AIDS Faafiyahan, Xassan Ali Mahamoud Saylaan Waa In Umada Si Deg Deg Ah Looga Qabto 😭😭😭

  Рет қаралды 42,918

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

4 ай бұрын

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Ottawa +1 (613) 716-5815
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Germany: Halima Ibrahim Mohamud
+4917621282663
Social media platforms
Facebook :Halima Ibrahim
Instagram: @halimashaur
Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Nasra Salon Norway
+47 906 14 221
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
+ 00251992926216
MLANGO KUBWA JUA KALI
OPPOSITE WIN WIN TOWER
TEL +254799668069
TEL +254722176062
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Trendy collections, Garowe
0907635086
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
Numberka 0907635086

Пікірлер: 489
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Ottawa +1 (613) 716-5815 Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Nasra Salon Norway +47 906 14 221 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 MLANGO KUBWA JUA KALI OPPOSITE WIN WIN TOWER TEL +254799668069 TEL +254722176062 Australia Ifrax +61 405 591 442 Trendy collections, Garowe 0907635086 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center Numberka 0907635086
@idirisjama8249
@idirisjama8249 4 ай бұрын
Asc
@ashalul565
@ashalul565 4 ай бұрын
Ishubaa heesa, Aaminaadi dhamaatay
@xabagbarsheed3558
@xabagbarsheed3558 4 ай бұрын
0
@safamarwa2010
@safamarwa2010 4 ай бұрын
South Africa xageen kehelaa
@amalabdi452
@amalabdi452 4 ай бұрын
I love you for speaking the haqq he is dumb suju guy 😂
@SaynabYusuff
@SaynabYusuff 4 ай бұрын
I think she should've reported this to the police a long time ago. It's not for KZfaq. She had a duty to make sure he didn't do this to anyone else. May Allah bless her with a long, healthy life.
@fahima6186
@fahima6186 4 ай бұрын
SAWIRKIISA MEEL KASTA HALADHIGO WALAALAYALOOW HADII KALE HE WILL NEVER STOP PASSING ON TO PEOPLE
@amalismail7772
@amalismail7772 4 ай бұрын
Haa hala faafiyo
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 4 ай бұрын
​@@amalismail7772😢 waa runtaa waa kugu raacsaney Rayigaas
@naimachannel1523
@naimachannel1523 4 ай бұрын
Wall sawirkan wa sawir hore
@HjkHjk-vm8mw
@HjkHjk-vm8mw 4 ай бұрын
Hadu yahay sawirkisu midhore Norway haday baadho waay helayaan waayo dawladu computer koda information ka galiyan midhore iyo midanbeba
@abdulganinur3593
@abdulganinur3593 4 ай бұрын
Ninkan waan arki jira
@hamdahaji9830
@hamdahaji9830 4 ай бұрын
Fadiyaay kun jeeer mahdsanid ogaaw adiga aya musul ka ah ama sababteda le inaan dulestayal badan Alle iga badbadiyay ❤
@Redsand12
@Redsand12 4 ай бұрын
I think Somali people in general and❤ specifically a good portion of Somali women are addicted to humiliation , trauma & turbulences in their lives. Peace, simplicity, beauty and calmness are very foreign to them. Someone who is choosing to be a victim is psychologically disturbed. May Allah protect us. Amin
@shukrimohamed1999
@shukrimohamed1999 4 ай бұрын
Alla fatxiyay gacalo gabadhas u hiili oo ninkaas usoo qabo adaa codkada meel fog gaarayee in uu illaah ajarkaasiiyo gabadha wuu laqmiyay allaha laqmiyee
@hannahani192
@hannahani192 4 ай бұрын
Aad iyo waa arin xanuun badan alow qalbiga udaji 😢
@naimachannel1523
@naimachannel1523 4 ай бұрын
😢😢😢😢
@shukrimohamed1999
@shukrimohamed1999 4 ай бұрын
@@hannahani192 aamiin
@zahramohmed6566
@zahramohmed6566 4 ай бұрын
Well done for standing for the Somali women
@fatumasharif-mohamed5486
@fatumasharif-mohamed5486 4 ай бұрын
I am truly sorry for her. When you have a disease it is a violation to lie. She needs to sue the lab that did the testing. she needs to contact the Center for Human Rights in the country where he was residing. Communicate with CDC AFRICA and be the voice for the voices that he is manipulated by his lying. Don't give up sister.
