Sida loogu GUULEYSTO WARAYSIGA Shaqo KASTA! l Daliilkaaga Guusha Shaqada l Nolol Qurux Baddan! #9

  Рет қаралды 39,694

Ayub Yusuf Sakiin

Ayub Yusuf Sakiin

5 жыл бұрын

Ma doonaysaa in aad GUUL weyn kasoo hoysid Waraysiga Shaqada? Kaalay ila barro Tallaabooyinkan cajiib ah kadibna ku raaxayso shaqadii aad weligaagaba ku RIYOON jirtay!
Fadlan halkan ku qabbo Subscribe: / @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 145
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 5 жыл бұрын
Salamu Alaykum Geesiyaasha Channelka..sidee tihiin? Waxaan rajaynaa in aad wacantihiin. Maanta ii ogolaada in aynu ka hadalno sida loogu GUULEYSTO Waraysiga Shaqada (Job Interview). Tallaabooyin cajiib ah oo kugu hagi doona-Hadduu Alle weyne ogolaado- dhabihii aad ku gaari lahayd Shaqadii aad weligaagaba ku riyoon jirtay. Dhig Raadkaaga: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE. Mahadsanidiin.
@kinghappyofficial7505
@kinghappyofficial7505 5 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin OK ustaad aad baan Ku taageeraa
@farhiaabdimaalik336
@farhiaabdimaalik336 5 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin wcs wr wb wllo.wnficanhy alxm thanks
@iamsomali5529
@iamsomali5529 5 жыл бұрын
Ayuub waad ku mahadsanthay casharadda faaidada leh ee aad ummada soomaliyed usoo gudbisid,laakiin waxaan jeclaan lahaa in aad noo soo yareysid daqiiqadaha uu video ga socdo ,Thanks
@hafsajaama1900
@hafsajaama1900 5 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin kzfaq.info/get/bejne/bMuAlZB3zce9kXU.html
@cabadishakuurgeseeybirkaan4219
@cabadishakuurgeseeybirkaan4219 5 жыл бұрын
Thanks
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 5 жыл бұрын
Maalmahan KZfaq-ka ayaa weerar adag nagu haya! Cilad dhinaca Subscribers-ka iyo Like-ta ah ayaa jirta mana garanayo sababta! Haddii uu jiro qof garanaya fadlan nala wadaag. Mahadsanid
@Maanbile
@Maanbile 5 жыл бұрын
Qaabkee macalin ?!!
@sportskihore5409
@sportskihore5409 5 жыл бұрын
Wxn ka ime channelka ogansho wuu na ka cabanayay
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 5 жыл бұрын
Waxaa jira channel badan oo dhinaca ka cabanaya. Marka waxa kale yihiin. Sida CHANAELKA IDAACADA-BUULUXUBEEY. OGAANSHO. AYUB YUSUF SAKIIN oo hada ka dhawjiyay. Waxan ku faa'iidaye. Waxa jirtay qayeb yaro oo muuqalka u samayso qayen aduunka laga mamanuucay. Marka walal wiilka Leh channelka leh @Idacaadabuuluxubey kaasa xalka helay marka waxa uu samayay inuu video . Hore . La dawaday baa uu wax ka badlay deedna muuqalkiibuu dib ugu soo celiyay . Intaas anigu kugu kordhiyaya walla
@abdiwelimustaf1328
@abdiwelimustaf1328 5 жыл бұрын
Insha allh channellka cilad ma arkyo ustd
@raadshow6834
@raadshow6834 5 жыл бұрын
laga yabaa inay dib u habeen ku socoto,marmar waxa dhacayso chanal markaa aad samaysay inaad aragti isagoo marayo 1k subscribes kadibna aad waydid subscriberiskii,waxaan umaleen arintaa youtobka hadey xaliyaan inay dib ugu soo cilinayaa qofka subscribeskii.
@hazazibusquit3796
@hazazibusquit3796 5 жыл бұрын
Ayuub yusuf sakiin inta aminsn Like ha isarto maxa yelay Aniyaa aminsan Asxpta😍
@jamaagriculturist6215
@jamaagriculturist6215 2 жыл бұрын
Today is my job interview so wish me good lucky
@abdihashi6225
@abdihashi6225 2 жыл бұрын
Maku guulaysatay?
