AX! NIN ITOOPIAN 8 SANO XAARAN IGULA NOOLA DHIBKA IHESTO HADA

  Рет қаралды 166,374

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 1 500
@timacadde12345
@timacadde12345 Жыл бұрын
Talo walaal: 1- Towbad keen rasmi ah la imoow oo Rabbi u noqo 2- Ninkaas yaanu lafahaaga kuu dilin. Haduu islaamayo talada Ridwaan ku siiyey qaado 3- Reerkiini raali gali, iskuna day in aad dib ula heshiiso. 4- Culimada iyo masaajida meesha aad joogto la xiriir. 5- Naftaada dil ninkaas ahna ka badbaadi, cadaab aakhirana ka badbaadi.
@xuseenxadiis1106
@xuseenxadiis1106 Жыл бұрын
Wr qoftan cadi ayay u ufardi baxaysaa waxan waxba kama jiraba 😂😂😂
@totallynotmunira
@totallynotmunira Жыл бұрын
😅😊😊😊😊😊😊😅😅😅😅😅
@timacadde12345
@timacadde12345 Жыл бұрын
Allaha na wada hanuuniyo
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜
@umzakariya3553
@umzakariya3553 Жыл бұрын
Intaas baan dhihi lahaa
@shamsoali4540
@shamsoali4540 Жыл бұрын
Waxaa qaabsata saliiga nabiiga Scw every day 10.00k iyo kabadan aqrii dhiinac ayey udhicii inshaa Allaah❤❤❤❤❤
@sacdiyoali2665
@sacdiyoali2665 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️💖❤️💞 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@raaqiyaaxmed5304
@raaqiyaaxmed5304 Жыл бұрын
Allh akbar waxaaso kale waa dhaqan xumo weeya
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤☝🕋
@Abma117
@Abma117 Жыл бұрын
Salallahu Caleyhi Wasalim
@dekaaadam6103
@dekaaadam6103 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 3
@khalidyare7587
@khalidyare7587 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@iloveyouallahalhamdulillah4742
@iloveyouallahalhamdulillah4742 Жыл бұрын
SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abuukarmohamed750
@abuukarmohamed750 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@Najmay_
@Najmay_ Жыл бұрын
Alhamdulilah Allah is the most forgiving please abayo don't ever go back to him even if he is converted to islam ...you can raise your child without him #single mum ....Alhamdulilah you are out of tht live ur living you should smile and be thankful Abayo🥺it's God's plan and we can change wat happen forget the past and focus on the future ....Never live a life of regrets Allah is there ALWAYS 💯 🤲🏾💖Whatever you do May Allah make it easy for you
@cfitahah9536
@cfitahah9536 Жыл бұрын
Regret is a must for making Taubah. If you don’t regret then you didn’t make taubah. If you don’t regret then what’s stopping you committing a zina again? Regretting and crying to Allah for forgiveness in humility will set her free from burdensome of sins.
@Najmay_
@Najmay_ Жыл бұрын
@@cfitahah9536 ya sorry for tht we should regret tht shows we are connected to Allah .when u regret thank Allah thts a good sign.....
@shucaybkhaalid7010
@shucaybkhaalid7010 Жыл бұрын
Ku sali nabi maxamed scw ❤❤
@husseinhassanhassan6782
@husseinhassanhassan6782 Жыл бұрын
Hayaaah hayaaah
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🥺😭😭😭
@africansavage8220
@africansavage8220 Жыл бұрын
GABAdhu. Kaxadirabaa. E hakayelin
@africansavage8220
@africansavage8220 Жыл бұрын
Diid. Talefonka.abadalo
@dekaaadam6103
@dekaaadam6103 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@fartunhaaji
@fartunhaaji Жыл бұрын
Islaamnimada waa in asaga si niyada u qaata, adiga darta hadii uu u sameya taa islamnimo mahan. Saa hadethay haku noqon, madaadam aad hada ilahey dartiisa uga foganeyso, danbi dhaaf Allah ino kaga dhigo ku rajeena. Allah garabkaga galo 🤲🏾💛
@abdulkadirismailyusuf
@abdulkadirismailyusuf Жыл бұрын
Ilahay haku cafiyo haddii aaadba weli Rajo ka qabto nin gaal ah in aad la nolato sax ma ahan diin ahaaan ilaahay ka cabso oo Toobad keen walalay in aad 8 sano gaal la noo laabto Waa arin aad uculus mana banaana sharci ahaan iska ilaw noshas haddiiba aad nooshahay xariirkisana iska jar isku day in aad noolal kale samaysato anaguna weynu kuu soo duceyn insha Allah
@HayatInspiration
@HayatInspiration Жыл бұрын
SubhanaAllah, Wlhi waxyaabaha qaar in bulshada loo soo bandhigo ma fiicna sida waxyaabaha Zinada & Alle ka fogaanshaha dhiiri galin karo , Mida kale gabadhan Waxaa wanaagsaneyd haduu Alle swt asturay inay iyada banaanka keento dambigeedii maaney aheyn qaladaadka ay gashay waxaa ugu horeeyo 1 : inay xiriir la sameesay nin aan muslim aheyn 2: inay hadane nolol zino ku dhisan la wadaageysay & sano 3: inay hadane public keentay dambigeedii Alle tawbad salixa ah ha weydiisato Anaga & intii gabadh muslim ah ha xifsiyo ya Allah
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 Жыл бұрын
Waa sax aamiin Aamiin
@niciimaahmed1157
@niciimaahmed1157 Жыл бұрын
Warunta danbigaga oo adi kugu koban iyo adoo dadkii lawadagay siikaladaran subxanlah qof muslin sheganaya hadana wixii danbiga aha iskaxalashaday Waa layaab
@khadrocalishire4845
@khadrocalishire4845 Жыл бұрын
Subxanallaaah alle hakusohadeeyo qoftaan khatar bay gashay
@riyadwidson127
@riyadwidson127 Жыл бұрын
Ethiopian si fudud Uma qaatan diintena barakesan Hadu muslimayo mar hore muslimi lahaa ha u noqon yusan Ku dilinee Ama gbrta yartaa yusan Ka qadanin wll Allah cafis weydiso wll insha'Allah
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
Waa runtaa waa yahuud bey kasojedan
@AhmedDiriyeRage-uq4lt