@fatimaawabdi8917
@fatimaawabdi8917 4 ай бұрын
Your tears for her are honest walaalo. May Allah bless you
@hahodan
@hahodan 4 ай бұрын
Thank you for fighting for Somalis people even though they don’t know. Preach sister in Muslim
@aliisse3397
@aliisse3397 4 ай бұрын
War tan yeeysan idin lugoon
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 ай бұрын
Thank you gacalo! Qudhmiste iyo Qariso waxay rabaan umada si qarsoodi inay u fadarsystaan sida dulaystahan kugu hoos qoran. 😂
@Jnn785
@Jnn785 4 ай бұрын
​@FatxiyaCabsiiyeChannel gabadhaas habo markaad leedahay Red flags faro badan Bay ku aragtay ninkaa se may dareemin laakin ku caanan mayno waayo 34 sanno gabadhnimo gurigeedii joogta culeys bay kala kulantaa waalidkeed iyo saaxiibadeed waxay is tiri kheyrkii baad gacan la gashey wanna qaddar Rabbi imikana caddaalad rabtaa inay la tiigsato inshaAllah.
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 4 ай бұрын
Truly you spoken nothing but the truth 😢😢😢😢😢😢😢may Allah keep our Somalia sister's safe
@AtariishadaADuunka-tg9ek
@AtariishadaADuunka-tg9ek 4 ай бұрын
Thank you Fatxiya gacantay ku wada sidaan…Waana axmaqiin nafsaada ilaali ma garanaysan…marku ku dhacana waa dadka ugu xaasidsan.
@muhumedmuhumed6208
@muhumedmuhumed6208 4 ай бұрын
Sister Fathiya thank you so much may Allah reward you
@justaweirdo8377
@justaweirdo8377 4 ай бұрын
Asww maanta waxaan galiyay groupka reer Norway ee markaa insha Alaah umada waa lagaa qaban
@medina-lt1nm
@medina-lt1nm 4 ай бұрын
habo fatxiyaay hala war galiyo wadanka sharciga u kahaysto hana laga qabto habfho kale yar yar ayuu fidnaynayaa 😢allaha jano siiyo gabadhaas akhiro aduunkana nololfiican allahuma amiin
@bing2b989
@bing2b989 4 ай бұрын
This sister can do alot for others and safe lives by speaking up she took the first step towards the right direction even though it came late .I hope she continues to speak up and contact the proper authorities . May Allah have mercy on her and make her easy on this journey.
@shukrimohamed1999
@shukrimohamed1999 4 ай бұрын
I am really sorry for her she looks so innocent
@nadrafarah5399
@nadrafarah5399 4 ай бұрын
100%
@jamilayusuf9521
@jamilayusuf9521 4 ай бұрын
Anaa cumar maxamud ah in la soo qabto waa ku farxilahaa aad iyo aad
@niciimaxaaji2343
@niciimaxaaji2343 4 ай бұрын
qof damiirle aya tahay walal walhi ani wan ooyay😢😢😢
@nadrafarah5399
@nadrafarah5399 4 ай бұрын
Allah ha daa walal
@letitrain34
@letitrain34 4 ай бұрын
Farxiya if she has photo copy of his Norwegian passport it can be passed on to the Norwegian Authorities. Despite not having an HIV-specific criminal law, Norway has a long history of prosecutions for HIV non-disclosure, exposure or transmission, being one of the highest per-capita prosecuting jurisdictions in the world.
@niyaaladem
@niyaaladem 4 ай бұрын
Walaal/habaryar/eedo Fatxiya luuqa kuma xariir, inanta u kaca oo caawiye fadlan. Walaahi meel xun beey inantu gashay.
