MA BANAADIR BAA CID U BAAHATABA | XAAWO, FARXAN, MURAAYO, KALSONI, FARXIYO, LEXLE, OFFICIAL MUSIC 24

  Рет қаралды 250,251

SomaliSwiss

SomaliSwiss

4 күн бұрын

BUUG MADOW
ERAYADA KORONTO AADAN
LAXANKA FARXAAN GUREY
MUSIC & VOCAL RECO. MOHA KALAAY
CAMERA CARAAYE
EDITED CARAAYE
SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
SomaliSwiss.net #Somali #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
#SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss
Ma adoo bukaa
soo baaqayoo
beejada Amxaar
baadi doonayoo
qaraxiyo bambiyo
baylah goobayo
ma Banaadir baa
Rabi baa boqree
cid u baahataba
Waa bilaahiyee
bulshadeeni aad
kala baydhiseen
isku biirree oo
Wey baraarugen
is baxnaanshoo
Weys badbadiyen
Barraf baa maroo
Birmaday heleen
Jabki waala baday
way kaso baxeen
beenta iyo runtay
soo kala barteen
boqolkiiba boqol
Beentay fahmeen
baxsanaa hagoo
barwaqiyo haday
baraareba galeen
Bood boodayaa
ama buubtayaa
burbur doontaya
ama bururtayaa
beelo kicisayo
shir bayaamisa
beri horay warka
iyo buug madow
dadku soo bogeen
Gobanimoo biloo
way baafiyeen
Qaranimo bagay
uga buuxsameen
qof balway warkis
dhab u buufiyeen
Ogoow bahaladii
way baacsadeen
nacabkii burshoo
bawer bay tuseen
doqonbbaa ba’doo
boqnahay jareen
Waa bilqayr hado
lama beegsadoo
waa barwaaqo oo
bandhigya dhaco
qof bilaash ahoo
badhedhay arken
Bada iyo beriga
Beec looma robo
Macdantiyo biyaha
Boob looma raboo
wadankeena bilan
bahdil looma rabo
cawaaloo babaday
bodhka looma rabo
beesha caalamkana
buuq looma raboo
………………………………

Пікірлер: 1 300
@AliAnshuur-us6nw
@AliAnshuur-us6nw 3 күн бұрын
Iga badan banaadirteyda caashaqa liketa ha Ila dhaafina somaliweyn 🇸🇴❤️
@naimam.9551
@naimam.9551 2 күн бұрын
Oo maxaad banaadir isagu koobi caqliga noocaasa muxuu yahay soomaali dhul walba hadaad soomaali saxa tahay adigaa leh ka iibinayana ka xiga xataa haduu kaa sheegto
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 күн бұрын
Iga badan somaliland iyo Itobiya
@hassansomali4014
@hassansomali4014 2 күн бұрын
@@naimam.9551 Banaadirteyda dhib malaha walaale oo anigaba waligey Xamar maanan tagin misana kama didayo ee aanu yareyno caqliga diidmada ee la qabiileyo
@Istar-yk6jb
@Istar-yk6jb 2 күн бұрын
Iga badan midan midii hiil walal iyo midan wey ku jabiyen cadawga itobiya waxeyna qiresa in birmada dalxureye in an helnay alow dadkega somaliyed i dhowr melwalbo ay jogaan dalxureye ❤❤❤❤❤❤❤
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 күн бұрын
@@Istar-yk6jb Hiilwalah kola caaya kola hiil walaal dhaha danayste kkkkkkkkkkk jaaab maleh waxaan ku idhi waxan kaa jeclahay Itobiya wan ku nacay bay tagan tahay sheekadu khasab maaha jacaylku kkkkkkk wanoo heesa waxa keenay waan ku necbahay oo Itobiyaan kaajeclahay kkkkkkkkkkkkkkkkk qac baad kaa yeedhay kkkkkkkkkkk
@ZakariyecabdiCade
@ZakariyecabdiCade 2 күн бұрын
Reer waqooyigu waxii la buunbuyniya reer xamarku murti ma yaqaanaan wlhi waxii idin HELAA la yaabay viva Somali wayn🇸🇴💪
@niyaaladem
@niyaaladem 2 күн бұрын
Xamar wana ku dhashay waana ku koray kow dhe, caaydo loo geeysto waan ka yaabaa walaahi xitaa odayaasha waaweeyn ee Sland waa kuwo aan ka yabaay. ALLE ha nawada hanuuniyo.