@AhmedDiriyeRage-uq4lt Жыл бұрын
Gabar kudalatay wasmo xaran ah uf waxan Wana cebeyen wlhi Dilaa dashe
@najahhassan8114
@najahhassan8114 Жыл бұрын
Haday u qorantahay in uu soo muslimo allaha soo muslimiyo
@Kendndnd
@Kendndnd Жыл бұрын
Gabadhaan dhagax in lagu dilo waye xal kale ma lahan
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 7 ай бұрын
Gabadha wacasha muxuu ku falayaaaa😅😊
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 Жыл бұрын
Ethiopianku waa Yahuud, Yahuudna lagama yaabo iney muslimaan wlshey goankaaga kudhagnoow😢 haka aqbalin nin 8 sana ku muslimi waaye hada ma islaamayo hana ka sugin midas😢 rerkaaga dib uraadi la heshii Allahna danbi dhaaf weydiiso in sha Allah iskana ilaali ninkaas naftada ka ilaasho canugtada yartana ka ilaasho wa billahi towfiq
@TheReal_Man
@TheReal_Man Жыл бұрын
Way sixran tahay sidey ila tahay Qof sideed sano xaaraan kula joogay qof gaal ah
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 Жыл бұрын
Somali iyo sixir war gaalo baa wada qabta gabadha soonaaliyeed
@anaselmi6192
@anaselmi6192 Жыл бұрын
Idinka yahuud ah u isdhax qarxiyo😏
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨
@dheemandegan4603
@dheemandegan4603 Жыл бұрын
​@@anaselmi6192 ethiopian somali bartaad tahay waryaa meeshaan somali baa leh kabax
@kingqays1785
@kingqays1785 Жыл бұрын
Hakulaaban 100% hadu islamo xita haku laaban family gaaga raali gali ❤❤❤❤❤
@TheReal_Man
@TheReal_Man Жыл бұрын
8 SANO bay sineesanasay ,8 sano bay Alle ka careesiinasay 1 Mar aad sino ku dhacdo baa ka mid ah dunuubta ugu waa weyn ee Alle laga galo , Ka waran 8 Sano Alle u noqo waa dambi aad u weyn 😢
@xaliimogarane3463
@xaliimogarane3463 Жыл бұрын
Dayib u ducee wey kasoo noqotee
@xaliimogarane3463
@xaliimogarane3463 Жыл бұрын
yuu kudilin ha ku noqon talada ridwaan qaado wll
@omarcagta3645
@omarcagta3645 8 ай бұрын
Danbi dhaf way ledahay saw maha ale danbigeda hadhafo
@bachebachir8655
@bachebachir8655 Жыл бұрын
Subxanallah wa sino iyo xaraan. Ilaahow Astuur gabaar dhaan.
@ayaanlejucuuryare3994
@ayaanlejucuuryare3994 Жыл бұрын
Talo Marka hore alle hakuu dambi dhaafo gabarta yarna illaahay mustaqbalkeda ha wanaajiyo waxaan talo ahaan kuusiin lahaa abayo inaad ninkaas xiriirkisa jartid si uusan aakhiradaada u halayn hadii uu soo musimayo diintu mel walba wey taalaa ee yuusan kaga faa ideysan wan so islaamayaa inuu kugu haysto mardambe
@kulmiyebare8
@kulmiyebare8 Жыл бұрын
سبحا ن الله اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك
@anwaryare3606
@anwaryare3606 Жыл бұрын
امين يارب العالمين
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 Жыл бұрын
Allahum ameen 🤲
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨✨
@queenmaria3931
@queenmaria3931 Жыл бұрын
❤😊
@ahmeddakane9489
@ahmeddakane9489 Жыл бұрын
Subxaanalaah allow khaatumada khayr noogu khatin aamiin aamiin
@aminaanfac5688
@aminaanfac5688 Жыл бұрын
Waayab aniga ilahay amarkiis xataa haduu muslim yahAy nin aan faarax mija baasto ahayn in uu igayo umaba haysto ilahow ayagad igu ogtahay
@zekobowy7493
@zekobowy7493 Жыл бұрын
XaliiMo is not easy 😂😂😂
@mohamet35
@mohamet35 Жыл бұрын
Xalimo sas karabna ajanib lugahda wliga how kala furin 😂😂😂
@khadarseleban4435
@khadarseleban4435 Жыл бұрын
Xalimo muja Baasto istaqfurula 😂
@ibrahimsalat
@ibrahimsalat Жыл бұрын
Adiga cml Adunka ugu sharaf bdn Abye thank you sida noo Sharfty❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amiira6653
@amiira6653 Жыл бұрын
​@@mohamet35 Sheeko waar run hamoodina hadalkn 😂idinma rabnee🤌
@NoorBehrozz
@NoorBehrozz Жыл бұрын
Waxaad waa nasiib u leedahay wali inaad nooshahy oo aad toobad keeni karto wali😢😢 Waa hadi u caqligaaga shaqeynayo
@dekaomar3864
@dekaomar3864 Жыл бұрын
Waxa uu rabaa in uu inanta kaqaato adiguna ku dilo waayo itopiyaanku way is dilaan ama naagtay dilaan marka ilaahaygii kaa soo waday oo ku soo dhawahay mahad u celi mid muslin ah na ha ku siiyo aamin
@NoorBehrozz
@NoorBehrozz Жыл бұрын
@@dekaomar3864 haa wlhi Allah kuma celiyo
@cabdirisaqxusencali9409
@cabdirisaqxusencali9409 Жыл бұрын
😢 Mu'min God laba jeer lagama qaniino, ninka haddeyda dhab katahay 8 sano kuma daaliyeen hadduu islaamana isaga ayey anface hadduu kujecelyahay mar hore ayuu Diinta kuguraacilahaa, Calaacalka haku sirmin. Tankale xiriir iyo Nolol kale samee❤ si aad u ilowdo, ALLAH u towbokeen 🤲
@Amiira96
@Amiira96 Жыл бұрын
Teamkeygi single ka ahaa away wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano ramadan karem allah ramadanka ha inaga aqbalo 🤲
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
Ameeeeen 😂😂😂
@Abdishakurshugri
@Abdishakurshugri Жыл бұрын
Warka waa CadYahY Mumtaaz cadY ❤
@Amiira96
@Amiira96 Жыл бұрын
​@@Abdishakurshugri waa ila socotaa salaada ku dedal i.a
@Abdishakurshugri
@Abdishakurshugri Жыл бұрын
@@Amiira96 Hyh Taliso ❣
@hassanmohamedabdullahi6613
@hassanmohamedabdullahi6613 Жыл бұрын
Aniga waxaan kugu darsanlahaa Talo ahaan, Ninkaa 8 sano aad xaaranta iskula jogteen, hadiiba Mar ilaah kaa so waday Markale hakulaabanin. Hana kayeelin Marmarsiyo kale oo waqti kale kaaga sii lumiyo,Haduu islaamo asiga ayey anfeceysaa, adigana Bulshadada Muslimiinta iyo somalida so dhaxgal si ay diintaada kuugu ilàashanto. Wabilaahi towfiiq.
