No video

**Axmed Mooge ihn | Waayaha Aduunka |

  Рет қаралды 283,310

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

7 жыл бұрын

Subscribe if you want new videos in your subscription box/email
FACEBOOK - / caweyskadalmar
Google+ plus.google.co...
/ dalmar_d
/ dalmar
/ caweyskadalmar
Instagram / caweyskadalmar
TUMBLR / caweyskadalmar

Пікірлер: 191
@mahamudabdi7470
@mahamudabdi7470 8 ай бұрын
Dhamadka sanadka 2023 09.12.23 Sacadu tahay 00:00 hadad iga dambeysid inta sanadkan ka haray aad heestan so boqato like ha Ila dhafin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
WAAYAHA aduunyada KU wax qaadan mayside RUUX walaal ku moodaa HADII uu ku weheshado OOd wacadka diidaa WARANKAAD ku tuurtaa KUGU weecan doonee JACAYL kuma waraystee WAA igu waabariistee HALBOWLUHU ma wado dhiig WADNAHANA ma siiyee WEDKAYGII ha noqonine HADAAD adigu wacan tahay ANI wadhi i raacdeeeeeeeee SIDAAN waalanahay baa LAYGU wiirsadaaye WEGER IDHI ILA TALIYAAN WAAANADIISA diidoo ADIGAA i wiiqee WER WER laguma waaree NABSAAN kugu wareejee GAMCO wada jirkooday WAX ku goyn karaane MIDNA geed ma waabteen WAAXID keli ahaane WEEDHAA u fiirsoo ARIN aan wadaagnee WAAYAHAY aan kaa helo. ALLE haw naxariisto AHUN Ahmed mooge.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin, Mahadsanid sxb
@XamdaMawliidkibar
@XamdaMawliidkibar 5 ай бұрын
Ax kwrn qofka heestas uqalma in intaa fananku yidhi la yidhaah nabsaan ku wareejiyey walee😢
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
@@XamdaMawliidkibar 😭💔
@Alisacudi
@Alisacudi Ай бұрын
Amazing song 🎵 Hees iska jecelhy 26/6/2024 Berbera
@Chamoyare8
@Chamoyare8 6 ай бұрын
20.1.2024 who still here, gold Voice
@user-bz5un6hu9r
@user-bz5un6hu9r 6 ай бұрын
26/ 1 / 2024 😂❤
@hoodoismail2301
@hoodoismail2301 5 ай бұрын
Heestan waxan dhagasigeeda bilaabay 2020/12/ wakhtiga aan culays qalbiyan mid maskaxeed iyo mid jidheed intaba aan la dhaqaadi lahaa qofan dunida oo dhan iiahaa waayihu na kala kaxeeyay oo is jecel whli waxab isku qabin markay soo isa soo xasuusiyaay waayihii midab dhankiisu udamaqadaa allowo samir nasiis oo nolosha marlabada nagu kulansii farxadii aan kuwada qadano dunida maanta sidii oo kale dareemaya whli 2024/3/5😘
@ibrahimdhogor8516
@ibrahimdhogor8516 5 жыл бұрын
sidan waalanahaybaa laygu wiirsadaa weger ilataliyaa wanadiisa diidaa adigaa iwiiqee.yaa salaam raxmatulah legend a.mooge
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@saciidabdi355
@saciidabdi355 Жыл бұрын
Qaraami old is gold waxan kasoo Racay TikTok way isooo jidatay. Wayaha adunayada 🥺 Ku wax qadan mayside ❤ Ruux wall kumoda Hadiii uu ku weheshado Oo wacad ka diiida Warankaad ku turta Kugu weecan doono Malin jimco ah sacada 4:01 galabnimo. Tariikhda may 12/5/2023 xasuuus waan ku soo labana heeestan haduu wadku idaayo 🎻🎻🎻🎻
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 3 ай бұрын
Me too
@mussaahmed5548
@mussaahmed5548 3 жыл бұрын
Dad waaye wlhi reerku kadhashay axmed mooge Wagan USA soogalay Gabar nimco maxad mooge Uu dhalay oo adeer u yahay Ayaa xuduuda maxico iga qaaday ilaa takxsis Seey ii caWisay waligY Ilaawi maayo ala reerku Qalfi wacanaa xalka Dadkii cid iixigay Iga carArareen ilaaj
