No video

Axmed Deedat | Doodyahankii Islaamka.

  Рет қаралды 52,924

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Xigasho:
sahanka.net/20...
sahanka.net/20...
Muuqaalkeenani waxa uu lafa gurayaa halyeygii aqoon yahanka islaamka ahaa ee Axmed Deedat oo u soo halgamay diinta.

Пікірлер: 145
@abdiazizyusuf7714
@abdiazizyusuf7714 5 жыл бұрын
Sheekh axmed deedaat qabrigisa allah ha u waasiciyo allow jirkisa cadabkaga ka dhowr allow janoyinkagana ku arsaaq insha allah
@qamarcali974
@qamarcali974 5 жыл бұрын
Alle haku xifdiyo adigan barnaamijka noo keenay axmad diidaatna alle ha u. Dambi dhaafo fardowsana ha geeyo anagana alle hanala kulmiyo dhamaanteen dariiqa mustaqiimka alle hana mariyo yaa rabi yaa raxiim
@JACAYLKAABBEJK
@JACAYLKAABBEJK 5 жыл бұрын
MASHALLAH MASHALLAH geesigi Muslim ka ee aan la gaban jiirin diinta islamka ilahay naxariisti janatul fardawsa haka warabiyo Sheikh Ahmed Deedat
@ayaanahmed3205
@ayaanahmed3205 4 жыл бұрын
AAMIIN🤲ALLE HAW NAXARIISTO🤲
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 5 жыл бұрын
Ilahow kuu naxariiso aamiin yaa alaah
@madaromar9660
@madaromar9660 5 жыл бұрын
Alleh ha u naxariisto sheekh ahmed diidat waxa uu ahaa sheekhe lagu daydo sheekh qiimo wayn ku lahaa umada islamka oo aad loo jeclaa
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 жыл бұрын
Ahmed deetad wlhi waa nin aan xigmadhiisa io odhahydiisa jeclhy!! Keep.. Going brother Adam!!
@saladqu
@saladqu 5 жыл бұрын
Deedaat waa nin u adeegay diinta , waana afmaal. Waxaa icajabiyey weedha ah ( cadowga ugu xun islaamka waa muslimka jaahilka ah ee xanaaqiisa iyo xamaasadiisa ku sameenaaya falalka sumcad darada u soo jiidaaya islaamka , ummadaha kalena ay u maleeyaan inuu islaamka sidaa yahay ). Mahadsanid walaal
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 жыл бұрын
@@saladqu thank you brother sidoo kale noloshu ma illaapI doontO A. Deeedat❤
@saladqu
@saladqu 5 жыл бұрын
Deedaat waa nin diinta u adeegay , waana afmaal. Waxaa i cajabiyey weedha ah ( cadowga ugu xun islaamka waa muslimka jaahilka ah ee xanaaqiisa ama xamaasadiisa ku sameenaaya waxyaabo sumcad daro u keenaaya islaamka , ummadaha kalena ay sidaa u maleeyaan islaamka. Mahadsanid walaal
@cabdullaahiaanis6578
@cabdullaahiaanis6578 4 жыл бұрын
Sheikh Axmed Diidaat Soo Ma Ahan Sheekha Aan Hadli Jirin Ee Sabuurada Diinta Ku Faafin jirey Ilaahey ha u naxariisto
@mamchannel8059
@mamchannel8059 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@FOURSHARESTUDIO
@FOURSHARESTUDIO 5 жыл бұрын
mawduuc aan in badan sugayay ayaad maanta ka hadashay mahad balaadhan wllo aadan
@horjoogeshamati8932
@horjoogeshamati8932 5 жыл бұрын
Allaha U Naxariisto Waa Halyeey Qalbiyadeena Ku Weyn Hiil iyo Hoob U Gargaaray Dacwada Diinta Islaamka
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 5 жыл бұрын
Allah ha u naxaristo Jano fardousa ha Ka waraabiyo Ahmed diidat
@firstthing9853
@firstthing9853 5 жыл бұрын
allh akbaar sheikh axmed alle jantuul fardusa haa geeyo
@mohamedcabdalegym3601
@mohamedcabdalegym3601 5 жыл бұрын
Manchallah illahy how naxariizto waa caalim Islama ayu ahye
@mm-ee9vp
@mm-ee9vp 5 жыл бұрын
Masha Allaaaah
@muhiyadinmaxamed745
@muhiyadinmaxamed745 5 жыл бұрын
Ilahay ha u naxriisto geesigi musliminta ka baxay
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 5 жыл бұрын
Masha Allaah Allaahu Akbar
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Shiikh Ahmed diidaat waa macalinkiiH Dr Zaakid naik.......
