ROODA KEYF - UDUG - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 3,554,659

Rooda Kayf

Rooda Kayf

7 ай бұрын

ERAYADA : Maxamed Shilke
Laxanka :Cabaas Hiraad
Music : Dj adam
directed Ciiltire production

Пікірлер: 719
@RoodaKayf-pq4oc
@RoodaKayf-pq4oc 7 ай бұрын
Dhamantiin adba u mahadsantihin I love you all ❤❤
@mandeqbishar9909
@mandeqbishar9909 7 ай бұрын
I love u too abayo
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
Rooda kef Boqorada codka keep going nolow Wal. Edebtiyo xishodkan iin lahayn ashaxaaga gobanimo ku abtirsada😢waxan uga ardaa dhigay uur ku jecel 😢 Naxariista eeg mada lagu abshiro 😮 erayada sidan ogay iianfacay ubuc diyo dhayey wadnihi oomanaa
@amaalaragsan20
@amaalaragsan20 7 ай бұрын
Roda razzhiid mohamuud I keen shaadh io surwaalka hadhow wll😂😂
@osobsaed1796
@osobsaed1796 7 ай бұрын
Laysma caasiye waa gabadha sanaag❤
@GENERATIONVOCALS
@GENERATIONVOCALS 7 ай бұрын
Anagana we love you bebe😍😍
@fathiHukun-qn7uv
@fathiHukun-qn7uv 7 ай бұрын
Ma rabtaa inuu alle ku jeclaado xafid salaadaha sunnada ah.❤❤
@yasmincabdi-zp8kt
@yasmincabdi-zp8kt Ай бұрын
🎉
@bilanbilan7300
@bilanbilan7300 7 ай бұрын
Kiim jaaMac iyo dumarkii qurbaha nasTa baa lagu yidhi ax yaa duriya ❤😂
@LovelyBadminton-bu5xz
@LovelyBadminton-bu5xz 7 ай бұрын
Haa wllhi❤
@user-vk7gm5tu8g
@user-vk7gm5tu8g Ай бұрын
Waxasoo dhan fartun birimada waynata kadarn😂😂😂😊
@ruqiyomaxamuudcismaan3383
@ruqiyomaxamuudcismaan3383 7 ай бұрын
Heestan only nin caraf badan baa iska leh uduga ❤Voice 🤍😍
@csaaqsaleban9357
@csaaqsaleban9357 3 ай бұрын
Raganimada shiirbaa kamida😂😂😊
@ruqiyomaxamuudcismaan3383
@ruqiyomaxamuudcismaan3383 3 ай бұрын
@@csaaqsaleban9357 istaqfurullh 😂
@ilhanxarago9449
@ilhanxarago9449 3 ай бұрын
Aad iyo Aad xbbti🤍👸
@sharmakesaleban9171
@sharmakesaleban9171 Ай бұрын
Ma shiir baad nagu ogayd sister 😂😂
@sharmakesaleban9171
@sharmakesaleban9171 Ай бұрын
Ma shiir baad nagu ogayd sister 😂😂
@MaxamedJama-uu8qz
@MaxamedJama-uu8qz 7 ай бұрын
Qurux iyo cod Fanka somalida waa mid nasiibleh haddiiba, uu heysto hibooladaan codka toolmoon. 🥺❤️‍🔥😊
@user-te4zi8hl4t
@user-te4zi8hl4t Ай бұрын
Inan yahow udgon kiyo uduga badan❤ Wlhi kama daalo inan dhageysto Heestana 😢
@cabaaapdilahi8063
@cabaaapdilahi8063 Ай бұрын
Jecliya warkana kole marWo😊
@Mustafedollarr
@Mustafedollarr 7 ай бұрын
Qalnjadeena adma sa no gelooya sister😂 on fire🔥
@SurprisedCosmos-yn1vb
@SurprisedCosmos-yn1vb 7 ай бұрын
Roodo keyf Wlhi hees tan caafi maadka bila Aadan ka Ayey wax yeeley neysaa❤ siiba dadka u nugul jcylka sida Anoo kale🎉Ax
@mocaska_officail
@mocaska_officail 7 ай бұрын
Mustafe Legend man Mankeyga intaan Marag Maragiisa🎉 Best Song 2023❤
@Indhaqariyemedia3556
@Indhaqariyemedia3556 7 ай бұрын
💵 dollarka on 🔥 fire
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 7 ай бұрын