@khadramohammed1614
@khadramohammed1614 4 ай бұрын
walaal thanks
@hakemaali5055
@hakemaali5055 4 ай бұрын
Mahadsanid Fathxiya Walalo😢 Nin kana Halasoo Qabto
@maryanaskar
@maryanaskar 4 ай бұрын
Laba dumara an aqaan bay ku dhacday shekadani mar hore ahayd bariga wan yaraa lkn waxan maqli inay niman ay gursaden u kenen bariga dawoyinkana ma jirin way u dhinten markiba daris ban ahayn allah ha unaxariiste anagana ha badbadsho
@jamilayusuf9521
@jamilayusuf9521 4 ай бұрын
Bisinka waa naxdin Allah u naxariisto aamiin 😂
@sundusthesunset2432
@sundusthesunset2432 4 ай бұрын
Yes sister you are right Allah I don't sleep when i listen that story
@RahmaBanooda
@RahmaBanooda 4 ай бұрын
You right fatxiya ❤❤❤
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 4 ай бұрын
Inalihi waa inalihi rajuucun ninku xaasiid san bal muxu habalo maskiin ah cudur qadasiiiyay ilahayow waxanu ka maqan galay nin cudur la ooraday😢😢
@aliisse3397
@aliisse3397 4 ай бұрын
Walaal alle ka baq inta Arintaan cadaaneeyso Gabadha waa in.loo hiiliyaa hadeey dulman tahay. Laakiin waa in Arinta ku cadaataa. Caadilnimo ma ahan in qof kaliya la dhageesto. Waana arin waajib ah. Adigase ma ku cadeeyn kartaa In ninkaani cudur ku Riday
@user-ex4ki5hx7n
@user-ex4ki5hx7n 4 ай бұрын
Hala baafiyo ayga dillaga ah please hala caawiyo gabadha farxiyoy gabadha caawi wllo ❤
@kasidamohamedabdi9558
@kasidamohamedabdi9558 4 ай бұрын
SubhanaAllah, I totally agree with you, she has collected lots of red flags.😢😢😢 Miskiin May Allah give her justice! The sad he’s still spreading SubhanaAllah 😢😢😢
@Ibrahim-xf6ie
@Ibrahim-xf6ie 4 ай бұрын
Ìf he lives in Norway, it is easy to report him but there must a lawyer to represent these women.
@samsamabdi2788
@samsamabdi2788 4 ай бұрын
I am very sorry for her, she looks innocent and he very sick ,Wayga u hadlasay way rabi lahad inay la noolato lakiin wuxu ku noqday shaydan 😭
@ukhtilucky91
@ukhtilucky91 4 ай бұрын
I feel sad for this sister. I pray Allah grants her ease and enable her to get justice
@user-fu3kl7hg1o
@user-fu3kl7hg1o 4 ай бұрын
Walaalo qalbiga uqabooji waa walalaha haduu xumeeyey dumarku waa masaakiin 😢😢😢😢
@imans3899
@imans3899 4 ай бұрын
Naag Somaliyeed aabo iyo walal iyo adeer Ito rag kale oo u hiiliya midna maleh
@Xalimo421
@Xalimo421 4 ай бұрын
Ayada maxaa ka dhigay midaan nafteeda jecleyn,Adoon ilaahey ineey thy uun ha aaminto kaliya ee waalid dhalay nin ka iibinayo iyo nin balaayo qabe ah la hoos fariisto ha daayan gabdhaha.
@Nuurabilan1234
@Nuurabilan1234 4 ай бұрын
Candhadan hadad iska eegto cabdhadaa kale yaa kaa egaya😅😅😅fadhiya fariidsnaa❤ilhay swt intaa ha cafiyo
@hakemaali5055
@hakemaali5055 4 ай бұрын
WADANKII, ayaa Ka Daran, Hablaha Yaryar EE Aan CIDINA KA BADHAN NINKA XUN EE XANUNSAN 😢Nahooy is ka BADHA Raga
@fatimamohamedaadan3364
@fatimamohamedaadan3364 4 ай бұрын
Momo aad ban kuu dhagey San jirey wan kaa mash quulay iam back Allaha ku xifdiyo
@ifrahiman3883
@ifrahiman3883 4 ай бұрын
Djibouti niin xanunka qaba lakiin kininka qadan jirey aya inan lo qariye imanti oo xanunki aya so ritey ka waran reerkasi inanta miyeyna ku dhagarobin😢.