@abdisamadbotan788
@abdisamadbotan788 5 жыл бұрын
Allow janada bos wanagsan kasiii yaarabi amiiin
@keyfqali4448
@keyfqali4448 5 жыл бұрын
xikmadaha inoso kordhi thnk u
@abdiwahabmohamud1639
@abdiwahabmohamud1639 5 жыл бұрын
thank you so much wllo waad noo,iftimise allah muraadkaga hakudhibyareyo iffka iyo aakhiraba
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 5 жыл бұрын
ALLAH SW HA U NAXRIISTO
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 5 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto 😭
@isaaqmxamed8866
@isaaqmxamed8866 5 жыл бұрын
Zxp noosoo gudbi sh mahamed shacrawi waad mahadsantahay
@suhaibfantasticboy9786
@suhaibfantasticboy9786 5 жыл бұрын
Muqaalkan wxan ka faaidnay halyeeygii usoo Halgamay diinta islaamka Axmed diidat Alle ha unaxariisto
@omermohamed749
@omermohamed749 5 жыл бұрын
Alla yarxam sheikh Ahmed deedat
@shakhsirunsheegeah8524
@shakhsirunsheegeah8524 5 жыл бұрын
IlaahaY Janada Ha Inagu Kulmiyo Dhamaanteen
@somalishow4574
@somalishow4574 5 жыл бұрын
Waaaw m. A geesigii islmka allaha u naxariiso
@jamasigad5791
@jamasigad5791 5 жыл бұрын
Sahanka xogaha wad mahadsan yhy sxb waxaa thy nin aan taager sanhy ❤
@abdoulkarimahmed3817
@abdoulkarimahmed3817 5 жыл бұрын
I love him 😍😍😍
@fardowsamaxamad5311
@fardowsamaxamad5311 5 жыл бұрын
Lion of stage libaaxa goobta janatul firdows Allah geeyo
@maxamedabdinaim9951
@maxamedabdinaim9951 5 жыл бұрын
Masha Allah. Dr zakir Naik xogtii insh allah; Allaah kubarakeeye
@gadafmedia230
@gadafmedia230 5 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay ustaad Aadan allah haku xafido
@siciitHuriye
@siciitHuriye 5 жыл бұрын
Wlhi barnamijyadadu waa kuwo wax badan anka faa,ido zhp adan jasak allh
@maryamodaahir8820
@maryamodaahir8820 5 жыл бұрын
Allaha unaxariisto wng ayan ka dhaxalnay
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 5 жыл бұрын
Masha allah walale mahad sanid sida wanagsan ee aad nalawadagtay shekh axmed xuseyn diidaad💚
@dadkaqayrkauguyeedhcade507
@dadkaqayrkauguyeedhcade507 5 жыл бұрын
Szb mahadsanid wllkay in ka badan toban Mar lkn mad soo galiso waxa lagu haysto Dr sakir naik mahadsanid
@FOURSHARESTUDIO
@FOURSHARESTUDIO 5 жыл бұрын
maasha Allah
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 5 жыл бұрын
Illahay ha unaxariisto
@mohaeilmi7449
@mohaeilmi7449 5 жыл бұрын
mashlh shikh ahmed dededat so badi barnamijyadisa sxb
@ilyezahmed2918
@ilyezahmed2918 5 жыл бұрын
Mhadsanid wll qeyr bdn allaha kaa siiyo ❤❤❤❤
@nimcociise3200
@nimcociise3200 5 жыл бұрын
Thanks wll qali no so wad
@maxkoinanuuraani34
@maxkoinanuuraani34 5 жыл бұрын
sahanka xogaha keep going pro
@hapoonjama2763
@hapoonjama2763 5 жыл бұрын
Mnsha allah jasakallah khyr sahanka nolosha
@muscabcadaani1944
@muscabcadaani1944 4 жыл бұрын
Masha allah ilaayahay janada ha geeyo
@yasminhassanmohamed5824
@yasminhassanmohamed5824 5 жыл бұрын
Ala ya raxma sh ahmed
@SameChakson-hu4ub
@SameChakson-hu4ub 8 ай бұрын
ilahay ha unaxaristo wa gesi nol inta hadalkisu jire
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 5 жыл бұрын
mahadsanid wll adam
@abwaanayaanlecuriye8106
@abwaanayaanlecuriye8106 5 жыл бұрын
*Caruur ma lay shiikh aadanoow*