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 2 жыл бұрын
War ana hada ayaan donaya in mesha so galo oo Germany ba igu xumadey sxb ee halke ban kala so xidhidha sxb nin sideyda so jabey bad thy oo wayaha Aduunka wax uga baxsan yihine
@ahmedkamil6951
@ahmedkamil6951 2 жыл бұрын
Waa lagu yaqanaa nasab nimada ree mooge
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Ha ilaawin Abaalka gabdhaas kuu gashay Dadka inta badan waxii loo Qabtay way ilowaan Reer mooge waa dad sowdhawaynda gacan Qabashada lagu yaqaano
@myusuf951
@myusuf951 Жыл бұрын
Gob gob dhashay weeye reerka garxajis duntioda wacan
@LaylaAlimuse445
@LaylaAlimuse445 Жыл бұрын
Reer Mooge waa gob aan laa gaasiri karin inatay nololi jirto alle ha sharfo
@omarkahin8962
@omarkahin8962 Жыл бұрын
Ahn wxn kudhagsanayaa magalada adis ababa waa habeen sadex dii ramadan ani iyo zhpkey hamse hashim wxn nahay arday kawada master wadanka ethiopia allah hawnaxariisto axmad moge
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
aamin
@somaliman7561
@somaliman7561 2 жыл бұрын
09, 06 , 2022 habeen khamiis ah, Heestani runtii waxa ay taabanaysaa qalbiga macanaha laxanka, codka, iyo luuqda jidhka intuba aad ayay isu leeyihiin, FG magaalada hargeysa waxaa maayar ka ah cabdikariin axmed mooge waa wiilka uu dhalay hoobalkan codka macaani❤
@cabdiraxiinahmed7505
@cabdiraxiinahmed7505 3 жыл бұрын
2021 ayaan daaawanayaa hadaad iga danbeeyso zalaama
@FardowsoBaliil-cw7tp
@FardowsoBaliil-cw7tp 5 ай бұрын
Old is gold alle haw raxmado fanankeyni weynaa axmad mooge muxu waqtigu dad qaaliya naga waday😢❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Aamin
@IbrahimAbukar-nc3oe
@IbrahimAbukar-nc3oe 13 күн бұрын
Labaduba quluubtooda iyagoon culeys isku heyn oo siman keen iyo shacabka oo xor ah oo maankooda ayaahoda kaga tashto shisheye la'aantiisa kala ma maarantaan❤
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Aamiin, classic 🎵 and best in all the time listening march 27 2021 who else in nostalgic mood
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@KlausMikaelson320
@KlausMikaelson320 6 ай бұрын
2024 💔😢😖🫀🫂
@KlausMikaelson320
@KlausMikaelson320 6 ай бұрын
Allaha Unaxariisto ❤
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Жыл бұрын
Aun old is gold bay gaaladu dhahdaa axmad heesihiisa oo dhan waa qalbi taabad iyo dareemo isla socda allaha unaxariisto, galab jimce ah Baan dhagaysanayaa 19may 2023 4 :24
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@layladheman6534
@layladheman6534 2 жыл бұрын
My favourite song l listen 2022 time 9: 00 am waan idiin salaamay soomali meelkastood joogtan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Walaal salaan sare
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 4 жыл бұрын
Waa ereyadii AUN abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub. Iyo AUN codkii hobolkii waynaa Axmed Mooge Liibaan. Dhamaantood Allah uwada naxariisto ameen. Kuso qor abwaanka heesta leh iyo fananka iyo qofka laxanka leh @Cawayska Dalmar. Mahadsanid shaqadada aad bulshada u hayso.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 4 жыл бұрын
Adaa mudan! Halkaas kawadaa dhamatiin.