@amalali6668
@amalali6668 4 ай бұрын
Hapo fathiya wn ku salamaya waa in la cawiyaa gabadha miskinta wxb ma hystao say u muqaty wadanki aay jogtana waa laga mustafuriyey waayo carabahan waa izka cunsiri hapo aan cawino gabarta sii aay udacweeyso ninka dadka intii awooda intii kalena howzo duceeyaan😢😢😢
@isirisse7637
@isirisse7637 4 ай бұрын
Sheeka daadu waa Allow Meel aan rabay roob ma iigu day, KZfaq ku wuu kuu kala kacaya, bisha. Oo dhan Mowduc Umada somaliyed oodhami Xiisaynayso, 👏👏👏👏
@aminayusuf517
@aminayusuf517 4 ай бұрын
Its so sad walahi, qoyan will never understand you and take you advice Fathia, they’re addicted to pain and suffering.
@a.s171
@a.s171 4 ай бұрын
Inanta ha la cawiyo hablaha somalida ha u kaceen waa miskiin yar o arbta ku kortay .wa dacad😭😭😭 wlhi wan ka naxay
@amalismail7772
@amalismail7772 4 ай бұрын
Haa wlhi wa miskiin waa in la caawiyo
@naimachannel1523
@naimachannel1523 4 ай бұрын
Haa wall hada farxiya basa kaso hadashay qof walbo wa inu ukacaa gabadhaan maskiinta wa ka nacay😢😢😢
@bashirabdikarim2621
@bashirabdikarim2621 4 ай бұрын
Khalad wayn baa jira markii sheekhu mehrin waayay baa la rabay in ay fahman ninkan in wax u qarsan yihiin hada waa in ninkan la xiraa oo la dacweeya
@niciimaxaaji2343
@niciimaxaaji2343 4 ай бұрын
wadankeena dhiig lagama baadho qofka lkn iyada wadankaa fican ee la baadhi iyado joogta ayay hadana ayna shakin marku sheeku diiday lkn waxwalba wa qoral😢
@khalifaliibrahim4890
@khalifaliibrahim4890 4 ай бұрын
You are a very brilliant and intelligent person, fathia. I am not sure if you have listened to the other side of the story. I wonder then how you came to conclusions that he is guilty beyond reasonable doubt. You fight for justice, which I love it but we must be rational and think critically. May Allah guide you.
@hodanjama2924
@hodanjama2924 4 ай бұрын
Waa runta abaayo Farxiyo duleysde fooqal dukeysde weeye ninkaas. Gabadha Allaha caafiyo ninkaas hala dacweeyo. Ninkan waa balaayo umada halaagayo laakiin gabadha halacaawiyo fadlan.
@adarshire1777
@adarshire1777 4 ай бұрын
Please help her….May Allah help you locate him and at the end put him off out of this world as soon as possible….amiin Ya Rabi
@sagalinahersichannel8395
@sagalinahersichannel8395 4 ай бұрын
Subxana Allah.gabdhaha somali is ilaaliya ,I hope ninkas in laxiro Waa nin halis galnaya gabdhaha.
@maryanabdiyusuf8686
@maryanabdiyusuf8686 4 ай бұрын
Fathia hbo wlhi ilahay ba noo kasoo direy wx bdn noo faaideysa waanoo hadasha ilahay ajar haka siiyo wxbdn ka baranaye😊
@Runtakudhimow
@Runtakudhimow 4 ай бұрын
See ugu hiilinaa inkaar qabaha baas ee dumerki dhameeyay ninkan halaga dabo tago
@sweetuntamedsoul4045
@sweetuntamedsoul4045 4 ай бұрын
Lots of RED Flags 😢😢😢😢💔💔💔💔💔 i was veryyyy sad since this weekend when I watch Our wll Deka story. 😭😢😢😢😢💔💔💔💔.SubhAnallah SubhAnallah. Always take health check before getting marry Women and Men.. May Allah Swt protect Ummah from bad people & things🙏🏻😢🙏🏼💔🙏🏻 SubhAnallah SubhAnallah Miskena 💔😢🙏🏻
@habibamursal3942
@habibamursal3942 4 ай бұрын
Wa xanuun runtii waa wax laga naxo yahuudba wax noo galeen
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 4 ай бұрын
Mansha Allah waa runtaa wllo illahay ha inoo sahlo waa inay isbaadhan raga iyo dumarkuba ❤❤❤
@ashwaq-nura1139
@ashwaq-nura1139 4 ай бұрын
SOOOOOO SORRY WLLO!! VERY TOUCHING STORY, SHE SEEMS. ERY INNOCENT LADY. AX AX AX!! IF WE WERE ALL HAD THE SAME HEART AS YOU FARHIYA, THEN NOTHING WOULD”VE FONE WRONG WITH IN OUR COMMUNITY!! 😢😢😢😢😢
@Username11249
@Username11249 4 ай бұрын
Ninkan sida aan ka warqabo hada UK buu degen yahay West London ma guursado dumarka daaroodka ah umarka reeraha kale ah buu raadsadaa laba uu Norway ku guursaday iyo sadex kenya 🇰🇪 ah baa daarood maaha atintaas xog ogaal baan u ahay
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 ай бұрын
Definitely his Family Knows 💔But They Covered Up for Him.
