walidka ayaa uqalma jacyl❤❤❤❤inta ila aragtay kalarkaan baluug maarka inu markasta xirto dadkana soxirtan yaa iga daba geeya doqayga waye👌🥰
@ahmedbaxtaani1872
@ahmedbaxtaani1872 2 жыл бұрын
Sanadkaan Jacayl Ma Jiro Aaminaadne Ma Jirto No Jacayl No Problem
@ayeyohabibo9540
@ayeyohabibo9540 2 жыл бұрын
💯 exectely
@alimohamedaliabdi5151
@alimohamedaliabdi5151 2 жыл бұрын
Waxeyba taagantahay Naaguhuu fiirfiiriyaa, hh Maseerkiii oo qof ah 😂😂
@ayaanitapea4089
@ayaanitapea4089 2 жыл бұрын
😅🤣🤣🤣
@ayaanitapea4089
@ayaanitapea4089 2 жыл бұрын
Ani cml waye tan
@alimohamedaliabdi5151
@alimohamedaliabdi5151 2 жыл бұрын
@@ayaanitapea4089 adna teamkaas maa tahay 🏃‍♀️🏃‍♀️😂😂
@alimohamedaliabdi5151
@alimohamedaliabdi5151 2 жыл бұрын
@@ayaanitapea4089 adna groupkaas cmlaa 😂😂
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 жыл бұрын
Naceybkaga waxba iima soo kordhinaayo waxba igama jaraayo waa runtaa anagaa ku jecel ☺️
@marianabokar7809
@marianabokar7809 2 жыл бұрын
Zaki walaal ilhaan si dhab bay kuu jeceshahay ha xumeeyn waa gabar edeb iyo xishood ka muuqda waaye ilaahay ha isku kiin calfo aamiin ya allah
@shukrinur7991
@shukrinur7991 2 жыл бұрын
Jaceyl ma jireee iska nasta sxb waqtigaa kulumi naftaada jaceyl waa ka il baxay jaceyl majire 🤣🤣🤣🤣
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣beenta mahan khayala batay baryahan
@mohamedjama8316
@mohamedjama8316 2 жыл бұрын
That's true
@user-mr2ht2zb4e
@user-mr2ht2zb4e 2 жыл бұрын
Waar makuwii lagu daadiyaatihiin kkkkkkk jacayl wuu jiraa
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 2 жыл бұрын
@@user-mr2ht2zb4e wu jira ben mahan lkn dad ba waxan jirin ka dhigay noloshaba hada dadba ciyar ka dhigtay anay mcno la lahayn
@nimcomedia2227
@nimcomedia2227 2 жыл бұрын
I need the number of this man because barnamishka ban raba
@farxiyofaraxsan2163
@farxiyofaraxsan2163 2 жыл бұрын
Hhh🤣🤣🤣🤣walee dadkana keep going wallkey qaali 🥰👍❣
@abdirizackabdi1274
@abdirizackabdi1274 2 жыл бұрын
M.a ridwan favourite youtuber keep going bro
@amaarmohamed3666
@amaarmohamed3666 2 жыл бұрын
Videoga Wa 13 Min 1min 40 coment 😂videoga dhamesta Coment Hakuso Ordine Maryloey 😂😂✌
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 2 жыл бұрын
Kkkk😂😂😂
@saciidnuuje3823
@saciidnuuje3823 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@nasiahassan4587
@nasiahassan4587 2 жыл бұрын
😂😂😂 waqtigas dhana diidena dagdag qabna februari gorma wada dhalanay
@faaraxfabkeey5589
@faaraxfabkeey5589 2 жыл бұрын
hye🤣🤣🤣🤣
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 жыл бұрын
U sheeg 🤣🤣
@mahadsomali
@mahadsomali 2 жыл бұрын
Gabadhan Codkeeda isha Aziiz Soo uma Eka ✔️👏👏👏
@khalidapdi6204
@khalidapdi6204 2 жыл бұрын
Sa.id wlhi 😂
@xabiiboahmed1627
@xabiiboahmed1627 2 жыл бұрын
Kal sonida bdn qalbigee dhawacdaa🥺💔
@sheekocusub2259
@sheekocusub2259 2 жыл бұрын
Sax
@ishwaqmohamed2649
@ishwaqmohamed2649 2 жыл бұрын
Ha wlhi aniga igu dacdi tas💔🥺
@qamarabdi9587
@qamarabdi9587 2 жыл бұрын
💯
@asc1035
@asc1035 2 жыл бұрын
Sax wllhi 😥
@AJmalikofficial9670
@AJmalikofficial9670 2 жыл бұрын
Shekada waxey mareysaa in ridwan isaaq leys kucabsiyo nin io nagwalbo xirirka dhaxeyo waxey isku cabsiya ridwan isaaq😂😂😂
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 жыл бұрын
Mashaa allaah han som är från Sweden där finns fina och bra tjejer så titta på de stället han bror.
