Baranaamijka Xusuus Reeb Iyo Proff Cali Khaliif Galaydh Part 1

  Рет қаралды 109,160

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

7 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 113
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 3 жыл бұрын
The One Of The Best Somali Policisan Diplomatic Highest Dr-Pro-Ali Khaliif Galaydh Waa Qaamuus Geeriyooday Alle Haunaxariisto...||🇸🇴||🇸🇴||🇸🇴
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Allah hau naxaristo Legend Cali Khalif Galaydh😭🙏
@abdirahman_qaasaali7845
@abdirahman_qaasaali7845 Жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto
@KINGRICHMAN650
@KINGRICHMAN650 4 ай бұрын
Watching 6yrs latter 😢 Alle ha u naxariisto Prefessorka
@kingkhaalidofficial989
@kingkhaalidofficial989 3 жыл бұрын
Allah hawnaxariisto
@fahadappdala546
@fahadappdala546 2 жыл бұрын
Alle haunaxariisto
@sidiiqmaxamuud4532
@sidiiqmaxamuud4532 3 жыл бұрын
Ilaahayow unaxariiso
@Hannad_Music
@Hannad_Music 3 жыл бұрын
Alle Ha U naxriisto 🙏🏼🙏🏼🙏🏼✅
@jamaabdi
@jamaabdi 3 жыл бұрын
allah yaa raxma.raaximiin pro cali🤲🏻🤲🏾
@najaadhupi4619
@najaadhupi4619 3 жыл бұрын
Alle hu naxariisto saakaba isago mayid ah baa dawanyina tariikha nololeedkii marxuunka cali Khaliif galaydh
@xamaamali4750
@xamaamali4750 3 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto marxuun cali khaliif galaydh
@kennedyjama2003
@kennedyjama2003 4 жыл бұрын
Dadki hore rer Waqoyiga aha waxay ahayeen dad tarikh dheer iyo ilbaxnimo laha isaaq iyo dhulbahante waxaa makala lahayn dad qalbi wacan ayay ahayeen Ali khalif nin jecel iyo mid neceba waa Cilmi iyo Taarikh socota
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
Reer waqooyigu waa raggii galay godey xiligii 1977. Taariikhda gobonimo doonka ahayd eedaraawiish ilaa syl laga soo gaadhay reer waqooyigu sadarada hore ayey kaga jiraan Taariikhda geeska
@abdiyarechanel2638
@abdiyarechanel2638 3 жыл бұрын
Alla yarxamuk😢😢
@Darwiishlandmedia
@Darwiishlandmedia 3 жыл бұрын
Ilahay hawnariisto Ali khaliif
@maxamedgaballaax3127
@maxamedgaballaax3127 3 жыл бұрын
Alle haunaxariisto janatu fardawsana haugu deeqo our president Ali Khaliif Galaydh.
@asmakayse7551
@asmakayse7551 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto nin waayo arag ah buu ahaa😭😰
@abdiaziizismail8870
@abdiaziizismail8870 Жыл бұрын
Alleh how naxariisto
@hibohassan8939
@hibohassan8939 3 жыл бұрын
Ilaahayi haw naxariisto
@mohammeddek5427
@mohammeddek5427 3 жыл бұрын
Allow Kuu Naxariso Prof Cali Khalif Galaydh
@mohamedyare2211
@mohamedyare2211 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto prof cali khaliif galaydh
@munomohmed1437
@munomohmed1437 3 жыл бұрын
Ilahow unaxariso cali khalif dad baa leh wa doqon caliba haduu doqon noqday cid cimi iyo fardnimo iyo tarikhleh maba jirto janan ilahay kaga baryay
@TheZackfilms
@TheZackfilms 7 жыл бұрын
this video is not available, ayu leeyahy ee pls hagaajiya ama dib uso galiya.