@ayanmahamed4706
@ayanmahamed4706 4 ай бұрын
Omg Farxiya😘 I was so upset aswell. I couldn't keep listening and have no idea who would make him famous.
@sucdimoha2157
@sucdimoha2157 4 ай бұрын
Xasbunallah wanicmal wakiiiiiiiil .... wallhi waaaa niyad jab iyo murugo weyn waxa gabadhas kudhacay ..laa xawla wala quwata illa billah alcalliyi al cadiim😔😔😔😔
@nashaadmohammud9567
@nashaadmohammud9567 4 ай бұрын
😢😢😢😢so sad wallhi Alle subxanawatacala gabartaa wllshey ah xaqeeda aduunka iyo aakhiraba ha ku siiyo
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 4 ай бұрын
Xayaati ha Ku dalin qoyan waxaa loga faideystey wa dahdey gurso gurku waba cadaab balayo ama gur ama gurso gudhahda maskin ilahey hakaqado gabadhas asneh Alle haso qabto Adina mahadsanid fatxiya abaayo ♥️❤️💌🤩😍
@user-br7hs8xs2e
@user-br7hs8xs2e 4 ай бұрын
Gabadhaas qoyan ma ahan miskiin ayay ahayd reerkeeda iyo Àbaheed baa hagraday miskiinta, odayaasha naagaha badan guursada waxay jecelyihiin ninkasta inuu dumarka duleysto oo khiyaano, Aabaheedna nocas bu ahaa islaantisi hore inta ka tahay buu reer cusub la dagay
@naimafarah8118
@naimafarah8118 4 ай бұрын
wallahi your tears made the story sadder than it already is. We appreciate you fathia ❤️
@khadrahassa321
@khadrahassa321 4 ай бұрын
Absolutely waa dhamaystay qisada miskin weeye dhigeda ayuu galay😢😢😢
@khadraahmed6097
@khadraahmed6097 4 ай бұрын
Masiibo ilahay ha ku Rido Aduunka Somali Aya Ugu Xun ,,😭😭😭
@zahrahabarwa3322
@zahrahabarwa3322 4 ай бұрын
ASC. Fathia masha allah waad nuureysaa. Gabadhaan ani waan kuwareerei arinkeeda 14 kahor cudur lafaafiyey meyxey xiligaan kashegee maxey islamarkiiba ugufaafiwrysey melkasta hadey gabdhahaa somaliyeed ey asxaan usameyneyso. Gabadhaan sheekadeeda mafahmin allaha ,caafiyo walasheen
@fatimaabdi7898
@fatimaabdi7898 4 ай бұрын
Illahay masiibo haku rido ninkaa gabadhaa maskiinta ahna illahay nolosheedaa la burburiyay dib haugu bilaabo 😢
@kubra8
@kubra8 4 ай бұрын
Waa qoyan number 1, waayo ayadoo wax baraty o waliba caafimaadka wax kataqaan hadana qof mujor ah, ayaa sidii inan yadh o rer miya ah kolba dhan lowad waday
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 4 ай бұрын
Illahay if iyo aakhiraba haku cadaabo isaga iyo ehelkiisa ee cudurkan ku ogaa. Jahannama illahay idinku shiil amiin.
@beautiful1423
@beautiful1423 4 ай бұрын
Somali men don’t want us to grow us women.we cannot be over the age of 15.hasbunallah wanimal wakeel.