@aishayusufomar6297
@aishayusufomar6297 2 жыл бұрын
Kalsoonida xaga Lamanaha waa shay qaali ah💯
@issadiinbinuomaromar4433
@issadiinbinuomaromar4433 2 жыл бұрын
Yow yow the one and only legend ridhwan issack always go forward no back brother InshaAllah
@KhlidEgal
@KhlidEgal 2 жыл бұрын
Sidan laysku galayo markaan arkay wlhi wxn go'aansaday inaan single iska sii ahaado 🙄🙄
@nuuradin1maxamuud235
@nuuradin1maxamuud235 2 жыл бұрын
😂😂
@qamarabdi9587
@qamarabdi9587 2 жыл бұрын
Hhh bro waan kuwaataa ani Hitaa gabar ayaan ahay I don’t believe in love nowadays and I will not make love forever.
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 2 жыл бұрын
Daacad ahaw
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 2 жыл бұрын
Walahi oo dhaba, fulaynimadaa Lama Amaanayn khalidw😂😂
@KhlidEgal
@KhlidEgal 2 жыл бұрын
@@mumtaasnuurcali2233 qof daacadaan waayee aduu daacad ma tahay aan isasoo sharaxee 😂
@nuuranlka5638
@nuuranlka5638 2 жыл бұрын
ilhaan noolow my sister gabadh wanagsan❤️🥰🥰🥰
@umumohamed2399
@umumohamed2399 2 жыл бұрын
Mash allaah ❤️👍🥀 ilhaan wa guleysatay
@susushaywal9861
@susushaywal9861 2 жыл бұрын
Hablow qalbiga xirtoo maskadax furta markaa ma dhawacmysaan lol🤣
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 2 жыл бұрын
Kkkk Maskaxdaa ii furan anu Beri dhawayd madaxa ii furna qalbina waligay ma furin Wa ina maskaxda furta😂
@mahamudfarah8777
@mahamudfarah8777 2 жыл бұрын
Am happy for you sis ilhy ha ku barakeyo
@updallamohamedmohamuod7818
@updallamohamedmohamuod7818 2 жыл бұрын
legend 👏 "nceepkaga wx ma iiso kordhinaayo wxna ma iga jraayo" hdl xikmadeesn wa lagu aargoosn kra 🙏🙏🙏
@itsayaan-5
@itsayaan-5 2 жыл бұрын
Gabdhaha qalpigooda hala dhowro🥺💔
@ubaxmaxamed1284
@ubaxmaxamed1284 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@mustafalimuniir2558
@mustafalimuniir2558 2 жыл бұрын
Inta Sugeysay Vediogan Like dhac Ku Siiiya👍😍
@hajiabdirezzawhoror6835
@hajiabdirezzawhoror6835 2 жыл бұрын
First comment
@QaalibDr
@QaalibDr 2 жыл бұрын
I can't wait part 57
@caydruscumar7949
@caydruscumar7949 2 жыл бұрын
Wn xasuusta bari u ilmeyey gabadh Aan isjecelnhy waliba dhabteda ku ilmeyey hbn xasuus mudan Alxm calaf isku yelaney 3 bilood i meher santhy Aduunka Aynaan ugu jeclhy wllhy fatima Aadam ibaraam my farxadeyda ❤️
@shabcaanahmed2237
@shabcaanahmed2237 2 жыл бұрын
Am not searching girlfriend couse am married 😋😎🙋‍♀️
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 2 жыл бұрын
I'm happy for you ilhan bbe
@shamsabarre5369
@shamsabarre5369 2 жыл бұрын
Yaab badana manta labadan gabdhood midii daacad lo noqdayna waaba isku dhx yaacday wsheeko dheerbay sigashayba tii kalena telkaba way damisay Ridwan bay nacday 🤣❤️❤️👍🏻👍🏻
@alinuur4
@alinuur4 2 жыл бұрын
Wara zaki waa ogahay inad commentska ku mashquleysid ilhaam noo ilaali hadii ay ka soo sheegato yaa weelak gabdhahena👑❤