@user-vb1py6ff9r
@user-vb1py6ff9r 8 сағат бұрын
Reer waqooyi ha odhan isaaaq dheh
@mahid_ahmed77
@mahid_ahmed77 2 күн бұрын
Muuse watching and saying hees kle I diyariya 😅 somali diidkow Sixun u dhimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul iyo gobonimo umdayda❤
@mowli420
@mowli420 2 күн бұрын
Waa rumeysan la,ahay in 24 saac lagu sameyay heestaan❤❤ hada kadib xamar haloo soo aado fanka 🎉🎉
@cousinbro1580
@cousinbro1580 2 күн бұрын
I AM SO PROUD TO BE BANAADIR BORN💯💯💯 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤🧡💛👏👏
@mohamedomar238
@mohamedomar238 Күн бұрын
Ciyaar baa kuheeysa wlh meesha waxbaa yaala 😂
@idmanilyaas3405
@idmanilyaas3405 Күн бұрын
Bye fack country
@seriasman6147
@seriasman6147 Күн бұрын
12saac dheh
@iqrayahye-jy5vk
@iqrayahye-jy5vk 17 сағат бұрын
@@mowli420 Wlh ani xita amin Weye gull
@dayahaden3370
@dayahaden3370 2 күн бұрын
Wooow salaan saree from jabuuti hambalyo umada somaaliyeed iyo caasimada umada soomaaliyeed banaadir Waa xaqiiiq banaadir rabi baa bokhray ❤❤❤❤❤❤❤
@xafisoffical2047
@xafisoffical2047 2 күн бұрын
Hambalyo reer jabuuti
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@kaafiyocalsekaafiyo2214
@kaafiyocalsekaafiyo2214 2 күн бұрын
Wan idinku faana reer jabuuti
@cousinbro1580
@cousinbro1580 2 күн бұрын
HIIL WALAL OO DHABA REER JABUTI HABALYO 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 күн бұрын
VIVA 5 Somaliyed waa lamtabtan❤ Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼
@Hamza00001
@Hamza00001 2 күн бұрын
Djibouti somalia Ismael baa raba ee lakin shacabku wa Somaliland
@ladanedem3177
@ladanedem3177 2 күн бұрын
@@Hamza00001 maa nihin Somaliland haa naa shegan Djibouti 🇩🇯🇩🇯 iyo somalia waa walalo 🇸🇴🇸🇴
@Hamza00001
@Hamza00001 2 күн бұрын
@@ladanedem3177 frontiere baa la ma lihin somalia. Lakin hadi ad rabtid somalia u tag
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 күн бұрын
@@Hamza00001 jabuuti iyo Somaliya waa dal somaliyedwaa walalahayo GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴
@bashirjama-zh4jy
@bashirjama-zh4jy Күн бұрын
5 somaliyeed bad ka hadli. Somaliland wa diidanthy.