@w410921
@w410921 4 ай бұрын
So sad, how evil this guy is, listening to the sister, it seems that other people knew about his intentions and were complicit in the crime.
@mustafabdikariim494
@mustafabdikariim494 4 ай бұрын
Xaramigaas umada haalaga qabto
@mustafabdikariim494
@mustafabdikariim494 4 ай бұрын
Xaramigaas umada haalaga qabto
@amalomar7434
@amalomar7434 4 ай бұрын
What made me sick to my stomach was when he told her that her dad already have more girls so if one dies it is ok. That is the state of his mind. He is not human. He has no remorse.
@fariyaosmanali9220
@fariyaosmanali9220 4 ай бұрын
Very true 😭😭😭
@abdirashidelmi8275
@abdirashidelmi8275 4 ай бұрын
Adeer fatxiya waad saxantay kaas inkaar allah kurido gabadha wuu dilay waan ka naxay walahi allah caafiyo allah waa awooda
@Ilwaadwarsa1111
@Ilwaadwarsa1111 4 ай бұрын
Ilahay aduun iyo aqiraba uma naxariisto kaas qabriga ilahay haku gubo 😢 bilaa mustaqbal bu noqday
@hamdinurmohamed7320
@hamdinurmohamed7320 4 ай бұрын
Wall maantan arkay aad baan uga naxay ilaahay ha caafiyo
@Milgomaariin
@Milgomaariin 4 ай бұрын
habo ninkn hala soo qabto sawirkisa hala faafio😢
@sahraosman4298
@sahraosman4298 4 ай бұрын
Wallaahi anigu xataa markaan daawanaayay sheekadan inuu ilaahay imisajeer waxtusay lkn iyadu kumay adkaysan Kiiwaray sanaayay wuxuukuyidhi maxaad uguursan wayday? Sumxaanallaah midkale ooxanuunku hayo si aad ilmo udhasho!!!!!!!!!!!! Waxay kutidhi imisa cudur ayaan iskudaraa cudurku wuu kaladuwan yahay ee because she knows xanuunka bismillaah
@fathiadjama
@fathiadjama 4 ай бұрын
Subhanalah, 😢😢 so many red flags. YA Allah, you are right. 😢 so sad.
@hodanahmed1380
@hodanahmed1380 4 ай бұрын
Subxanalaah baalayu kudhigay walahi
@abduahmed9380
@abduahmed9380 4 ай бұрын
GABADHAAAS. HA LA CAAWIYO
@barwaqofarah9650
@barwaqofarah9650 4 ай бұрын
Walahe pray for this’s sister 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SaraAli-ob9sy
@SaraAli-ob9sy 4 ай бұрын
Subahaan alaah heart broken story yaa alaah uu gargaar 💔
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 4 ай бұрын
Xasbunallaah wanicmal wakiill maskiin illaahow kaqawo umadan yaa rabbi😢😢😢😢😢😢😢😢
@Iman2359
@Iman2359 4 ай бұрын
Xasbiya Allah wa namcal wakiil Ilaahey hana badbadiyo subxana Alaah
@hafsomohamed1477
@hafsomohamed1477 4 ай бұрын
Habo i am sorry i cried so much with you، this is sad. Habo aan caawino inantan oo ninkaz ka cancel garayno sharciga. Sida aan u fahmay inantu galkaio xitaa waa tagtay garab bay weydee waxay raadinaso uma malaynayo in ninka ay rabto lkn intaa xaqeeda oo cidna ku cawin waysay bay raadinaysaa. Habo inantan shimbir baal go’an bay ka dhigtay qisada ku dhacday saan k darema oo waa lagu digtay xita family geeda
@user-ev4je2cc4m
@user-ev4je2cc4m 4 ай бұрын
Walhi farxiya waa fariid aniga ma seexn waan qaracmy
@AbdullahAli-yy9yy
@AbdullahAli-yy9yy 4 ай бұрын
Waa iqabaa bay leydahahay. Wa kha yin farxiyay arintaa melsar Ada cawadiyad ahey. Gabadh wa miskinad
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 4 ай бұрын
