Hadii aad ka cabanayso Ducfi dhinaca shakhsiyada ah ( 7 Qodob oo muhiim ah )

  Рет қаралды 181,573

OGAANSHO

OGAANSHO

5 жыл бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 724
@miraa1755
@miraa1755 5 жыл бұрын
"المؤمن القوي خير وأحب الي الله من المؤمن الضعيف وفي كل خير "Jazakallahu khayran walal Cumar 👍🌹
@doctoranasmohamed2502
@doctoranasmohamed2502 5 жыл бұрын
Masha'Allah
@abdirahmanalimahamuud4360
@abdirahmanalimahamuud4360 5 жыл бұрын
thank
@nft-crypto-games4451
@nft-crypto-games4451 5 жыл бұрын
Ajar badan ayaad ka helaysaa dhiirigelinta dadka , Allah ha ku xafidi walaal Cumar inshaar
@king.karbashonlyonething694
@king.karbashonlyonething694 5 жыл бұрын
Inta xununsan Alee haacafiyo inta dhimatay Alee Ha. u naxatisto Amin
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 4 жыл бұрын
Amiiin wlo
@farahnur1240
@farahnur1240 3 жыл бұрын
Aamin
@jamacbashiir8870
@jamacbashiir8870 3 жыл бұрын
@@farahnur1240 aamiin
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 5 жыл бұрын
Daawasho badan chanalka ogaansho kadib waxaan dareemaya nolosheyda isbadal weeyn ajar iyo xasanad allaha kaasiiya sxbka dhiiragalinta Omar inshaaar
@ninapea464
@ninapea464 5 жыл бұрын
Msha allah bruh taas ani bis ina daremay umalenaye weligee ismadhihin qof hadalkisa go ama cusub noloshada kuso kordhinesaa channalkan isbadal ayuu ddbadan kusamaenaya walalkena ilaahe badal kher qaba inu kusiya ugudyceya marwlpa
@mohamedabdisalan8728
@mohamedabdisalan8728 5 жыл бұрын
qofkii 30 ii hambalyeya omar inshar love kugu leeyahy ustaadii
@hamzeeprohem2143
@hamzeeprohem2143 5 жыл бұрын
Qodobkaa 7aad wan leeyahay markaan imaado wey igu jirtaa Insha allah inaan iska badelo ayaan rajaynayaa iyo wax yaabo kale oo badan allow naga dhig kuwii aduunka iyo aakhiraba guulaysta yaa allah
@dr.gutale6980
@dr.gutale6980 5 жыл бұрын
Psychologist who behaves like a scientist,Human rights activist,Teacher,Geographer,Reporter And Public Future...Thank U forever
@maxamuudcalilbrahim8132
@maxamuudcalilbrahim8132 5 жыл бұрын
Macalin Omar inzhaar waxaa thy macalinkyga aan Ku daydo wlhy kuwa jamacada ii dhiga kuma daydo zida aan adiga kuugu daydo heerkaazna waad garty ilhy ha kuparakeeeyo❤❤❤❤
@daahirabdi4182
@daahirabdi4182 5 жыл бұрын
ورد في الأثر (تمعددوا واخشوشنوا وانزوا على الخيل نزوا ) أخي عمر أشكرك جزيل الشكر
@kadijalove4769
@kadijalove4769 5 жыл бұрын
Shukran aboowe Dhiira galintaa aad bee inoo anfacdaa thnks bro Mar walbo sidaa niyadaa noogu dhistid Jazaka Allah😍💯🙏🏼
@khadijoquruf
@khadijoquruf 5 жыл бұрын
Wall Omar mahdsanid ilahah ha nookadayo mawducyo dhaxal gala baad nosoo jeedisa kalsonidu waaa nolosha qofka wall waxa kasoo hadashaa hadaa awoodo qofka inuu marmar daremo niyad jab asagoo leh hadafyo badan oo u rabo inuu xajiiyo niyadjabka baan aaad ugu baahanahy siaan marwalbo udhagysto wll
@maxamedmaxamuud5632
@maxamedmaxamuud5632 5 жыл бұрын
Bal ii cimaamada maanta 🙏 Weli like ma helin taariikh saan u sameyo i garab istaaga maanta tariikhda idin xusee walee 👍👍❤❤🙏
@snapshotsvideos316
@snapshotsvideos316 5 жыл бұрын
Channelka ogansho waa hanti shacabka somaliyed leeyihin oo dhanka aqoonta ah long live bro
@mohamedadem1413
@mohamedadem1413 5 жыл бұрын
Masha allah Omer ogaansho wlhi qof aad u fiicn thy barmaamijkan waxyaabo bdn baan ka faayiydey Iyo talooyin bdn ka hely alle ha ku xafido bro ❤❤
@cmcqabiirsports8760
@cmcqabiirsports8760 5 жыл бұрын
maasha allaah wax kasto oo qeyr ah ilaahay haku siiyo aqiro iyo aduun wll cumar waad inoo faa ideysay
@arliyoanwar6212
@arliyoanwar6212 5 жыл бұрын
wow masha alah walkay mahdsanid ale haku sharfo from gabiley
@salmaanhaajiahmed9947
@salmaanhaajiahmed9947 5 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo aakhiro iyo aduunba saaxiib qaali Omar inshaar.
