AYAAN WADANI | NASAB | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 767,456

Waqal WStudío

Waqal WStudío

2 жыл бұрын

Ayaan Wadani
Heesta; Nasab
Ereyada; Asadnaa Suudi
Laxanka; Ahmed Goobe
Music; Ahmed Weli Furinle
Special Thanks
1- Abwn: Cumar Baarqab
2- Abwn: Ahmed Nuur Abba
3- Khadar keeyoow
Suldaan Seeraar, Xariir Axmed, Najma Nashaad, Ugbaad Aragsan, Kiin Jaamac, Abdikarim Ali Shaah, Waqal Studio 2022, Heeso Cusub 2022

Пікірлер: 237
@SamiirDaacadofficial
@SamiirDaacadofficial 2 ай бұрын
ayaan wadani waa Fanan iyo bar wlhi waxay ka mid tahay gabdhaha hada dhageesto an saaid u tageero noloow apayo mcn🙏🙏✍️
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 2 жыл бұрын
Wow ayaan wadani fananintii hore ayan so xasuusta codkeeda Top waye Inta hestan comin soonkeda la socotay 👏
@AsadnaaSuudi
@AsadnaaSuudi 2 жыл бұрын
Nalka shidani waa adigoo Nuxurkaan ku wada siiyay Nabdigayga kali yeeloo Ku nagoow ku nagoow haa Ku nagoow quluubtoo Naxli sheega hay raacin.
@saidabdullahi5682
@saidabdullahi5682 2 жыл бұрын
Abwaan Salama Miro Aan Caadi Ahayn 🙏❣️
@AsadnaaSuudi
@AsadnaaSuudi 2 жыл бұрын
@@saidabdullahi5682 Shurgan ustaad
@cabdicumarmaxamed2381
@cabdicumarmaxamed2381 2 жыл бұрын
Ayaan waxaanillahaa kaga barinayaa cimri dheer iyocafimaad 1ooo jeer ayaan ki salamay
@sabrinaafrica8082
@sabrinaafrica8082 2 жыл бұрын
Masha Allah fananad dagan ayaan wan ku taageera from hargeisa caday
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 2 жыл бұрын
Maansha allh waaa axyaa hees boqoradaan dunida ugu jeclahay ayaa nimco magaceeda la dhahaa heestuna N ayyay ka bilaami ooku dhamaanaysaa markaa sidaas ayaan udhagaystaa aduunkaan kuugu jecel ahay nolol ta usaraysa boqoradayda nimco A) Qofka kaliya ee qalbigayga booska kuleh kuna lahaa ilaayo wakhtigaanu is baranay xataa inyar kamaan xiisin nalka shidan adiga weeye Hadaan waayo nuurkaaga Nabar baan dareemaa Inta boqoradaha ay jecel yihiin nimco ladhaho isoo raaca like
@mukhtarabdiismail5663
@mukhtarabdiismail5663 2 жыл бұрын
Heesahan dambe ma dhagaysto badanaa balse Ayaan Waddani waan dhagaystaa sababtoo ah waa gabadh Asturan oo fankii xalaasha ahaa raadkiisii haysa. Big respect 🥰🤚
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 2 жыл бұрын
Ayaan wadani cod bey haysaa wale heestuna caadi maha 💯😱❤war wixii iga danbeyya wan salamayaa sanad wcna wan leeyey 14 December 021
@maxamedcabdiwahaab476
@maxamedcabdiwahaab476 4 ай бұрын
Huno 2bo sano kadib Iga waran xalkaga , hada gabadh ahayd ma gursatey hada haysatey ma furtey😂 waxan ku rajeynayaa farxad iyo jawi wacan inad ku noshahay huno❤❤
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
Waqal studio layaab layaab 🔥 🙌 Ayan wadani another level
@khadriinamohamedibrahim4729
@khadriinamohamedibrahim4729 2 жыл бұрын
Nasabow qof naxaris leh oo nolosha iidara ayan kugu nusbeyaye calafkiyo nasibkena gaclow hanafeynin ♥️🥰 Xbbkeyga 🌏💋
@Facadambe134
@Facadambe134 2 жыл бұрын
