Badda iyo Bariba Beec looma ogola , Sheekada Heesta Jawaabta ah Buug Madow ma Banaadir baa ?

  Рет қаралды 22,241

Abdiqani Samaale

Abdiqani Samaale

6 күн бұрын

Abdiqani Samaale✔ Subscribe ✔ Comment ✔ Share ✔ Like ✔

Пікірлер: 95
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Күн бұрын
Ma sha allah guul shacabka Soomaaliyeed guud ahaan from DDS 5 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilhan687
@ilhan687 15 сағат бұрын
Walaashay0 hadii aad tahaye qaado caalanka somalinland ❤❤❤❤ guul
@akm4480
@akm4480 Күн бұрын
Guuleysta Geeshkayagow.. Somalia 🇸🇴 Soomaali 🇸🇴baa leh💪🏽
@ubahjimale8666
@ubahjimale8666 18 сағат бұрын
Guul iyo gobanimo somalia somali baa leh❤❤❤❤
@BarlinHashi
@BarlinHashi 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Somali cadowgeeda hajabo Amiim
@JamilaYusuf-jq9dy
@JamilaYusuf-jq9dy 2 күн бұрын
Oh my God sxb koronto adan congratulations is top song ❤
@DabaylIsse
@DabaylIsse 2 күн бұрын
Gabar baa samaysay😂❤
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 Күн бұрын
abwanada sanadka mama korinto aadan
@shamisali4599
@shamisali4599 4 күн бұрын
Banaadir❤❤buuq marabto amxaar baqtigoda wili gedah saran yahay maba maqli karno amaxaar inta lasocta nacalad ku taale
@Qalanbawi
@Qalanbawi 3 күн бұрын
Ader ka Xasan iyo Farmajo u dhuuqa
@YuaufAli-ru1qo
@YuaufAli-ru1qo 2 күн бұрын
Manshalla allaha calankeena cawaale aduunka laga aqoonsyahay ❤❤❤❤
@BarlinHashi
@BarlinHashi 2 күн бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@saybahmed1504
@saybahmed1504 4 күн бұрын
Masha Allaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️💯💯💯🥰🥰👍👍
@fadumosiicow3401
@fadumosiicow3401 2 күн бұрын
Viva Koronto adan
@MukhtarIbrahim-jy9sy
@MukhtarIbrahim-jy9sy 4 күн бұрын
😂😂😂 Subxanalah Xaasidin
@user-tk5pn8hj2j
@user-tk5pn8hj2j 4 күн бұрын
Xamar.❤❤❤❤❤❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Күн бұрын
Kursiga aan kala riixriixane No Gumaysiga Ethiopia No from GK❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wn9rk1qm2l
@user-wn9rk1qm2l 3 күн бұрын
Wadaniyinta dalka❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@mohamedibrow6597
@mohamedibrow6597 2 күн бұрын
Waxaan aad ugu hanbalyeynayaa wiilka laxanka saaray. Waxaana aad ii farxad geliyey sida kooxda ay ugu cayaareen muusikada
@fatmaofficial678
@fatmaofficial678 2 күн бұрын
viv Somalia guul ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️💪💪💪💪💪
@AxmedCabdi-ey1xm
@AxmedCabdi-ey1xm Күн бұрын
Waxaan ku dhashay ioobiya waxaan ku noolahay itoobiya balse waxaan ahay Soomaali hadii lay dhihi lahaa askari ayaa lagaa dhigayaa hada Soomaaliya ayaan ka noqon lhaa😅😅😅
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 6 сағат бұрын
👏👏👏🇸🇴❤️💯🌷
@BarlinHashi
@BarlinHashi 2 күн бұрын
Hamar ❤❤❤❤❤❤
@guleit89
@guleit89 3 күн бұрын
Boqoratii ingiriska aya citirafki ladhimatay
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Күн бұрын
Abid Ahmed asigana ictiraafka ayuu la dhiman doona mar dhaw😂
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 2 күн бұрын
Guuul soomaawayn
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 4 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-wl7rw5mt8i
@user-wl7rw5mt8i 3 күн бұрын
Boqorada Ingriiska wee dhimatay 😂😂
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 4 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 Bada ma hoyadiinbaaa leh
@f.warsame1069
@f.warsame1069 4 күн бұрын
Sorry Muwadin. ha. U Jawaabin Hees balaa Murtiiya.