@ismailwadour9510
@ismailwadour9510 4 жыл бұрын
ragiina noo soo shegaya abwaankii iyo lixinkii iyo sanadkii kun jeer waad mahad san tihin
@kabanle1211
@kabanle1211 3 жыл бұрын
Markaad leedahay codkii Axmed Mooge, ma waxaad u jeedaa laxanka zxp. Heesta laxankeeda cida saartay ayaan rabay
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Ай бұрын
Axmed Mooge Liibaan the legendary.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 жыл бұрын
Waa erayadii abwaankii aan warqad iyo wax la mid ah aan adeegsan AUN Singub. Mahadsanid Caweyska Dalmar.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Garaad baryaha lagum maqlin. Mahadsanid walaal.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar walaal howlaha ayaa iska badan.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
@@nabadraadshe waa sidaas hawlaha iska badan khayr baan ku rajaynayaa
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar 👍
@Sinjibiil10
@Sinjibiil10 2 жыл бұрын
@@nabadraadshe Walal nabadraadshe khyr badan ban ku rajaynayaa
@makojama754
@makojama754 4 жыл бұрын
waayaha adiunyada ku wax qaaden mauside ruux walaal ku mooda hadii uu ku waheshado ood wacad ka diidaa warankaa ku tuurtaaa kugu weecan doonee jacaylku ma waraystee wuu igu waa barestee halbowluhu ma wado dhiig wadnaha ma siigee wadlayga ha noqoneee hadaad adigu wacantahay anay wadhu i raacdeee sida waalanahayba lagu wiyirsadaaye wager ila taliyaaa ......? adigaa i wiiiqeee walwal lagu waareee nabsaan kugu wareeje gamci wada jirkoogay wax ku go'yn karaane midna geef ma waabtee waxa kali ahaane weesha u fiirso arin aan wadaagne wayahay aan ka helo
@wizzayoup3385
@wizzayoup3385 4 жыл бұрын
mako dad hore ina tahay aya kan arkay tan kale hooyo aya isku magac tihiin l love wlhi from Belgium .....fanan kan ahmed moogee legend alah ya raxma
@user-Heersare
@user-Heersare 3 ай бұрын
Yaaa ilaa socodaa dhegeysigaa heesta sandka 2024 /5/5/bisha may hadi ad iga danbayso like sar😢
@gattuze453
@gattuze453 3 ай бұрын
15 may 2024 waxaan rabaa hadaan noolaado inaan taariikh ahaan u isticmaalo comment-gan
@CabdallaYare-tp9ue
@CabdallaYare-tp9ue Ай бұрын
30 Jun 2024 still😮❤
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 Жыл бұрын
2023 hadaad daawanaysid isku day inad heeska macnihiis afahantid. axmed mooge uduceee ka dibna somali in ilahay qabyaalada iyo xaasidnimada ka dhexsaaro ugu duucee. somalidii qarnigii 20 aad ayaa ahaa somali xaqiiiiqa . somaliland burco afgooye @mohamedou miidoh wan ku salaaamay landheeere anigana isoo ducee hadaan dhinto . mustaqbal wanagsan dhamaneenba.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@Amiirka_101
@Amiirka_101 Жыл бұрын
Cajiib Golden Voice Heeskan Wuu Isoo Jiitay Wxn Kaso Raacay Tiktok Wn Searching Gareeyay Waana La Dagay 17/6/2023 habeen Isniina Sacaduna Tahay 11:42❤ Allah haw Naxariisto Fanaanka Iyo Intii Muslimina Ee Naga Hooseysaba😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@sahaljaamac-db3ex
@sahaljaamac-db3ex 9 ай бұрын
Yuutubka aplicationkee lagala daga videoga isheeg bal videmate kii playstpre ka walaga saarey
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
One my fv singer ahmed mooge Alle haku naxriisto🥺🖐🏿
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@mahdibra8592
@mahdibra8592 4 жыл бұрын
Fanan weyn AHMED MOGUE LIBAN ALLAH YARHAMAK 😞😞😞😞😞
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@khalifmohamudibrahim
@khalifmohamudibrahim 4 жыл бұрын
12/maarso/2020 Ruux walaal ku moodaa Haddii uu ku weheshado Ood wacad ka diiddaa Warankaad ku tuurtaa Kugu weecan doonaa
@mohamudali9891
@mohamudali9891 3 жыл бұрын
I was listening 2020 march and 2021 July favourite song ❤
@M.HUSEN1
@M.HUSEN1 2 жыл бұрын
24/October /2021 7:09 PM habeen isniin ah ayan dawanaya Wakhtigu wuu isguraya hada iga dambyaso salaama🤚
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 Жыл бұрын
wlhi waa run wakhtigu waa isgurayaa aniguna waxaan dhageysanayaa 26/5/2023 wanan kusalmayaa wll
@user-ul9hl3tj3t
@user-ul9hl3tj3t 3 ай бұрын
1995 ilaa häda wan dhegaystaa XIKMAD COD MACAAN DEGANAAN Fan waa kii Hore ! ❤
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 2 ай бұрын
1/6/2024 june💔😭
@XaajiNinwaxbartay
@XaajiNinwaxbartay 7 ай бұрын
27/12/ 2023😮 habeen arbaci baxayso oo ay khamiisi soo galayso 😢 saacadu waxay tahy 10:51 habeenimo dowga sheikh ❤ Arin aan wadaagne waayahay an kaa helo😮 Ahmed mooge Alle yaraxm🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Aamin
@mohaimaniman2796
@mohaimaniman2796 2 жыл бұрын
Ilahay hakuu naxariisto janaadda alle hakaa waraabiyo waxaad ahyd halyey wayn oo usoo shaqeeyey dalkiisa naxariis waarta alle haku siiyo amin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@yonis-kin7966
@yonis-kin7966 3 ай бұрын
A.U.N
@mohamudali9891
@mohamudali9891 Жыл бұрын
my favourite song ever
@hanajama1812
@hanajama1812 14 күн бұрын
31/07/2024, saacadu tahy 11.48pm, London.