ayan wadani another level 🎵🙋‍♂️🔥
@bilowhada9931
@bilowhada9931 2 жыл бұрын
P ki yyy
@mohussein9199
@mohussein9199 2 жыл бұрын
My favorite singer ayaan wadani 🤴🏽🎶🎤
@miinaay2971
@miinaay2971 2 жыл бұрын
Nalka shidan waa adigoo 😍♥️
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 2 жыл бұрын
Gabadha wacesle wa another level🔥❤️👏🏻 suuq bacaad kasoo salamooyaa quruxey❤️😂👏🏻
@yasminibrahim7524
@yasminibrahim7524 2 жыл бұрын
Waaw here's iyo badh ayaan wadani quruxdii oo qof 💕👍👍👍👍
@IbrahimjamaAwmohamed
@IbrahimjamaAwmohamed 2 ай бұрын
Nasabey qof naxariis leh oo nolosha ii daadha ayaan kugu nasbeeyaa calafkiyo nasiibkeena gacaloy ha naafeynin Nidarkiyo jcylkeena in la naaxsho mooyaane ha nusqaamin waligaaba anigoo naxaankaa ah nacabkaaga ha i moodin Hadaan nuurkaaga nabarbaan dareema farxadiyo nashaadkaaga niyadaa ku jamatee neecowda iyo laydha aan nabad ku laafyoono❤❤❤❤
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Bal xaasid nimada intaas le eg daya Anoo ugusoo horeeyay hadana inaad idhaaftaan ma dawbaa bal sawirkayga kudul dhufo oo meesha cas halmar dhac kusii wll 👏🙏❤️
@mahadiadawe
@mahadiadawe 2 жыл бұрын
Wooof Caleeeek hadan Waayo Nuurkaaga Nabar Baan Dareemaayee
@knannasir8539
@knannasir8539 2 ай бұрын
Cawa aya dawanayo heestan 26/5/24❤
@mahamedhure2952
@mahamedhure2952 Жыл бұрын
Ayaan wadani hees shidan oo cod macaan keep going sister
@abdulkadir532
@abdulkadir532 2 жыл бұрын
Xiddigtii muqdisho Ayaan waddani axyaa sowd💞
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
CWS SCW SCW SCW SCW SCW THEN KEEP GOING INSHALLAAH TACAALA. MARWO AYAAN WADANI🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Amazing song the best song good job waqalka another level furinle meldy diyaar saan 💯💥 horwaar wacan singers big ayaan waadni
@ashahaji7968
@ashahaji7968 2 жыл бұрын
Waaaw masha allah wa hees iyo badh codka allaha ku barakeyo
@geenyomohamed14
@geenyomohamed14 2 жыл бұрын
Waqal heestan waa lasodaahday wax badn ayan sugayy ayan wdni tagero number one sister keep going👸❤
@faadumoaadam8035
@faadumoaadam8035 2 жыл бұрын
0
@sharmarkejama4086
@sharmarkejama4086 2 жыл бұрын
Ayaan wadani great song you best one keep going sister☝️💙💜👏👏👏
@hersifarah5391
@hersifarah5391 2 жыл бұрын
This song is from sis AYAAN the song kill stress right away. It is love song for those people who understand love.i.love it. Keep going my blood SISTER.
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 5 ай бұрын
Ayaan wadani caadi ma aha codkeeda ❤❤
@tazlimgobaad7027
@tazlimgobaad7027 2 жыл бұрын
Macha allha hees aan wada sugayanay wayan ❤💯
@aweysshukane2882
@aweysshukane2882 2 жыл бұрын
Ayaan wa fannaanad Asturan Abaayooy sidan iyo si ka sii fiican Isa sii astur. Love your voice sister
@indhacel3398
@indhacel3398 2 жыл бұрын
Waaw lagend #ayaanwadni🎤🗣🩸💚🤩 hadaan wayo nurkaga ⛓ nabar baan daremaa ⛓
@faisalelmi1306
@faisalelmi1306 2 жыл бұрын
Wow heestii sanadka weeye. Asadnaa Suudi baryahaan waa kacsan yahay.