@kaamil7512
@kaamil7512 5 жыл бұрын
Yuusuf sakiin big respect wlh🙏👏 Coach taladada 100%100 waan qata wana kaga mahad celinaya Thnks coach
@saynabsaleemaan1625
@saynabsaleemaan1625 5 жыл бұрын
Masha allaah ilaah hakabalaa mariyo wall qaliah waad kumahad santahay sidaad noogu dadaashid llaah haku xifdiyo aduun iyo aaqiro ba
@faizaabdilahi6151
@faizaabdilahi6151 4 жыл бұрын
Maanta ayaan interview meel travel agency ah u socdaa marka aad bu ii anfacay mahadsanid ustaad
@asaldhaladcadeeey2127
@asaldhaladcadeeey2127 5 жыл бұрын
war maanta dhica comentiga martiya u ahay bal iso dhaweya liketa igu qabta awal kora idinkala socon jire manta wan idinso dheraday
@vanismachannel2335
@vanismachannel2335 5 жыл бұрын
Wlhi Ayub markan ku dawanayo waxan dareema nasiino nafeed🙋
@vanismachannel2335
@vanismachannel2335 5 жыл бұрын
@@abdifatahmohamed280 maxaa ka isticmashaa oo ah micnaha kuma fahmin wll???
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 5 жыл бұрын
@@abdifatahmohamed280 hhhh walal suaashdu maxad ugu go'leday ??!
@vanismachannel2335
@vanismachannel2335 5 жыл бұрын
@@abdifatahmohamed280 Instagram aa isticmalaa wllo
@vanismachannel2335
@vanismachannel2335 5 жыл бұрын
@@abdifatahmohamed280 Inta maakugu sheegaa😁👊👊
@farhiaabdimaalik336
@farhiaabdimaalik336 5 жыл бұрын
waa fikrado aad u qurux badan fikradaha aad nala wadaageysid shukran ustaad ayuub yusuf sakin❤❤
@soomaalijecelsamajecel5848
@soomaalijecelsamajecel5848 5 жыл бұрын
mhdsanid ustaad sakiin wa mowduuc aan u baahnaay
@secretdiamond1745
@secretdiamond1745 5 жыл бұрын
Masha allah shukran akhi jazakallah
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 5 жыл бұрын
ما شاء الله شكرا جزيلا وجزاك الله خيرا وبارك الله فيك وأحسن الله إليك وغفر الله ذنبك
@MohamedHassan-ox9ib
@MohamedHassan-ox9ib 5 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid ustaadii
@abuukarsamale6996
@abuukarsamale6996 5 жыл бұрын
First one ustaad hore usoco kugu xiranahy
@lilmninkaligitashtay7676
@lilmninkaligitashtay7676 5 жыл бұрын
Thanks my best teacher
@umucabaskayse5287
@umucabaskayse5287 5 жыл бұрын
الله يحفطك بارك الله فيك
@abdala_isak
@abdala_isak 3 жыл бұрын
Jazaka lah wll mahadsanid
@abdiwelimustaf1328
@abdiwelimustaf1328 5 жыл бұрын
Yutubeka channelka aan ugu jecelahy waa channelka ustd ayuub yusuf sakiin allaha ku barakeeyo mcalin nolow waligaa😍😍
@Drs.fadhigo7946
@Drs.fadhigo7946 2 жыл бұрын
Masha allh Walle aad ban uga helay wax badana waan ka faaiiday jasaakal laah
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 5 жыл бұрын
Masha alh wamahsantahay ustad
@ruwaydaabdi9518
@ruwaydaabdi9518 5 жыл бұрын
Jazaakallaah khayr ustaadii
@mohamedkazzim4976
@mohamedkazzim4976 4 жыл бұрын
Ustaad aan jeclahay alle haku barakeeyo
@rahimaismailali1176
@rahimaismailali1176 5 жыл бұрын
الله يعزك يا أخي أيوب
@Daadap
@Daadap 5 жыл бұрын
Mahadsanid teacher marwalbo ayan sugaa videoskaga wayo wehel ayay ii yihiin Allah ku sharfo
@hafsajaama1900
@hafsajaama1900 5 жыл бұрын