@kingzaki8359
@kingzaki8359 2 жыл бұрын
L.a Tlie 🥰
@maandeeqclaahicabdi4016
@maandeeqclaahicabdi4016 2 жыл бұрын
Sas waye qof necebkis wax kuma soo kordhinayo waxna kama dhimayo bro horay usoco
@mohamedali4884
@mohamedali4884 2 жыл бұрын
Masha Allah ilhan ilahey mid kheyr qaba hakaga dhigo walashey
@asc1035
@asc1035 2 жыл бұрын
Amin abowe
@inahassanto4465
@inahassanto4465 2 жыл бұрын
Inuu jecelyahay ilaa hada ilamaha yaa ila arkay😂🦶
@itsayaan-5
@itsayaan-5 2 жыл бұрын
Ani😂😂
@asc1035
@asc1035 2 жыл бұрын
Sax wllhi
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 2 жыл бұрын
Wow he also honest good luck brother
@hafsaiman7480
@hafsaiman7480 2 жыл бұрын
Alla cawa gawadan hadilashegi lahen itha iskadaaa ana ohin iqawatay
@sophiaali6941
@sophiaali6941 2 жыл бұрын
Maansha allah ilhaan ilaahay haku barakeeyo
@khalidabdirahmansheikh586
@khalidabdirahmansheikh586 2 жыл бұрын
Welcome Back
@nuuneycabdullahiyare5270
@nuuneycabdullahiyare5270 2 жыл бұрын
Maasha Aallah Walshy mcn hore usuoco❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mdeeq1865
@mdeeq1865 2 жыл бұрын
Ilhaan bee careful adeer. Ilaahay haku xafido
@rahmamohamed6568
@rahmamohamed6568 2 жыл бұрын
Thank you
@sadiamohamedadan6111
@sadiamohamedadan6111 2 жыл бұрын
Insha Allah ane waan heli doono one day qofkeykii
@kamalhirsi6221
@kamalhirsi6221 2 жыл бұрын
Ilhan masha’allah gabadh wanaagsan.
@asc1035
@asc1035 2 жыл бұрын
Thanks abowe
@abdi1582
@abdi1582 2 жыл бұрын
Gabarta oysay ee walalshay jaceel majiro eee iska ilaali yuusan sidaa kudiline haysraacin runta malin ayad ogaan doontaa horay usoco
@abdi1582
@abdi1582 2 жыл бұрын
By zuhra
@asc1035
@asc1035 2 жыл бұрын
Sax wllhi ogu dambeyan waan ogady
@queenquruxwanag1241
@queenquruxwanag1241 2 жыл бұрын
Adunkani waa qiyami naag waliba nin bay donaysa nin waliba naag bu donay hadan single kaa ahh oh rali hada gabadhan wan taa jacayilku ciyar maha guulista sister kk ridwan adiga balan baa meel ku yalah
@isninamohamudroble7294
@isninamohamudroble7294 2 жыл бұрын
Keep going
@ladnanabdi487
@ladnanabdi487 2 жыл бұрын
Part 1 to 56 ima dhafin shqa la an badniyaa 😂😂😂
@mariamali5060
@mariamali5060 2 жыл бұрын
Keep going brother 🥰🥰🥰🥰
@khatinali9066
@khatinali9066 2 жыл бұрын
Asc wllkay ridwaan video aad samaynayso ma laga yaabaa in uu cadaab kuu horseedo wllkay qll xiriir kan ugu wanaagsan waa ka ale iyo adoonkiisa ka dhaxewya bunu aadam been bay isku sheegaan wllow ani dad israbo in ay kula tagaan baa laga yaabaa reer dhisan in uu kudumaa laga yaabaa dadkani yaanay kuu macaanayn barnaamijkaan wax yar wax aad u qabto baa wlhi ilahay ka caraysiiya ee wllkayow maa iska joojiso barnaamijkaan
@adanaxmed5511
@adanaxmed5511 2 жыл бұрын
Asckm Saaxiib ridwaan sxb shaqo ka fiican tan ilaahay ha ku siiyo.