@fatimajimale2298
@fatimajimale2298 2 күн бұрын
Heestan meel foog aan geyno guys….1M uu qalantaa one week gudaheeda🎉🎉. Hadaad igu raacsanthy likte i saar😊! Somalia ha noolato❤️🇸🇴
@ArdamHassan-od3lp
@ArdamHassan-od3lp 2 күн бұрын
Fanaaniinta Muqdisho oo hees kulul ugu jawaabay fanaaniinta Hargeysa Ma adoo bukoo soo baaqayoo beejada Amxaar baadi doonayoo qaraxiyo bumbiyo baylah goobayee Ma Banaadir baa Rabi baa boqree cid u baahataba! Lovta haila dhaafin hada wadani tahay viv somalia
@haykalqiiro5192
@haykalqiiro5192 3 күн бұрын
War Heesta meel dheer gaarsiiya Somaliyey wlhi qalbiga idhadhaqaaqay❤😢
@aragsaninagacalowgacalow5154
@aragsaninagacalowgacalow5154 3 күн бұрын
Yaa sameeyay heesta abowe
@haykalqiiro5192
@haykalqiiro5192 3 күн бұрын
@@aragsaninagacalowgacalow5154 Gabadh ayaa sameeyse koronto ladhaho
@huseinhashi
@huseinhashi 2 күн бұрын
@@aragsaninagacalowgacalow5154 KORONTO AADAN nin ay dhahaan baa erayda leh
@FartuunMaxamuud-qg8he
@FartuunMaxamuud-qg8he 2 күн бұрын
Waqti lo bahna ay imate best hees le dhihi karna🎤mic tos lola qate cidii cuqdada hayse 😂😂😂😂
@Abdikadirreso
@Abdikadirreso 2 күн бұрын
Mar hadey banaadir ku jirto heesta🥰🥰
@leemk5452
@leemk5452 3 күн бұрын
Tani hees waa dhaaftay hubka Noo ciisa culus ma banaadir cid u baahato rabi boqoree is muujiya somaliweyn ❤🇸🇴
@user-ow3fz5hh7p
@user-ow3fz5hh7p 2 күн бұрын
kk duqdeen Ku socotob muuse bahne
@mohamedomar238
@mohamedomar238 Күн бұрын
Ma tumis baa ma erayaa malanbaa ma music baaa wax la arkay maaaha dadkaan leesku soo doontaa yaa yiri 😂
@ALI-em3me
@ALI-em3me 2 күн бұрын
Abwanada qarniga miss koronto adan 2024 viva somalia💙💯❤
@salmanalmaqdashi4242
@salmanalmaqdashi4242 2 күн бұрын
Guuul Somalia 💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Ha dhoco gooni gosadka xsaaq 🇮🇷 SNM amxaarka
@shukriabdulahi8360
@shukriabdulahi8360 3 күн бұрын
Cawaa wan sexankaraa walaahi somali diid cidi umabahna somali nimo ayaa nadeqda somaliya hanolato ❤❤❤❤❤❤
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 күн бұрын
Soomaali diid dadkaad Lee dahay waa Soomaali doon daacad ah 26 jun iyagoo xor ah sugayay 4 maalmood si ay ula midoobaan walaalahooda koonfureed. Wanaagii ay sameeyeen Afweynaa xumaan ugu bedelay oo xasuuqay maatadoodii halkay joogaana iyo xumaanta waxa sabab u ahaa doowladii dektaytarka ee Rabbi ha u booga dhayo hana gaarsiiyo hamigooda iyo aqoonsi Viva Soomaaliland from Mogadisho
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 күн бұрын
Dee seexo waanu kunacnay baabaanu ku nidhiye oo itobayaan kaa jeclahay maxaa kuu hadhay xasab maaha jacaylku Somaliland iyo Itobiya ha nolaato
@ftshmh4761
@ftshmh4761 2 күн бұрын
@@user-sz7sn2rv9r dhul ma guuree dadkaa guureee na dhaafa
@abdirahmanhassan936
@abdirahmanhassan936 Күн бұрын
Somaliland guul guul
@maryamamohamedhassan7508
@maryamamohamedhassan7508 3 күн бұрын
Hees Wey dhaftay tan alleylahee Ma banaadir ba rabbi ba boqree cid ubahataba ❤😂 🇸🇴✊
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 күн бұрын
Banaadir Bulaacadley Banaadir Ahl qubuur qixiye Banaadir moowto canshuure