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
Alle haw naxaristo marxuumka
@abdulazizog1743
@abdulazizog1743 3 жыл бұрын
Allha ha naxristo Dr Gallydh
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto profka 🤲🤲 Maanta hadal uu yidhi ayaa taagan Waana odhaahdii ahayd " War dadkan ma haysan kartaan ee somaliland la wada leeyahay hala dhiso "
@yayayacin
@yayayacin 9 ай бұрын
Alaw unaxariiso
@alimoha1209
@alimoha1209 3 жыл бұрын
Allaah yaa arxama raximiin amiin yaa alaah Kila nafsi bidaqati mowd
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 Жыл бұрын
Proff Cali khaliif Galaydh Alle ha u naxariisto Aqoon iyo dhaqan wanagsanba u ka muqday Tariikh dahabi ah ayuu ka tagay.
@SOMALILANDXPRESS
@SOMALILANDXPRESS 4 жыл бұрын
Hadaanu Somaliland nahay professorku qiimo weyn buu noogu fadhiyaa. Dadka saameynta ugu culculus ku leh Arligga Somaliland. Welcome and live forever
@Hidyo-Dhaqan
@Hidyo-Dhaqan 4 жыл бұрын
Maxa ka mida saameyntiisa indr?
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@Hidyo-Dhaqan waa ninka somaliland hirgalyey
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto aqoon yahan cali khaliif galleydh waxa uu ahaay siyaasi fur furan oo fikirkiisa muujiyo
@Mr_Cawed
@Mr_Cawed 2 жыл бұрын
alle ha u naxariisto
@fataxaale
@fataxaale 5 жыл бұрын
Kkkkkkk yaaa ila dareemay erayga islaanta uuma cuntamin intii ila aragtay like isaara
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
diintu markey ina leedahay dadka ahlu cilmiga iyo ahlu caqliga ka ag dhawaada waa dadkan oo kale bi macnal kalima aad baan ugu raaxeystay barnaamijkan aqoon badan oo taariikhi ah oo aan is weydiin jireyna waan kala baxey alle ha daayo cimrigiisa doctor cali khaliif galaydh
@ahmedheebaan3518
@ahmedheebaan3518 4 жыл бұрын
Re
@najaadhupi4619
@najaadhupi4619 3 жыл бұрын
Alle hu naxariisto maanta uu inga hooseya
@azlmcl198
@azlmcl198 3 жыл бұрын
@@najaadhupi4619 aamiin alle ha u naxariisto oo qabriga ha u nuuro aamiin tuhunse wuxuu igaga jiraa in la khaarajiyey
@user-vs2ku8mi1f
@user-vs2ku8mi1f 9 ай бұрын
War sow Dadka Dalka xoreeyey Ee ilbaxa Ahaa Wada Reer Burcay Ahaayeen, Dadkan kele Xoolahay jiri jireen , waan Horaynaa
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
shaw cali dhuux aadan gorayo waxaa dhalay makaahiil wxn uun maqli jirey dagaal sacad muusuhu isaga hiiliyey makaahiil oo ay ka guureen markii danbe makaahiilku oo ay habar jeclo iyo habr yoonis ay kula jaareen waana mid 19 century oo waa sababta hadda nabsigu u hayto reer nuux ismaaciil cayaala yoonisna bulaxaar waa laga soo saarey ciyaab axmedna ayagana berbera waa laga soo saarey dhulkii muhiimka ahaa ee xeebaha ahaana hargeysu ilaahay ugu badaley markaa cali dhuux dhulbahante keliyaata maahe waana nin haaf habar awal ah ileen anaga dhalnaye waa teeda kale waxaan maqli jirey talyaanigu waa midgaha reer yurub waana kan sheegaya odeygu in 1860 ay dawlad noqdeen oo intii hore oo dhan ay spain france iyo duwal kale ay kala haysteen waana sababta uu talyaanigu madaxa uga garaaci jirey dadka uu qabsado ama uu maskaxda uga qabsan jirey waana wax raad ku leh dadka reer koonfur sidoo kale waxaan ogaadey sidey miiddii hore ee waqooyi ee lagu bilaabo schooling system sidey u kala horeeyeen iyo waxyaabo badan oo kale oo u badan general history.
