#AYAN

  Рет қаралды 44,358

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

2 жыл бұрын

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 118
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🕋
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 жыл бұрын
Sala laahu calayhu wa salam
@ardomohamed9407
@ardomohamed9407 Жыл бұрын
Thank you🕋🕋🕋♥️♥️♥️♥️♥️💙💙💜
@ardomohamed9407
@ardomohamed9407 Жыл бұрын
Barakafi
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 жыл бұрын
Wow mahadsanidiin ayaan iyo gabarta sheekada leh hooy hooy hablaha raga lahoow iyo midii doon doon ku jirtaba ayaan idin waanisey oo labo qisoo dhiirogelin buuxdo inoo ah na siidaye wax qaata heedhe oo nuurkiinu ha baxo abid❤️‍🩹👌🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍👍♥️♥️aadbaan uga helay qisadan siiba iney gabar soomaaliyeed nala soo qadaagtey sheeko sidan uqurux badan oo ay nolosha ka guuleysatey mahadsanid wllo jasaakallahu kheyr ♥️♥️♥️👍👍👍👍
@samiramusa4422
@samiramusa4422 Жыл бұрын
🥰🥰🥰
@xabiiboc.raxamangeele7289
@xabiiboc.raxamangeele7289 2 жыл бұрын
Hoooy urto ka so hadal xappti naagtas naga so jaf 😂😂
@ilhan6838
@ilhan6838 2 жыл бұрын
Mansha Allah ur stories are interesting and very beneficial
@fadumoabdi2113
@fadumoabdi2113 Жыл бұрын
naa ayane meja ha isidho waynanine away xambso qisadedi 2
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 жыл бұрын
Yaa salam ilaahay ayaa ka saraysiyay allow qof hano baa hiin aamiin yaa allah jasakallahu khyr wllo
@nimcoabdulrazak8837
@nimcoabdulrazak8837 2 жыл бұрын
Asc ayaan abaayan aad ban uga helay qisooyin kaga qisa aan dhageysto waa midad marka lagaso tago qisooyinka diiniga ah yacni qisooyinka caadiga ah waa tada mahadsanid allaaha kubarakeeyo
@fertunali1007
@fertunali1007 2 жыл бұрын
Ayaaney qofka waxaa fiican naftiisa inuu u noolado xbt ma ahan in nin lee la isku nadifiyo la isku qurxiyo gabadhan wa nafleey wey dhalaysa wey jiranaysa uurkii.abaayo nin balaaye hele waaye lama qancinkaro tii istir tirto iyo tii kalaba wa isku mid ee gabdhaha naftooda waxa ey jeceshahay ha sameyan 😂
@haala552
@haala552 2 жыл бұрын
Qofkii naftiisa sharfo ayaa sharfan ayaa layiri
@hodansheekh3137
@hodansheekh3137 2 жыл бұрын
Masha allah ayanay wll khyr badan hel dhirigalintadu wlhi noloshyd wax badan ayay ka badashy midakale badanka mashquul ayaan ahy oo markan dhagysnyo qisoyinkga ano shaqynayan dhagysta komanti badanka masoo qoro lkn qlbigan kaga soo duceya layktana lama dhafo hore uso wll❤️❤️
@maamasacdiyo5521
@maamasacdiyo5521 2 жыл бұрын
Masha allh abyo wlh dhiiri galinta kugu jeclahay 💕💕👌👌
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 2 жыл бұрын
Abyo qisadi umu ruwayda way igu socoty qiso cajib ah bay ahayd casharbadan anka barty mahadsanid Quen asc🥰
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 2 жыл бұрын
Xafso samiday xbbti Wlhi waa cashir aad waqtigaan loogu baahnaa xafso horay usoco abyo
@sagalyusuf7192
@sagalyusuf7192 2 жыл бұрын
Nin kuqaba walahay waxaaaga haduu dhadhamiyo waasaaas abaaalmalaha halmaaalin nolosha guriga hadaaad dabarto wuxuumoodaaa markasta inaad wax haysuumoodayaaaa
@warisabdi9576
@warisabdi9576 2 жыл бұрын
Xababti ayan qali ilahay haa kuu xifdiyo wll adiga iyo awladada iyo xajigaga adan kuu salamYa❤❤
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 жыл бұрын
Naagtaas maariya abaaya urtooy way khaldan tahay oo gabdha cayda ha ka deeyso nin uun bay u nooshahay.