Fatxiya waxaad ka hadashay run gabadha wixii ku dhacay kama ay fiirsan hadii xataa ninkii fasax labo week kaligii aado iska baar inuu tu kale aado maadaa og waligii ha xanaaqo ninka aan wax isku ogeyn ma xanaaqo ku soco saad uga qiirootay ayaan uga qiiroonay laakiin gabadha iyadaa is dayacday idam ala dixri haka galo gudaha wasaqa ugly ga balaayo ha foolxumaato cidiisaa duulaan ku soo qaaday maqabo cudurka kuma ogin been badanaa Waa og yihiin wasaqa toogashuu istaahilaa fatxiya rudwaan ninkii wareysanayay wuxuu yiri waan deg degay inaa cudurka qabto inaa ku baaro waaye mataqaan sheekadaa wuxuu u yiri cida duleyste ayaa cadaadis uga yimid haday rabaan waxay dhahayaan waa ku dileynaa gabadha way ka cudur daaratay kadib waa ay ka yeeshay si aan kuu aamino ii yeel ayuu yiri anaa qarashka bixinaya dr ayaan leeyahay aan ku kal soonahay markii horeba waa wareysatay why hada isku bedeshay d I leysteyaal ayaa la soo hadlay miyaa war hooy dumarow isku hiiliya
@user-ev4je2cc4m
@user-ev4je2cc4m 4 ай бұрын
Wllo inanta caadi maha waxba kama noola ha caafiyo oo waliba farxiya caawi
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 4 ай бұрын
sax waayaab walllah intaa waxbay qarinayaan😢😢😢 sorry really❤❤❤❤❤❤
@adarshire1777
@adarshire1777 4 ай бұрын
You are right Fathia❤family don’t care about their girls 😢😢😢
@habibamursal3942
@habibamursal3942 4 ай бұрын
Walalka kuu nixi maa walahiban la rabin gabar waxay ku dhaafsanayan wax yar mida kale aniga gabadhan waxaan u fahmay in ay ahaud gabar aan experience waxay u egtahay qof aan waxbadan ogayn
@user-ew6vx4qy8r
@user-ew6vx4qy8r 4 ай бұрын
So sad😢😢😢😢
@beautiful1423
@beautiful1423 4 ай бұрын
Habo the products are not available in Nairobi kenya🇰🇪 .pls confirm
@Hasnktal
@Hasnktal 4 ай бұрын
They don’t take test hiv and hepatitis both can transfer sexuall or blood needles, if you want to marry pls make sure to take test otherwise you will regret
@hm-vs7kd
@hm-vs7kd 4 ай бұрын
Asalaamu caleykum walaalo anaga dumar ahaan waa in aan sameeynaa program la dhaho. ISKA BAAR INTAADAN GUURSAN. Adunkii waa xumaaday.
@queenruby8792
@queenruby8792 4 ай бұрын
Aad baan ula yaabay ninkii gabadha waraysanayey "mamo mise gabadh baan kuugu yeedha" suaasashu ma mid loo baahna bay ahayd? Besides what is her age got to do with her story? Mida kale hooyo maba aha gabadhu why calling her hooyo? Waa bilaa dhaqan dadka waraysiyada qaada hada
@farhiya77sharif5
@farhiya77sharif5 4 ай бұрын
WAA NIN AKHLAAQ LA HEEN..
@GuledAar
@GuledAar 4 ай бұрын
Qof weyn weeye ixtiraam ayuu hooyo u leeyahay e xumaan kama aha siday ila tahay, lkn adigu dadkii da'da necbaa e phobia ka qabay e ciyaalka iska dhigayaad tahay miyaa?😅
@user-br7hs8xs2e
@user-br7hs8xs2e 4 ай бұрын
​@@GuledAar Gabadhaas qof aad u weyn uma ekayn, sideedaba waa khalad qof aan waxba ku ahayn inad da'diisa ku adress garayao.
@GuledAar
@GuledAar 4 ай бұрын
@@user-br7hs8xs2e dhaqanka gaalada iyo feminism ka hanòola imaanina, goormay hooyo iyo habo in la is dhaho ceeb noqotay? Naaguhu waligoodba way da' necbaayeen lkn waxaan ku sheegayaa wuxuu odhanayo inuusan adiga kaala tashanaynin marka iska naso.