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 5 жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsantahay Soo gudbinta muuqaalkaan iyo muuqaallada kale ee tayada leh. Mahadsanid Omar
@Boodaaye911
@Boodaaye911 5 жыл бұрын
Jazaka Allah Kheyr aboowe Omar Inshar Allah subhanna watacala haku xifdiyo Amiiin
@thetruth4k583
@thetruth4k583 5 жыл бұрын
thanks ogaansh actually waxaa tahay qof dhiira galiya waxaa kunoolahay wadan dibada ah mahelo badanaa qof idhiiro galiya thanks big brother Omar inshaar
@abdirisagkeyse5549
@abdirisagkeyse5549 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@macquul_7
@macquul_7 5 жыл бұрын
Masha allah macalin waxaa thy nolasha barkeda alle hakuu saidiyo
@sama-door3351
@sama-door3351 5 жыл бұрын
Ustaad Omar Jazaakallah Haddii Aad dooneysid inaad ogaato nimcada rabi kusiiyey indhaha isku qabo oo soco Alxamdulilah Calaakuli xaal
@ibrahimaraxay3161
@ibrahimaraxay3161 5 жыл бұрын
Maasha Allah mahadsanid wll marwala waad nadhiiri galisaa , Allaha ku sharfo.
@abdallamohamedhusein5860
@abdallamohamedhusein5860 5 жыл бұрын
Shkrn Mudane Jasakallahu khayran. Allah ku siyadsho
@muhammadamiin7501
@muhammadamiin7501 5 жыл бұрын
BaarakaAllah fiik akhuumaa wa jazaakaAllah cannaa khayral jazaa
@SomaliGlobal
@SomaliGlobal 5 жыл бұрын
Jazakkalah Ustaad Omer
@masuultvzhyb
@masuultvzhyb 5 жыл бұрын
xaqiiqatan waxa tahay qof qalbi wnagsan noloshaydana wax fara badan baad ka badashy thanks wll cumar inshar
@mrabdirahman1300
@mrabdirahman1300 5 жыл бұрын
Masha Allah thanks walalken Omar irshad
@Garanwaa
@Garanwaa 5 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsan thy wllo 😍😍 all My fans kusoo biira channelkeena ❤️❤️
@eng-mohamedmohamudahmed8676
@eng-mohamedmohamudahmed8676 2 жыл бұрын
30/12/2021 ayaan daawanayaa naseexadaan qaalliga si gaare I quseesaa. Mahadsanid ustaad cumar
@shamsoshiine
@shamsoshiine 2 жыл бұрын
Shukran 😭jazaka llaaho kheeyraa ❤
@Sulubdowdowle
@Sulubdowdowle 5 жыл бұрын
Mahadsanid Walaalkey #Cumar_inshaar alle haku sharfo dhiirigalintaada iyo Soo gudbinta barnaamijyada qiimaha badan ee aad nala wadaagtid Shukran Milyan jeer
@pakaalyareh1687
@pakaalyareh1687 5 жыл бұрын
Mansha alaaah wll comar ishaar mahadsanid in badan
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 5 жыл бұрын
جزاك الله خير أخي المسلم في امان الله
@djmaamis3167
@djmaamis3167 5 жыл бұрын
Mahadsanid wllo qaali Salaan kal.iyo laaba Omar inshaar Responsible man
@abdirashidali163
@abdirashidali163 5 жыл бұрын
Jazakallah ogaansho Wa barnamijka kaliya youtube an ka dawado
@pabloyare4248
@pabloyare4248 5 жыл бұрын
Awoowe alaha kaa abaal mariyo dadaalka aad wadid جزاكالله خيرا
@nimcocabdullahi9422
@nimcocabdullahi9422 5 жыл бұрын
Masha Allah Thanks wll qali ah💛
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 5 жыл бұрын