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 7 ай бұрын
Boqorkii fanka naxaristii jano allha ku siyo 😢🙏
@IbrahimAbukar-nc3oe
@IbrahimAbukar-nc3oe 13 күн бұрын
Allah ya raxma walaalkey ❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 13 күн бұрын
Aamin
@hamiidcigehassan2890
@hamiidcigehassan2890 Жыл бұрын
Ceesh calaa erayo Hadaad adigu wacantahay anaa war iraacee ❤❤11jun , 2023
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Xusuusta 21 October Waa Lama Ilaaaawaan Shacabka Soomaaliyoow Midooba
@abwaanfiiro1862
@abwaanfiiro1862 3 жыл бұрын
Erayo iga dheh iyo cod iyo music 12--2--2021
@allweather7847
@allweather7847 18 күн бұрын
29/07/2024 in Kampala 😢
@ilyaasmuuse5760
@ilyaasmuuse5760 7 ай бұрын
Bilowga-sannadka cusub 06/01/2024-ka Heestan aad ayay ii taanbanaysa arin ila soo gudboonaatay ayaan xal u la,ay walina cid ila talisa ma helin😢
@ImaanIlkoos
@ImaanIlkoos Ай бұрын
Zxb hada ma heshay
@alisacuudi983
@alisacuudi983 Жыл бұрын
My favourite song Gacmo wada jirkoday Wx ku goyn karanee Midna geed ma waabteen Wx keli ahaanee Weedha u fiirsooo Arinan wadaagniyo Wayahahay aan kaa helo
@nabadraadshe
@nabadraadshe 2 жыл бұрын
Waa erayadii AUN abwaan suugaantiisan tiriya warqad la’aan. Suugaantiisa wuxuu kaga hadlaa noocyada shimbiraha, sida ciyowga iyo fiinta , faalka , falagga , meerayaasha / cirjiirayaasha iyo xiddigeysiga,, sidoo kale turubka. Iyo shaxda, erayada waaweyn ee sarbeebta. Suugaantiisu waa badweyn oo aan xeeb laheyn ……..
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Asc baryahaa laguma maqal. Khayr baan ku rajaynayaa
@nabadraadshe
@nabadraadshe 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar waan kula joogaa walaal. Mahadsanid
@umalkhair6399
@umalkhair6399 2 жыл бұрын
17 march 2022 this situation I can’t imagine 🥺😞
@khathrauhmeth982
@khathrauhmeth982 4 жыл бұрын
Axmed mooge allh hwnaxariizto aapihi fanaka 😍
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
AAmiin
@AliHasan-cg2ss
@AliHasan-cg2ss 8 ай бұрын
5/12/2023 wadhamad ka sanad ka 2023 runti wa cajiib hestu
@guleedmaxamed9203
@guleedmaxamed9203 2 жыл бұрын
One of my favo songs 2022 7 17 ❤😎
@SharmakeAhmeto
@SharmakeAhmeto Ай бұрын
Waxay kamid tahay heesaha naadirka ah een jeclahay❤😢
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 6 ай бұрын
2024😢
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Fanaankaygii aun axmed mooge alla cod macaanaayaa allaw u naxariso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 3 ай бұрын
Ruuux walaal ku moodaa Hadii u ku weheshado Ood wacad ka diiida Warankaad ku tuurtaa Kugu weecan doonee
@yonis-kin7966
@yonis-kin7966 5 ай бұрын
Proper Murqan music...