@YuaufAli-ru1qo
@YuaufAli-ru1qo 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Күн бұрын
Koronto❤
@Lakihinda-ib5qx
@Lakihinda-ib5qx 4 күн бұрын
Badu ib maah sow horeba looms lahaa maa waxay jawaab u noqonaysaa malihi cadaw xamar kadaran iyo kun jeer xqbsha kadhaw
@Kbsl621
@Kbsl621 Күн бұрын
😅😅😅😅 waan Hadhay looma hadlo wax kaa gadma la kaalay Waxaad awoodku kaadan way day lagama yaabo inaad hadal ku hesho
@user-hj7vz8gk8r
@user-hj7vz8gk8r Күн бұрын
Waan inigu soo biraynaye horta idiinka dhibka iyo qaraxa iyo amni darada tala muqdhisho soo xali marka nagu soo biir shee
@abdiqadir1232
@abdiqadir1232 Күн бұрын
Haday 1000 sano qaadato lagama yaabo in aan somali la midawno
@Kbsl621
@Kbsl621 Күн бұрын
Waa midhaa hadalku
@xaajia2219
@xaajia2219 4 сағат бұрын
@abdiqadir1232 Kkkk somaliya waa 1 wadan yaa midoobaya? Dowlada somaliya markii ee Diyaar noqoto oo soo gacanbanaanaato Hargeisa ayadaa imaaneesa Amxaar iyo Oromana cid ka wareesaneeso majirto! Inta jaajuusta iyo somali diidka ahna waa la xaaqayaa. Shacabka waqooyina Dowladooda somaliyeed beey sugayaan, sida Kuwa Puntland,Galmudud iwl.
@user-jl7ys6dx2o
@user-jl7ys6dx2o Күн бұрын
Somalinimo Hawarto
@CabdallaCabdicasiis-il3xb
@CabdallaCabdicasiis-il3xb 3 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@manaishasaid2203
@manaishasaid2203 2 күн бұрын
kkkk, war waalagusugay dadka Somali diid, mayaqaanaan amxaar ee haloodasyo.
@leylaaaa780
@leylaaaa780 Күн бұрын
Ala ciyaal xamara😂❤❤ dhiiga
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 3 күн бұрын
Bada xamar iyo macdanta xamar adigu ilaasho intaad waxaanad shaqo ku lahayn u ooyayso faraha ka qaad waxa dadka kale tiisab daryeelaa tu kale ku dara
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 2 күн бұрын
❤❤❤viva🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@adangeydh7387
@adangeydh7387 4 күн бұрын
Ohin Wayne 😂😂
@fihiimaamohamed481fihiimaa2
@fihiimaamohamed481fihiimaa2 4 күн бұрын
Ohinta ma ila aragta😂
@sahruja5777
@sahruja5777 4 күн бұрын
Maxaa leydinka oynaa idinkaaba dhibane
@nyumbakumi5675
@nyumbakumi5675 4 күн бұрын
Kuwaan ayaga Ayaa Ila qabriyada boobayan
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 4 күн бұрын
Soomaliya ha noolaato Guul calanka buluuga ah From ssc
@CabdiqadirXaraaro-pu4mm
@CabdiqadirXaraaro-pu4mm 4 күн бұрын
Nyaah umah dhimanee ngadaa beta Somaliland nimo illahii nga dhigay mhadaa lleh Xabashigaah wllhay oo billahy somali noogah dhow intuu doonoh Hargaysa burco ama somaliland Odhan somali tii madhaficda la dhacaysay many ahyn dhilla yahay hoyada somali waste
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 2 күн бұрын
😂😂😂 ma banaadira rabbi baa boqree cdiu baahantahay
@user-kn5nw1yv4p
@user-kn5nw1yv4p 3 күн бұрын
Bada ma hoyadiin baaleh cabadka iyo calacalka la baxa
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂 beesha caalamka buuq looma rabo 30 sano aa caalamka dhibeyseene iska nasta
@GC21701
@GC21701 2 күн бұрын
Walaalow Wiil isaaqa baan ahay, kana ah, Garxajis,Ciidagale,Abokor Muuse,Mohamed dhibil ah baan ahay kudhashay Nederland,kunakoray USA, Tempe,Arizona. United States. Manin isaaq ah baa nasabkii caaya. Somaalinimadu anay iga bilaabantaa iguna dhabaataa,Qadiyadu waa halkeeda. Ahmaar uuf. Maantaan Ogaaday in Sahra ilays tahay Axmaaro siday ku caday Waraysigeeda. Who cares hadii caruurteedu isaaq tahay Axmaar iyo Oromo Qabiiladeeda,anaga naga gadimayso mayso . uuf dee.