*Mursal Faladagan baa u ah Tusaale dadka isku kalsoon😂*
@badhiircabdi848
@badhiircabdi848 5 жыл бұрын
wlhi waan arkay . isagoo waxba haynin ayuu heerkaas gaaray
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 5 жыл бұрын
@@badhiircabdi848 *haa bro,waa nin isku kalsoon*
@mohamedelmi8424
@mohamedelmi8424 5 жыл бұрын
Hhh
@wafaaqalanjoskincare406
@wafaaqalanjoskincare406 5 жыл бұрын
Waayeelka Jaqafsada haa 😂100 conferenced
@axmeddhereye957
@axmeddhereye957 5 жыл бұрын
Hmmmm Haa nin isku HalksooN weyeh mr #MURSAL
@nimcamacim2876
@nimcamacim2876 5 жыл бұрын
Masha Allah Macalin Cumar aad iyo aad ayaad u mahadsantahay
@viewerworld9497
@viewerworld9497 5 жыл бұрын
Walaahy intaas uu sheegay waa xaqiiq walaahy ilaahy haku xifdiyo somaliyay chanalkan wuu inii muhiim ee Ka faidaysta
@rahmacibar1193
@rahmacibar1193 5 жыл бұрын
Masha allah walalkee aad ayaa kugu mhdcelinayo wlh xawiqatan kama daalo mahadcrlintaaada ilaahy ajar haka siiyo marwalba o an dhagysto mowduca aad kahadlyso kalsoni iyo dhiranan ayaa kaqadaaa shukran walalkr
@abdijabarhassanabdulahi6365
@abdijabarhassanabdulahi6365 5 жыл бұрын
Tnxs omar inshaaaar alah ku xifdiyo wll u motivate us every day
@abdullahiabdirahmanomardrf9776
@abdullahiabdirahmanomardrf9776 5 жыл бұрын
Omar..MAHADSANID ..CONTINUE..GO FORWARD.
@ahmedabdirahman3658
@ahmedabdirahman3658 5 жыл бұрын
Masha alaah janalka ogaansho waa janalka aan waxbadan ka faaiday jazaakalaah akhi
@suhaybahmed6427
@suhaybahmed6427 5 жыл бұрын
Run ahaanti waa Arin aad muhiim u ah mansha allah wllo adna alle waxan kaaga baryayaa inuu si fudud wax walba kugu hagaagan thanks wllo omar ♥️
@akremahmed7976
@akremahmed7976 5 жыл бұрын
Allah yaxfid sxb Allah hakuu barakeyo cilmiga iyo caqligaba sifican ayaad nogu so gudbisay wax qofwalba daremayo
@xlcy.9437
@xlcy.9437 5 жыл бұрын
Mncha allh manta Aniga iyo sxbkay aya wada dhagysanayna barnaamijka 🙏🏽❤️omar
@zaakirhshi6109
@zaakirhshi6109 5 жыл бұрын
ماشاء لله جزاك لله خير شرفك الرحمن اخي
@xamdicabduulemaxamuud7412
@xamdicabduulemaxamuud7412 5 жыл бұрын
Wall aad iyo aad baan Malaga Mahadnaqaayaa qodobadaan dartowdbaan guul ugaaray mahadsanid cumar inshar
@abdiqafaradow807
@abdiqafaradow807 Жыл бұрын
Jazakalahu ya aqiiii alkarimmm ,liketa
@safiyaosoble7412
@safiyaosoble7412 5 жыл бұрын
Masha Allah shukran walal qali 👍💓
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 5 жыл бұрын
mansha Allah jazaka laahu khayr
@sucdiali7127
@sucdiali7127 5 жыл бұрын
Thanks my bro inasha allaaah wax badan ayaan ka faaidnay masha allaaah wax badan waan iska badalidonaa insha allaaah
@muatafa6949
@muatafa6949 5 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo sxp allah ku sahlo wax walibo aad jeceshahay
@hanad4247
@hanad4247 5 жыл бұрын
Si,aad Wax u ogaato,ogoow jananka ogaansho.mahadsanid wll cisi iyo sharaf ku nooloow.