HAMI SARE CHANNEL kzfaq.info/get/bejne/bMuAlZB3zce9kXU.html
@somali-happyfamily5514
@somali-happyfamily5514 5 жыл бұрын
Mahadsanid walaalkeen jzlk kheyr
@bisharabdikadir6959
@bisharabdikadir6959 5 жыл бұрын
Thanks our coach
@diinitutor6379
@diinitutor6379 5 жыл бұрын
ayuup aad iyo aad bad umahzabthy jazakalah miiqaladan dhiiri galintaa alleh haka abal mariyo ayuub wxn raba inan noqdo zaxafiyad waliba mida ugu wngzan maxd igula talinayzaa ayuup ahaan wad mahsantahay
@abdifitaaxcabdifitaxrashka4532
@abdifitaaxcabdifitaxrashka4532 5 жыл бұрын
Shukran wall yusuf
@tasliimtahliil8329
@tasliimtahliil8329 5 жыл бұрын
Mansha Allaah
@scorehighlight185
@scorehighlight185 5 жыл бұрын
Mashaallah Ayub,Rabi akuu seal mareeyoo adun eyo aqaraba . Qolka igasoqaboo wareyse aya kuhaaya
@mariamohammed6621
@mariamohammed6621 5 жыл бұрын
Masha allah mawduuc muhiima macallin
@fatimamohamed200
@fatimamohamed200 5 жыл бұрын
جميل وروعه جزاك الله خير
@fardusaqalinle3798
@fardusaqalinle3798 5 жыл бұрын
Mahadsanid wllo ayuub yusuf zakiin
@zakimaxamuud4951
@zakimaxamuud4951 5 жыл бұрын
Maan sha Allah ilaahay hakubarakeeyo
@sahalabdiladif3517
@sahalabdiladif3517 5 жыл бұрын
mahadsanid walaal ayuub yuusuf sakin
@asaldhadinacinjaweyne8194
@asaldhadinacinjaweyne8194 5 жыл бұрын
Masha Allah ayuub allaha ku xafido imbadan 👌👏👍
@asmamohammud6742
@asmamohammud6742 5 жыл бұрын
Mnshlh wll qaaliya la taliyahena hormarkeena jacel illhy haku xafido ustd
@dubaddeeqdhegacarmo1760
@dubaddeeqdhegacarmo1760 8 күн бұрын
Good advice 👍
@kinghappyofficial7505
@kinghappyofficial7505 5 жыл бұрын
First comment aan kaa dhiibo hormar wcn ustaad
@zamzamabdi9098
@zamzamabdi9098 5 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@cusmanmaxamedibraahim930
@cusmanmaxamedibraahim930 5 жыл бұрын
Mashaallah macalin
@farhiaabdimaalik336
@farhiaabdimaalik336 5 жыл бұрын
thanks ustaad ayuub
@sahrosheekhchannalsahroshe9698
@sahrosheekhchannalsahroshe9698 5 жыл бұрын
asc ayuub sethy walaal wad mahad santahy waxan ka faaideysty fidyowyada ada waxan gaaray rajadeyda oo ahayd inaan waqtigeyga maareyo sidoo kale quraaanka oon jeclaa inaan xifdiyo alxmdu lilaah quraanka wan wadaaa wana Ku fiicanahay waxyabo badan ayaa iska key badalay waad Ku mahad santahy adiga ayaa sawab u ahaaaa
@cabdimaalikdarajo7066
@cabdimaalikdarajo7066 2 жыл бұрын
Macalin waad mahadsantahay aroorta ayaan galayaa waraysigii Shaqadaa cusbitaalka.
@zamzamabdilahi8317
@zamzamabdilahi8317 4 жыл бұрын
Thankz teacher
@jawazahabbad2197
@jawazahabbad2197 5 жыл бұрын
Ayuub wllo marka dawado video yadada wn dareem kalsooni xad dhaaf ah thanks bro
@axmedaxmed1134
@axmedaxmed1134 5 жыл бұрын
Thnkz ayuub yuusuf sakiin hore usoco alle
@sahrayusuf4828
@sahrayusuf4828 2 жыл бұрын
Shukrn Allah haka ajir siiyo
@lulmkahie1112
@lulmkahie1112 5 жыл бұрын
Good teacher 👨‍🏫
@axmedcabdimaxamuudfarax2038
@axmedcabdimaxamuudfarax2038 5 жыл бұрын
Masha Allah sxb sido kale guul gaar
@yussufibrahim3640
@yussufibrahim3640 5 жыл бұрын
maashaa Allah!