@ifkamedia
@ifkamedia 2 жыл бұрын
woow cod cajiib ah iyo music waali ah muuqaal qurux badan thanks waqal studio
@user-kb5rd7nu1v
@user-kb5rd7nu1v 6 ай бұрын
Ayaan wadani guuleeyso marwalbo ❤❤cod mcn
@qaali06
@qaali06 2 жыл бұрын
Nalka shidan waa adiga. My favorite artist Ayaan qurux badan.
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 жыл бұрын
Welcome back ayan wadani Keep going waqal studio
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 жыл бұрын
Woow nice song keep going ayan Wadani ❤ waqal wstudio ❤🙏❤
@nimcoabdi2859
@nimcoabdi2859 2 жыл бұрын
Kabax Ayaana wadani iyo Abawaan Asdanaa suudi 👍👍💯👍
@ayaanlewajiofficial1662
@ayaanlewajiofficial1662 3 ай бұрын
inantan waan ka helayba ayaan wadani anaa dhalay
@zaynabriiraash6742
@zaynabriiraash6742 Ай бұрын
Anaa Kala xigin dadkayga 👨‍👩‍👧 ❤ 👍
@mmmkk2344
@mmmkk2344 2 жыл бұрын
Maasha allaah allaah ku Bara keyo Wlshy mcn ayaan wadani cod miyaa mase waa fanaanada antaagero waaye maasha allaah ❤️❤️❤️❤️❤️♥️🙏💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@khaalidqays5423
@khaalidqays5423 2 жыл бұрын
Axsan cod ayan wadani🔥🥰
@mohamudadam8152
@mohamudadam8152 Жыл бұрын
Mi favorite singer Ayan Wadani keep up♥️
@sweetally5829
@sweetally5829 2 жыл бұрын
Beautiful Ayan wadani🥰
@mumtzyar8620
@mumtzyar8620 2 жыл бұрын
WaD TaLaapzaTyy wLee WaQaLkaH🔥🔮
@saadbedri6425
@saadbedri6425 2 жыл бұрын
Ayaan wadaniYeY waqal wad kso daahdaY❣
@user-cm9ku1yw5t
@user-cm9ku1yw5t Жыл бұрын
Asadnaa Suudi sxb heestan dareen gaar ah ayaad ku aliftay , axsan hees wwye❤❤❤
@hamdihiis7503
@hamdihiis7503 2 жыл бұрын
Weeeweee axsan cod boqorada codka Ayaan wadani hees iyo badh maxan sugayay heestan boqorada my ina adeer ii nolow noloshu kuma ceesho 🥰💕💞💓💗❤💯💯❤💕❣💞💓👍👌💞💓💗💕
@sowturahma2693
@sowturahma2693 2 жыл бұрын
Nasab nasab dhalaa tahay Ayaan wadani ina adeer 🥰🥰🩸
@HodanBadbaadoChannel
@HodanBadbaadoChannel 2 жыл бұрын
Waaw Libaxd guulayso xabti
@cabdirsaaqmuuse45
@cabdirsaaqmuuse45 2 жыл бұрын
Nasaba qof naxariisle wax ka baro maclimadan
@abdullahhaji1074
@abdullahhaji1074 2 жыл бұрын
Ayaan wadani❤🙏
@ahmadabdi9326
@ahmadabdi9326 2 жыл бұрын
Ceesh calaa cod😘masha allah beey carabtu dhahdaa
@umuraage8617
@umuraage8617 2 жыл бұрын
Ayy my ina adeer maanta heeskaagan wey isoo qabatay and salaan sare.