@wanaagjecel9136
@wanaagjecel9136 5 жыл бұрын
Mahadsanid macalinkii dhiiri gelintoow
@suleymaansalah7677
@suleymaansalah7677 5 жыл бұрын
Masha allh omar inshar allaha ku barakeeyo
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 5 жыл бұрын
Masha Allah.. Allah bless you 😘
@ahmedbadacas9855
@ahmedbadacas9855 5 жыл бұрын
Mahadsanid sxp sare Omar dhiira geliyaheena Allaaaah yacizak
@daahirosoble7228
@daahirosoble7228 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll Omar inshar wax badan kaa faa,idnay wllhi
@eesy8947
@eesy8947 5 жыл бұрын
Masha Allah ogaasho mahadsanid wll ✍️
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa 5 жыл бұрын
Mahadsanid sxb. 100% wax badan ayaan ka faaideystay . Videoyadaada. ❤👍
@ukhtifariha3304
@ukhtifariha3304 5 жыл бұрын
Shukran wllo cumar
@Wacdiye
@Wacdiye 5 жыл бұрын
Jazakallah kher Walal.
@AbdoulmalikGuelleh
@AbdoulmalikGuelleh 2 ай бұрын
Merci Omar shirah
@suhaib9811
@suhaib9811 5 жыл бұрын
Jazakallah walal Qaali
@liibaanck5008
@liibaanck5008 2 жыл бұрын
Mansha alaaha walalkey Omar inshar keep going Sxp sare
@abdifatahahmed9380
@abdifatahahmed9380 4 жыл бұрын
Masha Allah Jazakallah kheyr. Mahadsanit inbadan Walal qaali ah hore usoco waligaa 🤳👍
@salmaanloveysn3041
@salmaanloveysn3041 5 жыл бұрын
Mahadsanid walal Omar
@mohamedsayidhassan4486
@mohamedsayidhassan4486 5 жыл бұрын
Jazzaka allah wll abaal kaaga magudi kar no run ahaan tii wax badan ayaan kaa faa idney #alle swc cilmiga hakuu barakeeyo
@abdishakuryahyejama2277
@abdishakuryahyejama2277 5 жыл бұрын
Shukran akhi umar
@jamayasinmohamed142
@jamayasinmohamed142 5 жыл бұрын
Masha allah wlal ale hakugu barajeeyo wax yaalaha muhiimkaa e aad dadkaaaga u soo hudbinaysid
@muniramuhudin6377
@muniramuhudin6377 5 жыл бұрын
Kumanan jeer Mahadsanid Best motivated tehe wlh
@abdinasirjilao5783
@abdinasirjilao5783 5 жыл бұрын
Masha Allah O gaansho Aadbaad U mahdsantahy Mantay kdib fikiradan Iska aaminsanay waan Badalaa insha Allah Allene Ha iga Gorob glo
@bintsharif3832
@bintsharif3832 5 жыл бұрын
Shukran Jazeera
@islamsomali7191
@islamsomali7191 5 жыл бұрын
Allah khyr hakaga abaal mariyo Macalinkayga ugu qaalisan KZfaq ka mahadsanid mahadsanid mahadsanid. Cumar
@abdulkheyrbashirabdisahal5593
@abdulkheyrbashirabdisahal5593 5 жыл бұрын
Walal allah hakaa ha kuu fududeeyo howsh aad isku xilqaan 👌👍walal waxaan kaa codsan lahaa in aad ka soo hadasho dadka somalida ah oo bilyaneerka ah ama haysta mahadsanid walal🙌
@Jaamactv
@Jaamactv 5 жыл бұрын
MAASHAA ALLAH OGAANSHO WAA KU MAHADSANTIHIIN DHIIRIGALINTA AAD HADH IYO HABEEN LAGARAB TAAGANTIHIIN UMADA SOMAALIDA ALLE HA IDIN BARAKEEYO
@yousofothman638
@yousofothman638 5 жыл бұрын
masha allh Chanalka OGAANSHO walhi wax badan inuu fa ideyay Aniga shakhsiyadeyda wax badan badan aan ka faa ideystay wana ugu mahad celinayaa waxana leyahay horay usii wad barnaamiyadaada kheyr ALLAHA KUSIIYE
@Muwaxid10
@Muwaxid10 5 жыл бұрын
Masha Allah Muqaalkan Aad Ii Cajibiyey Wlh Aad Baad U mahad San Wll Omarow
@amiiramohamed8748
@amiiramohamed8748 5 жыл бұрын