@HanadDacad-jc7tz
@HanadDacad-jc7tz 2 күн бұрын
​@@sucdisiad3316ma adoo bukaa soobaaqayoo beejada Amxaar baadi doonayoo mabanaadirba rabi baa boqree cid ubaahataba orod beejada amxaar sifiican uraadi
@Gracias2024
@Gracias2024 2 күн бұрын
@sucdisiad3316 idinkoo ordaya le banaadir so gashaan oo baahan Heesta so qaden kan qadaya shalaybu joogay banaadir o lokala kiciyay isagoo baahan Oleh ciyaal xamar ahay hhhh Mantana wakaas so caynayo Adi xataa ina banaadir kadhextugasatid waa suragal
@cabdirisaaqcabdullaahi684
@cabdirisaaqcabdullaahi684 2 күн бұрын
Ereyo,laxan & gantaalo halis ah ka gambo muusoow alaabtaan cabsi cabsi waaye 🙌🏿🙌🏿🙌🏿🙌🏿 abwaanad kotonto & Gureey
@GaberFardowso
@GaberFardowso 2 күн бұрын
Waa aamini la ahay heestaan baa 24 saac lagu soo saxay wlhi reer xamar oo jwb laga rabo sidaan iyo si kadaranba kafilo🤜
@niyaaladem
@niyaaladem 2 күн бұрын
Soomaalida waa doqomo is fiirsanaya walaahi. Muqdisha in ay aamusto aheyd oo aysan ku dayan walaalkeeyga lunsan. Laakiin reer Muqdisha afsoomaali ma yaqanaan waa beenoowday. 😂😂😂
@niyaaladem
@niyaaladem 2 күн бұрын
Waxbaad ku dhigteen eeer tolkeey😂😂😂😂😂bes ka dhaha please
@jeeyokaaja6235
@jeeyokaaja6235 3 күн бұрын
Ciyaal xamar heestaan viral kadhiga tiktok viva banaadir muuq bilan
@AbdifataxYare1140
@AbdifataxYare1140 3 күн бұрын
Beesha calamkana buuq looma rabo menes waxba beesha calamka idin mayaalan qaylada iskadaaya ictiraafna heli meysaan walee jawaab iga dheh deg deg ah waliba Reer muqdisho guba tihin salama ❤😂
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 2 күн бұрын
😂😂😂❤❤❤❤❤
@Ssomalii7
@Ssomalii7 Күн бұрын
Sax sax yeah yeah 😂😂😂😂😂😂
@caliyarebajamas9505
@caliyarebajamas9505 2 күн бұрын
Ma adoo bukoo soo baaqayoo beejada Amxaar baadi doonayoo qaraxiyo bumbiyo baylah goobayee Ma Banaadir baa Rabi baa boqree💪 cid u baahataba!
@alonegirl8
@alonegirl8 2 күн бұрын
Ma banadir baa Rabi baa boqre idin bahatada 🙈 abwaanad dhamestiran❤allow xamar barakey 😢
@NasteehoAhmed-n9z
@NasteehoAhmed-n9z 3 күн бұрын
Fanaan fanaan loo waayay wa habaar 😂😂 ma banaadir baaa rabi baa buqte cid ubaahi qaba😢❤❤
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@oamaer
@oamaer 2 күн бұрын
viva Somaliiweyn. Salaan sare from SSC💌💌💌💌💌🥊🥊Somalia
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 somaliya guuuul
@osmaanibrahim7045
@osmaanibrahim7045 2 күн бұрын
Rer isaaqland iyo qaraxoodii ey muqdisho noo soo maleegayeen waan kareysanay😮
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 2 күн бұрын
Heestan waa iga gadantahay❤❤❤❤
@user-ut8qf3lo2l
@user-ut8qf3lo2l 3 күн бұрын
Tani hees wey dhaaftay guul iyo gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ConfusedClothes-cb5hf
@ConfusedClothes-cb5hf 3 күн бұрын
❤ tan jawaab wee dhaaftay😂 ma banaadir baa rabi baa boqree cida u baaahataba❤😂😂😂
@farxanxidigfarxanxidig4735
@farxanxidigfarxanxidig4735 3 күн бұрын
❤ SoMaLiya somaliba leh ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 2 күн бұрын
Waa run banaadir, cidna uma baahno. Banaadir Guuleyso.