@basrocbdla7871
@basrocbdla7871 5 жыл бұрын
Masha.allh..ayuba
@iqrahassan4215
@iqrahassan4215 5 жыл бұрын
mahadsanid aabaha dhiira galiyaha nolasha
@bushrobishaaromohamoudabda173
@bushrobishaaromohamoudabda173 5 жыл бұрын
mashallha wll qaali shugran
@farhan_taffo
@farhan_taffo 5 жыл бұрын
masha allah nolow pro
@umucabaskayse5287
@umucabaskayse5287 5 жыл бұрын
ما شاء الله
@nuursalaad1434
@nuursalaad1434 5 жыл бұрын
Yuusu Sxb sare horay usoco masha Allah
@axmedaxmed1134
@axmedaxmed1134 5 жыл бұрын
Hore usoco teacher hormar wcn
@abdikadirmohamed1823
@abdikadirmohamed1823 3 жыл бұрын
Masha allaah guusha
@abdishakurabdullahi6334
@abdishakurabdullahi6334 5 жыл бұрын
mashallah ❤❤
@rumanshankaron9949
@rumanshankaron9949 5 жыл бұрын
Ayuub sakiin Ala wnaagsanidaa Allha nawada wanaajiyee
@mohamedgadhka1102
@mohamedgadhka1102 5 жыл бұрын
Mnsh Allah macalin
@fadumoabdulahi7272
@fadumoabdulahi7272 5 жыл бұрын
Mash Allah walala
@naagadagofficial3744
@naagadagofficial3744 5 жыл бұрын
wn ku taagera abti yuusuf sakiin hore usoco💯❤️
@MohamedAhmed-wn8bf
@MohamedAhmed-wn8bf 5 жыл бұрын
Asc ayub sakin aad ayaan ugu xiran nolol cusub wana mahadsan tahya
@faysalabdiwaliali9961
@faysalabdiwaliali9961 Жыл бұрын
Wlhi berri waxaa geli rabaa interview guul aan rajeynaa thanks waa idhiira gelisay wax badan waa iga saxday wlhi
@mohametthapiiP
@mohametthapiiP 2 жыл бұрын
M.a. wll
@arwaaxabdinuur7150
@arwaaxabdinuur7150 5 жыл бұрын
Wadkumahdsantahay shaqada aad nooheesid horay usoco
@juweriaabdulkarim2598
@juweriaabdulkarim2598 5 жыл бұрын
شكرا اخي الغالية اتمنى لك نجاح ان شاءالله 😍
@GAMER6313
@GAMER6313 Жыл бұрын
Shaqo maheshay🥺
@samiircizhqi7805
@samiircizhqi7805 5 жыл бұрын
Ayuub aad ayaan kuu taageera macalin
@cawoayaanofficial5460
@cawoayaanofficial5460 9 ай бұрын
Ale Haku ixtiraamo wll ❤
@abdirashiidibrahimmuse5771
@abdirashiidibrahimmuse5771 5 жыл бұрын
ayuuub runtii taariikhda ku xusi doonto wxn ka mid ardydii ugu hooseyn jirtay imtixanka dugsiga lkn markaan daawaday vedoes kaagii wxn ahy imika kaalinta kowaaad sanadkasta markastoo lay yeedhiyo imtixaan adaan ku xasuuuustaaa
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 5 жыл бұрын
Macalin mahad gaar 🙏
@zamiyoadan5117
@zamiyoadan5117 5 жыл бұрын
Ayuub yuusuf zakin wlhi. northern nolshyda wxa wakbdshy mrkstn waa dawada wxa sodhigto
@safiahassan2229
@safiahassan2229 5 жыл бұрын
Yuusuf makiinad wan kusalaamay wan xiiseeyaa talooyinkaaga shukran
@mohameddaahir6160
@mohameddaahir6160 5 жыл бұрын
Masha Allah nolasheda tan aa ii anfacday wll qali ah illahey haku xafido mahad sanid
@axmedaxmed1134
@axmedaxmed1134 5 жыл бұрын
Alle ajar haka siiyo
@zakariyeiprahim169
@zakariyeiprahim169 3 жыл бұрын
Ilahay ha ka abaal mariyo ustaad
@anfaaladen7780
@anfaaladen7780 5 жыл бұрын
Wakuxiseney ustd ayuub😊😊😊
@muunahassan5004
@muunahassan5004 5 жыл бұрын
Shugran teacher
@qarandonofficial5671
@qarandonofficial5671 5 жыл бұрын
mşallah macalin yusuf waa mowduuc aad inoo anfacaya muqtaqbal dhow siiba dhalanyara oo badanaa ku guul dareysta marka eey intetview laga qaadayo hadey thy jaamacd iney helaan ama shaqo helaan ilaaahey hagu garab galo dadaalka aad dadka soomaliyeed ku hormarineysid dhinac kasto aas ayaan u mahadsanrhy
@basrocbdla7871
@basrocbdla7871 5 жыл бұрын
Maths.allh
@sacdiyomohamedali1717
@sacdiyomohamedali1717 Жыл бұрын
Dhiirigeliyeheeyga🥰🥰❤️🎓
@israapdirashid1269