@user-br7hs8xs2e
@user-br7hs8xs2e 4 ай бұрын
@@GuledAar walal adiga diyaar ma u tahay in dad aadan aqoon Aabe ku dhahaan?
@casalasal6466
@casalasal6466 4 ай бұрын
ASC FATHIYAY QALBIGA ALLAHA INOO WADA QABOJIYO ALLA QARACAN IYO QALBIJAB WEYNAA ALLIW DUMARKA U HIILI CADOW BAA EHEL U AHE FATHIYAY NINKA MARKII ISA SOO BAADH LA YIDHI NIN KALE AYUU SOO BAADHAY NAGACAA NINKAA AYUU QAADIGII U KEENAY INUU KU QALDUU DOOBAYEY KOLKII PASAPORKIISII MAGACA KU QORAN KII WARQADA LA ISKU EEGAYNA WAXAA LA ARKAY INEY IS LAHAYN MAGACYADU KADIB BUU YIDHI WAAN SOO SIXI QOLADII DHAQTARKA AYUU KA DHIGAY INEY QALADKA SAMEEYEN OOAY MAGACIISA QALADEEN KOLKUU U TAGAYNA KU YIDHI HALA SAXO INTUU SHARCIGIISII TUSAY SIDAA BAA MAGACIISII LOOGU SOO QORAY WARQADII ISAGOON DIB LOO BAADHIN QIYAANADAA AYUU SAMEEYEY SIDAA AYUUNA MEHERKII KU DHACAY GABADHA INEY IYADA RAACDO AYAA FIICNEYD MARKUU IS BAADHAYEY ALLAHA U SAQIRO WAA CIIL IYO CALOOLXUMEE
@Naagnool124
@Naagnool124 4 ай бұрын
Naa hooy digtoonaada oo lugihiina nin aad iska soo hubsateen uun ukala fura naa hooy isku badnaada wallaahi qabiil inaadan lahayn oo midh kuu tarayn ee naftaada ka taxadar
@sumertime5410
@sumertime5410 4 ай бұрын
Wallahi waa run ilaahow nabadbaadi
@user-iu3qw5ff7b
@user-iu3qw5ff7b 4 ай бұрын
Dhagar ayu ka galay gabadha miiskinta ah ilahay haka cafiiyo
@shadiyaibrahim9105
@shadiyaibrahim9105 4 ай бұрын
Farhia wlhi we need thousand of you becoz i know most of somali girls they dont fucking care about what you talk about wa lay gursaday unba la weyn Maybe dadka sidado kala haday bataan isbadal ba dhici lahaa
@aasiyayuusuf5590
@aasiyayuusuf5590 4 ай бұрын
Gabadhaa wa in ninka losoqabtaa owaliba togasho lagu xukuma walahay xalay mansexan naxdinta gabadha
@amalabdi6617
@amalabdi6617 4 ай бұрын
Illahay ha u gar gaaro Inanta miskiinta ah Ax cakuyeey 😢😢😢😢😢
@aminayunis7545
@aminayunis7545 4 ай бұрын
Justice for this woman
@faizakarar9234
@faizakarar9234 4 ай бұрын
Allaaaa maxaaa qisadaan. U dhageestay. Ilintiii ika dhamaatay. Meeqa mar been usheegay. Bisinka
@user-nn1ky4jm6i
@user-nn1ky4jm6i 4 ай бұрын
Ala farxiyaay ku jecliyaa runtaan kugu jeclaaday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 128 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 108 МЛН
NINKII GABADHA NAIROBI JOOGTA AYKU EEDAYSAY INUU HIV U GUDBIYAY
15:02
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 165 М.
Xor Ma Tihid, Mar Hadaanad Tegi Karin😭
25:23
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 4,4 М.
ARINTI  XASAN IYO DEEQA XOG CUSUB OO ANKA HELAY GABAR DARIS LA AH
17:56
nafisa family chanel
Рет қаралды 17 М.
Gabadhii Oo Xanuunkii Cadaysay & Gabdho Kale Oo AIDS Loo Qariyey😭
33:53
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 18 М.
FILO PART 66
28:40
Abukar Mahdi
Рет қаралды 579 М.
Отомстила слепой сестре 👍
0:55
NKino
Рет қаралды 2,1 МЛН