@Tooxcade
@Tooxcade Күн бұрын
Heestaan maanta waxaan dhageystay 20jeer kabada. SOOMAALIYA HA NOOLAATO💌💌😍😍😍😍😍😍😍😍
@deeqomustaf356
@deeqomustaf356 2 күн бұрын
Bada iyo bari Beec loma rabo somalia guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@osmaanibrahim7045
@osmaanibrahim7045 2 күн бұрын
Soomalinimo ayaa nawada deeqda🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴cawaalow guulayso oo soomali midey insha alaah qeer 😢
@Saraa_Qurux4033
@Saraa_Qurux4033 17 сағат бұрын
Ma Banadirba Rabiya Boqree Cid ubahataba🇸🇴❤️
@abdullahiali175
@abdullahiali175 2 күн бұрын
Somalia wa hal qoys 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 3 күн бұрын
Daaha gaas waxa sidaa micga ugu qaatay waa gabar oo ereyada heestan dabkaa leh afkaga caano lagu qAbay🎉😊❤
@ftshmh4761
@ftshmh4761 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@safiyafaarax8570
@safiyafaarax8570 2 күн бұрын
Waa sas jawab sax ah waqti timid😂😂❤guul somalia 🇸🇴 ❤❤✅️🇸🇴👌🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌🏻
@user-wy3yt2ug8y
@user-wy3yt2ug8y Сағат бұрын
Ma banaadira ba rabi baa boqre cidi u baahaan ciyaal xamar nimo🇸🇴🔥💪
@malaboa591
@malaboa591 2 күн бұрын
Maashaa Allaah Maashaa Allaah Hees iyo bar. Waa Runtiin reer Banaadir waa Boqorada Soomaaliya 🇸🇴👑
@sundusmuqtaar7268
@sundusmuqtaar7268 3 күн бұрын
Ma banaadir baa Rabi baa boqree cid ubaahataba Ishcalaa❤🇸🇴
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 күн бұрын
Banaadir gaal iyo muslim wey u baahan tahay magaalo bulaacadihii ay wadada qul qulayaan Magaalo masaakiinta lagu boobo hantidooda magaalo moowtada intii la qaxiyo hadana la baado Dad iyo duunyaba Banaadir uma roona
@HanadDacad-jc7tz
@HanadDacad-jc7tz 2 күн бұрын
​@@sucdisiad3316ma adoo bukaa soobaqayaa beejada Amxaar baadigoobayaa orod oromada iyo amxaarka beejadooda sifiican uraadi
@gday9659
@gday9659 2 күн бұрын
@@sucdisiad3316 Meeshaan waxaan ku jirnaa dhagaysiga jawaabti heestii dulmiga ahayd oo si dhaqso leh oo qurux badan loo soo diyaariyay. Maadaama aad hadda nala joogto kuma caayayno waxaa tahay walaasheen an jecel nahay ee dhagaysi wacan.
@omermhd985
@omermhd985 3 күн бұрын
Horey usocda fananiintena dacaad u ah wadankooda ku noolada bashbash iyo barwaaqo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirisaaqxasan541
@abdirisaaqxasan541 2 күн бұрын
ma.kolbag gadhayan fanka hargeisa iyo hobalada 😮😮 Aamiin yare.nogu yar o.wad.ujedan wacdaraha u.sameyo.from.isaaq.ismujiya
@maqdiscady3288
@maqdiscady3288 Күн бұрын
In one day jawaab dagdaga ma xamarba rabi ba aboqre cid ubahatabo💪🏼🇸🇴❤️
@naleye1
@naleye1 2 күн бұрын
Sas waye Ma adoo Buka Sobaqayo 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🥰🥰🥰
@cxakiinaadan
@cxakiinaadan 2 күн бұрын
Somalia guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul
@nuurkeyhaji
@nuurkeyhaji 2 күн бұрын
Kaliya inta somalinimo kuweeynathay ❤❤❤ 👍👍👍