@mulkiabdullahi8367
@mulkiabdullahi8367 6 ай бұрын
gacmo wada jirkode wax ku goan karane is tru 💔
@abdisamedhassan9315
@abdisamedhassan9315 16 күн бұрын
31 july 2024 😢
@mohamedadow2504
@mohamedadow2504 7 ай бұрын
Dhamadka 2023 ga.. 26/12/2023...sacaadu...0:47.... Habenimo talada sogalayso..... "Hadad adigu wacantahy aniga wadhida iracdeeee😢😢😢"" Yaa salam AUN Axmed mooge
@axmedcige5313
@axmedcige5313 5 ай бұрын
Habeen jimce ah 29/2/2024
@_wll____
@_wll____ 8 ай бұрын
Old is gold🥰
@zunduscadey2582
@zunduscadey2582 4 жыл бұрын
Ilaahayow kuu naxariiso😢
@FartaBaliil
@FartaBaliil Жыл бұрын
Allah yaraxma axmad moge liiban♥️
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 7 ай бұрын
6/1/2024 hees cajiib ah Sugaantaas yaa inoso celiya ❤
@xasancabdicusmaan
@xasancabdicusmaan 7 ай бұрын
MaantA oo AYy taHaYy 2024/1/13 maalin sabti AH saacadu waa 2:50 waxn JoogaA JigJigA HEeztan waxaYy ka MiD taHaYy HeezaHa Aan Aadka u JecLaHaYy Da,DaYdA iYo HEezaHaN izMa LaHaN HadaNa QaraamigA waa JecLaHaYy waxn ku XazuuztaA AaabaHaYy Oo Aad u JecLaA QaraamigA Aabo Cabdi MoogE ALLAHA u NaxariizteE 😢 MarkaztA waan soo BooQan Page kan inzHa ALLAH Hadii iLaaHaYy NaftA igU daay0 😊
@Hamzeali0075
@Hamzeali0075 Жыл бұрын
Xili Wxa Jirtay Aan Aad Ufikiri Jiray Misana Aan Aad Udhageysan Jiray Heestan 2021 ilaa 2022 Wxa Barbarkayga Fadhiyey Marki igu Oraysay Zhpky Ama Wllky Wakhtigas Aad Ayu ii Garn Tagna Run Ahnti @Mustafe Hashi Kalif Respect Full 🙏🥹
@madaaletravalagency4612
@madaaletravalagency4612 2 жыл бұрын
qaaraami old is gold
@abdikarimmahamed8132
@abdikarimmahamed8132 3 жыл бұрын
8/December/2020 Habeen xasuus mudan
@taajiryouzuphjama7769
@taajiryouzuphjama7769 Жыл бұрын
1:55 duhurnimo bishii 8/7/2023 ayaan sabtiya Xusuus aan ku soo noqon doono😢😢 Sidaan waalanahay baa la igu wiirsadaa😢😢
@taajiryouzuphjama7769
@taajiryouzuphjama7769 3 ай бұрын
20/4/2024 04:15😢
@ilyaasgeelle6054
@ilyaasgeelle6054 5 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso😢😢. Soo booqo channelkayga Ilyaas Geelle oo ah channel aan ugu tala galay inaan suugaantayda ku soo bandhigo kuwa ugu macaan oo soomaaliyaysan insha allah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Waan booqday channel kaaga waanan subscribe hore u soco
@ilyaasgeelle6054
@ilyaasgeelle6054 5 жыл бұрын
@@caweyskadalmar mahadsanid wll qli waynu wada shaqayn insha allah
@Mmmuuse
@Mmmuuse 4 жыл бұрын
Illaaahoow kuu naxariiiso😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@qoriowbanjiir4840
@qoriowbanjiir4840 6 ай бұрын
Warankaad ku tuurtaa ku gu wecendoonee ❤❤😢
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 2 жыл бұрын
Walwal laguma waare nabsi ba ku gu wareeje😥💔😥😳😥2022
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Wow great song💔😍
@togdheermedia7475
@togdheermedia7475 Жыл бұрын
Alle naxariistii jano haka waraabiyo kitaab kiisana midigta hawga dhiibo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@hibaaqhappy6779
@hibaaqhappy6779 4 жыл бұрын
😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@onlyme8321
@onlyme8321 3 жыл бұрын
.....dib u milicso........wayihi here....wayo wayo.