@Maryan_Ali
@Maryan_Ali 2 жыл бұрын
Gabdho quruxda naftiina ku dadaala maalinkaad isnacdid ayu ninkana naag kaa qurux badan raadsanaya meesha isoo fadhi weynaada 😂
@manaalahmed2163
@manaalahmed2163 2 жыл бұрын
Quruxay Allaha kuxafido adiga iyo famaliy❤🥰❤
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 2 жыл бұрын
ayaan qurux mcn bdn habeen wanaagsan ✋️💖🥰💋❤️
@ayanluckyayan6367
@ayanluckyayan6367 2 жыл бұрын
Ayan qurux samidey allaha ku xifdiyo adi iyo familygaga
@ramlaruun8982
@ramlaruun8982 2 жыл бұрын
Talizadeena allh ku xifdiyo💖💯
@balqisahmed5600
@balqisahmed5600 2 жыл бұрын
sidaan usugaayay Lee asxaabey ilamid ma tihiin Walahi wa igu Socotaa sheekooyinkaaga mahadsanid xbbti
@afnaanahmed350
@afnaanahmed350 2 жыл бұрын
Wlhi qisadaan in ay aniga igu socota Modaa 😭😭
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 2 жыл бұрын
Aked waa laga helaya wll isoo boqo isher garena❤❤❤❤❤
@liyaomars
@liyaomars 2 жыл бұрын
Umu Ruweydada KZfaqrada camal miyaa qisas a xabso wlh gabadhaas aad ayeey u dhibtootay manta alx nolosheeda horay ayeey usii waday alx calaa nicmatil islaam 🫶🏻🫶🏻👍💯💯💝
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 жыл бұрын
Maya waa Gabadh Sucuudiyaan ah tan qisadeeda
@liyaomars
@liyaomars 2 жыл бұрын
@@ekramabdirahman3746 ok huuno 👍
@hodanmahamud4919
@hodanmahamud4919 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah hormar wacan wll
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 2 жыл бұрын
Yaa rabbi naxariista allaha no siyaadiyo waxan layaabey dadka markey gacantodu sareeyso dadka ku jisaara miyeyna ogeyn in rabbi caza wajalaa joogo waxan maqlijirey nabsi so deg degi ogaa rabbi deeq dhawaa naftu duuli ogaa
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 жыл бұрын
Asc SCW SCW SCW mashallh Allha kuxfdo
@abdikaali9704
@abdikaali9704 Жыл бұрын
Ma thanks walashey
@ladanahmed931
@ladanahmed931 2 жыл бұрын
This is the best advice
@hindahusein3228
@hindahusein3228 2 жыл бұрын
Masha allah ayaan qurux hore usoco
@amaaladan2196
@amaaladan2196 2 жыл бұрын
Abaayo ayaaneey xagee kallasoo xiriiraa talaan rabaye
@fatimabashi8663
@fatimabashi8663 2 жыл бұрын
Alla maxaan gabar iyo gabar ku iri kistada luuq gasho inaad siisid daaye inuu kuwaydiiyo laiskuma baro jclka iyo lacagtada 2baa laga kaladhigaa
@ardomohamed9407
@ardomohamed9407 Жыл бұрын
Oh allahu bless you amin
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 2 жыл бұрын
Masha allaah xabibti ayaan allaha ku xafido
@zakiyahusseinabdi368
@zakiyahusseinabdi368 2 жыл бұрын
MashaAllah abyo hormar ayan kurajeeni
@caashocabdulaahi3354
@caashocabdulaahi3354 2 жыл бұрын
Nin aya lacg labara yayiri miskinta hada wey guleysaty ugu danbeyn
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 2 жыл бұрын
M.asha Allha🥰❤🥺
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 Жыл бұрын
Anaa qisooyin badan cajiib ah kuu hayee waad yaabine Faceboogaaga ii reeb
@bishaaroahmedbisharo9342
@bishaaroahmedbisharo9342 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 2 жыл бұрын
Mashlh wlhi wagabadh geesiyada, kusoco waxbadana wanukabarany qisoyinkaas halkad isdhigtuunbad oolysaa. Ayaany naagtas abaayo heely kasohadal xajile naguwareerise iyo cay aan haboonyn urto maxytahy.