@MouktarHassan-sh2gh
@MouktarHassan-sh2gh Күн бұрын
Wllaha somaliyed from Djibouti 🇩🇯 never give up awaleh 🇸🇴
@AadanMaxamed-kh5ld
@AadanMaxamed-kh5ld Күн бұрын
Banaadir inaga badan reer xamar hadaan nahy like dhacigusii
@SumiishyamahmedHassan
@SumiishyamahmedHassan 3 күн бұрын
Ma banaadir baa cid ubaahan❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedjeeb2116
@ahmedjeeb2116 2 күн бұрын
Ma banaadir baa rabibaa boqree cid ubaahataba cizzak cizzak 😊✅️💯
@rayaanrayaanilla4894
@rayaanrayaanilla4894 Күн бұрын
Ma banaadir baa cid ubaahataba rabibaa boqraye xamarcaey cadowgaaga hajabo ❤❤❤
@HamdiAbdiwahabMacalin
@HamdiAbdiwahabMacalin Күн бұрын
Waan idin salamay from soomali galbeed Ma banadir baa Rabbi baa boqre cid uba hataba iyada lo bahan yahay xamartayda ❤
@ummuayman867
@ummuayman867 2 күн бұрын
bada iyo biyaha beec looma rabo qarankeena bilan bahdil looma rabo🔥💯🇸🇴❤🇸🇴👏
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 3 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴viva somalia guul goba nimo illahay cadow keena na kaqabto aamiin yaarabi itoobiya iyo muuse biixi waa cadow keena illahay hana kaqabto aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nimcomohamed123
@Nimcomohamed123 2 күн бұрын
Cawale hadhicin waliga🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
@user-ov5ps8xb4s
@user-ov5ps8xb4s 2 күн бұрын
Wow Heesta jawaab wey dhaaftay 🇸🇴 xamar cade Kama kaftamaan 🇸🇴🎤🇸🇴💎🤍🇸🇴💎🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@queenruuxi560
@queenruuxi560 3 күн бұрын
Khaatumo Stet Baa U jawaabi lahed Madaama 15minit Eey kusoo af jareen 🇸🇴🇸🇴🐎💪🏽
@niyaaladem
@niyaaladem 2 күн бұрын
😂😂😂 waxaasoo dhan adiinkaa sabab u ah, khaatumooy ka xishoo reer abtigiin/oodwaagtiin
@dalha252
@dalha252 2 күн бұрын
Ciyaal xamar inbadan bay wax badan xeeriyeen marki ay hubkooda lasoo baxaan waa sidan 😂 Rabbi baa boqree ma banaadirbaa cid ubaahataba!? Badda iyo berriga beec looma rabo! Macdanta iyo biyaha boob looma eabo! Wadankeenna bilan bahdil looma rabo Cawaaloo babadayna booto looma rabo! 👏👏👏
@MammaUnesta
@MammaUnesta Күн бұрын
CAAWA HOYADEEY WEE HURDEE❤❤❤MASHA ALLAH SONALI DIID😢😢😢viva Somaliweyn❤❤❤
@user-fj1mi9tn8v
@user-fj1mi9tn8v 2 күн бұрын
Somalia somomali baaleh guul
@user-su9op2kb6e
@user-su9op2kb6e 3 күн бұрын
Ma banaadir baa❤rabii ba boqree cid ubahatab ❤🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻❤️
@AbdinasirUnsheye
@AbdinasirUnsheye 3 күн бұрын
SOMALIYA SOMALI BAA LEH 🇸🇴
@aminaosman1520
@aminaosman1520 2 күн бұрын
Walaahi banadir allaa dhulbarwaqo kadhigey oodad dhameestiran alle kubeerey maasha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@TikTak-r8b
@TikTak-r8b 3 күн бұрын
Besha calamkana BuQ loma Rabo No ictiraf 😭😂💔
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 2 күн бұрын
😂😂😂😂
@hakashakin3306
@hakashakin3306 2 күн бұрын
Somalia❤Jiboutiiiiii. Guuuuuuuull.