@wacdi1629
@wacdi1629 8 ай бұрын
21/11/2023 still viping
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Ereyada laxanka singub Codka axmed mooge Caadi maaha
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 5 ай бұрын
25/2/24 Hmooge ❤aun
@guleedmaxamed9203
@guleedmaxamed9203 2 жыл бұрын
Hal bawluhu ma wado dhiig wadnahana ma siiye wadkaygi hanoqo nine ax😥
@ayaanmahad5863
@ayaanmahad5863 6 ай бұрын
15 February 2024❤❤
@qaalisocdaal2616
@qaalisocdaal2616 2 жыл бұрын
15-4-2022 malin aan Jaceyl daremo
@Gloriouslyupright324
@Gloriouslyupright324 3 ай бұрын
May2024
@maqsudcali9255
@maqsudcali9255 2 жыл бұрын
😭😭😭
@caatoxirsi6970
@caatoxirsi6970 6 ай бұрын
Hadii uu ku weheshado oo wacad ka diidaa
@haweeyasnm1988
@haweeyasnm1988 2 жыл бұрын
Hadaad adigu wacantahay anay wadhi I raacdee 🥲🥲🥲
@cabdixakiinkayse6223
@cabdixakiinkayse6223 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@ismahaansaalax6898
@ismahaansaalax6898 4 жыл бұрын
masha alaah
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 4 жыл бұрын
❤❤❤ bezt song ❤💕
@maxamed6497
@maxamed6497 3 жыл бұрын
29/06/2021
@hanadali4858
@hanadali4858 7 ай бұрын
❤❤❤2023-12-23🎉
@yaHyepodcast
@yaHyepodcast 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@cabdiqaniqani7107
@cabdiqaniqani7107 3 жыл бұрын
Ale ha u naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@zamzammohamed8998
@zamzammohamed8998 8 ай бұрын
Allaha unaxariisto 😢😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@saedabdilahi2569
@saedabdilahi2569 7 ай бұрын
Waayha aduunyada
@user-zf6po1vl2n
@user-zf6po1vl2n 8 ай бұрын
𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐉𝐚𝐍𝐨 𝐅𝐚𝐫𝐝𝐚𝐰𝐳𝐚 𝐇𝐚 𝐊𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐚𝐚𝐛𝐢𝐘𝐨 🥺😭😥🤲
@farahmahamoud8307
@farahmahamoud8307 6 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@ibrahimdhogor8516
@ibrahimdhogor8516 5 жыл бұрын
arin aanwadaagno wayehee ankaahelo raxmatulah legan axmed mooge caadi maaha
@ahmedabdirisaaq7567
@ahmedabdirisaaq7567 4 ай бұрын
Erayadi sangub laxanki siciid xarawo
@yacquubmuse9828
@yacquubmuse9828 4 жыл бұрын
😭😭😭alow unaxariiso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@hibosaciid5600
@hibosaciid5600 3 жыл бұрын
2021/3/3 malin sabtiya ano ilmaynaya dhagaysanaya waliba 😭
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 2 жыл бұрын
Mxa ka ilmiisiyay wlly
@hibosaciid5600
@hibosaciid5600 2 жыл бұрын
@@daahiromarduurgal855 adunka hawl kama dhamato wll wxka oysiya ma wayeysid 😰
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 2 жыл бұрын
@@hibosaciid5600 waligey wax iga oysiyo man arag Balse dadka xanunadas qabo ad ban ujeclhy Inan lashekeysto wll👍👍
@hibosaciid5600
@hibosaciid5600 2 жыл бұрын
@@daahiromarduurgal855 allah kuma tuso wll wxkaa ilmaysiya
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 2 жыл бұрын
@@hibosaciid5600 amin wll balse wa cashir wax waliba ad somarta did logama shaleyo mrka ma ishekeysidne
@badmaceywaye233
@badmaceywaye233 2 жыл бұрын
9/12/2021
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@baladomar7798
@baladomar7798 3 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@hamdaahmed3537
@hamdaahmed3537 3 жыл бұрын
26/7/2021
@asmamohamud2046
@asmamohamud2046 2 жыл бұрын
2021/11/17
Ahmed Mooge iyo heestii Yaa Nuuralcayn
5:32
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 1 МЛН
GAASIRA. LEGEND AXMED MOOGE LIIBAAN . AUN
8:03
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 1 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 43 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 48 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 9 МЛН
Waayaha
4:47
Abdinuur Jazz - Topic
Рет қаралды 41 М.
Hees: Uur Hooyo|| Tubeec|| Balwo Lyrics
6:44
Balwo Lyrics
Рет қаралды 565 М.
Saranseer
9:40
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 3,3 М.
Amina Cabdillah Ahun, Sahra Axme Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
12:56
AXMAD MOOGE DHALINYARO WITH LYRICS KABAN ORIGINAL
10:54
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 127 М.
Waayaha Aduunyada Iyo Axmed Mooge Liibaan  with Lyrics
6:36
Arag Channel
Рет қаралды 13 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 6 МЛН
Mohamed Mooge liibaan:  Saxarla a fududaan
8:02
somalworld
Рет қаралды 2,1 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН