Bahdil Intana Nogu Filan🖐 hadad Jabto Side Isku Kabi Karta

  Рет қаралды 33,640

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Жыл бұрын

‪@ruumichannel‬ #share #subscribe #like #ruumikitchen ‪@ruumichannel‬ @hoyoyinka #dhiirigilnta#

Пікірлер: 160
@user-gu1gg6ce6j
@user-gu1gg6ce6j 6 ай бұрын
Aniga waxa ka mid hahay gabdha ha nasibka u helay ninmanka xunxun, alhamdulilah uma fadhisan, taladisnh ma qato. Hadi taladisa an qadanlahaa ama u fadhsan laha manta social media ka oylahaa. Alhamdulilah ilhmo allah wuu isiyi ,gariga wataa ,waxana waa bartay waana shaqaystaa .
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 2 ай бұрын
Adiga sow Kuma baahi bixin social made
@nimcoceelabe8873
@nimcoceelabe8873 Ай бұрын
Masha Allah wll
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Жыл бұрын
1. Plan B hayso 2. Jeebkada Yuuna firaqo noqonin. 3. Kir haduu ku dhaho kir dheh qaniinyaa qaniinyo kaa fujiso.
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Hayaat, Waa runtaa jeebkaaga markuu madho ayaantaas baad jinac duulaan camal ugu soo ureysaa xataa hadaad boqol dhalo oo cadar ah isku kor jabisid. No matter what you do, he is ready to let you down!
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk ma lacag buu ninkaagu kugu tixgalinayaa bilis xaawaleey idinkuma raacsani guurku waa nasiib iyo calaf wiil iyo gabadh qof walba waa nasiibkii alle ha inoo gargaaro dhamaanteen
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 2 ай бұрын
Gabdha kesmayo basilic ku nool gabdha muqdisho wey bar waqeysan yhin
@syusuf8318
@syusuf8318 Жыл бұрын
MASHALLAH JZK ALLAH
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo dumarkan ooyaaya yaa naga qabta wallaahi wan yabay aniga wan oya hadan arko wax idhibaya hadana 2walid ima nola walashey na ramadanki ey dhimatay willasha ila dhashay lama wadago wixii igu dhaco aniga ayaa isku daya inan xaliyo war iilllahey hoorteda ku ooya hadad cawimad. Rabtan intaat so xijabatan ooytin meel iskaso dhigtay si sharaf leeh icawiya kudheh umada rumi tank you abaayo❤❤❤asxabta iso boqda
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 Жыл бұрын
😢😢 oh abyo wan ka xumahay xbbti allah u naxaristo labadada walid iyo walasha 😢😢
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
@@halimaibrahim4471 tank you abaayo iso boqo
@ryanyusuf1843
@ryanyusuf1843 5 ай бұрын
Mashallah❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Maansha Allah sister good job
@samiracabdi9310
@samiracabdi9310 Жыл бұрын
Masha Allah
@bisherohassan8666
@bisherohassan8666 Жыл бұрын
Thank you sister I agree your advice jzkry ❤❤❤
@idilabdinur5498
@idilabdinur5498 Жыл бұрын
Masha allah ruumi ❤
@MOHAMEDIBRAHIM-jm6cg
@MOHAMEDIBRAHIM-jm6cg Жыл бұрын
Masha allah
@meeymunaabdullahi2329
@meeymunaabdullahi2329 Жыл бұрын
Walahi sheekadaan wan jeclahay waa dira gilin muhimeh
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Жыл бұрын
Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah❤❤❤❤❤🤲🤲🤲
@TasmEditz1
@TasmEditz1 Жыл бұрын
Masha Allah wa talo fiican❤😊
@user-zd8ej3mn3i
@user-zd8ej3mn3i Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Жыл бұрын
Masha Allah Allah haku barakeyo
@SahroMaxamed-ld5vs
@SahroMaxamed-ld5vs Жыл бұрын
Mashaa Alaah
@suadsaid8465
@suadsaid8465 Жыл бұрын
Mnsha allah Runtad kahadashay
@maryanmohamed319
@maryanmohamed319 Жыл бұрын
Mashaallah ❤❤❤
@ikraancali4380
@ikraancali4380 Жыл бұрын
Ilahay dhibka haaka duulqado inti dhiban jeebku waa mihim runaye ninku yuu kaligi taajirin
@mamonaciimachannel2514
@mamonaciimachannel2514 Жыл бұрын
Masha allah waa sax ❤❤❤
@mumtazkhalif1095
@mumtazkhalif1095 6 ай бұрын
Msh allh tabarakallh
@duniyomohamed2486
@duniyomohamed2486 Жыл бұрын
Ruumi mnshallh xijaabkaad kuqurxoontahy alahakuxifdiyee
@xaliimo5892
@xaliimo5892 Жыл бұрын
Masha Allah waa runtaa
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Biyaxa wa liska moosaa Mashaa Allah waa la talise Gabdahanaga
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 Жыл бұрын
Masha Allaah❤❤
@Welch568
@Welch568 Жыл бұрын
Masha allah waa sax oohinta iyo jileeca mafiicna.nin faido maleh gabar walbo maskiin ah maskaxda ka toogtaan.gabartas ninka iga tagay ee leedahay
@mahamedhafsa5298
@mahamedhafsa5298 Жыл бұрын
Wll mcn shukran
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 Жыл бұрын
Masha allh fariid ,wallee gabadh soojeeda.xaawaleyda dawakhsani,hakafaaideystaan 👍👍 talada walaashod.hore usoco wll❤❤
@ahmedfarax9345
@ahmedfarax9345 Жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤
@aragsan5690
@aragsan5690 Жыл бұрын
Ruuneey maasha Allah ilaah aqliga hakuu siyaadiyo iskutasho waxmeeldhigo.isqirxi shidanaaba shidan.
@user-tj7wn1yw8b
@user-tj7wn1yw8b 3 ай бұрын
Wll mahadsanid jasaka laah
@fatushmalaq7658
@fatushmalaq7658 Жыл бұрын
Masha Allah abaayo shukran
@nooriyahassan5506
@nooriyahassan5506 Жыл бұрын
Masha Allah abayo ruumi illahey kartidada iyo fikradada Allah kubarakeyo
@nasriincadeey4540
@nasriincadeey4540 Жыл бұрын
Maashaa allah inoosoobadi sxp
@faxiyoismanmaxamed8775
@faxiyoismanmaxamed8775 Жыл бұрын
Masha allaah waruuntaa walashay
@user-hf5dy1et2i
@user-hf5dy1et2i Жыл бұрын
Masha Allah abayo
@SahraKaaba
@SahraKaaba Жыл бұрын
maasha allah waa Taladaada waaan Qaadanay wllshay Rumii alle haku dhawro Adiga Iyo Anakaba
@fardosahade5470
@fardosahade5470 Жыл бұрын
Ruuxii Runta kuugu jeclahay. Waanadaada qaadanay . Lkn fikirka ah 100 hadaa kusoo adeegto 200 boqol kusoo adeegay dheh aniga ahaan ilama wanaagsano. Waayo qiyaano waaye xoolahaas barako mayeeshaan Waana lagu gubanee caruurtana haad aa ku dhaco. Marka 1€ oo nooharo oo xalaal ah ayaan jeebka gadaale gashaneenaa.
@liyaomars
@liyaomars Жыл бұрын
Saxiix khuruxeey. Ragga khaar oo dumarkooda la xisaabtamo dumarkaa isku keena sidaan is leeyahay aniga nin maba barbaryi karo biil iyo shoping galadii lacagta ciyaalka siiyaan xaqa caruurteeyda marna nin lagama yaabo inuu ku tunto noo wat xitaa qofka 💯/💯shaqeeyo curuurtooda waalasiiya lacag aabahaasna xaqa rabi ayaa saaray ruuneey waxay ka tahay waxaaga meel dhigo berito ku baxso 👍💯💯fikirkeeda
@fardosahade5470
@fardosahade5470 Жыл бұрын
@@liyaomars haaa habaryar waa nala talinee wan ogahay waayo waa noo naxee dhibkeenana waa dhibaa waayo waa hooyo waana dareemi karaa ee ana sey ila tahay kahadlay qaali.
@liyaomars
@liyaomars Жыл бұрын
@@fardosahade5470 👍💯💯😘😘🌹
@fadumoabdullahi8514
@fadumoabdullahi8514 Жыл бұрын
Mashaa allah tabarak Ilahey haku hifdiyo habiibti ❤
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ruunay no qurux badnow abaayo waan ku faraxdanahay qurux dada
@halimacumar6683
@halimacumar6683 Жыл бұрын
Masha alaaha abaayo mahadsanid❤❤❤
@YoosMax
@YoosMax 5 ай бұрын
❤❤ msh allh ruumii walshyii qali ah ❤❤❤❤
@maryanyare1323
@maryanyare1323 Жыл бұрын
Ruumi ruuxi ilaahey hakuxafido abaayo 🥰🥰🥰♥️♥️♥️💯💯
@sahroali2547
@sahroali2547 Жыл бұрын
Maasha Allaah tala fiican oo wax ku ool ah ayaa siiyay haday wax ku qaadanayaan
@ayaanduale409
@ayaanduale409 Жыл бұрын
Man sha alh ruumi ilhay ha ku xiftiyo
@bureqoahmed6379
@bureqoahmed6379 11 ай бұрын
👍👍✅✅✅✅ thanks
@user-bm1gf2ue9q
@user-bm1gf2ue9q 10 ай бұрын
Masha alah mahadsanid abayo
@sadiahassan8136
@sadiahassan8136 Жыл бұрын
Walaalo illaahey haku barakeeyo wadno faa ideysaye allaha ku xafido
@AmaalNuur-ue1hh
@AmaalNuur-ue1hh 5 ай бұрын
Walhi runta ka hadashay rumiyeey ❤❤❤❤❤
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 Жыл бұрын
Mashaallah sax quruxey ❤❤❤
@faizakarar9234
@faizakarar9234 Жыл бұрын
War. Jileeca naga daaya. Faarax. Waa faarax. Waaa inaa. Wax meel. La dhigtaaa yaaqeey. Oo dahab kata oo boosas. Kata. Naag. Karti leh. Dhib kastoo. Aragto cashir ka qaadataaaa. Naga daaya ooyinta
@fardosahade5470
@fardosahade5470 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh 😅😅😅😅😅. No calaacad dheh.
@faizakarar9234
@faizakarar9234 Жыл бұрын
@@fardosahade5470 haa abayo. Boqolaal. La xumeeyay oo maalibta. Taajiriin. Ah
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Жыл бұрын
Masha allaah tabaaraka allaah ruumi cadey aad ayaan u jeclahay talooyinkaada jazaa kallaaha qeyr inta dhiban illaahey haka dulqaado qurbaha waa lagu ba,ay saad u fekereyso hadey dumar badan sameyn lahaayeen wax badan ayaa laga hortegi lahaa ama lagu yareyn lahaa dhibaatooyinka jira .
@user-wj3uj3qw6t
@user-wj3uj3qw6t 8 ай бұрын
Sax abaayo anigoo wiil ah ayaa hada qurbaha ku ah dumar la aan wallahi ku laqabana weey cawadayan ala wadanka waxa ka fican ma jiro 😢
@user-gi9dv6do2c
@user-gi9dv6do2c Жыл бұрын
Masha allah habo kudayasho baad mudantahay❤❤❤
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Жыл бұрын
Keep going abay ❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤
@user-rx7yu6tl2o
@user-rx7yu6tl2o 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ayaan7055
@ayaan7055 Жыл бұрын
Waa midaan la yaabay naag wadan khani ah joogto hadane ooyeyso yaab anigoo af rika joogo oon heysan wax ii caawiyo caruurteyda yaryaryihiin shaqo heysan ayaa nin kii aan uu soo sabray mudo dheer faqri nuuc walba ah ayuu abaal iga dhigay markuu wax yar helay inuu dumarka isaga badalo sidii shaatiga aniga iyo caruurteyda intuu naga tagay aan xitaa na siinin wax nagu filan walahi inta yaree rabi noga soo qaado ayaan iska imansadaa anigoo xaamilo ah kama shaleynaayo in sidaa ii galay in aan caruur kale uu dhalo waayo isaga wax ah kama lihi malintaan jaanis helo waan uu diyaar sanahay in aan goaan ka qaato qalbigeyaga mar Horgan ka masaxay alxmdulilaah kaliya jaanis ayaan sugayaa inshaallah waana adkeysanayaa inta rabi faraj iga furaayo media laga ooyo waxaan ceeb aheyan laga heli maayo cidii ku caawisa xitaa bari ayey kugu ceynayaan in aad marka hore tashato wax dhaamo malaha hadey kugu dhacdayne adkeysi iyo sabar ayaa laga gudbaa aduun awaleysan raaxo oolin
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 Жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ruumichannel