@israapdirashid1269 10 ай бұрын
Aaad ayaad umahadsanty wll Barri ayaan interview ku ballansanhy waxan rajynyaa inan kuso gulaysan doono waaayo kalsooni padan ayaan ka heley dhnkaaga jazakallah
@fathahaaji2409
@fathahaaji2409 5 жыл бұрын
Ayuuub allH.Hanooo kaa daaayo Waxaad.Nootahy.maclm
@fatimayusuf4008
@fatimayusuf4008 5 жыл бұрын
Asc wllkey wad iga dhuntay bishaan dhan wan ku soo qabtay
@hassantech510
@hassantech510 5 жыл бұрын
Wllo sakiin Allah dartisa ayn kujecle wxan ahaay will dhalin yaro ah oo hadaa hormar Rabo lkn sosarki aya igu dhiib ah
@caaqilkaabdiraxiim8944
@caaqilkaabdiraxiim8944 5 жыл бұрын
first views ysuf sakin waxaad tahay persenol motivation waxaan ku jahwareeray doorashada faculty jaamacad baan rabaa inaan bilaabo wixii talo ah rebaly igu soo dir
@Maanbile
@Maanbile 5 жыл бұрын
Hore ayuu macalinka u sameeyay ee bal ka dhax fiiri jennaalka walaal qaali
@Maanbile
@Maanbile 5 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/i8-PZ7RjytqXh6M.html waa kan muuqaalka walaal qaali ee Halkaan ka Daawo
@Maanbile
@Maanbile 5 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/pNZplthj1L-0oYU.html InshaAllah Casharkaanne wuu Ku Anfici doonaaye daawo
@fadumoabdulahi7272
@fadumoabdulahi7272 5 жыл бұрын
Ayub yusuf
@Maanbile
@Maanbile 5 жыл бұрын
Waad mahadsantahay Ustaad, S#Macalin miyaa Soomantahayna ?
@khadijoquruf
@khadijoquruf 5 жыл бұрын
15 bn ahay war chanelku 100 magaray war kurtigeen plz share dhaha walalayalw si chanalku u helo calamada 😘😘😘hafaiidaysan kaliga
@asad_hagio_27
@asad_hagio_27 Жыл бұрын
Waxa tahay quf mudan in lagu daydo shaqdeydana wanku guleystay mahadsanid 🤚❤
@fardowso5315
@fardowso5315 4 жыл бұрын
Ustaad igo qaaliya wax walbana oo aqoon od nosogudbiso waad kumahadsantahay
@teamberdaleboys7325
@teamberdaleboys7325 3 жыл бұрын
Wcs
@YaxyeGaanbe
@YaxyeGaanbe 3 ай бұрын
Mxa ka aaminsanthy shirkada .mxa kuso kordhine shirkada Barri imtixaan gali rawaa Jwb dag dag mka heli kara mclimu
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 5 жыл бұрын
ابتسم حلوة حياة
@mawlidabdi643
@mawlidabdi643 5 жыл бұрын
Sida aqoonta dheeri kamuuqato ee aad u sooban dhigtay waan kaaga mahad celinayaa.
@ahmedtamaam1785
@ahmedtamaam1785 4 жыл бұрын
Macalin maahdasanid
@axmedmuuse7041
@axmedmuuse7041 2 жыл бұрын
rumee riyadaa ayaan ku jiraa
AWOODA MAHAD-CELINTA l NOLOL QURUX BADDAN! #29
15:16
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 10 М.
WARAYSIGA QOFKA MAGAN GALYO DOONKA IYO SIDA LOO QIIMEEYO PART 1 PROTOCOL .
9:52
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 87 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 43 МЛН
SIDEE SHAQO KU HELI KARTAA KHIBRAD LA'AAN!
27:06
HR Somalia
Рет қаралды 16 М.
#xakamee__naftaada  sidee laakisa???
7:15
Ahmed koffi 009
Рет қаралды 2,2 М.
SU'AASHA UGU ADAG WARAYSIGA SHAQADA (Part-1)
5:21
Said Abshir
Рет қаралды 4,4 М.
7 Talo oo aad kalsoonida naftaada ku dhisi karto
15:53
KABARO FREE COURSES
Рет қаралды 61 М.
Waraysi Shaqo - Tips for Successful Interview
15:19
Taaj Talo
Рет қаралды 17 М.
SANADKAAGII UGU WANAAGSANAA EBED! l NOLOL QURUX BADDAN! #28
19:11
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 36 М.
28 июля 2024 г.
0:20
TULPAR_KG🇰🇬
Рет қаралды 6 МЛН
Gosta de 🌟 e 🍿?
0:19
F L U S C O M A N I A
Рет қаралды 11 МЛН
Bro didn’t make it 😬😟💀 (FAKE NOT REAL) #shorts
0:19
Nate Nahhh
Рет қаралды 12 МЛН