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Күн бұрын
Boqodii ingiiska icrifaafkii bey la dhimatay no more ictiraaf😂😂😂
@abditahmanmohamud4000
@abditahmanmohamud4000 3 күн бұрын
Of course; in Somali kala tagto waa wax an shakhsiyan taageersanayn. Lkn, horta in layska xisoodo iyo wadaninimo afka baar kiisa ah, absolute, I don’t support: Shalay, “Farmaajo villa da ka so bax”. Xasan sheikh na “Jaale, Qabuuraha yaan la faagin, dareen kiinu kama damqado? Heeso kama tirisaan? Afyo, uur aan islahayn, waa crocodile tears. I’m not from Somaliland, let that sink into your head. Nin kaa Hargaisa heesta ka tiriyay, baa idin ka daacad san, at least he stick with what he truly believe.
@Qalanbawi
@Qalanbawi 3 күн бұрын
❤❤❤ Thnks
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 2 күн бұрын
Beenta aad qarineyso iska daaye iska cadeyso Isaak ninadada hadiiba kuwi shalay heesay ay daacad yihin
@boqoradasomaliya
@boqoradasomaliya 2 күн бұрын
🇸🇴🤍🇸🇴💙🇸🇴🩸❤️🥰
@abdishakuradam6631
@abdishakuradam6631 4 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️ I love cawale ❤❤
@AbokorAli-io9qs
@AbokorAli-io9qs 4 күн бұрын
😂😂Ictiraaf Qaarba 30 Sano kabdn sugayey oo Helay Ma Ogthy Hadaan Ictiraaf Helo Iney Kuu Dhamaaneyso Ooy Alshabaab Kula Wareegayso Dadkan Iska Jiboomaya Liido Ordoo Gada Bada Hooyadiin Male Reer 🇮🇹 Somaliland Bey Utaala Iyo Ethiopia 🇪🇹 Idinaka Saameyn Aad Ku Yeelan Kartaan Majirto Hanaanka Isku Socodka Shaqada Aan Kahayn Madaxdiina Iyo Fanaaniintina Iyo Shacbkiinu Our Ocean Isn't For Sale
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 4 күн бұрын
waar qamadidii besha calamku maxay ku faxday
@nyumbakumi5675
@nyumbakumi5675 4 күн бұрын
Kuwaan qabriyada boobaayan ma badh iyo bari iyo macdhan ayee daafayaan??dadkii dintay ayaa ugasheen😂😂😂 Af lamarabo xaaran munaafaqiin ayaa tihin.... Somaliland un baa idhin mideeysa imika neh weey tagtay.am sorry 😂😂😂
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 4 күн бұрын
Somalia 😈😭😭😭😭😭😭😭😭 faqaasha 😭😭😭😭😭 Somalia 😈😭😭😭😭😭😭😭 faqaasha SSC 🦓🏃🏽🏃🏃🏽🏃🏽🏃🏃🏃🏽🏃🏃🏽
@Mawlid-os8qh
@Mawlid-os8qh Күн бұрын
Guul somali land
@AbdullaIdiris
@AbdullaIdiris 4 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nyumbakumi5675
@nyumbakumi5675 4 күн бұрын
Danyeerka futadiisa ma arko.... 2006 calanka muqdisho itopia ayaa keentay,,, atmis, bardeere, beydabo soo tan kula joogan??? War dadkan xoola ah xishoodka xita malaha....miso marka eey adiga kulajoogan xabashi maaha???😂😂😂😂
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 4 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@user-qk5hd9su6d