@Queen-cw6em
@Queen-cw6em Жыл бұрын
Abyo ilaaah u toobadkeen ilaaah cafis waydiisa wxaaan qiso ma ahan ilaaah haku dambi dhaaafo allow waladiinteeena u naxariiso amin ya rabbi🤲
@asia4987
@asia4987 Жыл бұрын
Inay bulsho laso hor fadhiisto aaba dambi ah ilaahay hadu Saturay in ay kumanaan qof la hor timaado may ahayn Ilahay haw towbad keento ilaahayna Haka aqbalo
@TheReal_Man
@TheReal_Man Жыл бұрын
8SANO OO SINO AH Walahi wax yar ma ahan Calaf kulahaa Waa qof alle duleenayo Qofkii uu Alle hanuun la doono baa hanuunsama Weli Jaanis baa haysataa
@amiinaxmed-lw9qu
@amiinaxmed-lw9qu Жыл бұрын
Waa tala wagansan abayo
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨🎉🎉🎉
@shamsoali2056
@shamsoali2056 Жыл бұрын
@@TheReal_Man hada way hanuuntay madama ay kasoo tagtay Kama soo fogaatey.
@fiidowmrk
@fiidowmrk Жыл бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada scidsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal guulesta dhamantin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤❤
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 Жыл бұрын
wanku saray
@mursalaskar9854
@mursalaskar9854 Жыл бұрын
Waxaa calaf lama yedha waa camal shaydaan
@museibnuabdi6749
@museibnuabdi6749 Жыл бұрын
Waa dumare ninku wuu ka caqli badiyay Allah toban hawafajio
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 Жыл бұрын
Abayo ha u laban wayo laba mado midood ayu rabaa inow gabadha ka rebto ama inuu ku dilo cidaas sahal maha ha aminin gabadhada heyso qaladki hore cashir hakuu noqdo rabigaga u towbad keno jar xariirkiisa wa talo ❤
@ubaxqurux3617
@ubaxqurux3617 Жыл бұрын
subxanllah adigo islaam ah see nin gaal ah ola noleeyd miyadan imaan leheen oo alle kabaqeynin damirkeygu ima siyeen intas oo dhacay inan sino nin kula nolaado😢
@mumtazabdi5261
@mumtazabdi5261 Жыл бұрын
Malaha ma caafimad qabto gabadha maxay tahay sino laga shee kanaynayo 😮
@iqraaden8514
@iqraaden8514 Жыл бұрын
Abaayo hakayelin ninkas sababto ah in ukudilo ayaa dhicikarta culumada latasho qeerka alaha kuwafajiyo Abaayo ❤
@muxubomaxamuud7878
@muxubomaxamuud7878 Жыл бұрын
Somalida barshada diinta way ku yartahay gabdhan hadi diinta taqaaano sidaas may sameyni lahayn. Diinta islaamka waa rule qofka bini'adamka ku dhaqmayo. So diintiina barta qiyamkeeda, axkaamteeda, fiqigeeda.
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 Жыл бұрын
Koley qadar shaydaan kaa adag lakiin waxan ka naxay ilmaha yar haduu yaqan somali in xataa Ridwan ilmahaas lagu kor shekaynin waliba wax aan wanagsanayn Alle ha NA Wada cafiyo kuligeen aamiin
@anastasiainamahmed849
@anastasiainamahmed849 Жыл бұрын
Subhanllaah 😢😢😢 Naag danbi gashayee awlada ayuu ka qadan hadan bal ku dagtee awaldu udan leyahay joog caruurtan un tarbiyadee inu allah kugu danbi dhafo
@sagalelmi7635
@sagalelmi7635 Жыл бұрын
8 sano dhan aa Subxanllah ilahay U noqo alhamdulillah na dheh hadaad garatay jidkii toosna🥺
@Hidanhuda
@Hidanhuda Жыл бұрын
Ilahow gabadhan qalbigeda Saad usojedisay ninkan xunka ah ee gaalka gaalka kala eh yahuudiga aan ogoleyn diinta islamka dib haugucelin abaayo macan hada fariinteyda aragto ninkas qalbigada kasaar waa gaal aan ilahey iyo rasuulkiisa aqoon TV 📺 ayaan kafiirsaday mobelka Jajarka igajiray marko ibuuxsamay damiirkeyga isiin wayay abaayo sida gooan uguqadatay ina noloshaas ciririga kabaxdo wad kabaxday sax iska ilow ninkas gaalka ah rajo haba habayarate ina kasii qabto haisku dayin aduunkan lagusii waari maayo towbadna wey kufuran thy inta noshahay ee hada kafaideso 😢😢xanun badna sino iyo nin gaalnimo kulanolow rabow nagahaay midaas adna alle utowbad keyn alle waa naxariis badane oo danbidhaaf badane qafururaxiim ah talo walalnimo hada igaqadaneso ninkas gaalka maskaxdada kasaar
@kadradahir7287
@kadradahir7287 Жыл бұрын
Walaal waxan kugula talon laah waxaad tahay qof wanaagsan ilaahay waa Qofooru Raxiim ee ha ku noqon ninkaa sidaa ha kugu daayo ilaahay mid khayr qaba ha ku siiyo oo kula xafido gabdhaha aamiin aamiin
@Said-gn2ec
@Said-gn2ec Жыл бұрын
Qoftan qaladka iyo danbiga ee kashay qof ka xun maba u ega normal lee ka tahay Ya rabbi 😢