@cabdiladiifcali1990
@cabdiladiifcali1990 5 жыл бұрын
MashaAllh Ale Janda Hageyo Mahdsniid wllo Aadaan iyo shanka Xogah Lakin midbaan idiinka cudsnya wllo Naabigena muxamed ScwScw barnmijka xiiga kaso diyarii wllo 🙏🙏
@sadaamsiciid4748
@sadaamsiciid4748 4 жыл бұрын
Mashallh a s c wankugu racsanhy wll
@affowlejo2659
@affowlejo2659 5 жыл бұрын
Mashallah allh, Allh yaa rahmaah
@somalishow4574
@somalishow4574 5 жыл бұрын
Aaad ayan ninkan u jeclahy m. a
@buraale134
@buraale134 4 жыл бұрын
Mashallah
@Abdighani_Alinor
@Abdighani_Alinor 5 жыл бұрын
Maasha ALLAH
@HAWADAFILMSVLOGS
@HAWADAFILMSVLOGS 5 жыл бұрын
Sahanka xogah intii tagersan subscribe halago qabta
@yoyo-tf7eh
@yoyo-tf7eh 5 жыл бұрын
@abdimahadahmad8986
@abdimahadahmad8986 5 жыл бұрын
jazaka allah wll
@injineerkaboy5290
@injineerkaboy5290 5 жыл бұрын
M.a walaal aadan wallaahi wax badan ayaan idiinka fahmay horay usocda
@osaameabdibaalashle5751
@osaameabdibaalashle5751 4 жыл бұрын
Alle Janatul Fardawsa ha Geeyo Sh Ahmed Deedaat
@MohamedHassan-yc6gk
@MohamedHassan-yc6gk 5 жыл бұрын
Mash Allah...
@abdihakiin6624
@abdihakiin6624 5 жыл бұрын
Alle janada hakawarabiyo Halyeeygii islaamka
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
ALLAAH ha unaxaristo janadisana ha geeyo jannada firdawsa ALLAAH hanagu kulmiyo
@MohamedAli-fb6ei
@MohamedAli-fb6ei 5 жыл бұрын
Man sha Allah
@yaaskacadde1587
@yaaskacadde1587 5 жыл бұрын
Thnks ustaad marwlabo sidaa wacan ad noga haqabtirtid taariqaha aqonyanahadaa 💯 Next waxa ka sugeynaa dr.zakir naik
@elmilanomohamadheks1684
@elmilanomohamadheks1684 4 жыл бұрын
If Somali get thousand of you we will be a good Muslims also our country .iam from kenya
@Kahiyemacqul
@Kahiyemacqul 4 жыл бұрын
Mahdsanid big bro runtii markan so dawado vedioyada Aad so galiso meshan cilmi ayan kahela macalinkayga horay usoco
@samiirjamac8902
@samiirjamac8902 5 жыл бұрын
Alle jana fardowsa haka warabiyo
@faysalabdul6625
@faysalabdul6625 5 жыл бұрын
Bro well done ninkan wa ninka aan ugu jclhy debaters wxd isku deydaaa in aad debate yada qaar aad translates Ku sameyso tnx bro
@Istahil1
@Istahil1 5 жыл бұрын
Alle ha u naxriisto janadana ha ka abaaliyo ❤🙏
@taanimediapro5689
@taanimediapro5689 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto shekh maxamed diidat
@mohamedabdulle8047
@mohamedabdulle8047 5 жыл бұрын
thanks bro waxad noogu xijisaa Dr: Zakir Naik
@alteso10
@alteso10 5 жыл бұрын
wow
@farhanyusuf8654
@farhanyusuf8654 5 жыл бұрын
M.a go on bro
@frenchfrench0114
@frenchfrench0114 5 жыл бұрын
Alaha haunaxaristoo sheekhaa alahu akbar
@adanadwaofficiall
@adanadwaofficiall 4 жыл бұрын
mansha allah allow qabriga uu wn saaci
@DalkaDalka-iq5km
@DalkaDalka-iq5km 5 жыл бұрын
m.a alllow xafid
@a.shakuursaed9125
@a.shakuursaed9125 5 жыл бұрын
Taariikhdii = wiiwaal soo baadh zxp
@francemedia5082
@francemedia5082 5 жыл бұрын
Mn sh allh
@somalishow4574
@somalishow4574 5 жыл бұрын
Sxp mcn Marna mcalinkyga Wxan kaa codsan lahaa in ad noo qabto Mar doodahii waa wynaa Ee uu galy Kuwa kamid ah ama qudbadooyinkiisa caaka ahaa qaarkamid ah
@fardowsaahmedmahamed2352
@fardowsaahmedmahamed2352 4 жыл бұрын