@sadiaibrahimyusuf6841
@sadiaibrahimyusuf6841 2 жыл бұрын
sax wlahi waa runtaa abayo raga dhanka aad ku bilowdo ayuu abid kugu dhaqaa?
@anisacimraan1938
@anisacimraan1938 2 жыл бұрын
Ayaan gobdoon horey usoco
@naimohussein1596
@naimohussein1596 2 жыл бұрын
Masha Allah ♥️♥️♥️♥️
@drsmaymuunhaji1868
@drsmaymuunhaji1868 2 жыл бұрын
Thnks xppti ayn
@zuzu-ss2cl
@zuzu-ss2cl Жыл бұрын
Wllhi gabdhahena somalida ma aqan aqlikoda dhan iney is ilowan ayey ka dhigtaan naa sido shly dhaldhalkaka usoo arkay buu hadana bari mid kale ku racaa💯💯💯
@faadumohussein1036
@faadumohussein1036 2 жыл бұрын
Masha Allah abyo allaha kuxafido
@maxamudyare3947
@maxamudyare3947 2 жыл бұрын
M,,,a horay u soco my sis
@anzalalii9001
@anzalalii9001 Жыл бұрын
I love you my dear sister
@cashoc8
@cashoc8 2 жыл бұрын
Sorry xabibti inanan xalay kudawan waan xajisay hadan soodhacay allha kuxafido
@xafsahasan4386
@xafsahasan4386 2 жыл бұрын
Masha allah xbbti
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 2 жыл бұрын
Thnks xpp
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu 2 жыл бұрын
Tv aya laga dawanayaa🤣
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 2 жыл бұрын
Ayanteydiii mcney xalay caqli nagu martay ila taladiii duhurkii ayaad xalay noso gelisay kadibna noo gembisay 🥰🥰🥰🥰
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 2 жыл бұрын
Way way😂🙂
@happylovehappylove5776
@happylovehappylove5776 2 жыл бұрын
Wcs xabiibti 🥰 ♥
@umucazam964
@umucazam964 2 жыл бұрын
M.a aby horey usoco
@hanushnaturallife5495
@hanushnaturallife5495 2 жыл бұрын
Cawa cidna igama horeyso
@hodoahmed7921
@hodoahmed7921 2 жыл бұрын
Wcz wlshey ayaan qalbi 😍
@therealgoat158
@therealgoat158 2 жыл бұрын
Wcs hadaan kugusoobiray chennalkaga abaayo
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 жыл бұрын
Soo dhawaw xbbt
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy 2 жыл бұрын
ASC MARWO AYAAN .S.SARE BERYAHAN FASAX BAAN KU JIREY WAAN U XIISAY QISOOYINKII AAN KAAGA BARTAY .
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Masahllha 😍 😍 😍
@gineysaid4801
@gineysaid4801 2 жыл бұрын
Wcsm abaayo 💞
@hawahussen2952
@hawahussen2952 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo,horey usoco quruxey❤
@najmaissackchannel
@najmaissackchannel 2 жыл бұрын
Mshlh
@Ikraan811
@Ikraan811 2 жыл бұрын
Ayy Aniga u horeya
@hamdaabdirahman5900
@hamdaabdirahman5900 2 жыл бұрын
Wcsm Ayan sharafeey
@mohamedsayid8188
@mohamedsayid8188 Жыл бұрын
masha Allah 💙 💙 💙 💙 💙
@miigaaabihiis5633
@miigaaabihiis5633 Жыл бұрын
Allaha kusiiyo ubad
@ardomohamed9407
@ardomohamed9407 Жыл бұрын
Trettt
@lugayar9163
@lugayar9163 2 жыл бұрын
Abaaheyley kasohadal
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
Wcl abaayo 💗💗👍
@beytiijnr6409
@beytiijnr6409 2 жыл бұрын
Asc
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 2 жыл бұрын
Wsc alpo
@jumlotv2756
@jumlotv2756 2 жыл бұрын
Wcs m.a
@asmaaibrahim8003
@asmaaibrahim8003 2 жыл бұрын
Asc Waa ku sugiyny manta oo dhan Allh xafadik
@axlaamcadeey8965
@axlaamcadeey8965 2 жыл бұрын