@ruumichannel Жыл бұрын
Fariid man sha Allah tabarakalh Allah so hadeyo isna
@ronaldoabdi1984
@ronaldoabdi1984 10 ай бұрын
Masha aleh walahey abayo runtadkahadashey Ilhey kheerbadan hakusiiyo Ee waaloobahanyahey in aadkahadashan hooyoyinkan ooyaya Ee noosobadi dhirigelintan
@Sofiyadiriye
@Sofiyadiriye Жыл бұрын
Indhaha iifurte thank you 😊 😅❤
@faizakarar9234
@faizakarar9234 Жыл бұрын
Keeyd ka yeesha. Oo nila ogeen. Oo dahab. Mrrl dhigta. Gurya dhustq
@abdillahiassowehayan202
@abdillahiassowehayan202 Жыл бұрын
Machallah ma soeur que bon Dieu te récompense Inchallah
@munohaji3841
@munohaji3841 Жыл бұрын
Abayo hooyo ilmaheda dhiibeyso ayado faraxsan majirto hooyo waxey jeceshahay saacad saacad ine ulasocoto ilmeheeda taladadii balen A iyo B bii waad saxned lakiin gadaal baa ka qaladay talada 🖐
@user-rx7yu6tl2o
@user-rx7yu6tl2o 6 ай бұрын
Masha allaah wllo alx❤❤ 1❤❤❤❤
@MohamedAli-je1yy
@MohamedAli-je1yy Жыл бұрын
Mashallah tabarakalaah allaha kuxafido abayo
@thegoats274
@thegoats274 Жыл бұрын
Mansha alaah waa sax abaayo insha alaah waa in aan dadaalno ❤
@Juweriamuxamed_
@Juweriamuxamed_ Жыл бұрын
Anaga Somalia jjoogo yaa noo maqan
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Manshalah😍waxa jirto jacayl ruumi😅😂
@idilshugri4094
@idilshugri4094 7 ай бұрын
Mansh allah wllshy wan kutageraa❤❤
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 9 ай бұрын
Maasha allah waa sidaa u fikiro aniga waan isku tashtaa alx
@user-xg3dk3tw3n
@user-xg3dk3tw3n 5 ай бұрын
Aniga waxaan qataa 300 70 kiraan ka baxshaa lki deen ayaa i dhibay xitaa hal xijaam ma gadan karo odaga sood ayu jiraa mudo 1 sano wa sha qalo 6 carura an dhalay ma sha qeyo 15 arday aa iwen 9 jir akuxig
@deqoabdinur5385
@deqoabdinur5385 5 ай бұрын
Maamo stronger 🎉❤
@user-oq8wz9np2u
@user-oq8wz9np2u 8 ай бұрын
Shukran
@Muna4r-
@Muna4r- Жыл бұрын
Asc ruumi Idinkii qurbaha joogay ee shaqaysan karayay ama caydh qaadanayay ayaa sidaa u qaylinaaya ruumi Maxaad u malaynaysaan dumarka wadankii joogana en xaq iyo xuquq midna dalka ku lahyn ee shaqo ay ku dhaqaaqdo garanyn en caydh qaadanin ee caruur yaryar haysata ee maalin walba ninku wxu doono samaynayo een la aryi Karin wayo isaga siduu doono Kula dhaqmaaya baad dantu kuugu jirtaa
@luulaadan869
@luulaadan869 Жыл бұрын
Runta kahadashey❤
@dumarkaabachannel161
@dumarkaabachannel161 Жыл бұрын
Raga dhan isku mid mahaa wll mcn inta xun haba badnaye
@user-wz4bh4ut2m
@user-wz4bh4ut2m Жыл бұрын
@faizoqalanjo3743
@faizoqalanjo3743 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@Waliyare614
@Waliyare614 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@samiraibrahim8869
@samiraibrahim8869 Жыл бұрын
👍👍👍I really love this video. And your advice, and also your motivation.❤
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Runey abayo Wan ku sare
@nuramohamed4647
@nuramohamed4647 Жыл бұрын
Dumarkan waxa haya jileec, hooyoyinki hore 10 inta lagu furo ayay dhexda u xidhan jireen iyagoon cidna wax ku siinayn
@Motivation4you82
@Motivation4you82 Жыл бұрын
Ma aminsani beriyu ka taga e hada doox ninka wa doqoninimo allah ayad u sharig yeshay cilmuqayb ma tihid hadu ka tagin u na kula guursan qayanadi aad ku guranaysay xolahisa ay kadaba timado side yelaysa waxaa kudhafayo ninkii ugu fiicna shalayto
@dayibbaashidhubad8440
@dayibbaashidhubad8440 Жыл бұрын
Abaayo waa runtaa rumi farax waa faarax manta waa qarbacday
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Жыл бұрын
Wcs
@fadowsaahmed5406
@fadowsaahmed5406 Жыл бұрын
Ruuney maanta reer yurub uun baad lahadashay