@nasrosalah6431
@nasrosalah6431 Жыл бұрын
والله إنها قصة غريبه وعجيبة يا سبحان الله
@itsjustme3913
@itsjustme3913 Жыл бұрын
مو عجيبة بس غريبة شوي
@caashaqcaawiye8726
@caashaqcaawiye8726 Жыл бұрын
هذا قصة ! ماهي قصة بل الجهر بالمعصية والزنا تعقل شوي ليتها تسكت وتصمت يكفيها التوبة ويكفيها صلاة الاستخارة وتشاور مع اهلها وأصحابها بس لا مع عامة الناس👀👀👀👀
@abdirahmanbilhaqqi7629
@abdirahmanbilhaqqi7629 Жыл бұрын
@@caashaqcaawiye8726 scw scw scw
@abdirahmanbilhaqqi7629
@abdirahmanbilhaqqi7629 Жыл бұрын
Scw scw scw
@sahrogeynyo8706
@sahrogeynyo8706 Жыл бұрын
Subxaana llah ilaahygii xeyndaabkiisa kaasoo Sarah umahad celi dibna ha u aanin
@ustaadcqaadirbilaalbilaal5372
@ustaadcqaadirbilaalbilaal5372 Жыл бұрын
Asc walaashey macaan sidee ila Tahay aniga marka hore isaga waxaad ku tiraahdaa waxaad imaadaa kenya marka culimada somaliyed haloogeeyo oo ha islaamo ka dib waa ninkaaga marka ithopia hakula laabanin ilaa muddo 2 sano ama kenya ama somalia hakula noolaado ka dib haduu ku dhaho waan isla laabaneynaa waad raaceysaa ninkaaga because waa nin muslim ah oo xaajigaada ah walaashey inta ka horeysa wax cilaaqaad la yiraahdo majiraan mafahantey insha Allah Runtii wanaag baan kuu rajeynaa insha Allah Allahna u towba keen waa dhaafe naxariis badan markalena qalad noocaan oo kale kafogow Allah tala saaro eena bari waakuu dambi dhaafi karaa xariirka alle wada qabsada si wada jir si aawlaadiinu niigu deydaan Insha allah walaashey alxamdulilaahi allah haku barakeeyo
@ahmedadan1884
@ahmedadan1884 Жыл бұрын
Marka hore Rabi utowbaad ken inu Ala kucafiyo aya rajeynaya InshAllah teda kala iskadaa ninka nin anan muslim ehen hadu muslimayo marhore ayu muslima laha 8 sano ad wada jogteen waxba yuu waqtiga ka lumin aya kuodan laha oo carurtada iska korso Elehey faxiga ha kufuro walashey
@KhadarMK12
@KhadarMK12 Жыл бұрын
Subxaanallah, wlhi dowqo waa cajiib naag ninke nin u aragto runtii lagama reebi karo runtii dulqaad waa dhameeysay gabartan hadiiba ee 8 years ee u dulqaadatay Ethiopian shiirkiisa kuwii muslimiinta marka ee ku dukanayaan masaajidka qaarkood wlhi marka aa ku xigto shiirkoda ma dulqaada kartid kuwa gaalada ma ka filanee waxaaba umaleeysa inee dhaqan uleeyihiin shiirka ee qubeesanin 😳 Wlshey waxaa dhihi Faarax somaliyed oo Kaas kuu dhaamo oo hilmaamto Kaas ilaah haku sahlo In’Shaa’Allah.
@SusuyuusufSusuyuusuf-om9zu
@SusuyuusufSusuyuusuf-om9zu Жыл бұрын
Wlshey mid aan ku dhaho diintena ma ah mid ciyar gasha haday niyad ka ahayn ma noqon karo اسلام Lkn haday niyad ka thy waa noqon karo lkn waxa talo iga ah iska dhaf oo noloshada hore uwado cunugtadana adi korso alle hakula garab galo Wlshey 😔😪
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 Жыл бұрын
Calaf baa socdey ku tiri naa zinadu calaf mahan waa faaxisho Allah haku hanuuniyo
@nimcoabdi3435
@nimcoabdi3435 Жыл бұрын
Wall gabadhayar yuusan kabadan wall ama in ukudiloo buraba huno itobiyaan amiin magalo
@abdirahmanjamac5815
@abdirahmanjamac5815 Жыл бұрын
Ilaahey hakuu danbi dhaafo insha alah
@Bogasho1
@Bogasho1 Жыл бұрын
Subxanallah wlhi qalbiga iga xanuunay gabadha hadalkeeda Gaal xun oo yuhuuda oo waliba xabashi ah nolol iska daaye in la so hadal qaada xaarana ka somali ahan😢
@ahmedmahamedhassan3663
@ahmedmahamedhassan3663 Жыл бұрын
Allaha ku ilawsiiyo wlle wax walba Illahay baa Qore ee Illahay utoobad keen
@cfitahah9536
@cfitahah9536 Жыл бұрын
Gabadhan waa iney Ilahay u towbadkeenta, ninkaas gaalka ha ku noqonin, waa inaa xirirkiisa jarta arinkas waxey kamid tahay towbadkeenta. Ilahay Kabaq, digriga badso, iska ilaali nin ajnabi Inuu kaa faa ideysto. Ilahay dambiga wuu dhafaa , Allah u so laabo, qeyrka ku dadaal in farabadan duceeyso
@aliabdi2877
@aliabdi2877 Жыл бұрын
subaxannallah 😢😢😢
@Nuura-dd8xp
@Nuura-dd8xp Жыл бұрын
😥😥😥😥😥❤️❤️
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay Жыл бұрын
Macsi ayey isku qirtay waqti 10 kii danbe a Ramadan lagu jiro ilmo wacal ahna marqaarti u wadato. subhaanallah, Walahay waa yaab!!! Hada maxay rabtaa oo ay no igu sheege foolxumadas Allah swtc may danbi dhaaf waydiisato.