@abdulrashidshaiye3334
@abdulrashidshaiye3334 22 сағат бұрын
Somali weyn guul iyo Gobanima i iyo somaliya is raacday insha Allah ❤❤
@MASLAXCABDI-bq5dg
@MASLAXCABDI-bq5dg Күн бұрын
Iga badness banaadirteyda caashaqa liketa ha lla dhaaflna soma liweyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@Ayaanwadani
@Ayaanwadani 3 күн бұрын
Ma banaadir baa cid u baahataba ❤
@farxanxidigfarxanxidig4735
@farxanxidigfarxanxidig4735 3 күн бұрын
Badinona Eib mahn 🇸🇴❤️ Somali bahdil uma rabno Xamar naga btn walee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 3 күн бұрын
BADA IYO BARIGA ,😁 BEEC LOOMA RABO🇸🇴 MACDANTIYO BIYAHA😁BOOB LOOMA RABO🇸🇴 WADWNKEENQ BILAN😁BAHDLIL LOOMA RABO🇸🇴 CAWAALÒO BABADAY😁BOORKA LOOMA RABO🇸🇴 BEESHA CAALAMKANA😁BUUQ LOOMA RABO
@omermhd985
@omermhd985 3 күн бұрын
Fanaaniin qaran allaw noo xafid❤
@AxmedRuush-ly1ij
@AxmedRuush-ly1ij 58 минут бұрын
Sedax magac banaadir mogadisho xamar hoyadii somalida❤dhashedii banaadir hobalada ❤❤❤❤ 5:50
@samiirabdi7486
@samiirabdi7486 2 күн бұрын
Guul Somalia from Somali galbeed Jigjiga🇸🇴💙
@KiineyxasanKiineyxasan
@KiineyxasanKiineyxasan 3 күн бұрын
Rabi baa boqre cid u bahan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥺
@SafiaAliAlasow
@SafiaAliAlasow 3 күн бұрын
Mic caadi Blood is not water 🫶🏾❤😂
@khalidcanada6106
@khalidcanada6106 Күн бұрын
Ma banaadir ba rappi boqree Cid u baahata ❤somaliyeey heesta Mel dheer gaarsiiya qalbiga I dhaqaaqay
@fatmamussa7991
@fatmamussa7991 Күн бұрын
Im proud banadir long live Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@user-xe1mv7gf2o
@user-xe1mv7gf2o 2 күн бұрын
Jawabta kaliya ee an sugaayay 💯💪
@user-mp5bi5nj7i
@user-mp5bi5nj7i 2 күн бұрын
Axsan jawab 🎉🎉😂😂mahadsanid abwanka erayada qoray👍 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@HamdaMaxamed-vo8bi
@HamdaMaxamed-vo8bi 2 күн бұрын
Ilove somlia wlhi ano hargyza ku dhazha zomali waan jeclhy😢😢😢😢
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 10 сағат бұрын
Guul shacabka Soomaaliyeed guud ahaan xasan dal xaraashe amaan ma mudno laakiin xabashi raace ilaahay umada Soomaaliyeed haka badbaadiyo dabadhilifka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nimco.apdi2724
@Nimco.apdi2724 2 күн бұрын
MA BANADIR BAAA ❤ RABI BAA BOQREE CID UBAHATABBA❤❤ VIVA CIYAAL XAMAR
@Abwaanqooreyofficial
@Abwaanqooreyofficial 2 күн бұрын
madaafiic Waaye wllhi erayadu 🇸🇴🫶❤️
@AbokorAli-io9qs
@AbokorAli-io9qs 2 күн бұрын
🇮🇹 Aynu Isku Soo Ducyno Walaalayal Inuu Ilaahay Dib Qalbiyadeena Umideeyo Kala Laasaney Calafkeeniye Wxn Waa Siyaasad Runta Aynu Isku Sheegno 🇸🇴
@niyaaladem
@niyaaladem 2 күн бұрын
Walaahi sheekadu meel xun beey gaartay marba reer Muqdisha hadii ay gaareen heer ay idiin soo jawaabaan. Mudo weey idiinka aamusnaayeen oo idiinlama qaadin jirin. Anigu waxaan dhihi lahaa abwaanada reer Sland ha joojiyaan dabka ay hurinayaan waayo. Ugu danbeyn waxaad usoo dhuran waa dadkiina. Ta kale dirta inta waqooyi degta mooyee inta kale waxaay degaan koonfur ee halkeed nagu wadaan reer tolkeeyoow?