Sheeko waalan❤️
@shamsonoor6466
@shamsonoor6466 2 жыл бұрын
Hppti allah haku xafido🤍
@fhfhgfhfug9430
@fhfhgfhfug9430 2 жыл бұрын
Nin lamabaro inaad isdabarto
@asmaahmed1421
@asmaahmed1421 2 жыл бұрын
Abaayo indhoweyn abaayo indho Yar kkkkkkkk fariid wlhi
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
Waa shekadii umu ruweydaa cpoygidi hhhhh
@Aisha-gl8jg
@Aisha-gl8jg Жыл бұрын
Hoy urto hajiga san ugu same cunadaa tasaa wey nadibty xaji aye nagu warerise
@deeqadeeqa-bb1gn
@deeqadeeqa-bb1gn 2 жыл бұрын
Ayaaneey.aad.ayaad.umahadsantahay. waasheekooyin.aad.umihiima.allah.haku.sharfo
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 2 жыл бұрын
Ayaney abyo fustaan maxaaaa laga wadaaa
@suhaylaaliabdi8346
@suhaylaaliabdi8346 2 жыл бұрын
Ayaneey abayo fustaan maxaa laga wadaa
@zabuuofficial1993
@zabuuofficial1993 2 жыл бұрын
Saako wye abyo
@therealgoat158
@therealgoat158 2 жыл бұрын
M a
@najmomohamed9291
@najmomohamed9291 2 жыл бұрын
Aniga koley shekeyinka ayaan waxan ka faidey inaa nafteyda jeclaado nin bo an isku lurin alx Cala kuli xaal
@aishamuse9403
@aishamuse9403 2 жыл бұрын
Acs ayan walal inteh lagalo so xarira? Mahad sanid
@aishachannel7098
@aishachannel7098 2 жыл бұрын
Abay urto ma ahan Hooy Urto dheh taas ayada urtay 9ka cunto ay shegtaa
@nasroyuusuf5694
@nasroyuusuf5694 2 жыл бұрын
Masha Allah boqoradena ayanita
@shukriali7723
@shukriali7723 2 жыл бұрын
mahadsanid qaali dumar 😍😍😍😍
@maryamduale7563
@maryamduale7563 Жыл бұрын
Ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tuma.
@Muhima2495
@Muhima2495 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰👌❤❤❤
@raxmarose4385
@raxmarose4385 2 жыл бұрын
Ayaney mida dhahda hoy urto nagala soohadal abayo hhhh
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 2 жыл бұрын
Wlhi in ayan laga adejiyo waye
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 жыл бұрын
Taas waan kasoo hadkaaa waa balan
@naasirmaxamed6418
@naasirmaxamed6418 2 жыл бұрын
War gabdhow idina may idin dhibty sidyda kkķķkk wlhi walyla arky
@najmaxuseen2017
@najmaxuseen2017 2 жыл бұрын
Markaa guursado kudaawana kkkk
@faxdiali8741
@faxdiali8741 2 жыл бұрын
💋❤❤❤❤❤❤❤
@shukriinahassan264
@shukriinahassan264 2 жыл бұрын
Ayaan cadey
@maryama1487
@maryama1487 Жыл бұрын
Kkkkkkķk
@dekamusemohamed6465
@dekamusemohamed6465 2 жыл бұрын
Womans Be careful
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 жыл бұрын
Masha allah wll farxad ku nolow murayadaydii cajiibka ahayd
@fatumaolowibrahim9416
@fatumaolowibrahim9416 2 жыл бұрын
Ben badhaana🤣🤣🤣
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 68 МЛН
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 71 М.
Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay.
34:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 521 М.
NAGAHA IGU 🤫WASHAY WAA TANA CADEYNTINA( AFKARTEYDA.ANIGA U XOR AH
13:54
رعبتني من خباثتها
0:33
طارق الحلبي tarik alhalapi
Рет қаралды 11 МЛН
AAAAH
0:10
F L U S C O M A N I A
Рет қаралды 18 МЛН
Я НЕ ОЖИДАЛ ЭТОГО!!! #Shorts #Глент
0:19
ГЛЕНТ
Рет қаралды 2,2 МЛН