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Жыл бұрын
Waan yaabanahay RUNTII. Allah ha nawada Hanuuniyo DHAMAANTEEN.
@muheydaadam8300
@muheydaadam8300 Жыл бұрын
Alhamdulilah haha dhaho hadn adiga ahayn wax walba adunka ka dhaco wa qadar alle iyo imtaxan aduun qofka wax lalayabo kudhaco marka makeshid ilaaah baa logu mahadceliya inadan adiga ahayn e laguma dhaga hadlo ilaaahay midken we galin kara booskas lakn alhamdulilah
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Xabashida gaalada ah dadka ayey sixraan weliga hala sxbin ani gabadhan mala yaabin
@fardowsosuldan6649
@fardowsosuldan6649 Жыл бұрын
Walal adiga hada layaban ba wax kasta wad mudan kartaa ee kaliya waa wlasha ookle uducee uun wax kaloy kaso radsatay majirane hadayna qiranin ma xarantay sii qarsan lahyd hada wayahe haduba ilhy qalbi geda so jediyay mad si fijin
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay Жыл бұрын
@@fardowsosuldan6649 waa runtaa lkn maaha inaad banaanka is taagto oo aad dhado saas baan sameeyey oo waliba danbiyada ugu waawayn ka mid ah. Subhaannalah maba difaaci kartid arintaas. Ani intaan meel soo istaago dhaho macsi ilmo ku dhalay oo mudo ku noolaa maxaan ka faa’iidayaa, danbi hadaa gasho miyaa sheeg sheegi mise waa dhuuman oo dadka iska ilaalin in ay ku arkaan. Waad dhuuman tan sidaas oo kale Allah swtc wuu arkay waxay samaysay inay danbi dhaaf waydiisato kaliya laga tabaa Umada Muslim ka ahna xumaanta caadi uga dhigin
@abdirisakmohamed2668
@abdirisakmohamed2668 Жыл бұрын
Ridhwan khada ayaa ku jirtaa gabar muslim ah kuma xiranto nin gaal ah halka aad ka leedahay xataa waa diintiisa ku guursato..
@qadramahamud335
@qadramahamud335 Жыл бұрын
Meel 8 year diintadi qalqiil ka galisay waxan ku oran lahaa marna haku laban abayo towbada alle wey furantahay allah u towbad keen toobad dhab ah ninkas iyo afaarihiisa ka leexo quran isasaar gabadhadane allah hakaga badbaadiyo DiintA islamka ku tarbiyee
@ilhancadeey1743
@ilhancadeey1743 Жыл бұрын
Abayo ha u noqonin waxa laga yaba ino caruurta ka qaato oo xabsiga itobiya ku dhige ilahey haku fududeyo abayo
@Zubeir.
@Zubeir. Жыл бұрын
Maya abayo ninkaas waaa benaleee eee wilashaaa walalahaaa gursooo
@abdirahmanayanle4308
@abdirahmanayanle4308 Жыл бұрын
You done good decision so may Allah guide you.
@abdullrahmansingh9956
@abdullrahmansingh9956 Жыл бұрын
Sax taladha ridhwan isack kusiyay qadho anigana sidhas ayan qawa dintena sharafta leh ayu Allah nogu shegay gal inan aminin hadan Islam nahay adhiga aya marki hore goan daqsi ah qadhatay mar hadu Allah nosha kasobixiyay alxamdulillah deh dib na hauaminin gal kas inukudilo ayu rawaye ama canugta yar kaqate hakulawan ninkas dembina intas hakaga ekadho tasbidhana badhi wabilahi towfiq
@fartuuncabdi224
@fartuuncabdi224 Жыл бұрын
Subxanalah wa wax lala yaabo alle u toobad keen wll
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Xabashida gaalada ah dadka ayey sixraan weliga hala sxbin ani gabadhan mala yaabin
@zubeirissackadan7384
@zubeirissackadan7384 Жыл бұрын
Ilahoow gbdaheeno dhoowr Mel walbo ay jogaan waayo wlhi wan ilameey markan dageysti qasidan 😢😢waayo gbdhan waxa u dhiibkan inta laeg diin laan iyo kolsoni daaro waliidka yaaa allh illahoow kafgeeno iyo dhambigeena ha kulmin
@hafsoqurux8597
@hafsoqurux8597 Жыл бұрын
Aamin abowe mahadsanid 🥺 idinkana illhy ha inoo kiin dhaafo wiiilasheena somaaliyed
@lathanmohamed8299
@lathanmohamed8299 Жыл бұрын
Subxanallax haunoqnin wll wakubarya utowbaken Allah
@abukarabdullahi1570
@abukarabdullahi1570 Жыл бұрын
Subxanallah Ilahay Utobadkeen abayo Ninkas Nx Dib haulawanin .
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Subxaanalaah. Ilaahay kheerka hana waafajiyo oo jidka saxda ah hana waafajiyo. Caruurta diinta saxda ah hala baro. Markii xumaan lagu arkana gacmaha hala qabto afka kaligii waxba ma taro. Ilaahay baa mahad iska leh oo kaa soo saaray.,Ilaahay dambigaaga ha dhaafo. Ninkaas haku laaban. xiriirkiisana jar si calaan calkiisa aadan u maqlin. Tankale waxaa kaloo laga yaabaa in uu wax ku yeelo oo kaa aarsado.❤
@cadelake8927
@cadelake8927 Жыл бұрын
Anigu waxan u maleynayaa inuu kuba dilirabo kacarar alah ne u tobaken 8no is not easy subxanalah😊
@mohamedibrahimsalah-1733
@mohamedibrahimsalah-1733 Жыл бұрын
8 year's galma xaarana iyo sino Not easy Allah ka baq oo toobad keen
@user-jh1km3kv7f
@user-jh1km3kv7f Жыл бұрын
Maya wll haka Aqbalin adigana qalbiga ilaahay hakuu qaboojiyo nin somaliyed ayad heli oo islaam Ah
@MaxamedCabdi-ei5dl
@MaxamedCabdi-ei5dl Жыл бұрын
Subaxanalah Alow diinteena qalbiga noga sug aniga waxa tali axaan kudhihi lahaa horta ilah waa gafuurru raxiim denbigii adiga gashey uga towbaken xada go caanso in aa nan markale aan kulabineynin nin kaasna soomali waxey tirah daa hal aniga garineyso emel kaamarido nin kaasna waa nin kii adiga garineyseyway oo 8 sino kuga hayey beri iyo beri danbe ee iskadhaf gebigiisba
@abdiconner5023
@abdiconner5023 Жыл бұрын
Subhanalah Waxey ahayd in Culimada lalatashado, Teedakale Allah Keliya ayaa Muhiim ah inaad Raaligeliso, Teedakale Beryahan Waxaa Soobatay In Social Media Xumaanta laga ganacsado. Jaceel Maxaa ladhahaa? Somalida Waxaad umaleysaa in Jaceyl iyo Hablo iska soconaya Kaligood inney Caado nootahay! Walee Dumarka Mawanagdano inney Xurmo La,aan Meel ay aadaan.