@bislesahardiid2205
@bislesahardiid2205 Жыл бұрын
Eezh calaa heez
@autocarddesign2733
@autocarddesign2733 2 жыл бұрын
Amazing Voice Ayaan Wadani 🇸🇴
@yahyadiamond7785
@yahyadiamond7785 2 жыл бұрын
Masha Allah Special words from Ayan Wadani..the language is LOVE💕💕💕❤so Amazing ....Qoftan wan jeclahy
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
DUMAASHI HORE U SOCO .MRS.AYAAN.WADANI 🇲🇵
@user-sz8sb2dw9t
@user-sz8sb2dw9t 7 ай бұрын
Hesahada midan aya ugujeclahay❤❤❤❤❤❤❤
@wllahmed2199
@wllahmed2199 2 жыл бұрын
yaaH qof naxarizleH🥰💯❤️
@ahmeddiriye7580
@ahmeddiriye7580 2 жыл бұрын
Weeey ayaan wadani caadi maaha keep going sis ❤️
@mahadmohamed8097
@mahadmohamed8097 2 жыл бұрын
Mansha allah ayan wadani wan kutagera horaye usoco inshaa allah
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 2 жыл бұрын
Best Ayaan wadank heesta gacanta hargeisa ayaa dhistey
@queennasriina3259
@queennasriina3259 2 жыл бұрын
Ina ayo pest voice sis ❤💋❤m.a keep going 👏 xapipatii
@khadrajimale6201
@khadrajimale6201 2 жыл бұрын
Wow nice voice caadi mahan mansha allah
@zultanqaadiro6784
@zultanqaadiro6784 2 жыл бұрын
Woow🥰tani hees way dhaaftay
@amranibrahim5446
@amranibrahim5446 2 жыл бұрын
my favorite fananad ayan wadani ❤️❤️❤️❤️🙏❤️
@hamzebarre961
@hamzebarre961 2 жыл бұрын
Hees iyo badh weeyi 💯😍
@indhauroonofficial9009
@indhauroonofficial9009 2 жыл бұрын
Meeqo ayey waiting ✋ aheed heeestaan
@nooleaqlan218
@nooleaqlan218 2 жыл бұрын
Wwww cod iyo qurux waaa heysaa😍😍😍
@fadumoali1483
@fadumoali1483 2 жыл бұрын
Masha allaah Ayaan cpdkada
@choukridabar9149
@choukridabar9149 2 жыл бұрын
Masha allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Nice song 👑👑👏👏👏
@dekhamud9918
@dekhamud9918 2 жыл бұрын
inanta hala soo dhaweyo sahra Ahmed ayay tagertaye
@marizaadawe8006
@marizaadawe8006 2 жыл бұрын
Nasabow qof naxariis leh o💕
@anisomaxamedahmed7951
@anisomaxamedahmed7951 Жыл бұрын
Nasane got nxariis leh
@cnaasirkooraar8104
@cnaasirkooraar8104 2 жыл бұрын
Jecelkaygii hore ahaa oh oh
@jannokhadargaani7186
@jannokhadargaani7186 2 жыл бұрын
Hibadi oo qof ah iyo chanelki qurxiyaha hiboolayda❤️ keeep going wll🥰
@ridwahaji7588
@ridwahaji7588 2 жыл бұрын
The best song 2021❤️
@Yaya-bi5xj
@Yaya-bi5xj 2 жыл бұрын
Heestaan mxaa sugaaye❤️❤️
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 2 жыл бұрын
San usugayey wan dalay hestan ma xiligan laso dayeyba😂🔥😓
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
WOW THE ONE AND ONLY LAGEND AyaaN wadaNi❤ Voice=💯 Music Furinle=💯 Lyrics=90% Melody=80% Vedio=95% Edinting khadar waqal=💯 Model =75%
@hodanhaybe4992
@hodanhaybe4992 2 жыл бұрын
😜
@faatimaahmed1175
@faatimaahmed1175 2 жыл бұрын
0
@xasanmohamud3288
@xasanmohamud3288 2 жыл бұрын
Hy
@leilabeauty7734
@leilabeauty7734 2 жыл бұрын
.