@user-qk5hd9su6d 4 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 ilaa Gaalkacyo ku eegtahay inta kale waa Somaliland
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b Күн бұрын
Oo puntland maku darsateen
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg 4 күн бұрын
Hhhhhhhh caac hadayna cida u bahanyhy maxaad noga daba qayalinaysan dee naga hadha anigu baari hore baanu idinkag maranay 😂
@Qalanbawi
@Qalanbawi 3 күн бұрын
❤❤
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 2 күн бұрын
Ood xagee gaartay beesha caalamka uun baa buuq ku disheene 😂😂😂
@Qalanbawi
@Qalanbawi 2 күн бұрын
@@sihaemhussein883 Amisom
@xasannoor487
@xasannoor487 4 күн бұрын
Faqash ma somalibaa mise waa qadaad waan cadawga Somaliland waa xamar
@user-qk5hd9su6d
@user-qk5hd9su6d 4 күн бұрын
Qamqam iyo qadaad weyn dheh 😂😂😂😂😂
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 4 күн бұрын
Adeer, asalkeenu waa Soomaali ❤ haddii aad rabro amxaaro iyo Itoobiya orodoo u taga awalba habar baa idin keentee.wbt
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 4 күн бұрын
Been isku maweliya 26 juun ma hoyadiinbaa leh reer konsekvenser reer talyaana
@f.warsame1069
@f.warsame1069 4 күн бұрын
Kkkkkk. Muwadin. Dad. Qaasbaya. Jaceel. Maloo qudhikara?
@Mawlid-os8qh
@Mawlid-os8qh Күн бұрын
Been weynaa boorama waa somali land
@jaamabiixibiixi8385
@jaamabiixibiixi8385 4 күн бұрын
Oohinta iska daaya
@fadumosiicow3401
@fadumosiicow3401 2 күн бұрын
Dhul iyo bad aad baxsatan hadaad haysaan maxaad la ooyeysan Somaliyo east and west south and north waan wada leenahay reer somali land caadi iska dhiga hadaad boos ama nus boos dagantahay minaha ma aha dhulka kugu dhagan oodhan adigaa saa rabto ka yeeli karo 😂😂😂😂
@Mahameddeeq8046
@Mahameddeeq8046 4 күн бұрын
Cawaloo babaday boor looma rabo
@f.warsame1069
@f.warsame1069 4 күн бұрын
Waar. Cawaale. Iyo qaraaxa. Quudu CASHAA. NIIKI. YAAY XABAASHUN. DAA?
@abdiqadir1232
@abdiqadir1232 Күн бұрын
Fan iyo suugaan koonfuri shaqo kuma laha wlhi
@user-wn9rk1qm2l
@user-wn9rk1qm2l 3 күн бұрын
Wadaniyinta dalka❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@sucaadabdi6535
@sucaadabdi6535 4 күн бұрын
💙💙💙🤍🤍🤍🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️
Homemade Professional Spy Trick To Unlock A Phone 🔍
00:55
Crafty Champions
Рет қаралды 61 МЛН
Just try to use a cool gadget 😍
00:33
123 GO! SHORTS
Рет қаралды 85 МЛН
UGU DAMBEYN WAN SOLABTAY IYO ASXABTA OO AN LAMAFILAN UGU TAGAY…?
11:36
Homemade Professional Spy Trick To Unlock A Phone 🔍
00:55
Crafty Champions
Рет қаралды 61 МЛН