@amiira9377
@amiira9377 Күн бұрын
Dhiiga Somalinimo aloow hanaga dhaqin amiin
@MaryamaMohamed-re3ug
@MaryamaMohamed-re3ug 2 күн бұрын
Guuuul Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🦁
@user-sk9ux1xn2o
@user-sk9ux1xn2o 22 сағат бұрын
Jah saas waye ❤🙌🏿🇸🇴🥰💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@luulali7231
@luulali7231 2 күн бұрын
Mado bukaa so baqayaba😂. Guul iyo gobanimo somaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️👏🥰
@AhmedaadenWihiliye
@AhmedaadenWihiliye 2 күн бұрын
Cawa Lee seexan kara from Somalia 🇸🇴
@fartuunmaxamed2280
@fartuunmaxamed2280 2 күн бұрын
Soomaliya guuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙋🫂
@Muno-rf9eh
@Muno-rf9eh 2 күн бұрын
Mashaalh waan seexan karaa iga badan ❤️❤️❤️soomalinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@Aisha_23354
@Aisha_23354 Күн бұрын
SOMALIYA SOMALI BAA LEH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ZamsamHassan
@ZamsamHassan 41 минут бұрын
Ma banadirba cid ubahan rabi boqre ❤️
@CaashoKiin-tl3qj
@CaashoKiin-tl3qj 3 күн бұрын
Ma banaadirba rabi baa poqradee ❤cid u bahanthy ba😊
@user-mq6ch7hm8q
@user-mq6ch7hm8q 3 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 always i Love you
@SahroCabdi-r5j
@SahroCabdi-r5j 22 сағат бұрын
Bood boodayaa ama biibtayaa ala xaawo deganaa ereyada ay qaadatay guul bn u rajaynayaa ina cawaale aaamindan❤🎉
@ayubabdikadir8371
@ayubabdikadir8371 2 күн бұрын
Ma banadir baa cid ubahan Somaliya guuuul💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@naciimobashir
@naciimobashir 2 күн бұрын
Jah jah af kiina laguqahay caano❤❤❤❤❤❤❤❤Somalia ❤❤❤❤❤❤
@foodcade9740
@foodcade9740 3 күн бұрын
mahadsandiin, maskaxda markiiba waad ka shaqaysiiseen oo jawaab deg deg ah ayaa soo dhacay, ereyada iyo laxankaba waa ok
@galladclassic2516
@galladclassic2516 2 күн бұрын
Somalimo Ilaa naftu Go’do 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️ Qadyad Lamatabtan Ah
@user-kf4pz6pn6w
@user-kf4pz6pn6w 2 күн бұрын
Waaaw guul guul somalnmo naga badan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-kw5ph9eh8u
@user-kw5ph9eh8u 2 күн бұрын
Soomalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💪🏻
@fartuunsaid6847
@fartuunsaid6847 2 күн бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 gut gull somaliya
@user-qq6jc5yd8j
@user-qq6jc5yd8j 2 күн бұрын
❤a❤❤❤❤❤❤❤
@DeeqaDagan-m8o
@DeeqaDagan-m8o 2 күн бұрын
Waa hees wakhtigedi so baxdy somalinimo naga badan🇸🇴❤️❤️
@sagalahmedabdirahman
@sagalahmedabdirahman 2 күн бұрын
Somalia ❤🇸🇴ha noolaato ❤🇸🇴✊🏻🥰
@Somalitiktok47
@Somalitiktok47 2 күн бұрын
Family amraaxo waley karbash xalala aya ku dhacay
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 34 МЛН
Super gymnastics 😍🫣
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 108 МЛН
Homemade Professional Spy Trick To Unlock A Phone 🔍
00:55
Crafty Champions
Рет қаралды 59 МЛН
Kooxda Gurmad | Heesta Dareen Soomaliyeed
5:51
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 14 М.
DAYAX BAND || MAlIHIN CADOW XAMAR KADARAN || HEES CUSUB OFFICIAL VIDEO
6:25
Xanun! Gabar 3 Nin Tijabisay Oo Si Layab Leh Looga Jees Jeesay
30:24
Ridhwan Issack
Рет қаралды 11 М.
NIMCAAN HILAAC  OO SI HEER SARE LOOGU SOO DHAWEEYEY MAGAALADA MOGDISHO 2024
15:53
Goodax Media Production
Рет қаралды 144 М.
Heestaan ma Muuse Biixi ayaa Sameeyay hhhhhhh
7:04
Abwaan Sharlaawe
Рет қаралды 29 М.
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 809 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 557 М.
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 2,4 МЛН
Көктемге хат
3:08
Release - Topic
Рет қаралды 189 М.
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 121 М.
IL’HAN - Eski suret (official video) 2024
4:00
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 653 М.