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
Azl Mcl aan kuugu daree makaahiilku waxa ay dhaleen OO kale abwaan' ali jaamac haabiil ''iyo ali sugule ""abwaan Ahmed ISMAACIIL QAASIM"" inta aan ka warhayo
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 7 жыл бұрын
Waa isku mid gumayste kuligiis. Talyaani so ma ogid in ay reer galbeedka dhahaan waa meesha ay xadaaradooda kasoo bilaabantay, Roman Empire waxay ahaayeen Talyaani, ayaga ka horna waxaa jiray Greek empire oo kasoo qaatay ilbaxnimadoodii kana dhaxlay the old Egyptians oo ah faariciintii. Maanta aduunka waxaa caan ka ah Italian food ama Kitchen iyo Italian fashion and cars.
@mohamudahmed3078
@mohamudahmed3078 4 жыл бұрын
Sxb sidaad moodday maaha, inkastoo ay laba gaal oo abtirsiino gudboon, oo maxaan mid u guhaadi midna u gargaari, ay tahay, haddana labadan gaal waxaa aad u taariikh dheer, una xadaarad fog waxa weeye waa Talyaaniga, waxaadna ogaataa inuu Talyaanigu si toos ah u gumaystay Ingiriiska, oo Ingiriiska la gumaysanayay 370 sanadood oo toos ah, markaa nin wax og ma tihide, odaygan yaree Dhulbahante ka faa’iidayso intan yar ee uu kuu sheegayo, nabad iyo warsan
@ahmedmoalim9374
@ahmedmoalim9374 3 жыл бұрын
Nin adag bay noo dhaleen. Cali aadan
@shaafimursal1462
@shaafimursal1462 3 жыл бұрын
Calo dhuux gabay uu tiriyey oo uu ogaden ku maagayo waxaa ku jirey Makaahiilku dooy uma keceen deg iyo hiiraan Makaahiil waaba abtiyaashii
@abuazam8647
@abuazam8647 3 жыл бұрын
ilahy ha unaxriisto kolleyna qorsho walba aduunka kuu yaala geerida kadhaw hala xasuusnaado
@hibohassan8939
@hibohassan8939 3 жыл бұрын
Waa runtaada walaalo
@mohamedgandala94
@mohamedgandala94 3 жыл бұрын
q
@xasandheere3294
@xasandheere3294 Жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto cali khaliif
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Жыл бұрын
Rabboow janno firdowsa ku arsaaq proff cali khaliif(wallee aakhirooy maxaa rag kugu maqan)
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 6 ай бұрын
Cali Khaliif monologue style is punctuated by occasional Somali proverbs. He also has moments of monotonous speeches. Most politicians rank way below him in the Somali language speech
@abdallearale6936
@abdallearale6936 7 жыл бұрын
wariyuhu inuu waalanyahay barnaamijka bilawgiisa waxaa ku jira mapka somalia o caadiya iminkana wuxu na leeyahay dalkii la odhanjiray somalia
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 7 жыл бұрын
isagoo aan dhuumaneeyn kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wuu u dhameeyay walaahi kkkk wariye ka af adag wweligeey ma arkin ninkaan
@mujaahidlibaax7185
@mujaahidlibaax7185 7 жыл бұрын
ALI KHALIIF WAX BADAN AYAA KU DUUGAN WALEE ISAGOO SLAND SHIIDA UUN BAA ARKI JIRAY LKN WAA NIN AAD U QIIMO BADAN XUSUUSTIISUNA FIICAN TAHAY MAANSHALAAH
@wali5142
@wali5142 6 жыл бұрын
Maxaa helay dadkii xusuustii maxaa ka qaday? umushuna sidaa wax uma iloowdo Wariye qodaala iyo professor xoolo dhaqataa Kala leexsha dadka magaalo la iskama hor keenee!
@kayhass2510
@kayhass2510 6 жыл бұрын
Ali khaliif waa siyaasi rug cadaa ah
@cabdalefaarah3019
@cabdalefaarah3019 3 жыл бұрын
allaha ha u naxaristo aqon yahanki ama hal yaygi somaliyed tarikhda aya ku xusi donta
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
ilaahayow odeygan firkii raggii hore ee gobta ahaa ee xikmada iyo caqliga iyo waayeelnimo loo ogaa buu kasii hadhaye allow odeygan noogu badal muuse shaani waa dhagar qabe aan miisaan lahayne
@abdirahmanmohamed2990
@abdirahmanmohamed2990 5 жыл бұрын
Waa taariikh cajiiba dr galaydh
@mohamedcamir8823
@mohamedcamir8823 3 жыл бұрын
O
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 5 жыл бұрын
Ducaale indhaha ayuu warqada ka gelinayaa
@abdihassan6201
@abdihassan6201 4 жыл бұрын
Mareeray aad baan u aqaanaa jano ayey ahayd
@rodaali3036
@rodaali3036 5 ай бұрын
Reer hncb tv sodhiga markuu qirtay in saxeexay goni sutagii somaliland please q
@abdirahmanmohamed2990
@abdirahmanmohamed2990 5 жыл бұрын
Caligeri halgamaa wayn igadheh
@mohamedyusuf4190
@mohamedyusuf4190 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@leylodagan3524
@leylodagan3524 4 жыл бұрын
kkkjkkkk
@taartog
@taartog 7 жыл бұрын
Cali Galaydh wuu ka taariikh wanaagsanyahay iyo xusuustaba rag badan oo isku reera oo ninkani waraystay .
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 5 жыл бұрын
Reer burco dagaal xumaa prof cali kaneeco iyo duqsi bay ku so fasexeen hhhhhhhh wajigin gubay😄 inkasto uu prof ka boodayo tariikhda nimanka reer cadan waxa ka mid ah reer lasqorey sidoo kale tariikhda USP wa ka boodey prof 😂😂😂😂👍😄
@maxamedcabdi983
@maxamedcabdi983 4 жыл бұрын
Proud prof
@maxamedcabdi983
@maxamedcabdi983 4 жыл бұрын
From sheikh 1958 same school from sheikh 2013 like if you are from sheikh
@jaleefanofficial3743
@jaleefanofficial3743 6 жыл бұрын
Halkaa wax weyn ayaa iiga baxey in dhulka somaligalbeed ee 1954 xabashi la siiyay in dadka ay arinkaasi taabatey ee ka cadhoodey ay ahaayeen dadka ree r waqooyiga sida cali sheegayna ay wafti direen ay doonayeen in ay UN ka ka dacwoodaan
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
@Omar Yare Beenaale
@TheZackfilms
@TheZackfilms 7 жыл бұрын
lama daawan karo
@mohamedyusuf4190
@mohamedyusuf4190 4 жыл бұрын
Ducaale Iyo Cali Khalif waa. Da. Raga bedeli la Laha loo bahanyahan
@ibraahinmoegeh6023
@ibraahinmoegeh6023 7 жыл бұрын
cali khalif waa nin jira waayo waxa uu qaadyaa wado horumar
@abdimalikahmed7937
@abdimalikahmed7937 5 жыл бұрын
ibraahin mo egeh ttt
@abdimalikahmed7937
@abdimalikahmed7937 5 жыл бұрын
ibraahin mo egeh Jbhvnvbbb
@halhaystv
@halhaystv 7 жыл бұрын
kkkkkkkilaahy ha daaayo madaxweynaheena khaatumo dameer dabadiis nin ka degay Dan buu mooday
@maxamuudducaale9408
@maxamuudducaale9408 7 жыл бұрын
wariyihu af xumaa ( dalkii la oranjiray somaliya )
@yaasir1936
@yaasir1936 6 жыл бұрын
maxamuud ducaale Dameer Caqliga ku Taagane , Wuxuu Ka Wadaa Hada Somaali Mid Ah Ma Jiro , adoo Baantuu ah
@sayid6649
@sayid6649 5 жыл бұрын
Cunsurinimo ayaa ilka ka riday
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
@@sayid6649 Qaraxland 🖕👎
@sayid6649
@sayid6649 3 жыл бұрын
@@mahamedaden7237 adeer iska hubi .... Iska hubiya aakhirana waa lama huraankiiye
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
Ducaale waa nin Iidoor oo taariikhda Daraawiishta ma xiisaynayo.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 7 жыл бұрын
Dalkii la oran jiray Soomaaliya aa???? oo hadda maxaa la yiraahdaa Somaliya?