Waxkle waye 😊
@user-khansaa
@user-khansaa 6 ай бұрын
2k2❤❤🎉​@@mocaska_officailevfqtf3t
@mizbalofficial4306
@mizbalofficial4306 5 ай бұрын
Waxan barte sanadki 2022 wan is fahane waxana noqony qaraabo dhaw 9/11/2022 ayan la kulme waxa dhaxdeena ka aburme habenkaas kadib dareen labadeena nagu qasbe inaan isku dhawano waxu badalay nolasheydi dhan malinba malinta ka danbeesa waxan uqada jacel ❤ daryeel wanag jacel aan dhaman ayu isiiya wax kasto anigo weydiisanu ii garta waxan is iraah malaha Wa ducadaadi uu rabi ku aqabalay asi samirkaagi ayad ku heshay ❤️🫶🏻🫂 sidaan ujeclhy waligey nin uma jeclaaan wlhi waxa kaliya oo ilaahey ka barya marwalbo waa Ina maruun xlaashiisa noqdo oo ubadkeyga aabahood uu noqdo ❤
@user-kj9lq6gt8n
@user-kj9lq6gt8n 5 ай бұрын
Nafta ku aamin 😊
@qothowcade7626
@qothowcade7626 2 ай бұрын
Team omaar bar bar like 👍
@upahUpdirahman
@upahUpdirahman 11 күн бұрын
❤❤❤❤
@RUNWAYLIFE
@RUNWAYLIFE 6 ай бұрын
I ain't the guy who listens songs, but this one is on fire. I have repeated more than 10×
@43jr57
@43jr57 7 ай бұрын
Codka 100% Laxanka 20% Eryada 100% 🎶music 10000000% wuu ka sheekaysiiyey😢
@garaadkulmiye14
@garaadkulmiye14 7 ай бұрын
Cod aad u macaan ereyo aad u heer sareeyo hanaan ciyaareed cajiib ah iyo shaqa badan oo video-ga laga qabtay ayaa ka dhigaa heestii ugu quruxda badneyd sanadkii dhamaaday iyo kan bilowga ah Roda-keyf fanaanad qiima badan ❤️🙏💯
@AmiiraIlyaasxasan-zo2rh
@AmiiraIlyaasxasan-zo2rh 6 ай бұрын
Soma ❤nasayahow
@daadiralijiis8738
@daadiralijiis8738 7 ай бұрын
in the beginning i said she gonna rock the somali music industry and she does it. weldone sister 🎉
@DrCabdirisaaqYousuf
@DrCabdirisaaqYousuf 7 ай бұрын
- Igu adag Aayamahaad, Aaamuustaa, Aamuustaa. Heeska nuxurkiisu waa intaa.❤
@gulitas9736
@gulitas9736 7 ай бұрын
DJ ADAM doing it again!👏🏾🥶
@salmaahmed6168
@salmaahmed6168 7 ай бұрын
Igu adag ayahama iga amustaa♥️🥺 Gold voice 🔥👸
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 7 ай бұрын
Dj Adam See Na Yeeloosaa, Gaalada La tartan Nio Somali Kulama Tartami Karaane Bro. Dj Adam Beats To The World
@nashaatciise3172
@nashaatciise3172 6 ай бұрын
20jeer baa dawada maalintii rodokeyf sowtu raxma❤
@HassanKaffi-s6y
@HassanKaffi-s6y 3 күн бұрын
Rodo Kaif fanada somalida uku cood macan hestu inaba caduu
@ChristopherAdams123
@ChristopherAdams123 7 ай бұрын
The music composer is lit and on fire and I really enjoy it . Keep your best shots
@SittiSomali-sq7wr
@SittiSomali-sq7wr 13 күн бұрын
Cabaas hiraad laxamayste inaba caadi ahayn
@Fatouma19708
@Fatouma19708 7 ай бұрын
Only gabadh Isaq baa qurux leh❤🎉😊
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 4 ай бұрын
Adaa u kow ah qali 😮🎉❤😂
@king.salman19
@king.salman19 7 ай бұрын
fanaanda aan gabadaha somaaliyed ka taagero adiga weeyan rooda kayf keep going huuno❤