@wadhaadhaabdalla_1818
@wadhaadhaabdalla_1818 Жыл бұрын
Wlhi abayoy marka hore allah ku danbi dhaafo tan xikta ninkaan hdaa u laabato sadex wax waa kala kulmi kartaa 1) in uu ku meer meeriyo sidii hore cml 2) in uu aa u tagto uu kaa qaato cunuga yar adna hooyo aatahy waa ku daremi karaa wll 3)in uu soo muslimo 100%60 waxaa sameysaa walidkaaga sidaa ugu laaban laheyd falkeeda gal ninkazna inaa u laabato wax badan oo fikir iyo latashi dadka waa weyn ha u dhaxeyso marka laga soo tago ilmaha meesha yaala waxaa ka sii xun inaa u tagto oo hadane dhip kan kaweyn lasoo kalantid marka la tasho dadka waayen iyo wadaad yaasha shiikhada ah
@ismailabdulkadir-fn7di
@ismailabdulkadir-fn7di Жыл бұрын
Walaaley nin gaaal ah aaa 8 sano la nooleed si sharci daro ah ooo xaaraaan ah. Hadane ma u siiii hami weynthy inaa u laabatid. walleee sooma dhawid ee illahey haku sooo hanuuniyo.
@yurubsheeq4446
@yurubsheeq4446 Жыл бұрын
Gabdha waxan leeyahay walal dadku uu qaldama adina waad qaladantay lkn dhiibmle Allah uu noqo oo Allah cafiis waydiiso ninka hakuu noqon wayo kaliya wuxu raba sii ilmaah kagaga reebto teeda kale diinta qof looma gaalo hadu Allah dartii uu musliimayo haa Muslimo
@abdallahmohammedali9312
@abdallahmohammedali9312 Жыл бұрын
Ninka is ka ilow ilahay utobaad keen waa taladeyda
@rakiacadey8834
@rakiacadey8834 Жыл бұрын
abayo Nin 8 sano been kushegayey hada run kuma sheegayo ha ulaabanin wlhi naftada ayaa ku weyneysa qof 8 sano kuu muslimiwayey hada maku muslimayo iska ilooow abayo
@NusayboAbdi-in5ks
@NusayboAbdi-in5ks Жыл бұрын
Xaqiiq wlshy hadana run haa kasugin
@amiinaxmed-lw9qu
@amiinaxmed-lw9qu Жыл бұрын
Sax waye abayo waa talo wanagsan walhi
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Sax
@leilaabdisalanimuse2227
@leilaabdisalanimuse2227 Жыл бұрын
Abaayooy ninkaas gaalka ah horey ayuu kusoo qaldey mardambe yuusan ku qaldin sideed sano ninkad dinta ku kari weydey haku noqon ilaahna cafis weydiiso warkiisa oo dambe ha qaadan
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨✨
@seidnurali114
@seidnurali114 Жыл бұрын
Wllo haduu Allah markaa soo bixiyey Kaas dambo haku laban Ok xitaa hadii aad diraay tahay anaaa kuu diyaar ah wllka somaliyeedna ah ismlamna ah
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaarabi ilaahey shar iyo sheydaan hakaa qabto walaahi qaali ah waxaadna tusaale utahay gabdhahena somaliyeed ee ajnabiga niyadda ku haayo gabdhow is ilaaliya fadlan ajnabi iska ilaaliya wax faaido ah malahan waa beentiis Gaal waligaa ha aaminin
@Bakarashid0
@Bakarashid0 Жыл бұрын
Allaha qalbigaada ku qaboojiyo
@aminabdullahi9364
@aminabdullahi9364 Жыл бұрын
I fear for that little girl when she grows up and hears this story
@qamarabdi254
@qamarabdi254 Жыл бұрын
Same wallahy 😢
@marimarahmed3883
@marimarahmed3883 Жыл бұрын
Offcorse
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 Жыл бұрын
Don’t you think she will hear no matter what
@Geedaqorowmedia-ko5pi
@Geedaqorowmedia-ko5pi Жыл бұрын
Yeah really
@jhonjiim6569
@jhonjiim6569 Жыл бұрын
Hadey korto xitaa ma ayagaa kala jecel waa Ethiopiane Xalaal or xaaraan
@batulahussein797
@batulahussein797 Жыл бұрын
Walhi runtaa waye Ridhwan nin horey sidaan ku madaadalo waa siidii oo kalle calaf ma ahaan diin gaal iyo diin Muslim kuguma qabo ee iska daa niiman aa ka badan
@salmaanmohamed737
@salmaanmohamed737 Жыл бұрын
Sinada qarso wll Alle u laabo mnta sheegte bari haku celin
@naimachannel1523
@naimachannel1523 Жыл бұрын
Abyo allaah swt utowbad keen ninkaasna ha ulaabanin 😢😢
@NasirAli-vn3xw
@NasirAli-vn3xw Жыл бұрын
Soubhanallah iska da huno ma raba islam
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 Жыл бұрын
Sharafta soomaalida waxaa ku dheelo soomaalida ka timaado waqooyiga iyo bari Ethiopian maxaa kuu geynayo, maad ka wareysatid sida somali galbeed ay u necebyihiin Ethiopian ka, iyo sida aysan isku dhex gelin, waan ka xumahay sida aad wax kale uga aaminsantihiin dadka ajanabiga idinka ah, waa qadiyad xumo iyo calool xumo gabadh walaashaa ah xataa inay farxad kula noolaato nin ajinabi ka ah inay ka cabato iska daaye…😢
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Hablaha DDS sharaf iyo karaamo ayey leeyihiin waa dad han leh oo qiimahooda garanayo dumarka soomaaliyeed ee dhulalka kale ka yimaado qaarkood ilbax iyo xadaarad ayey u arkaan ajinabi lala noolaado.