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 2 жыл бұрын
Finally part 56❤️Time:20:31Pm…Go East go west Ridhwan Issack is the best youtuber 🥰❤️I feel sorry for the lady that cried😭She cried 😭due to happiness cml(She became emotional).
@ikranmahamed
@ikranmahamed 2 жыл бұрын
Lagugu dhufay afsomali ku hadal
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 2 жыл бұрын
@@ikranmahamed kkkkk😂😂😂
@naciimomohamad3155
@naciimomohamad3155 2 жыл бұрын
Masha alah keep going bro
@sakipoi5986
@sakipoi5986 2 жыл бұрын
Hambalyo ilhaan Sami gbdha noo xafid ✌️
@mohamedhassan6549
@mohamedhassan6549 2 жыл бұрын
Keep going wlal
@najmahazzan311
@najmahazzan311 2 жыл бұрын
Nagihina inteen wx idiin shegaynaa waligiin Nin kaliya haysku koobina ma dhakhtarba idiin qoray Nin kaliya 😅✌
@abdallaabuukar13
@abdallaabuukar13 2 жыл бұрын
😀😀adigna.... diyr u noq nin qyno bdn
@naimamohamed6345
@naimamohamed6345 2 жыл бұрын
Masha alh si wangsan ayey u hdlshy
Miskiiin Wa Ooysay Daacad Ujecled Lakin Daawo sidu ugalay S4P7
22:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 26 М.
AX! VISA-HI EBER NIN MARAYKAN JOGO ISKU TIJABISAY.... Pt130
17:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 131 М.
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 45 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
AX! QALBIGAY KAJABTAY LAKIN ASAGA WA FARXAY TIJABI SXB Pt40
17:50
Ridhwan Issack
Рет қаралды 288 М.
QUEEN HAFSAH OO COD SIR AH KAKEENTAY HANAD
4:36
INDHORAAC SHOW
Рет қаралды 3,3 М.
Barnaamijka Tijaabi Jacaylkaagu inuu daacad kuu yahay | Djibouti ]
16:07
XANUN! SAWIRO QAAWAN IGA HAYA RAKAATO IGU GURSADAY Sn2Pt7
16:09
Ridhwan Issack
Рет қаралды 327 М.
MISKIIN! QAC KAYERTAY LKN ASO NAAG QABO MAXA GABADHAN SAN UGA GALA
19:10
AX! YAAB 3 NIN AYAY TIJABISAY MAXA KARACAY TIJABI JCYK Pt86
20:57
Ridhwan Issack
Рет қаралды 302 М.
QALBI JAB! KAMA FILANEYNIN QALBIGA AYAY KAJABTAY S3P004
17:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 135 М.
AX! MAAMO TIJABISAY WIIL KIRADA GURIGA KABIXISO GUUR KULA BALAMAY
17:17
Оказался НЕНУЖНЫМ и Его БРОСИЛИ🐶💀
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 4,7 МЛН
Хитрая МАТЬ делит НАСЛЕДСТВО между ДЕТЬМИ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 10 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
0:18
MrBeast
Рет қаралды 47 МЛН