@Farayare451
@Farayare451 2 ай бұрын
Rooda kayf fanaanad codkeeda iyo talentiga ay leedahay aan la xaqiri karin what a hibo ❤
@Abdirisak-badal
@Abdirisak-badal 7 ай бұрын
Xaliimoyinka heesahanoo kale noo Soo badiya nasoo amaana we love amaan😂😮😮❤
@user-xj6dn2ss3g
@user-xj6dn2ss3g 2 ай бұрын
hye farah waa mudan thiin ❤
@luulmaalimibrahin7147
@luulmaalimibrahin7147 7 ай бұрын
25/12/2021 Ayaan wiil darema dhaba ha i qaada ilaaa hadan waan u haaayaa lkn asiga wlsheysi ayuu ika dhigtaa mar walbo hadii hadan u sheeko oo ku dhaha waan ku jacelhye wax oo idhaha waan oghye oo mida walalimo lee u maleyaa wllh lkn Si dhaba ayaan darem ugu qaadey 😢😢❤lkn maanta oo Tariiqada thye 23/12/2023 ayaan Heestaa u diri waxaan rajeena ina oo i fahamo💔🥺🥺iisoo duceya asxaapta😢😢
@KINGMAVIO11
@KINGMAVIO11 7 ай бұрын
Insha allah waa guulaysanee ❤❤❤
@abdirisakyousuf9242
@abdirisakyousuf9242 7 ай бұрын
Inshlla hadu khyr ku leyay ale hakugu guleyo Wxa laga yaba inanu khyr ku lahyne...nolosha nasiiba
@naimoabdullahi338
@naimoabdullahi338 7 ай бұрын
Hye miyuu ku so jawaabey illhey hku so dhaweeyo haduu qeyr kgu jiro
@mohamudjama1752
@mohamudjama1752 7 ай бұрын
Caadi ugu sheeg hadad hadal kala baqaysid massage udir
@user-yk5uk5rv3y
@user-yk5uk5rv3y 7 ай бұрын
Hadu ku aqbalo ino so sheeg. Lkn hadu jcl leeyahy kawarn😢
@saeedlover2457
@saeedlover2457 6 ай бұрын
Dj adam ciyaar ciyaar maaha 🔥
@ApdirizakMahamoud
@ApdirizakMahamoud 5 ай бұрын
Somalidu waxy dhahda waxan maxay yihiin halka carabtuna dhahdo فليس من galkuna uu dhaho anether lever waxan hees way dhaaftay 5 jeer ku celiyoo ❤❤
@xadaari129
@xadaari129 5 ай бұрын
walhi wasidas aad sheegtay 🔥😜
@bushraabdirahman3232
@bushraabdirahman3232 7 ай бұрын
Wadna na shiday ban ku idhi de 😂❤❤
@Mahadnurcagacade
@Mahadnurcagacade 7 ай бұрын
Codka 100%100 Erayada100%100 Muusiga100%100 Intaas oo dhan waxa loo maraayo Waa aniga 😂😂
@CaishaFeysal-cp2ck
@CaishaFeysal-cp2ck Ай бұрын
😂
@Oday_Digaale
@Oday_Digaale 7 ай бұрын
Heestu waa top; kalia laxankaa ka yara xun❤
@ummaasia1343
@ummaasia1343 3 ай бұрын
Igu adag ayahama iga amustaa inan yohow u doonkiyo uduga badan muu imaan uduunko maan ku araag midan weli asaga ku og dhiga wiil murursade ❤️❤️💙🖤💯😂😂😂
@khalifabdi872
@khalifabdi872 7 ай бұрын
What a song!!! Roda keyf Great achievement
@Najiib114
@Najiib114 7 ай бұрын
On fire 🔥 one of the best Somali singers of the 21st century
@moeshabeel
@moeshabeel 5 ай бұрын
Qoftii isoo dirtay heestan allow ii dhowr aduunka iyadan ugu jecelehe ❤️‍🩹😘
@iqraahmedcabdi
@iqraahmedcabdi 4 ай бұрын
Aaamin waa bil rabadaan🤲❤️
@caanodhaay1553
@caanodhaay1553 3 ай бұрын
Yaa dumar isku haleyn karo
@Qarshe24
@Qarshe24 7 ай бұрын
Dj Adam cooking nowadays nd changed the game, keep up the good work brother !!