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 Жыл бұрын
@@GuledAar Xaqiiq sxb…💯
@odhaahwanaagsanchannel5235
@odhaahwanaagsanchannel5235 Жыл бұрын
Ilaahay u toobadkeen oo gacmaha hoos dhigo ilaahay wuu kaa aqbalayaa Lkn nin kaa marnaba haku noqon ama ha islaamo ama yaanu islaamin shaqo kuu taala maaha Ha ku noqon xidhiidhkana u jar Lanbarkana ha ka qaban Bedel khayr qabaad helaysaa insha allaah baryada rabi badi nolol fiicana waad helaysaa hadaad u samirto
@AhmedAli-yc5hi
@AhmedAli-yc5hi Жыл бұрын
Haddii aad weli xariir lasameyneyso towbadaada waxbaa kadhiman ee walaal towbo dhameestiran la imoow lambar bedelo dibna ha u xariirinin Inaad waalidkaa raali gelisana kudadaal InshaAllah
@cumar_bulshawi
@cumar_bulshawi Жыл бұрын
Subxanalh 8sano Nin gaal lanolaa aaaa War xitaa soo islamisay Ilaahow ceebtena astur
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Xabashida gaalada ah dadka ayey sixraan weliga hala sxbin ani gabadhan mala yaabin
@guledibrahim7569
@guledibrahim7569 Жыл бұрын
Talo siin 1. Waxan ku dhihi lahaa Allah u towbad keen, oo waalidka raali gali 2. Ninka hadii uu familkisa jecel yahy Asaga oo meshisa jooga towxidka halo qabto oo diinta ha qaato, kadib mesha aad jogta ugu yeer inuu imado 3. Marka ka dib gurso ayan ku dhihi lahaa That is my point.
@KhalifcadeAhmed-rd8dn
@KhalifcadeAhmed-rd8dn Жыл бұрын
Abayo horda rabi hakuu danbi dhafo adika iyo cunugdadaba adna waxan waa qof kujecel hal mid same sidaa ridwaan shekay mesha uu joka haku Islamo kadib ha kuu imado adunkana qaladku wuudhacaa waxba ha isku warerin dindenu waa naxaris rabi haku danbi dhafo maqaldame waa ilahay
@alinurjama8108
@alinurjama8108 Жыл бұрын
Abayo waan kuu caqana derisban ehen wolahi waan ku duceyn jire wllh
@najmociise5887
@najmociise5887 Жыл бұрын
Subaxanalah😢😢😢 Walahi wan ka naxay nin gaal ah 8 sano la noled Ethiopia muslim ah xita in ad guursato ma aha Adiga Somali ah nin Somali ah walalka❤ ah heleysid maxa ku geeyay nin gaal ah hadane Ethiopia ah 🤮🤮🤮
@aliagane9538
@aliagane9538 Жыл бұрын
Subxaanaha,Waa wax laga naxo. Ilahay ha utobadkeento, gabdhaan. Niyada ayku hayso iney wali ku noqotana hayska dhaafto, communication-kisana ha xirto. Culimada sigaara ha uwaydiso arintan,
@abdirahmanhassan7570
@abdirahmanhassan7570 Жыл бұрын
Ninkas Allah aya kuso dafiye haku solaban habaryar mcn 😢😢😢
@mohamedabdullahi9279
@mohamedabdullahi9279 Жыл бұрын
Walaal gabdhaa waxaan kulatalin towbada Alle cid Alle ayeey ubanaantahay ee towba khaalis ah utoowba keen dibna haoogunoqon dambiga aad gashay Illa qadar Alle ineey dhacda oo Ilaahi hanuun Ladoono dhabna ey kanoqoto. Rabbina hakaa aqbalo In shaa Allah
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Xabashida gaalada ah dadka ayey sixraan weliga hala sxbin ani gabadhan mala yaabin
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 7 ай бұрын
8sano ayaaa La Sinaysanayay kawran Futada ayaaa Nin somaliyeed ayaaa Lala Rabaa in uu aado nacalatulaahi calay 😊
@abdullahijeyjey91
@abdullahijeyjey91 Жыл бұрын
Ilahey ha kuso hanuniyo inshaallah
@hamdahassan-no7qg
@hamdahassan-no7qg Жыл бұрын
Asc haku noqon wuu ku dilli inanta yerna wuu ka qadan😢😢😢😢😢😢
@xawoosman1601
@xawoosman1601 Ай бұрын
Subxaanalaah illahow ano muslim ah gaaal hayla nolayn bisinka wlllhi wa wax laga noxo😢😢😢😢😢😢😢
@user-uu4zl3zu4k
@user-uu4zl3zu4k 5 ай бұрын
Subxanallah allah wll illhy toobad keen wanaagsan utoobadkeen calaf meesha mayaalo waa sino 8 sano ah illhy hakaa dhaafo ninkana iska illow hadaadan agtiisa ku dhiman alxmdu llah dhe
@musefarah8031
@musefarah8031 Жыл бұрын
Asc walal hadad tallo aay dhab kaa tahay Wxan kugula talinayaa Inaad ilahay utowbad keentid Albaaabkaana iska xidh Ilaahay ayaabbadal khayr qaba ku siine
@fatimaosman339
@fatimaosman339 Жыл бұрын
Waa ilma yar oo qaldantay 😢 Allaaaha ku caafiyo arzaaqat waasacna allaaha ku siiyo abaaayo❤
@samiiromohamud6537
@samiiromohamud6537 Жыл бұрын
Qof qaan gaar ah ma yaro dhinta islamka 15 hada garto qalad wuku bilabanaya lkn ilahey wa naxaris bdnyhy ilah aya xukumayo anaga waano lee nagu leedahy
@Fahad-qi6pe
@Fahad-qi6pe Жыл бұрын
Subxanallah nag aya nacebeysay anaga somali sidha an unahay
@abuquhafah4994
@abuquhafah4994 Жыл бұрын