Sual aan is weedi jiry aheed tollow sideen ku ogaada inaa isku kalsoonahy iyo in kle anigoo yaaban ayaan glbti cml u fadhiistay aqrinta casharadeeda kadib waxaan is dhahy tollow galabta intaan ma xifdin kartaa ha ama maya runti suashas wan iskaga jwbi wayy ma aqaan waan arkaa dhahy kadib anigo aqriska haya ayaa waqtigii igu dhacy oo intan calameyay wee isurto gali weyday inaan xifdiyo markaas baan ogaaday in wx iga maqanyihin taso ah kalsoni iyo ku adeeeg malinta laga bilaaabo sidaan iskugu dhibayay intaa go'aansado inaa sameeyo ugu danbeen wanku guulestay, allahaa kaga mahadcelin الحمدلله
@dekadeganali7985
@dekadeganali7985 5 жыл бұрын
Ma sha Allah wll Omar mhdsanid🙄❤🙏🌷❤
@sabiqosakariye2332
@sabiqosakariye2332 5 жыл бұрын
mansh allh jazakalah my king walalkena alle ha ku xifdiyo xaqiiqdii wan ku jecelnahay omar
@nasiregale
@nasiregale 5 жыл бұрын
baarakal laah wll 👏
@abbasallan3886
@abbasallan3886 5 жыл бұрын
Masha allaah omer wll alle ha kaa ajir siiyo runtii aadbaan kuugu faa iiday
@siaragali1439
@siaragali1439 5 жыл бұрын
jasa akalah khayr wl wa arin wayn oo ka faidaysi ubahan
@abdiasizderie3786
@abdiasizderie3786 5 жыл бұрын
Mahdsanid wll omer ishaar video hore socd leh👉👍
@engneermohamud7164
@engneermohamud7164 5 жыл бұрын
Maasha allah wall Omar Inshaar allaha ku sharfo Umadds Afka Somaliga ku hadahsa aad ayaad u haqab tirtay
@updallacabdumalik5300
@updallacabdumalik5300 5 жыл бұрын
Waaa macduuc wanagsan masha allah thanks chanelkaan waxbadan ayaan kakorarsady qofkii kuxirana waaa hubaal inuu kafaaidayo uhoreysoco brother good luck
@moismail6233
@moismail6233 5 жыл бұрын
video gii ugu fiicnaa aan ebid daawado ayaan daawaday masha allah aad ayaad u mahadsantahay
@zupeersaleebaan5351
@zupeersaleebaan5351 5 жыл бұрын
جزاك الله خير الاجزا يا اخي
@iamabdorahman5910
@iamabdorahman5910 5 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 5 жыл бұрын
Masha laaah al ustaad Omar inshaaar
@muxsincade3371
@muxsincade3371 5 жыл бұрын
Jazakallah walal omar inshar from ur bro muxsin cade
@akramtiger3096
@akramtiger3096 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll aad bay noo anfacday dhiirigalintaadu
@sakiyoabdi9849
@sakiyoabdi9849 4 жыл бұрын
masha allah wll hore usoco wax badan baad iifaaideysay ilaahey qeyr haku siiyo
@jalaludinmedia5338
@jalaludinmedia5338 5 жыл бұрын
MncHa alH Omar Inshar Ruux Dadka wngn LA Jecel Thay Jaza kaallHu Khyr
@mohamedjamaa228
@mohamedjamaa228 5 жыл бұрын
mahadsanid ustaad Omar😍🙌
Ku socoto  20 - 25 jirka | 10 naseexo oo muhiim ah | Noloshaada
12:43
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 60 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 22 МЛН
Gaslightning: Habka ugu khatarsan ee qofka maskaxda looga qabsado. #Bahdilka #ogaansho
13:15
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 27 М.
Quruxda nafta xasiloonida nolosha
8:40
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 71 М.
Shaxdan ku dhis kalsoonidaada !
19:38
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 83 М.
Sirta Lagaa Qarinaayo | Da'da ugu Fiican ee Guurka .
23:49
Omar Inshar
Рет қаралды 74 М.
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 60 МЛН