Shkrn wiilkaaga yar wxna mahada usugnaatay allaha Ku abuuray iyo hooyada kudhshay aabihi kusoobarbaariye allaan kaaga baryaa in cizo iyo wxd jceshy kusiiyo vidowgan wxuu Igu dhaliyaya wx aad ubalaaran allaha kuxafido walaaaal
@honabdulazizizmail
@honabdulazizizmail 5 жыл бұрын
Allah haw naxariisto
@user-mo9op1cz2e
@user-mo9op1cz2e 5 жыл бұрын
أحمد ديدات كان عالما الله يرحمك يا شيخ
@somali2530
@somali2530 5 жыл бұрын
Allé qabriga ha nuuriyo geesii muslinka ahaa qarnigii 20
@horseedreportagency5138
@horseedreportagency5138 5 жыл бұрын
Yarxamullah😍
@diamador2946
@diamador2946 5 жыл бұрын
AHMED DEEDAT WAA QOF XISHMAD MUDAN .. #RESPECT
@nasramohamed6338
@nasramohamed6338 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@elmilanomohamadheks1684
@elmilanomohamadheks1684 4 жыл бұрын
Thanks
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 5 жыл бұрын
Dr Zakir Nak noogu xigsii xaalad adag ayuu beryahan ku jiraane aynu u ducaynee ay garab istaagne
@horseedreportagency5138
@horseedreportagency5138 5 жыл бұрын
xaalad See ah sxp
@hallachannel2387
@hallachannel2387 5 жыл бұрын
ilaahay hakaa abaaliyo wll
@zicitadan6402
@zicitadan6402 5 жыл бұрын
King meeday maansooniyadii
@cabaasxuseen7659
@cabaasxuseen7659 5 жыл бұрын
Alle haunaxiisto
@salmaansalmaan5700
@salmaansalmaan5700 4 жыл бұрын
Mahadsanid will aadan
@luqmancarab4328
@luqmancarab4328 3 жыл бұрын
Masha allah
@drzakimohomad60
@drzakimohomad60 4 жыл бұрын
Waa gesiyaal islamku ubahnyhy guul Ale danbigaga hadhafo shekh adiga iyo dhamaan umada muslilimta oodhan
@drzakimohomad60
@drzakimohomad60 4 жыл бұрын
Ale ha unaxariisto ale janoyinkisa hakugu casuumo
@ahmedabdisamedomar1199
@ahmedabdisamedomar1199 5 жыл бұрын
He was our role model?
@hiboaxmed8440
@hiboaxmed8440 4 жыл бұрын
Rasuululaah scw walal
@abdishakurkeynan6926
@abdishakurkeynan6926 5 жыл бұрын
Thxz walal lakin plz raise ur voice
@kaletwiseman1
@kaletwiseman1 5 жыл бұрын
Thnkz bro
@kaletwiseman1
@kaletwiseman1 5 жыл бұрын
Kuwan dislike ta saray ma Christian baa Subxanalah Allah ha soo hanuuniyo dadka qaarkood Hore u soco wll wan ku tagerrsanhay sbbto bulshada wax fiican baad u wadaa.
@maftuxmohamed1132
@maftuxmohamed1132 5 жыл бұрын
no.1
Diraasaadka Soomaalida | Taariikhda boqortooyadii Ajuuraan.
21:26
Ahmed Deedat |  Nin himmo sare leh | Libaaxa Doodaha |
10:33
OGAANSHO
Рет қаралды 90 М.
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 19 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 188 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 40 МЛН
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 14 МЛН
"We Ask Allah" Tafsir of Last Two Verses of Surah al-Baqarah - Nouman Ali Khan - Gulf Tour 2015
2:07:32
Nouman Ali Khan - Official - Bayyinah
Рет қаралды 2,4 МЛН
Saddaam Xuseen | Geesigii Ciraaq.
15:43
Sahanka
Рет қаралды 131 М.
Dr. Musdafa Maxmuud | 30 Sano Ayuu Ilaahay raadinayay!
18:31
Sahanka
Рет қаралды 137 М.
100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .
16:05
Historic Debate between Jimmy Swaggart and Ahmed Deedat
3:25:51
Qaryat ul ilm
Рет қаралды 126 М.
Napoleon Bonaparte | Kalitaliskii Faransiiska.
19:41
Sahanka
Рет қаралды 83 М.
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 19 МЛН