@umusafia-jm5dt
@umusafia-jm5dt Жыл бұрын
Wllo adoo mahadsan kuwa gudaha la soo tali ❤❤❤❤
@NasroSheekhxasan-lb8jr
@NasroSheekhxasan-lb8jr Жыл бұрын
Walee kuuma shuuteeyo aduun kii hore maaha wixii afkeyga kasoo haro meel umbaan ku ridinani
@omergul4363
@omergul4363 Жыл бұрын
Tali raga ayey dumarka ka eryanaysaa,was shaydaamade
@habibomukhtar8937
@habibomukhtar8937 Жыл бұрын
❤🎉😊
@habibomukhtar8937
@habibomukhtar8937 Жыл бұрын
Good advice masha,a
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Жыл бұрын
Abaayo runta ayat kahadasha ilahay haa kuxafido
@hodoadammohammed6002
@hodoadammohammed6002 Жыл бұрын
🎉🎉🎉sax
@Youfav_riyan
@Youfav_riyan Жыл бұрын
Kkkk
@hamdishiigdon2044
@hamdishiigdon2044 Жыл бұрын
Run ayad shegtey
@ayaanyusuf1985
@ayaanyusuf1985 4 ай бұрын
Wlhi hooyoyinka ayaad unaxaysa kuwa silcaaya iyo kuwa welwelka kunool anigu waa hore ayaan kadiyaar garoobay markaan guri ayuu melahaa kaso Maqlay Wuu dhiman gaadhay naxdin ayuu udhintay hadana ganacsi hoshos ah kujira insha Allah balankeenu waa fadhiga kakaca
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt Жыл бұрын
Aniiga no way laacagta aniiga aruursada because baari maraabi inaan qomomo iyo ciil ku noolado naftay iyo carurutay kaaliaya ka fakeera
@bishaaromaxamuud1302
@bishaaromaxamuud1302 Жыл бұрын
Maskiin gabdhaha halayaabin khayanada raga weykucudubtahay lkn markay bartaan sida anoo kale ragu ayagaa baryaya
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 Жыл бұрын
S medie qof ayaa soo gala ayaan markay ku jiraana waxaa la arkaa ayagoo dharka dhigato tan soo fiirsha sannado ka din
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Жыл бұрын
Gawadhan farxiyo tawakal ma ueko ya ila arkay
@SameeraMohamed-kr2le
@SameeraMohamed-kr2le 9 ай бұрын
ilinta hadey kuso dhafwyso ciil dartiis ilmaha lazin wa ku dhex oynee nin aniga ku xanunsadey iso duceya plz
@shukricabdullahi231
@shukricabdullahi231 Жыл бұрын
😘😘😘😘😘😘😘🤔
@SahroMaxamed-ld5vs
@SahroMaxamed-ld5vs Жыл бұрын
Abaayo wa runa
@faizakarar9234
@faizakarar9234 Жыл бұрын
Wlhi na shaqeesto isku nuug nuug ayaa heestaa alx. Jeeb tuukaas boos ka gatay dahab na ka kataaaa alx. Akx schoolna waa aadaaa. Ilmaha. Care sii. Keeyaaaa
@fardowsa5117
@fardowsa5117 Жыл бұрын
Naag nool maashaa Allah hadaanan anaga isku nixin faarax nooma naxayo intuu nala joogo aan anaga nafteena ka u dadaalno
@faizakarar9234
@faizakarar9234 Жыл бұрын
@@fardowsa5117 sax. Abayo untii lagu jecrlyahay. Is nooleeeya.
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 Жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👌👌 sasa karawaaa nolow
SABABTA AN U DHALNO WAXA SABABY WA STRES UU FARAX NAGU RIDAY
17:05
Ruumi Channel
Рет қаралды 10 М.
Beenta Qarkeda Waad Ku Halagsanta Lakin Caqli. Ban Isticmalay🥵
12:44
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,1 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
1,500 TEAM DHAQALE WAR FARAX LEH
15:32
Ruumi Channel
Рет қаралды 12 М.
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 70 М.
Maxa I Shaqeyay Aniga Dhaqalaha Qeyb Muhiim Ah
16:27
Ruumi Channel
Рет қаралды 18 М.
SABABTA AN U ARAGNO MALIN WALBA HOYO OYESA MAXEY TAHAY
16:54
Ruumi Channel
Рет қаралды 6 М.
50'000K AYAAN SHAQEYSTAY XAGEYN GEEYAY
11:51
Ruumi Channel
Рет қаралды 15 М.
WALIY INTA MEL FARISTAY MA OOYDAY #Culeys AD Daremesid#
16:23
Ruumi Channel
Рет қаралды 7 М.
8 SHEY EE DHAQALAHAGA HOOS U DHIGAYA MANA OGID
15:46
Ruumi Channel
Рет қаралды 14 М.
WAA Muhiim Qorshahaga Inuu Ku Dagan Yahay  Intadan Falin KA Fiirso
12:33
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,1 МЛН