@engmatan1308
@engmatan1308 6 жыл бұрын
muu odhan dalkii la oran jiray ee soomaaliya ee waxa uu yidhi dalkii leysku odhan jiray
@AidrusBAhmed
@AidrusBAhmed 5 жыл бұрын
Imika waxa la yidhaa mustacmarada AMISOM, iyo Jamhuuriyadda barakaysan dee
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 5 жыл бұрын
Cali Khalif waa academy badowi heshay weeye oo horumar doonaya oo runtii waa aqoonyahan ay reerkiisa badhi fureen
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Hada waxa layidhahdaa Amisom land😅🤓
@adahir6125
@adahir6125 4 жыл бұрын
Beesha dhulbahante la yidhaa waa kurdida somalida. Waa kaa sheekhoodii, wuxuu isaaq iyo Somaliland KZfaq ka caayaba waa kaa is dhiibay een qaxooti hargeisa ka ah. Dhulbahante waa hasha labada geel jeceyl
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Жыл бұрын
Reerka aflagaadada kadaa bro
@moabdi3495
@moabdi3495 6 жыл бұрын
Subxanalaah odaygan wariye maha waa dadka qabyalada laxanunsan kkkkk
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 7 жыл бұрын
tuug weeyaan lkn nasiib wanaag reer khaatumo way ku fahmeen
@fartuuncilmi7181
@fartuuncilmi7181 7 жыл бұрын
ninkaan intaan aduunka umad soo arkaayay waligeey ma arag nin ka doqonsan mana aha nin sidaa u aqli badan mana aha nin sida loo hadlo yaqaan hadalka wuu calaliyaa sidii xanjadii waana doqon u fiirsada point ma laha qofka markuu doqon yahay wax wuu baran karaa ha u maleenina qof aqli badan kaliya inuu jaamacadaha kasoo baxo doqonka yaa jaamacad u diiday inuu ka soo baxo hadaba wakan kii ugu doqonsanaa ee dadkeena ka dhashay kaligiisna ma aha weey badan yihiin dadka noociisoo kale ah intaas un Baan Cali khaliif oo aan u bixiyay Cali qasaaro hadallkiisa kusoo koobayaa ma jecli time iyo energy inaan isaga qasaariyo maala yacni
@drgallanmw5524
@drgallanmw5524 6 жыл бұрын
Fartuun Cilmi maxaaa kaa cadhaysiiyay
@hamzayusuf4731
@hamzayusuf4731 5 жыл бұрын
dhiidhiibso ka xishood profka
@yahyemogamedhassan2631
@yahyemogamedhassan2631 5 жыл бұрын
nio cln baad thy
@rashidliganlaaska6737
@rashidliganlaaska6737 5 жыл бұрын
Oo adeer fariidnimadu waa tee, kulase yaabi maayo oo waxaa kaa muuqda jaahilnimo iyo cuqdad
@faadumahaldhaa9442
@faadumahaldhaa9442 5 жыл бұрын
h
XUSUUS REEB : PROFF CALI KHALIIF GALAYDH PART 2
47:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 76 М.
Xusuus Reeb - Mujaahid Maxamed Kaahin - Q3aad - Ducaale - S4E05
1:03:38
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 4 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 24 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 19 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,3 МЛН
XUSUUS REEB : PROFF CALI KHALIIF GALAYDH PART 3
51:56
Horn Cable Tv
Рет қаралды 61 М.
WARIYE CABDULLAAHI XAAJI & SIYAAD BARRE MAXAA KALA QABSADAY?
37:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 168 М.
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 179 М.
COLL. JAMA ALI JAMA WAXAAN XIRNAA 11 SANO, SABAB LA'AAN!
42:55
HANOOLAATO
Рет қаралды 236 М.
Barn Xusus Reeb Ismaacil Baruud Part 1 sax
41:56
Horn Cable Tv
Рет қаралды 136 М.
XUSUUS REEB : JANARAAL ( FADHI KU SALAAN) PART 2
39:59
Horn Cable Tv
Рет қаралды 99 М.
DAAWO Wariye cagmadhige Oo Banaanka keenay Afganbiyee Siyaad Bare
1:10:38
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 811 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 719 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,9 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 28 МЛН