@skymedia3681
@skymedia3681 7 ай бұрын
Geenyadii Sanaag.. Rooda Kayf... gacantii dahabka ee DJ Adam.. top music
@Kafi_adde
@Kafi_adde 7 ай бұрын
On Fire 🔥 Rodo To the way 👊
@wlldeeq5599
@wlldeeq5599 5 ай бұрын
Fanaaninta cusub gabadha keliya u qalanta kaalinta 1aad The roda kayf🔥🔥❤
@abdusalamfarah6055
@abdusalamfarah6055 6 ай бұрын
The 25th time l am listening this unique voice of rodo today. The movement, tone, and lyrics were matched perfectly. 😊
@kingrijal2023
@kingrijal2023 7 ай бұрын
Kusaliya xabibka "scw "
@essiahassan5157
@essiahassan5157 7 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
@ChristopherAdams123
@ChristopherAdams123 5 ай бұрын
Qofkii diinta kabaxa maxaa loo dilayaa?
@hariirDubbe
@hariirDubbe 5 ай бұрын
Meelaha xumatu taalo ka heekinin wllo saliga nebiga scw anuu wan xishood xata ina xuso magaca allaah markn macasida ku niro
@SamiraCisman
@SamiraCisman 4 ай бұрын
SallaLaaHu callayHi wasallaM❤
@dhalintamaanta1391
@dhalintamaanta1391 7 ай бұрын
Yaa salaam inan yahow udgoonkiyoo uduga badab muu iman aduunkiyoo maan ku arag Rooda keyf 2024🎉
@UmuCiiltire
@UmuCiiltire Ай бұрын
Heestan ninkeyga u qadaa hben Io mlin❤😊😂
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 5 ай бұрын
Dj Adam hees uu tummy oo aan 1million xidhin car soo hela ninkn wa duni kle one fire🔥
@aliabdiamran5476
@aliabdiamran5476 7 ай бұрын
She is so amazing and she has Natural voice ❤❤
@asadhaji9
@asadhaji9 7 ай бұрын
Roda is a really a country treasure; we should arrange special guards for her. Cod iyo quruxba wy isku darsaty 🥰
@miinadaahir971
@miinadaahir971 7 ай бұрын
😂yrow ama amn sii gabartan ama jaceylkaga u shego waah 😫
@awaledahir2587
@awaledahir2587 7 ай бұрын
Inaba Caadi Maaha Roda Kayf Codkaagu Wadnahu Taaganaya 💙🙏
@yuusufaxmed9428
@yuusufaxmed9428 7 ай бұрын
What a beautiful voice. keep singing like this roda❤. And I can't wait till this song reach 1m.
@ukunaeliaas641
@ukunaeliaas641 7 ай бұрын
Beautiful song with the beautiful Kayf❤️
@apdiqaniuthman
@apdiqaniuthman 7 ай бұрын
DJ Adam Woow Hand of gold ❤😮🎶
@SudeysMohamud-yy9th
@SudeysMohamud-yy9th 7 ай бұрын
Dj Adam is not easy ❤
@Saalim_Hajji_Mustafe
@Saalim_Hajji_Mustafe 7 ай бұрын
Yaa Salaam! Waad na shiday Mss Roda.❤
@fadxacabdiraxmaan
@fadxacabdiraxmaan 7 ай бұрын
Muuqaal qurxoon +ereyo iyo laxan mcn lagu ladhay ❤wonderful rooda keyf❤
@updirizackhuzzein3899
@updirizackhuzzein3899 6 ай бұрын
Voice perfect Style owesome Your one in all combined together keep going I totally loved it❤❤❤❤❤❤❤❤
@guuleedaxmad6784
@guuleedaxmad6784 7 ай бұрын
What a music Dj adam❤😊
@Carfooneyy
@Carfooneyy 2 ай бұрын
Hestan ma noco illahey amiirki malintey so baxtay ila io hada waa dhagestaa wiil aan isku shaqo nhy mar walbo wuu so carfaa inaa cunto cuuno wuxu ka jecel yhy inaa is carfiiyo wiilka waa isku ficanhy lkn xasle waye qoskiisa ilahey ha u barakeeyo ❤😢
@user-hm1ps6ld7g
@user-hm1ps6ld7g 7 ай бұрын
Tu est chanteur roda i love you.jhabite a djibouti ville. Je mappele liban
@moally3352
@moally3352 6 ай бұрын
War waxani yari heesaheeda waan ku raaxeystaa fankuba waa adiga io dhawr lagu qurxiyey 😮❤
@DjHunkyVevo
@DjHunkyVevo 7 ай бұрын
This is a must track on my next mix ❤
@ismaelissa2246
@ismaelissa2246 7 ай бұрын
best of best!!!!!, voice+beauty.