@user-id9bp1ex8h
@user-id9bp1ex8h 7 ай бұрын
Ayan wadani wan jeclahy hesa heda waliba tan
@Araga.dunida2023
@Araga.dunida2023 2 жыл бұрын
Fadlan isoo raac mudane and marwo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@alijalham1008
@alijalham1008 2 жыл бұрын
Hore usoo galiya heesta waan wada sugaynaaa
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Ayaan wadani cod keeda aya wax la siisto ayaan jirin runtii
@asadholland1617
@asadholland1617 2 жыл бұрын
Axsan erayo mcn❤️☑️💯
@nashabeauty2635
@nashabeauty2635 2 жыл бұрын
Wooow Ax,yaaa cod iyo laxan
@hindinoormuse5966
@hindinoormuse5966 2 жыл бұрын
Anigoo naxaankaa ah nacabkaada hey moodin
@abdulshakurmohammed9528
@abdulshakurmohammed9528 2 жыл бұрын
Very nice song an other level
@Ayub_252
@Ayub_252 2 жыл бұрын
Fav singer Ayaantena🧕❤🥀✌
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 2 жыл бұрын
Another level ayaan wadanin
@nimco_saciid
@nimco_saciid 2 жыл бұрын
waaaw saa usugaaye heestaan❤💋💋💋
@user-jj6ur1du8l
@user-jj6ur1du8l 2 жыл бұрын
Afkaaga caano iyo malab lagu qabay ayaan wadani thanks
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 2 жыл бұрын
Waxaan kaa cod ah ayaan wadani 😘😘
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
I LAKED YOU FO EVER AND EVER ALL MAY LIFE .BY.M .JANAN COPENHAGEN 🇩🇰🇲🇵
@Zaara.genyo.
@Zaara.genyo. 2 жыл бұрын
Wooooow❤👑 asadnaa
@cabdinasirahmed5173
@cabdinasirahmed5173 2 жыл бұрын
Ayaan wadani Noolow walaal waxaasaa heesa yaasalaam ilove
@khankjawil7500
@khankjawil7500 2 жыл бұрын
Espresso Coffee.. Hobaladan taageero weyn baan u ahay...
@freakyslime1279
@freakyslime1279 2 жыл бұрын
Ayaan wadani fanaanad qaalia oo cod macaan
@cabdirashiid8860
@cabdirashiid8860 Жыл бұрын
Cadi maaha ayaan wadaani nice voice
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
GABAR SOOMAALEEY .HORE U SOCO.✍✌👍WALAASHAY.AYAAN WADANI.🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵
AYAAN WADANI | NASTA WAYDIN DAASHEENE [Official video] 2023
3:41
Waqal WStudío
Рет қаралды 556 М.
Ayaan Wadani 2023 | Soo Roore ii kaalay | Official Music Video
4:32
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 45 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 25 МЛН
AYAAN WADANI BEST MASHUP
7:02
AYAAN WADANI
Рет қаралды 1,8 МЛН
AYAAN WADANI | MAAN QABOOJIYA TAHAY | OFFICIALL MUSIC 2023
7:16
Mudey Studio
Рет қаралды 68 М.
YURUB GEENYO ALLOW NIN RAGEED IKAABA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:18
Yurub Geenyo Official
Рет қаралды 398 М.
ROODA KAYF | BAL EEG | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Rooda Kayf
Рет қаралды 171 М.
AYAAN WADANI MASHUP  PART-3 OFFICIAL VIDEO 2022
7:15
AYAAN WADANI
Рет қаралды 1 МЛН
AYAAN WADANI | DHAME CAASHAQEYGOW | OFFICIAL VIDEO 2023
5:39
AYAAN WADANI
Рет қаралды 1,1 МЛН
ROODA KEYF - UDUG - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
2:41
Rooda Kayf
Рет қаралды 3,5 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,7 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 639 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 32 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 268 М.