Gadha somaliyat qar kamiit kulu good ma aahan qargod wey na ceebe yen hada naah no Somali maxa yele gaal itooboyan o cadow gade o Somali bur buriya walahi wan ka xanun sada waxas waxay sa meyan gabdah somaliyat qar god inu gasinis to gaal kiyanti gaal itooboyan wad ku maqa shen dakihina subxanallah waxan sheq ka maqle asako leya hay wxan ku kor qabta gabar somaliyat nin kal ah o kiyanti mesha wa nerobi way nace beyen walahi ha da ahan lahay gabar o Somali ah ma gursan lan nin kal ah o kiyanti ama itobiyan hada da lawayo nin gale o aduun ka laga wa yo magur s anlahen nin itoboyo ama kiyanti 😭😭😭😭😭😭😭 Ilahey hana qa qabto gadah ceebe ye somalida iyo dinti ilahey kuciyare
@5gocrazy392
@5gocrazy392 Жыл бұрын
Ilaahay utoobad keen nin somalina guurso. hilmam xarnta somartey hana shegshegin 😢
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn Жыл бұрын
Naag amxaar kasoo dhamesytay intee gayneynaa 🙄
@khadarwadani6289
@khadarwadani6289 Жыл бұрын
@@MohamedOmar-nl2qn 😄😄
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 Жыл бұрын
​@@MohamedOmar-nl2qn wali waa un gabar wlsha melna kaagama harto 😮 walagu qasbanyahay in garabkeda la istaago
@CaishaCabdi-cq1kd
@CaishaCabdi-cq1kd Жыл бұрын
Amxaara inlaraaca raga somalida ayaa kalifaya
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn Жыл бұрын
@@CaishaCabdi-cq1kd waa raaci kadhaa walal, xataa israil iyo Natanyahu, xor baa tahay
@saadia331
@saadia331 Жыл бұрын
Subxllah abayo ninkas hakulabinin
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 Жыл бұрын
Subxaanalah qof mar ku qayaamay mar labaadna wuu ku qayaami karaa naaya anoo wiil ah kula yaaban☹️☹️☹️☹️ weli ninkii mada daalinayey ayey sii rabtaa . Naa jaanis kale hduu kgu helo ama ilmaha uu kaa qaadana ama aduu ku dilayaa ISLAAM nimadiisa xaaku daba dhigay Alle baa abuurtay adoonkaan kahar doqon yahay sawirta godkaas Ilaahey baa kaa soo bixiyey asaga u baahantahy u toobad keen ☹️☹️☹️☹️☹️ war wuxu damiir xumaa balo ku qaaday hadaa maqli jidhay waa tan oo kale Qof mar ku qayaamay mar labaadna wuu ku qayaami karaa naayaa.☹️☹️
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 Жыл бұрын
Subxaanalah 😭 8 sanoo oo xaaraan ahaa🤔🤔
@hassankafuchannel6195
@hassankafuchannel6195 Жыл бұрын
He has to prove himself until he read the Quran and prayed
@dekadahir1828
@dekadahir1828 Жыл бұрын
Asc wll allah hakucafiyo waxan kulatalilaha wllsha hortahamuslimo markana waxad kutihdha xafadayada igasodan kudhe
@fartunxasan8960
@fartunxasan8960 Жыл бұрын
Abaayo ilaaheey Hana wada cafiyo dhaamaanteena inta umada nabi muxamad scw abaayo inaad waxaas meel lasoo farisato ma eheen wxaa ka fcneed inaad rabigaga cafis weydisato aadan cebtada facsharka aadan kenin ilaahey unoqo haka qusan raxmada allah
@jibriilxusen7286
@jibriilxusen7286 Жыл бұрын
Intaa farx ka carareysay dhibkan kugu dhacy 😂😂😂cavio siz😢
@hafsoqurux8597
@hafsoqurux8597 Жыл бұрын
Farax si walba aan uga cararno hadana kama maaramo 😂 ilove wiilshena soomaliyed 😢
@issackhussein1878
@issackhussein1878 Жыл бұрын
¹
@jibriilxusen7286
@jibriilxusen7286 Жыл бұрын
@@hafsoqurux8597 🤲😂
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
​@@hafsoqurux8597sharafaa leedahay wlshay ❤🎉
@hafsoqurux8597
@hafsoqurux8597 Жыл бұрын
@@ayuubabdiqani7923 mahadsanid abowe 🥺❤
LABADI NAAG ISKU SHUKANSANAYA ISLA HADASHIYAY ASO QADKA KUJIRO
26:18
Ridhwan Issack
Рет қаралды 26 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 28 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
QALBI JAB 7 SANA IGA LUMISAY LACAG 1500$ KUSIYAY HADA I GUD
22:14
Ridhwan Issack
Рет қаралды 159 М.
QALBI JAB! KAMA FILANEYNIN QALBIGA AYAY KAJABTAY S3P004
17:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 136 М.
GABILEY ||NIN FAQIIR AH MA GUURSAN LAHAYD ||
4:24
NUURADIIN MAXAMED
Рет қаралды 8 М.
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
AX ANAGO WALID NA OGENA IS GURSANAY UUR YESHEY TEL DANSADAY
30:35
Ridhwan Issack
Рет қаралды 499 М.
WAAR DAG DAG AH
26:21
JUBA TV
Рет қаралды 1,3 М.
QALBI JAB! QALBIGA QAC DHAHAY LAKIN WA IS BOOJEYEY QIYANO BADNA
22:50
Ridhwan Issack
Рет қаралды 131 М.
family is everything 🥺❤️ #shorts
0:16
Pop it GO
Рет қаралды 18 МЛН
#starman #superman #viral #shorts
0:28
Starmaan
Рет қаралды 30 МЛН
Waka Waka 💦💃😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 19 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
0:12
Jojo Sim
Рет қаралды 22 МЛН