@alimdualeh
@alimdualeh 11 күн бұрын
Shilke eryaduu sameeyo iin malaha keep it up
@safiyafaarax8570
@safiyafaarax8570 7 ай бұрын
Ayyyy hees weey dhaaftey tan jah Afkaga malab iyo caano lagu qabey❤❤❤❤❤🎉
@ahmedrashid5668
@ahmedrashid5668 5 ай бұрын
HADAD hees kamaqasho Adam on the beat ineey shidan tahy horey kasi garo
@HamseSADRI
@HamseSADRI 7 ай бұрын
Musision Adam Iyo Keyf Way isku Soo Baxayaan Wada shaqeyntoodu❤
@billecaddebaariyow9510
@billecaddebaariyow9510 7 ай бұрын
Kaba sii darane Mulaxanku Waa cajiib xaqiiq Axsan Laxan 👏👏👏👏👏✋️✋️✋️✋️
@MubaarigHaqabtire-ur5cq
@MubaarigHaqabtire-ur5cq Ай бұрын
Maybe this song had been released before 5 months ago. I can say this song will once day the one and only song which people are enjoyed. So I'm congrats my lill bro @ROODA KAYF. And All other producers of this song. Also i can't forget my lill big friend shilke he's the few poets are producing the best lyrics in this year thanks bro.
@SittiSomali-sq7wr
@SittiSomali-sq7wr 12 күн бұрын
Heestan waxa dhadhanka u yeelay waa laxamaystaha cabaas hiraad
@Mudug___Star
@Mudug___Star 7 ай бұрын
Yaaàh roooda kayff ahaa Tha Princess 👸 on 🔥🔥 🔥
@user-gl9bo2kr3n
@user-gl9bo2kr3n Ай бұрын
TEAM ROODA KAYF ❤❤❤ TAA UUN😢
@raaqiyaayaanle5729
@raaqiyaayaanle5729 7 ай бұрын
Best song❤😩 my queN RoOdaH ❤
@nimcodow1230
@nimcodow1230 7 ай бұрын
On the fire 🔥
@SudeysMohamud-yy9th
@SudeysMohamud-yy9th 5 ай бұрын
Best Dj Somali is DJ ADAM
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 5 ай бұрын
Been baa shegtay
@indhocade1912
@indhocade1912 5 ай бұрын
Been maha wakhtigan waa musican ugu cajiibsan casrigan danbe Dj adam
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 7 ай бұрын
Dj adam wuu na waalayaa 🔥
@CabixakiinDaahir-wv2hv
@CabixakiinDaahir-wv2hv 7 ай бұрын
Boqorada codka roda kayf❤❤❤❤
@AnfacD
@AnfacD 6 ай бұрын
Masha Allah heestan aad u macaan tahay Roda Keyf noolow Sister
@yasinmohamed1795
@yasinmohamed1795 7 ай бұрын
Sharci yaqaan + Fanaan keep going 👏👏
@mousamooge8228
@mousamooge8228 3 ай бұрын
XAASKAYGI AAD AYAD U MAHDSANTAHY HEESTAN SIDA AAD IGU HIBAYSAY ADAA KAGA COD MACN FANAANADA HEESTA LEH XAQIIQATAN
@user-eo3jh8eq3s
@user-eo3jh8eq3s 7 ай бұрын
Rooda keyf si xoog leh baan ku taageeraah huno qurux 🎉❤❤❤
@nouhmohamet
@nouhmohamet 3 ай бұрын
Heeska manaad iqaaday apt 😜😄
@jokermen_studio
@jokermen_studio 7 ай бұрын
Muuqaal caajib Ah roda keyf wax kale 🎉
@mk7kings908
@mk7kings908 6 ай бұрын
We all wish it could have been 5 minutes long We’ll done girl
@AxmedNuurCismaan-gh9nx
@AxmedNuurCismaan-gh9nx 7 ай бұрын
Rooda kayf taageero wayn ku ahay keep going ♥
@Abdullahifiigaay
@Abdullahifiigaay 5 ай бұрын
Heestaan markii la sameynayay waa joogay, I am from GSK , Nairobi
@user-kj9lq6gt8n
@user-kj9lq6gt8n 5 ай бұрын
Wlh music-ga side ku bilaawatay wn gartay the only one Adam inu yahay❤ hore u soco
@user-yj2qs7gm4e
@user-yj2qs7gm4e Ай бұрын
100k kun gaar siyaa subscribed fananda
@maankahero4018
@maankahero4018 7 ай бұрын
Heesta waxaan dhadhanka u yeelayo waa dj adam xaqiiq
@indhocade1912
@indhocade1912 5 ай бұрын
Waa duni kle wuxu music uu tumayo
@Faarah-Queen-Hashimiga-vlogs
@Faarah-Queen-Hashimiga-vlogs 7 ай бұрын
Dj adem salaan sare wa dhisty heestan wxy mudanty 1M views
@elmi_official71
@elmi_official71 6 ай бұрын
Golden voice Rooda Keyf❤
@Keena-diid
@Keena-diid 7 ай бұрын
Adam on the beat marna haka shakiyin
@haadi6053
@haadi6053 6 ай бұрын
😮😮 inaan saan dhan udoonkeyga. lobdareemo ma modee n❤❤❤ salaan sare roowdo horay usoco waxan ahay tagerahaga Peace and love
@mohanmk250
@mohanmk250 7 ай бұрын
Rooda kayf Fanka Shida On 🔥
@faraxmahdi-7478
@faraxmahdi-7478 7 ай бұрын
Rooda kayf fanaanada sanadka❤❤❤ inaader hore u soco
@apdirahmanofficial__
@apdirahmanofficial__ 7 ай бұрын
Best zong wllhi my zizter rooda❤🎶🥀
@ustaadclraxmaanofficial4602
@ustaadclraxmaanofficial4602 7 ай бұрын
Abwaan maxamed shilke walee waa abwaan abwaan dhalay
@MustaphaAlii
@MustaphaAlii 7 ай бұрын
Amezing voice keep going ❤
@qoranedigfer5575
@qoranedigfer5575 6 ай бұрын
The Golden voice roda kayf ciyaalkayga hoyadod😊
@faysalilkacase733
@faysalilkacase733 7 ай бұрын
Fankuba waa rooda❤🎉
@deeqsiyare4321
@deeqsiyare4321 7 ай бұрын
Rooda keyf inantii hablaha we love you Queen ❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥💯💯💯
@bahjoalijamac9329
@bahjoalijamac9329 7 ай бұрын
On fire shib iska dheh
@MaxamedMurtaawi3
@MaxamedMurtaawi3 7 ай бұрын
Ma anaa la i amaanayaaa ❤❤
ROODA KAYF | BAL EEG | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Rooda Kayf
Рет қаралды 159 М.
ROODA KEYF WAAN DAREEMAY MAQNAANTA NEW OFFICIAL VIDEO 2023
4:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 39 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
ROODA KAYF - DAREEN IGU LA SHEEKAYSO OFFICIAL VIDEO 2023
4:07
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
MUSTAFE DOLLAR FT HABOON NUURA - MARWO -OFFICIAL VIDEO 2023
3:34
Mustafe Dollar
Рет қаралды 10 МЛН
IKRAAN OZIL || KALIGIIS NIN || OFFICAIL VIDEO MUSIC 2024
3:09
IKRAAN OZIL
Рет қаралды 580 М.
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,7 МЛН
ROODA KAYF - ALLAYLEH HAAKAH - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:25
Rooda Kayf
Рет қаралды 333 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН